AXMED AARSHE 2017 CAFIS GUUD BARNAAMIJKA CIIDA

  Рет қаралды 2,482,755

Waqal WStudío

Waqal WStudío

7 жыл бұрын

EREYADA IYO LAXANKA XASAN DHUXUL LAABSAALAX MUSIC BY AHMED WALI KABANKA BY MIYIRKA BANGO BY BISHAR FAMOUS

Пікірлер: 486
@kaafiofficial3950
@kaafiofficial3950 2 жыл бұрын
Qorshahaan go,aan wadan tashiguna ka guran yahay marka aan garaad hagin gubashaad ka dhaxashaa gadgadoonka noloshuna Marbey hoos ku geeysaa🤣💔 Heestaan mcn waad soo raadisay waan ogahay ee like ii saar tnks💔🔐🙏
@boqran4621
@boqran4621 5 жыл бұрын
Wixii kaa gadmaday shalay, Maanka yaanay gubashiyo, Ku abuurin gocashee, Maantiyo wixii gar ah, Ee kula gudboon yeel.. 👌🏾
@faatimohusen4526
@faatimohusen4526 Жыл бұрын
😎🥺
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 7 жыл бұрын
Xidigaha imika waqtigan la joogo ninka ugu codka fiican waa Aarshe sidaan anigu qabo 4 tiisa heesood ba mid mid ka dhacdaa ma jirto codkiisuna soo jiidasho aan caadi ahyn ayuu leeyay qalbiga dadka fanka jecel ayaad ruxday axmadoow sxb horumar intaa ka balaadhan ayaan kuu rajaynayaa 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏 Xidigaha geesk hadal ma karayaan waa hormuudka fanka Somalida ee waqtigan casriga ah ❤️❤️❤️
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 6 жыл бұрын
Faarax Shidan aad iyo aad sxb heestii uu ku soo baxay na ha ilaawin ee Shiddo waa natural talent dadka uu fanku u yeedhay weeye maaha kuwa iyagoo aan haybad faneed lahyn mic 🎤 iska qaata 👌👏
@halishhassan8742
@halishhassan8742 5 жыл бұрын
As Aarshe waa fanaan aan aminsanahay
@yasminabdi283
@yasminabdi283 4 жыл бұрын
Xidigaha geeska sidii hore ha lagu soo celiyo waa nuurka Somaliland ma jeclin inay kala bax baxaan walalo is jecel illahay ha idiin ka dhigo il iyo cawriba la aada kala jabkiinu waa dayax madobaday walaladay midooba please waa idiin salamay dhamantiin X Somaliland noolada
@sancotechnical9890
@sancotechnical9890 4 жыл бұрын
Nice amazing word's brother
@xamdakhadar8982
@xamdakhadar8982 4 жыл бұрын
@@cabdiraxmaanyare4665 zxp
@Abdirizakjabane
@Abdirizakjabane Ай бұрын
Badhtamaha 2024 hadaad dib usoo booqatay heestan macaan like 👍 ku qabo bilaa caleek
@shaamdarajoshaamdarajo9896
@shaamdarajoshaamdarajo9896 7 жыл бұрын
hadan dhaho I am from Turkey 😂 waxaan helayan like badan but I am from Somalia 😂 inta magaca somaliyeed👏 ku wenyahay like ha I saarto
@Salmancade10
@Salmancade10 6 жыл бұрын
Shaam Darajo Shaam Darajo like maxaa aad codsatay maxaa ku faa'iidee lol😂😂
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 6 жыл бұрын
Shaam Darajo Shaam Darajo yes
@hindaomar1725
@hindaomar1725 6 жыл бұрын
Wallo you have my like from UK
@hindaomar1725
@hindaomar1725 6 жыл бұрын
Like is free 😂😂😂
@abdirahmanfarah7268
@abdirahmanfarah7268 6 жыл бұрын
I'm from Somaliland and you get my like too
@samsamabdi9626
@samsamabdi9626 7 жыл бұрын
Ahmed Aarshe👑👑👑 King in thé house👈👈 maxan u saamalaylay big respekt my fvr fanan👌👌👌👌👌💜💜💜💜✌ From Puntland 👑👑👑
@ahmedaarshe3157
@ahmedaarshe3157 7 жыл бұрын
Samsam Abdi mahadsanid wll
@hassanhussein1718
@hassanhussein1718 7 жыл бұрын
Ahmed arsho haddiiba aad Fanaankii Ahmed Aarshe tahay talo ayaan ku siinayaa, haddii aadan isagii ahayna oo mad iska dhigaya aad tahay sidoo kale talo ayaan ku siinayaa; haddaad fanaanka qudhiisii aad tahay wxaan kugula talinayaa in aad iska deeyso heesaha Jawaabaha ah oo aad heeso Caashaq ah aad ku luuqayso kuwaas baa codkaagu ku soo baxayaan. heesta markaad aragtana miraheeda iska fiiri hees walba ha ku luuqayn!!! haddii aadan fanaankii ahayna oo aad iska dhigaysana wxaan ku oran lahaa wll magacaaga ku kalsoonoq oo caadi iska dhig.
