Gartu Laba Qof Kama Wada Qosliso🤔

  Рет қаралды 19,600

Fatxiya Cabsiiye Show

Fatxiya Cabsiiye Show

2 ай бұрын

Пікірлер: 206
@jamilasaid2735
@jamilasaid2735 Ай бұрын
MashAllah, this guy need to open his own university to teach our men how to run their lives. My Allah protect you and your families
@Candyg14
@Candyg14 Ай бұрын
Wow mashallah finally a brother with common sense.
@hannifarah7561
@hannifarah7561 Ай бұрын
Mashallah walee in uu nin garaad lahoo gobihi uuw ku dhalay Raaliy dumaroo rabi Raxmad uugu deeqana hooyadaa tahay Ee ina adeer 100 raga bad weliba bar dheertee bela rabi kaa xijaab Runtuna Waa na deeqdoo taadaaba raali naga dhigi
@lightofmylife2008
@lightofmylife2008 Ай бұрын
Raga la sheega wa ninkanno kale . Mashallah uncle is 💯. Haday ragu ruunta isku sheegiin lahayeen waxba kuma xumadeen.
@hanamoha3252
@hanamoha3252 Ай бұрын
This guy is very smart. I hope they listen to him. Thank you for sharing Fatxiyah.
@honeymohamed2436
@honeymohamed2436 Ай бұрын
Mansha Allah walaal. Aad ayaa u mahadsantahay inaad xaqa runta ah oo diinta ku saabsan inaad ka hadashay. Jazakumulah khayr. You are a Real Strong Man, Rajuula.
@Moustapha97
@Moustapha97 Ай бұрын
Can you please tell us his name he’s telling facts may Allah protect him He looks scholar 🙏
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel Ай бұрын
Fatherless_home
@hanibile7305
@hanibile7305 Ай бұрын
Waa lakala tagay orod sa maaha, Raganimadu waa masuuliyad naxariis iyo wax walba oo wanaagsan lkin dadkeenu wey ku yartahay Allha badiyo adigookle adder
@HamdaNura
@HamdaNura Ай бұрын
Wow what a man Manshaallah! If only Duleyste can learn from him this clip will be a beneficial lesson wale. ❤
@zaynabmohamood9985
@zaynabmohamood9985 Ай бұрын
Mashallah Walal I’m so proud of this guy walahi I wish Somali men were like this I’m almost in tears he’s amazing mashallah.
@JamalYasin-kk4pk
@JamalYasin-kk4pk Ай бұрын
Cajiib he is very wise man
@ashaoali8020
@ashaoali8020 Ай бұрын
Caawa waan seexankarayaa at least we have one.
@user-zd5yt5fb9r
@user-zd5yt5fb9r Ай бұрын
Ilaahow aabahan caqliga iyo cilmiga iyo cimriga u barakee ilaahow ninkaan oo kale noobadi
@zahraali2774
@zahraali2774 Ай бұрын
U wright uncle. 🙏 Thank you
@asmaali7582
@asmaali7582 Ай бұрын
He is one in a million ❤
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw Ай бұрын
Ha lays kashifo Oo caadi Ah Ayaan u Arkaa Laakiin. Talo .iyo tusaalooyin Wax ku ool Ah Ayuu dhiibey Casharo gabdhahu u riyaaqeen Ayuu bilaabay Ardayga kobaad Ayaan Ahay F cabsiiye Mahadsanid sister
@ubahdahraan4494
@ubahdahraan4494 Ай бұрын
Cida lalahadlayo waa adiga ee isbadal
@farhiyohashi236
@farhiyohashi236 Ай бұрын
@@ubahdahraan4494hhhhhhhh ninka logoleeyahayow haaisgabiinine isgaro dheh
@ayanleisaak7748
@ayanleisaak7748 Ай бұрын
Kuwa ninkan caynaya waa kuwa ilmahoda dayacay
@ubahmohamud6761
@ubahmohamud6761 Ай бұрын
MashaAllah❤️ open minded brother. JazaakaAllah -khayr
@HalimaAli-sf2ww
@HalimaAli-sf2ww Ай бұрын
Please ninka ku sheegey in oo KZfaq sameyeto ama podcast waan Dhagesana lahay iga gaarsiya Masha ALLAH i wish all somali man was like him very Smart
@fatush411
@fatush411 Ай бұрын
Very intelligent man
@muna6298
@muna6298 Ай бұрын
Haboyar tiktok ba marmar so degsada marmarna wan laso dege waxan is dhaha yar eeg masiibo alle haku rido naag soomaliyed ba ka qaylinaysa oo ka ooyaysa oo leh reer hebel qalbiga waa iga dhintay habo qabiil walbo wuxu rba inuu kali ahado kuwii dad iskugu xigay inay kala goan bay raban waxa dhibta wada waa qoyan iyo duleyste ma ogi waxan ku hadlayo cawa lkn wan niyad jabsanahy meel indho xumo talo ban jjooga dumarka hadan is idhah wax usheeg laygama qadanayo wan yabanahy 😢
@fs292
@fs292 Ай бұрын
Salute sir! Fair iyo (an tacdilu ) waa cadaalad dhamays tiran samee , halkan habeen iyo halkana habeen ojeedadu ma aha. Waxay tahay kab hadii aad tan u iihisid takale na sidoo kale. Majirto tan caruurtii baa u shaqaysay. Iyo waxbay haysataa Adaa meher kuu gu hidhan yahay. Dumarka laftoodu xaqooda sariir bay ku koobeen, iyo naagta iska dhis.
