HOWLKAR -- Deep Work -- ILA KAHRI

  Рет қаралды 82,287

Abdiwali Khalif

Abdiwali Khalif

Күн бұрын

Muuqaalkan waxaa kusoo koobayaa buuga la yiraahdo Deep Work oo qoray qoraa la yiraahdo Cal Newport waxaana kasoo qaadaneynaa Fikradahan hoose:
0:00 Hordhac
3:30 Howl-Qotodheer vs Howl-Qotogaaban
8:30 Yaa Dhaqaalaha Aduunkan ka Faa'iidi karo?
13:00 Qaanuunka Waxsoosaarka
15:15 Haraadiga Fikirka Howshi Hore (Attention Residue)
17:00 Sidaad Horlkar Ku Noqon Laheyd!
25:00 Caajiska La Qabso!
28:20 Baraha Bulshada Ka Fogow.
30:00 Dhamaad
Daawasho Wacan.

Пікірлер: 263
@SalmaanMaadow
@SalmaanMaadow 2 жыл бұрын
Book is dultaagid mudan, Hori usoco bashal muhandis🌹
@cabdiwali
@cabdiwali 2 жыл бұрын
Ustaadkeena mahadsanid inbadan
@queenrahma6373
@queenrahma6373 2 жыл бұрын
Thanks for putting together this video and will check that book 📕. We need more people like you to create awareness.
@rowdocabdiqani1647
@rowdocabdiqani1647 2 жыл бұрын
Mahad sAnid
@ismaeltahoussein5974
@ismaeltahoussein5974 2 жыл бұрын
Yeah that is right sister. Ma sha allah we also need someone like you
@faacuulyare9535
@faacuulyare9535 2 жыл бұрын
He speaks Somali 😆 lol
@cabdiwali
@cabdiwali 2 жыл бұрын
Waad Mahadsantihiin walaalayaal dhamaantiin falcelintiina wanaagsan. Qoraalka Buugga aan ka qoray Muuqaalkana aan kusoo bandhigay Linkigan hoose ka akhriso: www.abdiwali.com/2021/10/howlkar-deep-work.html
@SAMAFALE_06
@SAMAFALE_06 2 жыл бұрын
Aad ayaan wax badan uga faaiiday aniga ahaan waayo waxaan kow Ka Ahay dad Ku dhiban online Ka ee aanan wax Ka faaiidin
@abdirahmansiat6
@abdirahmansiat6 Жыл бұрын
Maskaxshiil badan iimicnee ugaas
@abdirahmankeisal9939
@abdirahmankeisal9939 2 жыл бұрын
30 daqiiqo inaad video focus saarto adigoon wax kale ku mashaquuleyn Laftirkeeda waa hawlkarnimo
@amiitarts4288
@amiitarts4288 2 жыл бұрын
Marki ugu horeyse muqalkan home ka youTube ayuu isarnaa waan kalala beynaaye in aan ku dhufto horey ayaan u arkay dad soo koobayo bugaan lkn ma ogeyn in ustadka saan dhan ukala dhigdhigaayo wow iam amazed wlhi horey usoco ustaad
@xamsoshqqalaf6075
@xamsoshqqalaf6075 2 жыл бұрын
اللهم صل علي محمد وعلي اله محمد كما صليت على ابراهيم وعلي اله ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك علي محمد وعلي ال محمد كما باركت علي إبراهيم وعلي ال إبراهيم إنك حميد مجيد ❤ ربنا ءاتنا في الدنيا حسنة وفي الآخرة حسنة وقنا عذاب النار 🙏 جزاك الله خيرا اخي العزيز ❤️
@abdalaabdala8176
@abdalaabdala8176 2 жыл бұрын
Eng Abdiwali khaliif barnaamijkaaga ILA AKHRI ee aad DEEP WORK ku soo bandhigtay runtii su'aalo aan raadinay in badan jawaabahooda buu i siiyey... Mahadsanid ust, halkaasa nooga sii wad
@abdirisakboodhle4143
@abdirisakboodhle4143 2 жыл бұрын
Marka hore aad iyo aad ayaan kuugu mahadnaqayaa Ustaad Abdiwali muddo kooban ayaan ku xidhnaa Channelkaaga wax badan ayaan kaa faaiday, buugga aad maanta soo koobtayna waxa aan ka faaiday muhiimada tarkiisku leeyahay, sida oo kale in social media hu uu qof ka tarkiiska iyo wakhtigaba ka lumiyo. Mahadsanid Ustaad, Hargeisa ayaan kaa soo salaamayaa.
