Booqashadii Bulaxaar Qaybtii Labaad HD

  Рет қаралды 195,062

Universal Somali TV

Universal Somali TV

7 жыл бұрын

www.universalsomalitv.net
universalsomalitv
tvuniversal
www.instegram.com/tvuniversal

Пікірлер: 282
@3abdurhmnbinu221
@3abdurhmnbinu221 7 жыл бұрын
mshalah alah bulaxaar wa magaalo xeebeed taariikhi ah wali man tagin waa tagi insha alah, abdisalaan hereri ,universal tv iyo kooxda lasocota ad bad umahadsantihiin viva bulaxaar
@qalbiwaxjecek4297
@qalbiwaxjecek4297 7 жыл бұрын
insha allah malin anigo seexan ila dilo meelaha oo kale runtii aad ban ugu xiisa qada wadan keeni gabdhaheyni qurxoona allow nabad iyo jecel ina dhex dhig ❤❤👈
@M45_0
@M45_0 7 жыл бұрын
Somali oo dhan ilahay qalbigeeda ha isu furo amiin waa wax aad loogu farxo maansha allah ilahay ha idiin siyadiyo
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
MR Awil aamiin walaal
@saeedlover2457
@saeedlover2457 7 жыл бұрын
wallaahi wadankeena Somaliland qurux iyo farxad is wadata ayaa laga helaa Alle ima dilo aniga iyo lamaantayduba inaan halkaas iyo meelo badan oo Somaliland ku yaala aanu tagno in sha allah
@farahyasin4731
@farahyasin4731 7 жыл бұрын
Saeed Lover tell the guy to wear pants not to support him waryaa
@saeedlover2457
@saeedlover2457 7 жыл бұрын
hhhhhhh ok ayeeyo taas waan kula arkaaa lol
@abdikadirali536
@abdikadirali536 7 жыл бұрын
Saeed Lover sxb raadintii goni isu tagii xage idin maraya
@diimahproduction9242
@diimahproduction9242 7 жыл бұрын
haaaye haaaye ka kamaradu muu sar ugu yaro qaado wariyaha oo yara asturo big rispect herari wariye qaran 👌👌👌👌👌👌👌👌👍👍👍👍👍👍
@aiderusahmed4394
@aiderusahmed4394 7 жыл бұрын
khaalid hussein ma guskisa kuu muuqda
@drjimalehaibejama7257
@drjimalehaibejama7257 4 жыл бұрын
Heesta Macaan Ee Daadihinta Barnaamijka Qaybta Weyn Ka Qaadatay. Fanaanka Qaadaya Waxa Uu Geeriyoodey 2020kii Allah Haw Naxariisto Marxuumka Maxamed Miir Incha Allah
@malabadanemusic2023
@malabadanemusic2023 5 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto ameen maxamed miiyir xaaji ninka heesta qaadaya haduu dhintay 6/10/18
@inadiiriye1483
@inadiiriye1483 7 жыл бұрын
Bullaxaar waxa ku fiican in laga dhiso hotel aad u wayn iyo wado laami ah isha allah way iman doonta taasina waa meel aad u fiican
@warancade1600
@warancade1600 7 жыл бұрын
allow nabada somaliland waligeed mid jirta oo waarta ka dhig guul iyo dhul qurxoon dadkaygi iyo dalkaygi aan jecelahoow viva somaliland
@mohamedshooqi6892
@mohamedshooqi6892 7 жыл бұрын
waxbadan taariiqda buulaxar waa dhageestay samano dabcan wxaa ii farxad ah in maanta aan arko magalada buulo xar bilicda hadana waa magaloo xeebeed waa ii farxad runtii in magaalo iga daahsooneed inaa maanta si muqaal ahaan aan u barto viva buulaxar form mogadisho
@halabuurkhaalid4366
@halabuurkhaalid4366 7 жыл бұрын
hareeri .adduun waqti baad usoo joogtay aqoon yarina kuma hayso .diiniga haba kugu yaraatee .adeer cowradaada astur.
