Xuquuqda dumarka | quruxda & xijaabka | sidee ayay dumarka gaalaad u nool yihiin?!

  Рет қаралды 130,095

Sahanka

Sahanka

3 жыл бұрын

Baraheena Bulshada:
Facebook: / aadansahan
Instagram: / aadan_sahan
Twitter: / aadansahan
Tik Tok: vm.tiktok.com/T2beUu/
Waxa aan jeclahay aqoonta Taariikhda, Juqraafiga & Falsafadda.
Waxa aan aad u xiiseeyaa akhriska, qoraalka & Tarjamaadda.
Higsigaygu waa bulshadayda oo wada indheergarad ah.

Пікірлер: 589
@AyanDhaladShow
@AyanDhaladShow 3 жыл бұрын
aqoonyahan bil xaqiiqa mawduuc cajiiba ayaad ka hadashay waan ku bogaadinya wll marna waad naga qoslisaa marna waadnoo faaidaysa ilahay haku dhawro aadan khadar cali
@shugrihashi3208
@shugrihashi3208 3 жыл бұрын
Macalimadaydii❤
@safwandaib2524
@safwandaib2524 3 жыл бұрын
Adiguba sidoo kale wll Ayaan jaamac nuux
@abdi-azizabdi-rahman3152
@abdi-azizabdi-rahman3152 3 жыл бұрын
Ayan qrux🙋‍♂️
@bushroomar5487
@bushroomar5487 3 жыл бұрын
Wll aadanow majaajilastaad u eegtay qosol 😂😂😂😂😂😂iga dhamaysay
@safwandaib2524
@safwandaib2524 3 жыл бұрын
Inaneey barnaamijku dumarkuu quseeyaa
@izaaw8661
@izaaw8661 3 жыл бұрын
Cilmi badan baa kaa faaidnee sharfanid wlle taladaadana waan kaa gudoomnay xaqiiqada jirtana waad noo sheegtay iyo ragga waxay ku fikirayaan dabcan booskii wlle ama aabe nagalatalin lahaa 😍maansadaadana aad leedahay waan ku tuntay I like it wllhi🙏
@muxiyadiinmx8232
@muxiyadiinmx8232 3 жыл бұрын
((ليس الغنا غنا المال انما الغنا غنا النفس ))
@Marwanahmedosman92
@Marwanahmedosman92 3 жыл бұрын
Burco Waa Magaalo Ay Joogaan Dhalinyaro Waxtar Leh Oo Aqoonyahano Ah💯 Aadanoow Sxb Sidaa Kuwad Runta Hala Gamban
@cabdilahiaaqee7485
@cabdilahiaaqee7485 3 жыл бұрын
Har geisaba kama dhacdo
@abdiqanilyrics9793
@abdiqanilyrics9793 3 жыл бұрын
Inti nabiga jeceyl like ha sarto scw scw scw ❤❤❤❤💋
@sakixiis
@sakixiis 3 жыл бұрын
Csw
@mohamadali5025
@mohamadali5025 3 жыл бұрын
Sxb sacab bad iga mudantahay Xaqiiqadaa ka Hadashay Nin caqli badan baa Tahay Caqliga Allaha Kuu siyaadiyo 👏💯
@suhaibxaaji8998
@suhaibxaaji8998 3 жыл бұрын
waar nabiga ha lagu saliyo wll
@mohamednaasir4847
@mohamednaasir4847 3 жыл бұрын
Scw
@user-ke1vs5ow2j
@user-ke1vs5ow2j 3 жыл бұрын
صلی الله علیه وسلم
@zuhuurabdirashid5376
@zuhuurabdirashid5376 3 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@ZuhaipEprahimi
@ZuhaipEprahimi 3 жыл бұрын
Scw
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 3 жыл бұрын
Waar kan magaca sh.mustfe xaji kusoo qortay muxuu ahaa mise waaba sheekhii laftiisii
@abdihakim5691
@abdihakim5691 3 жыл бұрын
Waa wiil aragti dheer xaqiiqdaanu taabtay Aadan rijaalka la sheega wakaas taladu walaashii siin lahaa ayuu waxaasoo hablaa siiyey 🦁 mar inan kula kulmo ayan rajaynayaa oo aynu mawduuc aan hayo kawada sheekaysano Insha Allah
@yahyem1302
@yahyem1302 11 ай бұрын
Comment gan waxa bixisay laba sano kahor talow mala kulantay😂
@user-jz3zz7mu8d
@user-jz3zz7mu8d 9 ай бұрын
​@@yahyem1302adna laba bil ko hor bixisay😂😂😂😂
@amaalahmed9589
@amaalahmed9589 3 жыл бұрын
Aan kaftamee hhhh walhi waxna waan bartay kal iyo laab baan u qoslay, Walee iyo bilee been ma iidan sheegin . Maasha allah ilahay ha idin xifdiyo
@sxpfcniyowllba2793
@sxpfcniyowllba2793 3 жыл бұрын
Wllshyda thnxz
@sabrinaabdishakuur3383
