Fandhaal Podcast | Raggu Calamo Cas Ma Leeyihiin ? | 34 |

  Рет қаралды 33,682

Omar Inshar

Omar Inshar

Жыл бұрын

Пікірлер: 643
@hanadheykal1015
@hanadheykal1015 Жыл бұрын
Raga calamo cas waa lee yihin malaik ma ahn lkn lama fahmi karo wa runta lkn dheh ragan iska ilalsha dheh gabdhaha nin balwad leh inu casi walidiin yhy nin xaskisa iyo ilmihisa hore dayacay usan biilin rag iyo dumar qofa xuman lehen malahan ilhy qof walbo Calafkisa ha u hagajiyo
@shamsudiin6500
@shamsudiin6500 Жыл бұрын
Omar wydii al ustaaad
@mihaz442
@mihaz442 Жыл бұрын
Adiga ma naag baa tahay?
@hanadheykal1015
@hanadheykal1015 Жыл бұрын
@@mihaz442 adiga marka dumarka xumantoda shegeysid ma dumar ba md thy raga hda nahay ma malaik ban nahy xuman wa le nahay jahilow
@abdirashidmahamed532
@abdirashidmahamed532 Жыл бұрын
In uu ilmo soo dacay iyo in uu qaad cuno ma isaga ayaa usheegyaaa
@luulacabdi2778
@luulacabdi2778 Жыл бұрын
sax wll sida wanagsan ee aan ee xashada ku jirin aad u hadashay wad ku mahadsantahy
@saxaneyusuf5291
@saxaneyusuf5291 Жыл бұрын
Aragtidayda gaaban waxay ila tahay hada rabtid qof wanaagsan adigu noqo qof wanaagsan ilahah wanaagaga ma dayici doono marka noqo qofka raadinaysid
@luulacabdi2778
@luulacabdi2778 Жыл бұрын
wan kugu raacsanahay wll mahadsanid
@ayaanmohamed6550
@ayaanmohamed6550 Жыл бұрын
Asc wll arinkaa wan kugu raacsanahay waxan aqaan inaan aan waligeed wajigeda xitaa la arkin nin ay la hadasho iska daaye waxa soo doonay nin qiimaho , diin cilmi iyo maalba ilaahay siiyey waxay tukatay salatal istikhaara masha allah maanta nolol ta u qurux badan bay kuda nool yihiin.
@abdifatahmuhudin2273
@abdifatahmuhudin2273 Жыл бұрын
Walashay walhi beentaa ma ahan ani Walashay ninka hada qabo aabahay iyo isaga meel ayey ka wada sheeqeen jiaan guriga ayuu imid Walashay ayaan ka helay . Lkn abahay ninkas wax kastoo ku saabsan wuu ogaa wuun au sheegay wlashay inuu balwad lee yhy . Lkn wlashay wey ogolaatey maasha Allah Hda 8 caruur aha ayey u haysaa .ustadka fikradiisana waan la qabaa.
@fardowsaabdikadir1055
@fardowsaabdikadir1055 Жыл бұрын
Tusaale waxaad u soo qaadatay qoyas najaxy hadaba ogow in ay jiraan gabdho yar yar oo gurigooda waligood ka bixin sida gabadha aad tusalaha uso qadaty kadib waalidkood ku daren rag soo doontay ayago aan wax dhab ah ka ogyen nolosha ragaas kadibna wax yar kadib markay guursadeen gabdhihi ka tagy oo dib aan lo arkin qurbajoogba ha u badnaadeene gabadhina halkaas ilmo aabo la'an ah haysato oo ay tahy single mother 20 jir ah hadaba I have questions 1. Muxu aha danbiga gabadhahaas? 2. Maxy waalidku ama ragu u ogaanwayeen ragaas? 3. Yaa iska leh masuuliyadaas? 4. Ragu red flags ma leh miya runti? Hadaba maxy dhalinta soomaliyeed u koreen aabo la'an ayado aabahood noolyahy Maxayse aabayaashu u dayaceen ilmahooda. "Aragtidayda oo kaliya ayan cabiray sida aad u cabirtay taada;
@hogaamiyecali
@hogaamiyecali Жыл бұрын
100% waad saxantahay
@sihaamqurux9687
@sihaamqurux9687 Жыл бұрын
Raga red 🚩flag ay leeyihin waxa kamida 1️⃣ninka sawirkada iso dir kudhaho 2️⃣ninka mar walba ladalbada inad meel an gurigada ehen ku kulan taan 3️⃣ninka mar walba u kuso waco kala hadlin arin gur e jirkada un ka xaal waresta 4️⃣ninka wakhtiga salada kuso waco meshi u salada ka aadi lahaa 5️⃣ninka game online ka ciyaara
@sacdiyoraaxo7552
@sacdiyoraaxo7552 Жыл бұрын
Waa sax xbbt lkn ninkaan waa difaace rag sax iyo qaladba wuu diifacaya waxuna kudabo dayanayaa naagaha lumay ee feminism ka ah ee meelaha kaqayliyaa meshi aan kunajaxi lahyn oownagahas ayan kasoo cararnaye aaan asaga kunasan lahayn ayuu asna dhinici kale kabilaabay marka halayabin 😂inaad ogaato shaqadada mahan ban kuqoslaya sebayna u ahyn ma dhurwaa baan uxaroodaa anan kuqancin wuxuuyahay
@mumtazmohamed-ke6nn
@mumtazmohamed-ke6nn Жыл бұрын
​@@sacdiyoraaxo7552 😅😅😅✅ 💯
@Asloow
@Asloow 6 ай бұрын
Saxiix❤🫠
@abdullahmohmed3829
@abdullahmohmed3829 Жыл бұрын
Anigoo nin ah kuguma raacsni Ragu red flag 🚩 waa leeyihiin hablo waa ila dhasheen Noocyo badan oo rag ahna waan kaga digayaa Dumaroow is jira ninkaad sheeko wadaagaysaan iska eega
@meeer9041
@meeer9041 Жыл бұрын
❤❤
@sumayadarwiish
@sumayadarwiish Жыл бұрын
Thanks abwe❤
@raawacosiraji2115
@raawacosiraji2115 Жыл бұрын
Rag Rag dhale bad tahay huuno ❤
@sihaamqurux9687
@sihaamqurux9687 Жыл бұрын
Nin gacmaha kaso horeeyan o dumarka faraha laso gala markay lasherkaysanayan
@sihaamqurux9687
@sihaamqurux9687 Жыл бұрын
​@@raawacosiraji2115 Raga red 🚩flag ay leeyihin waxa kamida 1️⃣ninka sawirkada iso dir kudhaho 2️⃣ninka mar walba ladalbada inad meel an gurigada ehen ku kulan taan 3️⃣ninka mar walba u kuso waco kala hadlin arin gur e jirkada un ka xaal waresta 4️⃣ninka wakhtiga salada kuso waco meshi u salada ka aadi lahaa 5️⃣ninka game online ka ciyaara
@xafsomaxamud8694
@xafsomaxamud8694 Жыл бұрын
Khadiija rasuulka ayadaa guur u bandhigatay khalad may samaysay umunaa khadiija
@Marian.r3n
@Marian.r3n Жыл бұрын
Jazakallah ustaad omar
@kowsarabdullaahi8823
@kowsarabdullaahi8823 Жыл бұрын
Asc, waan ku salaamay wll. Marka koowaad waan kuu cudurdaaraa maadama aad tiri qabiir kuma ahi. Balse xaqiiqda Qalad iyo saxba waad isku walaaqday. Xadiiska waxa uu sheegayaa In sida badan raga dumarka doonaan, taasi kama dhigna in gabadha Iyadana dooni karin, waayo Hooyadeen Khadiija baa samaysay, oo markay Rasuulka NNKH jeclaaday Rasul bay u dirsaday. Mid waad ku saxan tahay in dhaqankaan maanta jira oo rag iyo dumar ajnabi kala ah ay meelo dalxiis isla aadan ,kadib waxyaabo xaaraam ah sameeyeen in uu qalad yahay ,xariirka waxaa wanaagsan in uu jid xalaal ah ku bilowdo. Dhanka kale Labada qof waa in ay iska helaan ugu yaraan. Hadaba qodobka aan Gabi ahaan kaaga soo horjeedo, si adagna aan u arko in aad caadifad hadashay waa in aad tiri Raga Red flag malaha , ogow Rag malaa,ik ma ahan ,waa suurtogal in aadan garanayn balse way leeyihiin. Hadana sidee ku ogaanaysaa ,iyadana waa la ogaan karaa sida Dumarkaba loo ogaaday , . Red flag waxaa kamid ah in uusan Xusnul quluf lahayn ,in uusan cadayn waxa uu xariirka kula sameenayo, iyo kuwa kale oo badan . Xitaa si aad usii ogaadid Qofbaad udiri kartaa . Gabdhahaan Aad ku sheegtay in ay xumaan sameeyaan , ragbaa la jira oo lasameeya ,haday noqoto kuwa Beeraha sawiro isku dhagan ku kalaya iyo kuwa isruxaya . Hadaadan Xogbadan kahayn in aad ka aamusto bay ahayd. Waxaana tahay Qof aan Xusmayno oo aan Dar Alle u jecel nahay, waana sababta aan dhaliilahaaga kuugu sheegayo. Mahadsanid.