@burco7626
@burco7626 Ай бұрын
Salaam, beautiful soul 💕 He is such an inspiration for our so-called men, masha Allah. May Allah swt reward you, brother aameen.
@maryanmohamud6113
@maryanmohamud6113 Ай бұрын
Ilahow afka haku qaban 👌🏽💯 Guys please let us share this with everyone we know 🔊🔊🎤
@ashamohamed689
@ashamohamed689 Ай бұрын
Walaalkeen man shaa Allah tabaraka raxmaan Sida uu runta ugu sheegay raga somaaliyeed ilaahay ajar ha kaa siiyo ayaga kuwa waanada aad siisay qaata ha ka dhigo walaal Walaal fadxiya shukran ❤
@jamilahassan8487
@jamilahassan8487 Ай бұрын
Mashallah tabarakllah this guy he's really amazing 👏 ilahay afka kama gooyo everything he said true 👍 ilahow maxan u heli weynay nin somaliyed oo noocan ah oo aqligiisu shaqeynayo aniga waxan la igu furay naag kale uu guursaday uu dhawan bartay anigii ima yaqaano kwr masuuliyad darada ina haysata subxaanullah
@hi-gn6my
@hi-gn6my Ай бұрын
Masha Allah, aabe iyo xaas fiican.
@user-hj5co4tl3m
@user-hj5co4tl3m Ай бұрын
Maashaa Allah taasi waa sax .mahadsanid soo gudbintaada 💕💕💕💕💕💕💕💕
@hamdimohamadmohamad1385
@hamdimohamadmohamad1385 Ай бұрын
Masha Allah, illahay caqliga ha u barakeeyo ❤
@Qorsho
@Qorsho Ай бұрын
Mansha Allah well done and will says❤
@Nuurah951
@Nuurah951 Ай бұрын
MashaAllah waa nin nasaba , waa nin qaqiiqi ah. qofwalba haduu xaqa kahadlo mar horaa shacabkeenu hagaagilahaa
@HodonCawil-eu3ct
@HodonCawil-eu3ct Ай бұрын
Masha allah waa geesi kale hanad kaloo noosoo baxay oo masxax furan ilaahay haku bara keeyo walaal gcliye adookale hanoobadiyo guulayso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏
@abdiazizjama6012
@abdiazizjama6012 Ай бұрын
Very great speech, may Allah Almighty protect and bless our families
@Hamdi-Xarago
@Hamdi-Xarago Ай бұрын
Manshallaha 💯👌👍 Finally isku wado Ayaan ku soo dhacnay soo socda.
@Princess.nasrou
@Princess.nasrou Ай бұрын
Machallah abti❤
@WaladDoualehSagallou
@WaladDoualehSagallou Ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤
@Naagnool124
@Naagnool124 Ай бұрын
Xikmad badanaa ninku maanshaa'allaah
@ubahdahraan4494
@ubahdahraan4494 Ай бұрын
Ma shaa Alaah, barakalaah.
