DEEQSAN ABDINASIR -NIN RAGEED OFFICIAL VIDEO 2024

  Рет қаралды 919,534

Deeqsan Official

Deeqsan Official

3 ай бұрын

Erayad : Guleed raygal
Laxanka: Liibaan good
Music : Cadceed
Directed and Edited: AK
Production by waqal studio

Пікірлер: 321
@hafsaahmed6678
@hafsaahmed6678 2 ай бұрын
Rajo aan dharaariyo wax badan dhowray baa timiye Dhugashada qofaan fiirsadoo ii dhigmaan helayee Nin rageed i dhool dhooliyoo dhowrsan baad tahaye Sidaad uugu dhigan tahay nabdiga dhayal ha moodaane Dhab dhab buu dareenkiyo qalbigu kuugu dhololaaye Dhawaqiyo codkaagani wadnaha uu ku dhacayaaye Rajadaan mudada dhaadaybaa ii dhameystirane ❤❤❤❤❤ Waxaad qiimo dheertahay in badan in badan dheeman iyo luule Farxad iga dhinneyd baa macaan kugu dhex noolaydee Wehel aan ku dhaartiyo ahow dhaaya bilaheyga ❤️❤️❤️❤️❤️ Dhigta loolka heysiyo adaa udub dhexaadkii ah Dhankaad iga xigtaa baan cid kale iiga soo dhicine Dhibtood ila dareentaa macaan iigu filan dheefe Adigaan dhigaa iyo dhigaa duni dhamaanteeda Qalbi kaa dhex doortoo naftaad dhiiragelisaayee Saaxiib u dhow waad tahee dhaaxa ha cidleynin Dhaqtarkii arwaaxdiyo ahow dheelitiraheyga ❤❤❤❤ Waxaad qiimo dheertahay in badan inbadan dheeman iyo luule Farxad iga dhinneyd baa macaan kugu dhex noolaydee Wehel aan ku dhaartiyo ahow dhaaya bilaheyga
@MumtaazMahamett
@MumtaazMahamett 2 ай бұрын
Aqaa²
@shiinebeatsofficial1597
@shiinebeatsofficial1597 28 күн бұрын
Heeso aan dharaar hore u xulay, oo dhabaa jira ee. Dhiiranaanta ruux dumar ahoo, loo dhigaan jirineey. Naag raga I Dhaa-dhaafisoo I dhistaad tahayee.
@user-wg2xk7fz1j
@user-wg2xk7fz1j 3 ай бұрын
Haboon nuura inta ka soo aragtay is muujiya
@HabonDaimond
@HabonDaimond 2 ай бұрын
Aniga 😂😂qalbiyey
@mohamedalihassan6724
@mohamedalihassan6724 2 ай бұрын
Me too walaal iyadaa ku cod macaan haboon nuura ❤
@user-ro7gt1fd9q
@user-ro7gt1fd9q 2 ай бұрын
Walhi bilahi wan helay nin ragareed uu ilahay igu kaabay😢Alxamdulilah ilahayba mahad leh oo hadanba ku tiirsanahay walhi ragareed ilolololinaya wan helay ilahay ha iidhaaboo intan haysana ilahay ha siiyo saay wanagsan 🎉❤😮😮
@ayaanhassan9480
@ayaanhassan9480 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@ubahabdi453
@ubahabdi453 Ай бұрын
Allah haku barakeeyo walal ilaasho oo uducee qarso khayrkagana markasta ❤🤲🏽🫡
@user-ro7gt1fd9q
@user-ro7gt1fd9q Ай бұрын
Amiin Amiin yarabi sidokaleh huno ubaax qalbi wanaag 👑🙏
@AyaanAhmed-bd8fs
@AyaanAhmed-bd8fs Ай бұрын
Allah ha isku join barakeeyo nolosha isla dhamaysta ❤
@user-ro7gt1fd9q
@user-ro7gt1fd9q Ай бұрын
huno macaan mahad saniid ❤❤
@Khaalid336
@Khaalid336 3 ай бұрын
Inta deeqaan tageerta asc❤🎉
@habzaabdirahmn113
@habzaabdirahmn113 3 ай бұрын
Nin rageed i dhool dhooliyoo Dhawrsan baad tahaye ❤ Indr macaan Alle ha isku keen simo 🤴🏻♥️
@Supr93
@Supr93 26 күн бұрын
foxy and I still adore her she even once made the hills of railroad of seem😂
@nimcomohamud4274
@nimcomohamud4274 3 ай бұрын
Alle hay siiyo nin rageed ii dhooldhooliya 😢😢😢😢markaste niyad jab iyo nasiib xumo ayan adunka kala kulma
@kautharahmed2663
@kautharahmed2663 2 ай бұрын
Ameen abyo wad heli inshallah
