No video

QAACI SHOW JIGJIGA 2020 PART 2

  Рет қаралды 288,290

DJ CATOOSH PRODUCTION

DJ CATOOSH PRODUCTION

3 жыл бұрын

COPYRIGHT PROTECTED BY ‪@djcatooshproduction5523‬ & SRTV
DONT FORGET TO SUBSCRIBE FOR MORE UPDATE

Пікірлер: 197
@shukrisaid7806
@shukrisaid7806 3 жыл бұрын
Jigjiga dabyar ma shideyso yaaaah walahi waad ka baxsateen ooof cleyk from muqdisho
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
Wow, qurux badanaa oo cod macanaa inanta timaha daban, masha Allah.💐👍👍❣💛👏👏👏👏👏🥰🥰 hore u soco huuno.
@dalkaygahooyoorag5594
@dalkaygahooyoorag5594 3 жыл бұрын
Yaa salaam, qurux iyo haybad hablaheena Soomaaliyeed. Respect from Berbera Somaliland, hoyga boodheri.
@eye2eyeerigavo777
@eye2eyeerigavo777 3 жыл бұрын
Alla yarxam.. Faduma qaasim & aabaheed qaasim Hilowleba waxay ahaayeen ASTAAN SOMALINIMO & TAARIIKH SOMALINIMO luntay! 😭😭😭😭..
@Mamar6310
@Mamar6310 3 жыл бұрын
Xasuus baan la ooyay waayo waayo iyi waqtigii wacnaa I am 60years old now alxamdulilaah
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 3 жыл бұрын
kkkkk adigoo 60 yer jira maxaa youtubka k dhigay oo hadana waxaad leedhy hees ban la ooyay
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 3 жыл бұрын
waa run waaywaayo iney thy lkn ooyin kuma jirin
@musbaaxmaxamedmusbaax4476
@musbaaxmaxamedmusbaax4476 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhh 60jir halku hees dhagayisanay tasa hayisracado laleyay
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
Rageedii Asal, masha Allah, cimriga Allah ha kuu barakeeyo cimriga. Old times are gold onece!
@kahakawusar5802
@kahakawusar5802 3 жыл бұрын
@@cismaanxasan6555 Hahaah wa Ben cad
@abrahamfarah3025
@abrahamfarah3025 3 жыл бұрын
Mamma Mia!! This is the proof we are REALLY talented and one people - Five corners of Horn of Africa
@omaribrahim5264
@omaribrahim5264 3 жыл бұрын
Very true Ibrahim. We are one, forever, and all for all.
@mustafaahmed2165
@mustafaahmed2165 3 жыл бұрын
Somali music 🎶🎵
@inaahmed2349
@inaahmed2349 3 жыл бұрын
Somali 🇸🇴
@MahdiAbdi-ds4je
@MahdiAbdi-ds4je 5 ай бұрын
28:31 ​@@mustafaahmed2165
@ahmedadamhero3697
@ahmedadamhero3697 3 жыл бұрын
Mnshllah waa waa barnamuj sifican loga so shaqeyey RER JIGJIGA WLL HORE USOCDA FROM hrgeysa
@fahadkeynan5001
@fahadkeynan5001 3 жыл бұрын
War caawa kahor qalanjadan aad ka uqurux badan oo hadana codka dahabiga ah leh ma,arag rntii najmo nashaad ayay inacsiisay xarakaadkeeda ayaanba loo adkeysan karin from muqdisho
@CumarCabdi-b9q
@CumarCabdi-b9q Ай бұрын
Mashaa alah aad ayaad ugu guulaysatay
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
masha allh walalheyn jigjiga from xamar wan idin jecel nahay
@kamaalilkacase
@kamaalilkacase 3 жыл бұрын
Jigjiga hormar faneed Ayaa iga muuqada wixii dhaqan xumida Ahaa waa laga reystey Sidan Ayaa loheesaa Ama Waa leyska dayaa From kismaayo
@aragti6060
@aragti6060 3 жыл бұрын
Real Somali girl, looking forward visiting jigjiga.
@abrahamfarah3025
@abrahamfarah3025 3 жыл бұрын
I grew up on listening this music in Mogadishu, hearing now from these talented people, i feel humble and gratitude. These people are from Somali Region in Ethopia (yeah i know i can't belive too) they preserving our culture - apperently thiers too - after we negligently throw away. THANK YOU!