@kinzihaybe7794
@kinzihaybe7794 Ай бұрын
Mansha allah great person❤
@KhadraIbrahim-nb2tj
@KhadraIbrahim-nb2tj Ай бұрын
Wow mash Allah. Ilahay caqliga haku barkeeyo
@BarlaHashi
@BarlaHashi Ай бұрын
Mashallaah tabaraka Allah ninkan may dhageystaan garashada badan intey u wada nacamleynayaan Jiheeye af qadhmuune
@muudahir7081
@muudahir7081 Ай бұрын
Mashaallah cajiibsanaa sida abahyga oo kale 😊
@Rakiacom
@Rakiacom Ай бұрын
Mashallah tabarakallh what a great man🙏🏾👏🏽
@user-yc2db4hc9w
@user-yc2db4hc9w Ай бұрын
Mansha Allah ninkani waa wax garad May Allah bless you 👍❤❤❤
@yusufabsiye7526
@yusufabsiye7526 Ай бұрын
Tank you❤
@user-rx8jz7zu5b
@user-rx8jz7zu5b Ай бұрын
Maashallah waya araag weyan. Congratulations
@Moonlight-cm3if
@Moonlight-cm3if Ай бұрын
Omg 😢 one of the great giys i ever seen allahumma barik still there a hope
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 Ай бұрын
Masha Allah Masha Allah Waa Nin Ragii Rag ahaa runtuu Sheegey Waa Run Hadalkiisa oo Dhan illahey ha noo badiyo isagoo kale masha Allah 😂
@user-jl9ix3hk1l
@user-jl9ix3hk1l Ай бұрын
MASHA ALLAH IS VERY TRUE 😥😥😥😥
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 Ай бұрын
Dadka diinta fahansan carabta marka meherka loo fadhiyo ayuu bixiyaa ninku sidaasaa sax ah ❤
@anabhirsi6920
@anabhirsi6920 Ай бұрын
Amazing❤❤❤❤
@nasteexohqalinle186
@nasteexohqalinle186 Ай бұрын
Mashlalhaa this man is amazing. He is telling the truth I wish Somali man would listen to him
@bey6598
@bey6598 Ай бұрын
Mansha Allah
@LuulLuul-qd1hi
@LuulLuul-qd1hi Ай бұрын
Kkkkkkkkkkk mashalaah wll ilahy hakudayo wan kuqoslay runta qodobka ahdiinbuuku meeresanayan sababtu tahay waqodbka uguwayn eelikasogalay diinta raga somaliyeed cilad ugu wana waa tas diint alaha haina fahmsiiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Fadumo-nx4gy
@Fadumo-nx4gy Ай бұрын
Maanshalaa he told the truth all about it
@TheTruthHudaSarman
@TheTruthHudaSarman Ай бұрын
Salamu Calekum my sister Wilkan Somaliyed wilgey maa arkin mid laa mida ah ilahay haa uu syadyo caqlega iyo xikmada waxaan uu bahana haay asgo kale waa waxaa dumar oo dhan radenayan iyo abaha cayalu uu bahan yaheen Mashaa allha
@Pinkfond
@Pinkfond Ай бұрын
No lie was told. 👏👏
@Khfyjbf
@Khfyjbf Ай бұрын
MaashaAllaah
@nim0abbaas643
@nim0abbaas643 Ай бұрын
ilaahow caqliga kudaa cimridheer iyo cafimaad kunolow ala runbadanaa wiilkani ❤️❤️❤️❤️👏👏👏
@user-nq3dg4jq5p
@user-nq3dg4jq5p Ай бұрын
كلام جميل Thank you
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq Ай бұрын
Masha'Allah Faarax lugo baasto Maanta, Ninrageedbaa helay oo runta Usheegay😊😍👍
@hiboosman6705
@hiboosman6705 Ай бұрын
Ma shaa Allah a lion king who understands the reality ❤❤❤.
