Booqashadii Bulaxaar Qabtii koowaad by C/Salaam Hereri

  Рет қаралды 50,284

Universal Somali TV

Universal Somali TV

7 жыл бұрын

www.universalsomalitv.net
universalsomalitv
tvuniversal
www.instegram.com/tvuniversal

Пікірлер: 119
@Geyre02
@Geyre02 3 жыл бұрын
Ayadoo inta Trump ladoorty waqtigiisa dhamaadey hadana Joe Biden ladoorty hadaad dawaneyso like saar 28/11/2020✅🥰
@Tafo775
@Tafo775 7 жыл бұрын
Barnaamijkan mudo ayaan sugayey Waa allah mahadi hadaan caawa ku dhafrey dawashadiisa. #C_Salaan_Hereri wariye Qaran Noolow allah ciriga iyo Caafimadkaba ha ku barakeeyo Waxa kale Oo an Hambalyo u diraya ninka kamara sidaa quruxda badan u duubey iyo guud ahaanba Shaqalaha iyo hawlwadeenada Tvga 📺caalamiga ah Ee Universal Tv 📺
@xamdisharaf9190
@xamdisharaf9190 7 жыл бұрын
nabadu macaana alle slnd ha u siyaadsho somlia na sii yaa rabi
@cabdirisaqqoorgaab4007
@cabdirisaqqoorgaab4007 3 жыл бұрын
MashaALLAH magalada Bulaxaar waqoyiga Hargeisa mar wan so Booqan dona InchaALLAH magaalo qadiimiya oo Xeeb ku taal Mhadsanid Abdisalam Hareri Gudomiyaha iyo asxbta kale iyo Universal Tv
@fathiyaahmed5411
@fathiyaahmed5411 7 жыл бұрын
Ala bisinka Awoowaha waa caaqil wlh waan ku farxay odayaashaan caqligooda siiba awowehaan yiri somalida wixii dhibaateyo wudhibaatodaa waa sax waxaan nahay dad Muslim ah wlh somalidu waa dad nadiif ah allahayow nabadbaadi
@abokorhaji5668
@abokorhaji5668 7 жыл бұрын
magaalada magaceedu ilama qurux badna ee (bulokheyr) ha lagu badalo.
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
anigaba magaca muuq-disho ilama qurux badna ee muuq-billa ka dhiga.
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
bulokhayr buloxariir buloxaar intaba waa la yidhaah ee mxd ku saniftey
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
Abokor haji bulokhadar baa la yidhaa ma taasaad u jeedaa
@khaalidgabiley9775
@khaalidgabiley9775 4 жыл бұрын
MAADAAMA OOY XEEBTAHAY OOY BADUNA TAHAY WAXAYNU UBIXINEYNAA BUULAXOOR
@aminaomar594
@aminaomar594 7 жыл бұрын
masha allah awoowe wanaagsan waxii soomali dhibaateya way dhibaatodan wa dadki hore.
@farhansadehle2513
@farhansadehle2513 7 жыл бұрын
waxaan sigaar ah ugu mahadnaqayaa warriye qaali ah c/salam Herri iyo dhamman asxaabta kale ee ka qaybaqaddatay gar ahhan gudoomiyaa ilbaxa ah annigu burco oo billa kaluun ah baan ku sooo koray waxan rabaa barta dego guddomiyekkkkk
@mohadam6331
@mohadam6331 7 жыл бұрын
I can not wait to retire and live in Bula khadar. Thanks Hereri. Niriho
@thesomali6369
@thesomali6369 7 жыл бұрын
cabdisalaan Hereri ku mahadsanid soo gudbinta barnaamijkan Qurxoon.
