AXMED AARSHE DHOOF IYO JACAYL HAPPY NEW YEAR 2019

  Рет қаралды 1,157,336

Waqal WStudío

Waqal WStudío

5 жыл бұрын

Copyright to Waqal & Afro Media Production
EREYADA:XASAN DHUXUL
LAXANKA MAXAMED BK
PRODUCTION:AFRO AND WAQAL

Пікірлер: 525
@husseinyousef5325
@husseinyousef5325 5 жыл бұрын
Qofkii isagoo faraxsan soogalay halkan ku qabo like yaraha
@fadumosalahabdullahi8171
@fadumosalahabdullahi8171 5 жыл бұрын
Heesten dad beden aye qusesa wayo waa dad jacelkod iyo caruurutoda lacag iyo dhoof ka door bideye markas heesten dad beden aye ku soocto 👍
@maxameddaacad1258
@maxameddaacad1258 2 жыл бұрын
Waa xaqiiq taasi waana ka siman yahiin dhamaan tood in yar mooye
@cabdirisaaqcabdirisaaq5605
@cabdirisaaqcabdirisaaq5605 3 жыл бұрын
Xasan dhuxul waa ninka kaliyee u do da nafloodhan
@xalimobeldeq3684
@xalimobeldeq3684 5 жыл бұрын
Ado wacadka meel Dhigay calafka Dhamaadiyo Qoraalka sida dhigay Cudur daar ka dhigato wixi dhacay ilawe Adna dhaaf waxii tagey Ereyadii hassan laabsalax laxankii Mohamed Bk music Ahmed wali Meesha ragba isku helay 👏👏👏
@abdirizaknaik2361
@abdirizaknaik2361 5 жыл бұрын
Iam from somalilamd idont understnad somali language Hhhhhh aar ilmaderya wan iska ciyaraya like ta igu qapta Hhhhh
@sacdiyaluula4329
@sacdiyaluula4329 5 жыл бұрын
wan iska ogaa inaiska ciyaryse waniga kusarny abdirizak naik
@yo-yowllo3156
@yo-yowllo3156 5 жыл бұрын
Sa'eed Abdifataah Qoor-case SOcchjhvvvvhhhh
@cabdiqaasim2109
@cabdiqaasim2109 5 жыл бұрын
Hadadaad comment aqrinayso waa ku salamay hada iga qadaay like igu soo jawaab❤❤❤
@kabaydhdawlada3302
@kabaydhdawlada3302 5 жыл бұрын
er
@thecoolrexon2477
@thecoolrexon2477 5 жыл бұрын
Sida Suduu hhh
@ikraanmohamoudd8360
@ikraanmohamoudd8360 5 жыл бұрын
Sida Suduu sahrkeez
@Qorane_12
@Qorane_12 5 жыл бұрын
Like
@abdirashidyusuf944
@abdirashidyusuf944 5 жыл бұрын
Wcs
@maxamedcismaan8145
@maxamedcismaan8145 5 жыл бұрын
Ax ax hees tani waxay isoo xasuusisay gabadha aan aad u jeclaa mid aabeheed leeg oo canada ka yimid baa soo doonay ana inaan u tagay odaygii baan u idhi ader gabadhan waanu is jecelnahay mudona waanu soo wada sheekaysanaynay ee baahideeda ha kaga faaidaysan oo ee adoo mahadsan labadayada naga dhex bax Inta uu si ku jees jees ah iigu qoslay buu yidhi $1000 qaado oo gabadhaas is kaga hadh ader aan kuu duceeyee😢😢😢😢 Anoo aad u niyad jabsan baan is kaga tagay ma jacaylkaaga ayaad iibsan kartaa wuuna guursaday aakhirkii Maalinkaas ayaan bilaabay inaan nolashayda dhiso naag danbena aanan la hadlin gabdha ka danbaysana wali maan shukaansan Gabadh gurux badan markaan