Waa Jacayl Aboodiya | Qamar Suugaani | Qaaci Show | Ciida | Astaan | 2020.

  Рет қаралды 1,184,388

Astaan

Astaan

4 жыл бұрын

Heesta: Waa Jacayl Aboodiya
Codka: Qamar Suugaani
Xasuustii: Cumar Dhuule
Cuudka: C/naasir macalin Caydiid
Boongaha: Abuukar Buulo-xuubey
Bishaar Faamoos
Piano: Maxamed Bulshaawi
Violen: Mustafe Macalin Caydiid
Camera: Mubaarak Jama
Mubaarik Gabyaaye
Sound: Shabcaan Isko
Editing: Ahmed Abdirahman
Soo Saaristii: Astaan Tv HD 2020

Пікірлер: 702
@hodancabdirihman674
@hodancabdirihman674 4 жыл бұрын
waar abti mashquulka daaya fananku hadu hees hore qaadao sidii fanankii uma qadi karo ileen isagii mahee lkn qamar codkiisu waa top hadalna kuma jiro🥰👊👏👏❤
@reerburcoofficial7477
@reerburcoofficial7477 4 жыл бұрын
waar waaba uuu dhaafiyey weliba turuko ayuu ku daray jeebkisa ah somalidu waxay doonayan in sidii fanaanka loo qaado uun
@hdhanadcishqi287
@hdhanadcishqi287 3 жыл бұрын
Wuu kufsaday heesta ninkaas
@captainsanto5572
@captainsanto5572 2 жыл бұрын
@@hdhanadcishqi287 Adu fanka waxba kama taqaanid
@issamohamoud1965
@issamohamoud1965 2 жыл бұрын
I0
@mohamedwarsamaboss5014
@mohamedwarsamaboss5014 3 жыл бұрын
Heesta maaha in sidii Omar dhuule loo qaado. Waxaan qabaa waa iney fanaanka shucuurtiisa ka timaadaa sida fanaankan. Well done.
@LoneLy-pr9xy
@LoneLy-pr9xy 4 жыл бұрын
😭😭 Qofkii Heestan Ku Wayn Tahay Heesahan 2020 Wxba Kama Fahmi Karo 💔 Ha i Gaynin Akhiiro 😢
@xubidheyman3147
@xubidheyman3147 4 жыл бұрын
✋😭
@sahraabdi1152
@sahraabdi1152 4 жыл бұрын
Heestan waxa aad ugu cod macaan abdifatah yare legend xasuus igu qaliya😔🤴
@kylehorn9933
@kylehorn9933 3 жыл бұрын
Waa lagaa Dareemaa
@khalidmahad7796
@khalidmahad7796 4 жыл бұрын
Qamar idinma yaqaanabee ha xiiqina adhiyaw ciidagalaha hirgalay dheh waa hidihii reerka ilam mooge qalinle khadra daahair ciidagale gop inta kale gun👍👍👍✅
@mohamedsomaali
@mohamedsomaali 4 жыл бұрын
Kadaa runta haw sheegine hhh
@rtmaskagamer8707
@rtmaskagamer8707 4 жыл бұрын
Cidwgale reer abtigay
@guuleedoomaarjaamac8002
@guuleedoomaarjaamac8002 4 жыл бұрын
Waxgarad paad tahay Zxp Waa sida cidagale ahayd dhaga
@niciimaahmed245
@niciimaahmed245 4 жыл бұрын
داخل على التراب ❤
@cawokeyse3019
@cawokeyse3019 3 жыл бұрын
Hhhh doqon cidagale me cise mu se waydi 😂😂😂😂
@yahyecabdul2892
@yahyecabdul2892 4 жыл бұрын
cumar dhuule allah yarxamah 😭😭
@abdifatahmohamudmohamed4302
@abdifatahmohamudmohamed4302 2 жыл бұрын
Masterpiece wow 👌 Cumar dhuule qamar suugani..😍
@buskulaawi0112
@buskulaawi0112 2 жыл бұрын
Hay oranin inankii wuu kuu ilduufee qamar romaatigii somalilada ayaa heeska qaadey cumar dhuule cali markaa ka daa badelka heeska🥺
@aishasalah3540
@aishasalah3540 3 жыл бұрын
Xusustee AUN Cumar Dhule Cali😍😍❤legend♥💋🌹
@galoose
@galoose 4 жыл бұрын
Qamar cod kiisu waa top waliba macaan lkn xoogaa dagdag ba kujira madama uusan xifdisanayn heesta oo dhan halka fanankii waynaa cumar dhuule aadbuu udajinaya markuu heestan Ku luuqeynayo ❤🔥