@kiikale
@kiikale 3 жыл бұрын
well put. it is seems we are loosing our identity too. your names sounds arabic lol jewish?
@hodana7546
@hodana7546 3 жыл бұрын
@@kiikale Jewish one us Evrahim. Nice try. Be positive. Tiikale
@abrahamfarah3025
@abrahamfarah3025 3 жыл бұрын
@@kiikale I am Somali and Proud! Dear Friend. The name is Ibrahim Cumar Haji Farah. Alas, I have to be in Sales in England and Abraham is easy to spell every call i make and saves me time. By the way, nothing wrong being a Arab or Jewish nor you could help your nationality.
@kiikaleto
@kiikaleto 3 жыл бұрын
@@abrahamfarah3025 I never said it was wrong but all I mentioned was preseving our culture and Identity. Good for you . I never knew it was easier calling you Abraham instead of Ibrahim.
@kiikaleto
@kiikaleto 3 жыл бұрын
@@hodana7546 you can.as well change your name to a Jewish name.no one is stopping you.
@samayntafadhiyadadibada2534
@samayntafadhiyadadibada2534 3 жыл бұрын
hore u socda reer jigjiga waligayo dhiniciina ayaanu taaganay from hargaysa
@cabdicasiismaxamed7281
@cabdicasiismaxamed7281 3 жыл бұрын
Hebel catooshaw fanaaninta heesaysa iyo kuwa musica tumayaba magacyadoda xus nio qaaci show jigajiga hayskaga soo qorin meeshe
@laftageelabadha5748
@laftageelabadha5748 3 жыл бұрын
Way mudanyihiin👌👌
@dalkaygahooyoorag5594
@dalkaygahooyoorag5594 3 жыл бұрын
Waar niyow ma nala aragtay.
@saiidmahamuud1747
@saiidmahamuud1747 5 ай бұрын
Amba magaca inanta timaha tidhcan baan rabay
@MohammedAli-pf6yv
@MohammedAli-pf6yv 3 жыл бұрын
Toronto Masha allah Reer jigjiga mo.....
@ahmedjama8152
@ahmedjama8152 3 жыл бұрын
Hombalyo reer jigjiga waxaan ku hamiyaa ma arkaysaa adoo nool somali galbeed oo xor ah insha allah way dhowdahay
@negussieabebe4192
@negussieabebe4192 3 жыл бұрын
I really proud and appreciate all of you.those who were born and grown up jijiga we love all musics .These musics had no borders .I love you guys.
@mukhtarmahamed3119
@mukhtarmahamed3119 3 жыл бұрын
HADANU NAHAY HARGEISA SOMALILAND HANBALYO JIGJIGA
@nasiim4968
@nasiim4968 3 жыл бұрын
We sing to each other me and my husband every night we never get bored of it and it's ower bed time story. dhabta me yaan ku saara
@sasqarimdiis8482
@sasqarimdiis8482 3 жыл бұрын
Glad to hear that... keep on
@kiikale
@kiikale 3 жыл бұрын
mashallah.. thanks for sharing.. that is sweet.
@nasiim4968
@nasiim4968 3 жыл бұрын
@@kiikaleyou're welcome you're should do the same if you have one if not I will pray for you insha Allah 🌹
@kiikale
@kiikale 3 жыл бұрын
@@nasiim4968 Thank you and stay blessed. wishing you a happy life full of love and laughter.
@geeljire7735
@geeljire7735 3 жыл бұрын
""It's our bedtime story". Inaba cadi mahan sheekooyinkas! Sualo: 1 "Its out bedtime story" imisey jirtaa? 2. Qofwalbow Fadlan share here "your bedtime story" (Huwa & Huwa, lullaby, ban islaha, lakinse sheekoyinka waa "across the bridge!"). Peace
@TimaDheere
@TimaDheere 3 жыл бұрын
AAWAY HEE, a beautiful song and a beautiful lady. Thank you.