arkoba ciil iyo cadho ayaa i qabto oo waxaan u qaataa inay miskiin ila mid ah khaldayso Masha allah hada jaamacada heerkii labaad (master) ayaan dhameeyay Haayado caalami ah baan u shaqeeyaa oo $10kun lcg ah baan bishii qaataa lkn dhibaatada ugu wayn ee i haysata ayaa ah Damacii haweenka ayaa iga tagay markaan gabadh baro is dhaho waxaan soo xasuusanayaa tii i xumaysay iyo odaygay iga raacday Ii duceeya in ilaa hay iga dulqaado oo uu i siiyo gabadh duco qabto ah
@mubaarikcabdilaahi740
@mubaarikcabdilaahi740 5 жыл бұрын
maxamed cismaan alle ha ku siiyo sxp mid khyr qabta
@maxamedcismaan8145
@maxamedcismaan8145 5 жыл бұрын
@@mubaarikcabdilaahi740 amiin sxb dhamaanteenba
@user-qq4my4zc2t
@user-qq4my4zc2t 5 жыл бұрын
Sorry bro hadee qisadaada run thy Waxa igu so dhacdy heestiii Maxeey dantu ciishay wiiloow Dulqaad iyo deeq lahaayoo Dadkuna doqon moodayan🤔
@abshirtakow7148
@abshirtakow7148 5 жыл бұрын
maxamed cismaan abowe wan arka qisadad lkn sabarka badi waxa walbo wa gari donta tan kali ha ka qusan naxarista ebe ish allha mid qeyr qabto allha kugu adieyo idan ale
@nasriinbashe3838
@nasriinbashe3838 5 жыл бұрын
WlloH HapluHu Ma zinaH Quruxow TaaznaH KumeY JeclYn ee DanTeedaH aYey RaacteY zo tHat HaplaHa HakaH wadaH dHigin Taaz uun MaanTa iLahY uun upaHnteY zaad ZheegteYpa zHaQo iYo MaaL iYo XooGpa waad HyzTa ee Piliz Ta u AkHlaaQzan ee uguH Quruxzan Quruxi waa DiineH Alle Haku ziiYo Mid RaaliYo aH KunaH dHiiro NoloL Cuzup wllo😍
@ridwaanabdirisaq8410
@ridwaanabdirisaq8410 5 жыл бұрын
Nin jclka wx kayaqan horaa utiri jclka halaga daayo dhipta fans buuxo 🔥♥
@hamzydmtjigjigawi1216
@hamzydmtjigjigawi1216 5 жыл бұрын
Ado dawanaya hada commentska aqrinayso like dhac igu sii hada dhafto mobilka haka jabo 😂😂😂😂
@fardowsokassim143
@fardowsokassim143 5 жыл бұрын
Hamzy DmT jigjigawi hhh funny
@fatushsaid7904
@fatushsaid7904 5 жыл бұрын
Kkkk hanaga habaarin mobileka ku siinay likete
@AhmedAli-wl6of
@AhmedAli-wl6of 5 жыл бұрын
Isohabaar aniga nio 😂😂😂
@hamzydmtjigjigawi1216
@hamzydmtjigjigawi1216 5 жыл бұрын
@@AhmedAli-wl6of 😂😂😂😂😂😂 oday soo jabay
@na3emaali38
@na3emaali38 5 жыл бұрын
hhh
@ninwanaagsaniyoxaaswanasan1647
@ninwanaagsaniyoxaaswanasan1647 5 жыл бұрын
Wallahi aniga ayey igu dacday qisadaan gabar aan guur ku ba lanay ayaa waxey gursatay oday waxanu jognay kenya hada dibadii waan jogaa ayadana wey jogtaa inkaston kala wadan jogno balse waxey taqaanaa xaaskeyga o kenya jogta didkii nawada yaqiinay ayey wareysataa walal markaan ku jajabnaa meel cidlahy ayaad iga tagtay hadana walalkaa baan ahay waad ifahmi kartaa hadii aad aqriso qisa sey u dacday your my sister I still remembe ushirika islli I will never forget nolal farxadleh kunolow inshalah
