Barnaamij: Goobaha Dalxiis Ee Goboladda Sanaag, Saaxil & Maroodijeex.

  Рет қаралды 42,603

SLNTV

SLNTV

3 жыл бұрын

Fadlan: Subscribe + Like + Share
Website: slntv.tv/
Facebook: / slntvone
Ku Xidhnow Goor Kasta: Telefishanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kala Soco Warar iyo Barnaamijyo Ku Xiiso Galiya.

Пікірлер: 172
@user-il4vj5js7u
@user-il4vj5js7u 3 жыл бұрын
Alle ha daayo abwaan axmed xaaji aadan afqalooc waxa uu dhaxaley sugaantii aabbihii masha allah ilaahey baa ina siiyey dhulka quruxda badan.
@a.huseini9626
@a.huseini9626 3 жыл бұрын
MashaAllah MashaAllah MashaAllah alhamdoelilah 😍😍👍
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
3:13 bad dalxiiska kufiican
@AhmedMohamed-qf9zh
@AhmedMohamed-qf9zh 3 жыл бұрын
Allaah dhul nimcooyin badan ayuu ina siiyey ee waynaan ka faa'iidaysan.
@hamzegalool102
@hamzegalool102 3 жыл бұрын
Maasha Allah Nimco Cabdi Gool Weriye Heer Caalami ah Deganaansho, Aqoon iyo Haybad soo Gudbineed, Sharixid ku qancineysa, Tixgelinta dadka ay wareysaneyso, Codkeeda ana Narrator Voice keeda oo ah Midaad Jeclaysaneyso. Aqoon uma lihi Nimco waana barnaamijkeddii u horeeyey aan daawado.. Hore u soco sistah adiga iyo Dhammaan Bahda Somaliland TV. Top Class Presentation. Viva Somaliland
@NimcoAyaan-bh9wm
@NimcoAyaan-bh9wm 3 жыл бұрын
Mahadsanid in badan walaalkay, waad na dhiirrigalisay e khayr baan ku rajeeyna.
@ismailsomalilander3035
@ismailsomalilander3035 3 жыл бұрын
Masha Allaah Dalka Hooyo Wacanaa
@dryusufqanimohamedabdi5737
@dryusufqanimohamedabdi5737 3 жыл бұрын
Hanbalyo bahda TV, iyo Maamulka Wasaaradda, gaar ahaan waxaan u mahadnaqayaa Nimco oo ah qof soo bandhigtay nolosheenee si xirfad iyo aqooni ku dheehantahay
@dheman1418
@dheman1418 3 жыл бұрын
Masha allaah ❤❤❤
@Wadani1988
@Wadani1988 3 жыл бұрын
mashalaah gobalkan katafiirmay guul
@kadidjasouleiman4303
@kadidjasouleiman4303 3 жыл бұрын
Masha Allah nicmad Illahey nagu galadey
@cashawarsame6213
@cashawarsame6213 3 жыл бұрын
One Love Somaliland 🍀🌼🌺👑✋
@xaliimaaxmed9560
@xaliimaaxmed9560 3 жыл бұрын
Wooooooow masha allah❤⚪💚🙏
@alexkeith1260
@alexkeith1260 3 жыл бұрын
mansha allah ilahay swt ha barakeyo somaliland iyo dhulkeda nimcada iyo nabada iyo barwaqadu fadhido waxan lenahay ku dalxisa dhulkina hoyo oo malgaliya kuwina xolaha haystow xolaha akhiro la tagimaysane wax ka tara dadkina iyo dalkina
@mohammedabdi5048
@mohammedabdi5048 3 жыл бұрын
Mashallah allaah
@drxasancaliburaale7458
@drxasancaliburaale7458 3 жыл бұрын
Weriya si qiime leh baad noo fahan siisay buurta ranshiga
@khadarmohamed6505
@khadarmohamed6505 3 жыл бұрын
Well done program sister, but we need investment roads and hotels that.I recommended independent investment like companies.
