Heeso Af-Soomaali ahaa oo La Arkay iyaga oo Luuqado Loo Bedelay

  Рет қаралды 33,927

Horyaal24 Tv

Horyaal24 Tv

Жыл бұрын

#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
▶️ Horyaal24 TV KZfaq Channel = bit.ly/3vdhg9s
▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Пікірлер: 123
@abdiabdi4390
@abdiabdi4390 Жыл бұрын
Thanks for exposing Them I'll share this with iskalaaji He is My neighbor 😁😁😁😁
@abdiabdi4390
@abdiabdi4390 Жыл бұрын
Thanks for liking it
@raandhiisccasiisshdayib
@raandhiisccasiisshdayib Жыл бұрын
Dhaayaha u roon waa Yartii dhaban qurxoon Iyo dhoolo waxaroodley Dhaayaha u roon waa Yartii dhaban qurxoon Iyo dhoolo waxaroodley
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Жыл бұрын
bisha waxa lagu yaqaannaa inay 30 cisho ku dhamaato oo mar walba waa sida laga filayo amba u caadiga ah ee loo tirsado, sidaa daraadeed markay bishu 30 ku dhamaato in la sunto uma baahna iyo tilmaan midna oo 30baa caadiyan lagu ogyahay,, laakiin bilaha la suntay amba la calaamadeeyay amba kaa gadman kara amba muranka galaa waa bilaha amba dhiman amba wax dheer sidii lagu ogaa,, Bishu markay tooman noqoto waa markay 29dharaarood ku dhamaato,, markay 31ku dhamaatana yegtiisbay yeelatay, sodonbaad tirsanaysay laakiin maalinbaa hadhay oo waa 31iyo yegtiis,, thanks
@mohamedmukhtar8609
@mohamedmukhtar8609 Жыл бұрын
Best barmaamij
@burjibiixi2317
@burjibiixi2317 Жыл бұрын
Halkaa nooga wad barnaamijka wax badan buu ka tarayaa afsoomaligan dharkii lagala baxay
@aliabdi3689
@aliabdi3689 Жыл бұрын
👏👏👍
@fahiimae7336
@fahiimae7336 Жыл бұрын
Heeso dhegeysigiiba waan jooniyey! Iminka music garaaca danbigisii waxay kusii dareen iney af somaligii bedelaan!
@barwaqofarah9650
@barwaqofarah9650 Жыл бұрын
Walalo Adiga iyo marmshakagaa wan kaa heelaaya
@barwaqofarah9650
@barwaqofarah9650 Жыл бұрын
Wan kaa helaa ayan ka wadaa
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Жыл бұрын
Waxaraha=Cidiyaha farahaa si fiican looga arkaa,,uga muuqdaan amba looga dareemaa = waxaro, dabarka cadi dadka wuu ku baahsan yahay,, dabarka casi'se dadka dhulka qaarkii ku nool uunbaa yeesha sida burco iyo dhagax buur oo kale,, thanks
@Footballandgames386
@Footballandgames386 Жыл бұрын
Waxaro waa kuwa ilkaha kuwa cidiyaha waa ido/laxo
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka Жыл бұрын
Barnaamijka ugu qiimaha badan weeye
@mohammedosman4277
@mohammedosman4277 Жыл бұрын
Yes danaa ladhahaa
@munaelmi9229
@munaelmi9229 Жыл бұрын
subscribed for you i like it already lol
@wararkaabshir
@wararkaabshir 11 ай бұрын
Aniguba erayada heesta Tubeec iyo C.dhuule wali mafahmin Please nosheeg ereyada kujira aniga afsomali ilama ahane.