@sabrinaabdishakuur3383 3 жыл бұрын
Nasiib badanaa inanta kula dhalatay♥️
@umuaymanaxmed6660
@umuaymanaxmed6660 3 жыл бұрын
Shekhu wuu ku khaldanyahay hadalka uu yidhi (maanta waxaan is idhi aaydo quraanan ha ukhrin xadiisna ha usooqaana waaqan ay kunool yihiin ku kaduwan oo aay ku qancaan ) fadlan wall qofka haduu ku qanci waayo aayaadka quraanka oo hadalkii Allah ah iyo axdiista oo hadalkii rasuulka ah hakudaali hadalkaloo qancinayaa majiree
@hoodaaleproduction5256
@hoodaaleproduction5256 3 жыл бұрын
Micnaha aayaad ka waynu wada naqaana badanana waa la inoo soo qaata balse cid si togan waaqica la taagan yahay ku salaysa barmaajka way yartahay
@munamohamed5869
@munamohamed5869 3 жыл бұрын
Wlhi barnamijkazi habnki anjogay qosolku iga dhameyey aadan aqoon iyo aftahanimo qosol kudhehantay run ahanti waxa an ka fa, iday lamaso kobi karo Allh haydinka abal mariyo 😍
@abdihakimhassan5907
@abdihakimhassan5907 3 жыл бұрын
44:35 karaali ahaada halkaa Maryam bintu cimaraan muuqabin Nabi zakariye scw lkn waxay dhashay nabi ciise scw
@dalnuursheibraahin8272
@dalnuursheibraahin8272 3 жыл бұрын
Waa ibnu aadam wu qaldamay lkn wu yaqaana vedioyadisi hore u ku sheegaa marar bdn.
@abdihakimhassan5907
@abdihakimhassan5907 3 жыл бұрын
@@dalnuursheibraahin8272 anba wan ijeedaa
@abdullahabdi2986
@abdullahabdi2986 3 жыл бұрын
.
@abdihakimhassan5907
@abdihakimhassan5907 3 жыл бұрын
@@abdullahabdi2986 kk
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 жыл бұрын
Aabaheed maryam wuxuu ahaa masuulka masaajidka qudus kadib markuu dhintay ayaa masuuliyadeeda waxaa la wareegay Sakariye Markaa nabi Sakariye muu qabin ee wuu koriyay masuulna wuu ka ahaa sidoo kale walaasheed buu qabay oo nabi ciise iyo nabi yaxye habarwadaag bay ahaayeen.
@izaaw8661
@izaaw8661 3 жыл бұрын
Aadanow waan ka helay saad u soo jeedisay khutbadaada malahaa macalin baad tahay😍
@omaree9736
@omaree9736 3 жыл бұрын
Waa markii iigu horeysay an adaan arko xitaa magaciisa maqlo m.a allh ku barakeyo wll
@safwandaib2524
@safwandaib2524 3 жыл бұрын
Hadaba nagu soo daba fayl
@mohamedsiizza5356
@mohamedsiizza5356 3 жыл бұрын
In bdn baa ku dhaafe inakeen
@nacimaduriyada9829
@nacimaduriyada9829 3 жыл бұрын
Mashallah ❤❤❤❤wlhi anigu yurub baan joga xijabkaygan waan xidha alx wlhi dumar wawen aya igu yidhahda inan yar baad tahe maxad ku xidhay xijabka inan been shegen wajiga ilahay baan ku dhartayvwaxan ugu jawaba waa ayada ilahay ii xidhay alx sababtuna wacayi lawad qawan yahay ayaan goansaday inaan asturnado alx ina so duceya inuu ilahay igu astuuro fitnadi baa badatey ❤🤲🧕
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk 5 ай бұрын
Amiin wll imika ka wrn ma asturanthy wll
@Hakan_fidan1
@Hakan_fidan1 3 жыл бұрын
reer burco wa nii salamay from Mogadishu 🙋‍♂️ sahanka xogaha mr aadan madar Mohamed ayanle hibaaq gobaad iyo teamkeda sakariye jakaarta
@Turjumaanka
@Turjumaanka 3 жыл бұрын
Yaad iska gadaysaa Meesha kuwa aan joogin xataa waa xustay
@zulthanzinyor6011
@zulthanzinyor6011 3 жыл бұрын
Waar waxaa kadaayo Sahanka xogaha Hussein Kurdi Ogaansho Marcade show Annaga production Waabari media Iyo inkale
@abibare3374
@abibare3374 3 жыл бұрын
Waxan umalaynayay inad soowadidi waidisalamy anoo saana, Anoo saasa iyo anigo sidaana 😅😅😅 kaftn