@abdilahimaxamed4003
@abdilahimaxamed4003 3 жыл бұрын
Ad
@adnankafi4035
@adnankafi4035 3 жыл бұрын
Barnaamij cajiib ah hore usoco wl
@khadijagulied879
@khadijagulied879 3 жыл бұрын
Mansha allah tabarikalaha allah guuuuuuul guuuuuuul iyo gobanimo somaliland guuuuuuul guuuuuuul iyo gobanimo
@TheAMINAW1
@TheAMINAW1 10 ай бұрын
My hope and wish is that all Somalis unite again. That would please our great poet, warrior and leader Hassan. His fight and death was not in vain. We only have ourselves to blame. Hold your head up high show no shame. We are a proud ancient people, we are warriors and poets all the same. Live long and prosper. Peace be onto our Kingdom!
@AbdiasisYusuf-dj6jh
@AbdiasisYusuf-dj6jh Жыл бұрын
Maasha.alaah.alle.ha.noo...siyaadiyo
@HH-vr2sd
@HH-vr2sd 3 жыл бұрын
Ma sha Allah amazing programme Nimco. Please do more of this In sha Allah.
@mrsomalilandfirst1973
@mrsomalilandfirst1973 3 жыл бұрын
Nimco waa hanti qaran,mahadsanid quruxeey barnaamijkii ugu quruxda badnaa ee tv ga qaranka ka baxaan odhan lahaa.
@aminaali6892
@aminaali6892 3 жыл бұрын
Mansha allaah Somaliland quruux mansh allaah
@hodandaud72
@hodandaud72 3 жыл бұрын
Mnsha Allh
@ahmedadan2745
@ahmedadan2745 2 жыл бұрын
mashallah guuul
@princesshawd6859
@princesshawd6859 3 жыл бұрын
Mashalah sanag alah ha xafido
@shamsamaxmed6862
@shamsamaxmed6862 3 жыл бұрын
Masha alllh masha allh gobolkaygii sanaaag
@AhmedSahal1
@AhmedSahal1 2 жыл бұрын
Masha alh 😍
@shiineapdi7500
@shiineapdi7500 3 жыл бұрын
Sanaag gobolka koobsaday qurux bad buur bannaan dalagga beeraha saddexda meesi xoolaad iyo baxaad masha Allaah
@mohamoudabdirahman3941
@mohamoudabdirahman3941 Жыл бұрын
Al xamdulilah
@dhamackosar8710
@dhamackosar8710 3 жыл бұрын
Gobolka sool miyeydaan arag mise garan maysaan goobaha dalxiiska ah ee uu leeyahay
@NimcoAyaan-bh9wm
@NimcoAyaan-bh9wm 3 жыл бұрын
Waannu ognahay goobaha dalxiiska iyo taariikhda ay caanka ku yahay gobolka Sool. insha Allah waannu u soo socona sannadkan 2021 insha Allah. mahadsanid
@siciildmaxamud3261
@siciildmaxamud3261 3 жыл бұрын
Masha Allah.
@sukhra3585
@sukhra3585 3 жыл бұрын
Mashallah
@khadijadahir4310
@khadijadahir4310 3 жыл бұрын
Mashallah badiya kuwan oo kale aad ayaan ka faaidnay
@Dhir.iyo.deef.
