FARXIYA FISKA -ADIGA IGA BADAN OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

  Рет қаралды 839,771

Farxiya fiska Official

Farxiya fiska Official

Жыл бұрын

ERADI ABWAAN ORSHE
LAXAANKII DAUAD XANFAR
MUSIC BY A/Wali FURINLE

Пікірлер: 336
@zahraosman599
@zahraosman599 Жыл бұрын
Qof kula cod ah majiro Aqladana sida aan ka arko social media qof wanagsan inaa tahay .War oo dhan amuunsnaanta iyo hadal yarida ayaa kaga filan.oo cadawgaga u dhimanayaa.wax walba oo wanagsan yaan ku rajeynayaa .ha iloobin inta ku jecel.dantada gaar iyo mida guudna wado .Iska Quraami Afka lagu hayo you 🤲❤️
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 Жыл бұрын
Xaqiiq wan kugu raacsnhy boqorada codka allaha noo desto
@sahixubi5498
@sahixubi5498 Жыл бұрын
Hodan Abdirahman baa ka cod macan
@mohamedabdullahi6865
@mohamedabdullahi6865 Жыл бұрын
@@sahixubi5498 😁😁😁😁 isku si uma naqaano
@Cadar49
@Cadar49 Жыл бұрын
@@sahixubi5498 Hodan taada heeyso maxaa dadka sanka oga galinee waa arag tidaada ixtiraan aragtida kale ileen qof walba waa dooq. okay?
@bartaynoloshicusbeyd8103
@bartaynoloshicusbeyd8103 Жыл бұрын
Quruxdiyoo qof ah naag ka qurxoon fiska Somali kama dhalan Mansha allah waa qalanjo kala dhig dhigan ❤
@eng.khaliif5193
@eng.khaliif5193 Жыл бұрын
Anaba qaba mid ka qurxane
@bartaynoloshicusbeyd8103
@bartaynoloshicusbeyd8103 Жыл бұрын
@@eng.khaliif5193 😂😂😂😂 Mansha allah lenahay lakiin maxad la honaste
@awilalimohamud5320
@awilalimohamud5320 Жыл бұрын
Beerkayga adaa hantiyey Bogayga adaa harsaday Hankan adigaa dabraday Halyey kale kula Simon Hubaal hubaal adiga iga badan❤🌷
@engineermohamoud7423
@engineermohamoud7423 Жыл бұрын
😂😂😂😂 soo hees kala kacsan maahan
@noormohamedyussuf316
@noormohamedyussuf316 Жыл бұрын
Voice still tob but here its not vocabulary or any idioms so i personally no reward
@wardahgalbeti7396
@wardahgalbeti7396 Жыл бұрын
Such beautiful 😍 and very much talented ❤️ artist comes across humble and loving soul ❤️ ♥️
@Blacktolite
@Blacktolite Жыл бұрын
Fathiya fiska 🎶🎶🎶🎵❤️❤️
@cabaascabdi7743
@cabaascabdi7743 Жыл бұрын
😢beerkayga adaa hantiyaay bogayga adaa harsaday 😊hanka adiiga dabraday ❤hubaal adiiga iga badan ❤🥲❤️🥰
@balqeysa7209
@balqeysa7209 Жыл бұрын
MashaAllah dhaxda quruux marwo kulamid ah maleh beautyful smart wise lady
@libanahmed8271
@libanahmed8271 Жыл бұрын
Farxoyo axmed cadaawe fananada qaranka somaliyeed ax ya hees adiga iga badan
@NajaxCabdullahi-h7l
@NajaxCabdullahi-h7l Ай бұрын
Hestan way igu waynty naju iyo Bashir cabdi wali xasan 🫂💋💋💋
@osmaanibrahim7045
@osmaanibrahim7045 Жыл бұрын
Waa hees Micno badan ku fadhisa hadii aad fahmaysaan farxiyo qurux way fogaatay guul wllo maansha alaah alow hanoo waayin waxaan jeclano
@hayatsalam9384
@hayatsalam9384 Жыл бұрын
Manshallaha golden voice farihiya fiska asloob badan axsaan voice axsan tune axsan fanaanad buuxda allah ku xifdiyo huuno hees aad u macaan ilaa malintay so baxday 2 days ago intaa dhaan waan kuso ceeshanayey wow 11/23/2022 5:43 am in the morning ❤️❤️❤️❤️🥰😘🥰🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️
