BARNAAMIJKA AFTAHAN SAAB TV MARTIDA AWABAAN BASHIIR XADI

  Рет қаралды 33,033

SAAB TV

SAAB TV

7 жыл бұрын

Пікірлер: 75
@macaashyare
@macaashyare 3 жыл бұрын
Ilaahay caafimaad iyo cimri dheer ha siiyo Legend Bashir Xaddi oo taariikh baal dahab ah ku leh fanka iyo sugaanta Soomaaliyeed laxanka aad u macaan u sameeyey heesaha loogu jecelyahay ee Soomaalida leedahay .
@faisahassan8348
@faisahassan8348 3 жыл бұрын
Bashiir Xadi Ahmed abtigay qalbi diirshe abti cimri dheer iyo caafimaad ayaan ilaahay kuu baryayaaa ❤️❤️❤️💚💚💚💚
@rachiisulub3892
@rachiisulub3892 3 жыл бұрын
Gobolke ayu ka so jeeda walal
@abdinasirmohamed4012
@abdinasirmohamed4012 4 жыл бұрын
Abwaan,mulaxan,musicion Bashiir xadi waxa uu ka mid ahaa dadka fara ku tiriska ah ee xaga cod samaynta heesaha somalida Waxa uu laxanka saaray heeso ilaa maantada la joogo dhagaysigooda aan laga xiiso goyn. Cimriga iyo caafimaad alle ha u siyaadiyo runtii shakhsi qiimo badan.
@hah7064
@hah7064 5 жыл бұрын
Bashiir Xaddi Illaahay ha ku xafido Amiin. Waa laxamiistaha ugu cajiibsan ayuu kaalinta hore kaga jiraa fanka Soomaaliyeed.
@19663245
@19663245 7 жыл бұрын
Bashiir xadi waa legend heesaha soomaalidu dhagaysato badankood laxanka saaray wadankana 35 years ka maqnaa..heesaha soomaalida ugu macaan ayuu sameeyey
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 6 жыл бұрын
Shamsan Farah Adiga laftarkaagu cuud tumista legend baad ku tahay sxb; macalinkaaga cuudka ma ogaan karnaa????. Shamsan Farah, ragga alxaanta sameeya bal adaa musician ahe sida ay ugu kala ficnaayeen wax nooga iftiimi,, 15 nin baan iska qori lkn adigu kala hormari sida loogu kala macallinsan yahay adoo aqoontaada aad u leedahay codadka fiirinaya: 1. Ismaaciil Yare 2. Cabdiraxmaan Cali Xirsi (Djiboutian) 3. Axmed Cali Cigal 4. Abdikhadar Xasan Laari 5. Axmed Naaji 6. Xudeydi 7. Cabdullaahi Qarshe 8. Axmed Nur Jangow 9. Jiim shiikh mumin 10. Saalax Qaasim 11. C/kariim Jiir 12. Axmed Gacayte 12. Bashir Xaddi 13. Dauud Cali Masxaf 14. Axmed Good Shimbir 15.Xasan Gareyd Mahadsanid Shamsan Farah, waa kaa sugaynaa insha Allaah faaiideyntaas!!!!!!!!!!!
@abdimagan3482
@abdimagan3482 5 жыл бұрын
@@AbdiazizSaidAhmed c
@abdirahmanboqolle57
@abdirahmanboqolle57 4 жыл бұрын
Horta rag badan laxanka samaynjirey baajira lkn raga ugucaansan waxaaa kamida 1. Jiim sheekh muumin 2. Cabdikariin jiir 3. Axmed Cali cigaal 4. Axmed nuur jaango 5. Axmed gacayte 6.xasan gareyt 7. Shamuuri 8. Aweys abuukar goobe 9. Saalax qaasim naaji 10. Bare maxamed fiidow 11. Rashiid bulo 12. Maxamed cige ilbir 13. Daauud Cali masxaf Ragaasaa ugucaansanaa inkastoy badnaayeen masookoobin lkn waan guudmaray
@musphaibrahim171
@musphaibrahim171 4 жыл бұрын
Masha ALLAH bashiir xaddi maskaxdiisii ismay badalin ILAHAY ha u siyaadiyee
@goodirtv8864
@goodirtv8864 4 жыл бұрын
Mucujisadii fanka wuxuu ahaa Bashiir xadi xaga laxanka Alla yaxfidak
@dahirgeyre690
@dahirgeyre690 9 ай бұрын
Allaha unaxariiso Bashir Xadi, wuxuu Xamar ku sugnaa xilligii berisamaadkii noloshu dahabi Golden era. waxaan ka helay reer Xamarka waxay yiraahdiin ""Berrisamaad waa badanaaye nabad aa kabadisay'' He legend spent most of his life in Mugadishu iyo Fanka AUN
@Mamar6310
@Mamar6310 3 жыл бұрын
Bashiir Fanaan iyo mutacalimba wuu yahay WAXAAN daawaday ANOO yar isagoo ruwaayado music tumaya sida ruwaayadii murigiyi macaan iyo jeel iyo jacayl
@guledcigaal3452
@guledcigaal3452 3 жыл бұрын
Mashaa allaah Bashiir xadi still strong.