@Dhir.iyo.deef. 3 жыл бұрын
Masha Allah
@sakariyeawilpro99
@sakariyeawilpro99 3 жыл бұрын
Mshaa allaah Nimco well done
@khadarxayd3277
@khadarxayd3277 Жыл бұрын
Laydhka ushid cidaada hooyo una dhis jilka danbe ilaahay idamkii insha allah
@hayadadam3312
@hayadadam3312 3 жыл бұрын
Maansha Allah Allah mahad leh
@sleekhaalliabees2275
@sleekhaalliabees2275 Жыл бұрын
Wow mash allah tabrakalah😍😘
@alexkeith1260
@alexkeith1260 3 жыл бұрын
waxan uga digayna kuwa waxma garatada ah ee issaq sheganaya hadana dhagaysanay ama fafinaya benta dadka sheganaya inay awowyashod ku asan yihin maydh iyago tariq bena samaysanaya oo uu jedo gara laga leyahay kuwaso ah cisaha ,gadabursiga iyo darodka benalayasha ah ee sheganaya qudbiyo anay lahayn inay ka wantoban inay fafiyan oy rumaystan benta ma xishodayasha waxana hubala in awliyada kaliye maydh ku asani uu yahay waliyula sheikh issaxaq buni axmed ee ay ka tafirmen duriyada reer sheikh issaxaq ee ehlu beythka ah
@cawalemahamud2944
@cawalemahamud2944 3 жыл бұрын
War isaaq rag ma dhilin ee dumar uun buu dhalay ee walal how in isaaq meek iskugu aftirsado ee maxaad sheegaysaa gabigiiniba samaroon baa tihiin taas aftirsiinta samaroon baad soo gashan
@derwerkzeuge2930
@derwerkzeuge2930 3 жыл бұрын
Sax wa run
@bilana289
@bilana289 3 жыл бұрын
@@cawalemahamud2944 Waa maxay Samaroonku
@abdiganiidris860
@abdiganiidris860 3 жыл бұрын
@@cawalemahamud2944 samaroon maxa la dhaha war orod langaabka meelha la aad waxas midgo weeye camal isaaq darood isaga kaga badan somaliland iyo somaliyaba marka la isku daro
@Abdihakin797
@Abdihakin797 8 ай бұрын
Sanaag dhul warsangeli calmadow iyo ceerigabo wa maakhiirnimo🇧🇸🇧🇸🇧🇸🦁🦁 Araweelo naag warangeliya bey aheed.
@AxmedMaxamed-fr8yv
@AxmedMaxamed-fr8yv 20 күн бұрын
Sanaag isaaq ayaa iska leh waxa kale way ladagan😂
@ahmeddaq8908
@ahmeddaq8908 2 жыл бұрын
Very beautiful place
@xasancilmi3256
@xasancilmi3256 3 жыл бұрын
Maansha allah
@thekingmaxi3860
@thekingmaxi3860 3 жыл бұрын
Daroodku sanaag ku washaay siiba kuwa reer puntland, adeer sanaag wa dhul isaaq, garadag ceelafweyn daraarweyne ceerigabo xiis iyo maydh, buraha daalo iyo suraad isaaq daga
@Abdihakin797
@Abdihakin797 8 ай бұрын
Darood ba ku walacdey wale dhalfada iiga fuq garweyn ba ka tahay isaaq e 😂😂😂
@Abdihakin797
@Abdihakin797 8 ай бұрын
Ceerigabo badhan dhahar lasqorey buuraha calmadow ma abahaa ba leh taariikh so yelo marka hore intadan hadaaqin ayeyadey araweelo ba awagaa xiniyo siibtey 😂😂😂😂
@januarySl2024
@januarySl2024 3 жыл бұрын
Queen Araweelo iyo Queen Carwa ee Yaman waqti xukumijirtey ma isku boqorad qudha ayay ahaayeen? Waayo Queen Sheba ama Queen Bilqiis sida reer Yaman u yaqaaniin boqorad Xabashiyad ah oo Yaman xukumijirtey ayay ahayd.
@xusennuux7940
@xusennuux7940 3 жыл бұрын
waa isla hal waaye bioowe araweelo waa af soomaali arwa waa af carabi
@AxmedMaxamed-fr8yv
@AxmedMaxamed-fr8yv 20 күн бұрын
Sheba iyo arawelo maxa iska galay
@ruwiris5629
@ruwiris5629 3 жыл бұрын
Mansh Allah
@abdihakimmussa9544
@abdihakimmussa9544 28 күн бұрын
Fariid, wxd tahay gubiye fiican; fadlan magacaaga soo raaci
@AhmedSahal1
@AhmedSahal1 2 жыл бұрын
Somaliland my home my country 🥰
@hirsiaid9758
@hirsiaid9758 3 жыл бұрын
Warbixin wanaagsan
@adnankafi4035
@adnankafi4035 3 жыл бұрын
Dhulkeena nimcaa fadhida somaliland
@danxarago8312
@danxarago8312 3 жыл бұрын
Somaliland dhulkii quruxda iyo qiimaha badnaa.
@mosamater7882
@mosamater7882 3 жыл бұрын
🌏👍
@cabdiahmed2373
@cabdiahmed2373 2 жыл бұрын
Somaliland has a wonderfull places
@amanijama9597
@amanijama9597 2 жыл бұрын
Araaweelo waa inan qabrigeda taago oo an dhagaxa ka qaado.