@mohamedadan7815
@mohamedadan7815 Жыл бұрын
Makaga jawaabi karo lagu dhahay mafahmin ustadka hadalkisa🤞
@hamdixsan
@hamdixsan Жыл бұрын
Sidaan uga hadli lahaa ayaad uga hadashay
@abshirofaarax6010
@abshirofaarax6010 Жыл бұрын
Wxaadba moodaa inaad wixii maskaxadayda ku jiray aad ka tidhi balse aan ka wahsanayay qoraal intaas dherar le eg inaan soo qoro
@cabdicarabcabdi8245
@cabdicarabcabdi8245 Жыл бұрын
Aad iyo aad teacher lkin visa khadr sida oogu fudud ee lagu helo kasoo Hadal
@Mrhurie
@Mrhurie Жыл бұрын
Waxaa ka hadashay iyo mawduuca ismalaha gabareeey
@malekamaleka5520
@malekamaleka5520 Жыл бұрын
Labadan podcast ee red flag ku saabsan nooca qof ee aad tahay ayaan ku baranay ustaad
@abdifatahmuhudin2273
@abdifatahmuhudin2273 Жыл бұрын
Haduu u hadli waayey si aad rabto ma sidaas ayaad u hadleysaa wuuna kuu shagey runga lkn dumarka intooda badan meel laha inay ku niikiyaan rabaan .Allah hanaga badbaadiyo ku waas guur kooda ustad thanks 😊 🙏 ♥
@maryammukhtar5207
@maryammukhtar5207 Жыл бұрын
@@abdifatahmuhudin2273 😮war raga jecel inay habalaha sharafrooda ku cayaran oy kufsadan red flags maha miyaa
@abdifatahmuhudin2273
@abdifatahmuhudin2273 Жыл бұрын
@@maryammukhtar5207 lkn gabdhaha hadii aysan u ogolaan oo aysan la hadlin miyey dhibaatadaas qabsan laheed . Tan kale ustaadka hadalkiis waa maqashay nin aan dan kaala dhaxeen sbb aad ula hadasho ma jirto . Ninkii ku rabo si sharaf leh gurigeen imow ku dheh oo aabaha bar iyo familka dhamaan ninkaas weligiis kuma farxumeen doono lkn wada aad luqyada klaa hadasho iyo kan aad muqayada iyo beeraha dalxiiska u raacdo iyo badaha waa waxa ku xumeeya oki.thnks qaali sual maa qabtaa
@sihaamqurux9687
@sihaamqurux9687 Жыл бұрын
​@@maryammukhtar5207Raga red 🚩flag ay leeyihin waxa kamida 1️⃣ninka sawirkada iso dir kudhaho 2️⃣ninka mar walba ladalbada inad meel an gurigada ehen ku kulan taan 3️⃣ninka mar walba u kuso waco kala hadlin arin gur e jirkada un ka xaal waresta 4️⃣ninka wakhtiga salada kuso waco meshi u salada ka aadi lahaa 5️⃣ninka game online ka ciyaara Intas o red flag io kabadanbo raga wayleyihin omar nin dadka muslinka u dhaxeyo ayan uhaystay lkn cawa ayan ogaday inu dhan ujanjeero o meninist yahay
@sihaamqurux9687
@sihaamqurux9687 Жыл бұрын
Raga red 🚩flag ay leeyihin waxa kamida 1️⃣ninka sawirkada iso dir kudhaho 2️⃣ninka mar walba ladalbada inad meel an gurigada ehen ku kulan taan 3️⃣ninka mar walba u kuso waco kala hadlin arin gur e jirkada un ka xaal waresta 4️⃣ninka wakhtiga salada kuso waco meshi u salada ka aadi lahaa 5️⃣ninka game online ka ciyaara Intas o red flag io kabadanbo raga wayleyihin omar nin dadka muslinka u dhaxeyo ayan uhaystay lkn cawa ayan ogaday inu dhan ujanjeero o meninist yahay
@Ahmedabdilnasir
@Ahmedabdilnasir Жыл бұрын
Raga red Flags leh lama fahmi karo sababtoo ah raga hadal ayay ku qanciyaan dumarka ani ahaantayda waxaan kula talin lahaa 1 raga xiisaha badan 2 raga bilaa diinta ah 3 raga camal la,aanta ah 4 raga aan naftooda iyo nafkaleba ixtiramin 5 raga markasta waqtogooda adiga kugu lumiya 6 raga aan xiriirka fcn lalahyn waalidkood
@nasraahmed9791
@nasraahmed9791 Жыл бұрын
Exactly 💯
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
aad iyo aad. Thankz wll
@hodanabdiahmed2145
@hodanabdiahmed2145 Жыл бұрын
Mahad sanid pro
@sacdiyoraaxo7552
@sacdiyoraaxo7552 Жыл бұрын
Intaas xataa muu soo dhaho wlal
@sihaamqurux9687
@sihaamqurux9687 Жыл бұрын
@@sacdiyoraaxo7552 meninist waye asiga nh
@kamela775
@kamela775 Жыл бұрын
Waxaba kaama sheegayo madama aan wax badan kaa faa iiday ilaa 2018 kugu xirnaa Lkn waxan hubaa kiina jaahilka ah iyo kiina cilmiga lehba inaa liidista iyo edaynta dumarka isku dhinac ka joogtaan oo idan cadalad uga hadal waase idin jeedna waxa wadaan waana ini fahansanahay 2015 ba ano markaas qoys cusub ahaa waxa idaacad ka bixi jirtay muxaado arimha qoyska looga hadlo jimcaha kaliya waxa wadadku ka hadli jiray xaqa rag ha ka hadlo lkn inu macagas usaro mahayn arimha qoyska ee kaliya u dhaho xaqa raga ahayd Intaas wixi ka danbaysay waxaa ogaaday in aysan ragu anaga marna na tirsan anayna na xaqiraan malin kale nin sheekh caana maclin jamacdeda asase school dhana diin iyo maadiba ka dhisan ba dhahay rag ceeb kale male aan fulaynimo iyo bakhayl nimo ka ahayn waa yabay waxaa ogadat jahil iyo calimba ina dumarka isku si ka tihiin sbbto ah waa ogaa jahilinta ayagana waxii inta ka danbaysay warkiina dhanka ka raran mid igu socda mahan Waxa dumarka fitneeya ee gabar yar gurigeeda ka soo sara waa rag waxa gabdhahooda dayaca waa rag sbbto aj gabarkasta oo abbe feejigan gabadhisa sxb la ah islamarkana awood le gabdhiisu ma xumaato wiilkasta oo eqlaaqle walashiis ku dayan karto sharaftiisa ilaalin karto waansho ala sxbo ma xumaato aniga waxa jeclaa ina fanka ku biiro hadana wllky aya aha nin aqlaaqle sharaf iyo magacle sura galna mahayn ina waxas sameeyo sbbto nin ku daysho mudan hadana sxb nala ah bu aha waxaa xasusta inuu igu yiri abayo waliga nin xolihi ha cunin 1 doller usan nin dan ka lahayn ma baxsho waaba ka cagay ina nin xoolihi cuno inkasto aan arko hada inay gabdhuhu ugu caroodan waxba ima siiyo ka la hadlo wilashana ay cadi la tahay halka kuwana dan wataan dumarka qaana kaliya lacag ka rabaan o shopinkooda ka saxdan Ta kale dhaqan xumada rag iyo dumar waa loo simanyahay tan ragaana daran sbbto ayaga waaba iska qaraabtaan xata haday guursadan gabdhaha qaar waxay ku leeyihiin xaasla yaasha iyo kuwa guurka soo maray baa ka edeb daran kuwan guursan Tiktokna rag iyo dumar waa la wada jooga qofkastana waxa