@syl1318
@syl1318 7 жыл бұрын
ilahay Somali qani buu ka dhigay laakin caqligii fahmi laha aaway ciil badanaa
@hanimohamed2801
@hanimohamed2801 7 жыл бұрын
SY L
@fuadali1983
@fuadali1983 7 жыл бұрын
ila hay dalmatia hay geeuo
@samadonawarearrale4016
@samadonawarearrale4016 7 жыл бұрын
cabdi salaan hereri sxp barnaamijyadaada aaad baan ugu bogay waaaaaaad ku mahadsan tahay hal abuuuurnimadada
@abdihakinadan5907
@abdihakinadan5907 7 жыл бұрын
fadlan soo galiya qaybta sadexaad reer universalaw
@ahmedabdi4433
@ahmedabdi4433 7 жыл бұрын
EESHCALAA BOOQASHO! ALAA YACIZAK Abdisalaan aad ayay u fiicnaan lahayd inaan kaluunkaas kula dhadhamino. runtii waa booqasho qaali ah oo oo ka turjumaysa khayraadka dabiiciga ah ee ILLAAHAY KU manaystay dalkeena una baahan inay ay dadku ka faa'iideystaan. hope you post more about this trip. thanks you all c/salan hereri, khaalid, &bashiir & the whole crew and lastly universal TV
@ciiseducaysane4417
@ciiseducaysane4417 7 жыл бұрын
Qaybtan 2aad waan sugaynay muddo Runtii Waa Muuqaal fcn Well done Weriye Hereri iyo Bullaxaar Dadka wx xun sheegga ah Kadaaya Weriyaha Cayda iyo gafka
@exhargeisawi8176
@exhargeisawi8176 7 жыл бұрын
Bulaxaar sida an taariikhda ku hayo waa magaalo fac wayn ku leh geeska africa iyo carabta waxana iska danbeyay dhowr boqortooyo sida cusmaaniyintii masaaridi hore iyo xabashida buugag badana waa laga qoray imika waa dhul Somaliland
@shakurabdi2551
@shakurabdi2551 7 жыл бұрын
Jawi qurxoon oo aan waxa loo dhigaa jirin.. Cuntada dabiicihaa kaluunka... Caanaha geeela .. Iyo hawada iyo neecawda mcn ... Thnx hereri
@zuhuurjaamac7382
@zuhuurjaamac7382 7 жыл бұрын
waaaw so amizing wlhi many thnkz abdisalan part3 gana wan sugaynaa aad bn uga fa'idey wlhi deegaankeena ma naqaano
@khadijiayusuf4485
@khadijiayusuf4485 7 жыл бұрын
Zuhuur Jaamac
@neena8jnosman113
@neena8jnosman113 7 жыл бұрын
Zuhuur Jaamac
@yusufali3737
@yusufali3737 5 жыл бұрын
Alla Somali Xuma raaxada iyo Barwaadaa ayey Qabiil iyo Qudhun ka doorteen Denbi ayeynu Rabi ka galnay Maxay meesha ugu bixiyeen Buuloxaar Waa Buulodahabe Dad xun bilaa Abaal
@abasmohamud1348
@abasmohamud1348 7 жыл бұрын
maashaa Allah wallahi waa cajiib. hareri aad iyo aad ayaan kuu salaamayaa
@ikarade3274
@ikarade3274 7 жыл бұрын
masha allaah universaltv iyo wariye Hareri aad u mahadsan tihiin, baddaan kheyraadka badan ee ilaah somaliya ku manaystay, oo haddana gaajo loogu dhammaaday, waa wax laga xishoodo.