@suadmohmed2539
@suadmohmed2539 2 жыл бұрын
ما شاء الله جزاك الله خيرا
@user-wq9nj2be3g
@user-wq9nj2be3g 2 жыл бұрын
جزاك اللهُ‎ خیرا
@samataryussuf4193
@samataryussuf4193 2 жыл бұрын
masha allah,thanks ustaad
@ahmedjama2550
@ahmedjama2550 2 жыл бұрын
Mansha alah usdad abdi wali Jazakallah
@abdinurmohamed7932
@abdinurmohamed7932 2 жыл бұрын
Masha allah jazaka allah wll cabdi wali allahaa ku barakeeyo runtii qajil badan ayaan dareemay wxad moodaa qoraagu inuu qolkayga igula noolyahy qofka uu ka hadlayana aniga ahay, muuqaal iiga saamayn badan waligay ma daawan Insha Allah isbadal mugwayn aya cawa qalbigayga ka guuxaya illaahay ha ii rumeeyo adina allahaa ku barakeeyo wll🙏
@mohamedadow5780
@mohamedadow5780 2 жыл бұрын
ماشاءالله محتوى قيم جزاك الله خيرا أستاذ
@mukhtarabdurahman4352
@mukhtarabdurahman4352 2 жыл бұрын
مشكور جدا ي هندسه ❤️❤️🙏🙏🙏
@Dawlad252
@Dawlad252 2 жыл бұрын
Masha Allah Ustaad mahadsanid
@Mohamed_Barkadle
@Mohamed_Barkadle 2 жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad Abdiwali
@suleimanmohamedibrahim4128
@suleimanmohamedibrahim4128 2 жыл бұрын
Shukran ustaad Cabdiwali
@ahmedsheikhahmed4995
@ahmedsheikhahmed4995 Жыл бұрын
Mahadsanid Ustaadow
@ahmedtiitii1299
@ahmedtiitii1299 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad.
@abdishakurmohamed5067
@abdishakurmohamed5067 2 жыл бұрын
Shukhran ustad jazaka allh
@mohanelmi2642
@mohanelmi2642 2 жыл бұрын
Thanks Ustad 🙏
@MohamedAhmed-vq5pi
@MohamedAhmed-vq5pi 2 жыл бұрын
Masha allaha shukran ustadi jazaka allahu kheeyr
@amaalbaari7639
@amaalbaari7639 2 жыл бұрын
Thank you ustaad
@abdalleyare8590
@abdalleyare8590 2 жыл бұрын
Thanks ebow cadde, jazakallaH.
