No video

Fadeexada Fanaanada Muuna Miski oo Faafreebka Fanku Daaha Ka Fayday

  Рет қаралды 19,011

Horyaal24 Tv

Horyaal24 Tv

2 жыл бұрын

#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
▶️ Horyaal24 TV KZfaq Channel = bit.ly/3vdhg9s
▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Пікірлер: 47
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 11 ай бұрын
Abwaan wax sax ee ha ceytami
@HayayaabeQowrax10
@HayayaabeQowrax10 Жыл бұрын
gabdha muna miski af somaliga 2011 bay barashadiisa bilowday way dadaashay hdy ereyada ku heesayso. muna wxay ku dhlty kuna 20 jirsatey yamen. waxay ku heesi jirty af carabiga keep going ayaan leeyhy muna miski.
@Hanibal10
@Hanibal10 2 жыл бұрын
Hhhh wlhi mar horaan arkay wll alle haku sharfe ciyaalba fanki qabsaday takale mataqaana erayada in lafahmaba laysku dayi maayo wxay umalaynayan uunbay dhahayan iyana cajaa'ib sheekhow 😂😁👍
@kayd5054
@kayd5054 Жыл бұрын
Waa Cawaan dadkani fanka ha laga qabto.
@MrQoolaab
@MrQoolaab 2 жыл бұрын
Alaylee ciyaalkan heesaha ka dhig awoow,waxani kufsi ka weyne waa dhaqan lumise.
@abdirizaakahmed8941
@abdirizaakahmed8941 Жыл бұрын
War libaax Intaas o dhan ma waxa umaraysa saa ku tagi lahayd Astaan TV ku soco legend ☺️😎🤣
@kayd5054
@kayd5054 Жыл бұрын
Ma laga yaaba kuwa sii qalday inay yihiin kuwa youtuberada ee lyrics sida qaldan u soo qora.
@SuadShALi
@SuadShALi Жыл бұрын
Absolutely is true
@taharaadda3307
@taharaadda3307 Жыл бұрын
Salaan iga guddooma. Mubarak Oktober wuxu dib u qaaday heestii Yaxyax iyo xishood. Halkii ahayd Yeedhiyo Ugaadhaan Xeryaha u yagleelaa, bal halkaa iga hubsada, waan ka shakiyey aniguye. Mahadsanidin
@sulekhaibrahim8096
@sulekhaibrahim8096 Жыл бұрын
Very true Mubarak October messed up that song wa sax walal waxa weye xeryaha not riyaha
@Idiris17
@Idiris17 25 күн бұрын
Waxay ahayd yeydiyo ugaadhaan xeryaha u yagleelaa Wa arkay asagoo leh riyaha u yagleelaa😂
@anwarcabdi7504
@anwarcabdi7504 Жыл бұрын
Daadihiyaha barnaamijkan Waxaan KU weydiiyey hadaan fanaanku ama fanaanadadu heesta aanu ushiibin abwaan oo ay soo.qaadaan heeso dad hore qaadieen sababtoo dhamina waa sidaa marka heeso haloo sameeyo oo yaan laga duubin oon loo tumin ayaan odhan lahaa
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Жыл бұрын
mar haday mid walaba khaladay somaliba maha wa gudhuu mise wa oromo
@taharaadda3307
@taharaadda3307 Жыл бұрын
Bisinkiyo Yaasiinka! Bal Erayga "Kufsi" wuu weynyahay oo xanuun badanyahaye, Eray kale ma adeegsannaa?
@kayd5054
@kayd5054 Жыл бұрын
Dadkan heesaha dib u qaadaa ma cilaaj baa iyo kuwa u tumayaaba. Waxaan la yaabaa dadka aan maskaxdoodu shaqaynba sid Cabdi naasir Macallin Caydiid oo intaa fanka soo dhex taagnaa Hadana kalmad qof kama sixi karo. Waa wada noocaa. Fg: igama aha inaan Ustaadka dhaleecaynayo oo waa ragga soomaaida ugu laxanka macaan lkn waa ka Zero xaga erayada.
@xidighassan6222
@xidighassan6222 2 жыл бұрын
Heeska wa hees adag laxan adag Aun saado cali liban maleh aduunyado waba hees aad u macan
@osmanmohamedabdullahi3190
@osmanmohamedabdullahi3190 Жыл бұрын
Sxb mahadsanid, dadkaan yac ba lama oran.
@xaliimomaxamedonlineshop183
@xaliimomaxamedonlineshop183 Жыл бұрын
libiq waxaa kaloo loo yaqaan caanaha fadhiga ah garoor fadhi libiq ah ayaa la yiraa
@khalid9264
@khalid9264 Жыл бұрын
Markuu fullo waa guul cokan
@cabdicasiiscabdulaahi8354
@cabdicasiiscabdulaahi8354 Жыл бұрын
Bro wuxu aayad Qur'aan ah ma aha hadii la khaldo ma waysan hees ahayn oo awalba dambi ahayd runtii gabdhaasi cod way leedahay waxay khaladayna waxba nagama galin, adiguse camal aan heeso ahayn maadan lahayn
@cabdishiineadan4061
@cabdishiineadan4061 Жыл бұрын
Astaaan waaa in lagula xisaabtamaa bililiqada uu ku hayo fanka wakhti uunbay Iman in lagula xisaabtamo
@adamyuusuf5097
@adamyuusuf5097 2 жыл бұрын
Waaheen waa dooxa xeebta ee dooxyadu iskugu tagaan caaqil
@redback043
@redback043 Жыл бұрын
Hadaba mid aan kaa iraado sahra dawo waxa ay aheyed ama ay tahay ka wareyeso dadadka reer ansalooti iyo ninka ay u dhexdey ciise daahir qaasim naaneestuna ahaheyed ciisa daaj
@naciimo_cabdisahal1625
@naciimo_cabdisahal1625 Жыл бұрын