@hamsegeeljireofficial295
@hamsegeeljireofficial295 3 жыл бұрын
Sh mustafe Hadrawi Dadki qimaha laha ayad ilowdey
@bushroomar5487
@bushroomar5487 3 жыл бұрын
Aadanoow kan marnaamijka kula wada ma hooyadaa baa dhashay 😍😍😍😍😂😂😂😂😂😂masha allah. Kaftan
@safwandaib2524
@safwandaib2524 3 жыл бұрын
Haa waa saaxiibkii
@ckhaalaqsalebaan3897
@ckhaalaqsalebaan3897 3 жыл бұрын
Alle Cilmiga iyo Caqligaba Haku Siyaadsho wll Aadan. HARGEYSA INAAD NOOGU TIMAADO AYAAN Jecelahay ee noogu Kalay wllo
@nashadali9846
@nashadali9846 2 жыл бұрын
haa wllo mufakar fiican weeye waya arag masha allah tabaarakalaah waqtibadan siiya akhrita wllo in badan kutubta islamiah akhri masha allah kuwa kale inta wanaagsan baad ka qaadata
@maryamali4707
@maryamali4707 3 жыл бұрын
"Aar ma Fahanteen"😁 Haa wanu fahanay wll e jasakumullahul khayr wa barnamij qurux badan hablo asturnanta halagu dedaalo taas ba aduun iyo akhiraba ina anfacayse.
@eg4l719
@eg4l719 3 жыл бұрын
Masraxyadada noocana aad ban uga helaa Alle haku xafido walal🖤👍
@diamondmohamed5446
@diamondmohamed5446 2 жыл бұрын
GABDHI AKHRIDA QORAALKA WAY NASIIB BADAN TAHAY🤗 Nimanka somalida dumar ayunbay ka hadlan maskaxdey raban inay ka gumaystan wayo wuxu dhahay Xijaabka xidha si ad raga u qancisan yacni ragu waxay jecelyihin waxa ka qarsoon wuxu raba nag isaga ku koban anba uu kaligi fiirsado' iyaguna nago badan ayey nala guursadan manay cadalad daro ahayn isagu ma rabo inu nin kle jidhkayga arko isaguna dumar badan ayu ila guursanaya manan damiir iyo dhiig lahayn anigu maxan ahay dantoda unbay ka hadlan iyaguna noma sameyan wax na farxad galiya mida kle marku leyahay RAGU WAXAY JECELYIHIN WAXA KA QARSOON/ anaga ma inaan raga waxay jecelyihin usamayno on iyaga qancino aya nalo abuuray?? Waxa ugusi daran ay leeyihin dumarku guryahoda haku jiran yacni waxays sas uleyihin si ayna raga kle u arag oy u noqoto alaab cusub o xijaaban oo bikro ah markas ayu reerkeda lacag qali ah ka siista waxay dhahan waa meher lakin gabadhi bikro noqon wayda way so furan tasna walidinta waxay ku kaliftay inay hablohoda guryaha ku xidhan si ay bikro u ahadan guryaha ay ku jiran intay wax qabsan lahayen sababtay u raban inanan shaqaysan waa waxay raban naag ka hosaysa ay iyagu soo gatan si ay u adoonsada wayo raga somaliyed kibir aya laguso koriyay o naag ka saraysa ma rabo wuxu la bartay in fadhiga wax loogu keeno marka dumarka somalida nolol ma haystan iyo xoriyad aduunka nin looma keenin waxa loo kenay inta ninka loo keenay kaliya waxad moda in dumarken lo abuufay rag si ay ugu shaqeyan ugu dhalan ay guryaha fadhiyan /halka ay dumarka caalamka kale ay diyarado gawadhi qaali ah watan ay fooqyo ku laydhsanayan aduunka wax walba oo qali ah o cusub iibsanayan dumarkenana waxa lagu shubay aakhiro ayad helaysaye nin un qanci sheekh iyo shaahidba dumar uunbay ka hadlan kama hadlan nimanka in ay dumarkoda qanciyan anba wax iyaga so jidanayan ka haldan walogodna kaman maqlin nino gabadhada sidas u same kaliya ninku nocu rabo ha ahado waxad moda inay gabdhaha ikhtiyaar lahayn nin cabtoy ah hadi la waydiyo nag qawan ma guursan lahayd maya ayu ku dhahaya lakin laysma waydin kan cabtoyga inanay nag rabin kaliya in dumarka