@ameinka5668
@ameinka5668 4 жыл бұрын
Maxamed wardi-Qamar Sanaci. Abti waala yaabay fankiiba kaligaabad ka dhigtey💐💐Astan tv Eid mubarak👑
@ahmedmoktar
@ahmedmoktar 4 жыл бұрын
Qamar Suugaani Sxbkeey Ibraahim baa aad u jecel, anigoo dhageeysanaya buu igu yiri Waa Qamare' iidhiib "Ahmedow Fanaankani Codkiisa Gariir buu leeyahay" Anna runtii aad baan uga helay Aan adduunka joogee, Ha igeeynin Aakhiro😭
@ahmedmarso289
@ahmedmarso289 4 жыл бұрын
Hadal nin wayn weeye Ninkaad sheegtay Waa qamare ii dhiib Fanankan waa nin luqado badan Yurubaa yaabtay
@lulamoha6867
@lulamoha6867 4 жыл бұрын
Inta ila fahnty inuu telka ka firsanaayo oo usan xafidsaneen like isaara 😂😂😂
@FF-li1bu
@FF-li1bu 4 жыл бұрын
Waba sidaas 👏👏
@yaxyedaud6893
@yaxyedaud6893 4 жыл бұрын
Lkn wuu keenay sida saxda ah
@mohameddeq6603
@mohameddeq6603 4 жыл бұрын
beenta waye taas
@zulthanyarre6915
@zulthanyarre6915 4 жыл бұрын
Bageka dambe weliba wu eeganaya 😂😂✌
@Abdulahi22222
@Abdulahi22222 4 жыл бұрын
Heesta lama xafidin
@juweriahashi4515
@juweriahashi4515 4 жыл бұрын
Legend wlhi wn ku wtta Ani Landheere sad doonto ugu Galgalo Ada fanka u taliya mnta
@faizamohomed9763
@faizamohomed9763 4 жыл бұрын
Juweria Hashi, walaalo sowdiga u xigta miisey inanka😁 ma tol baa tihiin????
@mihranomar5344
@mihranomar5344 4 жыл бұрын
Waa talent in adoo meel ka akhrinaya hadana uusan laxanka ka leexanayn yaa salam qamar suugaani fanan buuxa💯💯❤❤❤
@moh_luubaan
@moh_luubaan 4 жыл бұрын
Inta reera Qaraam ah 😂 Macnaha Jecel Kamanka 😘 Like I saar 👍 waayo Idinka mid ahay 😂😂 Qamar Suugaani runtii Wuu keenay
@qaraaxoofficial1020
@qaraaxoofficial1020 4 жыл бұрын
Heestaan waaa hees boog xanbaarsan ani waan kusocelcelshay waanadareemay yaa ila dareemo heestaan qisada lola dan leeyahy
@daniistecaqlileh482
@daniistecaqlileh482 4 жыл бұрын
Walaahi ragbaa iskugu yimid meesha mustafe maclin caydiid iyo cnaasir macalin caydiid bulshaawi iyo bashaar waah waah dad culus inanka qamar ah wayka tumeen walaahi dadka u tumaya waa wada gentlement from mogdisho love you guys
@hafsahusein8634
@hafsahusein8634 4 жыл бұрын
Cumar dhule dabadi cabdifataax tacabi baa heestan meel saaray inalilaah hada fanka uu kafadhiistay mashalaah lakii qamar waa fanaan jecelhy heesihiisa lakiin fanaankan qaciga kuma soo baxayo 😔😔😔
@edfuadmo9995
@edfuadmo9995 4 жыл бұрын
Why I Cry 😭 when I hear this song
@cakoodhanaf5166
@cakoodhanaf5166 3 жыл бұрын
What happened to you?? Nooga Sheekee hadaanay dhibaato kugu ahayn? Arimaha jacaylka rabaa inaan wax badan ka qoree
@captainsanto5572
@captainsanto5572 2 жыл бұрын
@@cakoodhanaf5166 😅😂😅
@abdirahmanmaxamedibrahim5799
@abdirahmanmaxamedibrahim5799 2 жыл бұрын
Iiman kaaga aad ayuu u hoseyaa
@amuuncadeywatanallhuakhbar3176
@amuuncadeywatanallhuakhbar3176 4 жыл бұрын
Mohmet wardi Abdi abdilaahi bulxan Horey Usoco fanakii sanadka io sanadaha Soo socda♥️👌👌👌🙏
@mericanbadass5299
@mericanbadass5299 3 жыл бұрын
Waa qolama inanku wll?
