Barnaamijka Xusuus Reeb Hctv Kornayl Xasan Cabdi Khayre 31 10 2016

  Рет қаралды 32,013

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

7 жыл бұрын

KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
www.horncable.tv/

Пікірлер: 36
@deeqaadan5030
@deeqaadan5030 7 жыл бұрын
maasha allah waa hassan abdi kheyre waa siyaasi waxbadan og waana siyaasi rug cadaa ah
@nimcocali6649
@nimcocali6649 Жыл бұрын
Alle hakuu naxariiso adeero qaali Hassan cabdikhayre
@axmedkayse1060
@axmedkayse1060 Жыл бұрын
Goorma ayuu alaystay wall
@callanlechannel7423
@callanlechannel7423 7 жыл бұрын
xasuus reeb barnaamij xiiso leh weeye aad buu u mahadsan yahay daadihiyaha barnamijka
@Haamud
@Haamud 7 жыл бұрын
Waa barnaamij qiimo badan oo muujinayaa taariikhda gobonimada leh ee reer Somaliland
@hamza-fk3is
@hamza-fk3is 7 жыл бұрын
waaa barnaamijka ugu qiimaha badan barnaamijyada hctv waxa diyaariyay Rug caddaada saxaafadda ummadda soomaliyyyed @cabdi @Cali @ ducaale. aad ayaad ugh mahadsanthy tariikhda aad ururinaysi plz waxaan ka codsanyaa dadkii waawaynaa tariikhda nooga reeeb
@abdallaabdalla8201
@abdallaabdalla8201 7 жыл бұрын
to haboon xaaji cabdi walaal run baad sheegtay xog l
@MohamedMohamed-qk2bs
@MohamedMohamed-qk2bs Жыл бұрын
Gurmadkeygii 1985 ayaan aha asluubta sarkaalkan wuxuu haystay hogaanka maaliyada,hogaanka saadka waxaa haystay g/sare axmed jamac xaabsade wuxuu haystay hogaanka wershedaha taliye xigeenka ciidanka waxaa ahaa g/le sare cumar guleed.
@iglancadey9449
@iglancadey9449 7 жыл бұрын
banaamijkaan waa lagu nafisaa qof walboo siyaasi ahna meeshuu kasoo jeeduu u teeteeya wax runta iyo xaqiiqada kahadla way yar yihii
@ahmedusman6652
@ahmedusman6652 7 жыл бұрын
barnaamijkani wuxuu kawaramaa qiimihii ay ku dhex lahaayeen dadkii reer somaliland dawladii hore ee somalia markay ka baxeena wataa dhinacna u dhaqaqi la.
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub 7 жыл бұрын
Ahmedkhaliifa Mohamoud Somalida aad sheegaysaa maxay hayaan,
@abdallaabdalla8201
@abdallaabdalla8201 7 жыл бұрын
to haboon xaaji cabdi wall xog ogaal baa tahay waa runtaa xasan cabdi khayr waziir buu somaliland ka noqday
@geellegaaboow4959
@geellegaaboow4959 4 жыл бұрын
Ducaalle wariyihii joogta ahaa ee radio muqdisho ayaa leh qolyihii reer koonfurta soomaaliya cajiib muxuu been sheegayaa
@iglancadey9449
@iglancadey9449 7 жыл бұрын
wariye dhexdhexaada runtana soo taabta waxaa kajira abdixafiid siday ila thy
@farook2498
@farook2498 7 жыл бұрын
Weriye dhex dhexaad ah ma jiro, laakiin wey is dhaamaan. Kolleey weriyaha aad sheegtay ma jecla reer Somaliland.
@Dabayl
@Dabayl 6 жыл бұрын
Cabdixaafid, muxuu garanayaa, inanka yar ee badoowga ah.
@fahimamuuse3271
@fahimamuuse3271 6 жыл бұрын
Mandhera ma Somali aya ka tirsaneed waagi hore
@carababdulkadirfarahxared
@carababdulkadirfarahxared 6 жыл бұрын
fahima muuse waa mandheera kale waxay u dhaxeysaa Barbara iyo hargeysa
@hamza-fk3is
@hamza-fk3is 7 жыл бұрын
Ninkii ismaaciil Cali abokor warkiisa keen Hargeisa oo xaafadda badda CAs ah ayuu daganyahaan maqlee
@nimcocali3501
@nimcocali3501 4 жыл бұрын
Miyuu noolyahay
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 2 жыл бұрын
@@nimcocali3501 Haa wuu noolyahay lkn waraysi ma bixiyo
@diamondnuura2047