uun danbiga la saaro oo waxan samey iyo waxan samey la dhoho moyane cml kale ma haysan ayeeyoyinken aya sas samayn jiray oo meel ku gaadhi laha gabar walba oo sas idin samaysa wad dishan od adoonsatan ku qaylisan la guursatan bahdishan wad furtan markad furtana cid ma gursato waxa la dhaha wixi laguso furay ayey qabta oo nin walba wuxu raba nag bikro ah markas laso furo ayey dumarku shaqastan markay so ogadan inay nin qanciyan inay kuso jaben oo nafteda inay u nolato tahay wxa la dhahay wan wayn ila la qowraco indhihisu cirka ma arkan markas ay shaqaysato aya la dhaha horto dumarku marka laso furo mxay la washan /taasna waxay ku kaliftay in gabar walba ninkeda u sabarto udulqadato si uu u furin markas ayu la guursada iyaduna ma hadli karto wayo waxay is leday uu ku furi oo nin kale kuma guursanayo waxan arkay dumar badan oo ka shalaynaya inay nin aminen hadana dumarka kale uma sheegan wayo waxay raban inay sidoda noqdan oo iyadu horumar may gadhin cidkalena lama raban/raga somalida diinta ma fahamsana carabigana ma yaqanan cilmiga kaliya ay diinta ka yaqanan wa 4naag aya lay baneyay iyo sida dumarka uun loga hadlo wixi danta ugu jirto unbay ka hadlayan ee yey maskaxda idinka gumaysan hadey diin yaqanan kufsiga iyo dillka ayey ka hadli lahayen Gabdho nolosha waxa laydin aburay inad wax baratan horumar gaadhan waliga nin ha isku halayn ila ad nolosha heer ka gaadho ood lacag kugu filan haysato hadad ninkan taladisa qadato maalin unbad ka shalayn doonta od qoraalkayga dib u akhriyi doonta ogow inad noloshada adigu jeclato od qofkale qancin kaliya naftada qanci oo waxay jeceshahay same by
@adnanahmed5639
@adnanahmed5639 Жыл бұрын
ninka maaha waxa ku amraya ee diinta asaga 4 alla ufasaxay adigana alla ku amraya asturnaanta alle miyaad qancinaysa mise ninka abyo iska saar fikradaha reer galbeedka👉
@adnanahmed5639
@adnanahmed5639 Жыл бұрын
Mideeda kle gabar waxa wax loo bara inay qalad io sax ku kala garato lkn looma baro inay reerka usoo shaqeyso
@dariiqaaqoonta544
@dariiqaaqoonta544 3 жыл бұрын
Wn ku salaamy wll aadan sahan wxd tahy qof hadalkiisu saamayn leeyahy dadkuna wxy u baahan yihiin sidan cid ula hdasha oo waqica hdalka ku salaysa logic ah alaah hku xfido wll
@safwandaib2524
@safwandaib2524 3 жыл бұрын
Alla jecliyaa dadka comments nocaa ah bixiya
@yonis4753
@yonis4753 3 жыл бұрын
Masha Allah sheikh Cabdimaalik wuxuu u egyahay sheikh Shibile yaa ila qabo
@safwandaib2524
@safwandaib2524 3 жыл бұрын
Me
@dhabadaxaqa5179
@dhabadaxaqa5179 3 жыл бұрын
Runtaa waye sxpp
@maxamedcllaahi5722
@maxamedcllaahi5722 Жыл бұрын
Somalido dhan waa isku dna
@iqramokhtaar19
@iqramokhtaar19 3 жыл бұрын
Vedio gan waxan daawaday lix mar ka badan xiisayan aan u hayo hadalka balaaqada leh ee aadan masha alaha walal alle ha ku sharfo
@zamzamahmed875
@zamzamahmed875 3 жыл бұрын
Wxn adanow kala baxay hadalkaga sababta anay dintu ubanayn iny dumrku rag salad ku hortugadan an maxramkoda ahyn . War wd mahadsanthy qonyhy rabi haku shrfe
@luulismailgarbie7553
@luulismailgarbie7553 3 жыл бұрын
Masha Allah dhalinyarda reer Burca. Allah ha idin xafido inshallah
@Cilmidoon1
@Cilmidoon1 3 жыл бұрын
"Xijaabku waa xurmada iyo sharafta dumarka, xijaab la'aantuna waa xishood la'aan."