@mohamedkhadar9417
@mohamedkhadar9417 6 жыл бұрын
thankiyou
@nuuraabdilahi268
@nuuraabdilahi268 5 жыл бұрын
Samsam Abdi f fff 30th ģf5gt ģģf5gt fff5 f. I t ggrrrrrrrrrr4r4r4rrrrrrr4rrrf a ggg don't. ggg I. I. I have a. g lot 6th I f. I have t yr olds þþ. g. have. f. f t 5. lot. t yr olds þþ 6th. ffcfg 6th I. fc 5try I 5 g. g5. 5t5 t gf. 6th I havea g5try 555try yr try g. cfgfgfggģf ft ggggt gggg5tryg c. g g gt t 5try 5try. f. have. gf fgfgfgfgggģf. c. I vg fggI fff5 f gģfggG fttftfftft5af fttftfftft5af ffggfģgI gfgg rrrrrrrr4r4f5frf 4rrrrrrr4rrrf 6th. I have a 6th I. fff5 f. ggfggfgt 4th mins mins I have gggcffggfg. I g ff ggttry5. I I. I.
@moali614_4
@moali614_4 7 жыл бұрын
Yurub geenyo wa lagu cafiye iska labo meesha waad ku xakhtidee viva re ayeyday hargayso boorama burco allow daa guul somaland
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
Ya ila dhagysanaya 19/12/2022 👂🥺🤴 Ilahy snadka cusub brwaqo io cavimd ha inaku gaadhsiyo🥺💔
@Daahaaaye123
@Daahaaaye123 Жыл бұрын
Aamiin😢
@aragsan6552
@aragsan6552 7 жыл бұрын
waqal thnks ninkasan ilaa caawa uu fadhiyey Ahmed aarshe imikan seexanaya markan dhagaysto saacadaydu waa 1.27 uk time aarshe nolow ilaa somaliland got talent waan ku daba socdey
@alikadar5134
@alikadar5134 7 жыл бұрын
dahabo luul dahabo aniga iyo adiga iskuu miid ayaan ahayan yarkaan ayaan sugayay ilaa habeenki cidaa ilaa aan dhagaystay
@ahmedaarshe3157
@ahmedaarshe3157 7 жыл бұрын
dahabo luul mahadsanid walaal
@ahmedaarshe3157
@ahmedaarshe3157 7 жыл бұрын
Ali Khadar walaal mahadsanid
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 7 жыл бұрын
dahabo luul kkkkkkkkkk
@fadxicawl3398
@fadxicawl3398 7 жыл бұрын
CHAAFI LOVELY kkkkkk
@abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343
@abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343 2 жыл бұрын
Hees taariiqda ii gashay Waxa I baray wllkay mustafe muxumed oo jooga miyi Ala haku nabad yeelo wll
@mariamohammed8367
@mariamohammed8367 Жыл бұрын
Maantiyo wixii gara Ee kula gudboon yeel 😔
@asmamaxamudmaxamud6641
@asmamaxamudmaxamud6641 5 жыл бұрын
Hadaynu nahay reer waqoyi daadka ugu reer magalsan ugu dacadsan baynu nahay wlhi faana cidii inugu gadhii mayso alla madleh 🤗🤗🤗🤗😍😍😍😍😍
@cllaahiahmedmirre3025
@cllaahiahmedmirre3025 4 жыл бұрын
Axmed aarshe fanaan aan ku faano aadna aan utaageero
@ogaalmedia581
@ogaalmedia581 2 жыл бұрын
Naartana😂🤣
@user-dh1vj4rd2z
@user-dh1vj4rd2z 7 ай бұрын