@diamondnuura2047 5 жыл бұрын
Unukaa leh ha idinka saarto idinkaso dhexbaxnay ama is cuna ama isdaaya
@suldanyare6855
@suldanyare6855 7 жыл бұрын
barnaamir kan cod kiisu ma fadhiyo wuu yara naaqusan yahay
@khalidkilas.6552
@khalidkilas.6552 3 жыл бұрын
Hhhhhhhh koonfur maantaba dib ha nalagu arko
@habonhajiabdi8693
@habonhajiabdi8693 7 жыл бұрын
Xasan Cabdi Khayre Waxuu ka mid ahaa raggii xabsiyada ku guri jiray Jabahadda midnnimo diidka ahayd ee dawaladda Ethiopia ku bur burinaysay qarankii Soomaaliyeed, balse markay but burtay si gacmo furan ayay beesha Isaaqu ugu soo dhaweeyen Hargaysa, waxuuna kaba noqday Wasiir...!! Qabyaaladu waa mid noocaasa ....cid walbana ka warqabto!!
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub 7 жыл бұрын
Taliskii Afwayne ayaa dalka burburiyay , haduu jiri lahaa dal muwaadinku xuquuq leeyahay oo xisbiyo mucaarada dalka dhexdiisa laga dhisi karo , lana dooran karo madaxwayne, somaliya ma burburteen
@finiinfeyn3261
@finiinfeyn3261 7 жыл бұрын
Hassan Ibrahim siyad barre baa somaliya wax ka dhigayeh .ma somali baa ka hor wax aheyd.jano lageeyo hadad akhiro u jihato .eebahay ku nabadee amiin
@abdimagan3482
@abdimagan3482 4 жыл бұрын
@@finiinfeyn3261 haddaad qof Muslim tahay waydii Culimada in loo ducaynkaro qof sic cad Quraanka beeniyey Isla markaana si fagaara ahna aan u toobad keenin . lamahayo wax caddaynaya isaga oo toobadkeeney .marka qof gaaloobey ma banana in la duceeyaa xataa xabashiisa ayaan bananaaney in la tago.
@abdiaziizali1263
@abdiaziizali1263 7 жыл бұрын
ninyow dadkaan ingiriis jecelaa dhulkaan British somaliland ma ingiriiskaa markab ku keenay mise waa dhul soomaaliyeed
@saaddaud3882
@saaddaud3882 7 жыл бұрын
mayee wa dhul amisom
@abdallaabdalla8201
@abdallaabdalla8201 7 жыл бұрын
barnaamijkani waa cuqdad reeb
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Fuutada reeb weeyi
@abdiaziizali1263
@abdiaziizali1263 7 жыл бұрын
barnaamijka cuqdad reeb ciil qabow cadaabta gal
@keysejama5286
@keysejama5286 6 жыл бұрын
Abdiaziiz Ali ma daarood baad tahay waadigaan afka ka xaaraayaa
@xasangadaa6916
@xasangadaa6916 5 жыл бұрын
Aday cuqdad kaa buuxdaa . Taariikhdu isma qariso
Barnaamijka Xusuus Reeb= Marti Cornel Xasan Khayre Parti 4
41:59
Horn Cable Tv
Рет қаралды 55 М.
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 105 МЛН
Barn Xusus Reeb General Xasan Sellin Part 1
29:35
Horn Cable Tv
Рет қаралды 37 М.
Barnaamijka Xusuus Reeb Waraysi :Drs Edna Adan VOL1 By Ducaale HCTV
36:44
XUSUUS REEB DR MAXAMUUD SH XASAN TAANI PART 1
33:48
Horn Cable Tv
Рет қаралды 54 М.
XUSUUS REEB CUMAR CIISE CAWAALE QEYBTII KOOWAAD
35:21
Horn Cable Tv
Рет қаралды 15 М.
WAREYSI #1/2 - GUDDOOMIYE CABDI FARAH LAQANYO
29:29
HANOOLAATO
Рет қаралды 48 М.
Reer Xamar vs Reer Waqooyi Qeybta 2aad Qiimeynta.
22:34
Xogmaal Media
Рет қаралды 149 М.
Anigu Saldhiga Hargaysa ayaan Qabsaday Cabdilaahi Cabdi Faarax Dayr - Part 1
16:55
Dhamays Media Production
Рет қаралды 44 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 219 М.
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 1,6 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 181 М.
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 8 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 178 М.