@gem2144
@gem2144 Жыл бұрын
Mashaallah finally we hear from you you’re alive and looking healthy Mashaallah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🤍💚☝🏼☝🏼☝🏼☝🏼🌹🌹🌹🌹🌹
@hkayir916
@hkayir916 Жыл бұрын
She is alive and well and she did her song near beautiful mountains of sanaag somaliland viva her viva my beautiful country Republic of somaliland
@Xoriyo_xarago23
@Xoriyo_xarago23 Жыл бұрын
Somalidu ilmay kuwashen ilamheda way korsatay hdana nafteda bay uraxaysane. Raxayso sis noloshada wado masha Allah ana waa inan sidada catadaydi ku noqda boqorad codka fiska❤
@bartaynoloshicusbeyd8103
@bartaynoloshicusbeyd8103 Жыл бұрын
Caato nimo anaa isku kari la😢😢😢😢 malin kasta wan bilawa hadana wan joojiyaa😂
@nasreenwhatdowedohavali1425
@nasreenwhatdowedohavali1425 Жыл бұрын
Aawey uurkii la shegayey ma been bey aheyd
@nasreenwhatdowedohavali1425
@nasreenwhatdowedohavali1425 Жыл бұрын
@@bartaynoloshicusbeyd8103 Qof buuran cuntaa buurisey 😁😁
@holhol229
@holhol229 Жыл бұрын
Mubaarg aktoobar nin raga ah wiil iyo caano
@dr.abdihakimhassanjama6497
@dr.abdihakimhassanjama6497 Жыл бұрын
Emotional and beautiful song with hard voice and very talented and only female artist now, forever and popular singer comes across humble and loving soul
@Dhakhtarr
@Dhakhtarr Жыл бұрын
@cadaaladaxoogleh408
@cadaaladaxoogleh408 Жыл бұрын
Heestan aad oga helay thank you queen f fiska waqti muhiim ii tahay soo saartay waa sida u dareemayo jeceylkeyga iga maqan beer keyga ada hantay bogeyga adiga harsasay hankaan adaa dabraday hubaal adiga badan caleeek waa sida dareemayo dhab ah ax ax ❤️❤️💯🤟👏🌹
@netflixfaiza6229
@netflixfaiza6229 Жыл бұрын
The marriage of the much younger man makes her look more beautiful and happier than ever 😍😍😍💖💖💖
@farhiyaismail8863
@farhiyaismail8863 Жыл бұрын
When this I thinking my my dad my brother my sons and my husbund
@nimcaanahmed4448
@nimcaanahmed4448 Жыл бұрын
Sfs
@zohairasa3eed721
@zohairasa3eed721 Жыл бұрын
@netflixfaiza6229 Exactly! I agree that with you
@Blacktolite
@Blacktolite Жыл бұрын
Back to basics 🎵 original music 🎶
@hashiabdulleabikar3181
@hashiabdulleabikar3181 Жыл бұрын
Fanaanad qaran , guurkaaga mid qeyr badan Alle ha Ka dhigo,ubadkii nabi sakarya oo kale Alle haydin siiyo
@allyhaji1902
@allyhaji1902 Жыл бұрын
jacaylku hogaan isuray hamuuntuna iguma yara hilowguna igama baxo'ee afkuna hadalkaga iyo hadaqi weli madeynine halheys magacagi noqoy adiga magacagi noqeyee berkeyga adaa hantiyey bogeygaa adaa harsadey hankaan adigaa dabradey halyeykale kulama simo hubaal adiga iga badan jacaylkuu hogaan isuray howshisuna iguma yara hamiga adigan kabixinee habsami socodkaga iyo horjoogagu igama lumo habeen qura kaama lado adiga habeen qura kaama lado beerkeyga adaa hantiyey bogeyga ada harsaday hankaan adigaa dabrdey halyeykale kulama simo hubal adiga igabadan cajiiiiib
@moh4127
@moh4127 Жыл бұрын
Farxiya caddey nacabka ha ujoojin we all love you.
@naruurab1114
@naruurab1114 Жыл бұрын
Marwalbo waan ku sitaa fanaanadeena, cod iyo qurux Alla wuu ku siiyey Mashaalah.
@oladamed5990
@oladamed5990 Жыл бұрын
What a beautiful voice! Somali number one female singer.
@sahixubi5498
@sahixubi5498 Жыл бұрын
Hodan Abdirahman baa number one ah
@liiasensio3047
@liiasensio3047 Жыл бұрын
@@sahixubi5498 nooo iyada waa legend lkn bestie waxaa eh kabayare
@aminaabdulahi4321
@aminaabdulahi4321 Жыл бұрын
@@liiasensio3047 noo qali land
@liiasensio3047
@liiasensio3047 Жыл бұрын
@@aminaabdulahi4321 nooo
@abdisamadhassan2011
@abdisamadhassan2011 Жыл бұрын
@@sahixubi5498 Xishoo
@abdullahmateio5856
@abdullahmateio5856 Жыл бұрын
Golden voice keep on going the best somali famale artist. Areyada iyo codka laxanka 100/% top
@faraxxashiyusf890
@faraxxashiyusf890 Жыл бұрын
Yaawaaye kaas mubaarak octoper miyaa
@shukrimusewehliye8081
@shukrimusewehliye8081 Жыл бұрын
woow fanaanad iyo bar waxaad ugu Horeeysaa Fanaaniinta Soomaaliyeed ee Safka Hore
@naciimoclaahi8582
@naciimoclaahi8582 Жыл бұрын
Hubaal hubaal adga iga badan ❤️💯
@Somfox1
@Somfox1 Жыл бұрын
VIVA LOVE .. LOVE RULES .. AWLAAD JACAYL DHALAY UDGOONKAAD KU GARATAA ... MASHA ALLAH
@mousamooge8228
@mousamooge8228 Жыл бұрын
WAAAAW SHAW RAGAN WADA OOYAYA NINKU NAAAG QOOODH AH AYUU KA QAADAY JAH ILAAHAY NABUR GARDARO HA UGA DHIGO
@Ceynicumar5188
@Ceynicumar5188 Жыл бұрын
m.a boqorada codka waan ku salaamay
@onejaanis6198
@onejaanis6198 Жыл бұрын
Jaceylkaaga inaad ku faanto waa darajo aad dadka kale dheertahay jaceyl xaasid ma waayo fiska jaceylkaaga Allaha isku kiin barakeeyo insha Allah
@rashidgoondibi1454
@rashidgoondibi1454 10 ай бұрын
Farxiya waa dhulkii sanaag ee quruxda badanaa. Dayaxa muse tuurwaa
@beyenebogale4756
@beyenebogale4756 Жыл бұрын
WOW Artist Farxiya Fiska Sings Very Attractive Amazing Highly Vocal Sound Music of year 2023. She is Queen of Somalian Beautiful singer
@burhaanahmed3030
@burhaanahmed3030 5 ай бұрын
Gabar walba heestaan 2026 daawanaysa i love you ❤
@luvfadush1
@luvfadush1 Жыл бұрын
Absolutely beautiful!! Fiska is another level 😍❤️❤️❤️😊❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@kadra7743
@kadra7743 Жыл бұрын
Abaayo Ale hakaa furo biinka kuguxiran Amiin yaa Rabi
@mrabdi3813
@mrabdi3813 Жыл бұрын
Biinka ad shegayso ilahay mala hoortagaysa oo maa hubta malinta qiyame wax kala weyn maa jire
@princessgacal3678
@princessgacal3678 Жыл бұрын
Qurux plus cod edo mcn nolow abidka❤️❤️
@shukriali7215
@shukriali7215 Жыл бұрын
Halyeey kale kulama simo waaaw ❤beautiful in side and out side aqlaaq iyo edeb and golden voice ina ahmed Adaawe haw bixin dhukuro kabajaaga ma gaarto balayada codka amxaarada leh ❤
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Жыл бұрын
Farxiyo fiska dadkii iska qaylinayay aamusnaan ayay KU dishay waxaa layiri ninkii hadal kugu dila aamus ayaa lagu dilaa viva farxiyo fiska 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@halimasheikh1941
@halimasheikh1941 Жыл бұрын
We love you sister. Hor usoco
@yavuz198
@yavuz198 Жыл бұрын
Abyo mcn love ❤ 😍 💖 ❣ 💕 💘 ❤
@KamaalAdan-gu8wn
@KamaalAdan-gu8wn Жыл бұрын
Kamaal Adam
@hudaladan3348
@hudaladan3348 Жыл бұрын
Masha Allah qurux iyo cod illaahey waa ku siiye
@momindekk1
@momindekk1 Жыл бұрын
Masha allah cod Macan, laxanka DAUUD XANFAR nin culus.