@RahmaPella-ji4lj
@RahmaPella-ji4lj 2 ай бұрын
Aamin apy allha ku sahlo❤
@zunaarimavio
@zunaarimavio 2 ай бұрын
abayo allha haku siyo
@baarcadbashiir8103
@baarcadbashiir8103 2 ай бұрын
Adigu qof adag noqo qli the more aad jacayl fara badan bixiso wa the more lagu dhawacayo❤
@bouchrablg1898
@bouchrablg1898 2 ай бұрын
Amen wll Samir wad helidonta sidan incha Allah
@Amiina_Mohammed
@Amiina_Mohammed 2 ай бұрын
Rajo aan dharaariyo wax badan Dhawray baa timiye❤ Dhugashada qof aan fiirsado Ii dhigmaan helayee❤ Nin rageedii dhooldhooliyo Dhawrsan baad tahaye❤ Si baad ugu dhigan tahay naftayda Dhayal ha moodaane❤ Dhabdhab buu dareenkiyo qalbigu Kuugu dhoololaayee❤ Dhawaaqiyo codkaagani wadnaha Uu ku dhacayaaye❤ Rajadan mudada dhaaday baa Ii dhamaystiranee❤ Waxaad qiimo dheertahay in badan In badan, dheeman iyo luulaa❤ Farxad iga dhinayd baa macaan Kugu dhex noolayde❤ Wehel aan ku dhaartiyo ahaw Dhaayo bilahayga❤ ❤❤❤ ❤❤❤ ❤❤❤ Dhigta loolka haysiyo adaa Udub dhaxaadkiiyaa❤ Dhankaad iga xigtaa baan cid kale Iiga soo dhicine❤ Dhibtaad ila dareentaa macaan Igu filan dheefee❤ Adigaan dhigaaa iyo dhigaaa Duni dhammaanteeda❤ Qalbi kaa dhex doortoo naftaad Dhiirigelisaaye❤ Saaxiib u dhaw baa tahee Dhaxaaa ha I weynayn❤ Dhakhtarkii arwaaxdiyo ahow Dheelitirahayga❤ Waxaad qiimo dheertahay in badan In badan dheeman iyo luula❤ Farxad iga dhinayd baa macaan Kugu dhex noolayde❤ Wehel aan ku dhaartiyo ahaow Dhaaya bilahayga❤
@HodoAyan-is4fw
@HodoAyan-is4fw 3 ай бұрын
jah jah calanki toxidka Ieha baa halka babanya queen deeqsan abdinaasiir ❤❤❤
@Canabziyaad
@Canabziyaad 2 ай бұрын
Rejadeyda ila hada wn sugaya wali ma helin lkn alxmdulilah 🤲 xiligala jogo xaalkeygu ale uunba og ilahoow adan adoonkaga ahay ee irumeey riyadeyda 🤲 ada awood leh yaa Rabi adanku barye waxn ahay adoonkaga ee xanuunka an qalbiga kadareemayo qeer igu bedel 🤲😩 cafimaadne isii 🤲 2024 bisha 5 may 9 habeen qamiis baxeyso eyna so geleyso jimco sacaduna ey tahy 7:41 qofki iga danbeya oo arko quraalkeyga haiso duceeyo walalayal wana idin salamaya 🥰🙏aduunka malinba meel ow jira insha Allah ane wnka bixi xalada anku jiro markastona Rabi baa Mahad leh 🤲
@nasteexocaaqil3079
@nasteexocaaqil3079 2 ай бұрын
Allha wixiii khayr aha eed niyada ku hayso ha ku siiyo 🤲wll keep going ina. Adeer nolashu wajiyo badan bay ledahaye be strong insha allha😊🙏
@Canabziyaad
@Canabziyaad 2 ай бұрын
@@nasteexocaaqil3079 amiin yaa Rabi 🤲 wll wad mahad san tahy adne
@fartamohamed6905
@fartamohamed6905 2 ай бұрын
Wll cfmd taama ayn ku rajeyna
@fartamohamed6905
@fartamohamed6905 2 ай бұрын
Qalbigaaga wxii ku jiro allh kuu so sahlo abyo
@mohamedabdalla1901
@mohamedabdalla1901 2 ай бұрын
Alle ha kuu rumeeyo rajadaada eebe idankii guul iyo farxad ayaan kuu rajayn
@AmiiraMahamed-ke5ps
@AmiiraMahamed-ke5ps 3 ай бұрын
Waxan solaban doona Markan Helo Qofkaygi From Team Singal😭💔
@abdirahmanabdirashid2577
@abdirahmanabdirashid2577 Ай бұрын
😢😢
@ayala1627
@ayala1627 2 ай бұрын
Deeqsan Abdinasir, Guuleed Raygal, Liibaan Goodiyo Maftuux Cadceed waxay si toos ah heestan inoogu tusayaan waxsoosaarka dhallinta reer Hargaysa. This is 10/10.