ku dhex jira bananka keena kaliya dumar mahan Diinta na marka guurka laga hadlayo waxaa shardiga eqlaaqda lagu xiray wa raga ee dumarka mahan Si hadii loo egana dhawrsananta iyo cafafnimda dumarka ku badan Sidoo kale waxa jirta rag badan oo gabdho soo doontay oo hadan markay guri gaysteen tay ku dhigeen la yaabo Waa sax dumarka inay kuwo badan jidki toosna ka dhumeen lkn mahan ina dumarka kaliya edayso inkasto afkaaga iyo channelkaagaba adi ledahay Halka wax ee an kugu racsanahay waa shukansiga hada jira mahan wax aduun iyo aqro toona u roo sbbto marka la isguursado waxa imaado in ninki gabdhi ka xiso dhaco madama waqti badan iyo wax badan bananka lagu soo qatay xarana ahaa in qalwo iyo istaatabasho iyo erayo macan la is waydarsaday Marka ragow waa dhib badan tihiin gabdhaha idin la dhashay iyo kuwa dhashan iyo ehelkiina tusale u noqda oo rag wanagsan noqda markaas gabadha xun intee xumanta la marin sido kale nagow raga iska jira waa ku jeclahay waa furaja ninkasta wato waa na jiliin heer sare ah oo idan fahmi karin hana moodin sideno kale inay cadifadysnyihiin kaliya dareemadooda ku socdaan anaga markasta cadifad ba ku socona ayaga waxba u kala reeban asago ku rabin bu ku jilin ada runba moodin waa is jecelnahay ba ledahay
@PinaBinianimals
@PinaBinianimals 5 ай бұрын
Raga maanta jiro dumarkaa fasahaadiyay haday kaxijaaban lahaayeen oo kaxishoon lahaayeen luuq la,isma fariisteen
@aamiinahmed4506
@aamiinahmed4506 Жыл бұрын
Mahadsanid walaal ❤ mawduuc aad u muhiim ah ayaad ka hadashay kii kan ka horeeyay aad ayuu ii anfacay walaal alle jano ha kugu abaalmaryo Barakow walaal omar
@wejdanaabdurahman5973
@wejdanaabdurahman5973 Жыл бұрын
Red flags ay raga soomaalida leeyihiin waa labo midkood: 1: mid faasiq ah oo gabdhaha fasahaadiyo oo xumaanta ugu yeero oo sharaftooda ku cayaara 2: iyo mid xag jir ah oo gabar kastoo wax baratay ama shaqeysato oo heer gaartay u arka feminist iyo caraweelo an la guursa karin oo raba gabar an wax baran oo an waxba kala ogeyn ee uu dulleysto Gabdhahu labadaas musiibo ayey u dhexeeyaan allaha noo sahlo mid an labadaas nooc aheyn oo wax garad ah an duulaan ku aheyn sharafteena diideyna waxbarashada iyo waxtarka dumarka
@salaadomohamed2474
@salaadomohamed2474 Жыл бұрын
Xaqiiqda kahadashay wlhi
@sihaamqurux9687
@sihaamqurux9687 Жыл бұрын
​@@salaadomohamed2474 Raga red 🚩flag ay leeyihin waxa kamida 1️⃣ninka sawirkada iso dir kudhaho 2️⃣ninka mar walba ladalbada inad meel an gurigada ehen ku kulan taan 3️⃣ninka mar walba u kuso waco kala hadlin arin gur e jirkada un ka xaal waresta 4️⃣ninka wakhtiga salada kuso waco meshi u salada ka aadi lahaa 5️⃣ninka game online ka ciyaara
@sihaamqurux9687
@sihaamqurux9687 Жыл бұрын
​@@abdifatahhusseinali7486 Raga red 🚩flag ay leeyihin waxa kamida 1️⃣ninka sawirkada iso dir kudhaho 2️⃣ninka mar walba ladalbada inad meel an gurigada ehen ku kulan taan 3️⃣ninka mar walba u kuso waco kala hadlin arin gur e jirkada un ka xaal waresta 4️⃣ninka wakhtiga salada kuso waco meshi u salada ka aadi lahaa 5️⃣ninka game online ka ciyaara
@xogbaar
@xogbaar Жыл бұрын
@@sihaamqurux9687 Gabadhu haday ii soo dir sawirka kaaga billowdo sheekada ayaduna maxay tahay
@nasrokhaliif5678
@nasrokhaliif5678 Жыл бұрын
Jazakallah wll cumar
@lamahuraan1914
@lamahuraan1914 Жыл бұрын
Xadiithka aad jawabu uga dhigtay dumarka waa sax waana jawabu tan ugu waanaagsan, sidaa ragga soo maahayn inaa jawaab uga dhigto قال صلي الله عليه وسلم ) الدنيا متاع وخير متاعها المرأة الصالحة( Guurku rag iyo dumar waa uu kadhexeeyaa RAGAA waxguursado baa tiri. Guurku waa aqbalaada laba dhinac gabadha iyo wiilka . Raguna badankooda gabar iney kadaba ordaan majeclo , mairabta Haa or maya waa rabitaanka ragga qalaas , labada isbuuc oo whatapp laiskala hadlaayo lagu yiri red flag raga sheeg lagu yiri , maxaa kaa Galay iyo xadiithka isma laha .
@abduwahababdinasir7437
@abduwahababdinasir7437 Жыл бұрын
naagaha wax guursado baa rabtaa inaa dad xoog ooga dhaadhiciso rali ahow nin baa wax guursado takale yaa ku yiri gabadha waala khasbayaa dabcan gabadha waa iney ku qanacday ninka aroosayo hadeyna ku qancin wuu iska tagayaa isku soo duu duub ninkaa wax aroosayo wax shuraako ladhaho majiraan
@Deeqow
@Deeqow Жыл бұрын
1 ila 34 inta la socotay farta taaga 👇
@cabdiraxmaan-maker
@cabdiraxmaan-maker Жыл бұрын
🖐🚶‍♀️
@alsacadatv7294
@alsacadatv7294 Жыл бұрын
Shukran ustaad cumarow aad asd umahadsantahay
@raawacosiraji2115
@raawacosiraji2115 Жыл бұрын
Hadalkaan waan maqalnay waana caasinay raga ceeeb waa leeyihiin Gabdhooow taxadara oo iska eeg Ninkaad gacal wadaagaysaan Ilmahaaga aabe fiican u door dinta ikhtiyaarka kaama qaadin Cumarna wu iska hadlayaa Mustaqbalkaaga ka fakar ragu red flag maleh intaad aamintid bohol haka dhicin abayo taxadar Ani Mugoo warkaan hashoo dheg ban ka maqlay teeda kalena waan ka baxshay.
@mustafabey5265
@mustafabey5265 Жыл бұрын
Adaa hadda haadaan katuuraayo gabdhaha wll diiniyan baa laga hadlayaa wuxuurabo iskama sheegaayo ustaadka
@raawacosiraji2115
@raawacosiraji2115 Жыл бұрын
@@mustafabey5265 yaad la haysataa oo ku wacdey😏😏😏 Mida kle iska eeg nimanka ma ceeb baa Dameeri dhaan raacday ban maqli jiray ila wa adi war diinta haku soo gaban waynu wda heesanaye
@M.ordaaye
@M.ordaaye Жыл бұрын
Gabdhihii way wada xanaqeen kkkk.
@raawacosiraji2115
@raawacosiraji2115 Жыл бұрын
@@M.ordaaye 😂 bowe Maxa xanaaq ah Miyadan arag wuxuu noola yimi
@M.ordaaye
@M.ordaaye Жыл бұрын
@@raawacosiraji2115 kkk fikir kiisa unbuu ka hadlay Way buuxaan Rag Xun. Anigaan xitaa kuma raacin hadalkiisa.
@falastinyusuf6062
@falastinyusuf6062 Жыл бұрын
Warkiyoo kooban.... Rag loogama baahna iney wanaagsanadan sbbto ah nin maba xumankaro lkn dumar intaaso calaamado wooow....👏👏👏
@nasraahmed9791
@nasraahmed9791 Жыл бұрын
Waa kuwii malaa,iigta ahaaye
@mihaz442
@mihaz442 Жыл бұрын
Waa sidaad ufahantay ee maha sida saxda
@sidroali2609
@sidroali2609 Жыл бұрын
Muslim ahay lkn raag xun ma jiroo ader la laboo warkaas omarow wayo raga aya malaig ah so wadaa anaga raag ma raadsano lkn kuwa na so raadsado calamadoda cas ee xumanta ah noo sheeg sidan uga tigtonano hadii kale eexaaa wada ina adeer
@Mss.makeup-artist
@Mss.makeup-artist Жыл бұрын
Aaad io aaad sabanki dumarka laga dhadhiciyey wxi xunba xawa in lajogo u umaleneyo
@Mss.makeup-artist
@Mss.makeup-artist Жыл бұрын
@@khaalidc_maalik bro ani sida rabo Uma bdalan but hdi laga hadlo waqtiga hda jiro red flags nimanka wa leyihin wxa kamid xita o an anigu arky nin ku shukansanayo oo xumaana karabo taas wa wanag so mahan wooow mise wxd kawadin guriga ku xabisnado o nimanka wa laidinkenaya un🙄but alx dumar badan o wxyabahas kahdlo lenahy
@bilanmohammed3923
@bilanmohammed3923 Жыл бұрын
Jasakallah khair ustaad omar inshar🙏
@Theacademichouse
@Theacademichouse Жыл бұрын
Mawduucan ma ahayn yaa laguursanayaa waad isbedeshay markaad utimi red flags ragga 1.raggu maleh red flag [ gabdhahana xataa tan aabaheed dhintay oo ah kuwii yiri nebigu agooonta haloo guuriyo ka carara baad ku tiri wiilashii ] 2.dhiiqa ku jirtaa faraha ka qaad arimaha guurka
@FactCuriousYT
@FactCuriousYT Жыл бұрын
Madwuuc labaad ayaa ku faahfaahiyay agoon kama uusan hadlayn Wll wax Hubso Mahadsanid
@kafeeyoabdulqaadir8967
@kafeeyoabdulqaadir8967 Жыл бұрын
Wll muuwduca labaad ayuu ogahadlay Midakale gabarkasta oasturan illaah amaradiisana adeecda ilaah madayacaayo runta waxeytahay madiideno ninka ragaa wa hogaankena Gabadha marka 1 aabaheed ayaa hogamiye marka 2baadna sojkeeda Illaah Hana Asturo aduun aqiraba🤲 Nin macersankarne🤣
@sihaamqurux9687
@sihaamqurux9687 Жыл бұрын
​@@FactCuriousYT Raga red 🚩flag ay leeyihin waxa kamida 1️⃣ninka sawirkada iso dir kudhaho 2️⃣ninka mar walba ladalbada inad meel an gurigada ehen ku kulan taan 3️⃣ninka mar walba u kuso waco kala hadlin arin gur e jirkada un ka xaal waresta 4️⃣ninka wakhtiga salada kuso waco meshi u salada ka aadi lahaa 5️⃣ninka game online ka ciyaara Intas o red flag io kabadan bo way leeyihin raga lkn musan shegin wana dulmi inu dumarka uqariyo wixi dhib ukeni karo nin dhexdhexada o muslinka dhan latalinayo ayan u haystay
@anbarocutiya5528
@anbarocutiya5528 Жыл бұрын
Wax yaabo badan kaga soo horjeed runhaanti mawducan. Marka hore waxa tiri ragu red flags ma laha lkn way leeyihiin waliba qaar dumarka ka xun Red flags marka hore waaxay waa wax aanad ku dooran lahayn qofkaad nolosha la wadaagayso waa astaamo aanad jeclaan lahayn inu yeesho qofkaasi marka maxa u diiday inay ragu lahaadan astaamo xunxun Takle gabadhu maaha inay wax raadiso waa sax lkn taa macnaheedu maaha inay raacdo ruuxi doona ama damcaba
@munaabdi4779
@munaabdi4779 Жыл бұрын
Hada ma waxaa ileedahay waxaas shaqadada maaha ee ninkii kusoo doonto iska guurso 😂ader adigaaba ka koow ah ragaa la iska ilaalinaayo😂
@Theacademichouse
@Theacademichouse Жыл бұрын
😂😂
@sihaamqurux9687
@sihaamqurux9687 Жыл бұрын
Raga red 🚩flag ay leeyihin waxa kamida 1️⃣ninka sawirkada iso dir kudhaho 2️⃣ninka mar walba ladalbada inad meel an gurigada ehen ku kulan taan 3️⃣ninka mar walba u kuso waco kala hadlin arin gur e jirkada un ka xaal waresta 4️⃣ninka wakhtiga salada kuso waco meshi u salada ka aadi lahaa 5️⃣ninka game online ka ciyaara
@AbdikaNi2
@AbdikaNi2 Жыл бұрын
Wllku wax uu kahadlay waxaad moodaa inaadan aad ufahmin bal muuqaalka dib udaawo ama udhagayso ilaahay khayr hakusiiyee
@ahmedabdi319
@ahmedabdi319 Жыл бұрын
Hadaad nin ufarabaxsaneyso waa nasiibkaa laakiin dumarkii layaaqaanay sharafta lahaa rag baa red flags kasoo fiiriyey, fatuma bin rasuul nabi mohamed bixiyey, Aisha abu bakar bixiyey, hafso cumar bixiyey. Adigana saad cumar afka ugoosaneyso ayaan arkaa, red flag socda ayaad tahay, mudane faarax waan in uu iska kaa ilaaliyo.
@sucaad3425
@sucaad3425 Жыл бұрын
Omarow aad baan kuu salaamaya mudo laba sanno ah baan barnaamijyadada la socdaa aad banan UGA helay channelkan fandhal podcast aad beyn bulshadeena ugu bahnaayeen oo waxbadan baan ka faaidnay.
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad ALLAH HA SHARFO
@mahadgeedijalawle3538
@mahadgeedijalawle3538 Жыл бұрын
😃😃😃😃😃 waligey qof kaa aqli xun ma arag show waxuu noolyhy xiligii adoyasha somalidu gabdhaha geel siisan jireen ee ay ayadoo ooyeysa garabka saaran jiray qawsaar
@fartaxuseen8546
@fartaxuseen8546 Жыл бұрын
Xaqiiqdi waa mowduc ad uwanagsn m.a mahadsanid wallo
@xasanmuxsin2306
@xasanmuxsin2306 Жыл бұрын
Qodobkan Gebi Ahaanba Waa Khalad Waaqica Maad Waafajin Ustaad Marka Bal Dib Ugu Noqo
@allaybaday7824
@allaybaday7824 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@hodoadam7781
@hodoadam7781 Жыл бұрын
Oo ragaba mawaan islaamku usheegin wada xalaaal ah Waa loo jeedaa Inaad dhinac ka rarantahay way iska cadahay walaal Omar ishaar Laakiin intaan kaa faaiday baa kabadan waana kaaga hayaa abaalkaaas Mahadsanid
@amalhusein4179
@amalhusein4179 Жыл бұрын
Akiiiid, jazaka Allah
@apdiqaniburco
@apdiqaniburco Жыл бұрын
الله يحفظك استاذ عمر
@cabdikariim9587
@cabdikariim9587 Жыл бұрын
Al usteed jasakalh khyre ...........
@aminaabdlla8628
@aminaabdlla8628 Жыл бұрын
The best advice dumarow maa umalaynayo wada kawanagsan ood qof wanagsan ku helayso adna dhowrsonidada kuu ilashan karto ma arkiin cidbixisay taladan okale intadad ay ka hadlayeen arimahan dad ku waa fikar noo wanagsan dhowrsanantada ku ilashankarto jasakallah alle ayaa noogu sokadhibay fikradaan
@aweyshassanabddulle3946
@aweyshassanabddulle3946 Жыл бұрын
Waan sugaaye podcast gaaan Cumar inshaar waan ku salamay walal qaali👋💛
@safamohamed7441
@safamohamed7441 Жыл бұрын
Jasakallah khyr ustad Omar inshaar
@ibraahimahmed8070
@ibraahimahmed8070 Жыл бұрын
Thanks ustaad omar
@dagandaacad5812
@dagandaacad5812 Жыл бұрын
Rag iyo dumarba waxaaba khalad ah in la dhaho qofkaan intaasaa la soconaa si aan wax uga ogaado qofka waxunbaad ka ogaan kartaa intuu isagu doono taasna waa loo simanyahay waxaa ii dhaanto anoo dhaho waxaan la socon intaan isku fahanno ka dibna haddaan doono aan u ISTIKHAAREYSTO .
@MAALMAHA24
@MAALMAHA24 Жыл бұрын
Shugran ustaadkeena omar inshar in badan waan kula soconaa ee fadlan inoo soo badi barnaamijyada oo kale
@papiobashka5401
@papiobashka5401 Жыл бұрын
Asc wllky Omar inshaar Allah haku xafida 🤲🤲
@caatikabintusayd1631
@caatikabintusayd1631 Жыл бұрын
Waan sugayey mowduucan allh ku xafido cumar inshar
@farxiyaaadam6756
@farxiyaaadam6756 Жыл бұрын
Xiliyadaaan oo kale baad ogaanaysaa, Why Caraweeelo was caraweeelo. Raggu ceeeb ma leh. سمعنا وعصينا يا هذا😏
@Naisa641
@Naisa641 Жыл бұрын
سمعنا و عصينا يا هذا Hhhhhhhhhhh you so funny 🤣🤣🤣🤣
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 Жыл бұрын
Shekoo qiyaali ayadh meshaa kuheysaa
@sihaamqurux9687
@sihaamqurux9687 Жыл бұрын
Raga red 🚩flag ay leeyihin waxa kamida 1️⃣ninka sawirkada iso dir kudhaho 2️⃣ninka mar walba ladalbada inad meel an gurigada ehen ku kulan taan 3️⃣ninka mar walba u kuso waco kala hadlin arin gur e jirkada un ka xaal waresta 4️⃣ninka wakhtiga salada kuso waco meshi u salada ka aadi lahaa 5️⃣ninka game online ka ciyaara Intas o red flag io kabadanbo raga wayleyihin omar nin dadka muslinka u dhaxeyo ayan uhaystay lkn cawa ayan ogaday inu dhan ujanjeero o meninist yahay
@maxamedilyaas3591
@maxamedilyaas3591 Жыл бұрын
Jazaakal allah macalin fandhaal podcast intaad kusoo biiray wax badan baa ka faa'iday
@MohamedOmar-nl2qn
@MohamedOmar-nl2qn Жыл бұрын
Gabareey gurigaaga joog Allah ka cabso isna astur, Wallaahi Allaah ku dayaci maayo. Aniga ka rag ahaan da’da labaataneeyada ayaan kijiraa gabdhane ma shukaansado xataa lama hadlo markaan wadada maraayana ma fiiriyo oo aragga waan ka duwaa sababtoo ah wa amar Alle. Waxaan doonaayaa inuu Alle ii fududeeyo oo i wanaajiyo aduunkan dhibka badan iyo aakhirada na sugeysa
@abdirahmaniaabdulahi9709
@abdirahmaniaabdulahi9709 Жыл бұрын
Run baad sheegtay
@sacdiyoraaxo7552
@sacdiyoraaxo7552 Жыл бұрын
Barakalah
@M.ordaaye
@M.ordaaye Жыл бұрын
Aniga kuguma raacsani 100% Way jiraan wayna buuxan Rag aad iyo aad u xun aan Gabar la siisan Siday u jiraan dumar xun xun Anaga waad noo sheegatay dumarka aan iska ilaalinayno Hablahana haday kusoo weydiisteen Inaad u sheegta waa Garwood. Waxay ahayd inaad Mowduucaan Qof kala kaashato oo kaaga qibrad badan.
@idirishassan4081
@idirishassan4081 Жыл бұрын
Sidu shegayba saxda ah ba inta inka badn miyad u bahanthy
@M.ordaaye
@M.ordaaye Жыл бұрын
@@idirishassan4081 Haday kula saxan tahay maad ku raacdid Bro ?! Yaa kaa hortaagan
@idirishassan4081
@idirishassan4081 Жыл бұрын
@@M.ordaaye Waan ku raacyba
@M.ordaaye
@M.ordaaye Жыл бұрын
@@idirishassan4081 Aniguna kuma raacin.
@ahlamahmed9192
@ahlamahmed9192 Жыл бұрын
Waa run, in gabdhaha kliya xumaantooda lasheego maaha 🤨😑😑😑 mawduucaan dhiigu igu karin rabaa 😂
@warzameyouzuph
@warzameyouzuph Жыл бұрын
Ii ducee wll Nolol iyo geeriba ❤️
@caliaden6589
@caliaden6589 Жыл бұрын
Xaqiiqada baad taabatey ustaad omar inshaar
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 Жыл бұрын
Shukran omar inshar ❤🇸🇴👏💯✔
@aasiyaabduwali4407
@aasiyaabduwali4407 Жыл бұрын
Jazakallah
@xafsomaxamud8694
@xafsomaxamud8694 Жыл бұрын
Gabdhaha waxa la guursado rasuulka waa sheekazy maalkeeda jamaalkeeda nasabkeeda lkn xadiithka waa ka booday waxaa la soo fadhiisatay gabar aan aabaheeda la soo kari ha guurasina dhahaday dumarka dulmi inaa ku heeso ma islee dahay
@suleymaandaahir
@suleymaandaahir Жыл бұрын
Gabadha marka lagu leeyahay waa iney aabaheed ama walaal keed lasocdaa. Waxa la og yahay dumarku iney jilicsan yihiin oo naxriis badan yihiin. Halka ragu qaar ay ku jiraan rag raba iney gabdha ha ka faaiideestaan aan walaal keed iyo aabaheed lanooleyn.
@xafsomaxamud8694
@xafsomaxamud8694 Жыл бұрын
Fikri iyo diinta kal qabta ragaw
@rahmacige9251
@rahmacige9251 Жыл бұрын
Masha Allah waan dhamysty cajiib isku fikir ayn nahay nolosha la leeyhy xidhiidh hal lahaado mudo sand iyo wax ka badan waa lagu gubnya waa nolol sharciyn an bananayn balse ay dadki banysten oo hadad tidhaa maxan xidhiidh intad socona laga faa iidaya waxa lagu odhanya waa la is barnya cajiib dumr hadan nahay alle hana asturo anigna qof saas ah oo anan xidhiidh iyo wax dhib ah soo marin oo dhaqanka garnaya oo diintu hagso alle haku arsaaqo Adiguna wall omerow mahdsnid inbadn jazaakalu khayr mawduuc anan waligay maqal bad noo sheegtay
@cqadarbuneeste3438
@cqadarbuneeste3438 Жыл бұрын
Mahadsanid wll
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
[ ] Midka la xanuujiyo samir🤕 [ ] Samirka waxaa ku xiga farxad😊 [ ] Midka habeenkii oyayow😥 [ ] Waxa ku imandona iftiin weyn🕯
@yaqiin264
@yaqiin264 Жыл бұрын
L0
@ahmedromanio
@ahmedromanio Жыл бұрын
Rag xun wey jiran dumar xun jiran lkn dorashada ada leh inkasto gurka nasib yhy qofka adan fahmen gurka ka hor
@hamsetaanifficial1043
@hamsetaanifficial1043 Жыл бұрын
" Omer ishar " جزاكلاه خير "
@maan-deeq
@maan-deeq Жыл бұрын
Abaayo/aboowe ka mid noqo adigoo mahadsan saaxiibada qaaliga ah ee maan-deeq 🙏
@aragsan1888
@aragsan1888 Жыл бұрын
cumar mawaadiicdan xidhiidhada iyo guurka waxaan u malaynayaa khibrad badan uma lihid waayo khaladaad kaagaa badan videogan iyo kii ka horeeyayba, videogan waxaad ugu talagashay inaan red flags ragga uguga hadasho balse dumar inaad uga hadasho buukaa noqday
@ahlamabdi536
@ahlamabdi536 Жыл бұрын
Ma mid baa qalbiga ka jabisay tolow wiilku wuuba cadhaysan yahy🤣
@hilalsaeed9035
@hilalsaeed9035 Жыл бұрын
@@ahlamabdi536 ad iyo ad waxba qaldan 😂
@maryammukhtar5207
@maryammukhtar5207 Жыл бұрын
Kolba mudo bdan ku taageri jirey but manta ogadey ina tahy qof maran wllo 🙌raga sas sameyana adigaba kow ka ah ila muqata
@yusrra11
@yusrra11 Жыл бұрын
Cumarow video gii dumarka aad kaga hadashay waxaad kusheegtay in ninka raga gabadha ay wada socdaan uu calamadahaan kafiiriyo sida fikirka ay aaminsan tahay halka video gaan aad tiri gabareey go'aan kaas malihid oo nin xiriir maba la yeelan kartid sidee isku qabnaysaa 2 daan video mise afkaaga iyo dhagahaaga isma maqlaan walaal?
@idirishassan4081
@idirishassan4081 Жыл бұрын
Waa runtii ma ogaan karto gabadhu ninkay la socoto nin u soo ogan kara
@anbarocutiya5528
@anbarocutiya5528 Жыл бұрын
@@idirishassan4081 so isagu waaba nin imika muxu usheegi waayay
@kulane3383
@kulane3383 Жыл бұрын
Asc ugu horeyn wan fiirsadey labada xalqad chanalkana aada ula socdaa.intaas kadib raga waxa lagu xusho diinta sheegtay, sido kalena dumarka diinta waa shegtay.lkin qaladka dumarka eey leyhihiin waa mujisay,ado tusaaleyay.lkin waxaa modaa tan raga ina ugu faideynin walaha dumarka ah. Raga waxey ku xuman karaan 1:balwad 2:ma shaqeyste 3:iwm Diinta midna kama tagin waxa lagu xusho lkin wllkey xoga barnaamijyada kadaa xooga cadifada iyo hal dhinac fiirinta Wa iga talo 😊
@IsmailKhan-jy9mp
@IsmailKhan-jy9mp Жыл бұрын
Wixi lagu dhahay faham balwada wu qarin kara nin walba marku xirir gabar la samenayo qof wanagsano iska dhiga ma ogan kartid
@Theacademichouse
@Theacademichouse Жыл бұрын
💯💯💯💯
@wiilwaal1096
@wiilwaal1096 Жыл бұрын
Inaad ogaato looma baahno mana ogaan kartid hadalka ma fahmin miyaaa
@kulane3383
@kulane3383 Жыл бұрын
Waxaa la ogaan karin ma jiraan lkin mowduuca mala ogan karo le ma ahan waxyalaha ee raga ku xuman karaa waa jiraa ha qarsadaan lkin diinta lawadaba waxa lagu xulana wey sheegtey
@najmiin
@najmiin Жыл бұрын
@@wiilwaal1096 inaad ogatid la bahno wax la yirahdo meshan matasho Qofkasta qofka kale wa inuu iska ogado mafahntey dinta wax ey katagtey majirto Ee rayigiin hanooga dhigin waano ama nasexo Teda kale Waxaba jirta salad ladhaho salad istikharo bes labo rakaco istikharo ah tuko khalas Illahey Kuma dayacayo Diinta barata Rayigiin iyo diinta kala sara
@caakifah
@caakifah Жыл бұрын
Red flag 🚩 number one waa kuwa adiga kula astaamaha ah anagaba waadigii noo samaynaye idina samaysta de bal waxan eeg dhiman dhimankaa
@Mss.makeup-artist
@Mss.makeup-artist Жыл бұрын
Omarow Manta kamadan hdlin waqtigan lajogo e wxd kahadashy waqtiyadi dumarka guryaha jogi jiren o wxa bananka kadhacaya aysan kawarqabin but hda sacdan lajogo xita gabdha hdi nin lagu darayo inta ugu bdan wa kuwo so shukansaden Niman mowduci hore uga hadashy gabdha xirir hore so lehed so muhimadu wxa weye waqtiga hda lajogo Ina kahadasho🥰 Hdi ad sidada kusi socitidna keep going bro👏
@mariammohmut7946
@mariammohmut7946 Жыл бұрын
waarun waa wax fcn wa fiican o akhlaaq ahna way ahaan lahayd lkn waaqaca aynu joogno maanta kaas maaha taas macnaheedu maaha in axaadiista iyo diintu duugoobayaan lkn waxa u fcn e ka horreeyaa waa in akhlaaqdi dhimatay lasoo nooleeyo.
@abdirisakisse4277
@abdirisakisse4277 Жыл бұрын
Sis gabar hdii ay aqlaaq iyo wanaag leedahy oo ay gurikeeda joogto hdii ay wax barasho aadana marka ay kasoo baxdo ay toos gurikeeda u aaado ayada ayaa ka mustaqbal ficn kuwa bananka habenba nin ka tagan Gabdha aqlaaqda leh raga kuwooda oogu ficn ayaa soo raadsada gurikeedana oogu imaado dheymanka hdii uu meel kasta ooli lahaa sidii dhagaxa qiimo ma yeeheen
@sihaamqurux9687
@sihaamqurux9687 Жыл бұрын
​@@mariammohmut7946 Raga red 🚩flag ay leeyihin waxa kamida 1️⃣ninka sawirkada iso dir kudhaho 2️⃣ninka mar walba ladalbada inad meel an gurigada ehen ku kulan taan 3️⃣ninka mar walba u kuso waco kala hadlin arin gur e jirkada un ka xaal waresta 4️⃣ninka wakhtiga salada kuso waco meshi u salada ka aadi lahaa 5️⃣ninka game online ka ciyaara
@zeinabsheikhmohammed4899
@zeinabsheikhmohammed4899 Жыл бұрын
Masha allah wll allah haku xafido
@FOCUSONYOURTIME
@FOCUSONYOURTIME Жыл бұрын
M.a Allah Omar jazaakaallah ilahyo haku barakeeyo sxb sare runta daaha Ka qaad taasi aytahay xaqa Laga xishoon 👍👍👍
@ayanlehassan7445
@ayanlehassan7445 Жыл бұрын
Watching this podcast, from london gatwick to northern ireland, 5:35am
@abdifitaaxlibaaanismaciil6877
@abdifitaaxlibaaanismaciil6877 Жыл бұрын
Mashallah ilahey haku barakeeyo bro ……wcs
@Valeria_9086
@Valeria_9086 Жыл бұрын
Red flags raga ma jiro lkn dumarka blah blah wd dhihi taqana wad halagsantay💀
@hodansulayman5426
@hodansulayman5426 Жыл бұрын
masha allah wllo cumar horay usoco
@queenmaria4453
@queenmaria4453 Жыл бұрын
asc cumar ragu red flags malahan maxad kala jeeda sida usotiriday red flags dumarka mad kan nimakana utirisid dumarka ayad feminism ku edeysa adigana hada ninimo udhurtay hada hadleyso waxa habo inad hadalka ku cadalad fasho dumarka sida cebahoda lo timamo sifican ayaa utaqan tan ninkana waa iska idhatireysa imisa nin ba masuliyadi qoska gabay qad korfadhiya hooyo kaliya aya isku qaday tisa iyo teda man tiri karo xuma toda marka wllo dumarka red flags waa so tixday waxan lagu gursan ragana waxa tiri malahan red flags intas ayaan offensive u arkay mahadsanid
@idirishassan4081
@idirishassan4081 Жыл бұрын
Raga qaadka dul fadhiya redflags uun maha ee waa dad ilaahy ka go ay taas redflags iyo xumaan leyihiin lkn tan dumarka ka badn oo dumarku hady is asturan waxn oo xumana lama arkeen
@saynabiitobintawil1092
@saynabiitobintawil1092 Жыл бұрын
Red flags way leeyihiin oo way badan yihiin kama uusan hadlin lkn waxaan filayaa barnaamijkani waxa uu ku socday inantu ragga red flags Maka raading kartaa? Waxa habboon inuu soo diyaariyo barnaamij kale oo ku socda ragga , kana hadlaya ragga red flags kooda si ay uga eegaan hablahooda iyo walaalohood ba .