Waa hees kamida kuwa axmed ee aan ugu jacelahay
@cawildiiriye6826
@cawildiiriye6826 3 жыл бұрын
inta dawanaysa maxamed miyir oo dhintay iyo bk oo fanka kabaxay ismuujia anu uducayno
@Yahye.QaysMustafe
@Yahye.QaysMustafe Ай бұрын
Heestan. Waxyy. Dhagaynzanaaa. Habeen Arbaca. Ah. Tariikhdu waaa 30/may 2024 habeeen igu qaali ahaaa. Oon. Ka. Imiidayy zxppay. Usaamee. vich. Iyo. Yaaasiin. Ogoobtu. Nagalad. Sima. Ama. Qadar 😢. Gasr ahan. Doha. Najam wadankii igu adkaa an. Nolozheyad. Zooomaroooo 😢. Shaqoooo. Laaan baahasan. Ayaaa kajirtaa waxan rabaaa inan wadankan. Kabaxo. Ama inanan. Zhaqo raadzadoo ale haduu iga ziiyooo. Waxan rajeynaaaa. Inann anooo. Heer gaadheyy hamigagu. Rumooobyy ankuzoo noqodoooo 😢❤.
@ayaanlehazzan7572
@ayaanlehazzan7572 3 жыл бұрын
Alle weyne Ha unaxariisto Kabanka miyirka Laxanka Maxamed Miyir Inta 2020 Dhamaadkiisa daawanaysa like iisaar
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto🤲
@SuhaybCawke-bb6gx
@SuhaybCawke-bb6gx 6 жыл бұрын
Hawl. Aand waligalin horteed Gogol usiixaadh maalmaaha isguraya iyo wakhtiyada is gurayaa mid waliba gadeedtahy haaa. Haa dhacdeda jaga gudub arshe👍👍💟
@asmamaxamudmaxamud6641
@asmamaxamudmaxamud6641 5 жыл бұрын
Waaaw qurux badana dadkaygu duriiya nolaada like irasa somalilander dhalada hadad tihiin
@ruwaydacali3588
@ruwaydacali3588 6 жыл бұрын
Maalmaha isgura iyo Waqtiyada isgarab yaal midwaliba gadeed tahay dhacdadeeda kaga gudub Wixii gadmaday shalay maanka yaanay gubashiyo ku abuurin gocashee Maantiyo wixii gara eekula gudboon yeel. Eesh calaa murti Gob bey caadadeed tahay inay godob ilawdee cafis guud usii fidi 💕 ❤️
@mustafesalaax6431
@mustafesalaax6431 7 жыл бұрын
jawaabii yurub geenyo oo taleefan usoo dirtay abwaan xasan dhuxul kana cod satay in la cafiyo oo kooxda lagu soo celiyo iyo jawabtii xasan dhuxul heesta dhuuxa erayada
@happyahmed9629
@happyahmed9629 7 жыл бұрын
Mustafe Salaax 😅😅😅
@naciimociise896
@naciimociise896 7 жыл бұрын
Mustafe Salaax Me too wlh wilkan aad ban utakeraaa axlaaa sowd
@qumandarajo9353
@qumandarajo9353 7 жыл бұрын
Mustafe Salaax hhhhhh jini yurub aa la idinka tuma idinka dhami😆😆😆😆😆😆
@qumandarajo9353
@qumandarajo9353 7 жыл бұрын
lkn wiilkan wan taagera axmad aarshe
@abdirahmanabdi391
@abdirahmanabdi391 6 жыл бұрын
Mustafe Salaax u r talent bro
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri Жыл бұрын
Imisa qof baa u xiistay xiddigihii sidaan ahaa? wallaahi waannu tabnay!