@najmamohamed4959
@najmamohamed4959 4 жыл бұрын
Cumar dhuhle ilahay hawnaxariisto jano fardawsana rabi haka waraabiyo cidna codkiisa ma ,keeni karto
@faatimaomarhilowle1328
@faatimaomarhilowle1328 4 жыл бұрын
Moobeelka miyuu ku soo qortay heesta kolay wuu keenay❤💞
@gacmoofficiall1383
@gacmoofficiall1383 4 жыл бұрын
Qamarka hirgalay waleee Codkaaga lacajabay laysma caasiyee Ani Ahaantaa kaga codmacaantay cumar dhule Nacabku hadhurmee hore usoco ❤👑👋👍💋
@sagalabdi2095
@sagalabdi2095 4 жыл бұрын
Qamaroow sw adigan heesihi hore ee jaceelka qalbiga laga dareemayo qadaya way iska cadahay ugbaad inaa jeceshay 💔💔😰😂😂😂
@abdikadiryusuf
@abdikadiryusuf 4 жыл бұрын
Wiil hoog halkeedi ayuu dhigay 👑👑
@user-wi7db5lp2w
@user-wi7db5lp2w 4 жыл бұрын
Wiilka music kumaya mulshaawi ciyaal kii Burco maxamud ahmed ali inti garanaysa like
@queen_azhwaaq9157
@queen_azhwaaq9157 4 жыл бұрын
Inta.waxay.qorileheydba la qorey like saara🤣🤣
@superyt2003
@superyt2003 4 жыл бұрын
Anaa kuzaariye subscribe iisar
@reerburcoofficial7477
@reerburcoofficial7477 4 жыл бұрын
maansha allah qamarku heesta halkeedi wuu dhaafiyey turuko wax la dhaho ayuu ku daray
@mohamedhassanaden6855
@mohamedhassanaden6855 4 жыл бұрын
Yurub geenyo moblka qamar sugaani seey u fiirineyso inta ila argty like sara 😂
@ahmedmohamed-yp6un
@ahmedmohamed-yp6un 4 жыл бұрын
Heestuu ka aqrinayaa soo uma jedid
@zawjtudrkhalidhasan5347
@zawjtudrkhalidhasan5347 4 жыл бұрын
heesta ma xafidsana mobilku ka egaya way layabantay
@fatumamahamed7753
@fatumamahamed7753 3 жыл бұрын
Hhhh
@fatumamahamed7753
@fatumamahamed7753 3 жыл бұрын
Hhhhhhh haaaa
@mustafecumar9202
@mustafecumar9202 4 жыл бұрын
Hh hargaysi inay hoygi fanka tahy muqdishona hoyadi somaliyed tahay inta og kor isku soo qaada somali maxamed
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 4 жыл бұрын
Muqdisho ma somaali baa degan waa jareere
@saacidmaxamed6507
@saacidmaxamed6507 4 жыл бұрын
@@umufadumosahra1421 waa runta
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 4 жыл бұрын
@@saacidmaxamed6507 thanks
@khadarahmedjama1629
@khadarahmedjama1629 4 жыл бұрын
Hargesia waa hoyga fanka waana caasimadda Jahuuriyadda Somaliland waana dad soomali ah.