@abdifatahdahir1103
@abdifatahdahir1103 3 жыл бұрын
Runtii waa meel laysku arkay rag aqoon yahanina is heleen hala badiyo inshallah
@Kbrallh
@Kbrallh 3 жыл бұрын
mansha allah dhalintan taageeray ubaaahanyihiin maskax shaqaynaysay wadaan oo fresh ah fadlan halatageero walah ma aqaan dhalintaaasoo kalaan ubahanahay inaan ahaado wax lagu daydaaad mudantihiin ee alle ha ini waaafijiyo dhamaanteen
@ahmedcabdalle5286
@ahmedcabdalle5286 3 жыл бұрын
Xaadir aha habeenka 🥰 SRC PRE-UNIVERSITY🥰🥰🥰
@hashimabdi7667
@hashimabdi7667 3 жыл бұрын
Masha AllAH Aden Sahan Walal Qaabka u qeexdu erayadan jeclhy Run iyo iLko Waa la cadeeyal, JazakaAllAH Walal.
@cawilld_wanted7900
@cawilld_wanted7900 3 жыл бұрын
Adan horumarkagu waa farxadeena 😍
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 жыл бұрын
Cawa.ba Waxan Sugayey Inta Adan Hadlayo Wayo wa Qof An Melo Badan iska Shabahno Sida Hadalka Cad Ee an Lexlexdaka Lahayn wn ku Salamay zxp
@villamuxiyadiin4395
@villamuxiyadiin4395 3 жыл бұрын
Masha'allah daqiiqad ima garab marin waan dhageystay insha'allah waxaan rajaynayaa inaan dib muuqaalkan ugu soo laabto sida aan sameeyo muuqaladda qaar inkastoo muuqaalkaan wax saa usii buuran oo note u baahan aysan ku jirin badankii Wacyi-gelin buu ubadnaa iyo tusaaleyaal dhawdhaw masha'allah Waad ku mahadsantihiin
@hagahaofficial9868
@hagahaofficial9868 3 жыл бұрын
Waa Zax zxp
@villamuxiyadiin4395
@villamuxiyadiin4395 3 жыл бұрын
@@hagahaofficial9868 💓
@mumtazmohamed8068
@mumtazmohamed8068 8 ай бұрын
still 2023 baa dawanyaa , kamana xiiso dhaco mar kasta oo aan dawanyo wuxuu ii noqdaa markii kowaad.❤️
@umuaymanaxmed6660
@umuaymanaxmed6660 3 жыл бұрын
Waxaan hubaa raga kooda ugu xun iyo kooda ugu wanaagsanba inay jecelyihiin inan asturan Maalin anagoo 5 hablood ah 5tayduna waxaan xidh nayn xijaabo madaw waana niqaamnayn waxaa naga soo horbaxay nin sakhraan san wuxuu yidhi ilaahayaw mid sidaa dhuxul u ah arsaaq macnaa dharka madw maalinkaa waxaan ogaaday ragu inay jecelyihiin gabadha asturan noocu doona ha ahaadaane
@kaldeeq5918
@kaldeeq5918 3 жыл бұрын
Waa run waana dhab ee intaad ilaashan karto ilaasho kuna boori bulshadaada intaad ku boorinkarto aad baad umahadsan tahay
@sayfudiinqudus5767
@sayfudiinqudus5767 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@suxufisalmaan7524
@suxufisalmaan7524 3 жыл бұрын
Walaal shantiinaasi hadii aad is asturteen waxad sameyn kartan bulsho noocaaso kale ah walaal nolosha dhabta ahi waa xijaabka
@abdi-azizabdi-rahman3152
@abdi-azizabdi-rahman3152 3 жыл бұрын
De wa run wll naaag barkad ah oo layla leeyahay maxan ku falaya inaan haben baas ku dhaafo moye dan kama lihi
@hudaivimohametgahnoug8618
@hudaivimohametgahnoug8618 3 жыл бұрын
Taasan been ahyn allow wll waad asibty
@ugaasrooble212
@ugaasrooble212 3 жыл бұрын
Masha Allah tabarakaAllah si qirux badan ayad ayan udhagaystay runti .. Allah ha idin xafido dhaman dhalinta somaliyed ee hablohooda sharafta iyo cisiga uyeesha guulaysta walalayal
@hamzedaacad8428
@hamzedaacad8428 3 жыл бұрын
Mansha Allah Aad baan ugu faraxsanahay barnaamij noocan ah noo soo badiya Insha Allah. 2diiina Sh Abdimaalik iyo Aadan aad baad noogu Faaidayseen Allah ha idinka Abaal mariyo.