@Geyre02
@Geyre02 3 жыл бұрын
masha allah barnamijkaan 3sano kahor daawaday lkn si comment loo bixyo maba garaneyn maantaan arkey oo dib u comment gareeyey
@colneelmohammedbilleismail8638
@colneelmohammedbilleismail8638 7 жыл бұрын
masha allaah waa wariyihii waynaa ee soomaaliyeed abdisalan hereri Alla ku dhaw adi iyo Fanaaniinta iyo Hawl wadeenada Television ka caalamigaa ee Universal Tv good jop dhamaantiin
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
adeero ma korneel baad tahay
@colneelmohammedbilleismail8638
@colneelmohammedbilleismail8638 7 жыл бұрын
adeer nickname ahaan weeyan maaha really coloneel thanks Azl mcl
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
Colneel mohammed Bille Ismail haye adeer u welcome
@colneelmohammedbilleismail8638
@colneelmohammedbilleismail8638 7 жыл бұрын
Macnihii magacaga ayaa si short form ah u qoran
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
Colneel mohammed Bille Ismail absolutly haa
@MohamedAhmed-ej9tp
@MohamedAhmed-ej9tp 7 жыл бұрын
muuqal iyo dalxiiz aad u qurux badan weeye masha allah dalkeena nimcaa fadhida wlhi alle ha inoo siyaadiyo dhalinteeniina badahay ky madheen inagana dalkeenii baa loo sp hajiraya mana dareensanin intoobiya waxay dadaal wayn ugu jiraan dalkan somaliya ee badaha iska haysta iminka somaliya waxaa loo qaybiyay shan maamul goboleed mid kastaana bad aya lo jaray waxanu jaar la yahay ethopia dadki somalida ahana ma dhaadana malin dhow waxaynu maqli dona ethopian sea alle cadowga ha inaga qabto somalay toosa
@khadarmfure5944
@khadarmfure5944 7 жыл бұрын
Mansha Allah wariye caana cabdisalaan ibraahin herari mansha Allah ilahay caqliga iyo cafimaadkaba haku siyaadiyo camiu
@feisalsomfitness447
@feisalsomfitness447 7 жыл бұрын
wlhi wa asal somali uga taga wax organig ah kobi waxa la dhah dhan majiran mash aallah
@maxamedaxmed3715
@maxamedaxmed3715 6 жыл бұрын
Masha allaah waa weriye abdisalan hereri ilahay caqliga ha u barakeeyee waan taageraa cabdi salan waa weriye fiican xikmad badan wuxu ka mid yahay weriyaasha aan aadka u jecelahay ee somalida... wuxu ka soo daayaa barmaamijyo qaaliya walee good sxb ......
@abdirahmanbashiir4320
@abdirahmanbashiir4320 7 жыл бұрын
mansh allaaah tabarakalah wariye qaran #Abdisalan #Hareeri salan Zare ilahay caqliga iyo maskaxda fayoow haku siyadiyo GeeeeZi sare
@sagaladen6246
@sagaladen6246 7 жыл бұрын
so beautiful mashallah😍I see my self living here the rest of my life👌🏾 buulxaar tine ku tala😭
@sagalwarsame7342
@sagalwarsame7342 7 жыл бұрын
Mansha Allaah tabarkallaah Ilaahay wadanka ha barakeeyo Aameen
@amarushakur77
@amarushakur77 6 жыл бұрын
Hareeri mahadsanid masuul. Allaha adigoo kale inoo badiyo.
@3abdurhmnbinu221
@3abdurhmnbinu221 7 жыл бұрын
mshalah alah bulaxaar wa magaalo xeebeed taariikhi ah wali man tagin waa tagi insha alah, abdisalaan hereri iyo kooxda lasocota ad bad umahadsantihiin viva bulaxaar
@cabdisalam9895
@cabdisalam9895 7 жыл бұрын
wxn la dhacsanay dhulkayga hooyo siduu nabada uyahay .sidaasan dhulkayaga ugu raxaysana .qarax male mooryan male sharaf .intii ka shaqaysay dhulkayaga babadiisa intii dhimatay alle ha unaxariisto .inta noolna abaal baanu ugu hayna hadanu nahay dhalin yarada reer Somaliland .
@khadraabdi3333
@khadraabdi3333 4 жыл бұрын
Buulaxar.