@samadonawarearrale4016
@samadonawarearrale4016 7 жыл бұрын
abdi salaam ibrahim hereri alle haku xafido sxp har abuur han sare leh
@abdikhadarahmed8166
@abdikhadarahmed8166 7 жыл бұрын
wad ku mahadsantihin nabada iyo kala dambeynta walalaha waqooyi
@saeedbuni8104
@saeedbuni8104 7 жыл бұрын
walal ha Ku habsaaamin wawooy
@saeedbuni8104
@saeedbuni8104 7 жыл бұрын
khadar sxb ha Ku habsaamin waqooyi, labada iska dheh, koonferta
@warancade1600
@warancade1600 7 жыл бұрын
nabadu macaana allo noo siyaadi nabada somaliland taala
@muminali7696
@muminali7696 7 жыл бұрын
bulaxaar magaalo taariikh leh oo qadiimi ah oo leh taariikh facwayn waa magaaladii ay kayimaadeen dadkii ugu horeeyay ee hargaysa dagay ee magaaleeyay
@munamagan8978
@munamagan8978 7 жыл бұрын
qqewqqqqqq1qq the qqqaa
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
waa magaaladii reer gadiid ka talin jireen intaanay hargeysa asaasin
@ugaasaxmadaskarbare8242
@ugaasaxmadaskarbare8242 3 жыл бұрын
T
@asiyafarah2987
@asiyafarah2987 7 жыл бұрын
mash Allah barnaajikan oo kale aad ayuu u ficaan yahaay daadka ayuu baraaya duulkeen wanaagisa ilahay hayno wanaajiyo
@shakurabdi2551
@shakurabdi2551 7 жыл бұрын
Wooow eshcalaaa jawi .... Xeeebta laydhsigeeda habeenkii. Mirqaanka iyo heeeshaa ma wax loo dhigaaa jira
@saidojama1170
@saidojama1170 4 жыл бұрын
Wixii Somali dhobaateeya dhibaata u timaada walee Adeer run buu sheegay waa waalidkii xalaasha ahaa adeer cumrigaaga Allaha kuu barakeeyo cibaado suubana waaba kaa muuqataaye Allaha kuugu khatimo adeero mcn
@mustafafarah7365
@mustafafarah7365 7 жыл бұрын
gaariga gaari kalaa riixay kkkkkk cabdi salaan hareeri bari cadi ma ahan sxb wan ku salaamayaa.
@siciidxuseen9979
@siciidxuseen9979 7 жыл бұрын
wariyaha caanka ah mr hereri, king khalid, kamanistahah,khbiirka kalumka iyo duqa magalada dhamantiin wadsalaamantihin ALLE hadin xafido ,malin ayan bookhan bulaxaar iyo barta ceelka waahen bad waqooyi kagadaro .dhulkaygo dhulkaygoow.
@realsom36
@realsom36 7 жыл бұрын
buulo xaar, what a name
@samadonawarearrale4016
@samadonawarearrale4016 7 жыл бұрын
cabdi salaan hereri sxp waxaad tahay muwaadin somaliyeed hal abuur iyo hibo gaar ah suxufinimada ku darsaday nooooloooooooow masuuuuul
@isaxaaqismail6672
@isaxaaqismail6672 4 жыл бұрын
masha alaaah alah idin dhawr ree somaliland iyo dhulkeena nimcadu fadhido
@drjimalehaibejama7257
@drjimalehaibejama7257 4 жыл бұрын
Aasaw Sidaan Filaayo Waa(Turuntuurka) Ama Caro Tuurka. Hereri Waa Saxafi Hal Aboor Kaas Oo Uu Ka Sameeyo Hadba Barnaamijka Uu Diyaarinayo. Allah Haw Naxariisto Fanaanka Maxamed Miir Oo Dhawaan Hargaisa Ku Xijaabtay
@Tafo775
@Tafo775 7 жыл бұрын
Barnaamijka qaybihiisi kale nooso daaya Universal Tv 📺 Waa barnaamij xiiso leh
@dalmarcabdala4007
@dalmarcabdala4007 7 жыл бұрын
waa barmaamij aad u xiiso badan oo taariikhda magaala bulahaar dad badani ku ogaadeen
@Quick-Ts
@Quick-Ts 7 жыл бұрын
dhamac fanaan lamacaayo x ishoo
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
viva magaaladii ciyaala yoonis ay ka talin jireen
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
Mahdi Cabdi kkkkk waar mxd igu cuntey oon kugu sameeyeyna
@mahdicabdi9676
@mahdicabdi9676 7 жыл бұрын
Azl Mcl raali ahow sxb màdàx sare yoonis nuux ismaaciil jibriil xuseen abokor