@zhucaybaliofficial2791
@zhucaybaliofficial2791 5 жыл бұрын
Ilahay ha unaxariisto kabanka miyirka laxanka 😢😢
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 жыл бұрын
Aamiin
@nuurcamir2937
@nuurcamir2937 4 жыл бұрын
Wixii ka gadmaday shalay Maanka yaanay gubashiyo Ku abuurin gocashee maantiyo Wixii gar ah ee kula gudboon raac 28/2/2020
@mohammedabdulrahman3158
@mohammedabdulrahman3158 7 жыл бұрын
My boy Ahmad arsho incha allah waa in ayaan cashuur ku keenta somali week london fanaanka qudha ee wakhtigan la dhagaysan karo hore u soco brother
@marwonolsiciid7583
@marwonolsiciid7583 5 жыл бұрын
hestan waxa dhageysan jiray mar ay cadow igu harersanayen lkn ilahay mahadis mantay wanka gulestay ilahay baa gacanta iga qabtay ilahay mahad leh marwalba iyo waqti walba
@mahdimawliid8658
@mahdimawliid8658 4 жыл бұрын
1😭😭aniso siciid qaali ana kujira xaalka imika ilaa ninkaygii ay igasaareen xppti maxa kaga guulaysatay qaali😭😭😭😭😭
@imsboy6084
@imsboy6084 3 жыл бұрын
Ninkaan meel ayuu usocda kaleexda Keeep going
@Daahaaaye123
@Daahaaaye123 Жыл бұрын
28/dec/2022 hello 2023 allaha nooga dhigo sanad wngsan🥰
@drskowsar8199
@drskowsar8199 3 жыл бұрын
Xasuus bay igu leedahy heestaan ex jcylgiii markuu iga tagy baan dhgysnjiry😭
@abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343
@abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343 2 жыл бұрын
Galadiyo libtaadana Kuma hayo qof gaariye Guulay u magan tahay
@genmustafeburcaawi6972
@genmustafeburcaawi6972 2 жыл бұрын
Wixii kaa Gedmaday shalay Maanta yaanay gubashiyo Kugu abuurin gocoshee.........2022 May 22 in Hargysa degmada 26 June
@ayaansaabir4362
@ayaansaabir4362 7 жыл бұрын
viva asma love iyo asma saban xamda kween barwaqo qalanjo khadra silimo boqoroda codka khadra silimo umc jecliya intaas iyo babah xaga dumarka ifrax hargaysa wabay kala maqan tahay iyo tan yar ee LA modo in ay walan tahay ugbaad aragsan kkkkk huno is daji o sii dagan u ciyar way IGA yabisay inta ila aragtay like taa
@mradanosman576
@mradanosman576 4 жыл бұрын
Ugbaad hadey eheen Maan la dawan laheyn heestan
@amalmohamet9525
@amalmohamet9525 7 жыл бұрын
waaaaaaaw arsha waad shidantahay nimcaan dele wali ma arakg fanan modo yar oo koban ku jira fanka misana san u soshacbaxa 4ta ada heesod ma kala dhacan hore u soco bro
@abokornuur5806
@abokornuur5806 4 жыл бұрын
Hhhh wll nimcan ha barbardhigin malaa fanka waxpa kama garaneyside .
@ninkaogg8785
@ninkaogg8785 4 жыл бұрын
Waa Nimcaan dile....runtii
@abokornuur5806
@abokornuur5806 4 жыл бұрын
@@ninkaogg8785 nimcaan waa rasuulka fanka halaga xishoodo huno kan yarna wuu so bixi
@mohametsultan7395
@mohametsultan7395 10 ай бұрын
Qorshe aan go.aan wadan Tashiguna ka gudhan yahay Marka aan garaad ha gin gubashaad ka dhaxashaa 😮😮miisaanka culus weeye
@abdiqanimusa5201
@abdiqanimusa5201 3 жыл бұрын
Ax yaa hees inta mucashaqa 4 sano kadib hada daawaneyso Like isaar
@haniyaxye1874
@haniyaxye1874 Жыл бұрын
😢2023 Ayan wali dhagesanoya
@mohamedabdullahi9614
@mohamedabdullahi9614 6 жыл бұрын
Jaceylkii sida sibiqda ah igu galay ee nacaska aha ee fashilmay ayan heystan ku iloobaa horaan raganimo iyo sharaf uga tagaye lkn heestan ayan ku sii raaxeystaa
@gabdhninkeediqurbahakataga592
@gabdhninkeediqurbahakataga592 5 жыл бұрын
😅😅😅
@haphziinamohamed71
@haphziinamohamed71 5 жыл бұрын
Nio mgcga wn ka nxy wxn ku moodey aapahy oo wn yaabey 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ayaanabdidhere7140
@ayaanabdidhere7140 4 жыл бұрын
Haduu xumaaa iyo kuu fiiicnaba waa kuuu xasuuus goniya kasoo qad cashr
@soowdookhanacaskirajonaawi9431
@soowdookhanacaskirajonaawi9431 3 жыл бұрын
