No video

QAACI SHOW JIGJIGA SESSION 3

  Рет қаралды 65,456

DJ CATOOSH PRODUCTION

DJ CATOOSH PRODUCTION

3 жыл бұрын

HOME OF ENTERTAIMENT
COPYRIGHT PROTECTED BY @DJ CATOOSH PRODUCTION
CLICK SUBSCRIBE FOR MORE UPDATE

Пікірлер: 41
@bakarushervevo663
@bakarushervevo663 3 жыл бұрын
Wlhi fanaaniin xul ah codkoodana aadbay ugu raaxaysanayaan zalaan sare from jabuuti to hrgeisa 😍🥰😍🥰
@sayidxamsa
@sayidxamsa 3 жыл бұрын
zxb dj catoosh catoosh keep going
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 3 жыл бұрын
Wwww Gabar qurxoon cod macaan
@NOGOBAAWI
@NOGOBAAWI 3 жыл бұрын
Ma uqirteen kow soomaaliland somali fankeed labo Soomaali galbeed 😍😘😚😙😙 Catoosh dj waan kuwataa wlhi farxad kuwaar Nin iguwayn
@jamamohamud496
@jamamohamud496 3 жыл бұрын
Lllppppp
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
Yaa salaam Yaa salaam Mar inaan Ilaa Jigjiga Isku soo kala kiciyeyba iga haysaa.
@abdiahmed5092
@abdiahmed5092 2 жыл бұрын
Wwww axyaaa cod hodan xaaji gaash xirsi clahi iyo dhamaantoodba reer jigjiga big respect from Germany
@jamahussein6860
@jamahussein6860 2 жыл бұрын
Waa jama hussein jigjiga boy,
@malmo4235
@malmo4235 3 жыл бұрын
Hadal Maleeh 👏👏Channel ka catoosh iyo m hawshooda 👏👏
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 3 жыл бұрын
Wu ka baxay maashallah❤❤❤💜💕💕
@abdihakinahmed8013
@abdihakinahmed8013 3 жыл бұрын
Jigjigadayda caashaqa ❤❤❤
@user-np3mv3cv4v
@user-np3mv3cv4v 13 күн бұрын
Al xaaji cash
@bakarushervevo663
@bakarushervevo663 3 жыл бұрын
Wooow caadi maaha hodan codkeeda heestii amina farax wabar barteedi dhigtay wn kgu ogaa talendkga wlshy nolow😍🥰
@jibaxe
@jibaxe 3 жыл бұрын
Reer jig jigaa So jar jaraa heesa Waa aslkiye
@salmancr751
@salmancr751 3 жыл бұрын
Wooow hore hala soocdo
@yacquubabdilahi8968
@yacquubabdilahi8968 3 жыл бұрын
Catoosh sxb waxan kaa codsabeynaa inaad xabad xabad usoo galiso thanks bro
@yacquubabdilahi8968
@yacquubabdilahi8968 3 жыл бұрын
Waaaaaw hodan Amezing voice
@Ahmed.q17
@Ahmed.q17 3 жыл бұрын
Great.
@munocllhi7627
@munocllhi7627 2 жыл бұрын
Wwww masha allh cod macana wiilka kabanka tumaa iyo gabadhah
@muhuyadinyasin9096
@muhuyadinyasin9096 5 ай бұрын
Ku nagee allahayoow
@saiid8212
@saiid8212 3 жыл бұрын
doof doof. dhoof nooli kulanteen ha dhantaalin caashaqa dhaqso iigu soo noqo horey usocda sxbyaal ninkii waayo soo joogey baa fahmi kara heesihii hore iyo wax tarkooda
@muktarosman9706
@muktarosman9706 3 жыл бұрын
ustaad axmed nuur xaaji kaasha gacantu kuma go'do , xirsi cabdi caanoole adiganu waad naga qiiraysiisay keep going dhamaantiin from 🇲🇰
@muhuyadinyasin9096
@muhuyadinyasin9096 5 ай бұрын
Waw
@fartunadan3008
@fartunadan3008 3 жыл бұрын
fanaaninta jigjiga wow hora usocda waxaad tihiin hoygii fanka.
@indhodeeqdaadcaafi4356
@indhodeeqdaadcaafi4356 2 жыл бұрын
Wow waxkale my people masha allah 🙏
@mediaplayer592
@mediaplayer592 3 жыл бұрын
Xiiris abdilihi canod waa nawiirigi jigjiga große Respekt 100%
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 3 жыл бұрын
👍👍✋✋❤❤❤❤❤
@nouramohd1314
@nouramohd1314 3 жыл бұрын
Wwww hodan idhahay isku qabanaysa way isku kalsoonty 👏👏👏👏👏👏👏👏👏💯💯💯💯💯💯💯💯💯👍👍👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@nouramohd1314
@nouramohd1314 3 жыл бұрын
Hodan cadi maha wwww
@muniirkhaldan971
@muniirkhaldan971 3 жыл бұрын
Carabkhaldaan Come on me❤️
@abdulkadirosman4330
@abdulkadirosman4330 3 жыл бұрын
Abdulkadir Shabel Gurey
@albertoyahya
@albertoyahya 3 жыл бұрын
Heesta koobaad yaa qaada
@ubahawiiabdalla29
@ubahawiiabdalla29 3 жыл бұрын
Sulfa Aya qaada
@nouramohd1314
@nouramohd1314 3 жыл бұрын
Wwwwwww
@abdiazizanshax2101
@abdiazizanshax2101 3 жыл бұрын
DJ CATOOSH SXP HORAY USOCO
@abdiazizosmaan8106
@abdiazizosmaan8106 3 жыл бұрын
Rug cadaagii soo rogaal celli
@user-np3mv3cv4v
@user-np3mv3cv4v 13 күн бұрын
Xirsi cabdi. Cadi ma aha
@muhuyadinyasin9096
@muhuyadinyasin9096 5 ай бұрын
Dhoof nooli ku lantee ha dhantaalin cashaq
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 3 жыл бұрын
Heestiu amina gacan low
QAACI SHOW JIGJIGA SESSION 10
33:21
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 14 М.
QAACI SHOW JIGJIGA 2020 PART 2
40:49
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 288 М.
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 61 МЛН
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 3,6 МЛН
QAACI SOW SESSION 8
40:31
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 22 М.
QAACI SHOW SESSION 6
38:13
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 66 М.
QAACI SHOW SESSION 4
32:34
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 51 М.
HEESO TALANTAALI WAAYO WAAYO QAACI AH FANAANIIN BADAN DAAWO WACAN
2:16:19
C/qani Kaarshe iyo Khadra Aaden | Qaaci Show | Astaan | 2020
29:23