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
Cheers G n reer nuux ismaaciil baa kala ah ciyaab axmed iyo ciyaala yoonis markaa ciyaal yoonis ama yoonis nuux waa 18ka jilib ee reer gadiid 9ka jilib ee reer shirdoon 5ta jilib ee reer xoosh iyo reer maxamuud waana reerkii ugu hor ilbaxey soomaali idil waa raggii aasaasey berbera buluxaar hargeysa siraadeyna jigjiga sidoo kale waa raggii lahaa boqortooyadii xagal canshuurtana ka qaadi jirey berbera waa raggu kusoo baxey magaca iidoor waana raggii xidhiidhada qaaliga ah la lahaa carabta iyo imaaradooyinkooda sidoo kale boqortooyadii ingiriiskana ay xidhiidhka lahaayeen waa nimankii bada kula sixiixdey ingiriis inaanu wadanka wax ku dhalin ka dib markey waayeen madadkii ay ka dalbadeen suldaan cabdiraxmaan ibn saqar oo shaariqa xukumayey inuu gurmad u keeno ay kula dagaalamaan ingiriis waana nimankii ingiriis indhaha u ahaa intuu somaliland joogey waana nimankuu u daba fadhiisan jirey talada wadanka waana raggii u horeeyey ee sheegta aduunka wax reer sheekh isaxaaq la yidhaaho waana nimankii dahabkoodu gaadhi jirey sida gabaygii cumar usteeliye ku cad (iglan iyo shawa ayaa dahabkayaga laga ammaahdaaye,ustraaliyaa noo jiraban adhaxda jiilaale) waana xaafaddii u horeysay ee yeelata seaman ama badmaax tijaartii ugu taajirsaneyd dagalada soomaaliyeedna lahaa hadaan si kale u dhigana waa reerkii soomaali u maal qabeysnaa una hodansana oo waatu lahaa ina xirsi magan (uluuf iyo uluuf baa tolkey arad ka fuulaaye,ololaha kun baa loo diraa ololaha waabariye,tan iyo ogaadeen ma jiro odey na gaadhaye,arnaa'uud sidiisaan ahey iyo aarkii debediide,uumiga dagaalkaanu jirin nin i egeeyaaye,arwaax nimana wey wada yaqaan idilka reer sheekhe) markaa waa muqadas inaad reer nuux ismaaciil barato gaar ahaan reer gadiid oo ugu tun weyn reer nuux haddii kale taariikh iyo ilbaxnimo iyo saldanad toona waxba kama taqaanid.
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
Mahdi Cabdi waan ahay wll
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
Cheers G n kkkkkkkkk horta abtirsiintu wey kaa qaldantahay ee waa gadiid yoonis nuux ismaaciil jabriil xuseen abokor isaaq sacad muuse subeer awal sheekh isaxaaq binu axmed binu maxamed ibnu xuseen ibnu cali abil mudhar horta intaa iga qabo.
@cumargalaydh6611
@cumargalaydh6611 6 жыл бұрын
Goobaha taariijhiga ah sida bulaxaar oo aanan waligay arag inshallah marbaan so bookhan doona = Cabdisalaan aad baad mahadsantahay
@sheeleretv3204
@sheeleretv3204 7 жыл бұрын
WAAAW
@reinchuva4323
@reinchuva4323 7 жыл бұрын
heesta cigaal iyo khadro magaceed ama yaa link ka haya
@thesomali6369
@thesomali6369 7 жыл бұрын
18:30 odayaasha doorashada ka sheekaynaya waxad dhegta ugu sheegtaan : waxa wax kala qaybsanayaaba Waa gaalo baa laydinka yidhi 😂
@sahalcali4196
@sahalcali4196 7 жыл бұрын
Waxaan Jooga Frank Germany sanadkan horaantiisa insha allahu waan booqan doona Bulaxaar
@muminali7696
@muminali7696 7 жыл бұрын
halkuu dooxa waaheen bad waqooyi kaga daro dooxii waaheen waa ii muuqda iyo heestii midabaan cadaan iyo cawlaan ahaynoo xasuustii faysal cumer mushtiig AUN waa magaaladii uu kaymid eesh calaa barnaamij iyo magaalo taariikh leh Bulaxaar
@abdulaziizali7890
@abdulaziizali7890 Жыл бұрын
Adigoo intaa noloay madtagin!!!!!