@ubeidali1310
@ubeidali1310 3 жыл бұрын
Abwaan Bashiir Xaddi waa nin wax badan og
@yaasir1936
@yaasir1936 2 жыл бұрын
Legend Bashiir Xadi ,Abti Jiir Ninkaan ka horeeya
@awshan571
@awshan571 2 жыл бұрын
Axyaa waa jabaahiirta qarsoon 💯🥰🥰🥰🙏wallahay ninkan waxbadan baan ka bartay alle ha daayo 💯cimriga iyo caafimaadkana ha u barakeeyo ❤️🙏
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 6 жыл бұрын
Waa Macalinkii weynaa Bashiir Xadi, Legend laxameyste
@Eng_moy
@Eng_moy 2 ай бұрын
❤bashiir xadi waa abwaan iyo laxamiiste cajiib ah ❤
@GareenMedia
@GareenMedia 5 жыл бұрын
Legend, Bashiir Xadi. Mashaa Allah.
@cumarsharmarke1178
@cumarsharmarke1178 9 ай бұрын
illaahey ha u naxariisto Abwaanka bashiir
@mohamouda.dualle0277
@mohamouda.dualle0277 3 жыл бұрын
Shaqo wacan Isagoo qalabkii haystona waa kasii wacnaan lahayd Cabdulaahi shaacir xog waa hayaa Waa barnaamijyo qaaliya.
@Mamar6310
@Mamar6310 5 жыл бұрын
Abshir xadi taariikh buu hayaa Sadexdii askari ee jeel Oyo jacayl waxa ka matalayay waxay ahaayeen Cabdi heelo Iyo Hasan hankar Iyo buurbuur Ruwaayadaa habeenkii u xoreeyay baan dhaqaday jeel iyo jacayl anoo yar oo 8 years jira baa adeerkay I kaxeeyay it was sweety concert
@xafsaqaali7130
@xafsaqaali7130 4 жыл бұрын
lengend bashiir xadi
@mohamedjamma3279
@mohamedjamma3279 4 жыл бұрын
Yaa zalaam heestaas leylatul sabti sudaniga ee salah ibnu badiya qaado iyo heesta axadii ee somaliga ah walahi waa cajiib laxan ahaan midho ahaan waa isku mid nimankani waxay ahayeen Legends Hadraawi iyo Bashir Xadi
@abdirahmanboqolle57
@abdirahmanboqolle57 4 жыл бұрын
Axadii waxaa sameeyey cabdikariin jiir ee maaha bashiir xadi Sidaa ulasoco Waaa heesta uu abwaan jiir kubilaabay codadka isbedela
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
@@abdirahmanboqolle57 laxanka aya ah cabdikariin faarax qaray jiir ereyada hadraawi lkn bashiir xadi fikrada ayu so deji yey in heesta la turjumo
@Mamar6310
@Mamar6310 5 жыл бұрын
Bashiir xadi aragiisa waxaa iigu horraysay ruwaayadii MURUGIYO MACAAN EE UU SAMEEYAY AXMED SALEEBAAN BIDE 1975 BAAN U MALAYNAYAA INAY AHAYD
@musababraham5089
@musababraham5089 4 жыл бұрын
Barisamaad waa badnaaye nolol ba ka badatay legend bashiir xaddi
@faaraxladane946
@faaraxladane946 6 жыл бұрын
Bashiir xadi waa laxamayste weyn runtii heesaha aan aadka u jecla saaray isagu laxamka
@ragemsaid8697
@ragemsaid8697 5 жыл бұрын
I love shaacir he z always great. N bashiir is indeed a true legend. A legend, bisleeyay fanka, naftiisana u soo horay. Pls write lifekan aan ku filayn showga.
