Faah faahin Khasaaraha dagaalka Gelbedka Sitti & Jabka Canfarta

  Рет қаралды 74,271

Dal Jire Tv

Dal Jire Tv

Ай бұрын

Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Пікірлер: 143
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 28 күн бұрын
Guul soomaali galbeed guuleysta
@bahsenhabib6385
@bahsenhabib6385 28 күн бұрын
Guul Mashallhe 👏👏👏✊❤️
@cabdicastsyuusuf402
@cabdicastsyuusuf402 28 күн бұрын
Dowlada Itobia ee cafar dabka ku gureysa, wax Sitti ka weyn ayay magantahay, geesiyasha somaliyeed ilahayoy ugargar, inti ku shahidayna ilahow janada gee.
@hassenabdullahi6487
@hassenabdullahi6487 28 күн бұрын
Kuwa canfarta u adeega waxa kamid ah midnimo web kan wax kasoo qora ee cabdi slaan wlhi waa qof aan kayaabay marka aan gulaysano masoo sheego kaliya waxa uu sugaa xiliga ay inga foorarto subhanallah
@adnimoallim9233
@adnimoallim9233 28 күн бұрын
Alxamdulillaah Allah jabiyo caadawga somaliyeed
@simsimadan7621
@simsimadan7621 28 күн бұрын
Allah soomaalia ha caawiyo
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 28 күн бұрын
Ilaahow somali midee oo qalbigooda isku soo jeedi, canfari waa dad Ethiopia inaguso dirayso oo waa bilaa caqli canfari, canfar iyo somali waa dad wada dhashay ee iyagana ilaahay xaqa ha tuso,
@farhiyohashi236
@farhiyohashi236 28 күн бұрын
Amiin yaa rabi
@Aouled
@Aouled 28 күн бұрын
Guuuul insha Allah liyuugena 👍way na socelin donaan 3 dii dagmo dhulka lagu dhintay yaan laga sobixin
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 28 күн бұрын
Alaha jabiyo canfar
@rodajama7111
@rodajama7111 27 күн бұрын
Mudana Mustafe iyo ciidanka deegaankeena guul. Reer Jigjiga waa in ay kacaan ay caawiyaan ciidanka sida ugu dhaksaha badan.
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 28 күн бұрын
Soomaaliyey is garabsada cadowgiinana jabiya
@user-xg6jo7bo8v
@user-xg6jo7bo8v 28 күн бұрын
Mahad sanid sxb
@calidaclood5205
@calidaclood5205 28 күн бұрын
MAANSHA=ALLAAH MAANSHA=ALLAAH MAANSHA=ALLAAH. SAAKA WAR AAN KUFARXAY AYUU Jaamac Gallad iisheegay. ILAAHAY, BAA MAHADDAAS ISKALEH.
@farhiamali4693
@farhiamali4693 28 күн бұрын
Guuuuul Liyuu police shacabka gobalka Sitti ❤💪💪💪🤚
@user-fm8ej5yb4f
@user-fm8ej5yb4f 28 күн бұрын
Guul soomaalida guuleeyasata guul guul guul
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 28 күн бұрын
Saad doonta u qaado waa oraah Ciidan waana sax. Ha sheegin ragga meeshaas qabtay. Waa sir ciidan Illaahoow Soomaali u naxariiso Aamiin
@sahradhoolchannel8657
@sahradhoolchannel8657 28 күн бұрын
Allow guulee soomali meelkastay jooganba yaa allaah
@88waaye
@88waaye 27 күн бұрын
Allaha unaxariisto intiikudhimatay intiidhaawacantay allaha uboogadhayo somaali galbeed guuleysta❤❤❤❤
@user-fm8ej5yb4f
@user-fm8ej5yb4f 28 күн бұрын
Guul ciidamada sooma jeestayaasha ah ee liyuu booliiska guuleeyasata gacantii sareeyasana ilaahay ha idinka dhigo guuleeyasata geeshkayagoow guuleeyasata guul guul guul
@mellowyellojello6520
@mellowyellojello6520 28 күн бұрын
Guuul iyo gobonimo Somali galbeed ❤
@husseinmalinahmed9202
@husseinmalinahmed9202 28 күн бұрын
Mashallah kalaam jamil