@hamdaabdirahman2782
@hamdaabdirahman2782 5 жыл бұрын
ax wlhi waa dhip wllo
@jasminali2248
@jasminali2248 5 жыл бұрын
wwwwwwwww masha Allha
@gorsefilmsstudio3813
@gorsefilmsstudio3813 5 жыл бұрын
ayzhow zhp ha u baxin nolosha sidase
@hassandweeu4096
@hassandweeu4096 5 жыл бұрын
Sxb haw bixin nolosha iska sida ah mararka qar ee wllshena waxaynu lenahay adiga iyo xajigaga ba nolol farxadleh ku nolada
@dagan7613
@dagan7613 5 жыл бұрын
ilahow nin ijecel 😥 yaan lacag ku dhooran balse calafkaaa qoran anagu awooda malihin awoodu weenaga wenthaay dadaalka uunbaan leenaahy😥
@nafizakamaalbashiir5510
@nafizakamaalbashiir5510 10 ай бұрын
6:42 pm haben jimco so galyso 12/10/2023 yaa ila dhagysanayo wlhi wnka helay hestan hes wa dhaftay❤❤
@moustafabdi7614
@moustafabdi7614 5 жыл бұрын
Porama 😍 like 🙋‍♂️
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri Жыл бұрын
"Dheddiggaaba qaarkood Shalay ruux ku dheeraa Iyagoo u dhiman jiray Waxay dhaafsadeen shilin!" Axeey hunguriyoow daranidaa. 💔
@sakarie3554
@sakarie3554 Жыл бұрын
Heesaagii Jiilaalka
@aydrusabdi8156
@aydrusabdi8156 4 жыл бұрын
Qofka daawanya heestan August 2020 liketa igu soo shiid
@kamaalcarab1215
@kamaalcarab1215 5 жыл бұрын
🙋 waad salaaman tahay qofkii aqriya commentigega 👌✌
@hodanhersi1245
@hodanhersi1245 5 жыл бұрын
Waan kaa qaaday wl
@mxmdcadey7954
@mxmdcadey7954 5 жыл бұрын
kamaal carab wan kaqaday friend
@fatushsaid7904
@fatushsaid7904 5 жыл бұрын
👋👌
@ridwaanabdirisaq8410
@ridwaanabdirisaq8410 5 жыл бұрын
Wan kaqaday
@kmoney2461
@kmoney2461 5 жыл бұрын
Kooxdaydii Wataa Siraadantay Guul Xidigaha Geeska❤❤
@sharmaakedhiyooo9577
@sharmaakedhiyooo9577 5 жыл бұрын
Oo muuse Biixad u eekatay sagaley 😳😳
@somalisame2416
@somalisame2416 5 жыл бұрын
Sagaleey Adiga Iyo Iglan Ilaa Gormaa Singal Sii ahaanaysan Malintaa Shaashada Kasoo Baxdeen caruurtii Dhalatay Waa Hasawaan Iga Walee Hhhh😂😂
@Ahmeto536
@Ahmeto536 5 жыл бұрын
@@somalisame2416 😂😂😂 Mobileda ayaan sawirkeda ku sidan jiray😂 Waan Ku salaamay Sagal
@hibocumar7163
@hibocumar7163 5 жыл бұрын
Sagal mustafe Xasan nuur aadbaan Ku jecelay huno
@abdulfatahahmed6209
@abdulfatahahmed6209 5 жыл бұрын
Qoladayadii qurbaha meel buu kaga soo hadhay laakiin weligaaba qayli ama hees hablaha inan yaroo food dheer oon koon shaaha hayn xaguu gayn dee duqu ha iska nasto isagu laakiin ninkii wax is ku dayi karaa wuu idinku soo maqan yahay hadaa xagee la tagaa dee kkk
@maalikailkacaz124