@JaamacIbraahin-eu8gm
@JaamacIbraahin-eu8gm 3 ай бұрын
Dunidu waa khafiif dadkuna waa daciif qaarkood waa wariif Hadaad like isaarto waxd thy xariif 👍👈
@DonKako
@DonKako Ай бұрын
Darajo sariyo khaliif Diintaa leh shariif Iyo daw ah nadiif …
@AyaanAhmed-bd8fs
@AyaanAhmed-bd8fs Ай бұрын
Alxamdulilaah Ilaahay wa i siiyay Nin Rageed I dhooldhooliya weli sidii malintaan inanta yar ee dhexda yarayd ee luqunta dhebiga lahayd😂 ahaa walahi jacayl aan dhamaan ban kuwada noolnahay caruurta yada xata og sida Aabahood ii jecelyahay Ilaahay gabadh walba ha siiyo Nin Rageed Xilka ka soo baxa Hablahayga mar walba waxan ugu duceeya Aabahood oo kale in uu Ilaahay Calaf ugu daro nin dhoolshooliya sida Aabahood Caruurteyda Aabahood Ilaahow aakhiro iyo aduun lib aan sii❤❤❤
@yonezcrown
@yonezcrown 3 ай бұрын
Deeqsan + CADCEED 🔥 Ak Ft Liiban Good & Gulled Raygal Ala Maxan Legend’s Iskugu Tagay🔥
@cawilkoyla
@cawilkoyla 3 ай бұрын
Deqsan abdinasir macalin caydiid fan fan dhalay m.a sister best song of year 🙏✌️
@user-qz5ov8rp9w
@user-qz5ov8rp9w 3 ай бұрын
heestaan markay 2028 gaadho isoo wacaa si aan ugu qaado qofkyga inshallah ❤😊
@Amira-oo1pi
@Amira-oo1pi 3 ай бұрын
Inta ka horeysa mxd qaban wllo 😂
@zunaarimavio
@zunaarimavio 2 ай бұрын
Wll 4sano dhan maxad qaban 😂😂😂😂
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 3 ай бұрын
Calankeygii quruxdiisa💋🩸💯💯💪🏻Wu cajabey nafluhu deeqsan👑
@soolmediainc49
@soolmediainc49 2 ай бұрын
Calanka idoor foolxuma
@user-gx2fw4cr2p
@user-gx2fw4cr2p Ай бұрын
Siilka Hoyada kafolxun
@AyaanAhmed-bd8fs
@AyaanAhmed-bd8fs Ай бұрын
Ciiltire Allah ha inoo barakeeyo💚🤍❤️
@RahmaHoussein-r2p
@RahmaHoussein-r2p 14 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤habibi AR thank you habibi ❤❤❤❤habibi je taime toi ❤❤❤❤❤habibi AR
@ikraanaliomar7852
@ikraanaliomar7852 2 ай бұрын
Qofkaygi igu habona markuu waqtiga ila kulansiyo ayaan hestan so radin Donaa I.a🖤🥺
@zunaarimavio
@zunaarimavio 2 ай бұрын
allha hakula kulansiiyo qurexey 😢😢
@ikraanaliomar7852
@ikraanaliomar7852 2 ай бұрын
@@zunaarimavio Aamin qalpi 🥺🖤
@updy952
@updy952 2 ай бұрын
Next Mar labad iyo aniga iyo qof aan jeclahy 30/5/24 Waa habyn qiimo Leh oo aan si wada jir uwada dhagysanysano Waxaan mowle wydiisanynaa in Naga yeelo kuwo guulysta labada daarood nolol midana yeesha *dhigta noo dhaxysiyo adaa udub dhexaadkiiya My dhiiga ❤❤❤❤
@Xudun
@Xudun 2 ай бұрын
Nin Rageed I dhool dhoolio dhowrsan Baa thy mia Mercy ❤
@ahmedjama2820
@ahmedjama2820 3 ай бұрын
Inta dareensan inaye heestani qarxayso. Like iguso raaca