War ninyahow Allow aadan isoo qaban😂
@MrQoolaab
@MrQoolaab 2 жыл бұрын
Dooxa Waaheen wuxuu ku dhamaada marka xeeb waqooyi aado Bulaxaar agteeda. waxay ku jirtaa oo kale heesta Axmed Cali Cigaal iyo Khadra Daahir baan filayaa hadaanan khaldanayn (halkuu dooxa waaheen bad woqooyi kaga daro waadigu hakula tago Walahaana ugu ran). Xargagana waa tog boholo yeesha oo u dhow Laascaanod.
@salebanbissad1852
@salebanbissad1852 2 жыл бұрын
Adigana faartu way ku qabatay dooxa waaheen maaha ka hargaysa ee ku noqo
@seidharun89
@seidharun89 Жыл бұрын
Farxiya fiska iyana way dhex gashay heestaase gibisha iyo heeryada idunkuna gadood iyo abaalgabe hanoqonineee kkkkkk
@khalid9264
@khalid9264 Жыл бұрын
Adigana aan ku saxee dooxa waaheen maaha ka hargaysa EE WAA dix ama dooxa and tog ku yaala xeebtaa waqooyi oo dacarbudhuq waqooyi kaga Beegan oo dooxyada bada biyaha kuwadaan ay isugu tagaan, miyaad fahmi weyday alkuu dooxa waaheen bad waqooyi kaga daro.
@Cnazirmoha
@Cnazirmoha Жыл бұрын
Hhh legend runta haysu sheko ma cebaa
@alisalahjkarshe5768
@alisalahjkarshe5768 Жыл бұрын
sc saaxiib waxaa tiri heeska ( allahayoow maxaa iga qabsaday ) waxaa tiri xabiibo xasan tooxoow baa qaada marka masaxbaa mise xabiibo ma qaado oo waa kaa hoos baxday oo khadra daahir baa qaada weliba waxaan u maleynayaa markii qadra daahir qaaday xabiibo ineysan fankaba ku jirin waa malaheygaa ee soo hubi fadlan
@hayaanhotel212
@hayaanhotel212 Жыл бұрын
sxb hees alahayow maxaa iga qabsaday waxaa qaadday xaliimo codweyn
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 3 ай бұрын
@@hayaanhotel212 Waa sidaa Xaliimo Cod weyn Ayaa qaaday Waxaa a filayaa inuu paxankeeda lahaa AUN Ustaad Axmed Naaji Sacad
@siradm
@siradm Жыл бұрын
Waxsan bay ku bedelatay dee hhhh, waa kuu baryaa gdu xoogaa! waa kuu baryaa baa ka toosan Waa kuu baryaa
@dayaxari322
@dayaxari322 2 жыл бұрын
Waa sirqo tani
@maxamedsamriye8585
@maxamedsamriye8585 2 жыл бұрын
Halkii ahayd Haantaad ku lulatana Wxy tidhi hantaad kalulatana
@dayaxari322
@dayaxari322 2 жыл бұрын
Waa oroma tani
@siradm
@siradm Жыл бұрын
Dadku ma dhegool baa haddanay afsoomaaliga xittaa ku fiicnayn
@comtheable
@comtheable 2 жыл бұрын
Sidani waa kufsi afka soomliga ayaa ku yar malaha oo ayna aqoonin
@siradm
@siradm Жыл бұрын
Eel reeb taqaan iney tahay yaa kuu sheegay? kunoqo bal
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 Жыл бұрын
Waar iskaga Taga masaakiinta Heeso ma wadaane BARIISKA ayay ridanayaan e
@saidanisa8974
@saidanisa8974 Жыл бұрын
Aadbaan ula jirnaa sida aad u difaacday afkeena hooyo Mahadsanid 💫❤️
@abwaanmaahiraaden4825
@abwaanmaahiraaden4825 Жыл бұрын
Waar gabadhaa saxsan (Eel dheer taqaan) weeye
@ashrafhassan7135
@ashrafhassan7135 Жыл бұрын
Adiga Amxaro miyad tahay wad no xayeesine waxban saxana wad na ledahay shit
@dayaxari322
@dayaxari322 2 жыл бұрын
Waar dawacadan ka qabta fanka
@jamalwarsame5587
@jamalwarsame5587 Жыл бұрын
Waa stupid people. Afsomaliga way kufsadaan.
Deg Deg:Deg Deg:- Fanka yaa ka Cunay Suugada
14:31
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 15 М.
SCHOOLBOY. Последняя часть🤓
00:15
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 10 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 42 МЛН
Алексей Щербаков разнес ВДВшников
00:47
Fortunately, Ultraman protects me  #shorts #ultraman #ultramantiga #liveaction
00:10
奧特羅羅 Ultraman
Рет қаралды 4,7 МЛН
IIDLE YARE Ha Joojiyo Heesahii Hore hadii aanu saxayn Erayada
18:27
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 22 М.
Laxanka laga Soo Xaday Xayawaan ka
18:07
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 5 М.
jacayl Naasaha Galay?
33:18
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 9 М.
Heeso Maraq Ahaan Loo Cabay oo Faaf-reebka Fanku Dawaynaayo
17:32
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 21 М.
Faadumo ibraahim oo Fashilisay Fanaaniin is Guhaanay
29:28
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 170 М.
Heeso Af-Soomaali ahaa oo La Arkay iyaga oo Luuqado Loo Bedelay
34:37
SCHOOLBOY. Последняя часть🤓
00:15
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 10 МЛН