@muxiyadiinabiibakar4205
@muxiyadiinabiibakar4205 3 ай бұрын
ماشاء الله جزاك الله خيرا ، walaall
@mohedrashed8403
@mohedrashed8403 2 жыл бұрын
Masha Allah ustaad cabdi weli khaliif
@sompros6261
@sompros6261 2 жыл бұрын
masha allah jasakallahu khayran jasaa alle waxaan kaaga baryayaa cimri dheer camal suuban iyo guusha aakhiro
@updullahiosman1881
@updullahiosman1881 2 жыл бұрын
Jasaka llaah ustaad
@guledsaleman4987
@guledsaleman4987 2 жыл бұрын
Buugan shalay ayaan dalbaday isaga iyo buug kale oo la dhaho 12 rules of the life wax akhriska wan jecelahay lkn kuma wanagsani oo badana buugagta ma akhriyo lkn hada wixi ka danbeeya saxiib inan ka dhigto ayaan rajaynaya sida wax noogu soo gudbiso wad ku mahadsantay wll ❤️
@jeylaaniaxmed3617
@jeylaaniaxmed3617 2 жыл бұрын
Shukran lak aqii filaah
@sahraderia9560
@sahraderia9560 2 жыл бұрын
Masha Allah thank you brother
@yusufjowhari2877
@yusufjowhari2877 2 жыл бұрын
Masha Allah ustad wan ka helay thanks🙏
@fardowsa1895
@fardowsa1895 2 жыл бұрын
Mashallah ustad jizakallah
@johndeo6013
@johndeo6013 2 жыл бұрын
Masha Allah.. mahadsanid Abdiwali .. noo so badi.. barnamijkan
@saraalimohamoud1676
@saraalimohamoud1676 2 жыл бұрын
Thnk you macalin🙏👍🏽
@o.s.mcheni..6015
@o.s.mcheni..6015 2 жыл бұрын
Thanks macalin Allah ku xafido
@abdullahiahmedali3585
@abdullahiahmedali3585 2 жыл бұрын
I read this book deep work and always it’s important for you to read this 5 books 1.The energy clock 2.Atomic habit 3.The 80/20 principles 4.The 5am Club 5.THE SEVEN HABITS OF HIGHLY EFFECTIVE PEOPLE
@mohamedm9391
@mohamedm9391 2 жыл бұрын
Assalamu Caleykum. Wa kugu farxay waxaad Nala sharegareysay 😊
@mohamedm9391
@mohamedm9391 2 жыл бұрын
You can be a good mentor for all of us
@mohamedm9391
@mohamedm9391 2 жыл бұрын
I have lost of the the 5 books you presented. Many thanks Andrew I will get them to better myself.
@shukriibrahim7468
@shukriibrahim7468 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@ismailsmile9496
@ismailsmile9496 2 жыл бұрын
ilahay haku barakeeyo mudane ✊❤️
@idilmohamed3170
@idilmohamed3170 2 жыл бұрын
cajiiiib ustaad waan ka fa iday🥰💚
@-jf3fu9fb8b
@-jf3fu9fb8b Жыл бұрын
جزاك الله خيرا ، وبارك الله ، أخونا
@ikram2326
@ikram2326 2 жыл бұрын
Mahadsanid!
@safiayusuf6762
@safiayusuf6762 2 жыл бұрын
Thank u that is reality jasaka allahu qera
@AKabir-sm1zk
@AKabir-sm1zk 2 жыл бұрын
Thanks ustaad, inosoobadi kuwaan oo kale
@cashuurxikma7275
@cashuurxikma7275 2 жыл бұрын
Masha Allah ustaad aad ayaad u mahadsanthy
@yahyekhadar.8654
@yahyekhadar.8654 2 жыл бұрын
Thanks ustaad
@sulubfilms4374
@sulubfilms4374 2 жыл бұрын
Mahadsanid Brother Soo ururin Jaciib ah ayaad Sameysy ustaad
@khadareid104
@khadareid104 Жыл бұрын
jazakallah khayr ustaad you summarized this book well mashalllah
@cabdaladalmar5620
@cabdaladalmar5620 2 жыл бұрын
Ustaad aad baad u mahadsantahay 🙏💟
@jamayare1803
@jamayare1803 2 жыл бұрын
Thnks ustaad
@shariifomohamed2199
@shariifomohamed2199 2 жыл бұрын
Well done thanks ustad
@Asiyah2000
@Asiyah2000 2 жыл бұрын
mashaAllah great ideology 👍
@fadumoali8301
@fadumoali8301 2 жыл бұрын
Jazakalah kheir dhiragalinta Iyo wacyigalinta
@gacmadheere2504
@gacmadheere2504 2 жыл бұрын
Msha allh ustaad
@abdifitahmoalim5246
@abdifitahmoalim5246 2 жыл бұрын
mhdsnid ustad allaha kaa abaal mariyo kheyr
@alidhoodhe4975
@alidhoodhe4975 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll sida fiican ee aad noogu soo gud bisay
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 2 жыл бұрын
Big respect Macalin allaya cisak Alle haku Sharfo wll
@mohamedisackabdi6971
@mohamedisackabdi6971 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll ilaahay cimri dheer iyo cibaado suuban hakusiiyo
@wardhere8699
@wardhere8699 2 жыл бұрын
Jazaakalaah kheyran walaal waxbadan ayaan kaa faa'iiday
@Amein_Suleiman
@Amein_Suleiman 2 жыл бұрын
Thanks Ustaaad Allah yacizak We need alot of people coureging adults like u
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 2 жыл бұрын
Cajiib I really like your idea’s.