Qofka si dhaba wax ujecaaldey si kastu u ilaawo hdana qlbigisa kma dhamaato saameynto ana heestan qofkygi kuso xasustey
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 3 жыл бұрын
@@soowdookhanacaskirajonaawi9431 gabadh fariid ah oo wax badan og oo jacaylka ku saabsan gob gobi dhashay iga dheh
@abdirahmaanabdirl8101
@abdirahmaanabdirl8101 6 жыл бұрын
Fanaan codmcn nolow somaliweyn aya kucodaysay best of the voice ina sogaar maalin uun mugdisho sugitaan wcn
@dhiifofficial8486
@dhiifofficial8486 3 жыл бұрын
Qof shalay ku geesmaray oo samaaanta kugu gabay adigoon ka aar gudan haduu galabta waayhu gondahaaaga soo dhigo cafis guud usii fidi
@sawdalakki3854
@sawdalakki3854 7 жыл бұрын
xaga heezaha xigmadaysan waxay iska shabahaan ciro runtii heesihiisa waxay ka wada samaysan yihiin guubabin iyo micno buuxa oo qofka garaadka u saxiibka ah uu cabiran karo,maan gaab se kamaan hadlin
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 7 жыл бұрын
Sawda Lakki Wllo Ehelka Fankaad Tahey 💝 Ish Qiyaazak Maan Gaab-kii Baa Batee Allow u Sahal Murtidii !!
@jablibaax
@jablibaax 6 жыл бұрын
Sawda Lakki haa wllaahi
@hamzesharmarke6103
@hamzesharmarke6103 5 жыл бұрын
Sawda Lakki Ila soxiir wll
@abdikarindhibis158
@abdikarindhibis158 6 жыл бұрын
Run ahanti axmed aarshe wa fanaan aad iyo aad u cod mcn wana dhameystiranyahay good lucky
@faysalyusuf934
@faysalyusuf934 6 жыл бұрын
Simply beautiful love it. #abwaan xassan dhuxul
@nuradinilkacase294
@nuradinilkacase294 7 жыл бұрын
Aniga wixi somali Land ah ayan like ka raba igu yaciya hada
@hibaqomar412
@hibaqomar412 7 жыл бұрын
Inab caadi ma ahan heestaan mashallah
@tarigayman3465
@tarigayman3465 6 жыл бұрын
I love you guys xidigaha hargeysa
@abdirazaksheikh2512
@abdirazaksheikh2512 5 жыл бұрын
Nuradin ilkacase. Adeeri meesha cudur looga baahna umuda wllo ah.
@safiyocali4790
@safiyocali4790 7 жыл бұрын
horta maxaa qosol loogu sameyn wayey meshan sida liketa oo kale dad badan baan ku qosli lahaa manta kkkkkkkk ala qayali badanaa meshani inti somali aminsan like plz❤❤❤❤❤
@ilkaasefarax3939
@ilkaasefarax3939 5 жыл бұрын
Safiyo Cali adiga ku hysta
@ahmednoormohamuud7659
@ahmednoormohamuud7659 5 жыл бұрын
Like kabadan macalaa 😂 ❤ 💋 ❤ ayaan iskugu kaa daray magaca somali
@sacdiyosimansacdiyosiman5987
@sacdiyosimansacdiyosiman5987 4 жыл бұрын
lam from muqdisho love fankan
@bushraabdi2621
@bushraabdi2621 4 жыл бұрын
@@ilkaasefarax3939 ee4
@armomedia7345
@armomedia7345 4 жыл бұрын
Arshe Nolow
@higsiiyohammi4955
@higsiiyohammi4955 6 жыл бұрын
Ku jecliyaa aarshe masuul qaali ah, ❤️
@umalkhayrmohesse3163
@umalkhayrmohesse3163 7 жыл бұрын
yaaa salaam arshee fanaan jira dheh viv xidigaha geeska
@filsankhan472
@filsankhan472 7 жыл бұрын
Jawaabtii yurub geenyo weeye heheheheh
@maryuumaxaji5139
@maryuumaxaji5139 3 ай бұрын
2024 hada iga danbeyso ocafimad ku dhagesaneyso ❤
@inarigaax7172
@inarigaax7172 7 жыл бұрын
Qorshe aan Go aan wadan Tashiguna ka gudhan yahay marka aan garaad HaGin GubashaaD ka DhaxaShaa Gad Gadoonka Noloshuna MarBay Hoos Ku gaysaa ✌️💁
@subairmuhandisibnuismaciil9404
@subairmuhandisibnuismaciil9404 6 жыл бұрын
Dexyar Rigaax inadeer meel kasta waa nagaga daba imanaysa
@Wadani1988
@Wadani1988 7 жыл бұрын
Axed Arshe Nimcaan Hilac diile kkkkkkkkk meelbaad kaga soo hadhay
@shaakirhadalwanaje3168
@shaakirhadalwanaje3168 7 жыл бұрын
Dhamac Abdi nimcaaan hadu xidigaha fanka Kama pixin na London pu socdaaa
@aadanhusseen1890
@aadanhusseen1890 4 жыл бұрын
blocked
@youngsomalientrepreneurs2519
@youngsomalientrepreneurs2519 6 жыл бұрын
Guul guul asxaabteyda. Asxaateyda heesta caadi ma ahan... Is a Cajiib one. Ha moogaanin in aad Fikrdaha Ganacsiga ku soo biirto.