@maalikailkacaz124 5 жыл бұрын
ma yurub geenya joogta mize waa indhahyga👌👌
@saraali9768
@saraali9768 5 жыл бұрын
kooxdi oo so noqonaysaa guulaysta kooxdaydii aan jeclahaay
@aydrusabdi1276
@aydrusabdi1276 5 жыл бұрын
Waxkale ima dhaabeen oo jeebku dhimanyahay hhjhh
@fadumokahiye8662
@fadumokahiye8662 4 жыл бұрын
Ikran Abdi Hassan z
@mpabdikadermohamed4623
@mpabdikadermohamed4623 5 жыл бұрын
Islaamaha inamada yar yar gumadayana ee magafayaasha ah ee hablaha gayankoodii Fara maroojiyay ee dhoofka Ku laynaya Ka heesa
@najmaabdiaziz4227
@najmaabdiaziz4227 5 жыл бұрын
Reer hargeysa love much 👍
@hamseomerbatuun8391
@hamseomerbatuun8391 5 жыл бұрын
uuumc
@aliistheonlyaliis8978
@aliistheonlyaliis8978 5 жыл бұрын
Najma mar labaad iyo adigii
@najmaabdiaziz4227
@najmaabdiaziz4227 5 жыл бұрын
@@aliistheonlyaliis8978 😂 😂 Aahey
@aliistheonlyaliis8978
@aliistheonlyaliis8978 5 жыл бұрын
@@najmaabdiaziz4227 soo baas de habra wadaag
@jablibaax
@jablibaax 5 жыл бұрын
Anagaa kaa daran wllo 😂😂love love idinku nahay reer somalia
@ahmedyeyofficialchennel1151
@ahmedyeyofficialchennel1151 5 жыл бұрын
Ahmed Aarshe wa fanan Alle cod u dhamaystiray Walalo nabad ku waar. Nolow inta nolow jirto I LOVE SOOMAALIWEYN Meel walbo aad joogtiin
@MARTISOOR
@MARTISOOR 5 жыл бұрын
Axmed aarshe keep going
@doudou-ramadanFourreh
@doudou-ramadanFourreh 4 ай бұрын
Happy doof iyo jacyle machallah
@shamai1570
@shamai1570 2 жыл бұрын
A moral song by Aarshe about young girls marrying sugar daddies a thousand thanks to you hope society understand that
@buuhoodleshacani224
@buuhoodleshacani224 3 жыл бұрын
Heeskani wuu idamqayaa wllhi
@abdirizakmd9711
@abdirizakmd9711 5 жыл бұрын
Yurub geeyo Waan ku haysta iiga so milxiisa 😍😍 horta saw may Madax banaanayn😜😜
@salmaanstylar115
@salmaanstylar115 4 жыл бұрын
WAA DIGAA I ARKAYA 😃😃😃😃❤❤❤❤
@xidigtahargaysa4995
@xidigtahargaysa4995 5 жыл бұрын
Fanankn asxaba nahy waa qof aad ufican hore usoco aarshe like isara
@nehliitabae75
@nehliitabae75 5 жыл бұрын
Wlhi Ana wadadaas ku socda oo dibad io lacag u guursan raba wayeeeel allow wiilyar oo lacag lehe
@saedarahman7521
@saedarahman7521 5 жыл бұрын
Way kan inader gacmaha ma is qabsana
@ahmedabdi9894
@ahmedabdi9894 5 жыл бұрын
Kooxdi Zoo noqtaY GuuL
@khaalidyare5043
@khaalidyare5043 4 жыл бұрын
Axmed aarshow Waxa Tahay soomaaha reer garabiiseed
@mohanitube5748
@mohanitube5748 5 жыл бұрын
Somliyey hadad dhiig & damir lediin. Like igu qabta
@naemamubaarak2768
@naemamubaarak2768 5 жыл бұрын
😂😂iinyoole😏😆
@liiliijiyeliiliijiye8551
@liiliijiyeliiliijiye8551 5 жыл бұрын