@user-fz6lx4hs8k
@user-fz6lx4hs8k 29 күн бұрын
Farxad iga dhinaydbaaa kugu dhax nolayd mcn wehel aan ku dhartiyo ahoow dhayo bilahaygaa. Nolashydii ❤️ cabdi najibkayga ❤
@fahmicumar6400
@fahmicumar6400 2 ай бұрын
Heesti oo'ridayda mustaqbal ka dhaw ii qadi lahayd ❤❤😢🎉
@FarhiyoHirsi-dg6ip
@FarhiyoHirsi-dg6ip 3 ай бұрын
Masha allah hees qimo leh qof waxa jecel uba garanaya❤
@NashaadHassan
@NashaadHassan 2 ай бұрын
Heestaan fartuun duvet girl baa iga gaday🔥Rajo aan dharaariyo wax badan dhowray baa timiye❤️🤴
@nimomohamed3937
@nimomohamed3937 2 ай бұрын
Me too 😊
@salmaabdala6896
@salmaabdala6896 2 ай бұрын
Dhugashada qof aan fiirsado Iidhigmaan helay Nin Rageed i dhool dhooliyoo Dhorsan baa Tahay Yaasiin mohamed yuusuf ❤❤ illhy ha na kulmiyo markale Waxaan ku dhaaran karaa inaad tahay qof dhowrsan❤😢
@JacfarCarab
@JacfarCarab 3 ай бұрын
The Real Goat "Ina Abdinasir "
@MohamedHassan-nv1gm
@MohamedHassan-nv1gm 3 ай бұрын
The real goat Guuleed Raygal keep going ina Cabdinaasir 💯
@isakahmet
@isakahmet 3 ай бұрын
My favorite female fanaan Deeqsa .
@Aymanvlogs252
@Aymanvlogs252 3 ай бұрын
Deeqsan apdinasir m, aydiid 🔥
@asadbeellochanel9237
@asadbeellochanel9237 3 ай бұрын
Deeqsan c.naasir macalin caydiid fananad buuxda ❤
@nafisaahmedaden3023
@nafisaahmedaden3023 2 ай бұрын
Raaja an dharar io wax badan dowraay ba timiyee 😢🎉❤fav song 🥰 🎵
@TheReasonedGoat
@TheReasonedGoat 2 ай бұрын
waxan ahay single aan xidhidh fican weli yelan kuna dhow 3o kii hore ee noloshayda , heestan markan dhagayso waxan dareema in ay aniga iga hadlayso waxan rajaynaya in alle ii siiyo nin rageed wanagsan oo undhihiisa iga jeecel ina dholdholoya awlad salixina ahna nagu arsaqo . malintu waa isnin , 04/june/2024 , 3:00 pm hargeisa somaliland ku dhagaysanaya anu shaqo jooga
@JimcaaleCarab4700
@JimcaaleCarab4700 2 күн бұрын
Alle ha ku siiyo wllo qof wanaagsan dhamaanteenba
@abdirizaakqurboofficial3334
@abdirizaakqurboofficial3334 3 ай бұрын
Waa la yaabay🔥🔥🔥
@user-mg4oy9xg5u
@user-mg4oy9xg5u 3 ай бұрын
😮😮😮😮❤❤❤❤
@xamthaayanithaomer8660
@xamthaayanithaomer8660 3 ай бұрын
inta deeqzan tageero weyn u ah iz muujiya pal😂❤
@Mr.awesomesauce-s1d
@Mr.awesomesauce-s1d Ай бұрын
I actually enjoyed watching this song
@MohamedAhmed-im7cx
@MohamedAhmed-im7cx 3 ай бұрын
Musicianka iga gadan waxan uu tumaayo iyo codki poqoradii codka oo kulamay like fire🔥🔥🔥
@OmarMohamed-ct2qq
@OmarMohamed-ct2qq 2 ай бұрын
Goatka dumarka deeqsan abdinasir big respect sis❤🎉🎉🎉🎉
@bashirkasim4493