@maxamedcrizak7101
@maxamedcrizak7101 6 жыл бұрын
IneY Godab Ilawde 😍😊😎😚CafIz Guud Uzii Fidi WaleH Heez igaH dheh Nolow Axmed Aarzhe Fanan JiRaH
@abaasabshir3583
@abaasabshir3583 Жыл бұрын
Wixi kagad maday shalay maantay yaynay guubashiyo ku abuuriin gocashe
@tarigayman3465
@tarigayman3465 6 жыл бұрын
I love Ahmed aarshe. Ku abuurin gocoshee. We kula gudboonyehee
@a.ardaalewarfaa1237
@a.ardaalewarfaa1237 Жыл бұрын
Allah haku xafido walaalkey axmed
@alhousseiniegueh6259
@alhousseiniegueh6259 5 жыл бұрын
wlhi wakhti xadirka ani iga hadlasaa a Sénégal ville Dakar😰😰😰😰
@queenmayzo5048
@queenmayzo5048 3 жыл бұрын
Sxp senegal waa fogtahee
@clwaxidtiyo419
@clwaxidtiyo419 7 жыл бұрын
Ahmed aarshe fananka sanadka
@deeqamahdi6707
@deeqamahdi6707 4 жыл бұрын
Xqq kahadley aaarshe wan kuwataa gar iyo gardaraba👌👌💯💯💯💯
@munaliizaahmed3869
@munaliizaahmed3869 4 жыл бұрын
Aarshe codkiisuu fanka ku joogaa❤
@salaaniukabdisalan3659
@salaaniukabdisalan3659 2 жыл бұрын
I always enjoy listening aarshe songs
@munaamunaa5409
@munaamunaa5409 3 жыл бұрын
mansha alah wan kuu duceenaa ilah hakuxagido adun iyo aaqiraba cimri dheer iyo caafimad kuwaar ✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅
@mustafesalaax6431
@mustafesalaax6431 7 жыл бұрын
gobaay cadadeed tahay inay godob ilaawdee cafis guud usii fid yurub geenyo halayska cafiyo labsaalaxoow
@maxamedomer6927
@maxamedomer6927 7 жыл бұрын
Waaaw heestani waa ani iyo inta ila mida
@abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343
@abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343 2 жыл бұрын
Aadimigoo dhan Bay la hadlasa heestu
@DiiwaanLyrics
@DiiwaanLyrics 4 жыл бұрын
Waxaan ugu mahad naqayaa xidigaha geeska sida ay fanka iyo suugaanta Soomaaliyeed u nooleeyeen . Taariikhda ayaa idin xusidoonta
@sharmarkegaraad9027
@sharmarkegaraad9027 7 жыл бұрын
Ahmed Aarshe Macha Allah Bro
@habiboabdisalam1037
@habiboabdisalam1037 5 жыл бұрын
Galadiyo libtadana kumahayo qof gaaree guuley umagan tahay 👏👏👏
@kulmiyemuslim2766
@kulmiyemuslim2766 7 жыл бұрын
qofba dhan ufasirey macnaha heestan ee aniga ahantey waxay ila muuqataa iney kuwajahan tahay wada hadalada somalia iyo somaliland
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 7 жыл бұрын
Kulmiye Muslim taa daa wallay ka tahay.