@khadraabdi3333
@khadraabdi3333 4 жыл бұрын
Mashllah buulaxar
@drjimalehaibe7961
@drjimalehaibe7961 4 жыл бұрын
Waa Dhul Aad Uqrxbadan Una Amin Badan Allah Haw Siuaadiyo Inzha Allah Barwaaqada Dhulkaa Soomaaliyeed
@dr.abdikadiribrahimsuleima9525
@dr.abdikadiribrahimsuleima9525 7 жыл бұрын
Hareeri allah haku barakeeyo ... you made the country smart and beutiful
@najiibhalane8743
@najiibhalane8743 7 жыл бұрын
Abdikadir Ibrahim Suleiman
@essaismail5361
@essaismail5361 7 жыл бұрын
Dalxiis wacan iyo hereri mans ha allah
@abdirahmanali4598
@abdirahmanali4598 7 жыл бұрын
mahadsanid Wariye hareeri.howl wanaagsan ayaad Umadda Soomaliyeed uheysaa. meesha kaliye aynu ka dhimanay hadaynu Soomaali nahay waa granshiyo la'aanta inaga haysa faa'idada Kaluunka Baddeena dhexceega iyo abaarta inaga haysa.soo badi muuqaaladaani oo kale.
@ismaciilmahamed3703
@ismaciilmahamed3703 7 жыл бұрын
buloxaar magaalo qaaliya waanu kuu maqanahay hudheel wayn iyo wadaba waanu kadhisi
@fathiamohamedahmed472
@fathiamohamedahmed472 7 жыл бұрын
Ismaciil Mahamed inshallah ilahey hainala qabto huun
@ismaciilmahamed3703
@ismaciilmahamed3703 7 жыл бұрын
+Makbula Omar aamin waynu dhisidoonaa bro
@shakurmohamed8326
@shakurmohamed8326 7 жыл бұрын
waaaw cabdi salam hareri wa rugcada wariya can ah alaha kudaya hareri wn jeclahay yaranteydi ayan bbc kadhageysan jiray
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 7 жыл бұрын
Abdisalan hereri legend taariikh yahan wayn dal iyo dibad
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 6 жыл бұрын
Masha allah brother
@hollymoon8906
@hollymoon8906 7 жыл бұрын
ilahyo hydil anan bulo xaar tegin wlhy waa meel aad uquruxbadn
@HajjiWarsamah24
@HajjiWarsamah24 7 жыл бұрын
caadi maaha kaluunkaas ay cunayaan masha allaah.
@mahamedabdilahi5495
@mahamedabdilahi5495 7 жыл бұрын
mashaa allah waa barnamij qali ah oo kheyraadka bada somaliyeed ku tusaya ilahey hafahamsiiyo somali kheyraadka ey heysato gaajo ayaa anga dileysa kaluunkaa aad arkeyso
@cabdiqanideeqsi2858
@cabdiqanideeqsi2858 7 жыл бұрын
mash alah
@MohamedHassan-wu9ij
@MohamedHassan-wu9ij 7 жыл бұрын
Abdisalaan walaal dadaalkaada meesha ka wad, xaqiiqdii waxa aad tahay wariye mudan in abaalmarin la siiyo. Waxa aad na bartay qurruxda & barwaaqada dalkeenna hooyo uu leeyahay. Mahadsanid
@ayanlehsuleiman7434
@ayanlehsuleiman7434 7 жыл бұрын
Waa labo Nin oo ummada Somalida Qaali KU ah Abdisalam hareeri iyo Bashiir Mursal issa botan noolada
@alish2852
@alish2852 7 жыл бұрын
ALLA YAA CIZAKKK.👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍 C. SALAAN HERERI. TAARIIKH KA FIICAN OOD REEBI LAYD GARAMAAYO.