@mohamedyusuf4020
@mohamedyusuf4020 4 жыл бұрын
Dee maxaa fileysaa walalkey waa casimadeena labaad ee somaliyeef
@umu_cimraan
@umu_cimraan 4 жыл бұрын
Qamar suugaani real singer Heestaan wuu kala kiciye wlh waa ku wataaa qamar suugaani👏👏👏
@abdallaeid045
@abdallaeid045 Жыл бұрын
5:15 Bal arag siduu teembada isku raacsiiyay Walahi waa legend Qamarku😂
@nemcomohamed8661
@nemcomohamed8661 Ай бұрын
Wad ila aragtay ile 😂
@asiye717
@asiye717 4 жыл бұрын
Cumar Dhule yar wye qamar 🤴❤ IlhY Haunaxaristo cumar dhule 🤲🤲
@enjoyahmedi
@enjoyahmedi 3 жыл бұрын
Cumar dhuule hadaad ixtiraam u hayso ha la barbar dhigin
@yacquubguureofficial5843
@yacquubguureofficial5843 Жыл бұрын
Abdinasir macalin caydiid alle cafimaad taam ah hasiiyo aamiin😥🎸🤲
@mohameddaahir5910
@mohameddaahir5910 4 жыл бұрын
Heesta inuuu mobilka ka fiirsanaayo iyadoo qoraal ah inta fahantay like
@xavifadxi4034
@xavifadxi4034 4 жыл бұрын
Wlhay bro balayaatahay
@MousséKhaled342
@MousséKhaled342 4 жыл бұрын
🤣😂🤣😂🤣🤣🤞👍
@garadbadaninhanad333
@garadbadaninhanad333 4 жыл бұрын
Maash Allaah salee cabdifitaax Naag ayaa dhaaftay yurub geenyo qurux ayaa alle u dhamees tiray maash Allaah alle bal il fiiriya wiilka sidee u Daawneeyso naxariis ayeey lee dahay wlhi
@moohandeek2648
@moohandeek2648 4 жыл бұрын
Rag waa kaban inta igu raacsan mucjisadii fanka 2020 ayu nuuc cod asxan fanan
@sharmarkeahmed2932
@sharmarkeahmed2932 4 жыл бұрын
Waa codka ugu macaan een maqlo codka qmaar sugaani
@hamzerashiid8753
@hamzerashiid8753 4 жыл бұрын
Wlhi nin kan waa fanaan jira jigjiga ka sosalamay zxo qamar sugaani qof dareen leh umba hestan wax ka fahmi kara💖😭😭😭
@khadiijoclaahi7567
@khadiijoclaahi7567 4 жыл бұрын
Aan aduunka jooge haigaynin aakhiro xasuustii AUN cumar dhuule qamar sugaani mucjisada fanka weeye wxba haku mashquulinina horay usoco wll
@saedpzhe4454
@saedpzhe4454 4 жыл бұрын
Qamarku Waa Legend Fanaanku waa Muraayad markaa Rayiyan ilama Quruxbadna Qaabka Xiiritaanku Yaryarkii Oodhan Ayaa Ku Dayanaaya Waanan Ku Ixtiraamayaa Fanaanka doorashadiisa 🎊👍
@howieie2081
@howieie2081 4 жыл бұрын
Walaal aynu noqono bulsho xorinimadu ku wayn tahay doorashada qofkana la tix galinayo, qof kasta iyagoo xor ah ayuu dhashay, dhimanayaana ee isagoo xor ahna ha noolaado! Cidii ku dayanaysana iyaga jirtaa!!!