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 28 күн бұрын
Waxay qaateen dhulkii somali xasuuqa iyo dabar goynta waa feker fog oo ka imaanaya gumeysigii 😮marka somali ha ogaato orom iyo canfar ❤tuugsiga haku hayaan somali weyn
@user-ugaasonuur
@user-ugaasonuur 28 күн бұрын
Guul wiilasha aanu ku ladno ee dhiigoodi iyo naftoodi noo huray alaha garabkiina galo anana shacabkii somali state hadaan nahay hiil iyo hooba waan idinla garab joognaa hooyo guulaysta geesiyadii aan ku ladaynayoow liyuu police guuul marwalba isha alaaah❤❤❤❤
@ashahassanrobleh7711
@ashahassanrobleh7711 28 күн бұрын
GUUL ✊🏽❤️✊🏽 SOOMAALI GALBEED ✊🏽❤️✊🏽
@Ogaal776
@Ogaal776 28 күн бұрын
Muslim waa inaad kka nabadgashaa guul wiilasheena
@abdulkadiryousuf7395
@abdulkadiryousuf7395 28 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ Xataa Masajidka Halagu Laayo Canfar & Ethiopian Waxan Somali Aheyn Waa Cadowga Umada Somaliyed Allah Jabsho Inta Naga Dhimatay Shuhado Allah Ka Yeelo
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 9 күн бұрын
Aamiin
@chalichali9452
@chalichali9452 28 күн бұрын
Masha Allah keep it up good work ❤💯💯🥰🥰❤️❤️❤️💪💪💪💪💪💪💪
@moktarabdi7646
@moktarabdi7646 28 күн бұрын
Jamac Galadow warar kaagu aad baad uu faahfaahisaa, waxaan kaa codsanaynaa in aa kharidad raacisid sii fahamkuu uu fiicnaado
@IstaahilAli-uy1tv
@IstaahilAli-uy1tv 28 күн бұрын
Aaamin Aaamin yaarabi ✅️ ♥️ ❤️ 😍
@chalichali9452
@chalichali9452 28 күн бұрын
Guuul insha Allah 💯❤️🥰💪💪💪
@munahussein9687
@munahussein9687 28 күн бұрын
Guul iyo gobanimo somaliya melay joganba 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
@rirachekheyr188
@rirachekheyr188 28 күн бұрын
Cadowal Cali binu abi Daalib ( radiyallahu canhu)
@ahmedjama7670
@ahmedjama7670 28 күн бұрын
jamac galad waan ku faraxasanay sida aad umadaad ula dareenka tahay wxad tahay wariye geesi oo cadoga somali fahansan
@mamaaminayusuf727
@mamaaminayusuf727 28 күн бұрын
soomaaLiy GuuuuuuuuL GuuuuuuuuL AALoow sii
@cumarsaciid9283
@cumarsaciid9283 28 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kingmo9457
@kingmo9457 28 күн бұрын
ALLaah baalajira cidna oomamaqna ceela omaqodna 😢😅
@user-ke2cu6tf6u
@user-ke2cu6tf6u 25 күн бұрын
Guuuuuuuuuul somali galbeed 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@Secretearth766
@Secretearth766 28 күн бұрын
Guul Guul 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@ahmedmohamedabdi8814
@ahmedmohamedabdi8814 28 күн бұрын
Waan kaguuleysaneynaa cadowgeena inshaa allah
@cumarsaciid9283
@cumarsaciid9283 28 күн бұрын
Dagaalka cafarta xasuuqa laagu haayo shacabka somali regional stete sitti zone waa dagaal oromada laagu tuusaayo Somali in bad iyo beerba laaga qadan karo somali
@MixyadinAbdi-gx6bh
@MixyadinAbdi-gx6bh 28 күн бұрын
Waan xoroobaynaa ogadenia unbaad waa gii horena aad dhihi jirtay Adigu ma dhiiga muslinkaad quudataa Dagaalka inaga daaya si kale cal haloo raadiyo adigoo leg lama arage allow khayrka na wafaji Shaqlantii aad Nairobi Ka soo diri jirteen markaad lahaydeen ogadenia xoroobi hadana soo dira
@mellowyellojello6520
