ASALKA SOOMAALIDA - QEYBTII 1AAD

  Рет қаралды 17,522

AyroTV

AyroTV

3 жыл бұрын

Barnaamijka Asalka Soomaalida & Dhiiga E1b1b.
Waxayny ku soo qaadan Dhiiga Isir sidaha Soomaalida waa noocee da'diisuna maxaa lagu qiyaasaa,
Sidoo kale sidee buu Dunida ugu baahay' Yaase faafiyay.
Wadamada maanta laga helo & dadyowga caanka ah yaa kamida. inagoo DNA tixraaceyno Sinjiga Soomaalida' ma Madow baa, ma Carab baa mise?
Tiro ahaan dadka Soomaaliyeed ee leh Hida sidaha E1b1b iyo arrimo kale
Martida Barnaamijka
Drs Muna Wadani United kingdom
Presented Ayrotv
Ayrotv KZfaq
ayrotv@gmail.com
Machadka Baarista Taariikhda iyo Dhaqanka Carro Edeg

Пікірлер: 124
@mohamudali1367
@mohamudali1367 2 жыл бұрын
Muna walaashay alle ku siyaadiyo aqoonta aad leedahay
@mhd-od9vo
@mhd-od9vo Жыл бұрын
Afaomaligu Inu afki nabi adan yahay waxa cadayn ah todobadi ciidood ee kaladuwane adan laga aburay dhulka kaliya adunka laga hela waa dhulka somalida melkalo adunyada laga helikara ma jirto
@maxamedsugaal2723
@maxamedsugaal2723 3 жыл бұрын
Maasha alah umadii somaliyeed waa ay baraarugtay wax badan ayaan idiinla wadaagi doonaa Insha alah dadaal dadaala
@user-nk7cs2dz9o
@user-nk7cs2dz9o 3 жыл бұрын
Waa run lkn waxaan garan waayey Sababta loo qariyo taariikhda Soomaalida
@thisguy2372
@thisguy2372 Жыл бұрын
@@user-nk7cs2dz9o ayagaa qariya daarood iyo isaaq baa ugu daran oo iska leexinaya
@fartuungafaajeh8737
@fartuungafaajeh8737 Жыл бұрын
​@@thisguy2372no saaxiib qabiilka kasootag gaaladoo dhanbaa qariya nin raba inaad ogaatid majirto
@alto4989
@alto4989 2 жыл бұрын
M.a wax badan kaa faaiday muna alle ku siyaadiyo aqoonta leedahay adna sido kale ayro tv
@saidadahir5615
@saidadahir5615 3 жыл бұрын
mashallah aad iyo aad ayaan oogu faraxsanahay, barnaamijkaan!
@nurduube9182
@nurduube9182 3 жыл бұрын
Bro, dadaalkaaga wad kumahdsantahay, balse e1b1b ma'ahaa miyaa wiilkii nebi nuux ee xaam
@Wadajirka
@Wadajirka 3 жыл бұрын
Waa laga falcelinayaa arikan waana in aynu ilaashano asalka
@linaspiro263
@linaspiro263 3 жыл бұрын
Yes we need to download and save these videos
@inkognito3263
@inkognito3263 3 жыл бұрын
Waa in la halgama, waxa lagu socdo ma aha dhulka iyo macdanta kali ah ee waxa la boobaya taarikhda iyo dadka soomaaliyeed.
@AyroTV
@AyroTV 3 жыл бұрын
Waa sidaa wax waliba weerar ayaa lagu yahay, waxaana loo adeegsanayaa kuwa inaga mida
@inkognito3263
@inkognito3263 3 жыл бұрын
Halganka qayb aan runti qiyas lagu koobi karin ayad kaga jirtan. Waxan guule ka baryaya, in dad soomaaliyeed oo idinka oo kale ah inay kuso biiran halganka loogu jiro ummadda soomaaliyeed.