@ikhwaanudiinno-size3761
@ikhwaanudiinno-size3761 4 жыл бұрын
Cumar Dhuule ilaahay Haw Naxariisto Heestiisina maanta ayey God Gashay R I P
@mishki2810
@mishki2810 4 жыл бұрын
Ku dhex waalo
@ilyasupdy6373
@ilyasupdy6373 3 жыл бұрын
War Cumaamadiisa Lama Haysan Karo Qamar Sanaaciga 2021 Super Star
@engzakariazeerka1894
@engzakariazeerka1894 4 жыл бұрын
Qamar suugani inuu ku codmacaan yahay heestan like saar♥️
@abdihussein8020
@abdihussein8020 4 жыл бұрын
Eshcalaa Cod Lkn Timaha inaga sax Qamarooow
@sssss-rc5ey
@sssss-rc5ey 4 жыл бұрын
Sax ❤️
@fardusali5547
@fardusali5547 4 жыл бұрын
Mashallhu hargays waa hooyga fanka suugaant xadrad labis iyo xargo reer hargays iska laah 😍
@user-bq2pt2kh5d
@user-bq2pt2kh5d Жыл бұрын
@aymanxumaandiid6690
@aymanxumaandiid6690 3 жыл бұрын
Sida uu u qaado fanaankan waan jeclhy waa doqeygaba af libaax inaan kale adba waad ogsoonteheee🌺🌺🌺💐
@enzoamore1201
@enzoamore1201 3 жыл бұрын
Qamar in u dib u qaday ma umalaynenin wad kentay 👍🏾💙 mar waliba midii hore ayan dhageysan jiray cumar dhuule. Markan dareemo xanuun jaceyl ayan dhageysta 😓💔 alla maxuu xanun yahay jaceylku
@Husseinibrahim2024
@Husseinibrahim2024 4 жыл бұрын
Alle haw naxariisto cumar dhuule cali cumar mahdi aabhihii fanka iyo jacaylka cid halkan uga ducaysayba ma arkee ducada u raaciya
@deeqmaxamed8378
@deeqmaxamed8378 4 жыл бұрын
Walee yarkan cod waa hayaa wuuna so dhaweeyey codki cumar dhuhle wooow
@ZultanJubooss26
@ZultanJubooss26 3 жыл бұрын
" Aan Aduunka Jooge Ha I Geynin Aakhiro"😥
@ayaanlealta4445
@ayaanlealta4445 3 жыл бұрын
Alla qamar waad iskale guraysaaye vodka maad iska baadhaysaa codmalihide lin hadana suuqagu waaxamiye kuwad
@abdirizakmohamed8266
@abdirizakmohamed8266 3 жыл бұрын
Axsaan yaa qaaci an adduunka jooge haigeenin aakhiro xasuustii cumar dhuule cali r.i.p
@galadfaarax6768
@galadfaarax6768 4 жыл бұрын
Majiro fanaan sida cumar dhuule uheesi kara Alh unaxariistee
@liibaanxuseen8606
@liibaanxuseen8606 3 жыл бұрын
Waa hees aan dhagasan jiray yarantaydi Maantana waxaba qadaya wlky maxamad wardi
@safiirhamseahmed8985
@safiirhamseahmed8985 4 жыл бұрын
Nasiim ayaa live ugu jirta oo daawanaysa heesta qamar Yurub geenyonana way eegaysaa
@mohamedibrahimmohamed8530
@mohamedibrahimmohamed8530 4 жыл бұрын
waligaa Jareys ama jariiraco iska raadi waa kaa habartaa codkii cumar dhulle Allah u naxaristo
@baarigaming1438
@baarigaming1438 Жыл бұрын
GENTLEMEN QAMAR SUUGAANI 7/1/2023 listening❤
@abdiqanisandheere7270
@abdiqanisandheere7270 Жыл бұрын
Qamar Suugaani heesta bartedu dhigey wlhi 😢❤😂😂😂
@zuhaybboqole2305
@zuhaybboqole2305 4 жыл бұрын
qamarka inta ila aragtay inuu giir iska kicinaayo markuu heesta qaadayo liketa iisaara🤣🤣🤣🤣
@mandeeqahmed3611
@mandeeqahmed3611 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@zuhaybboqole2305
@zuhaybboqole2305 4 жыл бұрын
@@mandeeqahmed3611 maanad ila aragdee qamarkeenii suu wax leeyHy🤣🤣🤣
@yaasir1936
@yaasir1936 4 жыл бұрын
Wuu Murqaamay 😂😂
@ahmedmarso289
@ahmedmarso289 4 жыл бұрын
Jibo weeye Rooxaantii fankaa kusoo dagtay
@zuhaybboqole2305
@zuhaybboqole2305 4 жыл бұрын
@@ahmedmarso289 🤣🤣🤣🤣
@fosiabarre2752
@fosiabarre2752 4 жыл бұрын
Fankii somalia 🇸🇴 soo xasuusey waayo waayo ilaahow somalia sharafteedii iyo nabadiiba u soo celi 🤲🏻Allaahuma Amiin
@dralkhaliijimahamud4709
@dralkhaliijimahamud4709 4 жыл бұрын
wllo qli somalia waa dal laakiin soomalia fanka maleh maxaa kuhelay fanka soomaliyoo dhan baa leh malha somalia oo kliya shan soomaaliyeed baa jira ok understand ...