Axmed Aarshe Fanaan jira horey u Soco reer hrgyza Fanka idinka laydinka so gaaray Waan idinka dambaynaa alle ha no kiin daayo Muraayada Fanka Somali Waa hrgyza
@munaapdiraxman5896
@munaapdiraxman5896 5 жыл бұрын
Liiliijiye Liiliijiye m
@mowliidibrahim7676
@mowliidibrahim7676 4 жыл бұрын
Mhsnaid
@rathiaabdi1212
@rathiaabdi1212 Жыл бұрын
Qofka daawan doona 2023 talow muxuu dareemi doona😔😔😭
@bahjaabdirashid7484
@bahjaabdirashid7484 Жыл бұрын
Wakhtigaan ayaan ubaahday heestan wyo walayga dardoorsaday 2023/4/16 😭😭
@bahjaabdirashid7484
@bahjaabdirashid7484 Жыл бұрын
Wakhtigaan ayaan ubaahday heestan wyo walayga dardoorsaday 2023/4/16 😭😭
@suhybazamir9256
@suhybazamir9256 5 жыл бұрын
Fananka fanada hore usoci arshe lipah lipah dhaly
@eidcabdi4991
@eidcabdi4991 5 жыл бұрын
waaaaaw waaaaaw Waaaw laabzaax abwaan jiity wax jira ayu ka hardly in an 15 year o day 50 year Lcaghaysta
@jacaylkuwaanolal5820
@jacaylkuwaanolal5820 4 жыл бұрын
M.a faniinta qaranka soomaliyeed waan idinku faanaa runtiii hmplyo hmplyo hmplyo isodhaeeeya
@najiibcagaariye7746
@najiibcagaariye7746 5 жыл бұрын
klajiraa aarshe noolow zxp qali aarshe kuluc yare codka mucjizo ah noolow zxp qali
@ramlamohamed6309
@ramlamohamed6309 5 жыл бұрын
Inta ila fahantay in heestaan Mursal loola jeedo liketa igu caawiya.
@anwarmoha294
@anwarmoha294 9 ай бұрын
Sidee byo aadbaan ujeclahay qisooyinka wax iiga sheeg tnx🥺
@kamalabdihakinomar5501
@kamalabdihakinomar5501 3 жыл бұрын
Nafta taan udhibaaY Kol hadu dhamad yahay Jclki dhisnaan jiray Adna ay dhab ka tahay Dhaxdintisa wayeel Kugu dhawrta wesada Maxay dhaqasho ku tari 😢😢😢
@drzackuzama4999
@drzackuzama4999 2 жыл бұрын
Waadigaa ikala dhimay😭 iyadana duq dhali kara oridiisa uga dhigay😬
@muutocalimuuto1093
@muutocalimuuto1093 5 жыл бұрын
odayaaasha. halakala saaaro iyo haplaha yar year
@muutocalimuuto1093
@muutocalimuuto1093 5 жыл бұрын
muuuti Ali Muuto
@nadarhonest9147
@nadarhonest9147 5 жыл бұрын
Wilashiba hade qurbo iyo lacag aden gabdhaha xey sameynayan
@HoyaZak
@HoyaZak 5 жыл бұрын
Nadar Honest Wiilasha adinka maxa shaqada iyo shilinka idin diidey shilinka wuxu kabaad badin caruur duufeeysan adigo dayacan yanyo ku ibiisid suuqa asaagaaga guryo dagan oo marwooyin gurigooda joogo oo caruurtooda qurxoon ag joogo iyo adigoo diifeeysan guri lagabuuxo joogo
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
Love is priceless and precious as Aarshe expresses in this song
@aamiindeeqawyuusuf2855
@aamiindeeqawyuusuf2855 3 жыл бұрын
Waa hees iga mudan xusuus gaara
@medbossy1407
@medbossy1407 5 жыл бұрын
mashaallah. axmed. aarshe.❤❤💋💪👍👍💟💚💛💜👏👏👏✊✊✋
