Taariikhda Imaam Axmed Gurey iyo Furashadii Boqortooyada Xabashida

  Рет қаралды 6,593

Abdiwali Khalif

Abdiwali Khalif

Жыл бұрын

Facebooga Nagala Soco Page-kan:
/ abdiwalikhalif22
Linkiga Sheerxirfad: sheerxirfad.com/
Qeybaha Muuqaalka:
*Buugga Deep Work:
• HOWLKAR -- Deep Work -...
1. Talooyin Waxbarasho:
• Shahaadooyin Ka Qiima ...
2. Takhasusaadka Jaamacadaha Lagu dhigo
• Waa Maxay Engineering?...
3. Sookoobid Buugaag (Barnaamijka ILA AKHRI). Sida kuwan hooose:
* 7 Habits of Highly Effective People:
• 7da Caado Ay Leeyihiin...
*Atomic Habits:
• Isbadallo Yaryar, Horm...
*How to stop Worrying:
• Jooji Walwalka Bilow N...
*Finish What you Start:
• 1/2 Saad waxaad bilowd...
*Sidey meel sare ku gaareen:
• Sidey Meel Sare Ku Gaa...
4. Sheekooyinka Camoo Aadam:
• Natiijada Qaadashada T...

Пікірлер: 33
@munamohamed6215
@munamohamed6215 7 ай бұрын
Subxanallah.. Inta badan Dagaalada Musliminta iyo gaalada isku mid ma ahan Gaalada ayaa badan... Dagaalki معركة ملاذ الكرد e Alparslan Qaaidka ka ahaay aan dhageystay on la yaabanay Maba ogeen in Dagaalkaan O lamid ah Ciidanka Qaaidkodane Somali yahay uu jiray mnsha alllh.
@hoodo9260
@hoodo9260 Жыл бұрын
Waa taariikh cajiib ah mahadsanid Ustaadii Waan raadin doonaa insha Allah buugan
@fearlesswoman4635
@fearlesswoman4635 7 ай бұрын
Barnaamijkan ila aqri nosobadi masha Allah
@ShariifAhmed-rd9zz
@ShariifAhmed-rd9zz Ай бұрын
Macha alla
@haw_6060
@haw_6060 Жыл бұрын
Masha Allah ustaad shukrn
@cabdiqanisaalax8106
@cabdiqanisaalax8106 Жыл бұрын
Mahadsanid ustad
@aisha2149
@aisha2149 11 ай бұрын
Masha Allah
@sirajalfaqeeh
@sirajalfaqeeh 8 ай бұрын
جزاك الله خيرا، وبارك الله فيك.
@drahmedabdikadir7707
@drahmedabdikadir7707 Жыл бұрын
M.shalh wll noso badi baraamijka nocaan ah
@yusufbottan9111
@yusufbottan9111 Жыл бұрын
Buuga maalmo ka hor baa akhriyay aad baa u laqabsaday islama markiiba waxaa aad baa u mahad san tahy ❤
@user-bp8qx4fm5q
@user-bp8qx4fm5q Жыл бұрын
Buuga meel lagu hayo magaranaysaa brother
@KaliztaBaraajk-ey4be
@KaliztaBaraajk-ey4be Жыл бұрын
Tixraax nasii ama Mel an ka heli karno fadlan
@user-bp8qx4fm5q
@user-bp8qx4fm5q Жыл бұрын
@@KaliztaBaraajk-ey4be burco ayaan ka heley weliba hema books markaa hadaad u baahan tahay u doono
@abdiazizmohamed95
@abdiazizmohamed95 Жыл бұрын
Mashaalh barakalahu fiik ustaad Abdiwali sida wacan ee aad noogu soo koobtay buugaan qiimaha badan ustaadi waxaan rabay bal in aad halmar muuqaal nooga soo sameyso sida aad buugaagta u akhriso hadii aay suuragal tahay oo wakhtigana kuu saamaxo hadii aan waxyar kaaga taabto ustaadi buugaagta marka aad dooneyso in aad akhriso Ma waxaad ka akhrisaa buuga dhamaantiis mise Mowduucyada aad Muhiimka u aragto Mahadsanid
@cabdiwali
@cabdiwali Жыл бұрын
tusamada ciwaanada igasoo jiito ayaan intadan badan akhriyaa, xiliyada qaar way dhacdaa aan buug wada akhriyo hadaan ka helo ciwaanadiisa oo dhan. mahadsanid walaale baarakallaahu fiik.
@CanabahmedaliCanabahmed
@CanabahmedaliCanabahmed Жыл бұрын
Usts Abdi wali noo soo celi pls barajmiyadii aa ka soo sameen jirtey XIRFADAHA QOFKA ANFACAAYO HADEE THY MID BULSHO MRKUU KU DHAX JIRO AMA MID UU KU SHAQEEN KARO MAHSANID❤
@qadar2619
@qadar2619 Жыл бұрын
Ustaad Amiir nuuur Tarikhdiisa nola sowadaaag
@user-bp8qx4fm5q