@azlmcl198
@azlmcl198 5 жыл бұрын
allow cimriga kuu dheeree yaa al xaaji bashiir xaddi sidoo kalana qaban-qaabiyaha barnaamijka mudane abwaan yuusuf shaacir isna wuu mahadsanyahey
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 26 күн бұрын
AHUN Ustaad Bashiir Xaddi
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 8 ай бұрын
Bashiir xaadi wuxu ahaa abwaan mulaxan musician Wana codkar aan marnaba laga daalin sheekadiisa
@ragemsaid8697
@ragemsaid8697 5 жыл бұрын
Yusuf shaacir, abwaan adiga iyo saabtv program fiican baad abuurteen. Thank u. Guys waadna noolayseen waayahayaas fanku lahaa: nolol Taas baa ahayd.Fanka maanta jooga, ma aha, talentigii uu fankii hore lahaa. Maanta waa yar yahay fan somaliyed oo jira. None almost. Ma aqoon iyo afgrad mise masiibadu- ganey baan haysanaa; no.
@azlmcl198
@azlmcl198 5 жыл бұрын
woof caleyk barnaamij iyo badh
@user-fw2er9jo5p
@user-fw2er9jo5p 9 ай бұрын
Allaha caafiyo saleebaan caare digool waan la”aa o waxaan bartay 1982 markaas o u deganaa hodan agagaarka sigaale allaha caafiyo somaali airlines wuu shaqeynayey wuxuu wax ka jilay filinki dan iyo xarago allaha caafiyo
@alimuse9541
@alimuse9541 2 жыл бұрын
USTAADKII FANKA ,LAXANKA,IYO HAL ABUURKA FANKA BASHIIR XADI,,,,,,,,,,
@osmanb8446
@osmanb8446 3 жыл бұрын
Heesaha uu laxameeyey kuwa ugu culus waxaa ugu shidan "Caashaqa ku dhegatiraa afka lagama dhawree"
@leemallin6898
@leemallin6898 9 ай бұрын
Allaha u naxariisto. Aamiin! Ustaad Bashiir!
@xkadedkardhow3534
@xkadedkardhow3534 2 жыл бұрын
Waar,abwaankii,laxmiiatii,,bashiir,,wow,abwaan,laxamiistii .r Thanks,shaacir
@maxamedtaajir3230
@maxamedtaajir3230 9 ай бұрын
Barisamad waa horeyeey ee Nololba ka badatay
@raaqiyahpahdoon9240
@raaqiyahpahdoon9240 9 ай бұрын
Ilaahay haku naxaristo Adeero 😭😭😭😭
@roblemaer4834
@roblemaer4834 9 ай бұрын
Aamiin.
@axmed1850
@axmed1850 9 ай бұрын
Allah ha u naxariisto Bashiir Xadi.
@jamiilahashi181
@jamiilahashi181 5 жыл бұрын
Marsha Allah waa somalidii qiimaha lahayd Waanay ogyihiin in ay la peenta somalida yihiin
@abdullahimohammedali929
@abdullahimohammedali929 6 жыл бұрын
Waaw
@LiibanMaxamed-sj9dq
@LiibanMaxamed-sj9dq 3 жыл бұрын
Bashiir xadi aadbuu u laxan mcnaa
@AhmedOmar-no1ci
@AhmedOmar-no1ci 2 жыл бұрын
15:52 dahab lamoodyaan damacsanaayo dayici maayee, Doqoniimo weeyaan inaan .......iga daa Fan markaas buu u dhalasho lahaaye.
@AhmedOmar-no1ci
@AhmedOmar-no1ci 2 жыл бұрын
15:52 dahab lamoodyaan damacsanaayo dayici maayee Doqoniimo weeyaan inaan .......iga daa Fan markaas buu u dhalasho lahaaye.
@mohamudabdulahi8631
@mohamudabdulahi8631 4 жыл бұрын
Ninkaan waa nin qatar ah
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Bal eega taariikhda Xaddi ka sheekaynayo. Waan jidhiidhicooday.
@xyssinkeydiid6555
@xyssinkeydiid6555 7 жыл бұрын
Bashir xadi waa nin culus LAXAMIISTE cajiiba
@gorameike3747
@gorameike3747 5 жыл бұрын
oor rdo
@gorameike3747
@gorameike3747 5 жыл бұрын
t
@Mamar6310
@Mamar6310 3 жыл бұрын
Askartaa Bashiir sheegay ee heel iyo jacayl metelatay waxay ahaayeen sadex askari 3 1 BUURBUUR 2 XASAN HANKAR 3. Iyi CABDI HEELLO
@radwanabdillahi121
@radwanabdillahi121 3 жыл бұрын
Ca. bff
@mohamudabdulahi8631
@mohamudabdulahi8631 4 жыл бұрын
Waa ninkii sameeyey hombaro libaax bay soo wadaa
@buuxciise1382
@buuxciise1382 2 жыл бұрын
Laxanka ayu leyahay
@saidosmanaden8532
@saidosmanaden8532 2 жыл бұрын
Bashir Xaddi, Fanaan qiimo weyn leh ku mahadsan waayo aragnimadiisa siduu u soo gudbiyey jiilkan dambe wax kaga qaataan.