@faisakiin2012
@faisakiin2012 5 жыл бұрын
XIDIGAHA GEESKAAA
@Njama991
@Njama991 5 жыл бұрын
allaylehe qurux halkasay ka xigta alhuma barek dadkayga an ka bermay ❤
@aflah491
@aflah491 5 жыл бұрын
Inta jecel somaliland 💖💖💚💖💚💖💚
@maxamedmaxuud3651
@maxamedmaxuud3651 5 жыл бұрын
Wixii dhacay ilawaye adna dhaaf wixii tagay axsan ereyoooooo
@xaawoyusuf671
@xaawoyusuf671 3 жыл бұрын
Adiga i kala dhimay what asong 😢😢😢 1 july 2021🥰
@jamaaldaahir7553
@jamaaldaahir7553 4 жыл бұрын
Dhaayahagaa maalkiyo U af duuban dhuunigu Wax kalayna dhaadayn
@jamalsaleban603
@jamalsaleban603 5 жыл бұрын
axyaa fanaaan wah wah dhadigaaaba qaarkood shalay ruux ku dheeraa iygoo udhiman jirey maxay dhaaf sadeen shln
@abdihanidiamonds
@abdihanidiamonds 10 ай бұрын
Ayyy heestan😢😢💔
@rahohussen8528
@rahohussen8528 5 жыл бұрын
Naclaa sheydan ku yaalo hees iyo bar 😁😘🔥
@ednamouze6935
@ednamouze6935 5 жыл бұрын
Asma saban xitaa dhinicii ay xamda queen diraca galin jirty galisay iska daabo wax kle inta ila argty😂🙈
@nasreenahmed7462
@nasreenahmed7462 5 жыл бұрын
Bilowga heesta barwaaqo qalanjo si qurux bdn ayay u ciyaaraysaa noolaada dadkygii💯✌
@nuraqueen9489
@nuraqueen9489 5 жыл бұрын
Top arshe fanan qaliya👏👏👏🌮💋💋
@farhiyakhaliif2022
@farhiyakhaliif2022 4 жыл бұрын
Axmed ninkaga wayn maxaa Nola timid ma kuray yar
@abdulahimohamed5491
@abdulahimohamed5491 4 жыл бұрын
Mxa wiil iyo inan isku wacna lakala weeciyay hadhow lgu yiri calaf ba sidaa dhigay😭😭
@mushtaaqaragzan794
@mushtaaqaragzan794 5 жыл бұрын
Hees macaan iga dheh axmed aarshe iyo cod macaan maansha allaah jir oo joog
@khadiirwapar1392
@khadiirwapar1392 5 жыл бұрын
Wooow waa hees macan axmed aarshe keep going pro
@user-oh9pc7cl5k
@user-oh9pc7cl5k 3 ай бұрын
2024 qofka daawan dona Tolow muxu dremi
@nimcocali6046
@nimcocali6046 5 жыл бұрын
Wixii hees sanadka cusub la qaaday waa heestan iyo baabah inta kale way is daaliyeen
@dekaosman1428
@dekaosman1428 5 жыл бұрын
Adigaa ikaladhimay iyadana duq dhalikar oridisa ugadhigay❤😱🙏
@adnaanmohe1290
@adnaanmohe1290 5 жыл бұрын
ya ila arka in arshe uu somalida jecelyahy oo uu wada salamayo like isara👌
@yahyeeast8699
@yahyeeast8699 5 жыл бұрын
axmed aarzhe my pezt friendz hore u soco boqorka fanka ❤💔💜
@khadarabdi4255
@khadarabdi4255 5 жыл бұрын
🙋🙋abti wlhi fananka lashegiba waakan
@KAHINZK-ho6bl
@KAHINZK-ho6bl 3 ай бұрын
Dhidiga inabti 💔 dhaqasho ku tari Maxad cayar ku dhaaftay
@saedsaakho2271
@saedsaakho2271 5 жыл бұрын
Dhoof iyo jcyl axmad arshe 😘😘😘😘
@amiinsaxardiidofficial7837
@amiinsaxardiidofficial7837 5 жыл бұрын
AXLAA HEES....