@sihaamqurux9687
@sihaamqurux9687 Жыл бұрын
​@@saynabiitobintawil1092 Raga red 🚩flag ay leeyihin waxa kamida 1️⃣ninka sawirkada iso dir kudhaho 2️⃣ninka mar walba ladalbada inad meel an gurigada ehen ku kulan taan 3️⃣ninka mar walba u kuso waco kala hadlin arin gur e jirkada un ka xaal waresta 4️⃣ninka wakhtiga salada kuso waco meshi u salada ka aadi lahaa 5️⃣ninka game online ka ciyaara Intas o red flag io kabadanbo raga wayleyihin omar nin dadka muslinka u dhaxeyo ayan uhaystay lkn cawa ayan ogaday inu dhan ujanjeero o meninist yahay
@sihaamqurux9687
@sihaamqurux9687 Жыл бұрын
​@@idirishassan4081 Raga red 🚩flag ay leeyihin waxa kamida 1️⃣ninka sawirkada iso dir kudhaho 2️⃣ninka mar walba ladalbada inad meel an gurigada ehen ku kulan taan 3️⃣ninka mar walba u kuso waco kala hadlin arin gur e jirkada un ka xaal waresta 4️⃣ninka wakhtiga salada kuso waco meshi u salada ka aadi lahaa 5️⃣ninka game online ka ciyaara Intas o red flag io kabadanbo raga wayleyihin omar nin dadka muslinka u dhaxeyo ayan uhaystay lkn cawa ayan ogaday inu dhan ujanjeero o meninist yahay
@idirishassan4081
@idirishassan4081 Жыл бұрын
@@sihaamqurux9687 Intaa aad shegtyba dumarku way sameyan marka jirka laga reebo oo hlky jdhka ninka naagta ka waydinyo iyaduna lacag iyo intee shopping i siinysaa kala hadasha hlky kula talin lahyd say u kaydin laha ee mustaqbal iyo guurba lacagtasi u anfici lahyd takalena dumarkuba sawirkaga iso dir dhahan rag oo kaliya maha oo ana arky dumar sas dhahayaan midaklena xiliga salada iyagaba dumarku ku so wacyaan hady xiliga fasaxa ku jiran iyo hadikle marka dumarka kaga badn redflags marka cumar sidii u fcnyd ayuu dhex dhexadin u sameyay
@madadaalochannel8265
@madadaalochannel8265 Жыл бұрын
M.allah ra yi fiican weeye
@dagandaacad5812
@dagandaacad5812 Жыл бұрын
Waaaw Mawduucaan waanba sugayay
@booksummarpodcast
@booksummarpodcast Жыл бұрын
Hehehehe
@zeinabibrahim2336
@zeinabibrahim2336 Жыл бұрын
Maashaallaah wllo mahadsanid gudbintaada waxaankaa faaiiday wax aad uqiimo badan inshallaah hore usoco markastana waxaad ka hadlaysaa waa shay ka jira bulshada dhexdeeda
@apdouladif8529
@apdouladif8529 Жыл бұрын
Anu waxan aaminsanahay gabdhuhu red flags raga in loo sheego uma bahnaba sababto ah already wayba ogyihiin
@Miss-sagal
@Miss-sagal Жыл бұрын
الطيبون للطيبات ❤ Qof wanaagsan noqo si aad qof wanaagsan u hesho. 🤍🕊🥰
@afaafayni5303
@afaafayni5303 Жыл бұрын
Cumarow sxm menism adigaba ah ban kudhihi kara because wax wax rag ladhaho maba jiran sanadkan adinkaba nusqaan leh rag wixi lagu yaqanay maba lihidiin
@idirishassan4081
@idirishassan4081 Жыл бұрын
Waad iska hadashy wll
@umuqaali8031
@umuqaali8031 Жыл бұрын
Maasha allah cumar waan kaaga mahad celinaayaa dadaalkaaga aad dhalinyarada uheysid aniga shaqsiyan xaajigeyga waxaa ibartay qofaan qaraabo nahay anagoo is arkin isagoo qurbaha jooga iyo anigoo dalka hooyo joogo hore aan isku arkin keliya sawiro alxamdulilaah waan isguursanay hadana waxaan nahay qoys buuxa maasha allah waxaana laga joogaa 16sano maasha allah
@abdifatahmuhudin2273
@abdifatahmuhudin2273 Жыл бұрын
Walashay walhi beentaa ma ahan ani Walashay ninka hada qabo aabahay iyo isaga meel ayey ka wada sheeqeen jiaan guriga ayuu imid Walashay ayaan ka helay . Lkn abahay ninkas wax kastoo ku saabsan wuu ogaa wuun au sheegay wlashay inuu balwad lee yhy . Lkn wlashay wey ogolaatey maasha Allah Hda 8 caruur aha ayey u haysaa .ustadka fikradiisana waan la qabaa.
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow Жыл бұрын
Baryahan danbe hablaheenna Soomaalida waxa lagu siray aragtiyaha jaxiimiga ah ee feminism ka. Anniguna waxaan aaminsanyahay in ay feminism ka iyo qawmuluudku in ay isku midyihiin.
@mawlamusse419
@mawlamusse419 Жыл бұрын
Nooo.amaa danbi gashey,anagoo kugu racsan hadalka inta hore.
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow Жыл бұрын
@@mawlamusse419 intee diidantahay walal?
@FerihaFeriha-rj5fq
@FerihaFeriha-rj5fq Жыл бұрын
Mashllah wlhi mesheda dhigtay alle ha ka abal.mariyo.waxana been aheyn ninki mustaqbal ka leh ino xariir iyo melo isku raacis kugu dalineyn ee jidka saxda ah ku so maryo
@NUURIYE.
@NUURIYE. Жыл бұрын
100% waxan hubaa qofkasta qofka uyahy qof lamida inu helay. Fact
@hadillaium
@hadillaium Жыл бұрын
Saan u sugaaye podcastgan😇❤️
@H.A.M320
@H.A.M320 Жыл бұрын
Ustaad ka keligiin buu idinku dheeraday miyaa mmmm
@khadartoosane7677
@khadartoosane7677 Жыл бұрын
Walashey imika ma fahamty
@sihaamqurux9687
@sihaamqurux9687 Жыл бұрын
​@@H.A.M320 Raga red 🚩flag ay leeyihin waxa kamida 1️⃣ninka sawirkada iso dir kudhaho 2️⃣ninka mar walba ladalbada inad meel an gurigada ehen ku kulan taan 3️⃣ninka mar walba u kuso waco kala hadlin arin gur e jirkada un ka xaal waresta 4️⃣ninka wakhtiga salada kuso waco meshi u salada ka aadi lahaa 5️⃣ninka game online ka ciyaara Intas o red flag io kabadanbo raga wayleyihin omar nin dadka muslinka u dhaxeyo ayan uhaystay lkn cawa ayan ogaday inu dhan ujanjeero
@H.A.M320
@H.A.M320 Жыл бұрын
@@sihaamqurux9687 horta madaawatay muqaalka part 2 🤔?
@hadillaium
@hadillaium 7 ай бұрын
@@H.A.M320 obviously 🙄
@abdilahibashir9496
@abdilahibashir9496 Жыл бұрын
ما شاء الله
@Kiki-xx9hp
@Kiki-xx9hp Жыл бұрын
Waa edeb daran tahay mexe u ahan wesay shaqadeda ina ogado ninka hadu wax gursado bal waka ba gursado ninki xun oo aqlaq xun wan iska didi kara nefteda aniga leh
@kaamildaahir3956
@kaamildaahir3956 Жыл бұрын
Wax badan waan ka faa, iideyna mahadsanid
@mnb496
@mnb496 Жыл бұрын
Wall Omar rasuulku scw marku shegayy dumarka sida lo dorto xadis aya Jiray oo ku shegay qodobo,, marka adigu kas maxad USO qadan wayday marka intas oo calaamad so tirinaysay, teda kle Hana dhigin kuwo ayagu nimanka raadsanayo , maxad dumarka SAS oo dhan ugu tufeysaa...