@ifrahmahamoud8054
@ifrahmahamoud8054 Ай бұрын
The most beautifull speech i have ever hear in my Live ❤❤❤❤❤❤❤
@zeinababdi8587
@zeinababdi8587 Ай бұрын
Masha Allah
@user-fr2zd9un2q
@user-fr2zd9un2q Ай бұрын
Maansha Allah ❤❤ ragna waa ragii hore hadalna waa intuu yidhi
@habonsima3008
@habonsima3008 Ай бұрын
Masha allah tabaraka allah wiilkan masuuliyada ragu dayacen ayuu sfcn uabaarey wlhi lkn dhagihi alle wanya wantooba
@user-gr3es1fe4m
@user-gr3es1fe4m Ай бұрын
Masha alla tabarikalla wll alle hakuxafido raga walaaladenana xaqa alle hatuso ileyn wey nala dhasheene waa leyku dhibanyahy labada dhinac ilmahana alle hanoo xagido allena haloo noqdo🎉❤❤
@salmasurmindi
@salmasurmindi Ай бұрын
Masha Allah ilaahow waxaan ku waydiistay mid hab fikirkaa leh❤❤❤
@saynabali3463
@saynabali3463 Ай бұрын
Mashalaah Illaaah Haku xifatiyo
@fadumawarsame7571
@fadumawarsame7571 Ай бұрын
Allaha ku xafido runta u sheeg muxaadaro badan bay u baahanyihiin Abdi khasaaro.
@bisharoabukar3116
@bisharoabukar3116 Ай бұрын
Masha allah ❤❤❤ allah xifdiiyo amiin yaa rabi 🤲💕 waa Qof wanagsan ❤
@nasromohamed7266
@nasromohamed7266 Ай бұрын
Mansha allah allah xifdiyo wadadkaan waa gar naqsaday wax uu ka hadlaayo waa xaqiiq !
@sahraj3885
@sahraj3885 Ай бұрын
Maansha Allah Tabaraka Allah Fariid Geesi Aqoon badan Inaader taas baa na heysata badan Inanta Badan Reeraha Soomaaliyeed Illahey ha noo soo hadeeyo Raga Soomaaliyeed Caruurtana Allah heynoo Xafido meel kasta ay joogaanba ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
@AminaEggeh
@AminaEggeh Ай бұрын
Subxaanallah habo Shukran for sharing🏆
@fathiadahir5603
@fathiadahir5603 Ай бұрын
absolutely you are right brother , dad lumay soomaliya weeyaan Allahu akbar, hadii ay soomali heli lahayd 10 k oo nin oo xaqiiqadda sidaan u fahansan wale waa la toosi laha.
@Ali34388
@Ali34388 Ай бұрын
maasha Alaah halyeey geesi ah weeye Rijaal hadaad maqlijirtay waa walaal kaan okale alaah xifdiyo asagookale alaah hanoobadiyo so truthful👏👏👏😊👍❤️🥀❤️🥀❤️
@user-rk9db3hv9f
@user-rk9db3hv9f Ай бұрын
Masha alaah ilaahay hanoobadsho isagoo kale hanoobadsho he is absolutely understan
@Shadeahamod
@Shadeahamod Ай бұрын
Masha Allah 🎉🎉🎉 nin rageed somali wakujiran rag fican sidaada iyo ninkayga intaan sheegtay qaarbadan kahaysta lkn mooyi inuu gadaal dulayste kanoqon 😂😂😂😂
@ugaasoskitchen2797
@ugaasoskitchen2797 Ай бұрын
MashaAllah. Walaalkan waa runtiis diin uusan isagu ku dhaqin ayuu iyadu kula dhaqanto isaga. Farah majo waa majo madax is mooday.
@fatimayusuf471
@fatimayusuf471 Ай бұрын
Walee waa nin ilaahay swt haku ciseeyo
@user-bf7gs4lw6e
@user-bf7gs4lw6e Ай бұрын
Wow MashaAllah👏🏻👏🏻👏🏻👍🏾👍🏾👍🏾🌹🌹🌹
@zeinababdi8587
@zeinababdi8587 Ай бұрын
Asc waa reer qof adigo kale ee Allaha ku xafido adiga iyo curuurtada
@nasraosman7686
@nasraosman7686 Ай бұрын
Maashaa Allah waa nin xaqiiqda ka hadlay uma maleeynayn rag saan wax y fahmi karo inay jiraan
@ubahadam9837
@ubahadam9837 Ай бұрын
Manshaallah the best Somali man ever 🥰😍✅💯
@user-je9qt5gn6l
@user-je9qt5gn6l Ай бұрын
Masha Allaah real man
@Nuurah951
@Nuurah951 Ай бұрын
Nin aqyaar ah weeyaan wlhi Aĺaha xafido.
@zaynabmohamed130
@zaynabmohamed130 Ай бұрын
I Love this guy ManshAllh I never see Somali men talking about this thank you ❤
@dakeyaalihassan617
@dakeyaalihassan617 Ай бұрын
Allahu akbar MashaaAllah tbaraka Allah ❤❤❤❤
@mulkisaid8385
@mulkisaid8385 Ай бұрын
Mansha allah ilahay hayno badiyo ninkano kale❤❤❤
@sahrahashi8838
@sahrahashi8838 Ай бұрын
Masha’Allah nin raga allow ku barakee
@sumayamahamed9142
@sumayamahamed9142 Ай бұрын
Asc mashallh mashallh mashallh ❤❤❤❤
@ayaanmohamed154
@ayaanmohamed154 Ай бұрын
Maasha allaah waakuwan dadka aan ubahanahay maskax caafimad qabta❤❤❤
@KhadradanMohammed
@KhadradanMohammed Ай бұрын
Maanshaa allaah illaahy haku xacido rujaal dhab,ahbaatahy kuwad,jeedalka
@sofiaomar3202
@sofiaomar3202 Ай бұрын
that's true
@fardowsahasaan6758
@fardowsahasaan6758 Ай бұрын
Sooo true It made me cry everything he is saying is soo much what’s going on now waa Nabar xanun ah 🤦‍♀️ saan u nol nahay waaa yar yihin Raga saan wax Nola gartaa Car arka wadad saa uga hadlaya anagay nagu dhacday qarken nin dhahaya awal ba dawlad baa ka soo qadanaysay sii wado aniga maxaa iga rabataa markii hore na waxay ahed Anaa masuliyada qadaya Runti Dub ugarasho buu bilabay maba tagaye wuxuu ku tagu ku tusayaa soo sad 😢
@mohamedabdulle9031
@mohamedabdulle9031 Ай бұрын
Soomaaliyeey dadka oranaaayo one in million Taas sax maahan Soomaaliyeey wax xun ayaa banaanka usoo baxo Sida qurmoonka dilida iyo kuwa qeyliyo Hadalkeygu waxuu yahay Rag iyo Dumarka soomaliyeed inta badan waa wanaagsanyiin saa waxa wanaagsan banaanka lama soo dhigto waa laqarsada
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 Ай бұрын
He’s totally right ❤❤❤❤🇸🇴🇺🇸
@OGADHIINLEY
@OGADHIINLEY Ай бұрын
Man sha allaah waa nin rageed
@RahmaHaji-fh8dw
@RahmaHaji-fh8dw Ай бұрын
Maasha allah cagliari.wanagsan
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 Ай бұрын
عليه الصلاة والسلام
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 Ай бұрын
👍👍👍
@ifsaraismail2495
@ifsaraismail2495 Ай бұрын
Waa xaqiiqa
Macluumaad Cusub Ninkii Trump Toogtey, Hal Dulayste Ah & Warar Kale🤔
38:12
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 8 М.
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 17 МЛН
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 51 МЛН
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 117 МЛН
Xaaskii Dayax Dalnuurshe Oo Wejigii & Bushmihii😭Subhan Allah
30:10
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 40 М.
DARBI JIIFKI NAAGTA AMERICA KATIMID GUURSADAY AYAA DILAY NAAGTIISI
15:17
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 120 М.
XAQIIQDA DHABTA WAA TAN HODAN ONLINE NINKEDA AYADA MIYA DISHAY ?
14:38
Hamda Home Decor
Рет қаралды 49 М.
Nolosha Soomaalida ee Luxembourg 🇱🇺 Somalis in Luxembourg
16:35
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 86 М.
Nin Aan Ku Doonayn Daba Orod & Naxariis Kuma Soo Jeesto😢
26:01
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 17 М.
Waa Maxay Cunugtan & Ninkan Sidan Isku Ah? Mee Waalidkii Dhalay? 🤔
17:26
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 11 М.
Gabadhani Inay Ninkeedii Uga Carartay Arintan Ma Ku Saxsantahay? 🤔
45:21
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 12 М.
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
0:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 3,9 МЛН
Эта ведьма поедает детишек #фильм #кино
0:53
МеткийДик
Рет қаралды 3 МЛН
So Cruel!😩 Say No To Turtle Painting🐢🎨 #catvideos #catmemes #trending
0:24
育児6年目の韓国人父が娘と遊ぶ方法4 #shorts
0:11
ミョリムMyorimu
Рет қаралды 28 МЛН