Futuux Al-Xabasha (Mahadho Reebka Sooyaalka) || ILA AKHRI || Qeybta 1aad

  Рет қаралды 9,173

Abdiwali Khalif

Abdiwali Khalif

Күн бұрын

Facebooga Nagala Soco Page-kan:
/ abdiwalikhalif22
Linkiga Sheerxirfad: sheerxirfad.com/
Qeybaha Muuqaalka:
0:00 Hordhac
1:30 Buugga
3:20 Xabashi
4:40 Geeska Afrika yaa isku hayo?
5:25 Suu islaamka nagusoo gaaray?
6:25 Qarinigii 16naad
8:00 Qarnigii 9aad
8:25 Dowladihi Islamka Qarniyadii 13naad ilaa 16naad
16:10 Taariikhdeena yaan ka qaadanaa?
*Buugga Deep Work:
• HOWLKAR -- Deep Work -...
1. Talooyin Waxbarasho:
• Shahaadooyin Ka Qiima ...
2. Takhasusaadka Jaamacadaha Lagu dhigo
• Waa Maxay Engineering?...
3. Sookoobid Buugaag (Barnaamijka ILA AKHRI). Sida kuwan hooose:
* 7 Habits of Highly Effective People:
• 7da Caado Ay Leeyihiin...
*Atomic Habits:
• Isbadallo Yaryar, Horm...
*How to stop Worrying:
• Jooji Walwalka Bilow N...
*Finish What you Start:
• 1/2 Saad waxaad bilowd...
*Sidey meel sare ku gaareen:
• Sidey Meel Sare Ku Gaa...
4. Sheekooyinka Camoo Aadam:
• Natiijada Qaadashada T...