@sahalcali4196
@sahalcali4196 7 жыл бұрын
Maansha allah xeebtii bulaxar
@adidasgamer5534
@adidasgamer5534 7 жыл бұрын
good. mansha allaah
@cigaalyare953
@cigaalyare953 7 жыл бұрын
masha ALLAH Illahy ha barakeeyo dhulkeena hooyo
@ismaaciilcali6589
@ismaaciilcali6589 Жыл бұрын
Bulaxaar ⚘❤
@nuuriyestudio
@nuuriyestudio 7 жыл бұрын
amazing
@fathiamohamedahmed472
@fathiamohamedahmed472 7 жыл бұрын
i Love bulaxaar
@mofarah9225
@mofarah9225 7 жыл бұрын
masha alah waa muqal katurjumaya barwaqada iyo nimcada wadankena taala
@keynanfan7012
@keynanfan7012 7 жыл бұрын
Dhulka somaalidu waa taajir lakin qalbiga somalida waa faqri
@mohamedabdimohamud6676
@mohamedabdimohamud6676 5 жыл бұрын
siyaasi baa nawaalay oo aduunyo iyo aaqiraba naseejiyey
@drjimalehaibejama7257
@drjimalehaibejama7257 4 жыл бұрын
U Malee
@keynanfan7012
@keynanfan7012 4 жыл бұрын
Dr Jim'ale Haibe Jama uma maleyn Ee sxib wa sidey tahay hada fiiriso wadankena xagu kaga jira dhaqalaha iyo wax soo saarka aduunka, yacni dhulki wa qani lkn dadki laha maba garanayan sidey ula soo bixi lahayeen, xita kii xilka loo dhiibo aya sii xadaya, hada ma fahantahay ula jeda commentigeyga?
@clarkstonyouth6924
@clarkstonyouth6924 7 жыл бұрын
Khalid was like I just tough both of you how to Swim..... Don't order me to show this people how to swim.
@ahmedm7221
@ahmedm7221 6 жыл бұрын
Mashallah
@abdiwahabmuhumed107
@abdiwahabmuhumed107 7 жыл бұрын
msha allah
@ubah11ubah86
@ubah11ubah86 7 жыл бұрын
mzhAllaah Xeb shidan
@muslimman2065
@muslimman2065 7 жыл бұрын
bulo xaar waxay u dhaxaysaa berbera iyo saylac waliba dhinac berbera ayay u badan tahay waana deegan qurux badan
@najiibhalane8743
@najiibhalane8743 7 жыл бұрын
mashaaa allh
@abdiabdillahi9179
@abdiabdillahi9179 7 жыл бұрын
Alla quruxbadanaa waxaan go aansaday inaan safar UGU baxo
@filfishajacalkalamariyowee9619
@filfishajacalkalamariyowee9619 7 жыл бұрын
Abdi abdillahi waanku raacaya zxp 4965399 call me
@abdirisakofficial2760
@abdirisakofficial2760 7 жыл бұрын
yaaa salaaam Barnaaji qiimo leh waan dhaxal gal
@abdirisakofficial2760
@abdirisakofficial2760 7 жыл бұрын
wale barnaajkan so xarog leh baa loo duubey thanks all dadka ka shaqeeyey
@umulkhayrahmed8718
@umulkhayrahmed8718 7 жыл бұрын
waaaaw
@legoforzo
@legoforzo 7 жыл бұрын
Mr. Hareri thanks walaahi dhul badan baa ina bartay, balse nasiim daro dadkeenu ma yaqaanaa kheyraadka dalkooda, dhul baraf baan u tahriibnaa balse nimxadii dalkeena waa cidleynay.....
@mustafedayib6103
@mustafedayib6103 4 жыл бұрын
ma sha alaah
@honestboy1200
@honestboy1200 7 жыл бұрын
buuloxaar nice place
@zamirahuzzain3930
@zamirahuzzain3930 7 жыл бұрын
bulaxaa mar an shaqo ugu baxay waxan ku arkay caruur yaryar oo nafaqo la an hayso baris cad dabka loo saray kalunka ba cunan qalabkii la siyayna barbaray u iib geyaan
@chrisvounde6838
@chrisvounde6838 7 жыл бұрын
haye haye waa hal hees u ku caan baxey wariyaha somaliyeed cabdisalaan hareri
@chrisvounde6838
@chrisvounde6838 7 жыл бұрын
haye haye waa hal hees u ku caan baxey wariyaha somaliyeed ee cabdisalaan hareri
@ahmedaden4494
@ahmedaden4494 7 жыл бұрын
cabdisalaan hereri good job
@thesomali6369
@thesomali6369 7 жыл бұрын
kaluunka dhowrka meter laga soo dabayo ka warrama?