@Em1489
@Em1489 Жыл бұрын
Editingka wa ok lkn 4 daqiiqo oo hordhac ah waa wakhti lumis iyo jahwareer, mida kale faaf reeb samayso intaadan publish garayn
@halhays
@halhays Жыл бұрын
waxaan rajaynaa inuu arko faalladaa oo uu wax ka beddal ku sameeyo siduu wax inoogu soo gudbiyo.. hordhacana uu soo gaabiyo
@abdillahifarah9295
@abdillahifarah9295 Жыл бұрын
ALLAHAYOOW, DADKANI HAKA XISHOODAAN HADAYNA AFKA SOMALIGAVSAXAYN, WAA CEEB IN SIDATAN OO KALE LOO BASHAQSADO, WAXAN WAA BAHDILAAD AAN LOO DULQAADAN KARIN DHALINYARO, NAGA XISHOODA DEE OO AFKAN IYO HEESAHAN AAD KUTUMANAY SAAN KA XISHOODA, OO INTAANAD HEESTA KUXAD GUDBIN SIWACAN UDHAGAYSO OO MEESHAAD GARAN WAYDO WAYDO WAYDII DADKA AQOONTA AFKAN USAAX AH. ALLOOW AFKA YAGA UGAR GAAR.
@fadumoabdillahi9616
@fadumoabdillahi9616 Жыл бұрын
Kkkkkkk Wall ciyaalku hadayna odhan circa oodkutaala waabay fiican yihiin kkkkk
@imbashiir1825
@imbashiir1825 Жыл бұрын
Kkk waad iga qoslisay wll se maadiga odhan jiray sidaa kkkk
@maxamedabdillahi5992
@maxamedabdillahi5992 Жыл бұрын
Waa geedigii shalay aadbaan ugu farxay intaanan daalin weeye jawaabtu
@ashajimale6888
@ashajimale6888 Жыл бұрын
ASC runti Aniguba waxaan u maleynayay (ilka dabar cas laga yaal) Runtii Heesta waa Hiisaya Thanks 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@ashajimale6888
@ashajimale6888 Жыл бұрын
ASC runti Afsomaliga meel baad dhigtay lkn Magacaga oo ah Qaryan hadalo,marki la yiraahdo (Hadalo) waa magac gabdheed ee magaca ka dhigo (Qaryan Hhadale) Thanks 👍👍👍👍
@elmiyusuf396
@elmiyusuf396 Жыл бұрын
wakiyoo i wiiqdio socodkii wahsadayee wareegaystayoo dibadaha walhadayee warsan iyo weedhsan iisoo wacee warsan iyo weedhsan iisoo wacee waa ereyadii allaha u naxariito ismaaciil sh axmed laxankii rashiid bullo codkii aamina fayr dhamaantood allah u naxariito
@ayuubmaxamuud6756
@ayuubmaxamuud6756 Жыл бұрын
1'' teeris baa gooni ii mare Cishqi keeenaya Baddow wa ninkii naareed Sidii geel dow loo marinaayo. " 💯❤️❣️🥰
@qaayiboibraahim6672
@qaayiboibraahim6672 Жыл бұрын
Socdaalki ama dhaqaagi shalay aad baan ugu faraxsanaa dhutintaydi ka hor. Madiix= faraxsan Lalabe. Dhaqaaq. Socdaal Wakin= dhutin.
@salmaanawil82
@salmaanawil82 Жыл бұрын
Waa socodkaygii shalay aad baan ugu heesay intaanan daalin kahor
@abdullahiesse7112
@abdullahiesse7112 Жыл бұрын
Lalabe: waa Digid Madiix: waa ka helis Ama u bogid Wakin: waa Xanuun Marka waxaan oron lahaa Digitaankii shalay Aad baan uga helay xanuunkeyga ka hor
@mawliidfarahqalinle6905
@mawliidfarahqalinle6905 Жыл бұрын
Asalamu calaykum. Qaryaan waxa looga jeedaa qof leh. Aad baan ugu faraxsanaa geedigii(hayaankii) shalay markii loo diyaargaroobayay ka hor intii aanan ku daalin safarki dheeraa ee daalka iyo dhibta badnaa. Fiiro gaar ah: Lalabe: diyaargarow Madiix: riyaaq, farad aad u sareysa Wakin: Socon karin, aad u daalan
@mohamedducaale5555
@mohamedducaale5555 Жыл бұрын
Waad saxday labada hore lkn Wakin waad garanweyday dhutin weeye macnaha wakin qof dhutinaya weeye
@mohamedducaale5555
@mohamedducaale5555 Жыл бұрын
Lalabe waa diyaar garowga cullaada
@mawliidfarahqalinle6905
@mawliidfarahqalinle6905 Жыл бұрын
Mohamed wall aad bad ugu mahadsan tahay inaad ila wadaagtay fikirkaaga iyo faalo celintaada. Isku macno ayaynu sheegaynaa ee qaabka aad u dhigtay iyo sida aan u dhigay aya kala duwayn. In qofku dhutiyo ama socodku dhibo waxa keenaa waa daal. Hal xidhaaluhuna waa halka uu u dhacayo in qofkan dhutinaya aanu nabar si kale uso gaadhay aanu sababin dhutiska laakiin geedigaa dheer ee uu galay sababay dhutiska.