@abdikanimohamud3676
@abdikanimohamud3676 2 жыл бұрын
Thank you so much
@mahadmohammed4033
@mahadmohammed4033 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@ismahanbintufarah2478
@ismahanbintufarah2478 2 жыл бұрын
MashaAllah ustaad
@ahmedwalijaraf8892
@ahmedwalijaraf8892 2 жыл бұрын
Tanks ustaad
@maanoowcabdi4421
@maanoowcabdi4421 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@abdirisaqaden7597
@abdirisaqaden7597 2 жыл бұрын
Maanshaa allaah wll c/wali soo jeedintaadu wada xikmad ayay ahaayd allaha ha kuu siyaadiyo
@sophy20233
@sophy20233 2 жыл бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد❤
@acenutrition6218
@acenutrition6218 2 жыл бұрын
sharax fiican wallkey ..hore u soco
@user-jc7hn7bi9x
@user-jc7hn7bi9x 2 жыл бұрын
لو قصرت الفيديو , جزاك الله خيرا
@abdulahiali-raad1802
@abdulahiali-raad1802 2 жыл бұрын
Maalinti kowaad ee aan buug Walal soomaliyeed fallanqeynaayo Dhagaysto waana uu bogay Habka aad uu Gorfaysay buugana waan Akhriyay Hadana marlabaad ayaan ku Dawaday ❤✌ Mahadsanid walal
@abdulahiomar7933
@abdulahiomar7933 2 жыл бұрын
kula midba ahy bro 🥰 qabku wax uso gudbinaya iso jidatay
@deeqaidmanchannel2574
@deeqaidmanchannel2574 2 жыл бұрын
Maasha allaah walaal aad ayaad u mahadsan tahay waa muwduuc muhiim ino ah keep going
@masterpublichealth3407
@masterpublichealth3407 Жыл бұрын
Mansha allah ustaad Abdiwali khaliif wax badan baan kaa faa idey shukran
@it.zzuheyla6842
@it.zzuheyla6842 2 жыл бұрын
Thanks my teacher
@abdullaahiahmed3857
@abdullaahiahmed3857 2 жыл бұрын
Mahadsanid Brother Muqaalkan wax badan Ayaan ka Faaiday
@amiirnuur4430
@amiirnuur4430 2 жыл бұрын
Waad mahadsantahay Eng C.wali
@talisaabubakar8867
@talisaabubakar8867 2 жыл бұрын
aad iyo aad ayaa u mahadsanthy ustaad wan ka faaidene muqlkaada
@cumar4530
@cumar4530 2 жыл бұрын
Jasaka allah ustaad waa dhibaatooy n jira iyo xalkoodii
@user-cf1rp2ch4d
@user-cf1rp2ch4d 4 ай бұрын
Dhiiri galin ayaad mudan tahay walal, mahadsanid
@Inasaid56336
@Inasaid56336 2 жыл бұрын
Thanks you very much
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 Жыл бұрын
Masha allah ustaad keep going mahdsnid 💚 💯 🙏 💙 ❤ 💖 💚
@goljanogsm
@goljanogsm 2 жыл бұрын
WAAD mahadsan tahay ustaad Sare, WAAD ibaraarujisay.