@drjimalehaibejama7257
@drjimalehaibejama7257 4 жыл бұрын
Waa Midka Mida Nimcooyinka Allah Ina Siiyey. Alxmdullilah Dalkeena Nimcaa Fadhida
@moalififagaming7755
@moalififagaming7755 7 жыл бұрын
masha allah waa barnaamij cajiib ah
@engmatan1308
@engmatan1308 6 жыл бұрын
Somaliland inay ku taalaa igu filan
@asalcabdalesaciid531
@asalcabdalesaciid531 7 жыл бұрын
war hereri dabaash waan aqanaa iyo kala daa jakadiu dabashaan xidhan wlhi waa barnamij aad u qurux badan
@ahmedkastamesaa6865
@ahmedkastamesaa6865 7 жыл бұрын
Mash Allah Allah bless you Somaliland
@abyanabyan6636
@abyanabyan6636 7 жыл бұрын
somaali waa dameer malabsida ilaahay baa barwaaqo ku manaystay laakiin caqli mee
@Editz_speed
@Editz_speed 7 жыл бұрын
Abyan Abyan i
@sonataabdul151
@sonataabdul151 7 жыл бұрын
Masha'allah so beautiful 😃insha'allah in dadka afsomaliga ku hadlo hurdada ka kacan dalkoda dhistan south or north I really don't care mel un nodhisa sidey dhalin yarada uga faideystan Sland or somali
@saaddaud3882
@saaddaud3882 7 жыл бұрын
qof meel fog waxka eega
@nimcohamza1846
@nimcohamza1846 3 жыл бұрын
Masha alh war xagan yaa igeeya whi waankahelee
@Dhiiri_galiye12
@Dhiiri_galiye12 7 жыл бұрын
masha Allah dhulka soomaliyeed khayraadka Ku jira wax cuna ombay rabaan ilaahooow dadka quluubtooda Nadiiifi
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
Xog_Ogaalka Taariikhda not soomaaliyeed meesha waa somaliland
@nimcodheman3613
@nimcodheman3613 7 жыл бұрын
masha allah jawi qurxooon
@achmedyare8910
@achmedyare8910 7 жыл бұрын
👌👌👌👌👌👌👌👌👍👍👍👍👍👍
@mawliidwaaadadisjecelmaxam8928
@mawliidwaaadadisjecelmaxam8928 Жыл бұрын
Ladhinyarad somalind bila camalka wllhi taga bulaxar cidi idinkama xigtow melwalad jogtan dibada ayabu kalunku iskayala wllhi
@mohamudabshir9825
@mohamudabshir9825 7 жыл бұрын
dhul qani ah baan leenahay iyo bad, gorma igu danbeesay malay fresh oo hada bada laga soo saaray aa cuno i can't wait inaa dalkayga mar ku laabto.