@AyroTV
@AyroTV 3 жыл бұрын
@@inkognito3263 mahadsanid Abdi King
@user-nk7cs2dz9o
@user-nk7cs2dz9o 3 жыл бұрын
Isir ayaan ka hadlayaa ee Soomaali iyo dal kama taagna hada Runta iyo sida loo wada dhashay ayaaa halgan u baahan ee uma baahna taariikh
@sidramoha1646
@sidramoha1646 3 жыл бұрын
Wax xun baa la sheegan karin ma ahee waxaan maqlay in fircoon asalkiisa somali ahaa oo degmada afgooye iyo aagaa ka tagay Taana kolba wixii la sheega waxbaa ka jiree hala soo baaro Tankle meel buur heybe layirahdo waxaan ku maqla oo kuyaala abka aadan iyo awoy haawo gurigooda Baydhabo sidkle waxa ku yaala nabi hus meel la dhaho Iyo god la sheegay in dhaxdii lagu lumo oo ilaa kabcada tago waa sida dadka qaar sheegayaan Oo qowmu huud iyo saalax iney guryahoodi aheed lagu sheego Marka wll baritaankina dirada ku saara deganadaa iyo afka maayga idinnko raali ah plz
@Mohamed_Ali-YTA
@Mohamed_Ali-YTA 3 жыл бұрын
Dhulka somaliyed waa wada tarikh
@hamdiabdinasir5487
@hamdiabdinasir5487 5 ай бұрын
Aad baan ugu mahadcelinaynaa gabadhaas aqoonyahanada iyo wariyaha soo gudbinayaba
@saraxlaboodosman5362
@saraxlaboodosman5362 2 жыл бұрын
Jazakalaahu kheyran
@abdigedi4408
@abdigedi4408 Жыл бұрын
Waa sheeko muhiim ah oo in la ogaado thanks guys
@fatumiina4415
@fatumiina4415 Жыл бұрын
Igadaa waxaa madhegeysankaree waalhy soomaali waa umad taarikh leh oo lajebiyey
@mohamilgochannel6165
@mohamilgochannel6165 3 жыл бұрын
Run ahaantii markaan dhageystey video gaan wax badan baan dareemay ineynu nahay dad tarikhdas leh sababtoo ah waxaan. Arkey erayo somaali ah bay faraaciyiintii ku hadlayeen wuuqana waaba inagoo kale sey wax u jiraan
@Maxamedcarab4
@Maxamedcarab4 2 жыл бұрын
Soomaali tariiqdeda waxa loo babinaayo wax yar maa u maleysaa hadaan dhalanyaro nahay waa inaa xaqiiqda banaanka usoo saraa
@AyroTV
@AyroTV 3 жыл бұрын
Haplogroup E1b1b (Y-DNA) Outside Europe, E1b1b is found at high frequencies in Morocco (over 80%), Somalia (80%), Ethiopia (40% to 80%), Tunisia (70%), Algeria (60%), Egypt (40%), Jordan (25%), Palestine (20%), and Lebanon (17.5%). On the European continent it has the highest concentration in Kosovo (over 45%), Albania and Montenegro (both 27%), Bulgaria (23%), Macedonia and Greece (both 21%), Cyprus (20%), Sicily (20%), South Italy (18.5%), Serbia (18%) and Romania (15%). Ashkenazi Jews have approximately 20% of E1b1b, which falls mostly under specific clades of E-M123.
@ibrahimhassan4433
@ibrahimhassan4433 Жыл бұрын
Sxb wax badan ayaan ka hadlay dadka dadkii aduunka u gu horeeyey xataa waxaan sheegay aadam csm inuu ahaay somali waxa wax qaldaya waa yahuuda iyo carabta
@dmgproduction5
@dmgproduction5 3 жыл бұрын
Maasha allah gabadhu aad bay u saxday arinta ay ka hadashay lkn Africa waa qaarad ee maha asal Somaliyana waa qeyb ka mida haduu qofku sheegto wuxuu sheegaya qaarada uu ka yimid, sidoo kale midabka Madow maha waxkale ee waa midabka jirka, haduu qofku sheegto waa asagoo sheegay midabka jirkiisa leeyahay lkn waxaa kasoo sukeeya waa Soomaali
@user-fk6sw1tf6e
@user-fk6sw1tf6e 5 ай бұрын
Madaxwayne manqdaa aan quruunta uruuriyee
@Qaasimhirsi
@Qaasimhirsi 3 жыл бұрын
Wallahi, arintaani isir Soomalaigu waxay u baahan tahay dagaal af iyo addin labadaba ku shaqeeya ee fadlan ha la is aruursado oo hala hawl galo
@user-lz8xz2wt4w
@user-lz8xz2wt4w 3 жыл бұрын
Cushitic baad tahay
@aminarobleh9604
@aminarobleh9604 3 жыл бұрын
Mashaa Allah I support the view of the sister that Somali are not black or Arabs but Somali and have different shades and our Gene is unique. A lots of European have this Gene of course including all the northern of Africa
@ayahadam8299
@ayahadam8299 3 жыл бұрын
madow waan nahay walaal dna ga gabadhu ka hadlayso waa african soomaalida cirka kamay soo dhicin dadka kale oo african ka ah bey la dhasheen e1b1b oo somalidu uu badantahay wuxuu la dhashay e1b1a oo ah west african saas ula socda somalidu race gooni ah oo african kale ka duwan maaha dhinaca hooyo waxaan ka nahay L 60.5% dadkeenu waa L hooyo african ah weeye waa hooyada dadka kale ee madow dhashay african nimadeena aan proud ku noqon alx ilaahay african iga dhigay dhulkeyga quruxda badan oo hodan ka ah
@ayahadam8299
@ayahadam8299 3 жыл бұрын
dadka north africa europe iyo midle east jooga dna ga e1b1b sita nin african ah baa dhalay macnaheedu maaha e1b1b inuu african ahayn hadii dad cadcad sitaan
@abdikarinyusufosman4074
@abdikarinyusufosman4074 2 жыл бұрын
Somalis are not bantu but we are black kusiti.ok
@user-lq3ik4ig6q
@user-lq3ik4ig6q 11 ай бұрын
Muno wadani masha allaah qof wanaagsan ayaad tahay
@bashiirsugulle
@bashiirsugulle Жыл бұрын
Munaa guul bankurajenay hajoojin rutiiba ilahy inatusay Tvga ayro tv wada walalyal guushi Albabkedii banhelnay
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 8 ай бұрын
Ka.soco.wariye.dayarta.u.faa.iideya
@ibnuleelkaseboqordiiftireb9241
@ibnuleelkaseboqordiiftireb9241 3 жыл бұрын
Arinta xabaala qodka muuqaal gaara kasoo samee si dadku ugu baraarugaan oo looga hortago
@AyroTV
@AyroTV 3 жыл бұрын
Iinsha Allah waa talo fiican mahadsanid ibnu Leelkase
@qalbisaafiya7613
@qalbisaafiya7613 3 жыл бұрын
Xageen laga helaa video yeda
@abdullahiabshir9607
@abdullahiabshir9607 3 жыл бұрын
Afsomaligu inu afki nabi Adan yahay wax baa ka jidha
@garaadhayraan1885
@garaadhayraan1885 3 жыл бұрын
Ugaas wax xog ah oo ku saabsan arrinkaas ama tixraac maka haysaa.
@box5319
@box5319 2 жыл бұрын
@@garaadhayraan1885 its in the Bible. Read Genesis for historical purposes
@garaadhayraan1885
@garaadhayraan1885 2 жыл бұрын
@@box5319 aduu inoo soo akhri awowe
@user-rh6br3mb2n
@user-rh6br3mb2n Жыл бұрын
@@garaadhayraan1885 maso ogaatay
@farabenben2125
@farabenben2125 3 жыл бұрын
Merci beaucoup mr Abroone, pour ce magnifique sujet
@AyroTV
@AyroTV 3 жыл бұрын
Adigaa mudan Sxb Faraben
@zhidk7806
@zhidk7806 2 жыл бұрын
Arin aan yaranteydi is weeydin jiray ayan cwa faa'iday
@khiderijaam1310
@khiderijaam1310 Жыл бұрын
Islaanta hadlaysa wajigeeda Hala arko
@bulale4495
@bulale4495 Жыл бұрын
Mashallahav faysala shaqo wacan baad wada walal waxaan kuguladardarmayaa in adan kacajisin barmamijkaan waxtarka leh oo ah dib umurajeceenta Where we originally come from And who is somali Iyo halbeegaga kusaleysan qaab cilmiyeesan
@ayahaqeel1782
@ayahaqeel1782 3 жыл бұрын
Arabta asal ah iyo yahuuda asal ah dhamaantood waa dad ka farcamay Somalid. J haplogroup waxay ka yimaadeen Iraan ee ma'ah dad asal ahayn ku ah bariga dhixay.
@AyroTV
@AyroTV 3 жыл бұрын
Asal hadaad ma qasho waa Soomaalida, si taasi loo qariyo waxaa la faafiyay Been iyo in Dhulka Soomaaliyeed laga abuuro xaalado inagu qasbay inaan madaxa kor u qaadi weyno. Mahadsanid
@Safa19802
@Safa19802 3 жыл бұрын
@@AyroTV asc inkasto cinwaankaan laheen dr.
@Safa19802
@Safa19802 3 жыл бұрын
@@AyroTV walaal carabtu waxeey u badantahay j1 oo waxee dhahaan nabi ibrahim j1 ayuu ahaa . J1 waxed ku badantahay ciraaq iyo yamen . Siiba ciraaq. Laakiin haplo group j waxaa laga helaa turkiga
@Safa19802
@Safa19802 3 жыл бұрын
@@AyroTV Waxaan u maleen e1b1b ee tahay sematic ee nabiyadu ka soo jeedaan
@Safa19802
@Safa19802 3 жыл бұрын
@@AyroTV kzfaq.info/get/bejne/h7eVasJ7vKjMc3U.html
@hamdiabdinasir5487
@hamdiabdinasir5487 5 ай бұрын
Waxaan doonaynaa inaad ogaataan in dadka aduunka oo dhan ka farcamay somalida in kale
@abdigedi4408
@abdigedi4408 Жыл бұрын
Muna thank you we r somali not arab not black not even white only somali
@kiinadan6786
@kiinadan6786 9 ай бұрын
Samaritans of Israel waxay haystaan 100 kiiba 100
@user-fk6sw1tf6e
@user-fk6sw1tf6e 5 ай бұрын
Soomaalidu Aljeeriya ma isku dhiigbaa wadamada kalena noosheega
@user-fk6sw1tf6e
@user-fk6sw1tf6e 5 ай бұрын
Waan helsy jawabta waad mahdsan tihiin
@silasila6017
@silasila6017 3 жыл бұрын
Ma ogi
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 жыл бұрын
Schoolka waxan nagula baray inañ Cushites nahay
@thisguy2372
@thisguy2372 Жыл бұрын
Cushitic wa af maaha dad. Wan ka faceaynahay
@ahmeddanan4618
@ahmeddanan4618 3 жыл бұрын
Soomali waa dad Taariikh fog leh Iyagaa Dad shalay ka yimid iska dhigaya
@user-nk7cs2dz9o
@user-nk7cs2dz9o 3 жыл бұрын
Soomaali kama hadleyno ee waxaan ka hadlayaa isir iyo qabyaalad a reeraha aan wada dhalan
@tomandjerry6262
@tomandjerry6262 2 жыл бұрын
Walal maydka masar la geeyay ee la qaatay.Soo dhig sawirkisa iyo xogtisa......
@mahamedmarshall9058
@mahamedmarshall9058 3 жыл бұрын
Wariye #Faysal Gabadha meesha ay sheegeyso ee magalada xarla in badan ayn maray runtii waa magalo 90%Aasan dhowr sanno kahor ayaa profassoro ka socdo UK gaar ahaan #Cambridge university ay itopiyanku keenen dadka kunool markaad aragto waad garan asal somali inay yihin kaliya maaha xarla ooo kli ah magalooyinka buurta dhangaga ku yaalo oo dhan sida Jaldeysa
@thruthtv894
@thruthtv894 3 жыл бұрын
Why aad u galine inta dhan xayeysiin wa cajis mala dawan karo.
@hussenmohamedwarsame8444
@hussenmohamedwarsame8444 3 жыл бұрын
Aad baan ugu mahadcelinayaa muuno wadani iyo dhamaan dhamaantiinba . Waxaan maanta yutubkaan laheyn arin ah asalka soomaalida waxaanay igu qaatay baaritaankaygii muddo ka badan 15 sano. Mahadsanid.
@user-nk7cs2dz9o
@user-nk7cs2dz9o 3 жыл бұрын
Saaxiib hadii aad baadhaysay asalka Soomaalida 15 sano ma wadaagi karnaa si aan meel u gaadhsiino
@fartuungafaajeh8737
@fartuungafaajeh8737 Жыл бұрын
​@@user-nk7cs2dz9owalaal somalidu toos waxay ugalayaan nabi aadam umaduna anagay naga faracmeen
@user-nk7cs2dz9o
@user-nk7cs2dz9o Жыл бұрын
@@fartuungafaajeh8737 nabi Aadan wax toosnu galas manjiraaan waxa rav aduunka joogaaa I waxay ku kala abtirsasaan sedexdii limo nabi nuux
@ibrahimhassan4433
@ibrahimhassan4433 Жыл бұрын
Sister I m interested you are very welcome juwsh ayaa aduunka badelay
@alhaajiwaddani48
@alhaajiwaddani48 2 жыл бұрын
Somalidu waa isir ka bini aadamka
@idilmohamed22
@idilmohamed22 Жыл бұрын
Somali-issa weyan dadka deganka somalida ee cafar la yoskeyeh in ethiopia
@ishmaelamarreh3651
@ishmaelamarreh3651 3 жыл бұрын
How can somali people interested in collaborating with Dr. Muma can reach out to her and her team?
@hassanabdullahi4222
@hassanabdullahi4222 3 жыл бұрын
Nebi Ismaaciil hooyadii waa Hagar oo ah Xagar. Xagar waa geed Soomaali oo magoola oo adkeeysi badan. Waa geed geelu daaqo oo asalkana laga sameeyo. Magaca wuxuu la micno yahay u dhow Magaca Magool.
@davionfabian5178
@davionfabian5178 2 жыл бұрын
I know it is pretty randomly asking but does anybody know of a good place to watch new movies online ?
@nathancassius9484
@nathancassius9484 2 жыл бұрын
@Davion Fabian Flixportal :P
@davionfabian5178
@davionfabian5178 2 жыл бұрын
@Nathan Cassius Thanks, signed up and it seems to work :) I appreciate it !
@nathancassius9484
@nathancassius9484 2 жыл бұрын
@Davion Fabian You are welcome =)
@abdirashiidmohamed4199
@abdirashiidmohamed4199 2 жыл бұрын
Mahad sanid
@mohamedosman3087
@mohamedosman3087 Жыл бұрын
Soomali waa soomaali, gabadha wey saxday DNA, si fiicanba way u sharaxday. Laakiin sida ay isula dhasheen soomaalida bal iyana wax ka soo sheega.
@user-nk7cs2dz9o
@user-nk7cs2dz9o 3 жыл бұрын
Qabiilada way kala yihii oo T-L208 waxaa iska leh qolada Dirka. Daarood iyo Hawiye waa E-V32 markaa yaa Soomaaliya ?
@ajabtv336
@ajabtv336 3 жыл бұрын
Dir isaaq E-v32 ah ayaa jura
@user-nk7cs2dz9o
@user-nk7cs2dz9o 3 жыл бұрын
@@ajabtv336 Haa way jiraan lkn ?
@Mahad67
@Mahad67 3 жыл бұрын
Saxiib Hawiye T-M70 ah way badan yihiin, lkn waxa u badan T-ga waa Dir
@user-nk7cs2dz9o
@user-nk7cs2dz9o 3 жыл бұрын
@@Mahad67 way jiraan lkn ogow kuwaasi Hawiye ma aha, waxaana lagu xantaa in ay yihiin qolo kale taasi cid waliba way ogtahay , iyaguna way is og yihiin !
@hassanolol1292
@hassanolol1292 3 жыл бұрын
@@user-nk7cs2dz9o waa kuwee sxb
@asma89890
@asma89890 3 жыл бұрын
Somali DNA in e-m35 uu dhulka Somalida Ka soo bilaabmy dagaal wayn ba lugula jira intaas oo dad ban Kula dagaalamay, sinai baa la siinaya sida loo yiraahdu dhulkaas buu Ka so farcamay.
@AyroTV
@AyroTV 3 жыл бұрын
Waa arrin jirta waxaana dagaalka loo qaybiyay dhowr dhinac oo Bulshadeena waxaa lagu riday Jahwareerin iyo Isir walaadid Mahadsanid
@asma89890
@asma89890 3 жыл бұрын
@@AyroTV waan idin taageera, sii wada halganka. ❤️❤️❤️
@ayahaqeel1782
@ayahaqeel1782 3 жыл бұрын
Walal Sinia waa dhul somali oo gacanteena kabaxay siday gacant nooga baxday masar. Sinia waxaa ku yaalo asaar kutaalo buuraha Bari . Dadka Soomalida waxay daganaayiin Geeska Africa ilaa bariga dhexe. Tariikhda hala siibaaro. Dna ga dadka kunool masar, khalijka ilaa dhulka shaam qaxay la wadaagaan dhiiga Soomaalida.
@user-nk7cs2dz9o
@user-nk7cs2dz9o 3 жыл бұрын
Wali ma beentii ayaad wadaan Joojiya taasi
@ahmeddanan4618
@ahmeddanan4618 3 жыл бұрын
@@user-nk7cs2dz9o Nio Dagaal ayaa lagula jiraa soomali waa soomali waana dad taariiikh fog leh
@odini161
@odini161 2 жыл бұрын
Walal waxan ku waydina side ku ogaankara isir sidaxa DNAga iisheeg bro lkn inaan ogaado ayaan rabaa plz halkan joojo mugdisho
@odini161
@odini161 2 жыл бұрын
Iyo waxan ku waydinayaa ahraamta yaadhisay iisheeg walal iga jahli bixi cod SI waye
@onkod880
@onkod880 Жыл бұрын
@@odini161 Ahraamta Massar waxa dhisay Qibdiyiin (faraaciin)..