@MoHa-dm9ff
@MoHa-dm9ff 3 жыл бұрын
Catoosh hambalyo hambalyo sxb 🎥 menka ugu ficaan ayad noqotay deganka somalida 🙏🏻 hambalyo broh mar labad
@yasirmire5177
@yasirmire5177 Жыл бұрын
Waa ceeldeelahoo dowli gaaban iyo dabarlagu caboo dooq heeysku kihin. Dooq heysku kicin maaha.nagasaxa ereyada
@aragti6060
@aragti6060 3 жыл бұрын
Olds this music is 70yrs old ,1950s nice
@alifarah3124
@alifarah3124 3 жыл бұрын
Yaah! reer Jigjiga waa shidan yihiin dhinac walba laga eego hambalyo;although aan neceb nahay ethiopian ay ku hoos jiraan hadana waa dad & dhul Somaliyeed oo la dayacay calaa kulli xaal one day waa xoroobi doonaan insha'Allah.Waxaan jeclaan lahayn in sanadkii/2 sano mar tour ku suubiyaan wadamada Jabuuti,Somaliland,Somalia & NFD (waa idan la mid) si deeganada Somalida unity gooda u xoogaysto.
@ahmedabib4381
@ahmedabib4381 2 жыл бұрын
labada gabdhood waa samaroon siciid viva awdal state
@faaraxali7284
@faaraxali7284 3 жыл бұрын
Nice move...m.a gabadh a magaceed...sit fiican ula socotaa.heeska...where she is....?????....
@jamacxasan4902
@jamacxasan4902 3 жыл бұрын
Woooow inaba cadi mahin
@cabdifarah4547
@cabdifarah4547 3 жыл бұрын
Waaaw jigjiga hoyga dhaqanka soomaaliyeed noogu kaalay fannaaniin kuwaan kasii cod macaan
@mhassan0163
@mhassan0163 3 жыл бұрын
Hambalyo, Hambalyo, `Hambalyo, From Berbera/Somaliland
@davidwillium371
@davidwillium371 3 жыл бұрын
Copy, miyaa dhaqan ah?! Heeso ay Lee yihiin ma maqal!! Bakhti cune,kitaab Al _jinaax in la baro weeyi.
@sidowadem2233
@sidowadem2233 3 жыл бұрын
waaaaaw waakan muusigga loo baahan yahay in lasoo celiyo. JigJiga hambalyo soo badiya.
@MustafeAadan-fh5rg
@MustafeAadan-fh5rg 9 ай бұрын
DayAXA dushiisa horumar ku gaadhaye.ma waxa lagaga hiilin karaa in kula saaxiibo.show me your best.
@bakarushervevo663
@bakarushervevo663 3 жыл бұрын
Woooow mshllh gabadhan caadi maaha codkeedu way i shiday runtii gacanaa ku taagay wllo hmplyo wad ka baxsatay 👌💯👈
@yasinyussuf6846
@yasinyussuf6846 3 жыл бұрын
What a nostalgic song. It has peculiar fascination that is coming from JigJiga. Give people a peace, the will have a time to show their talent.
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 3 жыл бұрын
😂😂😂😂✌✌✌✌⚘⚘⚘⚘⚘⚘😂✌✌👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍⚘⚘⚘⚘⚘🍬🍬🍬🍬🍬🍬 Wallahi weey keentay reer jig jiga ha noolaadeen somali wa somali meel kasto aay joogto Vivo
@youzufahmed2809
@youzufahmed2809 3 жыл бұрын
Iftiin love
@ahmedsabban8990
@ahmedsabban8990 3 жыл бұрын
Ax yaa fankii Hooyo 🤔 Kan sidii ☝️ gabdhaha isku wareejiyey kasara meesha plz
@saiidmahamuud1747
@saiidmahamuud1747 5 ай бұрын
Fanaanadan qaadaysa heesta laab dooxantay magaceega aya garanaya pls?
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 жыл бұрын
Heesaha Inoo Soo Goo Gooya🙌👏
@apdiqani9389
@apdiqani9389 3 жыл бұрын
xasuustii faadumo qaasim hilowle alle hu naxariistee
@user-jr8ub5ck2d
@user-jr8ub5ck2d 3 жыл бұрын
Tan yari waa ba daadax!
