Dekada Garacad Ayaa loo dhisay Warehouse "Kaydka" aad u wayn si maciishada Dekada

  Рет қаралды 3,364

Deex TV

Deex TV

20 күн бұрын

Join this channel to get access to perks:
/ @deextv

Пікірлер: 23
@dr-mahad_rashiid_barre
@dr-mahad_rashiid_barre 18 күн бұрын
mansha Allah good job 👌
@zaytum
@zaytum 18 күн бұрын
Manshaalaah injiner Abdala hanbalyo
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 17 күн бұрын
MANSHALAH,XEEBTANA GEED QUMBAHA KU ABUURA. CABITAAN,SALIID,MACMACAAN,IYO CAANO LAGA SAMEEYO QURUXNA AH ,CAFIMAAD BADANA LAGA HELO AAN KAGA HORTEGNO CUDURO BADAN AAN U AADNO DIBADAHA.
@mohamedhashi5492
@mohamedhashi5492 14 күн бұрын
MASHA ALLAAH DEKADA GARCAD INTERNATIONAL PORT PUNTLAND STATE WELL DONE HAMBALYO GUUL IYO GOBANIMO WAARTA.
@user-vg9kt7up4s
@user-vg9kt7up4s 18 күн бұрын
Maashaa allah
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 17 күн бұрын
Maashaa allaah lkn meesha cagaariya dhir badan ku beera
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 күн бұрын
Walaleey Ma warehouse baa la cagaariyaa? Adduunka Xaggeey Kadhacddaa Bal Isheeg 🤣🤣
@user-ys5re7vx1w
@user-ys5re7vx1w 17 күн бұрын
MASHA ALLAH ❤❤❤🎉😊
@salmaan6233
@salmaan6233 17 күн бұрын
Man sha alah
@user-oy2hu7jb9r
@user-oy2hu7jb9r 17 күн бұрын
Waxkasta oo laga dhiso iyo sikasta oo kharash badan loogaliyo garacad micne yeelan mayaan haddaan dadka joogaa fahan saneyn micnaha iyo sida wax usoconayaan
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 күн бұрын
Adigu Qof Negative ah baadtahay. Ma Reer Garacad Baad Quluubtoodda Katurjuntaa Oo Kujirtaa. War ileeyn Tanoo Kale.
@abobasement346
@abobasement346 17 күн бұрын
Good job 👍🏾 waxaa lo bahanyahay in dhulkah lah cagariyoh plz dhir ku berah dhulkah
@husseimali1139
@husseimali1139 18 күн бұрын
Magaaladan intay goori goor tahay waa in dhir laga beera,, haddii kale sida tuulada kulub ayaa bacaad xabaali doona
@LST25
@LST25 18 күн бұрын
FADLAN DEEX TV ISOO JAWAABA DAKKADA GARACAD MA WAXAA LA WAREEGTEY IMAARADKA? 🇦🇪
@Deextv
@Deextv 18 күн бұрын
Maya
@GARAADFARXAAN
@GARAADFARXAAN 18 күн бұрын
Sxb dekada Garacad dowlad madisin waxa iskaleh labo heer cabdi ciise io rer mahad
@LST25
@LST25 17 күн бұрын
@@Deextv MAHAD SANID WAA ISOO JAWAABTEY WAXAA ALLE KA BARYAA IN DAKADAAS LA QAADAN BOOSAASO CAMAL EE NOQONEE WAX LA SOCDO MA JIRI DOONTA
@XayaatAbdi324
@XayaatAbdi324 16 күн бұрын
​@@GARAADFARXAANqabyaaladda iska daa reer Puntland iyo soomaali oo dhan ayaa maalgashatay. Dheh axmadulilaah.
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 күн бұрын
@@XayaatAbdi324 Oo Maxaa Qabyaalad Keenay Cumar Maxamuud qooys qooys beey isugu Qorreen Lacagta Miyaaddan Arrag Magacyadda Iyo Siddeey Wax Ulabaxeen? Soomaalidda Dhan Xaggeey Joogtaa? Ma Hawiye Iyo Isaaq Baa Waxkadhistay 😂😂😂 Masaakiin Waad Riyooneeysaa Baayo.
@abdihasanwaes349
@abdihasanwaes349 14 күн бұрын
Hhhhhh meeshu ma xero geelba mise waa daked
@moali27
@moali27 14 күн бұрын
Ka cawdubileyso sheydaanka ku necbeysiinaya wanaaga walaaladaa Muslim.
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 күн бұрын
Quuriwaagga Nin Soomaaliyeed oo Jilicsan Ah Baad Utahay. Dadkaan Waxbeey Dhisteen Ee Adigu Maxaad Dhisatay Niiceey.
Geesaleey: Beerta Timirta ee Ugu Weyn Geeska Afrika.
7:21
Astaan
Рет қаралды 203 М.
World’s Deadliest Obstacle Course!
28:25
MrBeast
Рет қаралды 160 МЛН
DO YOU HAVE FRIENDS LIKE THIS?
00:17
dednahype
Рет қаралды 81 МЛН
Me: Don't cross there's cars coming
00:16
LOL
Рет қаралды 13 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 320 М.
New Muqdisho 'Muqdishada cusub wax ka ogow Caasimada Soomaaliya
19:31
Xogmaal Media
Рет қаралды 245 М.
Somaliland: Pharo Foundation's Water Scarcity Interventions
2:59
Pharo Foundation
Рет қаралды 1,5 М.
Barnaamijka tixanaha degmooyinka gobolka Banaadir | Qeybta 10-aad | Degmada Shibis.
10:54
XAAFUUN: Jasiiraddii Cusbada iyo Luulka.
6:36
Astaan
Рет қаралды 75 М.
FOWSIYO YUSUF: GODOB QARAN | GAR-NAQSI | ''KHAYAANO''
16:20
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 32 М.
1❤️ #shorts
0:24
Saito
Рет қаралды 61 МЛН
😁💸 @karina-kola
0:16
Andrey Grechka
Рет қаралды 3,5 МЛН