@ayu5901
@ayu5901 3 жыл бұрын
Love u qamat😘😥
@hamdidiamond1521
@hamdidiamond1521 4 жыл бұрын
ma xfidsana heesta 😂😂😂 lkin coda mcn wlhi 👌💞🎧
@saraapdulsalamvolgz
@saraapdulsalamvolgz 4 жыл бұрын
Qamarka dhuuntiisa dhinac walba waa ku kiciyeey walee
@qoslaaay1357
@qoslaaay1357 4 жыл бұрын
😂🤣 ma ila aragteen tell ayuu ka fiirsanooyaa inta ila aragtey like dhb ku dhaha
@Ikramfarah560
@Ikramfarah560 4 жыл бұрын
Masha Allah qamar heestan halkedi ayu dhigay wllhi aad ban oga helahy codkiisa♥️
@khadarfaalo9234
@khadarfaalo9234 4 жыл бұрын
cr7 ayd maqasheene QS7 dawada
@khadarapdi8384
@khadarapdi8384 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkk qs7
@khadarfaalo9234
@khadarfaalo9234 4 жыл бұрын
Khadar Apdi 🤣🤣🤣🤣
@cabdalla8481
@cabdalla8481 3 жыл бұрын
Waad iga qoslisay sxb wligay comment like masarin kan mahane 😂😂
@khadarfaalo9234
@khadarfaalo9234 3 жыл бұрын
@@cabdalla8481 thnks bro
@asmaacadey857
@asmaacadey857 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@hdhanadcishqi287
@hdhanadcishqi287 3 жыл бұрын
Hadaa maqasho gabar baa la kufsaday waa tanoo kle heestaan waa la kufsaday allh ha u naxariisto fanaankii codkiisa aan ku raaxaysan jirnay alfanaan cumar dhuule alli illhy ha unaxariis ma ahayn in qamar suugaani loo dhiipo heestaan
@Nono-fm5mj
@Nono-fm5mj 2 жыл бұрын
Xaasidnimada iska daa
@apdifatah6218
@apdifatah6218 3 жыл бұрын
Yaa gaadhaya qamar codkiisa waxkale uuuuu wuu kusoo baxay heesta
@abdulkadirmohamed7524
@abdulkadirmohamed7524 4 жыл бұрын
astaan tv inta dawata like isara❤️✌️
@sslh7147
@sslh7147 3 жыл бұрын
qamar suugani hadu sidan classic ugu luuqayn karo..muxu fanaka danbe ka doonay...jessi Lingard...muxu isga dhigaya asagoo Zidane isku dhararin kara
@abdirashidarshe1238
@abdirashidarshe1238 4 жыл бұрын
Taariikhda iyo qisada heestan Fanaan cumar dhuulle ba laha heestan. Waxa uu jeclaaday fananku gabadh kasoo jeeda gobolada sool,sanag,cayn. Kadib maadaama fanaanku uu kasoo jeeday beelaha lahayb sooco. Waxa loogu hanjabay haddii uu gabadha dayn waayo in la dili doono. Kadib ayuu heestan qaaday. Aan aduunka joogee Haygaynin aakhiro. Mahadsand
@abdirashidarshe1238
@abdirashidarshe1238 4 жыл бұрын
Lkn gabadhu way jeclayd oo way rabtay fanaanka. Lkn isaga oo naftiisa ubaqaya buu iska daayay. Addoon iga adkaysan Ayaa lay afduubtee Aflibaax inaan galay Adba waad ogsoontee Abris aan wax dayniyo Haysiin abeesee Aan a adduunka jooge Haygaynin aakhiro
@maxamaddaahir3309
@maxamaddaahir3309 4 жыл бұрын
Sidanba adeer umuu qaadin cumar,walalo in badan kunoqo
@hesamon3374
@hesamon3374 4 жыл бұрын