@hamdaomar3285
@hamdaomar3285 3 жыл бұрын
Maasha allaah Jisaa,akalaahu khayr
@alibinali2141
@alibinali2141 3 жыл бұрын
Wll aadan thank you very much , I appreciate you my bro❤❤❤
@jamacfarax4345
@jamacfarax4345 3 жыл бұрын
f
@IMCCHANNEL9448
@IMCCHANNEL9448 3 жыл бұрын
Masha alalh
@anasmuhumedkilas6143
@anasmuhumedkilas6143 3 жыл бұрын
Wallahi waad iga qoslisay abwaan
@najmaali5877
@najmaali5877 3 жыл бұрын
Alla aadan wll maalmahan waan murugaysnaa ilaahay hakaa farxiyee waad iga qoslisey
@asioaxmed875
@asioaxmed875 3 жыл бұрын
😂🤣😂🤣😂 Wad mahadsanthin dhaman Wxn dhihi laha anna GÀBDHAW XISHOODA XIJABKA QATA ❤❤❤❤
@hahayousufcabdi7549
@hahayousufcabdi7549 3 жыл бұрын
Thnzk wll aadan runtii noloshayda saamayn ayaad kuyeelatay waxbadan ayaab kaa faaiiday really xaqiiqadana waadka hadasha allah haku xafido
@Mohamedbaana272
@Mohamedbaana272 3 жыл бұрын
War nio adanow zxp wlhi sida caqliyaysan ee ad u hadashay markan arkay waxan is iri talow kun like hal mar mala bixin kara lkn waxan arkay in hal mar oo kaliya aan like ku siin karo
@honestman4046
@honestman4046 3 жыл бұрын
Masha Allah 💚✅ Allah ku xafido 💯❤
@user-lo2tq5xm4i
@user-lo2tq5xm4i 3 жыл бұрын
كم أنت مبدع يا اخي . جزآك اخي في الله
@yuusufayuub8845
@yuusufayuub8845 3 жыл бұрын
Warka cad ayaan kugu jecelahay aadanow halkaa kga hay wll
@abdirahmanalidaqare3864
@abdirahmanalidaqare3864 2 жыл бұрын
Dhalinyarada ka hadlaysa xuquuqda dumarka waxaan leeyahay Allaah ha idinka abaalmariyo .
@markisshamsudiin9127
@markisshamsudiin9127 3 жыл бұрын
اللهم وفقنا السداد والرشاد
@abdulqanimaxamed1046
@abdulqanimaxamed1046 3 жыл бұрын
Jasaka allahu khyr zhp labadinba
@faraxxuseen3834
@faraxxuseen3834 3 жыл бұрын
"Adam Khadar Cali Rooble , keep going wllo qali "
@abduqadirabdirahman7350
@abduqadirabdirahman7350 3 жыл бұрын
wll Aadan Aad baan kuu taageera ka cabdiqaadir Ahaan sida Aad dadka wax ufahansiiso midna Aan kugu daro waxaan kaa codsaneena inaad barnaamij ka sameeso Su'aalo Aan ku weydiineeno xadaa waqti ina siisi ❤❤❤
@abdiali3507
@abdiali3507 3 жыл бұрын
masha Allah Alle ha barakeeyo dhalinyarada halkan iskugu timid. Waxa ka muuqata aqoon, xikmad iyo aftahanimo.
@inabaarleexofficial1612
@inabaarleexofficial1612 3 жыл бұрын
Masha Allah rag wax bartay illahay ha idin barakeeyo dhamantiin
@huthamohamed1010
@huthamohamed1010 3 жыл бұрын
ما شاء الله Alle cilmiga iyo caafimadkaba haku barakeyo wll
@bandaraa1849
@bandaraa1849 3 жыл бұрын
Mashalaah wall adan qadan cali aad baa kaga faiday shukran wall
@hamseabdi9071
@hamseabdi9071 3 жыл бұрын
Waa yaabe ADAN SAHAN iyo C/maalig waabay is ku egyihiin 😆
@sacdajaamac4104
@sacdajaamac4104 3 жыл бұрын
Waxa ila qurux badan adan waa anigu san u arko
@haumaleenpodcast6182
@haumaleenpodcast6182 3 жыл бұрын
@@sacdajaamac4104 waxa Adan qurxiyay waa cilmiga MashaAllah ilaheey ahnoo deesto walaalkeen caqligiisa. Labadabo wee qurxoon yihiin waa inamo somaliyeed
@abatiahmed9793
@abatiahmed9793 3 жыл бұрын
🤔👍🏽 Masha Allah ilahay haidinka dhigo kuwii culimada qayimka leh bedelo wax kasibadana aad umada uqabataan waad dadalaysaan 🌹🙌
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 3 жыл бұрын
Wll Abdimalik Abdinuur iyo Aadan sahan mahadsanidiin
@fanaxmedia7335