@saciidqasin9389
@saciidqasin9389 10 ай бұрын
Heesaha way iska qaadaan ayagoo aqoon
@user-ll4kj4cg8d
@user-ll4kj4cg8d 10 ай бұрын
heesta fayisal Qado arkaadyi naftayi ore uu saraar fayizal isdu uu qadaa
@faarahmohamedaided5233
@faarahmohamedaided5233 Жыл бұрын
Lalabe waa socodka ama kalahaada iyo jarmaadada Madiix.. Waa jeclaysi ama hahelitaan shay laga helo Wakin ... Dhibaato
@maxameddawlad9790
@maxameddawlad9790 Жыл бұрын
Lalabo waa dareen
@baashiqoobeey4402
@baashiqoobeey4402 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😊
@Khadarmali
@Khadarmali Жыл бұрын
SOCDAALKII Shalay, Aad baan ugu FAA'IIDAY, DAALKAYGII Kohor, = LALABIHII Shalay Aad Baan ugu MADIIXAY, WAKINTAYDII Kohor,. Yaa igu Raacay waa macnaha ugu dhow Qiyaastii
@hajirdalaal3028
@hajirdalaal3028 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk yaa naga qabta waxa
@abdillahifarah9295
@abdillahifarah9295 Жыл бұрын
AAD IYO AAD AYAAN KAAGA MAHAD CELINAYAA. MAHAD SANID.
@jaylaaninuuri5442
@jaylaaninuuri5442 Жыл бұрын
Wakin waa dhaawc Lallab waa ambabbax Madiix waa diyaar garaw
@abdiwahabm6255
@abdiwahabm6255 Жыл бұрын
Lalabihii shalay Ambabax ama safar
@yassinismail2176
@yassinismail2176 Жыл бұрын
Sawtuu talaabsaday weeye ereyga saxa heestana waxa sameeyay Abwaan Kaneeco. Adiga laftaadu masuul iska dhig oo erayada sax
@abdirahmanwehliye368
@abdirahmanwehliye368 Жыл бұрын
horyaal Tv shaqo fcn ayaad heysaan wad mhdsantihiin
@sakariyesaed7183
@sakariyesaed7183 Жыл бұрын
Masuulka waa wacanyee filterka haysku badin ku dhaha nacfi koofeer kasoo baxduu u eekaadee
@abdiwahababib3429
@abdiwahababib3429 Жыл бұрын
Waxaa ku jira Ereyo Hindia
@ducowaalidwaadahab4217
@ducowaalidwaadahab4217 Жыл бұрын
Lalabe :diyaargarow Madiix : riyaaaq Wakin : dhutin
@sharmarkejamal2829
@sharmarkejamal2829 9 ай бұрын
noo low walaal
@jaylaaninuuri5442
@jaylaaninuuri5442 Жыл бұрын
Kkkkkk
@maxamedcabdilahi6176
@maxamedcabdilahi6176 Жыл бұрын
Lalabe wa oloole ama abaabul madix wa hadal badnaan am qaylo wakin daal am dhitin wasidan isleyahay sxb
@maxamedcabdilahi6176
@maxamedcabdilahi6176 Жыл бұрын
3 eray
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez 5 ай бұрын
Nagakhabtaa walabartaa horte intaanad khayin
@jamaalbooto8454
@jamaalbooto8454 Жыл бұрын
SIDAAN UGU FARXAY DIYAAR-GARAWGEYGII DHAAWACAYGA KA HOR
@guryosamotv
@guryosamotv Жыл бұрын
😆😆
@AMIINYARE232
@AMIINYARE232 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🙏🤣🤣
@mohamedfarah2210
@mohamedfarah2210 Жыл бұрын
Diyaar garowgii shalay Aad baan ugu farxey Intaan dhaawacmin jiis noqon Ka hor Kkkk Lalabe diyaar garow Madiix lagu farxo Wakin dhutin Well done
@cabdishiineadan4061
@cabdishiineadan4061 Жыл бұрын
Xariifkanyar waa laga danbeeyaa abwaan baadiyaa ka dhex hadla
@shuayb_mohamoud86