@mellowyellojello6520 28 күн бұрын
Guuul somali galbeed ❤️❤️
@asiyacadeey480
@asiyacadeey480 28 күн бұрын
Guul ciidankeena liyuu
@user-kx8ph8bk2g
@user-kx8ph8bk2g 28 күн бұрын
Guuul
@user-gv9gq6yx2f
@user-gv9gq6yx2f 25 күн бұрын
Alxad lil lh ❤rabiyo xaqa uhiili
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 28 күн бұрын
somaali da waadad dulqad badan hadana xasidmaha canfar iyo oromo somalida way cawiyeen oo way sodhaweyen muslinimada laakiin canfar iyo oromowaa uun itopian cadaw ah oo neceb somalida ,aan xeerin asxankii logalay,muslinimada marka somaali illaahay ayaa lajira waa dad qalbi dayib ah. Cidka adkanmayso guulaysta ciidanka kelinka waa in shacabaw taagera ciidanka
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi 28 күн бұрын
Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤❤❤
@AomarbBouh
@AomarbBouh 27 күн бұрын
Guul Somalia ❤❤❤
@medmoussa7356
@medmoussa7356 24 күн бұрын
سبحالله كذببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببببب ملعونننننننننننننننننننننننننننننننننننننننننننننننننننننننننننننننننننننننننننننننننننن
@calidaclood5205
@calidaclood5205 28 күн бұрын
HAKASOOBIXINA MEELAHA AAD QABSATAAN. GUULEYSTA GUULEYSTA.
@Ayyubahmed930
@Ayyubahmed930 28 күн бұрын
Gobolka waa dhul somaliyeed wan udhimanena nafta ayan dul dhigena hala iso qabto aniga from mugadisho
@saidabsieh6366
@saidabsieh6366 28 күн бұрын
Guul inchaAllah
@calidaclood5205
@calidaclood5205 28 күн бұрын
GUUL GUUL GUUL.
@gashanlemohamud9193
@gashanlemohamud9193 27 күн бұрын
Mansha allah guuulaysta guuuuuuulaysta
@aidarousabdullahisuleyman5816
@aidarousabdullahisuleyman5816 28 күн бұрын
M.Allaah
@rodajama7111
@rodajama7111 27 күн бұрын
wadajir baynu wax ku gaaraynaa. Kaarmarda waa kuwa kasooqulqulayaan Jigjiga ayay khatar kutahay nabadeeda. Jigjiga waa in ay kacaan and tagaareen ceedanka maantay waa maalintii laga xorayn lahaa cadawga calanka bluugana laga saari lahaa Somaali galbeeed
@bet3rf295
@bet3rf295 28 күн бұрын
Nabaddu waa Islaamnimo Dulmigana waa in la diidaa waa xaq
@ahmedqadar1387
@ahmedqadar1387 28 күн бұрын
Soomaliya Guul iyo Gobonimo ❤❤❤❤❤
@user-wb4zq1kw5b
@user-wb4zq1kw5b 28 күн бұрын
Guul Somali galbeed
@user-ed5gp5lm5t
@user-ed5gp5lm5t 28 күн бұрын
Woooooooooow Masha Allah guuul
@AbdulahiAbdi-ns8eg
@AbdulahiAbdi-ns8eg 27 күн бұрын
Dadkassii wa horgaalo somaali ma aha
@mawliidhussein6927
@mawliidhussein6927 27 күн бұрын
Alle ha garab galo inmada somaliyeed sharafta dadkooda difaacaya arintani somaali oo dhami way inay garab istaagta naf iyo maalba
@user-ph3qm3hp8f
@user-ph3qm3hp8f 28 күн бұрын
Dad ethopia ka soo qaxay oo aan Waxba iska celin karin baa noo waranaya war dadka iska celsha
@kingmo9457
@kingmo9457 28 күн бұрын
الحمدلله ربلعلمن❤❤
@bashirabdi3799
@bashirabdi3799 16 күн бұрын
Agah . Miyay hurdayeeen. Mise
@dahabofarahahmed
@dahabofarahahmed 27 күн бұрын
guuul
@sacdiyaandulahi1801
@sacdiyaandulahi1801 24 күн бұрын
❤🎉🎉
@CabdiXasan-uw5cu
@CabdiXasan-uw5cu 28 күн бұрын
Hambalyo
@alirobleh1226
@alirobleh1226 28 күн бұрын
Jaamac xag ayaa ku hadashay. Sidaas ku wad. KHAYR BADAN EEBBEE KU SII.