@buraalemohamed597
@buraalemohamed597 3 жыл бұрын
Inanta weriyahay ah iyo wasaradaba waxan u sheegaya inanay waxba arag balse sanaag gobo ka mida in dhulka hoostisa la maro xata farduhu maran oo beero iyo xayawanba ku nool yihiin ma sidasad ku sheeganay wasarad war faafinad dalka soo barta marka wax noo soo tebiya
@ahmednadiif473
@ahmednadiif473 3 жыл бұрын
waa halkee halkaasi bro
@hamzegalool102
@hamzegalool102 3 жыл бұрын
Haddii lagu yidhaahdo kaaley nagee markaasaad MAA MAA leyn laheyd lol
@dinisrealm3240
@dinisrealm3240 3 жыл бұрын
Rabshigaas (digada shimbiro badeedka) aad iyo aad Ayaan ugu baahanahay! Beertayda baardheere ayaa u baahan
@jaamaclaydh6946
@jaamaclaydh6946 3 жыл бұрын
Gobolka Sanaag gobolkii dalxiiska weli ma isaga dhowba dhul badan oo dalxiis baa dhimane Bari oo dhami mee Galbeed mee Sanaag meel yaab leh 👏👏
@calioumarx4289
@calioumarx4289 Жыл бұрын
Maa book lagaa qore waa oday yaal tariik xaaya
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 3 жыл бұрын
waaba jano
@hirsiaid9758
@hirsiaid9758 3 жыл бұрын
Cali naaleeye beeraha badiya
@Zakariye.abdilahi
@Zakariye.abdilahi 3 жыл бұрын
Snaag godmo biyo CAS baa Ka maqan
@dhamackosar8710
@dhamackosar8710 3 жыл бұрын
Tvgan ciyaalka hargaysi walaaqaan Ma aha tv Qaran Waa tvga ciyaaalka hhargaysa dalkana war kama hayaan
@januarySl2024
@januarySl2024 2 жыл бұрын
Waa garaadkaaga !!!
@xirsiamaan
@xirsiamaan 3 жыл бұрын
odaygan waxan filayaa waa ina xaaji aadan afqalooc,. waar waa si fiican ee ninkan aad sayid ka leediin magacaas ka daayaa duuflaalka waashay...ina aabihiisa ugu yeedha haday diidaan kuwa caabuda na magaciii awowyeesheen ugu yeedhi jireen ee u ka xanaaqi jiray ugu yeedha.. waa ina Carro
@MOHAMED-zc6bg
@MOHAMED-zc6bg 3 жыл бұрын
DHULKAN WAA DHUL RAAXO IYO BEERO IYO XOOLO IYO KALUUNBA LAAKIN HADII MACDAN LAGA QODO MAXAA KU DHICI KARA AYAAHA DANBE DISASTER = a sudden accident or a natural catastrophe that causes great damage or loss of life. (nature robbery) ilaahay yaa ilaalin dadka deeganka lehna tusi waxii caruurtooda u dan ah
@ahmednadiif473
@ahmednadiif473 3 жыл бұрын
31:00 gabadhi waa wan jiilal nin aan moxorka kuu gurin .....
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 6 ай бұрын
iidor is qorqor baadanah gobalka Warsangale maay isaasiyen waah iilagah jaafah iintah kuhartay
@geelleguure8808
@geelleguure8808 2 жыл бұрын
Geedkan beeyada ee qiimahan badan, maxaa la isugu deyi waayey in si caadi ah loo beero oo la xanaaneeyo.
@ahmedadan2745
@ahmedadan2745 2 жыл бұрын
viva somaliland
@Banuhashim237
@Banuhashim237 3 жыл бұрын
Too much music.
@AA-ek5kz
@AA-ek5kz 3 жыл бұрын
Askariga ilka leh ee muqayilka ah goormaa somaliland laga joojin doonaa, waayo qofku haduu balwad leeyahay faaiido malaha, oo wax walba oo musuq maasuq ku helayo ayuu samaynayaa
@dhamackosar8710
@dhamackosar8710 3 жыл бұрын
Maroodi jeex halkee la dalxiisaa Wax walba miyeynu sheeganayaa Ma naasaha iyo buurta kala jeexan
@hanadeen
@hanadeen 3 жыл бұрын
Sanag...our fathers our roots...how did Somalialand get involved in this
@xisaabiyosaynis8479
@xisaabiyosaynis8479 3 жыл бұрын
Couse sanag is part of somaliland
@aabi6235
@aabi6235 2 жыл бұрын
Markaad maqashay gobolkii awooweyaasha ayaa hunguri ku galay miyaa?