@nimcaancompany6863
@nimcaancompany6863 3 жыл бұрын
Gabadha wa khatar
@safiaabdi8080
@safiaabdi8080 3 жыл бұрын
horay haloo socdo gurigii hidaha iyo dhaqanka ee asli gobeed
@AliAli-hh4rt
@AliAli-hh4rt 3 жыл бұрын
Caleek caleek caleek axsan wlhi way dhigtay
@Dhalaale
@Dhalaale 2 жыл бұрын
cod macaanaa gabadhan timaha daban waan salaamay srtv iyo dhalintan quruxda badan magacaygu waa mxd deeq from usa
@mudanerooble7756
@mudanerooble7756 3 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo reer jigjiga wad ka baxsateen
@aarbarigobolkaraga5356
@aarbarigobolkaraga5356 3 жыл бұрын
Reer jigjiga hore usocda wll from burco
@munaluula1529
@munaluula1529 3 жыл бұрын
Ya Salaam.......VIVA My People....love it
@abdirizaknur5394
@abdirizaknur5394 3 жыл бұрын
Love it keep up
@wiilkashidan420
@wiilkashidan420 3 жыл бұрын
Gabarta aaway hee qaadeso magaceeda ii sheega please 👍👍
@sosmanahmed2155
@sosmanahmed2155 9 ай бұрын
Gabadha heesta faadumo qaasim qaadaysa magaceed
@ahmedweli4713
@ahmedweli4713 3 жыл бұрын
Manga alllh waa fanaanad yaroo kacaysee taageera tartan magaceed caadi maaha
@horiyo2491
@horiyo2491 3 жыл бұрын
Gabadhan qurux leey weeye maanshaa Allah
@musnam.s6725
@musnam.s6725 3 жыл бұрын
Masha alaah cudmacan qaali horey usuco
@MAbdalle
@MAbdalle 3 жыл бұрын
Fankii waxaa sharafta ka diley cod la sii duubayo oo bushma dhaqaajis laga dul heesayo. Codad fiicfiican sida kale. Fanaan we kii live u heesa.
@alimaalima1896
@alimaalima1896 3 жыл бұрын
Mansha allah dadkaygii uxisay horay usocda jigjiga
@ahmedumuur1854
@ahmedumuur1854 3 жыл бұрын
Wow Mareykanka kala socodaa catoosha hore uu soco
@abdirizaknur5394
@abdirizaknur5394 3 жыл бұрын
Great Somali song pls keep up
@haradigedyoutube8727
@haradigedyoutube8727 3 жыл бұрын
War ninkan sogaliyay muxu ahaa mid hormarsanba maaha fananintaa laxusaa raga music garacay balaxusaa abwanada wuu sogaliyay uun dhagool
@dalkaygahooyoorag5594
@dalkaygahooyoorag5594 3 жыл бұрын
Kkkkk, ana mid bay iigu baxdoo aan lahaa shukaanso ee bal waatane magaceedaba sheeg.
@zakyflaq
@zakyflaq 3 жыл бұрын
Hanbalyo rer jigjiga iyo tvga #SRTV anoo ah #Zaky_Ubaxle from nairobi kenya horay usocda Waxyarna aan idin xasuusiyee xuquuqda fanka meesha inaad kumuujisaan waa qasab fanaaninta muuqaalka ku heesaya kuwa tumaya iyo kuwii heesaha lahaaba mahadsanidin
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 3 жыл бұрын
Isaga carar warya xerow
@omarisse8057
@omarisse8057 3 жыл бұрын
In caadi mahan heestan halkaas kahaay heesaha xamarika wa ku mcdahay lkn kuwo adika adleedahay laimoow wad jirtaa
@wadania932
@wadania932 3 жыл бұрын
Wowww caadi ma aha❤❤❤❤
@mustafemahamoud7830
@mustafemahamoud7830 3 жыл бұрын
Mansha allah nin la hubo oo hibo leh abdiqahaar ilkacase jigjiga waa dayax usoo baxay
@tuqo873
@tuqo873 3 жыл бұрын
Caadi maaha top ten MUSIC
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
M.janan from Copenhagen .S.sare waan kahelaa qaaciga 😁🌹
@Mamar6310
@Mamar6310 3 жыл бұрын
Wa xl baa ka dhacay yiu remaind me long time ago emotionally am feeling seek right now
@tuqo873
@tuqo873 3 жыл бұрын
Reer jigjiga quruxsanaa
@dalkaygahooyoorag5594
@dalkaygahooyoorag5594 3 жыл бұрын
Ma kala dhacaane, ninka kabanka garaacaya magacii. Heeso uu leeyey ma jiraan.
@abdigedi4408
@abdigedi4408 3 жыл бұрын
Xasuus oo waliba origanalkii ayay u qaaday fananad farta ka xeran waaye mansha allah , pls and pls fananada magaceda ku soo qor si loo ogaado dadka ay u bartaan musianka waa mahadsan tihiin noolada reer jigjiga
@Maeyann9
@Maeyann9 3 жыл бұрын
Qoftan heeseysa waa magaceed
@negussieabebe4192
@negussieabebe4192 3 жыл бұрын
Masha Allah young talent I wish you soon grow Fannan we love .