@mellowyellojello6520
@mellowyellojello6520 28 күн бұрын
Wallahi waa runta Jamac ❤
@user-ii9jg5se7t
@user-ii9jg5se7t 28 күн бұрын
War wakaa djamacow
@loveme3768
@loveme3768 27 күн бұрын
Wariye Afarta horti horee waxa la oodhan jiray " Oodacali"
@mellowyellojello6520
@mellowyellojello6520 28 күн бұрын
Alla Jamac waa funny 😄 😂😂😂
@sacdiyaandulahi1801
@sacdiyaandulahi1801 24 күн бұрын
❤❤❤
@ahmedsh.mohameddaahir8784
@ahmedsh.mohameddaahir8784 27 күн бұрын
Jaamac Galad Qof Hurda oo Hadlaya ayaa lagu moodaa😂
@ra-lk8yv
@ra-lk8yv 28 күн бұрын
viva liyu police Somali Galbeed
@CimranDigale
@CimranDigale 7 күн бұрын
Thanks 4 U Support Liyuu Police because I am one Liyuu Police
@user-xc3qd3vm9b
@user-xc3qd3vm9b 28 күн бұрын
Waardagaalka faced makayahay mustaf,mise waa ismashquuline
@abdallasaid1232
@abdallasaid1232 28 күн бұрын
Alle ha guuleeyo wiilashaas ee Ciidankan madafiicda xoolaha la dhacaya waxla xisabtama mala waayay?
@user-zz4bz4kx1e
@user-zz4bz4kx1e 28 күн бұрын
Guuuuuuuuuuul somali
@user-iz4tc3kh5q
@user-iz4tc3kh5q 28 күн бұрын
War yaan isxaan loo gelin canfari waa cadowga somaali oo dhan iyaga iyo oromo abiye aya so diraya somalida dhan yey u kala harin aniga xamar jooga meel loo maro hadaan aqaan wlhi waa ka qeyb geli somali wa iney isu garab istaagan sida amxaarad tegrega iyo canfarta oromda
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 28 күн бұрын
Ilaahoow guuleey soomaalida
@farahmohamed6966
@farahmohamed6966 28 күн бұрын
❤❤
@medmoussa7356
@medmoussa7356 24 күн бұрын
beeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeenaaaaaaaaaaaaaleeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee gamaca monafiki
@user-py4xl8fd2b
@user-py4xl8fd2b 24 күн бұрын
Galad
@kingmo9457
@kingmo9457 28 күн бұрын
Wuxumamuslinbaa
@youtubeqadaafedegane6651
@youtubeqadaafedegane6651 28 күн бұрын
Walahay waaruntaa maanta ayaan ku hambal yeeynayaa ithopia inay rabto bada cas oo ay somalida deeganka xasuuqdo ila ay timado cidhifka bada cas anigu waxan lahadlaya haday qoralkayga arkan shacab kayga reer somaliland gaar ahaan isaaq waa inaynu gurmanaa muuse biixi ku qasbnaa ciidamadan uu ku daabulayo ehelkeenan harti ama reer laascaanood jooji oo ciidamada udir xaga somalida deeganka inta maryaha ciidanka laga saaro iyagoo shacab ah hadii taasi dhici waydo meel dheer ayaa umada somaliyeed laga dooni doonaa waar somaliyeey hala gurmado canfar qudha maaha waa qadiyad ithopian,waar reer shikh isixaaqow hayno dambayso ictaarku badeena ayaa lagu soo socdaa waa iga talo