@zubairyawle5059
@zubairyawle5059 2 жыл бұрын
Sanaag was always somaliland Come and see
@abdifatahmohamed64
@abdifatahmohamed64 3 жыл бұрын
Aad Baad U Mahadsantihiin Masha Allah Rabiga Ha Nabadeeyo Wadankayga Somalia Oo Dhan
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
Caaqow halkan waxa layidhaa Jamhuuriyada Somaliland ee orod dhulkiina intaad video kaduubto daawo baroor looma baahnee
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
Somalia is a failed state
@abdifatahmohamed64
@abdifatahmohamed64 3 жыл бұрын
@@mahamedaden7237 I love All Somali people Sorry Waxaad Doonto Iigu Yeer Thanks 💘 Mahamed Aden
@muntazissa6837
@muntazissa6837 Жыл бұрын
geedkan cusmaniyiinta ka hor buu ka baxay wa waxy caan k u ahayn china ka sheekaysay maya geedkan ha siin cusmaniyinta awlba wa kabaxyaay
@zermaahir186
@zermaahir186 3 жыл бұрын
Wariyadan iyo cidii lasocotayba wa in dhiiti galin ay siisawSaaradu
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 3 жыл бұрын
DEGMADA LAASQORAY .DEGMADA GODMO BIYO CAS.DEGMADA CEEL AFWAYN.DEGMADA GAR ADEG.DEGMADA BADHAN.DEGMADA CEERIGABO .DEGMADA XIIS XARAGO.DEGMADA MAYDH BUURTA SURAD SIRADLAY.BUURTA DAALO .BANANKA BANCADE .BANKA KARIMAAN.GOBOLKA TARIIKHDIISA IYO DEGMOYINKA DHAMAN MEELO TARIILHA AYAY LEWYIHII CEEL AM BUUR AMA BANAN .BAD SI DACADA UAO BANDHIGA FADLAN WAXANI CADALAD MAHA KUNOQDA BARMAMUKA GOBOLKA SANAAG .BLBLANCE MAHA
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 3 жыл бұрын
GOOBHA DALXIISKA EE GOBOLKA SANAAG KUMA DHAAMA BARMAMUJKAN CADALADNA MAHA WAXANI AQOON DARO AYANKA MUUQA
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
Ceerigaabo magaalo wayn oo camiran ayay noqotay maasha Allaah
@khadrajamaguled429
@khadrajamaguled429 3 жыл бұрын
Shulkan aadarkayso sootanunabiinayo mayarkuushegani casiimadi gobaalk oousaxaare kaadhigay
@iamk3977
@iamk3977 3 жыл бұрын
Qaabka weriyuhu u tebinayo barnamijka ma haboona wixii danbe inaad weriye Ruugcadaa ah udhiibtan ayaan rajeyn
@buraalemohamed597
@buraalemohamed597 3 жыл бұрын
Ka waran hadii tvgii qaranka sheeganayey uu dhinac ka raaran yahay oo aanu gobolkii sanaag bilicdiisi anu wada tegine waa yandaro. Meeday calmadow meeday gudmo biyo cas buurta ugu quruxda badan somaliland
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
buuraha Surad ayaa udheer 🤠🤠
@aminaomar5550
@aminaomar5550 Жыл бұрын
Adaa si xun wax u Qaatay kawaran qofku inaanu wakhtigu u saamixin meesha se ma bariis baa lagu qabinayaa maxay cadaalaada warbixinta ka raadinaysid
@momoney00can
@momoney00can 3 жыл бұрын
Lol ceerigabo was build way before1920, Somalilanders were brought by their masters to ceerigabo 1920s, after the British won the war, but there were people there before that .