@shuayb_mohamoud86 Жыл бұрын
LALABE: laba macne way leedahay 1. Mar waa yalaalugo( Lalabo) 2. Marna waa meel ay dhib badan ka jirto oo waxaana loo adeegsadaa hoge tusaalayn ah in dhibka ama colaada jirtaa aanay yarayn, loona baahan yahay in laga guuro meeshaas oo aanay nabadi jirin, taas oo ku tusinaysa in Socod loo baahan yahay MADIIX. Waa laba Dhagax kaas oo leh oogo siman laguna burburiyo hadhuudhka amaba gallayda marka laga dhigaayo Shuuro. WAKIN. Waa dhittin ama qof addinada wax ka qaba ama dhaawacan oon si caadiya u socon karin lugtana yar tuuraya, sidoo kalena way noqon kartaa qof u dhashay socodkiisa wakin ay ku jirto.
@AhmedHassan-yu2oy
@AhmedHassan-yu2oy Жыл бұрын
Teerisii kooni mare AF Hindi waaye
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Жыл бұрын
Hadaan codka ka helo maxaa iga galay midhaha inaan mirqaabo ayaan rabaa
@foozia426
@foozia426 Жыл бұрын
Kkkkkkkkk
@caydiidaxmed2799
@caydiidaxmed2799 Жыл бұрын
Lalabe =diyaar garage Wakin =gaabis Madiix =faa iido
@abdiduse7014
@abdiduse7014 Жыл бұрын
Ascww su aashan waxaan way diiyay AHN mphamed saleeban tubeec wuxuu iigu jawaabay Koorasku maaha qayb kamidii af somali Wuxuu yidhi ciyaalka markan ahaa magaalada barbara waxaa joray odayaal makhaayadaha ku ciyaara dub nada markaa ayaan ka maqli jiray iyagoo leh Abu teeris Gooni maare Laxankaa ii qabsaday waxaan ku qabtay cishqi ki cinaaya Badow waa nikii naaree sidii geel daw nin mari naaya halkaasan kasoo qaatay buu yidhi Ilaahow kuu naxariiso
@khadraabdullahi3358
@khadraabdullahi3358 Жыл бұрын
Adigu xitaa waba magaranaysid Adeer.
@HassanMohamed-to9qg
@HassanMohamed-to9qg Жыл бұрын
Lalabe = wa guuritaan Wakin =xanuun
@fadumoabdillahi9616
@fadumoabdillahi9616 Жыл бұрын
Wakin Waa dhutin
@AhmedHassan-yu2oy
@AhmedHassan-yu2oy Жыл бұрын
Siday ila tahey Lalabe, sahanka waaye Wikantey, duqnimada waaye
@axmedaden1655
@axmedaden1655 Жыл бұрын
yagtiis waa 31 bisha ku dhamaata maaha 29
@diirshecismaan1638
@diirshecismaan1638 Жыл бұрын
Lalabe = aababul Madiix = umahadiyey, uga helay Wakin = ka fiirsasho
@khalidraygal2663
@khalidraygal2663 Жыл бұрын
Wakin wiiqantay ama dhitis
@maxameddawlad9790
@maxameddawlad9790 Жыл бұрын
Wakin waa dhitin qofku marka uu lug xanuuneyso ee uu dhitinaayo
@siradmuse2138
@siradmuse2138 Жыл бұрын
Codmahaysid dadna waad ku maqantahay
@arraweeloessa8347
@arraweeloessa8347 Жыл бұрын
Aragtidayda hadii aan ka hadlo baydkan " doqontii nasiiblee damac kaa galaabaa "dangeel waab la saaraa" waxaan u fahmay in la qarinayo gabadha ama aan aad loo buun buunin maadaama ay doqon tahay hadana uu damac u galay qofka. Waayo baydka danbe ee ammaanta ah ayaa u markhaati furaya in macnuhu sidaa yahay. Waa aragtidayda iyo fahankayga ee maaha wax aan caddayn u hayyo.