@gemestonechanelsamriyegeme9982
@gemestonechanelsamriyegeme9982 5 жыл бұрын
abwaanada mararka qaar ayaad dhahaysaa tolow miyay kula socdaan qofwalbana waa iska dhex arkayaa qisadooda bal adba
@dalmarhaji7122
@dalmarhaji7122 5 жыл бұрын
Waaheesta kaliyaan kuhyo waxaan ugabaranay kooxda mazkaxda alehakuu daayo abwaan laabsaalax iyo mahamed bk iskuugutagteen wlee
@abdikarimshaqale4917
@abdikarimshaqale4917 5 жыл бұрын
Heesta sanaadka Axmed aarshe Hore y Usoco zxp
@ahmedadem7349
@ahmedadem7349 5 жыл бұрын
Mar hadaanan dhiipayn💸💸 Oo jeebku dhiipayn 💸💸 Duunyada maan dhali 💥💥💥
@reexantaraxantaugxantaukun8821
@reexantaraxantaugxantaukun8821 4 жыл бұрын
Wale waxa ah xaqiiq ah inaad adna noqon doonoto oday ee odayada iska daa hadii kale wa ku habarayna waayo way na dhaleen
@sakariyenasir3179
@sakariyenasir3179 5 жыл бұрын
tariikhda angalo saxiibayal like saar
@rabiaismail3471
@rabiaismail3471 5 жыл бұрын
Axmed arrshe mashallah inadeer I support a lot X x
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
Love and travel in other words the message is money blows away but love is everlasting Aarshe thank you for this moral song you're great
@ibromahdi2344
@ibromahdi2344 5 жыл бұрын
Ahmed arshe good song walhi BROTHER abwan laabsalaax cimrigaa haraago
@abdirahmandaacad3184
@abdirahmandaacad3184 4 жыл бұрын
Heeso xaqiiqo ah aarshe kugu ogaa bro horey usoco inta ila taageerta ☝️☝️farta taag.
@taloofficial1049
@taloofficial1049 5 жыл бұрын
Eeesh calaaa ahmed keep going
@aminayusuf9400
@aminayusuf9400 4 жыл бұрын
Hablaha yar yar maxaa waalay markaanu hablaha ahayn odayaasha waanu ka xanaaqi jiray Hadii nalagu yidhaahdo oday baa lagu siiyay!!
@kukunuta9047
@kukunuta9047 5 жыл бұрын
Yes bbe dollar kaa imara 💸💰
@cabdikaaficabdicusman4994
@cabdikaaficabdicusman4994 5 жыл бұрын
Asxaabta reer har geyso Hal cidsi qofkii yaqaan Sidiiq bir mad ha igu soo xariirsh
@mowliidibrahim7676
@mowliidibrahim7676 4 жыл бұрын
Abwaan sidiiq burmad waa lagu yaqan ee halke lagaga soo xidgishya adiga
@mowliidibrahim7676
@mowliidibrahim7676 4 жыл бұрын
Zaalimasdf@gmail.com Waka ciwankaygu ana la caqinya
@mahadabdulahi201
@mahadabdulahi201 5 жыл бұрын
Axmad aarshe waa runtaa taasu
@omarabdulahi3661
@omarabdulahi3661 5 жыл бұрын
abwanka inuu aniga iga samaye ayaan umalay naye heesta wayo jacelkaygi passport ayaan kuwaye mahadsanid abwan
@HoyaZak
@HoyaZak 5 жыл бұрын
Omar Abdulahi Wiilasha adinka maxa shaqada iyo shilinka idin diidey shilinka wuxu kabaad badin caruur duufeeysan adigo dayacan yanyo ku ibiisid suuqa asaagaaga guryo dagan oo marwooyin gurigooda joogo oo caruurtooda qurxoon ag joogo iyo adigoo diifeeysan guri lagabuuxo joogo
@zeinaazeinaaibrahim2815
@zeinaazeinaaibrahim2815 5 жыл бұрын
Jaceylka daacadnimada iyo alle ka cabsi ku dhisan lacag iyo aduunka waxa yeelo loogama tago runtii lkn soomaalida intas kuma saleyaan jaceylkooda
@fihimabey4908
@fihimabey4908 5 жыл бұрын
Wlhi waa dhab
@abdikadirothmen.9822
@abdikadirothmen.9822 2 жыл бұрын
What a song! Inta 2022 daawanaysa, aan idin arko.