@halimamumin3643
@halimamumin3643 3 жыл бұрын
Haaaaa haaa. Bililiqeysi is not going to work for you guys at all. Candhuuftiina dib u liqa. Sanaagna ma dooneysaaney, Somaliland baad u hanqal taageysaan ee ka quusta Somaliland iyo xuduudeheeda. Intii Allah ku abuurey baa sanaag leh. The number of the population living there matters. Waan u dhimaneeynaa taaka ka mid ah dalkeen iyo dadkeen.
@kuuliokool5492
@kuuliokool5492 3 жыл бұрын
Didnt ur pple come from yemen??? Im confuded tf does faqash gotta do with sL
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
GOBOLKA SANAAG WAA XARAMKII JAMHUURIYADA BARAKAYSAN EE SOMALILAND 🕋 MUUSE BIIXI CABDI XILDIID WAA MURSAL ILAHAY INOOSO DIRAY RADIYALAAHU CANHU
@hamzehasan3654
@hamzehasan3654 3 жыл бұрын
Mahamed Aden nasakh duli ah baad tahay
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
@@hamzehasan3654 Ina Xaarmaajo dilaac hadaad doonayso nadal fil caalamiin yahaw
@june6206
@june6206 3 жыл бұрын
@@mahamedaden7237 muuse radiya laahu canu ha odhan naxariisi meel uma soo marin wanad arki soomaliland hadii laga gaadhi waayo gacantiisa ku dhimaneysaa muuse jaahil siduu xisbigii kulmiye ubaabiyey ayuu soomaliland u baabinayaa carur qabyaaladi qaada tahay malaha
@june6206
@june6206 3 жыл бұрын
@@hamzehasan3654 kkkkk
@muali9773
@muali9773 3 жыл бұрын
Gobalka sanaag ma Somaliland baa iga soo jawaaba?
@fardusali5547
@fardusali5547 3 жыл бұрын
Haad waa xagee
@muali9773
@muali9773 3 жыл бұрын
Fardus walal haad waa xagee, maxaa ka wadaa?
@Dhir.iyo.deef.
@Dhir.iyo.deef. 3 жыл бұрын
@@fardusali5547 xaadh waxay udhowdahay maydh
@elmikamil9487
@elmikamil9487 3 жыл бұрын
Maya maaha walaalo maba laga yaqaan wax laan ah inyar mooyee inta kale waa Puntland 🙏
@elmikamil9487
@elmikamil9487 3 жыл бұрын
@@fardusali5547 😂😂😂
@edmonddantes3662
@edmonddantes3662 3 жыл бұрын
kow gobolka Sannag Somaliland ma aha laba Iidoor in yare ayay kadagaan
@zubairyawle5059
@zubairyawle5059 2 жыл бұрын
Waa somaliland Idoor ceerigabo iyo ceelafweyn oo ah 80% dhulka gobalka sanaag ayay dagan iyagaana kataliya Pukhland waxay katalisa sadax isasaaran oo ah badhan dhahar iyo lasqoray oo ceerigabo kawayntahay iskudarkoda oo ah 20% dhulka sanaag
@MohamedAhmed-uw3fu
@MohamedAhmed-uw3fu 3 жыл бұрын
This is Sanaag province in Somalia
@Dhir.iyo.deef.
@Dhir.iyo.deef. 3 жыл бұрын
This is Somali land not to mention
@aabi6235
@aabi6235 2 жыл бұрын
Somalia waa dhulkii taliyaanigu gumaysan jiray ee xaruntiisu ahayd muqdisho. Sanaag waa Somaliland waligeedna kamay hoos bixin Somaliland xitaa wakhtigii Somaliland iyo Somalia laysku odhan jiray "Somali Republic". Ufiirso maga "Somali" ma aha Somalia, ha isku khaldin labadaas.