@bashirkasim4493 3 ай бұрын
Deeqsan abdinaasir M.caydiid cod macaanida akhlaaqda iyo xushmada ilaaheey hakuu barakeeyo waxaa tahay xishoodkii oo qof ah. ❤
@Yaraanka2012
@Yaraanka2012 3 ай бұрын
Goatkii Xaliimooyinka❤️✊
@ladanahmadadan977
@ladanahmadadan977 3 ай бұрын
Ninrageed ana helay alxmdulilah ❤
@nuuraali2992
@nuuraali2992 2 ай бұрын
15/05/2024 my husband💍💕❤
@Alifiileibraahim-ro6lb
@Alifiileibraahim-ro6lb 2 ай бұрын
He
@HoodoCumar-eb1sy
@HoodoCumar-eb1sy 2 ай бұрын
Yoonis Cabdi Xasan farxad iga dhinayd baa macn ugu dhex noolayde❤❤❤❤❤
@koofiyadofficial1808
@koofiyadofficial1808 3 ай бұрын
Deeqsan abdinazir macalin caydiid M.a Amazing voice ❤
@user-cf2nv8vi2k
@user-cf2nv8vi2k 2 ай бұрын
Rajjo aan dharariyo waxbdan dhawrey way iitimid allxmdulilh wiilkeyga curad illaahoow iskukeyaa daaa❤❤❤❤❤30/05/2024
@nastehoyusuf9605
@nastehoyusuf9605 16 күн бұрын
Wxan soo laabam doona markaan helo nin rageed idhooldhooliya😢
@abdikaremjanaalle4491
@abdikaremjanaalle4491 3 ай бұрын
Ax yaa another level amazing golden voice deeqsan abdinasir macalin caydiid ❤ muftuux cadceed Maxamuud Ducaale on the beat muxuu samaynayaa 🫶🫡🎹🎧
@user-fp8yi8ix8q
@user-fp8yi8ix8q Ай бұрын
Saxiip u dhaw watehee dhaxa ha cidleynin😢❤
@abdillahiabdiladiif5284
@abdillahiabdiladiif5284 3 ай бұрын
Fanka badhkii deeqsan baa haysata inta soo hadhana kuwa kale dumashiyo ❤ 😩
@ConfusedChrysanthemumFlo-vs9eo
@ConfusedChrysanthemumFlo-vs9eo 3 ай бұрын
Waaaaaaw xili igu munasib ah ba so baxaday heestan deeqsan ❤
@ahlaamomar4422
@ahlaamomar4422 3 ай бұрын
Deeqsan wlhi waa Qof aan tageero❤
@deeqkoosar4558
@deeqkoosar4558 3 ай бұрын
Deeqsan quruxsan wanaagsan fanaansan waan kutatageraa wehel kaygiii ♥️🌎🙏
@user-fv2nm3tl8w
@user-fv2nm3tl8w 2 ай бұрын
One of the best @deeqsaan abdinasrir ❤suldan dacar kiisa
@NasiimA-rv7js
@NasiimA-rv7js 3 күн бұрын
Who's watching 2024/7/14
@user-xe7mz9zn1z
@user-xe7mz9zn1z 2 ай бұрын
Wow deeqsan abdinasir dhamacda fanka wan ku wata❤
@ceeblacali8850
@ceeblacali8850 3 ай бұрын
Way hees dhaaftay tani🔥💯❤️
@logannnnnn930
@logannnnnn930 3 ай бұрын
The Goat 🐐 liibaan good
@user-fv2nm3tl8w
@user-fv2nm3tl8w 3 ай бұрын
2024 hesta ❤❤❤🎉suldadan dacara wu ku salmaya indr 🎉
@mariaibnuibraahim9090
@mariaibnuibraahim9090 2 ай бұрын
Farxad iga dhinayd baa mcn kugu dhex noolayde ❤
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 26 күн бұрын
Waaaw deeqsan nolow❤
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 ай бұрын
duriyad xalaala deeqsan abdinasir horu soco inder ❤❤❤❤❤❤❤❤
@minasana5951