Пікірлер: 55
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN Жыл бұрын
Kitaabkaan 2011 ayaan kasoo iibsaday Mu'tamarkii Culimada Soomaaliyeed. Ilaa waqtigaanna waan haystaa tobanaan mar ayaana akhriyay kama dhergo.
@user-ws6bp7bi3d
@user-ws6bp7bi3d 6 ай бұрын
Masha allah Noosoo badi si aan u barano sooyaalkii islaamka ee giyiga soomaaliyeed
@hodandiiriye-bk4cf
@hodandiiriye-bk4cf Жыл бұрын
ASLAAMU alykuma first one thanks my teacher
@maahirmoha8751
@maahirmoha8751 Жыл бұрын
استاذي ما كنت عارفك ولا سمعتك بس في واحد صديق لي اسمه ورسمه رسل لي قبل دقائق رابط هذه الحلقة وماشاء الله عليك اخوووي وربنا يجعلك منارة للعلم ❤
@amishmaxamed3043
@amishmaxamed3043 Жыл бұрын
Illahay hana siiyo dawlad islamiya ah oo dhulkena no so celusa iyo dhaman dhulka islamka
@Ahmed-jama
@Ahmed-jama Жыл бұрын
Shaqa fiican baa qabatay zhp fadlan qaybta labaadna noogusoo dar❤
@shacbanabdi6552
@shacbanabdi6552 Жыл бұрын
Ustaad ani ahaan xuriyada 1960 la sheega waxa aan u arkaa in aay tahay maqaar saar oo wax ka jiraa laheen oo sanad walba lagu soo xasuusanayaa cadaan mar soomaali imaaday, taas badalkeedane tariiqdeena lagu dugaayo oo nala dhahaaya Somaaliyaba 1960 ma aysan jirin anagoo intaas ka taariikh weyn !!
@monamhssan7217
@monamhssan7217 Жыл бұрын
mahadsanid ustaad
@qoranqaali7618
@qoranqaali7618 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@Ducaysane-to1qv
@Ducaysane-to1qv Жыл бұрын
M....a Runti Taarikhdu wa muhiim gar ahan Markay Tahay Dalkena Somalia ❤
@cabdiqanisaalax8106
@cabdiqanisaalax8106 Жыл бұрын
Mahadsanid ustad abdiwali khaalif ❤
@farxiyabashir1761
@farxiyabashir1761 Жыл бұрын
Masha Allah baarakallah walaalkey mahadsanid
@haw_6060
@haw_6060 Жыл бұрын
Shukrn ustaad
@kamaaludiinka
@kamaaludiinka Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad allaha kaa abaaliyo shaqada aad u haayso umadda 👍🏽
@mukhtaarxaaji993
@mukhtaarxaaji993 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad wax badan ayaan kafaa iiday muuqaaladaada.
@user-nc8bk7bv5k
@user-nc8bk7bv5k Жыл бұрын
BUUG dhamaystir inshaalah
@cabdaladalmar5620
@cabdaladalmar5620 Жыл бұрын
Aad baad u mahadsantahay walaal. Dhab ahaantii buugta sidan oo kale ah in iskuulaadka lagu waajibiyo ayaa wanaagsanan leheed❤.
@abdisamedjama4113
@abdisamedjama4113 Жыл бұрын
Ustaad nahdsanid Qaybaha kalana soo dhig waan sugi la'anhay Runtii ka soomaali ahaan waxaynu leenahay sooyaal fac weyn iyo mahadhooyin taariikh gal ah oo ab ka ab soo jireen ahaa ❤
@sacdiyoabdi119
@sacdiyoabdi119 Жыл бұрын
Ustaad intee ka heli karaa buugan📖
@YARMUUKTV
@YARMUUKTV 29 күн бұрын
Maktabad kasta waa lagu gadaa haday mid wayn thy
@isxaaqahmed9590
@isxaaqahmed9590 Жыл бұрын
Mashallah laakin hadal waxa ku jira cunsirinimo markaa ka bax siyaasada aad sarbeebeysid taariikh dawit1 koowad waxa ku xiga dawit 2 oo isna lagu dilaayo dagaalka markaa form 1 ahaa baa la ii dhigay ❤
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN Жыл бұрын
Aadbaa u mahadsanta walaal Kutaabkaan waa DHAXAL aanu leennahay.
@maxamed.dayib1
@maxamed.dayib1 Жыл бұрын
Hadii lay dhigi lahaa buugan qudha waxaan taariikh kusoo dhigtay dugsiga sare isagaa iidhaami lahaa se alxm hadaan ogahybaba iney jiraan biugan iyo kuwo la mida ahi oo alhriskooda ay soomalinimo kaaga dhadhmaeyso
@ibrahimmao5115
@ibrahimmao5115 Жыл бұрын
Asc abdiweli buugaan xagee laga hela london malaga helaa walaal qofkii yaqaana ha iisheego
@xudayfibashe9780
@xudayfibashe9780 Жыл бұрын
Ustaad abdiwali waxan adiga oo mahadsan walaal in barnaamij ka soo samaysida software engineering mahadsanid
@habiboelmo7877
@habiboelmo7877 Жыл бұрын
Qeybta 2aad sogudbi
@dahiribrahim831
@dahiribrahim831 Жыл бұрын
Aaway boqortooyadii Ajuuraan ee xukumaysay bariga Africa laga bilaabo qarnigii 13 aad ilaa 19 aad, waa 7 qarni .
@ayuuuuuuush
@ayuuuuuuush Жыл бұрын
Asc wll buugaan halkeen ka heli karaa m.a
@husseindirie531
@husseindirie531 Жыл бұрын
waxaan is weeydiiyaa madaama ilaaheey yahay awood badane wax walba awooda maxuu hal diin iyo hal luuqad u siin waayey bini aadamka oo dhan. maxeey diimahaan kala duwan u jiraan ?
@axmedcabdullaahimagar5264
@axmedcabdullaahimagar5264 Жыл бұрын
sxb aad baan kugu mahadcelinaya buugan asagoo carabi aan akhriyey xooga farqi ayan dareemayaa