@ayaanahmed8359
@ayaanahmed8359 7 жыл бұрын
waa cajiib mais laheyn in wariyaasha waa ween iyo tv universal ay raali kayihiin xatooyada heesaha hadaba heesta waa idin basaasey xasan aadan baa qaada horeyna alaha unaxaristee Maxamed siyaad baa loo sameeyey shilkii kadib waxeya aheyd in madaxweynaha lagu soo dhaweeeyo ma ogi agaasimaha ama gudomiyaha tvga universal inuu awarqabo aakiin cagmadhige iyo hareeriba waa ogyahiin
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
ayaan ahmed heesteed ka hadlaysaa? Halkan hees afwayne xiiso iyo baahi loogama qabee bal na xasuusi hadaad wax run ah sheegayso
@qalbiwaxjecek4297
@qalbiwaxjecek4297 7 жыл бұрын
wwwww alla maxa rag mesha iskugu yimid
@dinixbaashi9143
@dinixbaashi9143 3 жыл бұрын
2016 baan daawadey kmana daalo barnaamijkaan
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 7 жыл бұрын
Soomaalida dhulkooda Allaha jecleysiiyo barwaaqadaas anagoo heysano baan Yurub u tahriibeenaa 😒😒😒
@eebacanodyare8861
@eebacanodyare8861 7 жыл бұрын
nice one
@saaddaud3882
@saaddaud3882 7 жыл бұрын
halku dooxa waheen bad woqoyi kagadaro wadigu hakula tago. axya xasan ganay iyo cigaal khadra
@abdikarimabdirizak873
@abdikarimabdirizak873 7 жыл бұрын
Mahad sanid Mr Hereri
@sayid-cali6390
@sayid-cali6390 6 жыл бұрын
Waxa loo carbinaya Sida faras colaadeed Degel lagu cugtamayee......yaaZaLaaaaaam👋👌✋
@keenadiidarab2503
@keenadiidarab2503 3 жыл бұрын
Wlhi odaygaH 3 hadal nin wayn bu kuhadlay somalidu cuqabay ledahaY buyiri ninki dhibanah masolabanayoh waa sida maanta dhacdaY cajiip
@Maan_214
@Maan_214 6 жыл бұрын
Duqa magaalada bullaxaar waa xoghaye si fiican taariikhda uga warbixiyey
@farhansadehle2513
@farhansadehle2513 7 жыл бұрын
waa dalxiiskiiugu fiicnaa aan arko hadda meel barafka buuxo oo sweden waqooyiga ah baan idan kagala dhuuqayaa waxan balan ku qaaday in aan soo booqdo bullaxar nimcadda aan haysano ka gaajoonayno
@khadarmohamed3322
@khadarmohamed3322 7 жыл бұрын
farhan sadehle anba Sverige joogaa soo diyaar garaw sxp ilaa wadanki hhh
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
iinsha'allaahu.
@farhansadehle2513
@farhansadehle2513 7 жыл бұрын
waan ku salamay saxb xagaad ka joogta sweden
@adeshiq397
@adeshiq397 7 жыл бұрын
xaarmiyaa
@abdilahiabdi6512
@abdilahiabdi6512 7 жыл бұрын
Ala ilehe
@moabdo9779
@moabdo9779 7 жыл бұрын
Allaylahe waa bali khadar garanaya uunba macagaa ugarane
@baliilmonor9502
@baliilmonor9502 7 жыл бұрын
hhhh yabey anigu wax nsba king khlid bn uga jda
@duranabdi4105
@duranabdi4105 4 жыл бұрын
Waa yabe maxu u yiri siyaad hala so xiro?