@wayyoarrag7574
@wayyoarrag7574 Жыл бұрын
Wakin waa wadnaha dhaqaqa usameyo
@najmaahmed1781
@najmaahmed1781 Жыл бұрын
Kuwana dagdag Bay barteen
@shukriwehliye1295
@shukriwehliye1295 Жыл бұрын
Diyaar garowgii Shalay Aad baan ula Dhacay ama u Jecleystay intaanan Xanuunsan oo aanan soco kari Waayin.
@nasirabdi6614
@nasirabdi6614 Жыл бұрын
Lalabe waa diyargarow wikin waa dhutin
@solostgen3862
@solostgen3862 Жыл бұрын
Cirka🌦 mool ku yaaliyo 👠👛👗🧥🩳🤣
@massmass8300
@massmass8300 Жыл бұрын
wax kale maha heesihii ayaa la fara xumeyy😂😂😂😂😂😂😂😂
@haldhaa804
@haldhaa804 Жыл бұрын
🤭🤭🤭🤭🤭
@dahirabdi2276
@dahirabdi2276 10 ай бұрын
Waxan ka codsanaya in la joojiyo dadka Fanka Somaliayed taarikhdu xun bedelaya
@abdulahiesse5946
@abdulahiesse5946 Жыл бұрын
Wakin dhuti.tabardhig
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Жыл бұрын
bishu tooman'toomam yay noqon = waxa markii ugu horaysay wada qaaday faadumo haldhaa oo Aad u yar iyo cabdi nuur allaale iyo djabuuti
@awilcirro7461
@awilcirro7461 Жыл бұрын
Madiix: Gabay ama hees cid aad loogu ammaano. 2. Cod wanaagsan oo dheguhu jecleystaan wakin : eeg waki. Lalabe : waa kallahaad ama waqti hore
@khalidraygal2663
@khalidraygal2663 Жыл бұрын
Lalabe waaawurti lalabay ladiyariyay ama diyaarsan ama lalabe colaadeed ama diyaar lo yahay
@khalidraygal2663
@khalidraygal2663 Жыл бұрын
Wakin wiiqantay ama dhitis ama laangadhayin
@mariaahmed9018
@mariaahmed9018 Жыл бұрын
Kkkkkkkk cirka dharkaso iibsada
@engmohamedege2889
@engmohamedege2889 Жыл бұрын
Afsomali lumay baad dadka daba uruurinaysa waa Barnaamij qiimo badan macalin wayn baad tahay halkaa ka wad
@mohammedosman4277
@mohammedosman4277 Жыл бұрын
Lalaba. Dabka habeen kii lashing weeye
@Footballandgames386
@Footballandgames386 Жыл бұрын
Heesta midhaheeda waala badlands karaa oo marriage qaarbaa Hobolka original ka uqaadaa bedelaa eray, laakiin eraygaasi yaanu ujeedada guud bedelin hadii uu macnaha guud uu khalad kadhigo waa khalad laakiin ilko dabarcas iyo ilko dabarcad kagayaal, ama hodaneey aba hibooy waa fasax qofkastaa inanta uu heesta uqaadayo wakhtigaa wuu kadhigan karaa
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 2 ай бұрын
Taabsiin dheer wax iga jira sow tooman naaf galey
@mohamedducaale5555
@mohamedducaale5555 Жыл бұрын
Lalabaha collaada waa diyaar garow Madiixna waa reen wax loo riyaaqay oo kale Wakin waa dhutin ama heetin Waa malahayga
@hamsegeelle7031
@hamsegeelle7031 Жыл бұрын
Lalabe. Waa gaashaan u daruurid ama diyaar garow Wakin. Dhutin heetin Madiix. Riyaaqid
@fadumoabdillahi9616
@fadumoabdillahi9616 Жыл бұрын
Doqontu waa ta uu jecelyahay
@abdirashidibrahim6047
@abdirashidibrahim6047 Жыл бұрын
Faadumaa ku dhaanta ee ku soo celi ha kuu shiid barnaamijkee
@ahmett__ak__5__368
@ahmett__ak__5__368 Жыл бұрын
Fashilka fanaaninta🤣🤣 halka kasi wad wax badan ayaan ka faiday wlhi
@dekj2572
@dekj2572 Жыл бұрын
Asc war qashinkii waa la qabqabtey xaarka hala flasho kkkkkkk
@qaayiboibraahim6672
@qaayiboibraahim6672 Жыл бұрын