@aminaugas4129
@aminaugas4129 Жыл бұрын
Masha Allah ilaahay ha ku hafido .Abaayo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤
@Indhojeceelinafaarahbade-hf1cv
@Indhojeceelinafaarahbade-hf1cv Жыл бұрын
Hees macaan ayada qaday
@ahmedhybe217
@ahmedhybe217 Жыл бұрын
Boqorada codka farxiyafiska ❤
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 5 ай бұрын
Maagiiye. Khamiir
@biggstone3573
@biggstone3573 Жыл бұрын
Gabooye ismuujiya 1m hala gaarsiyo boqorada codka fiska
@alhamdulillhforislam458
@alhamdulillhforislam458 Жыл бұрын
Insha Allah dumashi qali waan jacalay Allah isku daayo ❤ ❤
@khadradiriye9412
@khadradiriye9412 Жыл бұрын
Manshaallah she is beautiful also her voice is amazing keep going walaal guleyso waligaa.
@howtomake14654
@howtomake14654 Жыл бұрын
Maasha allah fiska waakuwataa geesiyad baatahay
@subax5439
@subax5439 Жыл бұрын
Masha allah tabarik allah caadi maha heestu adiga iga badan
@farhiyamahamad5492
@farhiyamahamad5492 Жыл бұрын
Wow waxasa jacayla ❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍👍👍
@user-st9ud1li9f
@user-st9ud1li9f 5 ай бұрын
Kaliya najmo nashad ka qurxoon
@MUSEAbdikarim-si2lx
@MUSEAbdikarim-si2lx 10 ай бұрын
Waaw
@abdiaziz5492
@abdiaziz5492 Жыл бұрын
Waaaaah amazing one golden voice MashAllah
@Qalbi_uroon
@Qalbi_uroon Жыл бұрын
Dadkii lahaa wey sixran tahay fiska away kk alla maxee isceebeyeen kkk anyways waxba nagama gaalin dumaashi fiska beel weynta gabooye ba ku jaceel. Keep going on. Peace and love.
@adnaanmahamed6596
@adnaanmahamed6596 Жыл бұрын
Farxadaada iyo wanaagaaga ilaahay kaama dhantaalo wall farhiya THE ONE
@ordaayeyare8103
@ordaayeyare8103 Жыл бұрын
Amazing one golden voice mach allh❤️
@zainabahmed4198
@zainabahmed4198 Жыл бұрын
Wooooof cod iyo quruxba allah waa kuu dhameeyey noolow
@cawilyare6432
@cawilyare6432 Жыл бұрын
Jah
@fiintonab5090
@fiintonab5090 Жыл бұрын
Eesh calaa. Hees 💟💟🐞💞💞💞💞❤️❤️💋💋🍓🍓🍎💗💓💓💗🍒🍒♥️❤️❤️💙💙❤️❤️💞💋🍓💕
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Жыл бұрын
Waaw ❤️ Waaw cadi mahan ishcala hees
@shuebaden6098
@shuebaden6098 Жыл бұрын
Keep forward best somalia female singer Almost u deserve number one
@maryanruncooking5376
@maryanruncooking5376 Жыл бұрын
Masha allah Fiska wa gabar qalbi fican
@FAAD21
@FAAD21 Жыл бұрын
Queen of voice Fiska
@maxamad6864
@maxamad6864 Жыл бұрын
Fiska Cadey Qurux
@farhiyamahamad5492
@farhiyamahamad5492 Жыл бұрын
My beautiful sister Farhiya fisk
@mukhtaarmaxamed7165
@mukhtaarmaxamed7165 Жыл бұрын
WaaaW yarta♡
@abubakarali4845
@abubakarali4845 Жыл бұрын
Masha alah Perspective love ❤
@haut-niveauchannel2919
@haut-niveauchannel2919 Жыл бұрын
Halyay kale kulama Simon Hubaal hubaal adigay iga badan off off calayk boqoradii codkaa ❣🤩💝💯👌
@luulabdullahimahmoud1143
@luulabdullahimahmoud1143 Жыл бұрын
Masha allah farxiya fiska fananada qarniga jecliyoo Cod mcn ❤️❤️❤️❤️❤️
@basheybsb7919
@basheybsb7919 Жыл бұрын
This lady is undoubtedly the best artist in the 21st century.
@WARIYE_DECK_DOORALE
@WARIYE_DECK_DOORALE Жыл бұрын
Queen 👑 farhia Fiska 👋
@nasramo-ei3zm
@nasramo-ei3zm Жыл бұрын
Masha Allah waa quruxdii qof ah fiska
@guledmaxamed2529
@guledmaxamed2529 Жыл бұрын
Beautiful Farxiya Fiska Salaan Sare Wall
@romanreing6693
@romanreing6693 Жыл бұрын
Ayyy hees iyo badh 💋❤👸
@HassanMohamed-hu8bk
@HassanMohamed-hu8bk Жыл бұрын
Farxiyo cdy wllh cod iyo qurux bdn aqlaaq intaba adaa leh
@huseinkaash2261
@huseinkaash2261 Жыл бұрын
Masha allaaah qalbiga ku slm bbe farxiyo qofqaliyaa thy wallhi aad ayaan kugu farxaa bbe
@cumarxasan9902
@cumarxasan9902 Жыл бұрын
Fiska waxay Fariintan u direysaa kuwa ku mashquulsan iyada & Xaajigeeda markaa Raadsada Arsaaqad dhaanta inta aad Hilbo dad aad cuneysaan Hadalba Gam Gam Gam Gam Gam Gam
@saynabbahad229
@saynabbahad229 Жыл бұрын
Wooooow wshcala hees igu filan ayaamo heestu
@holhol229
@holhol229 Жыл бұрын
Wiil iyi caan
@abshiroomaar5541
@abshiroomaar5541 Жыл бұрын
Dadku wa wada qiirody e ya xaasid ah wa is weydiiye wlhi all comments is beautiful
@Safi-fm
@Safi-fm Жыл бұрын
The best voice 😊 any of her show coming up?