@hargeisa5267
@hargeisa5267 7 жыл бұрын
siday nuux ismail ugu tumanayeen ayeey duuntaay bulkhadar magacada saxdiina waaa bulkhadar💚💛💜💓💔💙💙💚💛 nuux ismail
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
hargeisa 5 iinsha'allaahu waanu ku noqon
@abdihakim7491
@abdihakim7491 4 жыл бұрын
18:00 Donald Trump badbuu galay september hala eego sida uu u guuldaraysto
@khadarhassan74
@khadarhassan74 7 жыл бұрын
magaalada magaceeda iska sax waa '"bulohaar""
@Tafo775
@Tafo775 7 жыл бұрын
Khadar xasan Waa bula wa sawa sawa bulo iyo bula lkn dadku bula xaar ayey u yaqanan zxp
@ubah11ubah86
@ubah11ubah86 7 жыл бұрын
Mustafe Jarmal
@Am3n26
@Am3n26 7 жыл бұрын
A/salaan hereri waxa keliya ku hadhay dalka China ayan filaya, aadbanu kuguso dhaweynaynaa
@nasirmuhumed9314
@nasirmuhumed9314 4 жыл бұрын
Waxaan xasuustaa booqashadii aan ku tagay buloxaar
@duudciid1616
@duudciid1616 7 жыл бұрын
asxaabta heesta cigaal iyo khadra daahir oo dhamaystiran ayaan ubaahnahay idinkoo raali ah hadaad iisoo diri kartaan
@abdinorhurrehassan9399
@abdinorhurrehassan9399 2 жыл бұрын
Waadigu hakula tago ayaa layiraa boowe search garee
@ciiseducaysane4417
@ciiseducaysane4417 7 жыл бұрын
Heesta cigaal&khadro o dhammaystiran yaa meel iigu sheega Utube ka iyadoo Half ah Ayan ka helaye??? Dhulka Somalia waa Wada Qurux iyo goobo Dalxiiska Ku Habboon Msh allh
@khadarmohamed3322
@khadarmohamed3322 7 жыл бұрын
ciise Ducaysane way ku jiraa KZfaq yada dhan sxp
@ciiseducaysane4417
@ciiseducaysane4417 7 жыл бұрын
Khadar Mohamed Sxp aad baad umahadsantahay
@ciiseducaysane4417
@ciiseducaysane4417 7 жыл бұрын
Khadar xasan Sxp wan ka dhex waayaye plz WhatsApp kan iigu so Dir +46760549865 Thankz
@khadarhassan74
@khadarhassan74 7 жыл бұрын
ciise Ducaysane ...waan kuu soo direy sxb waa taa heesti wey dhan tahay heestu waa afar beyd ..2 khadra ah iyo 2 axmed cali cigaal ah ...
@mohamedhussein3654
@mohamedhussein3654 7 жыл бұрын
ciise Ducaysane wadigu hakula tago khadra iyo cigaal
@dinixbaashi9143
@dinixbaashi9143 3 жыл бұрын
Lix bilood karib miyaan hadana daawan.kk
@mohamedhajiabdi2255
@mohamedhajiabdi2255 7 жыл бұрын
Dalxiis wakanoo kale
@Wadani1988
@Wadani1988 7 жыл бұрын
waar madhagahaygaa Maa shulaleey ayaa heesaaya Dulcadn ninka plt kuwashaay kkkkk
@drjimalehaibejama7257
@drjimalehaibejama7257 3 жыл бұрын
Waxaa La Duubay Maalintii Uu Trump Kusoo Baxay Doorashadi Maraykanka Maantana Isagii Ayaa Laga Guulaystay Waa Trump E Maalintii Trump Soo Baxay Waxaan Joogay Magaalada Burao Gaar Ahaan Waxaan Seminar Kaga Jiray Hotel City Plaza. Inta Iga Dambaysa Allah Haynoo Dambi Dhaafo Sanadkan Cusubna 2021 Allah Haynooga Dhigo Mid Khyr Qaba Inzha Allah
@user-yn2fd7cg1u
@user-yn2fd7cg1u 7 жыл бұрын
meesha magaca kabadala o maqalme
@abdihakim7491
@abdihakim7491 4 жыл бұрын
15:05 waar ninkii donald trump ha loo geeyo
@jaleefanofficial3743
@jaleefanofficial3743 7 жыл бұрын
walaahy odeygaan waa nasab wixii somalid ku dhacaa waa nasameynsaa
@miredahira6026
@miredahira6026 7 жыл бұрын
Jad or qaad= Drug
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
Mire Dahira jealousy is dangerous disease get help
@miredahira6026
@miredahira6026 7 жыл бұрын
Drug dealers on the beach!
@Shaacuur
@Shaacuur 7 жыл бұрын
Mire Dahira shut fuck up reer miyi you don't know about the leasure
@jamilamuse8362
@jamilamuse8362 7 жыл бұрын
reer bulihaar folxumo badana
@mahamudit7470
@mahamudit7470 7 жыл бұрын
Jamila Muse hhhhhhh ma ila aragtey
@realtruthofsomalia2224
@realtruthofsomalia2224 7 жыл бұрын
Maxamuud Alaafunde Bulasha xarka ah aya ka dhigaya kkkk ileyn wa Bulaxar
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
malaha waxaydaan ahayn dad islaam sheeganaya kow iyo dad dhaqan leh toona munaafiqnimada la sheegana waa caynkaa dad xumaan isku raacay ee bal garaadkiina futada haku ilaabina.
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
Jamila Muse qaraxujoog baa qurux my faanaysay waa aduun la rogaya munaafaqad walawayn
@abdikadirmuhumed427
@abdikadirmuhumed427 7 жыл бұрын
odaygu been waynaa caasimadu waxay ahayd Saylac oo ilaa Berbera iyo bulaxaar hoos iman jireen, wuxu Ku leyahay bulaxaar ayay ahayd.
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
wll waa runtii waayo zaylac sidii imaam axmed gurey loo jabiyey misna qarnigii lix iyo tobnaad laydhku wuu ka dansana maadaama loolan iyo gorgortan siyaasadeed ku jireen nimankii axum empire amba amxaaradu kana baqayeen nal islaam iyo hogaamiye muslim inuu ka soo baxo markaa bulaxaar iyo berbera ayaa bandar u ahaa dadka oo tartan ka dhexeeyey geeska africana ayagaa hormuud dhanka xeebaha ka ahaa ilaa markii danbe bulaxaar iyadna aasantay oo berbera oo kaliyaati soo hadhay.
@saaddaud3882
@saaddaud3882 7 жыл бұрын
halku dooxa waheen bad woqoyi kagadaro wadigu hakula tago. axya xasan ganay iyo cigaal khadra
Geesaleey: Beerta Timirta ee Ugu Weyn Geeska Afrika.
7:21
Astaan
Рет қаралды 207 М.
Booqashadii Bulaxaar Qaybtii Labaad HD
40:40
Universal Somali TV
Рет қаралды 195 М.
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 1,3 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 164 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 7 МЛН
XAAFUUN: Jasiiraddii Cusbada iyo Luulka.
6:36
Astaan
Рет қаралды 80 М.
Booqashada Bulaxaar Qaybtii 3AAD
35:10
Universal Somali TV
Рет қаралды 77 М.
Hereri iyo Hiiraan Part 1
33:37
Universal Somali TV
Рет қаралды 167 М.
Booqashadii Bulaxaar Qaybtii Afraad
39:33
Universal Somali TV
Рет қаралды 122 М.
Maxaad ka taqaanaa taariikhda Saylac ee aad qadiimiga u ah
21:35
Hereri Media
Рет қаралды 65 М.
Magaalo gabi ahaanba aasantay || waxaa la dhisay 1850 || Buloxaar.
14:36
WAGAR || BUURTAN WAXA LAGA DUL ARKAA YAMEN, BARBARA IYO BURCO.
16:30
Maamulka Saaxil oo Laashash ku wareejiyay Ceel-sheekh iyo Bulaxaar.
4:33
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 1,3 МЛН