(Cumar dhuule) sidan buu u yidhaahda Afartaasi waa qoomamiyo cishqi keenaaya. Badd wa ninkii naaree Sidii geel loo marinaya. (FG.) sidan buu u yidhaahda koorskan. Maxamed saleebana. Wuxuu yidhaa afarasii wa gooni mare cishqi keenaya Badd wa ninkii maree Sidee geedi u marinaya
@fadumoabdillahi9616
@fadumoabdillahi9616 Жыл бұрын
Waxay u jeedaa nimco sawtuu iska dhaaf dhalay
@mohamedhassan2250
@mohamedhassan2250 Жыл бұрын
Adiga ayaa khaldan dabar marka laga hadlayo waa casaan cadaanku waa waxaro
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj Жыл бұрын
Ma khaldana ee heesta originalkeedu waa dabar cad oo waana runtii wuu jiraa waana qurux.hada ogow dabar madowna waa jiraa sidoo mid coffee ah iwm..
@abdullahihaji4037
@abdullahihaji4037 Жыл бұрын
Aabow teeris(turub) baa gooni ii maree cishqi keenay, badow waa ninkii naareed (deeb ama danbad)sidii geel dow(sumad) loo marinaya
@axmedabiib7757
@axmedabiib7757 Жыл бұрын
Lalabe wa daalalyo Madiix cod jeclysi Wakin waa dhuti
@abdiwahabm6255
@abdiwahabm6255 Жыл бұрын
wakis dhutin
@anabmohamed344
@anabmohamed344 Жыл бұрын
Doqontii nasiiblee Damac kaa galaabaa Degel waab la saara Deymadaa waa jaleecada
@zuldaankareerka4360
@zuldaankareerka4360 Жыл бұрын
Lalabe waa heenseyn ama diyaar garow sare Madiix waa jeclansho ama qurux Wakin dhutin
@farahahmed7429
@farahahmed7429 Жыл бұрын
Cirka mall ku yaala aa ugu daran 😅
@salaama9744
@salaama9744 Жыл бұрын
Lalabe waa kalahaad / wakin waa dhutin/ Madiix waa shay la jaclaado ama loo musoodo ama loo hamunyoodo
@cabdijaliilfaaraxmuuse2672
@cabdijaliilfaaraxmuuse2672 Жыл бұрын
Waxaan ahay hal abuur soomaaliyeed oo dhalin yaro ah sidaan aaminsanahy heesku waa =abtirsi waa gooni mare cishqi keenaaya baduu ninkii naaree sidee geed loo marinaaya
@jibrilabokar9274
@jibrilabokar9274 Жыл бұрын
Wakan waa daal lalabay na waa diyaar garow
@mohammedosman4277
@mohammedosman4277 Жыл бұрын
Wakina waa dhutin ama langadhayn
@zeynababdullahi1851
@zeynababdullahi1851 2 ай бұрын
Mooda galabeed saas baan u aqaan
Heeso Maraq Ahaan Loo Cabay oo Faaf-reebka Fanku Dawaynaayo
17:32
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 21 М.
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 6 МЛН
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 541 М.
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 98 МЛН
Vivaan  Tanya once again pranked Papa 🤣😇🤣
00:10
seema lamba
Рет қаралды 35 МЛН
Quruxda Heesuhu Waa Tan.
7:55
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 7 М.
Deg Deg:Deg Deg:- Fanka yaa ka Cunay Suugada
14:31
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 15 М.
Gorfeyn Podcast - Fanka Soomaalida - Cumar Seerbiya
48:28
Fadeexada Fanaanada Muuna Miski oo Faafreebka Fanku Daaha Ka Fayday
32:32
jacayl Naasaha Galay?
33:18
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 9 М.
Laxanka laga Soo Xaday Xayawaan ka
18:07
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 4,8 М.
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 6 МЛН