@cumarsaciid9283
@cumarsaciid9283 28 күн бұрын
❤dds magaceed waa sarawu kacay
@maryamalinuur9337
@maryamalinuur9337 28 күн бұрын
WAR hanaga laynina wiilasha wax soomaali la yiraahdaa ma jirto qabyaalada iyo nacaybka uun bay ka adag yihiin
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 19 күн бұрын
Sax mesha ogaden Ku dhamaday
@taragabdi2506
@taragabdi2506 28 күн бұрын
Taageerida ciidanku waa muqadas
@saydiiofow1335
@saydiiofow1335 28 күн бұрын
Jamacoow urur samaale ma heeysaa
@AleemZani-nw4xh
@AleemZani-nw4xh 28 күн бұрын
Muuse bixi Hasoo gurmado deganka waa degaan dir
@user-sd2hx2qr9l
@user-sd2hx2qr9l 28 күн бұрын
Ciise waa difaacadaa Gurigiisa:
@ahmedibrahim3070
@ahmedibrahim3070 28 күн бұрын
Guuuuuuuul somalia
@calidaclood5205
@calidaclood5205 28 күн бұрын
ASC, Jaamacoow Arrintu waxay u-egtahay Sidii Isaaqa, iyo Dhulbahantaha, ee Laascaanood.
@cumarsaciid9283
@cumarsaciid9283 28 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@alirobleh1226
@alirobleh1226 28 күн бұрын
XAG ALLOW DIRIR ,RAG ALLOW KACA.
@user-sd2hx2qr9l
@user-sd2hx2qr9l 28 күн бұрын
Ciise Ethiopia Qorigiisuu ku joogay:
@user-sd2hx2qr9l
@user-sd2hx2qr9l 28 күн бұрын
Ciise waa hari la yahay 8 sanno. Gurigiisaa loogu yimid sitti waa shahiid ama guul: Dagaalku waaku XaQ ciise:
@user-lf4gc7vo3v
@user-lf4gc7vo3v 28 күн бұрын
Guul iyo gobonimo
@azalikTasfay-zd1yh
@azalikTasfay-zd1yh 28 күн бұрын
wax nasasho yaanlasin xalaga dawotago meshay tagan kuwani walaalo manihin
@medmoussa7356
@medmoussa7356 24 күн бұрын
wabeene gaca galada
@NaasirMaxamed-sx2oh
@NaasirMaxamed-sx2oh 27 күн бұрын
Jaamac duufle 😅😅😅😅😅😅
Follow @karina-kola please 🙏🥺
00:21
Andrey Grechka
Рет қаралды 13 МЛН
I MADE A CARDBOARD SWING!#asmr
00:40
HAYATAKU はやたく
Рет қаралды 30 МЛН
NO NO NO YES! (50 MLN SUBSCRIBERS CHALLENGE!) #shorts
00:26
PANDA BOI
Рет қаралды 21 МЛН
Shirka Golaha Wadatashiga oo Qir & Qir la kala Taagan-yahay !
15:25
Taliye Nux Taani dabaaldaga 18-ka May kadib Waa Garowe balankeenu!
13:47
Sharma Boy oo ka baqaa in isha Xuseen Ogaadeen ku dhacdo 🤣🤣
5:47
Xog faahfaasan Dagaalka Galbeedka sitti
14:57
F wadaani halgan
Рет қаралды 183
Barnaamijka 18-MAY Ee Hay'adda Qaxootiga.
15:00
SLNTV
Рет қаралды 104
Waa maxay sababta Maraykanku had iyo jeer ay difaacaan Isreal?.
15:14
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 31 М.
Follow @karina-kola please 🙏🥺
00:21
Andrey Grechka
Рет қаралды 13 МЛН