@aminaali7242
@aminaali7242 2 жыл бұрын
Mahadsanid walal. Waxad kaa faaiiday wax badan.
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 2 жыл бұрын
mahadsanid
@ibrahimmursal7132
@ibrahimmursal7132 2 жыл бұрын
Ma shaa allah
@cabidshakuurcilmifaarax6750
@cabidshakuurcilmifaarax6750 2 жыл бұрын
Thanks ustad
@aliyusuf4632
@aliyusuf4632 2 жыл бұрын
Thanks A lot. I received a great advice from you today . May Allah reward you .
@abdialasow4881
@abdialasow4881 7 ай бұрын
Masha allh mahad said
@abdiabdullhi395
@abdiabdullhi395 2 жыл бұрын
Waa ka qabnaa ustaad dhiirigalintaz Insh Allh wax badan inaa kafaaidi doono aan rijeynaaa
@caanokadhan4699
@caanokadhan4699 2 жыл бұрын
Ustaad waxbadan baad noo faaidaysay soo badi video iyo kuwa kale waxtarka leh 🙏
@khaalid1
@khaalid1 2 жыл бұрын
Jazakallah khayr waxbadan Ayaan ka faaiday waxaan rajaynayaa inaan ku waano qaato inshaallah
@zackiejr5334
@zackiejr5334 2 жыл бұрын
Run ahaantii waxaa aad ii soo jiitey marka qofka fadhiyo meesha uu wax ku aqrinayo sida uu si qoto dheer focus ubixinayo, allah kaa abaal mariyo ustaad noo soo badi run ahaanti aad ula dhacay👏🏽
@CODKADAHSOON9554
@CODKADAHSOON9554 2 жыл бұрын
Maashaa allah ustaad abdiwali, Allaah hakaa abaal mariyo sida aad noola wadaagtay waxa na anfacaya. Mahadsanid
@macalinridwaanxasan3618
@macalinridwaanxasan3618 11 ай бұрын
Waaa mahadsanthy wlo waxbadanaan kaafiday❤
@daacadxaji6134
@daacadxaji6134 2 жыл бұрын
Thanks brother
@engjamaal426
@engjamaal426 2 жыл бұрын
Cilmi badan ba ka faideynay Mahadsanid Ustaad Buugaan wax badan inooga faidey
@fatimaabdirazak3943
@fatimaabdirazak3943 Жыл бұрын
Thank u wll
@Sinaibrahim00
@Sinaibrahim00 2 жыл бұрын
Thanks bro 👍🏾
@farhandirieh4842
@farhandirieh4842 2 жыл бұрын
Waouh mashallah hn keep going frère
Baro Say Lacagta u Shaqeyso || Rich Dad Poor Dad || Q-3aad
12:57
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 51 М.
How to End your Phone Addiction (Social Media Detox Protocol)
21:34
Abraham Diop
Рет қаралды 1,6 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 84 МЛН
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 30 МЛН
RICH DAD POOR DAD || Hordhac Cajiib || ILA AKHRI Q-1AAD
28:24
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 42 М.
Jooji Walwalka Bilow Nolasha | ILA AKHRI | How To Stop Worrying
15:45
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 128 М.
Sidee naftaada ku barankartaa ?
14:45
Ahmed Rashid
Рет қаралды 4,1 М.
Sababaha Caajiska Keeno Xiliga Waxakhriska/Diyaarinta iyo Xalkooda!
16:40
WARAYSI: Daawo Wiilkan Muddo 3Bil Ah Ku Sameeyay Lacag Badan. (MUST WATCH)
34:41
Sidan u isticmaal  DOPAMINE - ka maskaxda
8:08
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 33 М.
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН