Faaiidoyinka cafimad uu leyahay ubaxa karkadeyga health benefits for hibiscus tea by Queenhsom 2021

  Рет қаралды 22,386

Hafsa World

Hafsa World

3 жыл бұрын

Faaiidoyinka cafimad uu leyahay ubaxa karkadeyga health benefits for hibiscus tea by Queenhsom 2021#benefits,hibiscus
#Queenhsom #faaiido

Пікірлер: 29
@ShamsoAli-vd9zo
@ShamsoAli-vd9zo 11 ай бұрын
Thanks abayo
@umeymaqurux1545
@umeymaqurux1545 Жыл бұрын
Masha Allah mcnto Allah Haku xafido
@salmaanyare1806
@salmaanyare1806 3 жыл бұрын
Hure usoco abti
@raxmochanel3921
@raxmochanel3921 Жыл бұрын
Masha allah keep going sis
@anashassan1135
@anashassan1135 3 жыл бұрын
Masha allaah hormar wacan
@nabadoonakaakacade7421
@nabadoonakaakacade7421 3 жыл бұрын
Hore usoco abayo
@nabadoonakaakacade7421
@nabadoonakaakacade7421 3 жыл бұрын
Masha allh
@user-pm5zg4wj2w
@user-pm5zg4wj2w 2 ай бұрын
Maasha alaah
@xalimohaji5020
@xalimohaji5020 3 жыл бұрын
Shukaran Xabibti
@nastexoadan2023
@nastexoadan2023 11 ай бұрын
Mshalh
@ardocali1633
@ardocali1633 6 ай бұрын
Alxamdulilaah alaahu akbar
@osmanmuriidi8768
@osmanmuriidi8768 3 жыл бұрын
👍
@kaltuunahmed9314
@kaltuunahmed9314 Жыл бұрын
Wan ka fa iday wll anoo xamila ayaa 3 cisho cabayay wan joojinaya tnks
@user-vj1td3iu4m
@user-vj1td3iu4m Ай бұрын
Thanks ❤ mcnto lkn caloshaa wax lagu yaryo noso kili😮
@yahyealbakri6530
@yahyealbakri6530 2 жыл бұрын
*HIBISCUS / KARKADEY* Hibiscus > English Karkadey > Arabic Waa Maxay Ubaxa ama Geedka Loo Yaqaan Hibiscus ama Karkadey ⁉️ Hibiscus waa mid ka mid ah dhirta ugu caansan uguna muhiimsan marka loo eego isticmaalka dawooyinka mudaawaatka Sida laga soo xigtay bogga Boldsky, oo ku saabsan arrimaha caafimaadka, helitaanka faa'iidada ugu fiican ee geedo yaryar waxay ku xiran tahay qiyaasta iyo habka ku habboon ee diyaarinta si loo yareeyo waxyeellooyinka ka iman kara. Waxaa jira in ka badan 200 oo nooc oo Hibiscus ah oo midabyo badan leh, lagana yaabo in uu ugu caansan yahay Hibiscus 'Rosa-sinensis', oo leh midabka casaanka / Gaduudka Hibiscus waxaa loo isticmaali karaa siyaabo dhowr ah, iyadoo ku xiran nooca cudurka. Noocyada ugu caansan ee hibiscus waa shaaha ama casiirka hibiscus , saliidda hibiscus, koollada hibiscus, iyo budada hibiscus. Geedka ama Ubaxa Hibiscus / Karkadey wuxuu ku baahsan yahay Adduunka intiisa badan , dadkuna waxay cabbaan xagaaga iyo jiilaalka, kulayl iyo qabow ahaan (baraf). Waxaana loo isticmaalaa Shaah & Casiir iyo siyaabooyin kale . Hibiscus waa geed faaido badan oo ka kooban xaddi badan oo fiitamiin D, fitamiin C, fiitamiin A, iron, calcium, potassium, antioxidants iyo anthocyanins. Malic acid, tartaric acid, citric acid, iyo protocatechuic acid waa qayb ka mid ah asiidhyada organic ee laga helo Geedkaan Hibiscus, waxay leedahay faa'iidooyin badan balse haddii ay dhacdo isticmaal xad-dhaaf ah, waxay yeelan doontaa waxyeello. *🟥 Faa'iidooyinka Hibiscus* 1- Hibiscus si loo yareeyo dhiig karka Haddii aad si lama filaan ah u dareento dawakhaad oo ay qandho ku hayso, waxaa waajib ah in aad ogaatit cadaadiska dhiiggaaga. Haddii cadaadiska dhiiggaagu sarreeyo (kor u kaca), cab Hibiscus / karkadey ilaa uu dhiigaagu hoos u dhaco. Tani waa waxa ugu caansan hibiscus. 2- Hibiscus si loo yareeyo kolestaroolka Nolosha xawliga ah ee maanta, waxaan aragnaa dad badan oo la ildaran heerarka sare ee kolestaroolka xun. Waxaan kugula talineynaa inaad tijaabiso Geedkaan Hibiscus sababtoo ah waxay faa'iido u leedahay jirka. Qaarkood xitaa waxay yiraahdaan waxay sidoo kale xoojisaa wadnaha . 3- Hibiscus si loo yareeyo heerka sonkorta dhiigga Hibiscus waxay faa'iido u leedahay kuwa qaba nooca 2 ee sonkorowga. Dhammaanteen waan ognahay in cudurka macaanku uu geeri usababi karo nolosha dadka qaba. Way fiicantahay in la cabbo Hibiscus si loo yareeyo saamaynta xanuunka macaanka. 4- Hibiscus si ay u ilaaliso beerka Beerku waxa uu ka mid yahay xubnaha muhiimka ah ee jidhka, cilad kasta oo ku timaadana waxa ay keentaa dhibaatooyin jidhka ku dhaca iyo khalkhal ku yimaada nolosha. Cabitaanka Hibiscus waxay kordhisaa enzymes ka masuulka ah ka saarida sunta waxayna yaraynaysaa suurtogalnimada inuu yeesho beer dufan leh. 5- Hibiscus si ay u yareyso xanuunka xilliga caadada Cabbitaanka Hibiscus ee diiran ama qandaca ah , waxay kaa caawinaysaa yaraynta murqaha xanuunka ay keento caadada. Sidaa darteed, waa inaad cabtaa cabitaan badan oo Hibiscus ah sababtoo ah waxay dejisaa foosha ilmo-galeenka iyo caloosha waxayna ka saartaa xanuunka. 6- Hibiscus si loo daweeyo niyad-jabka Cabitaanka hibiscus diiran waa mid ka mid ah siyaabaha lagu xakameynayo niyad-jabka. 7- Hibiscus si kor loogu qaado dheefshiidka Cabitaanka Hibiscus wuxuu wanaajin karaa kaadiheysta iyo shaqada dheefshiidka. 8- Hibiscus oo jidhka qaboojiso haraadkana ka saarto Hibiscus waxay yarayn kartaa haraadka ama oonka , sababtaa awgeed, ciyaartoyda ama dadka aalamiintada sameeya intooda badani waxay cabbaan Hibiscus . Sidoo kale Bisha Ramadaan waxaa aad loo isticmaalaa Cabitaanka Hibiscus asigoo aad loo qaboojiyo 9- Hibiscus si loo xakameeyo miisaanka Dad badan ayaa cabba Hibiscus, sababta oo ah waxay keentaa yareynta miisaanka . 10- Hibiscus oo jirkaaga ka saarta Laalaabka - Gabowga Miyay kugu dhacday inaad muuqaalkaaga barbar dhigto dadka caanka ah ee weli Da'da yar lamoodo inkastoo ay Da' yihiin? Laalaabku waa mid ka mid ah calaamadaha gabowga. 