Baro Af Jarmalka - Verb: dürfen (ogolaasho)

  Рет қаралды 5,935

WAZIIRKA FILMS

WAZIIRKA FILMS

3 жыл бұрын

Ma dooneysaa inaad barato sida loogu hadlo Af Jarmalka si kalsooni leh oo aad ugu fiican nolol maalmeedkaaga?
Waxaan kugu tusi doonaa casharkan, falka/ficilka : dürfen(ogolaasho).
WALAALAYAAL NAGU CAAWIYA SUBSCRIBE - LIKE IYO SHARE
/ waziirkafilms
WAA MAHADSANTIHIIN
I am Somali Actor, Director, Editor, Producer, Web-Designer And IT Professional.
Please, Like and Subscribe to my channel for more video.
I made this video for education purpose only.
I have this passion for video editing and the idea of sharing my knowledge.
Any feedback is appreciated.
Liking and Comments highly appreciated.
And if you like what i do Please Prove it, Subscribe.
You can request a tutorial anytime.
Thanks for visiting!
Best regards
WAZIIRKA FILMS
Facebook Page | / waziirka.films
Facebook Profile | / wazirka.films
Follow Me | / waziirka_films
Follow Me | / waziirka_films
Follow Me | / waziirka_films

Пікірлер: 61
@Abdirahman-mn8gg
@Abdirahman-mn8gg 2 ай бұрын
Mahadsanid' walal
@laylahaybe4126
@laylahaybe4126 3 жыл бұрын
Mnsh Allah jaa saa Allah Khyr waad no faiidaystay wlhi macalin ❤️
@user-cd6zb2vv4i
@user-cd6zb2vv4i 7 ай бұрын
Danke schön 🎉
@mohamedabdullahi8729
@mohamedabdullahi8729 Жыл бұрын
Danke schön
@user-ph6kc7bk4z
@user-ph6kc7bk4z 10 ай бұрын
Marwa anas danke ❤❤
@user-ph6kc7bk4z
@user-ph6kc7bk4z 10 ай бұрын
Danke ❤❤
@rahmaabdulahi3878
@rahmaabdulahi3878 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@samara-love7518
@samara-love7518 3 жыл бұрын
Wow thnks wllo
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Adaa mudan
@adnaibraahim6884
@adnaibraahim6884 3 жыл бұрын
masha allah
@mahadmusa9820
@mahadmusa9820 3 жыл бұрын
Vielen Dank macalin
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Bitte schön
@dheeman8930
@dheeman8930 3 жыл бұрын
شكرا أخي👍👍👍👍
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
عفوا اختي
@ismaelhasanmohamed5120
@ismaelhasanmohamed5120 3 жыл бұрын
Keep going nool badan noo heysaa bro
@khadarsomalitv2920
@khadarsomalitv2920 3 жыл бұрын
Danke schön 🤩🙏🙏
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Bitte schön
@ladancumar8573
@ladancumar8573 3 жыл бұрын
Macalin waad mahad santahy
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Adaa mudan
@hadonmaxma2067
@hadonmaxma2067 Жыл бұрын
Wcs ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@najmacismaan7410
@najmacismaan7410 3 жыл бұрын
Dank viel mal 🙏
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Bitte schön
@zaraahmed3415
@zaraahmed3415 3 жыл бұрын
Wlhi waligey comment Ma qorin for Ma life balse adi waxa ka faaidey alle hakugu badalo wax kle Msha allah Mhdsanid nosoo badi wllo ani garamerka igu adag iyo sida warqada loo qoro
@user-ci1ry8zs7t
@user-ci1ry8zs7t 6 ай бұрын
Danke lernen
@user-ci1ry8zs7t
@user-ci1ry8zs7t 6 ай бұрын
Maclin walhi wax badan maan kaa faa iidey mcalin mögen wollen haben kuli sidaan oo kale noo fahan sii ❤
@ummuamiirabeauty532
@ummuamiirabeauty532 3 жыл бұрын
Noo soo badi wll plz
@naimamohamud9425
@naimamohamud9425 3 жыл бұрын
Aad ayaad umahad santahay wll qaali ah
@Maxamed_abdishakur
@Maxamed_abdishakur Жыл бұрын
Hadanad af somali ku sheegi karin maxaad nabaraysaa markaa
@farxiyacabdi4808
@farxiyacabdi4808 Жыл бұрын
plz plz plz noguso ceeli dhamaan model verben ka waan ku wareeere 6 ficil plz ma fahansani
@user-ci1ry8zs7t
@user-ci1ry8zs7t 6 ай бұрын
Maclin walhi wax badan maan kaa faa iidey mcalin mögen wollen haben kuli sidaan oo kale noo fahan sii
@user-eg7oi8ps1h
@user-eg7oi8ps1h Жыл бұрын
Wasir casharadada ayan kuxiranahay
@saffamahamed2570
@saffamahamed2570 Жыл бұрын
Asc
@laylahaybe4126
@laylahaybe4126 3 жыл бұрын
Macalin markan Rabo inaan dhaho Dalo isi sida dhakhtarka oo kle maxa dhahay ama ilaa tali camal
@user-eg7oi8ps1h
@user-eg7oi8ps1h Жыл бұрын
Sharaxad fican ayad bixisay
@7kimhagu
@7kimhagu 3 жыл бұрын
Waxad noso mayesa wlalo perfekt iyo präsens pls kuwasa ku warere pls waa codsi na fahansi waka faidesanena Mahadsanid♥♥♥
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Okay walaal
@caashacabdulahi4326
@caashacabdulahi4326 3 жыл бұрын
Wll maa inooso badisid luqada waan adagthy runtii
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Waa yahay
@UpdirahmaanShaip
@UpdirahmaanShaip 11 ай бұрын
Du bist sihr danke
@barrelyrics3811
@barrelyrics3811 3 жыл бұрын
Modalverben wollen kuma jirto miyaa bro????
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
wee kujirtaa walaal sificn u fiiri waa soo qoray
@7kimhagu
@7kimhagu 3 жыл бұрын
Darf ich spazieren gegangen oder gehen ficilka so isma badalayo??
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Hada wax tagay ka dhigeysid waa in aad keentaa haben ama facilka sein ( bin ) waxa dhihi kartaa => Ich bin spazieren gegangen
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Af somali mahaan waxey noqoneysaa socod ayaan u baxay ama aaday,
@7kimhagu
@7kimhagu 3 жыл бұрын
@@WAZIIRKAFILMS thank youu wll qaali
@pubgsquad4183
@pubgsquad4183 3 жыл бұрын
Asc macalin Können iyo dürfen Maxaa ku kala duwan yihiin?
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Können waa awood waa sida englisch ka can awood waxaas iyo waxaas waa awoodaa cml waa sameynkaraa cml
@pubgsquad4183
@pubgsquad4183 3 жыл бұрын
Mahadsanid macalin.
@amalabdulkadirhusein3409
@amalabdulkadirhusein3409 3 жыл бұрын
@@WAZIIRKAFILMS Mana siinkartaa tellkada Waayo Wxn Rabaa in Aan Noqdo Arday Cusub
@wllpedro5564
@wllpedro5564 3 жыл бұрын
Asc sxb subscribe wn kusarey dan ayan kaleyhy xge iskala xrirna
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Instagram Waziirkafilms
@sagalsayid6162
@sagalsayid6162 3 жыл бұрын
Wll deutsch kii maxaad noga soo galin wayday miyad iska daysay😑😑😑
@WAZIIRKAFILMS
@WAZIIRKAFILMS 3 жыл бұрын
Abaayo stress lee hhhh shaqo raadis aa noqday lakin goordhow wax fcn aa soo galinaa
@sagalsayid6162
@sagalsayid6162 3 жыл бұрын
Mahadsanid sidad iguso lkn ohne Stress ayaan ku raynaya wll noso dedaal 😕😕
@calimacalim3288
@calimacalim3288 3 жыл бұрын
Danke schön
@user-ci1ry8zs7t
@user-ci1ry8zs7t 6 ай бұрын
Maclin walhi wax badan maan kaa faa iidey mcalin mögen wollen haben kuli sidaan oo kale noo fahan sii ❤
@user-ci1ry8zs7t
@user-ci1ry8zs7t 6 ай бұрын
Maclin walhi wax badan maan kaa faa iidey mcalin mögen wollen haben kuli sidaan oo kale noo fahan sii
@user-ci1ry8zs7t
@user-ci1ry8zs7t 6 ай бұрын
Maclin walhi wax badan maan kaa faa iidey mcalin mögen wollen haben kuli sidaan oo kale noo fahan sii ❤
@user-ci1ry8zs7t
@user-ci1ry8zs7t 6 ай бұрын
Maclin walhi wax badan maan kaa faa iidey mcalin mögen wollen haben kuli sidaan oo kale noo fahan sii
@user-ci1ry8zs7t
@user-ci1ry8zs7t 6 ай бұрын
Maclin walhi wax badan maan kaa faa iidey mcalin mögen wollen haben kuli sidaan oo kale noo fahan sii
Waa Maxay ich. mich. mir. du. dich. dir
10:10
WAZIIRKA FILMS
Рет қаралды 4,3 М.
Cashar wada sheekaysi ah A1 ilaa B1 Barashada Af ka Jarmalka
15:20
Barashada Af ka Jarmalka A1 , A2 , B1 und B2
Рет қаралды 8 М.
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 24 МЛН
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 498 М.
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 15 МЛН
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН
Baro Af Jarmalka - Verb: Sein (noqosho/ahaansho)
22:30
WAZIIRKA FILMS
Рет қаралды 18 М.
How Long Does it Take to Learn German?
18:04
Easy German
Рет қаралды 438 М.
Ficilka anrufen  (Präsens und Perfekt)
14:41
Barashada Af ka Jarmalka A1 , A2 , B1 und B2
Рет қаралды 7 М.
Waa Maxay Akkusativ & Dativ Part 2
14:25
WAZIIRKA FILMS
Рет қаралды 4,5 М.
Barashada Luqada Germalka Nicht & kein A2
15:46
WAZIIRKA FILMS
Рет қаралды 12 М.
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 24 МЛН