@fanaxmedia7335 3 жыл бұрын
Barnaamijyadaan noo soo badi aadanoow mowduucyo fiicana noo soo xul
@naasircali9598
@naasircali9598 3 жыл бұрын
Aadan khadar aad baan umahad santhy cilmigaa aad noo faa iidaysay بارك الله فيك
@abdiladifahmed8053
@abdiladifahmed8053 3 жыл бұрын
Masha allaaaah alle haku xifdiyo Aadamoow 🤲🤲🙏❤
@kanaalkaquraankaalle2965
@kanaalkaquraankaalle2965 3 жыл бұрын
Maasha allah wll kanaalkaaga wax badan ayaan ka faaiday hore u soco ana isoo booqdo igu qasaari maysaane
@khadanmahamed3862
@khadanmahamed3862 3 жыл бұрын
Aadan khadar ninka kaliyee garanaya sida dadka loola hadlo iyadoo uu kaftamayo ayuu hadana xaqiiqada ku taabsinya Thanks wallalka
@shire559
@shire559 3 жыл бұрын
Walhi waxad ka hadashay hadalo macno leh labadina ba allah in barkeeyo borama inaga dawday guulaysta
@dreamgirl9136
@dreamgirl9136 2 жыл бұрын
Masha alh wllo❤
@ezmaildrahmn2695
@ezmaildrahmn2695 3 жыл бұрын
اللهم يا فاتح الأبواب، ومنزل الكتاب، وجامع الأحباب يا الله، ارزق أحبتي رزقاً كالأمطار يا الله، واجمعهم بكل من يحبون، وهوّن عليهم كل صعب، واجعل أيامهم عيداً، ويومهم سعيداً، وعمرهم مديداً يا الله، واجعل لهم من كل هم فرجاً، ومن كل ضيق مخرجاً. Aadan khadr & Abdimalik👏
@100YearsAgo.
@100YearsAgo. 3 жыл бұрын
آمين يارب العالمين
@sahanka97
@sahanka97 3 жыл бұрын
اللهم آمين. الله يعزك
@maxamedbashiir1328
@maxamedbashiir1328 3 жыл бұрын
Aamiin
@craxmaanxasan3842
@craxmaanxasan3842 3 жыл бұрын
اللهم امیین
@safwandaib2524
@safwandaib2524 3 жыл бұрын
Ameen
@amalshagaxle8291
@amalshagaxle8291 3 жыл бұрын
Mnshallha mclin Aadn sahan Alle ha ku xiftiyo
@abdiladiifmohamud3272
@abdiladiifmohamud3272 3 жыл бұрын
Masha Allah adan sahan ilaahay haku xifdiyo.
@allayaqaan9101
@allayaqaan9101 3 жыл бұрын
Maa shaa Allaah. Wll sifiican ayaad ula talisay gabdhaha. Allaahna ha ka dhigo kuwii ku waana qaata. Arinta waxa wiilasha maskaxdooda ku jira waxaa sifiica meel u dhigay psychologist ga weyn ee Sigmund Freud cinwanka ah WHAT Iß MAN'S MIND oo uu sawir ku muujiyey
@abdallaallasow6974
@abdallaallasow6974 3 жыл бұрын
Allaha ku barakeeyo aadan
@strucidwallaby5658
@strucidwallaby5658 3 жыл бұрын
Masha Allah keep going my brothers and my sisters alle haydin barakeyo dhamaantin dadkayka qiimaha badan😍😍😍💯💯❤
@zakihdybala9314
@zakihdybala9314 3 жыл бұрын
Pʀᴏ ᴡʟʜʏ ɪsᴋᴀᴋᴀ ᴊᴇᴄʟʏ😍❣️
@mohamedibrahim2868
@mohamedibrahim2868 3 жыл бұрын
Nin kani Waa Fariiid, Hore u soco wll
@kaahinofficially1848
@kaahinofficially1848 3 жыл бұрын
Adan sahan number one
@amaalahmed9589
@amaalahmed9589 3 жыл бұрын
Wll waan qaatay taladaada 100% mhdsanid
@sukaynaahmeth3218
@sukaynaahmeth3218 3 жыл бұрын
Woow mochallah amazing walaalhay 🥰🤩😍
@mohammednur6169
@mohammednur6169 3 жыл бұрын
Masha Allah wll aad bad u mahadsantihiin.. Baranaaminyadan oo kle aad baad loogu bahanyahy
@gudoonxadi8719
@gudoonxadi8719 3 жыл бұрын
Masha Allah
@faadumomohamed3299
@faadumomohamed3299 3 жыл бұрын
Thanks u walalkey walhi great words mahadaanidin
@user-fw7wk8si7y
@user-fw7wk8si7y 3 жыл бұрын
Masha allah Aadan wan maqli jiray uun Ma inankanbaa Alle haku siyado cilmiga wll
@hamsehazard5662
@hamsehazard5662 3 жыл бұрын
Walaal Aadan waad Ku mahadsantihiin inaad tusto Dark side of them Infidels!!!❤️ Keep going.