11- Hibiscus waxay qani ku tahay Vitamin C Hibiscus Waxay ku siin kartaa fiitamiin C oo jirkaaga ubaahan Faytamiin C ayaa fure u ah ilaalinta nidaamka difaaca jirka si loo yareeyo caabuqa fayraska. 12- Hibiscus Cimilada oo dhan Faa'iidooyinka Hibiscus waxaa ka mid ah in aad cabbi karto adiga oo aan u eegin cimilada iyo maalmaha, ha ahaato kulayl ama qabow. 13- Hibiscus oo lagu daweeyo calool istaagga 14- Hibiscus waxay ka hortagtaa koritaanka unugyada burooyinka iyo kansarka 15- Hibiscus waa daawaynta ka hortagga bakteeriyada 16- Hibiscus, kalyaha Kaadiheysta Cabitaanka Hibiscus wuxuu ka hortagayaa samaynta dhagxaan kelyaha iyo kaadiheysta. 17- Cabitaanka Hibiscus waxay caawisaa daawaynta hargabka, qufaca iyo qandhada (heerkulka sare). 18- Hibiscus in ay nadiifiso maqaarka oo ay ka saarto unugyada dhintay Hibiscus waa maaskaro lagu nadiifiyo maqaarka. Taas awgeed, waa inaad ku dartaa qaado hibiscus ah iyo qaado malab ah koob biyo ah oo sug 40-30 daqiiqo ilaa uu kabuubyo. Waxaad ku dari kartaa xoogaa maraq ah oo waxaad mari kartaa wejiga iyo qoorta. U dhaaf rubuc saac ka dibna ku dhaq biyo kulul ka dibna biyo qabow. *🟥 Waxyeelada ama Taxadarka isticmaalka Hibiscus* 1- Cabitaanka hibiscus wuxuu keenaa hoos u dhaca heerka estrogen. Sidaa darteed, way fiican tahay ineynaan cabbin Hibiscus Dumarka qaadanaya kaniiniyada ka hortagga uurka ama kuwa galay menopause oo qaata hormoonnada daaweynta. Waxaan soo sheegnay in hibiscus ay hoos u dhigto heerka estrogen-ka, sidaa darteed, waa inaysan cabbin haweenka uurka leh ama kuwa doonaya inay uur qaadaan. Sidoo kale Cabitaanka xad dhaafka ah ee hibiscus gaar ahaan bisha ugu horeysa gabadha waxa ay keentaa in uur ku dhaco, waxa kale oo ay keentaa cunto yari, nafaqo darro iyo miisaanka oo yaraada uurjiifka dhalmada kadib. 2- Sababtoo ah hibiscus waxaa ku jira xaddi badan oo ah calcium oxalate salts (CaC2O4), bukaanada qaba kelyaha waxaa lagula talinayaa inaysan cabbin cabitaanka hibiscus. 3- Inkastoo hoos u dhigista cadaadiska dhiigga ay ka mid tahay faa'iidooyinka ugu muhiimsan ee Hibiscus; Laakin hibiscus waa in aysan cabbin dadka dhiigkarka hooseeya ama kuwa qaata daawooyinka dhiigkarka. 4- Hibiscus wuxuu saameeyaa unugyada kansarka ee maqaarka iyo maskaxda. Aasaaska Xakamaynta Kansarka ayaa leh hibiscus waa in ay ka fogaadaan bukaanada qaadanaya daaweynta kemotherabi ama shucaaca . 5- Cabitaanka Hibiscus ee si xad dhaaf ah waxay dadka qaar ku keentaa dhalanteed . Sidaa darteed, ka taxaddar inaadan waxbadan cabbin Hibiscus inta lagu jiro baabuur wadista ama shaqo kasta u baahan feejignaan dheeraad ah. 6- Xasaasiyad dadka qaarkiis uga soo baxda indho cascas ama qandho. 