@minasana5951 3 ай бұрын
Ila Shaley Markaan arkey heestan wan dhageysanayaa jeceylk ba Igu dhacay 😊
@ashaomaar2087
@ashaomaar2087 2 ай бұрын
I can’t wait to say this words for really ilaahow wax wanaagsan oo na ilaalshado
@zakariyezack5608
@zakariyezack5608 3 ай бұрын
Cadceed on the beat fire🔥
@peaceandlove8760
@peaceandlove8760 3 ай бұрын
Inaba caadi maaha deeqa ❤❤❤
@Rahma-980
@Rahma-980 2 ай бұрын
Dhakhtarkii ruuxdiyo ahaw, dheelitirahayga❤
@AyanAhmetbare-mp1cl
@AyanAhmetbare-mp1cl 3 ай бұрын
❤❤❤ ish calaa hees
@taaibsalah7601
@taaibsalah7601 2 ай бұрын
Maftuux cadceed big musition 🎹🎶🎻
@amaladam6561
@amaladam6561 3 ай бұрын
Wow❤❤❤❤ Deeqsan qurux
@ZaeidAhmed
@ZaeidAhmed 3 ай бұрын
Wow deeqsan 🔥🙌
@abdimoh
@abdimoh 27 күн бұрын
Mid ku dhooldhooliyo dhawrsan rabbi ha iga dhigo🤲
@user-wx6in9ik1m
@user-wx6in9ik1m 2 ай бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ duriyad xalaala nolow inder
@anisahaji56
@anisahaji56 2 ай бұрын
Dhaqtarkii arwaaxdiyo ahow Dheelitiraheyga 🥰
@dequ6576
@dequ6576 3 ай бұрын
Deeqsan cabdinaasir one of my favorite singers❤❤❤❤
@Dawlad30
@Dawlad30 3 ай бұрын
Goatka.laxamada Liibaan Good
@user-xn2kq9wp7b
@user-xn2kq9wp7b 3 ай бұрын
Gacalisadayda mustaqbalka markan helaan u qaadaya ❤🎉
@ilishachannel354
@ilishachannel354 Ай бұрын
Rajo aan dharaariyo wax badan dhawraya iman insh allh 🤲🏻❤️
@user-mi6kc8dq7i
@user-mi6kc8dq7i 2 ай бұрын
Ayyy m.a guuul qaali ❤❤❤😘😘
@Sir-apdrzak
@Sir-apdrzak 3 ай бұрын
Yaaa salaaam🎉🔥
@naciimanuura-qo1ie
@naciimanuura-qo1ie 2 ай бұрын
Nin rageed idhooldhooliyo Dhawrsanbaad tahay ❤ Alle haygu kaasimo inder qli 🤴🏿🫀❤️
@amaldeeqa544
@amaldeeqa544 2 ай бұрын
Codka 100% erayada100% music waxkale ❤❤❤ dhankad iga xigtaaba cidkle iga so dhicine ❤dhigaa usare mcn
@hamdichannel6823
@hamdichannel6823 3 ай бұрын
Deeqsan my best favorite ❤️ cod diamond 😢😢dhal fanaaan 2024
@alkhayrhospital
@alkhayrhospital 3 ай бұрын
cadceed Music beaz like firelike firelike firelike firelike firelike fire
@JabaneRomatic
@JabaneRomatic 3 ай бұрын
Sharaf iyo karaamo ku noolow deeqsan shrfy
@shakurahmed3997
@shakurahmed3997 2 ай бұрын
Wlhi cod macaan Bay leedahay deeqsan m.a ❤
@hodan-iu3qh
@hodan-iu3qh 2 ай бұрын
Deeqsan cabdinasir keep going wll❤❤
@azwanmuzeh7957
@azwanmuzeh7957 3 ай бұрын
Dhugashada qof aan fiirsado iidhigaman helay NINRAGED❤
@user-mg4oy9xg5u
@user-mg4oy9xg5u 2 ай бұрын
Deeqsan apdinaasir fanaanada fanka❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@user-uv6he2sn6w
@user-uv6he2sn6w 3 ай бұрын
❤😊 layaab la yaab