@Amounbile
@Amounbile 6 ай бұрын
I’m so glad inan 2 years kadib firsanayo 🥰farxad kaftan aqoon and aftahanimo, xikmad thanks walal allah haydin xafido 🤲
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk 5 ай бұрын
Waa markii 5 ee aan daawado
@mohamedabdullahi7183
@mohamedabdullahi7183 3 жыл бұрын
Masha allah
@somaliastar9512
@somaliastar9512 3 жыл бұрын
Masha Allah Allah haku barakeyo
@anisali2266
@anisali2266 3 жыл бұрын
Maasha allah waa mowduuc aad u muhiima
@mastarcade9217
@mastarcade9217 3 жыл бұрын
Thank you pro Aadan Sahan❤❤❤❤❤❤🔮🔮🔮🔮🔮🔮
@Zir-Uzam
@Zir-Uzam 3 жыл бұрын
Macalin Adn Khadr Ali Alle maskaxda haku siyadiyo🥰🥰
@umucammaar3965
@umucammaar3965 3 жыл бұрын
M.A ALLAH ha idin xafido Waad kumahadsantihiin
@ayhanhussein9635
@ayhanhussein9635 3 жыл бұрын
Allah haka rali noqdo wllo m.a allah aya aqon iyo diin idin siyay
@anhaardahir133
@anhaardahir133 3 жыл бұрын
Warunta hda kahor mclin science ah nabaro oo gaal waxu nadhahay maxey gabdhah a islamka isku qawin waxu dhahay aniga waxu dhahay gbr Muslim ah oo astrun aya kursanaya ee maiyelayan sababto kuwa galada sa uargaye wankudalay budhahay mana rabi naag nin walpa ninked yahay waxuna nadhahay mxa faraciyarkin ubadnen ma cirbad dareenka ni tirto manigu duray wayo markin gbr Islam oo nin iyo (galmo ubahan maba arag wa cajiib )
@abdifatahshugriosman3365
@abdifatahshugriosman3365 3 жыл бұрын
Hablaheena soomaaliyeed waad waaniseen kuwii kuwax qaata alle haka yeelo aamiin
@saadiomuse1205
@saadiomuse1205 3 жыл бұрын
Mashalah waa waxa lagu faano dhalinyaro somaliyeed oo diin iyo madi ka dhisan ilaahay ha diin xafiido Waan idin ku faraxay
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 3 жыл бұрын
Hhhh man sha allah wlaahiga aadan waa funny caadi ah🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@gabrielagrest9739
@gabrielagrest9739 2 жыл бұрын
Calan aad is daba wado miyuu ka baxey 😂
@noorabduwelisalah7804
@noorabduwelisalah7804 3 жыл бұрын
Masha allah wll adam rabbi haa kuu ziyaadiyo cilmiga
@jamayuuro4910
@jamayuuro4910 3 жыл бұрын
Masha Allah Hore usoco runtii Garaad iyo xikmad baa Isu kaa raacdey
@warsantube
@warsantube 3 жыл бұрын
Wlhi waligay video intan le'eg ma daawan lkn video gan aadbaan uga helay labbo jeer baana ku ceshtay markii kowaad anoo jikada ku jiraan headphone ku dhagaystay markii danbana waa daawaday WhatsApp status kaygana waaku share gareeyey si asxaabtaydu iila faaidaystaan iyana ilaahay ha Idin sharfo wll cabdimaalig iyo aadan ba caqliga rabi ha Idiin balaadhiyo cilmigana ha idiin siyaadiyo
@samsamhassan2013
@samsamhassan2013 3 жыл бұрын
Masha alah wll sidaad udhiirantahey runtuna usheegeyso. Hambalyo🥰
085 | Basaasaddii Ingiriiska | Sida ummad loo dhiso loona burburiyo!
47:20
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 14 МЛН
BEENTA ONLINE SIRTA QARSOON MAXAA KA OGTHAY|":"""""
6:49
DHalinyaro channel
Рет қаралды 13 М.
067 | Buugga ugu waaya'aragsan ee Soomaalida | Nin Miyi iyo Markab!
1:15:42
Jacaylka & Soomaalida | Jacaylka Dhabta Ah Sidee Ku Hellaa?!
14:01
Kaalinta culimada iyo wacyiga bulshada
1:13:49
MM Somali TV
Рет қаралды 77 М.
027 | Live 2 | Aadan-Sahan iyo Hannan Channel | EAC | Oromada | Carabta.
2:36:50