@Abdirahmangacayte
@Abdirahmangacayte Жыл бұрын
Mawduucaani idinkuu idin ku socdaa dee marwooy Cida looga digayo in ay iska ilaaliso in ay barito tanfta u gasho mid xun waa idinka ee anaga ma ahan
@queensundus1115
@queensundus1115 Жыл бұрын
Teeda kale gbrta nin weyba doonan karta tusale ahan umul khadiija (rac)
@user-um8oo6yh3z
@user-um8oo6yh3z Жыл бұрын
Mar ka aad leedahay Aabaha io walka haku so ogaadan miyosan u af macanen karin .Ileen iyagu madaalacdaana qalbigiisa ...🙂
@HindiAfsoomaali19
@HindiAfsoomaali19 Жыл бұрын
Mawduuc kasoo samee beenta micnaha loo yeelay ee reer galbeedka ka yimaaday erayga {prank ayaan ku sameeyay}thank omer inzhar ❣🙏
@maxmedibraahimxaaji1137
@maxmedibraahimxaaji1137 Жыл бұрын
Wcs wll alle haku barakeeyo sifican ayaa noola hadashay lkin lbada fdiyowba dumarka ayaa ku jaftay dumarka somaliyed waa miskiimo mar walba eey raga aminaan way qiyaanaan ragaan ayaga xataa qiyanada badan laso hadal maxaa dheh aygoon aan guur udiyaar ahay bay gabdhuhu siraan been usheegaan mar walbana waxaa badan dumarku inay yihiin kuwo mustaqbaldoon ah wa jazaakallaahu khayran
@mohamedadan7815
@mohamedadan7815 Жыл бұрын
وعليكم السلام اخي الكريم hal yeey 💖 ❤
@hoodo9260
@hoodo9260 Жыл бұрын
Cajiib 👍
@qaalihajji6829
@qaalihajji6829 Жыл бұрын
Cumarow waxba maabad sheeginee gabar ubaaba sheekada ku dhameesayee waa ku sidaaa hada nin xun maba jiraaa sheekada ku dhamaysay cajiib ilko abeeso hooosta ka xariirsan wale rag waa isku ceeb asturaa
@idirishassan4081
@idirishassan4081 Жыл бұрын
Raga uma ceeb asturine xaqiiqda jirta ayuu ka hadly cumar
@qaalihajji6829
@qaalihajji6829 Жыл бұрын
@@idirishassan4081 asgaaba red flag ah muxuuba sheegaa hush
@idirishassan4081
@idirishassan4081 Жыл бұрын
@@qaalihajji6829 Adiga sas u hadlya ayaa redflaga ee cadifad hadlya isagu xaqiiqda ayuu ka hadly
@asmaosman9787
@asmaosman9787 Жыл бұрын
Alx waa talada aan siiyu inankasta mudo 2 sano ah🤲🤲🤲
@shamsudiin6500
@shamsudiin6500 Жыл бұрын
Waa run wlll omar
@shkuri4537
@shkuri4537 Жыл бұрын
Cumaroow waan ku jeclahy lakiin maanta dhiikar ka baat igu kicisay
@qaalihajji6829
@qaalihajji6829 Жыл бұрын
Sidoo kle abaayo wareer buuba nagu furay
@HindiAfsoomaali19
@HindiAfsoomaali19 Жыл бұрын
Runta dadka way ka naxisa balse dadka ma disho
@qaalihajji6829
@qaalihajji6829 Жыл бұрын
Run baanba meesha oolin soomaaha Halo ceeb asturona waa caadadooda raga ceebtooda maba umaleeyaa
@hafsoomar6323
@hafsoomar6323 Жыл бұрын
@@HindiAfsoomaali19 runtu nma dhibaysee casrigii gabdhu guriga kabixi jirin lama jogo hada waxbarsho shaqo io hoyanimo intaba dumrka way utalaa lkn nin ma ogan kartid maxay tahay hada rag kle waxay kaso ogan dusha sare sda onuu shaqysto tukado dadkana sfcn ula dhaqma marka intasi way kaduwanthy sduu ula dhaqmi dono gabdha wayo salaadisa io shaqadisa asgay anfaci gabdhu waxay rabtaa nin naxris leh sdooklena ugacan furan qayrkana fara LKN NINKAN raga asxabtisa kama ogan karan tusale aniga edaday waxa qaba nin tabliq ah sdoo imamka masjidka xafadena ku yala ah Aadna dadku uqadariyan lagana haybaysto hadaba shikha sdaas waxuu sameya in 6biloodba tabliiq ubaxo xaskisana markay dhahdo wax no reeb an bilano ku yirahda ilhay bn idinkaga tagay waxba masiyo asgoo heli haba yaradane sdi inuu nabi ibrahim yhy marka hada qof laga waraysto wanag buu kashegi oo bakhylnimsdisa ma ogan karo ninkle ilaa gabdhu ogato mhee waliba dhaqan kle ooad uxun buu leyhy hada calamdas okle wa red falag mala oran kara
@um.sumeya1377
@um.sumeya1377 Жыл бұрын
Ilahaw nohagaji rag iyo dumarba yaa allah
@maizamm5727
@maizamm5727 Жыл бұрын
Wnkugu raacsanahy tamamen👌 Aniga gbr bn ahy aqlikyga ano isticmalayo. Oo hdlkga sfcn u dhagysty waa sax ah baa kahadashy, gabdha waa inee sharafteda dhowrataa oo boqorad ayada lsoo raadiyo noqoto.
@khaalid8059.
@khaalid8059. Жыл бұрын
Asc wll cumar inshar
@Abdirahmangacayte
@Abdirahmangacayte Жыл бұрын
Dhaqamadii gaalada ayay dhalinyaradu qaateen laakiin Fuudkii laga cabay wuxu noqday mid ay ka shalaayaan, Waxyaabaha guriga dumiya waxaas baa kamid ah runtii, allaha soo hanuuniyo Dhalinta xiriirkaasi xuni uu ka dhexeeye
@warisabdi39
@warisabdi39 Жыл бұрын
😂😂 Waxaan u fahmay inaa adiga ka kow tahay micnaha calamada cas Ee raga sababto ah 90 dumarkaad ku dhagantahay ogoow waan jeclahy mowduucada lakiin kuuguma raacsani tan
@papiobashka5401
@papiobashka5401 Жыл бұрын
Inta wanaagsan ayaa kaa badan ogow taas
@warisabdi39
@warisabdi39 Жыл бұрын
@@papiobashka5401 fikirkeygan ka hadlay huuno
@mihaz442
@mihaz442 Жыл бұрын
Waxaad saas aad udhaheysid waxa waaye inaad emotional tahay mana ahan wax aan layaabayo ama aan kuu ceybeynaayo waayo Dumarka waa emotional xaalad walba hadaad wax run ah aad sheegtid siib runta qaraar Dumarka ma u adgeen sankaraan
@papiobashka5401
@papiobashka5401 Жыл бұрын
@@warisabdi39 anba fikirkeyga ayaan ka hadlay
@warisabdi39
@warisabdi39 Жыл бұрын
@@mihaz442 waa waxaad iska dhaa dhiciseen
@dagandaacad5812
@dagandaacad5812 Жыл бұрын
Mantana ana u horeeyo
@sadiafarhan695
@sadiafarhan695 Жыл бұрын
Hhh bro is focusing on women than men Thank me later 😌
@Haffsah0
@Haffsah0 Жыл бұрын
As always, that farax's mentality😅
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 Жыл бұрын
We don't have to compare ourselves. We why more somali women are single moms
@sihaamqurux9687
@sihaamqurux9687 Жыл бұрын
​@@Haffsah0Raga red 🚩flag ay leeyihin waxa kamida 1️⃣ninka sawirkada iso dir kudhaho 2️⃣ninka mar walba ladalbada inad meel an gurigada ehen ku kulan taan 3️⃣ninka mar walba u kuso waco kala hadlin arin gur e jirkada un ka xaal waresta 4️⃣ninka wakhtiga salada kuso waco meshi u salada ka aadi lahaa 5️⃣ninka game online ka ciyaara Intas o red flag io kabadanbo raga wayleyihin omar nin dadka muslinka u dhaxeyo ayan uhaystay lkn cawa ayan ogaday inu dhan ujanjeero o meninist yahay
@sadiafarhan695
@sadiafarhan695 Жыл бұрын
@@sihaamqurux9687 alxamdllh keyga intaasba mlhn
Fandhaal Podcast | 38 | Eber |
42:15
Omar Inshar
Рет қаралды 44 М.
Markuu Raggu ooyo | 12 | Fandhaal Podcast |
23:20
Omar Inshar
Рет қаралды 36 М.
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 60 МЛН
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 25 МЛН
087 | Akhris Aayatiin leh | Fure dhan kasta ah.
35:15
Sahan Podcast
Рет қаралды 26 М.
Waxaad ubaahantahay in aad ka baxdo Matrix-ka |
23:46
Omar Inshar
Рет қаралды 38 М.
5 Beenood Aad Ka Aaminsantahy Qurbaha
7:21
Abdirahman Dayib
Рет қаралды 348
Fandhaal Podcast 66 | Tijaabadayda Aan Kula Wadaago .
23:12
Omar Inshar
Рет қаралды 37 М.
OOMAAR BARBAR OO NORWAY LAGU DILAY LIVE DAAWO
17:32
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 5 М.
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 60 МЛН