@alexkeith1260
@alexkeith1260 3 жыл бұрын
dadka baryahan dambe benta cadaystay ee ma xishodayasha ah ee donaya inay samaystan tariq anay lahayn iyo waxan jirin ee yidha sheikh cise ama sheikh samaron ama sheikh darod aya maydh ku asan waxan uu shegayna war wax samaron ,cise iyo darod ka tafirmen oo ku asan maydh ma jiran ee radsada halkay ku asan yihin kuwad ka tafiranten lakinse waxan idin shegayna in maydh uu ku asan yahay waliyula sheikh issaxaq buni axmed oo kaliyi oo ay ku abtirsadan duriyada reer sheikh issaxaq ee ehlu beythka ah oo ah duriyada kaliye la yaqano halkay ku abtirsadan iyo ciday ku abtirsadan marka ha sheganina qudbiyo aydan lahayn iyo dad aydan ku abtirsan ee taga halkay ku asan yihin kuwad ku abtirsatan e samaronka iyo cisaha iyo darodka ad shegaysan
@cawalemahamud2944
@cawalemahamud2944 3 жыл бұрын
Kolayba anaaga idinka waanaagsan oo idinka due dura badan ee waxaad ku faantaba kuu yeelo
@muuseahmed4472
@muuseahmed4472 3 жыл бұрын
Tani wari manoqon karto askarid iyo wax ka dhiga maba hadli garanazee
@abossto
@abossto 3 жыл бұрын
Dhiladaan wariyiha iskadhigayso bal korkeeda eega sidaay isucadaysay afkeeda iyo ilkaheeda
@cazuzahmed3691
@cazuzahmed3691 3 жыл бұрын
Sanaag for Somalia 🇸🇴
@halimamumin3643
@halimamumin3643 3 жыл бұрын
Canduuftiina dib u liqa, oo meeshu Allah idin ku beerey aamina. No more bililqeysi. Sanaag waa pure Somaliland.
@momoney00can
@momoney00can 3 жыл бұрын
Sanaag for Sanaag people.
@halimamumin3643
@halimamumin3643 3 жыл бұрын
Shabaab is for Somalia. Cidna idin kula murmi meyso oo idiinka leh. Laakin Sanaag Somaliland baa leh oo u dhimaneysaa ee hana sheeganina. Somali nimadaba waan idin kaga baxeeyna ee qaata.
@aabi6235
@aabi6235 2 жыл бұрын
Somalia waa dhulkii taliyaanigu gumaysan jiray ee xaruntiisu ahayd muqdisho. Sanaag waa Somaliland waligeedna kamay hoos bixin Somaliland xitaa wakhtigii Somaliland iyo Somalia laysku odhan jiray "Somali Republic". Ufiirso maga "Somali" ma aha Somalia, ha isku khaldin labadaas.
@ggggggf7640
@ggggggf7640 3 жыл бұрын
sanaag waa goboladawarsangel malahaa isaaq laakiin ku faana idinkamaxumanaynee kolay somalibadtihiine
@suhaybomerr
@suhaybomerr 3 жыл бұрын
Badhan iyo sanaag kala saar hj ayaa leh
@zubairyawle5059
@zubairyawle5059 2 жыл бұрын
Adeer warsangali bariga fog buu kadagaa puntland baa maamusha Halkani waa dhulkii duriyada waana somaliland
@abdurahmanali4374
@abdurahmanali4374 3 жыл бұрын
bal idoor maxaa ka galay gobolka Sanaag,, Idoor gobolka Sanaag waxey ka degaan 17%,, gobolka Sanaag waa dhul Harti 83% waanna puntland.
@AhmedAli-yh5kl
@AhmedAli-yh5kl 3 жыл бұрын
Xaar baa ku haya wlhi ma jidhooy ma hooyadaa ba leh sanaag soomaliland ayaa ka talisa waana dhul soomaliland way ku soo lugooyeene Malaha title ka sare Ayaanad akhriyin ma garoowe ayaad mooday awoowe
@princesshawd6859
@princesshawd6859 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhh
@fardusali5547
@fardusali5547 3 жыл бұрын
Idoor baa laah sanaag maskiin
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
@@fardusali5547*Dhabayaco hooyadood Udbo-Lacag ayaa masayr udhimatay markaa kan yari layaab malaha*
@suhaybomerr
@suhaybomerr 3 жыл бұрын
Walee daarood ma badhan ayaad moodeen sanaag oodhan waa dhul hj faqasheey
@hanadeen
@hanadeen 3 жыл бұрын
This is not Somaliland this is part of Somalia ( puntland)
@aabi6235
@aabi6235 2 жыл бұрын
Punt taariikhdeeda soo akhriso. Land of Punt waxa la odhan jiray dhulka beeyada iyo badeecado kala duwan iyo ugaadh loo soo doonan jiray eee geeska Afrika oo xitaa Eriteria ayaa sheegata inay tahay land of Punt. Kelmadaas Punt tuulada yar ee garoowe inay sheegato oo gobolka Sanaag ku darsato waa sheeko garoowe laga soo alifay shalayto, taariikh kaa gadanta keen. Somalia waa dhulkii taliyaanigu gumaysan jiray ee xaruntiisu ahayd muqdisho. Sanaag waa Somaliland waligeedna kamay hoos bixin Somaliland xitaa wakhtigii Somaliland iyo Somalia laysku odhan jiray "Somali Republic". Ufiirso maga "Somali" ma aha Somalia, ha isku khaldin labadaas.