@mohamoudisaxaaq1456
@mohamoudisaxaaq1456 5 жыл бұрын
Axmed arshe waa fanaan aan jeclahy heesihiisa nolow lipx
@heegaalewaynechannel1684
@heegaalewaynechannel1684 3 жыл бұрын
Waa hees macan
@shamai1570
@shamai1570 2 жыл бұрын
Love and travel 💞💞💞💞💞 you sing a very moral message a million thanks Ahmed Aarshe
@asmacabdi9296
@asmacabdi9296 5 жыл бұрын
Wwwwwwwwww Axmad Arshee fanan jira
@xogtacusubmedia4940
@xogtacusubmedia4940 5 жыл бұрын
Axmed caarshe hees shidan
@Queendaha
@Queendaha 2 ай бұрын
😢😢😢waqti bay eheed asagana naag dhali kartaa ayuu xaas ka dhigty😢
@jablibaax
@jablibaax 5 жыл бұрын
Mar hadaanan dhiibayn Oo jeebdhu dhimanyahay Duunyada miyaan dhali ? Dumarow caashaqa baayaca ka daaya
@HoyaZak
@HoyaZak 5 жыл бұрын
Dhalin Ileeye shaqeyso mirqaan iyo mashaqeysto caruur te dhalaan ya wax kufalaayo
@jablibaax
@jablibaax 5 жыл бұрын
@@HoyaZak ragu ma wada xuma balse dumarka tooda xun iyo tooda wanagsaniba waa wada dhuuni raac
@HoyaZak
@HoyaZak 5 жыл бұрын
Dhalin Ileeye caruur hada Dhaleysid waku qasbantahay kan wax heysto inaad raacdo walashaaba mid wax heysto larabta
@jablibaax
@jablibaax 5 жыл бұрын
@@HoyaZak caruurtu waxay cunayaan wixii illaahay u qoray walalo
@aaminasahracabdinuur1467
@aaminasahracabdinuur1467 3 жыл бұрын
Nin duruuf lagu racay beri buu naag kaa raacayaa jcyl ragg soomaali mayaqaaniine kapaashaala meesha hbdhow😂❤
@zakibaniin3592
@zakibaniin3592 5 жыл бұрын
Axsan fanan
@maxamedabdilaahi2124
@maxamedabdilaahi2124 5 жыл бұрын
Axyaa Canaan aarshe
@zankaboqore7841
@zankaboqore7841 5 жыл бұрын
aL fanaaan🙋
@nazmahamed2915
@nazmahamed2915 5 жыл бұрын
Axmed aarshe fanaan iyo badh
@hafuzaindho2950
@hafuzaindho2950 5 жыл бұрын
Ahmed arshe🥀❤
@deeqocayduruus5213
@deeqocayduruus5213 5 жыл бұрын
wooow heeestan way iga gadan thy
AXMED AARSHE 2017 CAFIS GUUD BARNAAMIJKA CIIDA
8:50
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,4 МЛН
AXMED AARSHE 2018 | HEESTA BUNIYO SALOOL | BARNAMINKA SANADKA CUSUB
7:41
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,6 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
01:00
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 6 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 39 МЛН
AXMED AARSHE IS AF GARASHO XIDIGAHA GEESKA CIID PROGRAM SHOW 2019
8:42
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,5 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
AXMED AARSHHE HEES CUSUB INDHAHA DADKU WAA CAJIIB 2020
5:05
XIDIG lyrics
Рет қаралды 223 М.
MAXAMED CIRRO BAKAAL MA ADO QUDHA OMAAN NEW YEAR 2018
7:20
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,7 МЛН
AXmed aarshe sidaad iiiga durugan u dayey sanahaYoo2023
14:21
Taani production
Рет қаралды 38 М.
AXMED AARSHE QALBIGA XAGASHADA KA DAA HAPPY NEW YEAR 2018
6:02
HAYAAN MUSIC
Рет қаралды 1,4 МЛН
Maxamed Bk - Inan yahay adan ka helaa (Official Video) HRGSA
6:50
Vos Somali TV
Рет қаралды 4,2 МЛН
AXMED AARSHE CAASHAQU DANGUUD MAAHA NEW OFFICIAL VIDEO 2017 HD
7:28
Hawraar Music Production
Рет қаралды 11 МЛН
HUSEEN ALI MIIRALE HEESTII NAGAADI 2023
5:59
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 4,2 МЛН
AXMED ARSHE QAMA LAYDIIDAY OFFICIAL MUSIC 2019 - Furinle studio
5:19
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 294 М.
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 206 М.
R-ONE - SENSIZ / СЕНСІЗ (Official Audio)
2:51
R-ONE MUSIC
Рет қаралды 90 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 3,1 МЛН
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 16 МЛН
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 250 М.