@rahmacige9251
@rahmacige9251 3 ай бұрын
Jah masha Allah aniga ayay iga hadlasa allow iida sowjkayga musaqblka❤
@Gaabo661
@Gaabo661 2 ай бұрын
Deeqsan❤️‍🔥
@istarbeauty3560
@istarbeauty3560 2 ай бұрын
My queen🎉❤ dajiya
@user-pu6zt8yf9v
@user-pu6zt8yf9v Ай бұрын
Hestani waa top
@naciimanuura-qo1ie
@naciimanuura-qo1ie 2 ай бұрын
Favorite song 🎵 ❤ deeqsan c.naasir 👸❤️
@drogolyris17
@drogolyris17 3 ай бұрын
vioce kii oo qofa ah 🔥🔥
@QueenKaaba-wg7ix
@QueenKaaba-wg7ix 2 ай бұрын
Waan helay keygii ❤🫂👑
@ziham_ayanle
@ziham_ayanle 2 ай бұрын
Rajo aan dharaariyo wax badan dhowray ba Timiye Best song 🔥🔥🔥🔥
@ApdaLE73
@ApdaLE73 3 ай бұрын
Fananadeni❤🎉
@mizkicadey1961
@mizkicadey1961 3 ай бұрын
Ayayayayaya deeqsan kii dhibta ila dareemi lahaa😢😢😢😢😢
@yasminyasmina9994
@yasminyasmina9994 9 күн бұрын
Maxamed love u❤❤❤
@harirabdihashi4809
@harirabdihashi4809 3 ай бұрын
Wow codka 💯 muqaalka 90) ❤
DEEQSAN ABDINASIR -NASIIB QORAN OFFICIAL MUSIC VIDEO  2024
5:51
Deeqsan Official
Рет қаралды 905 М.
DEEQSAN ABDINASIR || AROOSKAN KUDAGA || ALI ZAKI & JUWEIRIA
6:17
KEYNAN OFFICIAL
Рет қаралды 210 М.
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,3 МЛН
YURUB GEENYO ALLOW NIN RAGEED IKAABA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:18
Yurub Geenyo Official
Рет қаралды 384 М.
MUSTAFE KANTE - QALBI KULA MIDOOBAY - ( Official Music Lyrics )
4:50
SOMALI STUDIO 🎧
Рет қаралды 57 М.
HAB ISII - ASAD FAQDIID FT AYANNA -  OFFICIAL VIDEO - 2020
6:55
Asad Faqdiid
Рет қаралды 8 МЛН
AMIIN YARE FT DEEQSAN ABDINASIR  I DHEELI-TIR  OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:46
LAFOOLE IYO NAJMA NASHAAD 2023 | DAREENKII IGUBI JIRAY | HEES CUSUB
5:38
DEEQSAN ABDINASIR - KUN JEER ANIGAA KU JECEL - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:08
HODAN ABDIRAHMAAN JACAYL DHABA MUSIC VIDEO 2023 DIRECTED BY JUNDI MEDIA
4:09
Hodan Abdirahman Artist
Рет қаралды 5 МЛН
IKRAAN OZIL || KALIGIIS NIN || OFFICAIL VIDEO MUSIC 2024
3:09
IKRAAN OZIL
Рет қаралды 567 М.
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 239 М.
Ulug'bek Yulchiyev & Aziza Qobilova - Esim ko'p (Premyera Klip)
3:32
ULUG’BEK YULCHIYEV
Рет қаралды 2 МЛН
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 31 МЛН
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 15 МЛН
Sevinch Ismoilova - Ustozlar qo'shiqlaridan popuri (Xorazmcha)
6:15
Sevinch Ismoilova
Рет қаралды 1,3 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1,3 МЛН
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 462 М.