@fartunrage3552
@fartunrage3552 7 жыл бұрын
Mohamud Abshir markaad ku laabanaysid waa mar lagala gurtay nimcadaan
@engineeranasali9806
@engineeranasali9806 7 жыл бұрын
Fartun Rage ok
@legoforzo
@legoforzo 7 жыл бұрын
wow anigu wxaan u heystay Cabdisalaan Hareri in uu weriye un yahay balse waaba FANAAN weyn kkkkkkk
@naznani8975
@naznani8975 6 жыл бұрын
Masha Allah goob qurux badan
@muusehassan6508
@muusehassan6508 7 жыл бұрын
masha Allah wariyaha rug cadaga aha c/salaam heraari haybad waxaad ku Lee dahay dhulkaaga hooyo
@ahmett_mowlid143
@ahmett_mowlid143 7 жыл бұрын
muqaal aan kahely mshallh
@maxameddeeq231
@maxameddeeq231 6 жыл бұрын
Insha Allah Wn tagaa
@queenniitainaqalinle4102
@queenniitainaqalinle4102 7 жыл бұрын
haya haya
@adanismail7814
@adanismail7814 7 жыл бұрын
masha Allah halkay guu tala
@abdiwahabkidogo1472
@abdiwahabkidogo1472 6 жыл бұрын
Woow badaan caadi ma ahan alla hereriyow ma igeysidoo
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
walee sanuubi gaxash bayaad iyo carabi waan u xiisey cuniddooda
@colneelmohammedbilleismail8638
@colneelmohammedbilleismail8638 7 жыл бұрын
Azl Mcl Adeer naanays camal weeyan maa coloneel ciidan thanks
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
Colneel mohammed Bille Ismail haye adeero mcn adaa mudan
@colneelmohammedbilleismail8638
@colneelmohammedbilleismail8638 7 жыл бұрын
Adeer adoo raaliya ma wiil baad tahy mise Gabadh
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
Colneel mohammed Bille Ismail wiil
@abdikadirmuhumed427
@abdikadirmuhumed427 7 жыл бұрын
Colneel mohammed Bille Ismail Nina maaha naagna maaha waa labeeb adeer qofkaasi
@cabdiraxmaanmaanka3550
@cabdiraxmaanmaanka3550 2 жыл бұрын
Haaye haaye
@abdikadirmuhumed427
@abdikadirmuhumed427 7 жыл бұрын
magaaladan waxan tagay 2004 anoo ka shaqaynayay polio eradication campaign wixii la odhan jiray, ayaan waxan soo maray bulaxaar, darasaalam, ceel la helay, almis iyo kaabada halka ay Ku kala noqdaan xuduudad gobolka Awdal Boorama iyo gobolka Saaxil Berbera.
@Ahmed.Hassan49
@Ahmed.Hassan49 7 жыл бұрын
kkk cabdisalaan booto badanaa ilaamshabqga waan sii dabaalan iyo libaaxa anaa kaligay cuni karo kkkk
@mahameddeeq6016
@mahameddeeq6016 7 жыл бұрын
Very intersting
@niemabadane5714
@niemabadane5714 7 жыл бұрын
Mahamed Deeq
@AggressiveReactor
@AggressiveReactor 7 жыл бұрын
Cabdi salaan dabaal baanu isku fiicanahay iyo buufinka dabaasha (life jacket) kala reeb.
@abdirashiidmahamed7639
@abdirashiidmahamed7639 7 жыл бұрын
abdisalan casharkaaga waa jeclaad heeesta kadaa
Booqashadii Bulaxaar Qaybtii Afraad
39:33
Universal Somali TV
Рет қаралды 122 М.
Magaalo gabi ahaanba aasantay || waxaa la dhisay 1850 || Buloxaar.
14:36
1❤️
00:17
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 13 МЛН
Survival skills: A great idea with duct tape #survival #lifehacks #camping
00:27
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 30 МЛН
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 110 МЛН
Ubaale iyo Marti soor.
17:23
Turbashaash Family
Рет қаралды 98 М.
FAYSAL | XOGTA DAHSOON | BADDA CAS | 'SIRTA ITOOBIYA' | DFS
36:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 10 М.
MOWLAYA SALI WA SALLIM
6:59
الشاشي الزهري ALSHAASHI 2
Рет қаралды 1,8 М.
Hereri Degaanka Soomaalida Qaybtii Labaad
40:09
Universal TV
Рет қаралды 113 М.
RIWAAYADA GOOJA_CADDE
13:42
HAKIS. TV
Рет қаралды 97 М.
Booqashadii Bulaxaar Qabtii koowaad by C/Salaam Hereri
40:49
Universal Somali TV
Рет қаралды 50 М.
Maxaad Ka Ogtahay Tariikhda Qadiimiga Ah Ee Magaalada Bulo-xaar?!!
50:55
Dhamays Media Production
Рет қаралды 17 М.
Booqashada Bulaxaar Qaybtii 3AAD
35:10
Universal Somali TV
Рет қаралды 77 М.
Hereri & Hargeysa: Nin Ku Nool Bali Gubadle Oo Waraabaha La Hadla
21:24
Ramaasnews Online Tv
Рет қаралды 419 М.
1❤️
00:17
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 13 МЛН