@hoygaadhaqaanka5558
@hoygaadhaqaanka5558 5 жыл бұрын
Kkkķkkkk
@asmamaxamudmaxamud6641
@asmamaxamudmaxamud6641 5 жыл бұрын
Axmed tageran ku haya wll guul 😍😍😍😍😍😍😍
@iqramohamed8411
@iqramohamed8411 Жыл бұрын
10:42.pm 30/12/2022 😢😪😪😪😥
@loneboy3904
@loneboy3904 Жыл бұрын
fanka hargeisa ilaa xad ayuu faraha kasii baxayaa. koox sida boqortooyada u dhisneyd waaberi dabadeed oo hada wax soo saarkeedii iyo xidigaheediba ka gobladeen.
@fahmocadey5665
@fahmocadey5665 4 жыл бұрын
Www Axmed Aarshe fanaane Aan taagero
@nageeyeosman318
@nageeyeosman318 4 жыл бұрын
inta Ahmed arshe taageerto share io like hala igu cimaamado
@ayaandhemanxeri4316
@ayaandhemanxeri4316 5 жыл бұрын
Fanaanka aan dhageeysan karo ilaahada axmed aarshe horay usoco
@Mariamomahed
@Mariamomahed 7 жыл бұрын
Waaaw arshe haliigeeeeyo walalyaloo🌙
@najiibcagaariye7746
@najiibcagaariye7746 5 жыл бұрын
qorshe aan go'aan waxan tashiguna kagudhan yhy mrka aan garaad hagin gubashada kadhaxashaa mrbay hoos kuu dhigtaa
@najiibcagaariye7746
@najiibcagaariye7746 5 жыл бұрын
galadiyo libtaadana kuma hayo qof gaaree guulay umgnthy
@farhanadensamow2768
@farhanadensamow2768 4 жыл бұрын
What a melodic song by Alfanan Aarshe
@shukrialihassan6405
@shukrialihassan6405 3 жыл бұрын
Naxarista Mohammed Bk💕💯
@najiibcagaariye7746
@najiibcagaariye7746 5 жыл бұрын
Ahmed aarshe fnan qali ah kuluc yare codka mucjizo ah
@sadiiqbashiir3425
@sadiiqbashiir3425 2 жыл бұрын
Qofnah kumah xirnah gushadah iyo limintadah ....... that is true 👍
@janodoondoon1458
@janodoondoon1458 5 жыл бұрын
Hadaan dhaho Aim from reer aakhirad like badan helayaa laakiin aim form dunida jooga
@mariahassa
@mariahassa 5 жыл бұрын
From rer akhiraad dhulka wlh
@mariahassa
@mariahassa 5 жыл бұрын
😀😀😀😆
@xusengk1445
@xusengk1445 2 жыл бұрын
Eeshaa calaa hees. Axmed. Aarshee. Alhku xfdo. Legendz ♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥
@maxameddaahir1168
@maxameddaahir1168 4 жыл бұрын
Ax yaa fanaan qurux bdn masha.alah
@haydar378
@haydar378 6 жыл бұрын
Waw Gram Gramtii cagtuu la dulmaray
@siisohunter3743
@siisohunter3743 2 жыл бұрын
Guulay umagantahay ax
@ahmedabdi2065
@ahmedabdi2065 6 жыл бұрын
Ilaah baa runta jecel ninkan waa fanaan cid macaan oo usoo baxay somali wixii hore cidluu kaga tagay
@nadifomoktarjimale9848
@nadifomoktarjimale9848 2 жыл бұрын
Galada iyo libtada kuma hayo qof garee guley umagan thy ❤
@mohamohamuudshareey4050
@mohamohamuudshareey4050 6 жыл бұрын
aarshe fanaan kheyru cadi aheyn nolow yaqay al fanaani
@aminaahmed3668
@aminaahmed3668 7 жыл бұрын
Wow WA hees macan runtii
@ayaanleabdirizack429
@ayaanleabdirizack429 7 жыл бұрын
manta iyo wixii gara oo kula gudboon yeel arshe 👌👌👌👌
@hossnimubarak8390
@hossnimubarak8390 3 жыл бұрын
Fananka fanaaninta hadda jira 2021 /4 /5/
@cabatemuse8843
@cabatemuse8843 5 жыл бұрын
fanaanka sanadkan waxa qaday balandorka waa arshee
@axmedabdi7019
@axmedabdi7019 7 жыл бұрын