@abdikhadarmohamed6195
@abdikhadarmohamed6195 3 жыл бұрын
Wlhi gabdhani waa fananad dhanaa kafiican waxa heesaba fanaan waxan u aqaana qofka Livka kuheese ku raxysta dadka dawanayana ku raaxysta qab maslixiyadisa iyo codkisa
@aganeshtesfay6372
@aganeshtesfay6372 3 жыл бұрын
horta taa yaree samaroon cod iyo quruxba way haysaaye hadana ma qaraxdo heeseheeda sabab? ma abeheedbaa sheekh ahaa an u ogolayn
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
Magaceed walaalo, ma reer nuur baa inantu? Hore umaan arag, maantaa iigu horeysaba aniga.
@habanewaikaa2448
@habanewaikaa2448 3 жыл бұрын
@@faizam523 ifrax iftiin wllo 🤗
@faizam523
@faizam523 3 жыл бұрын
@@habanewaikaa2448 Mahadsanid walaalo
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 3 жыл бұрын
Waad Salaaman tahay, Weyn leedahay Quruxdii Habalaha Reer Nuur, U Malee
@ayanledirie8971
@ayanledirie8971 3 жыл бұрын
Gabdhaha qurxoon badankoodu meel qiimo aanay ka lahayn ayey fadhiistaan ama joogaan wayna is qiimo ridaan
@yusufali4929
@yusufali4929 3 жыл бұрын
Salaam Soomaalaay Nooladaa Rer Jigjiga From Yusuf London Joogaa Rer Hargeysaa ..Hal Suaal ah Qaba Musicga ma kii xabashidaa ku dhex jira misee anaa mooday Takale Gabadh ugu Horaaysaa Ma Somalibaa waan Fahmi waayeey ...Sikhaldan Ha ii fahmina
@Maeyann9
@Maeyann9 3 жыл бұрын
Magaceeda ha soo Sheegaan waa waa amxaar Ayaan u haystaa
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 3 жыл бұрын
Wa somali asal ag banadiri ku heesaysa
@yusufali4929
@yusufali4929 3 жыл бұрын
Rock_ Diamond maaha waa Luuqad kale
@mudanerooble7756
@mudanerooble7756 3 жыл бұрын
Www codki fanuusti fanka ayanba so xasuustay horay wlll
@nagaaxmmq
@nagaaxmmq 3 жыл бұрын
qofta dheere oo cad quruxleyda aduunka jiga usocdaan mardhow qoftaas iiraadiya asxaabey macaan badantahay
@cabdirisaqcabdille1751
@cabdirisaqcabdille1751 11 ай бұрын
Hees
@tuqo873
@tuqo873 3 жыл бұрын
Aawayhee
@cabdifataxadan4526
@cabdifataxadan4526 3 жыл бұрын
Waa inaad xustaa dadkan heesaya saxbb silaguu xiiseeyo
@xamralive
@xamralive 3 жыл бұрын
waaaw caadi maaha reer Jigjiga banaadiri ku heesay caadi maaha hhhhhhhhhhhhhhhhhh
@caydaruusahmed1771
@caydaruusahmed1771 3 жыл бұрын
4:15 🤣🤣🤣Ninka organka tumaya Siduu Cirka u eegayo waxad moda in uu uurka ka leyahay ilaahow way iso qasbeen e man rabin Waxan Inaan tuumo hhhhhhhh
@kamaalahmed5706
@kamaalahmed5706 3 жыл бұрын
Hahaha War heedhe waad iga qoslisay sxb:)👍👍👍
@caydaruusahmed1771
@caydaruusahmed1771 3 жыл бұрын
@@kamaalahmed5706 zxp de wa siday tahay
@canqeeyrcabdulahi3952
@canqeeyrcabdulahi3952 3 жыл бұрын
Sxb jini arag aatahay
@shafigohe5458
@shafigohe5458 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhh Way isoo qasbeenaa?
@peaceandlovepeople4222
@peaceandlovepeople4222 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣 imtixaan ildheer waad iga qoslisay
@Mamar6310
@Mamar6310 3 жыл бұрын
Very nice band
@Bali212
@Bali212 3 жыл бұрын
Heesta Faadumo Qaasim waa kala xirintahay, Cajiib.
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 3 жыл бұрын
We Somalilanders always love you.