@user-bp8qx4fm5q Жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Ustaad buuga meel iigu sheeg waan u baahnaaye adigoo mahadsan
@sahal643
@sahal643 Жыл бұрын
Ustadow sheerxirfad course design soo galiya sida autocad archicad revit Sidoo kale Geometric land planing Sidoo kale Strength material.and strectural Sidoo kale Geotechnical oo ka hadleyso carada Sidoo kale steel structure Oo ka hadleyso biraha Sidoo kale Rcc basic Intaas waa koorsooyinka jaamacadaha muqdisho ku yaalo lagu dhigo Fadlan naga haqabtira
@hiishaam16
@hiishaam16 11 ай бұрын
Asc Wall abdiwali aad baa u mahadsantahy Ee inoo soo faaley bungalow (Hawale warran)oo hadraawi leyahy
@mahamud12
@mahamud12 11 ай бұрын
Wll mcn sogali buga 48 low of power
@xamdaismaciil5602
@xamdaismaciil5602 2 ай бұрын
Í
@abdulhadimahamed1035
@abdulhadimahamed1035 Жыл бұрын
Wll kasoo hadal buugga السياسات الثقافية في الصومال الكبير ee uu Qoray Sheekh suudaani ah
@eggeh01
@eggeh01 Жыл бұрын
Asc wr wb Macalin wan ku salaamay Marka xigta ustaad waxan nahay ardayda sanadkan form fourka galaysa Markaan waxaan jeclaan lahayn macalin inaad muuqaal noo soo diyaariso sida aanu wakhtiga iskugu filnaysiin lahayn haday noqoto muraajacaynta casharadii form three ga iyo kuwa form fourka Please ustaad waxaan ka codsanayaa inaad muuqaal nooga soo diyaariso sidaanu ula jaanqaadi lahayn form fourka iskuguna filnaysiin lahayn wakhtiga . Wabilahi tawfiiq
@ibrahimrascidabdulfattah258
@ibrahimrascidabdulfattah258 7 ай бұрын
Asc. Walaakey maxaay Soomaalida u ahayn dad runta ka sheega Taarikhda ummadda Soomaalieed. Maxayse isugu haystaan Axmed Gurey? Imaam Axmed Garan (Axmed Gurey) waa nin Garan ama sida ay soomaalida utaqaano Garen ah (Ajuran) Iska jooji ka hadalka Immaamka idinkoo wax wayn ka garaneyn.
@zhidk7806
@zhidk7806 Жыл бұрын
Pdf af-somali asago ah yaa haya
@user-bp8qx4fm5q
@user-bp8qx4fm5q Жыл бұрын
Taariikh weyn oo ina khusaysa ayuu ka hadlayaa buugu haygala bakheylin ee halkuu yaalo ama laga heleyo ii sheeg waan u baahnaaye
@cabdiwali
@cabdiwali Жыл бұрын
walaal maktabadaha ayaa lagu gadaa PDF lagu heli maayo
@user-bp8qx4fm5q
@user-bp8qx4fm5q Жыл бұрын
@@cabdiwali maktabadee ayaad ka gada tay ama aan ka heleyaa wall buugba uma aqaan buuga haduu pdf yahayee
@mohamedabdikhalifkhalfo2276
@mohamedabdikhalifkhalfo2276 11 ай бұрын
Ustaad waxa ko sohadasha gender and sex 🙏
@amishmaxamed3043
@amishmaxamed3043 Жыл бұрын
Soomali manta waxa wajib ku ah jihaad lkn daba dhilifyada se xal looga hela ayaga gaalada ka so horeeya
Wiilkii Garaash-Laha ee Gawaarida Sameeyey! -- QISADA HONDA!
13:32
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 13 М.
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 17 МЛН
Natiijada Seexashada xiliga Dadaalka lagaa Rabo!
1:00
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 10 М.
Philip Kotler: Marketing
57:30
Chicago Humanities Festival
Рет қаралды 2,2 МЛН
Sidee Caado Wanaagsan Loo Kasbadaa || 4 Xeer || Atomic Habits
7:02
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 8 М.
Waxaan Kuula Soo Xariiray......
0:58
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 7 М.
Xaalka Gaza Maku Ciilay? Mid iska ilaali Midna Fahan!
11:42
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 16 М.
hadaad i weydiiso Talo Hal Eray ka kooban .....
0:58
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 1,8 М.