axmed arshe fanan mustaqbal leh ayaad tahay lakiin heesahaga laxankoodu waa isku mid ee marka danbe badel laxanka
@tarigayman3465
@tarigayman3465 6 жыл бұрын
Alla yaa cizak. Red n mubaarak
@IbrahimAli-kg6bv
@IbrahimAli-kg6bv 5 жыл бұрын
Nice song caadi ma ahaa
@sheikhsaeed5039
@sheikhsaeed5039 7 жыл бұрын
like isara adeer mayni cusup thy naaga daaya baryad yaakhi
@princessamina9363
@princessamina9363 7 жыл бұрын
Gob bey caadaded tahee iney Godob iloowdee Cafis guud usii fidi
@kaapaabdisalam2984
@kaapaabdisalam2984 5 жыл бұрын
Mnshaallh ax yaa hees wlhi wnka heelaybaa 🤔🤔🤔🤔
@abdi6893
@abdi6893 7 жыл бұрын
Hhhh waraad kan ma maxamed bk ma tababaraya dee wuu qiruunaye lkn nin cod mcn 😂😂😂😂
@happyahmed9629
@happyahmed9629 7 жыл бұрын
Abdi Ahmed kkkk mayla argtay ishaad ka riday bk yar weeye
@abdi6893
@abdi6893 7 жыл бұрын
Happy Ahmed hhhhhh haa 😂
@mahamoudyassinsereux6713
@mahamoudyassinsereux6713 5 жыл бұрын
Waa sida qof shalay ku gees maray
@subairmuhandisibnuismaciil9404
@subairmuhandisibnuismaciil9404 6 жыл бұрын
reer borama like saara qadadwayntu ha ii cayaan iska daya
@shaymamaxamuud2150
@shaymamaxamuud2150 6 жыл бұрын
wooow nice xidigaha geeska nolaada
@abdirahmanmario6874
@abdirahmanmario6874 7 жыл бұрын
walee anigu sanadka waxaan wataa arsha hore u socoon kuleeyahay legend
@legendsamaleh2205
@legendsamaleh2205 5 жыл бұрын
Dhaato
@salmaanjaamac5181
@salmaanjaamac5181 3 жыл бұрын
Galadiyo libtaadana kuuma hayo qof gaariye guulay umagantahay👍🙏
@mubariklander3096
@mubariklander3096 6 жыл бұрын
Heestu Somaliland bay leedahay wixii kaa gadmadey shaley maanta ka fiirso oo wixii Kula gudboon yeel
AXMED AARSHE 2017 HEES CUSUB HEESTA FADUUL AADMI
8:24
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,2 МЛН
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 57 МЛН
One moment can change your life ✨🔄
00:32
A4
Рет қаралды 33 МЛН
XAMDA QUEEN 2017 QAADIRO ALLAHA YAHAW QUMANE
7:18
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,3 МЛН
AXMED AARSHE 2018 | HEESTA BUNIYO SALOOL | BARNAMINKA SANADKA CUSUB
7:41
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,6 МЛН
Hani Uk iyo iskalaji 2017 farsamadii:Samatar Said Salah
8:18
samatar said salah
Рет қаралды 15 МЛН
AXMED AARSHE DHOOF IYO JACAYL HAPPY NEW YEAR 2019
8:22
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,1 МЛН
CABDIRISAAQ ANSHAX - KA ILBAXAY NEW VIDEO MUSIC HD
8:18
Somali New Entertainment
Рет қаралды 1,4 МЛН
AXMED AARSHE CAASHAQU DANGUUD MAAHA NEW OFFICIAL VIDEO 2017 HD
7:28
Hawraar Music Production
Рет қаралды 11 МЛН
Cabdirisaaq Anshax hadaan helay taan u hawlgalay 2017 hd
11:51
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,1 МЛН
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 503 М.
Әділет Жауғашар & SUNDET MUSLIM - Бір оқиға [M/V]
3:05
Әділет Жауғашар
Рет қаралды 95 М.
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 14 МЛН