7-Cabitaanka hibiscus waxa ay si aad ah u yaraysaa heerka sonkorta waxa ayna meesha ka saartaa saamaynta dawooyinka sonkorta yareeya *Faaidada Dhaqaale* Hibiscus wuxuu ku fiicanyahy ayaa kamid ah in kista yar aad soo iibsatit ay mudo ku heyn doonto Halkaan Ka Daawo Macluumaad Af Soomaali ah oo ku saabsan Hibiscus ama karkadey oo ay sharaxayaan qaar kamid ah walaalaha Soomaaliyeed ee KZfaqrska ah kzfaq.info/get/bejne/pOCdnKSDz8mymoE.html kzfaq.info/get/bejne/l95odq9hsavOnJc.html ________________________ Tarjumay : Yahye Albakri FG : Hadii aad ubaahantahay Hibiscus / Karkadey Waxaad igala soo xiriiri kartaa +249100051506 WhatsApp Mahadsanidiin
@ilovemymom1028
@ilovemymom1028 2 жыл бұрын
Masha Allah dhamaantis wn aqriyey mahadsanid wll yaxye
@bishaaromaxamed902
@bishaaromaxamed902 Жыл бұрын
Abaayo inteh kahelikaraa
@hodankhalif932
@hodankhalif932 Жыл бұрын
Aniga dabkaan saaraa sida shaakan u karkariyaa
@cbdikariincali1283
@cbdikariincali1283 9 ай бұрын
Each will geedka karkadii Sauer kiisa ma.na.tusi karate so San soomaaliya.uga reading mahdsanid
@HafsaHworld
@HafsaHworld 9 ай бұрын
Wa gedkale
@ramlayusuf5143
@ramlayusuf5143 2 жыл бұрын
chea seed maku darsan kara sistareey
@HafsaHworld
@HafsaHworld 2 жыл бұрын
Ha sister
@abdullahihassan7343
@abdullahihassan7343 Жыл бұрын
Abaayo sankurta mu uficnayhy iso jwb adgo mahadsan
@HafsaHworld
@HafsaHworld Жыл бұрын
Ha lkn sokor ha ku darin
@bishaaromaxamed902
@bishaaromaxamed902 Жыл бұрын
Abaayo wan rabaa inteh kahelikaraa
@HafsaHworld
@HafsaHworld Жыл бұрын
Dukamad dhirta iyo calenta kahele abayo
@user-we7bl3vw5r
@user-we7bl3vw5r 4 ай бұрын
Somia
@aaminafaarax9052
@aaminafaarax9052 2 жыл бұрын
Bila talajad ma isticmaalikaraa xpptih
@HafsaHworld
@HafsaHworld 2 жыл бұрын
Ha
Kordhinta dareenka raga iyo dumarka/Cafimat Fican
8:19
Cafimat Fican
Рет қаралды 126 М.
Shaahaan faa’iidadiisa baro waa Hibiscus 🌺/Cafimat Fican
13:44
Cafimat Fican
Рет қаралды 18 М.
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 4,6 МЛН
Incredible magic 🤯✨
00:53
America's Got Talent
Рет қаралды 68 МЛН
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 11 МЛН
6 Amazing BENEFITS of HIBISCUS TEA (Daily)
8:11
Ryan Taylor (Natural Remedies)
Рет қаралды 89 М.
Barbara O'Neill's SHOCKING Hair Loss Discovery: What They Hid From You!
21:56
Habka hormoniskaada loo saxo/Cafimat Fican
22:06
Cafimat Fican
Рет қаралды 345 М.
Sida loo sameeyo casiir karkadee
4:32
fariida channel
Рет қаралды 1,6 М.
Faidoyinka ka buuxa geedka rosemary quruxda dumarka io cafimadka gudaha io banankaba
8:04
Faiza’s World | عالم فايزة
Рет қаралды 39 М.
1080 The Power of Hibiscus Tea  A Healthful Elixir
2:04
Elpersine Ogle
Рет қаралды 11 М.
DHAGA YARAHA IYO CAAFIMAADKA
4:29
Dr faris Al attas
Рет қаралды 189 М.