@nimca2695
@nimca2695 Жыл бұрын
Horo u soco
@Safwaan-to9bj
@Safwaan-to9bj Жыл бұрын
Esh calaa murqaan
@virginiaharvey
@virginiaharvey Жыл бұрын
Great track lovely video
@alhamdulillhforislam458
@alhamdulillhforislam458 Жыл бұрын
Dumshi bilan naaya nolow Allah ku xiifidyo adiga iyo reerka baa guulyso marksta from MN 🇺🇸
@engineermohamoud7423
@engineermohamoud7423 Жыл бұрын
Aad iyo aad allah ha isku barakeeyo sister from Sweden 🇸🇪
@engineermohamoud7423
@engineermohamoud7423 Жыл бұрын
Muslimah . Minnesota joogtaa msha allah barsho wanaagsan soo dhowoow queen
@alhamdulillhforislam458
@alhamdulillhforislam458 Жыл бұрын
@@engineermohamoud7423 yes thanks wll
@deqsanmoha3091
@deqsanmoha3091 Жыл бұрын
@@engineermohamoud7423 ana portland joga barasho wngsn
@saadiaabdillahi9262
@saadiaabdillahi9262 Жыл бұрын
Une belle voix ❤
@khaalidaadam4251
@khaalidaadam4251 Жыл бұрын
Farxiyoo yar baa igu wacan
@rudwanmahamud8553
@rudwanmahamud8553 Жыл бұрын
Mnsha allaah keep going fiska
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 Жыл бұрын
Fiska fananad qaran 👑😍🙌
@samirasahra1747
@samirasahra1747 Жыл бұрын
Waåaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw
@fankafanka8369
@fankafanka8369 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@Deqhon143
@Deqhon143 Жыл бұрын
Awoowe fiska❤❤❤
@Zeinab2dhgx
@Zeinab2dhgx Жыл бұрын
Beautiful Woman the Somali Queen 👸 we love you. Keep going 💪 ✨ 👌 👏 💓
@nim7534
@nim7534 Жыл бұрын
Hal heys magacaaga noqoy Halyey kale kulamasimo hubaal hubaal adigeyga badan kaas waa sugaaa
@qaalidlucky2015
@qaalidlucky2015 Жыл бұрын
Qof qurux badan yatahay fiska ❤❤❤❤❤❤❤❤
@holhol229
@holhol229 Жыл бұрын
Wiil iyo caan
@abdallamahfoudabdalla7669
@abdallamahfoudabdalla7669 Жыл бұрын
MashaAllah 🥰
@MohaMoha-vm7nt
@MohaMoha-vm7nt Жыл бұрын
Wow beerkeyga adigaa hantiyey
@fahad.a.yasin88ali71
@fahad.a.yasin88ali71 Жыл бұрын
Wlhia qoftaan codkeeda wali fanaanad somaliyed kuma arag keep going fiska abayo
@sahixubi5498
@sahixubi5498 Жыл бұрын
Hodan Abdirahman baa ka cod macaan xaqiiq
@aboustartali2075
@aboustartali2075 Жыл бұрын
Bogorada voix nolow oo horey usoco
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Жыл бұрын
Farxiya is back🎉🎉🎉🎉
@caashoabuukar4549
@caashoabuukar4549 Жыл бұрын
M.a qurux iyo cod wax heysataa
Farxiya Fiska hees cusub Nafteeydaan la hadlayaa intaan waa hiifayaa
7:24
Farxiya fiska Official
Рет қаралды 1,2 МЛН
Farxiyo Fiska - New Song Shaley Way Macaaneyd ( Official Video ) 2021
4:27
Farxiya fiska Official
Рет қаралды 126 М.
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 10 МЛН
FARXIYA FISKA | HANO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:44
MUBARAK OCTOBER
Рет қаралды 91 М.
12 juillet 2024
3:32
Deka Med Mahmoud
Рет қаралды 49 М.
HUSEEN ALI MIIRALE HEESTII NAGAADI 2023
5:59
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 4,2 МЛН
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 1,6 МЛН
FARXIYA FISKA "NIN XILQAADI KARAYOO"  LIVE STAGE OFFICIAL VIDEO HD 2015
5:53
Himilo Media Production
Рет қаралды 895 М.
FARXIYA FISKA FT MUBAARIK OCTOBER | JACAYL DAACADA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
4:51
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,2 МЛН
FARXIYA FISKA MUUQAAL CUSUB  HEESTA DUGSIIYE
3:39
Jamila Garruun
Рет қаралды 1,6 МЛН
FARXIYA FISKA 2022 | JACAYL BAABKIIS XIDHAY | HEES CUSUB
9:39
Mattan Pro
Рет қаралды 153 М.
farxiya fiska  2013
5:43
The Asal films
Рет қаралды 308 М.
Kenjebek Nurdolday & Baller - sokpe#сокпе#сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 241 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 1,3 МЛН
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 743 М.
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25
Жандос ҚАРЖАУБАЙ
Рет қаралды 103 М.
Ulug'bek Yulchiyev & Aziza Qobilova - Esim ko'p (Premyera Klip)
3:32
ULUG’BEK YULCHIYEV
Рет қаралды 2 МЛН