@ibrahimhassan4433
@ibrahimhassan4433 Жыл бұрын
Sister aduunka waa been ayaa laga sheegay waxaana waxaa sameeyey yahuud yahuud waa fidnada aduunka yahuudu ma yaro waxaa ka mind ah ingriiska mareykanka khaliijka kulugood waa yahuud been aduunka u sheegeen aaran odlof hidler ayaa ka mid ah yahuuda
@ruwamoha8873
@ruwamoha8873 3 жыл бұрын
DNA hindida madow iyo somalida maisku midbaa
@dalmardaadjecel4647
@dalmardaadjecel4647 3 жыл бұрын
Maya inaga ka waxa nahay qolo goni o ka wayn sa maqlay
@linaspiro263
@linaspiro263 3 жыл бұрын
They related to the habesha in particular the Eritreans. But I have suspect a gypsy tribe in India called the Kabelyas are related to Somalida
@kiinadan6786
@kiinadan6786 2 жыл бұрын
Haplogroup kan murran badan ayaa ka jirra meeshuu asal ka soo jeedo, Somaalidu in ay Pharos ka soo jeedaan laakiin asal halka iyagu ka yimaadeen ayaa murran ka joogaa!
@abdiabdi7271
@abdiabdi7271 Жыл бұрын
Aniga T-L208 hablogroup noqday am isaaq ciise muuse ✔ ee beenta kadaa umada somalidu waa E iyo T labadaba way leyihiin halkeed E uun noogu xayaysiin baastar
@fartuungafaajeh8737
@fartuungafaajeh8737 Жыл бұрын
Maxaa kaa qaldan dhanka kore ebaad tiihiin ee waa hoos t e xitaa y baa kujira marka waa isla meeshii
@BOOTAAN72
@BOOTAAN72 9 ай бұрын
marka 80% aynu nahay e1b1b intee qof oo soomaali ah ayaa lagabaaray dna tirada labaaray sambal ahaan maku filan tahay
@Daljirka-Dahsoon
@Daljirka-Dahsoon Ай бұрын
200 iyo wax lajira. Waa baaritaankii Holand lagu sameeyey. Waa tiro kufilan saadaalin wanaagsan waloow in intaa kabadan kasiifiicnaan laheyd. Badnaanta khaladka ayeey yareysaa.
ASALKA SOOMAALIDA IYO AQOONTA DHAQANKA- MAXAMED SULDAAN SACIID
38:55
ASALKA SOOMAALIDA QEYBTII 2-AAD
28:08
AyroTV
Рет қаралды 23 М.
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН
Alat Seru Penolong untuk Mimpi Indah Bayi!
00:31
Let's GLOW! Indonesian
Рет қаралды 15 МЛН
Children deceived dad #comedy
00:19
yuzvikii_family
Рет қаралды 8 МЛН
Afsoomaligu waa Afkii Nebi Aadan ( Buuga Adam's Word)
55:58
Sidee qaliin la isugu qurxin karaa? l Qaybtii 1aad
27:16
Hereri Media
Рет қаралды 152 М.
3 KUN oo Sano iyo ka hor Taariikhda Soomaalida (Saciid Shidaad)
32:08
Soomaalida Halkey kasoo Jeedaa ?   Sh Calinuur Axmad Xoogsade
34:27
Taariikhda Qabiilada Soomaalida & Asalkooda Qaybtii 2aad
45:48
Sayid Abdirahman
Рет қаралды 102 М.
Maxaa ka jira in Oroma badan ay Soomaali yihiin? Q/2aad
42:19
Xogaha Dunida
Рет қаралды 18 М.
ЕНЕШКА 2 СЕЗОН | 2-бөлім | ТОКАЛ АЛЫП БЕРЕМІН
23:12
Слепой парень помог раскрыть тайну 😱
0:45
Фильмы I Сериалы
Рет қаралды 1,1 МЛН
Cậu bé tốt bụng khi có người anh tốt | 111
1:01
Ông Lùn Vlog
Рет қаралды 6 МЛН