I like music😭💕
@BederSaalax
@BederSaalax 5 ай бұрын
The best song of somali old love
@amiinshaam5265
@amiinshaam5265 Жыл бұрын
Fav • 😫
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 4 жыл бұрын
Heestan xasuus goniyay igu ledahay markaan maqlo qalbiga I xanuuna😥
@TheReal_Man
@TheReal_Man 4 жыл бұрын
Ani xitaa
@xidigamuqdishoxidigamuqdis729
@xidigamuqdishoxidigamuqdis729 4 жыл бұрын
Sidoo kale
@mohameddaahir5910
@mohameddaahir5910 4 жыл бұрын
Quen INAA thy doookhaaga hees a ayaa laga dareemi karaaaa Aniga c.dhuule ALLA YARAXMA dhamaaan heesainaaa thy qalbiga ayaan ku dajiiyaaa oo aan ku qanciyaaaa
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 4 жыл бұрын
@@mohameddaahir5910 Thanks wllo
@dabshidms1154
@dabshidms1154 4 жыл бұрын
Waku ilduufee weeye maaha waku ill daran yahay naga saxa wll dadkinan🤣🤣
@Qofnaba.
@Qofnaba. 4 жыл бұрын
Marnaba laysma barbar dhigi karo fanan hees hore uqaday iyo mid ka daba qaday ahn omer dhule xasuus qaliya ayu noga tagay qamar sugani hore usoco wad dadaashaye somlida negative midhana
@wardifarrole4381
@wardifarrole4381 4 жыл бұрын
Inta ila aragtay iney nasriin live mobile ka uga daawanyso heesta uu halka uga heesayo kor isu soo qaada
@qiiromusic1585
@qiiromusic1585 4 жыл бұрын
Fanaan Qamar suugaani beeni waa xaaraane si qurux badan ayaad uqaaday bro keep going
@abdisamadballack9952
@abdisamadballack9952 4 жыл бұрын
Heestaan kama daalo dhageesigeda qamarow ma xumid well done bro Astan Tv noo soo badiya qaaci show thnkz
@malmo4235
@malmo4235 4 жыл бұрын
Qamarkeeyga ☝️😘👌🏾
@khalidkharaama4115
@khalidkharaama4115 4 жыл бұрын
kabankii cumar dhuule oo saxan uma jeedo ☝️
@amaadabdi9801
@amaadabdi9801 3 жыл бұрын
yaaaa qamar kan wow tagay wlh❤🌹
@wardifarrole4381
@wardifarrole4381 4 жыл бұрын
Qamar inta ila aragtay inu meshedi dhigay heesta aan adunka jooge ha igeynin aakhiro❤💕❤💕💕❤
@mustafaxmed9066
@mustafaxmed9066 4 жыл бұрын
Ninkaan heesta wuu ku ciyaarey wlhi..labo labo.
@abshiralfa4611
@abshiralfa4611 2 жыл бұрын
Qamar suugaani heestaan wuu la keenay
@ikraanabdimohamed9642
@ikraanabdimohamed9642 4 жыл бұрын
Waaaaaaaw qamar halakedad dhigataya wlhi hore usoco wllky ✋✋👏👏👏👏👏👏
@sawdahawabdilaahi9489
@sawdahawabdilaahi9489 4 жыл бұрын
Qofkii soo habsamey like ii saar
@superyt2003
@superyt2003 4 жыл бұрын
Subscribeiisar brø ana aan kusaare
@sahalcali4196
@sahalcali4196 4 жыл бұрын
Qaaciga ayuu kucodmacaanyahay Qamar Suudaani
@Walaalo-mohamed
@Walaalo-mohamed 4 жыл бұрын
xusuusti Aun cumar dhuule cali 😐😐😐💖👌
@MubYus
@MubYus 11 ай бұрын
Xusuustii Cumar dhuuule cali.