@tiigsade
@tiigsade 3 жыл бұрын
Shaacir waa dedaaley lkn waraysigu sidaan jeclaanlahaa uma faahfaahsana
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 4 жыл бұрын
Qof qof ilbaxaa hargaysa yimaada Sida Ina xadi
@cumarislaw
@cumarislaw Жыл бұрын
Bashiir xadi laxamadiisu waa mucjizo gooniya Waxaa kaloon ku jeclahay inuu fankii iyo wadankiiba isaga tagay markii fanaaniintii lagu khasbay iney maxamed siyaad amaanaan ama shaqada laga eryo qaran dumisna loogu yeero
@abdurahmanmohamedhussein1212
@abdurahmanmohamedhussein1212 3 жыл бұрын
H
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 2 жыл бұрын
Waar kan wax waraysanayaa kii seeftu qaadday miyaanu ahayn?
@Ak-nv9zn
@Ak-nv9zn 2 жыл бұрын
Talyaani afkaa lagudhacaa oo been loodhahaa talyaniyaa ahay labarta lagabadsha afkeyga maaigutahay xafado kuaheen kugusohurgufay wadankalena kayeshay kadhofay caloshadana dhexdhigay malayin afafkale uqarsoyihin kuah hooseyna uah wadamokale hadabo afkaga halagagaturjubano hakuhadlin afkisa hadii utagtid ayi duwlad oo afkaga aheen mushdamacaga udaneyntis dalxa oo dacayadeyo dadka afkoda kula hadlo doowladaha oo amano dadka afkoda siyasad kugudbiyo afaka qalad kafana kuhadalka afkoda isago kuqalday bulshada kagahoreyo hadeynoqoto inuu katageyn afka siyasadase oogawaday
@mahamedali6310
@mahamedali6310 4 жыл бұрын
Iidoor aftahan malehee ordoo bari u arahtaga Dadkan aragan kala taga
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
Xaasid haw dhiman isaaq inuu yahay aftaahan somali oo dhan ayaa u qirtey
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
ogow hinasaha walagu khafifa nin wayno hinasay hinase u dhimo
@yaasir1936
@yaasir1936 2 жыл бұрын
Makhnuud Bilaa Meher Lagu Dhalay
@calicumar5266
@calicumar5266 3 жыл бұрын
Been badan baa ku jirta
@AhmedOmar-no1ci
@AhmedOmar-no1ci 2 жыл бұрын
15:52 dahab lamoodyaan damacsanaayo dayici maayee Doqoniimo weeyaan inaan .......iga daa Fan markaas buu u dhalasho lahaaye.
@AhmedOmar-no1ci
@AhmedOmar-no1ci 2 жыл бұрын
15:52 dahab lamoodyaan damacsanaayo dayici maayee , Doqoniimo weeyaan inaan .......iga daa Fan markaas buu u dhalasho lahaaye.
@AhmedOmar-no1ci
@AhmedOmar-no1ci 2 жыл бұрын
15:52 dahab lamoodyaan damacsanaayo dayici maayee Doqoniimo weeyaan inaan .......iga daa Fan markaas buu u dhalasho lahaaye.
@AhmedOmar-no1ci
@AhmedOmar-no1ci 2 жыл бұрын
15:52 dahab lamoodyaan damacsanaayo dayici maayee Doqoniimo weeyaan inaan .......iga daa Fan markaas buu u dhalasho lahaaye.
Dhaqan iyo Dhigaal, Taariikho Faneed- Nagiib Axmed Xaashi
1:01:57
Final muy increíble 😱
00:46
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 50 МЛН
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 101 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 60 МЛН
BARNAAMIJKA AFTAHAN SAAB TV XIDIGISKA
36:08
SAAB TV
Рет қаралды 24 М.
Cali Sugulle, Dararamle & Xudeydi
34:42
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 82 М.
FAYSAL | XOGTA DAHSOON | BADDA CAS | 'SIRTA ITOOBIYA' | DFS
36:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 10 М.
Sidee loo laxameeyaa heesaha ? Qaybta 2aad
35:33
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 25 М.
How is it possible? 😅 #behindthescenes? #vfx
0:19
The Quinetto's
Рет қаралды 34 МЛН
Cậu bé tốt bụng khi có người anh tốt | 111
1:01
Ông Lùn Vlog
Рет қаралды 6 МЛН
رورو ضد رقيه🔫😲🚀 #shorts
0:13
رورو فاميلي | Roro Family
Рет қаралды 27 МЛН
😆 @SantiOficialll @SantiFansshort @CAMILOAGUILLONN
0:15
Santi
Рет қаралды 8 МЛН