@aabi6235
@aabi6235 2 жыл бұрын
The Land of Punt existed when Pharaohs were ruling Egypt. That land covers all of Djibouti and more than three quarters of Somaliland and Eritrea, as well as parts of present day Ethiopia. In contrast, less than 3% of Somalia overlaps. That means, of all the countries overlapped by the historical Land of Punt, Somalia (former Italian colony) has the least in common. Anyone who cares to read history knows that “the Land of Punt” is clearly not synonymous with “puntland”. As for Somaliland's borders, they were well-defined more than 100 years ago and are indisputable. Moreover, during the reign of dictator Siad Barre, Sanaag and Bari regions’ borders remained the same and in line with Somaliland-Somalia borders. The reason the fake puntland was invented was to erase established borders and fraudulently annex Sanaag region of Somaliland. Likewise garowe’s attempt to take the whole region of Mudug from Hawiye spectacularly backfired with needlss loss of life. If garowe does not learn from its ill-conceived wars of the past, only they will suffer the most.
@zubairyawle5059
@zubairyawle5059 2 жыл бұрын
Adeer hooyadabad ushegaysa waxa this is somaliland waa sanaag galbeed halkani waa dhulkii duriyada Ordaha tuuloyinka badhan ee bariga wax idin duuba raadsada
@hirsiaid9758
@hirsiaid9758 3 жыл бұрын
Been
@Dhir.iyo.deef.
@Dhir.iyo.deef. 3 жыл бұрын
Maxa been xasad ku dhimo
@Dhir.iyo.deef.
@Dhir.iyo.deef. 3 жыл бұрын
Xasad halka aad ku gadhay Dhulka waad Rarilahayd Allah ha ku cafiyo
@hanadeen
@hanadeen 3 жыл бұрын
This reporter is misleading the people..we need to get our land back. This is the heart of the darood...
@jirfe
@jirfe 3 жыл бұрын
Not misleading sanaag warsangeli qaayb buu ka degaa buuraha aay degaan waxaa kamid ah geel doora oo ah marka laasqoray lagu socdo buurta laga daadego mashcaleed baa kamida iyo meelo badan oo aad uqurux badan, laakiin dhulkan aay gabadhu booqatay waa dhul sanaag ka mida waqooyi ceergaabo iyo waqooyi bari iyo galbeedka ceergaabo
@kuuliokool5492
@kuuliokool5492 3 жыл бұрын
Yemen? This aint it
@aabi6235
@aabi6235 2 жыл бұрын
Aan kuu saxo Hartiga Somaliland waa la yaqaanaa inay yihiin Warsangali iyo Dhulbahante. Daaroodka kale waxay degaan dhulalkooda ku yaalla Somalia iyo degaamada ku hoos jira Kenya iyo Itoobiya. Oromo iyo Masai baa ku soo fidaysee wax ka qabta dhulalkiinaas.
@abdikani6706
@abdikani6706 3 жыл бұрын
Masha Allah
Barnaamijka Buurta Dalxiiska Ee Gacan-libaax
25:17
SAAB TV
Рет қаралды 97 М.
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 9 МЛН
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3,2 МЛН
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 7 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
GALOOL FADHIID
47:59
Caalin Abyan
Рет қаралды 13 М.
DEG DEG CARABTII OO WEERAR KU QAADAY  ALFANAAN K’NAAN & SOMALIDII OO KACDAY
25:41
Barnaamijka Beeraha, by [ Cabdiqaadir C/laahi Nuur ]
23:00
Mucjisadda Daallo - Safarkaygii Sanaag
9:27
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 142 М.
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 9 МЛН