@caliahmed5541
@caliahmed5541 4 жыл бұрын
Ciidagale Qamar Sugaani❤
@bisleyare8760
@bisleyare8760 4 жыл бұрын
Dhulka gale faaanaan lahubo
@ahmedmarso289
@ahmedmarso289 4 жыл бұрын
Hido weeye fanku kkkk
@zawjtudrkhalidhasan5347
@zawjtudrkhalidhasan5347 4 жыл бұрын
ki hore lahana ma cidagalu haa
@zackztephan4740
@zackztephan4740 3 жыл бұрын
6/6 2021 habeen igu dambeeyay aan xamar ku mirqaamo walibana uu jacayl I hayo
@MBmubaarig
@MBmubaarig 3 жыл бұрын
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 💕💕💕💕💕💌💌
@fadumomaxamed4312
@fadumomaxamed4312 4 жыл бұрын
QAMAR ZUGAANI CIDII TAGEERTOH LIKE ZAARAH HA IGAYNIN AKHIROH😭😭😭
@abdikhalaqabdiqadir3466
@abdikhalaqabdiqadir3466 4 жыл бұрын
Ax ax qabar suugaano anigu ma jecli waayo Cod aanu Alle usamayn ayuu Iska baadhaa
@abdikhalaqabdiqadir3466
@abdikhalaqabdiqadir3466 4 жыл бұрын
Codkiisu waa haybad sida nimaan hilaacday iyo m s bk
@yaxyedaud6893
@yaxyedaud6893 4 жыл бұрын
Waa ka baxsatay Heestaan
@nasiim4968
@nasiim4968 4 жыл бұрын
Gentlemen with the style ❤
@anisasalax624
@anisasalax624 3 жыл бұрын
wwwwwww qofkale uma doorteeyn caaadi maaha xigmada ayo ayo
@alimuse9650
@alimuse9650 4 жыл бұрын
@Astaan; ugu horayn waan bogaadinayaa muuqaal baahiyahan Astaan oo dedaal badan ku bixiyay sidii ay boodhka kaga jafi lahaayeen Fankeenii Qiimaha badnaa balse waxa an jecelahay in aan yara tilmaamo waxyaabo an isleeyahay way haboon tahay waxaana kow ka ah in faafreeb lagu sameeyo heesaha inta ayan bulshada u bixin taana waxa ay ku iman kartaa in Fannaanku helo tifaftir wanaagsan inta aanu heeska duubin kahor si aanay u dhicin in la xumeeyo macnihii iyo murtidii uu heesku lahaa, waa muhiim inta an laga duubin kahor ugu yaraan in Fannaanku helaa erayada heeska oo saxan si ay ugu sahlanaato xafidaada iyo in uu isaguba dhowr jeer dhagaystaa heeskaa uu dooni si aanu uga bxin xargaha laga heesayo oo ah laxanka heeskaa isagoo intaa haya waa in bulshada la hor keenaa dabeedna laga duubaa si aanu laxan ugu gudbin bulshada. Mahadsanidiin.
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 5 МЛН
The child was abused by the clown#Short #Officer Rabbit #angel
00:55
兔子警官
Рет қаралды 25 МЛН
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 37 МЛН
Abdifatah Yare Aan Aduunka Joogee Xusuustii Cumar Dhuule)
6:28
IFTIN MEDIA PRODUCTIONS
Рет қаралды 748 М.
ISMAACIIL AARKA KOOS QAACI DAYAX BAND 2020
7:58
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,1 МЛН
QAMAR SUUGAANI 2021 | SALKA DHIGO JACAYLYAHOOW | HEES CUSUB
5:47
XANFAR YARE KALGACAL DHINTAA WELI DHOWRAYA BARNAAMIJKA CIIDA IYO XULKA FANAANIINTA
10:19
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 10 МЛН
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00