@ahmedliban7035
@ahmedliban7035 3 жыл бұрын
But you calling us fagash
@aliabdi5804
@aliabdi5804 3 жыл бұрын
That's over we are one
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 3 жыл бұрын
@@aliabdi5804: Do you mean five??
@shukrialidahir6518
@shukrialidahir6518 3 жыл бұрын
💗❤👍👍👍👍
@geelleguure8808
@geelleguure8808 3 жыл бұрын
Heshiiya, khilaafka iyo dagaalka joojiya, inta dibedda ku maqanna ha soo noqoto.
@abdishakurdhiirane1310
@abdishakurdhiirane1310 3 жыл бұрын
Waaw naag cod ayaa ku dhamaaday ifrax iyo qurux
@abshiraybakar2355
@abshiraybakar2355 3 жыл бұрын
Waw
@youzufahmed2809
@youzufahmed2809 2 жыл бұрын
LOVE LOVE LOVE
@qeysduale7704
@qeysduale7704 3 жыл бұрын
Tanoo kale fan looma quura dee. Gabadhan ookale marwo ayey ku qiimi badneed.
@cabdiraxmaan686
@cabdiraxmaan686 3 жыл бұрын
Waryaye wiilkani wa libax
@yusufali4929
@yusufali4929 3 жыл бұрын
Suaal Gabadha ugu Horaaysaa Ma Soomalibaa mise dadkale midakale maxaay ku heesaaysa ma Fahmin
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
M.jama abaayo qurux dhabtaada ayaan kuseexanayaa hhh hhh 💔😁
@mohamedhaji5749
@mohamedhaji5749 3 жыл бұрын
Best characters appreciating from uk Birmingham
@tuqo873
@tuqo873 3 жыл бұрын
So beautiful 😍💗 lady 💗 people 💙 jigjiw
@HayayaabeQowrax10
@HayayaabeQowrax10 3 жыл бұрын
Ifrah jaar baan Borama ku ahyn alha yaxfaduk huuno.
@commonsensebornandraise8451
@commonsensebornandraise8451 3 жыл бұрын
Huuno ma samaroon baa ifrah?
@cabdirisaqcabdille1751
@cabdirisaqcabdille1751 11 ай бұрын
Eeshcalaa
@youzufahmed2809
@youzufahmed2809 3 жыл бұрын
Khadra silimo ayay u ciyaar egtay, wanay cod fiicantay inanta timaha tidcan, laab dooxan taad dawadedii tahay ee kkkkk, sidoo kale inanka yar waa 100/100
@mahameddhagayare
@mahameddhagayare 3 жыл бұрын
Inanta Heesaysa waaku heesaystaa nio😀🤣🤣
@qeeybta
@qeeybta 3 жыл бұрын
Labada fannaan weey mahadsan yihiin mana ceebeeyn kuwi qaaday iyaga ka hor. Marka labaad qaaciga waxa lagu qaaday magaaladi an ku dhashay ee ay ku aasan yihiin abahay Musa Cabdi Cilmi iyo awoowgay Cabdi Cilmi Cigaal..
@abshiraybakar2355
@abshiraybakar2355 3 жыл бұрын
Interested to tour your own bessnes candy
QAACI SHOW JIGJIGA SESSION 3
41:55
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 65 М.
QAACI SHOW JIGJIGA IYO FANANIIN COD CAJIIB AH LEH 2020
38:45
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 169 М.
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 45 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermotta
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 18 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
QAACI SHOW SESSION 6
38:13
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 66 М.
QAACI SHOW JIGJIGA 2020 SESSION 2
30:42
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 40 М.
Full Barnaamijka live Qaaci show Dayaxband 2021
1:32:12
Waqal WStudío
Рет қаралды 314 М.
Qaaci Show | Nadar Cilmi & C/qaadir Qiiq | Astaan | 2020
30:38
HEESO TALANTAALI WAAYO WAAYO QAACI AH FANAANIIN BADAN DAAWO WACAN
2:16:19
C/qani Kaarshe iyo Khadra Aaden | Qaaci Show | Astaan | 2020
29:23
Qaaci Show | Axmed Jacayl & Canab Jidda | Astaan | 2020
31:25
HEESO SHIDAN IYO XULKA HOBOLADA QARANKA WAABERI BARNAAMIJKA SANADKA 2024
1:25:29
Goodax Media Production
Рет қаралды 25 М.
Qaaci Show 2019
37:40
Tixmaal Media
Рет қаралды 9 М.
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 45 МЛН