@cabdinaasirsalebaan6600
@cabdinaasirsalebaan6600 Жыл бұрын
Sxb waa in ay fahmaan dadka soomaalida ah iyo wadamada ay degaan taariikhdooda islaamka iyo dhaqan iyo xabashidii
@abdijibarAj
@abdijibarAj Жыл бұрын
Walaal waxaan kaa codsan lahaay inaa soo koobto buuga caanka ah ee ha murogoon لاتحزن dadka badan oo afka carabiga aqoonin baa jira si ay uuga faaideystaan mahadsanid
@budheyschannel824
@budheyschannel824 Жыл бұрын
Ustaad buugan pdf malaguhilikaraaa.
@user-ho9ur3fo4k
@user-ho9ur3fo4k Жыл бұрын
Book 📖 qof Raba Hage ka helikaraa ustad?
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg 3 ай бұрын
Adiga, najaasha wuxuu boqorka la yiri, waa boqor aan dulmi aqoonin.
@mustafetukaale6159
@mustafetukaale6159 Жыл бұрын
Dalka naga maxaa layidhaah daa
@masurifaysal2226
@masurifaysal2226 Жыл бұрын
Asc walalkayow Mahadsanid lkn waxaan kuu sheegi lahaa inaad marka aad calanka Ethiopia ee cusup aad soo qaadanaysay aadna ka hadlaysay “suu islaamku nagusoo gaadhay waxaan jeclaan lahayn inaad dhulkeena somaliyeed ee Ethiopia wali aan ka xaroobin aad ka harto
@adanahmed3003
@adanahmed3003 Жыл бұрын
Asagoo pdf mali heli karaayaa wll?
@abdulqanicismaanibrahim2279
@abdulqanicismaanibrahim2279 Жыл бұрын
Horta inbadan baan kugu xidhnaa wll cabdiwaliyow waxan doonayay inaan mid kiu sheego dadka kugu xidhan sidaan filaayo dhamaan shanta soomaaliyeedba way ka soo jeedaan sidaa daraadeed waxan kaa codsanaya inaad meesha cunsurinimada iyo nacaybka aad iska dayso runtii aad baan uga xumaaday wlhi gaar ahaan markaad ka hadlayso dhulka soomalida waxaad adeegsataa soomalida not Somalia imika meelo badan ood ka waramayso oo waxa aan soomaliyada aad sheegayso aan ahayn sida saylac barbara boorama markaa dadka ku daawanaya ixtiraamsii anba noo sheeg oo ma samaynayo na dhe aankuu dhaafno meeshadan
@YARMUUKTV
@YARMUUKTV 29 күн бұрын
Waad xanusanthy afka somali ga inta ku hadashaa somali markii kitabkan laqorayey waxaad shegayso majirin hadaad channel kan aad dhaaf tana kuu dhutinmaayo
@mouhyadinabdi7052
@mouhyadinabdi7052 Жыл бұрын
Aadan balaalo wuxu ahaa wasiirka waqfiga ee jabuuti hadana waa safiirka jabuuti u jooga soomaaliya
@mohamedluqman5467
@mohamedluqman5467 Жыл бұрын
Seen kuheli kara buugan
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN Жыл бұрын
Muqdisho Hargaysa Maktabadaha ku yaalla ka raadi walaal.
@guntadunida9466
@guntadunida9466 5 ай бұрын
Aaway kuwii xigay
@maxmedmuuse4653
@maxmedmuuse4653 Жыл бұрын
Dhiganahani marbuu xaafadayada yaali jiray laakiin jaahilnimo iga haysay ma akhriyi jiray waayo ma aqoon nuxurka dhiganahaba
@rakbah.c
@rakbah.c Жыл бұрын
Buuga fatuuxul-xabsha waa buug aadan kaxiiso dhacayn hadaad 100jeer akhrido.
@apdallaalan828
@apdallaalan828 Жыл бұрын
Asagoo pdf ii sheeg zhp
@rakbah.c
@rakbah.c Жыл бұрын
​@@apdallaalan828mahelin isagoo pdf ah balse waad heli hadaad raadiso.
@cabdilaahiiidle6454
@cabdilaahiiidle6454 Жыл бұрын
Isagoo carabi ah miyaa la helaa
@boskariyada4801
@boskariyada4801 Жыл бұрын
😂😂isagoo Af Somaliyaa heleebee 😂
@Summad
@Summad Жыл бұрын
Geeska iyo qaaradaba soomaali ayaa u talin
@sakariye932
@sakariye932 Жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/o9eXiZic29Ktgnk.html buuga Ka so hadal wllo
Taariikhda Imaam Axmed Gurey iyo Furashadii Boqortooyada Xabashida
26:24
Wiilkii Garaash-Laha ee Gawaarida Sameeyey! -- QISADA HONDA!
13:32
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 13 М.
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 13 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 47 МЛН
OOMAAR BARBAR OO NORWAY LAGU DILAY LIVE DAAWO
17:32
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 4,7 М.
Shan-ta oogu Muhiimsan! || Caadooyin aan ku Caana Maalay!
15:45
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 63 М.
Furaha Guusha Sida Quraanka lagu Tusaaleeyey || Labo Qiso
7:48
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 22 М.
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Maanta 25 07 2024
13:06
Universal TV
Рет қаралды 3,6 М.
Maskaxdaada Dib u Prograami || Dopamine Detox!
21:05
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 88 М.
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 13 МЛН