Mucjisadda Daallo - Safarkaygii Sanaag

  Рет қаралды 142,240

Geedi Sahan - Somali Traveler

Geedi Sahan - Somali Traveler

Жыл бұрын

Waxan booqday buurta caanka ah ee Daalo, waxay ku taal gobolka sanaag waa meelaha ugu qurxoon guud ahaa dhulka ay soomali degto.
waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 45 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 45 countries and i am in mission to reach 197 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================

Пікірлер: 326
@GeediSahan
@GeediSahan Жыл бұрын
5kun Like iyo Share Fadlan Salax KZfaqr kiisa: youtube.com/@SaalaxDigle12 Instagram Salax: instagram.com/salaxdayax?igshid=MzRlODBiNWFlZA== kormeer ak KZfaqr kiisa: youtube.com/@kormeerak8431
@AyaanAbdi-zo7lj
@AyaanAbdi-zo7lj Жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الرحمن وبركاته أنا اظن أنا المهدي المنتظر علشان اعرف حاجات كثير خطأ في الدين الاسلامي عندكم مثل الله هو اسم من اسماء الدجال وليس اسم من اسماء الرب سبحانه وتعالى لا تقول اشهد ان لا اله الاالله ومحمد رسول الله قول امن الرحمن احد لا شريك له وادم رسول الرحمن وكمان الحج والعمرة في المسجد الاقصى مبارك ليس في السعودية واليوم الجمعة هي اليوم السبت واليوم السبت هي اليوم الجمعة وحرام ان تطوف حول الكعبة لا تقول السلام عليكم ورحمة الله وبركاته قول السلام عليكم ورحمة الرحمن وبركاته ولا تقول الله أكبر قول الرحمن اكبر
@aminaabukar2638
@aminaabukar2638 4 ай бұрын
Raga inladhufaano ayagaa keensaday
@Suldan952
@Suldan952 Жыл бұрын
Hadaad u jeedo magaca ALLAH like 👍 saar
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 Жыл бұрын
War somalida qurbaha waxaan leeyahay intaa Kenya iyo caro sawaaxil dalxiis u aadi lahayd kaalay ku dalxiis dalkaaga iyo daalo caano fresh ah hilib fresh ah iyo muuqaalka cajiibkaah buura daalo I live Chicago Illinois but I am originally from mogdishu in sha allh I will be daalo one day 👍👍👍👍
@MohamedAli-nm8oe
@MohamedAli-nm8oe Жыл бұрын
Waa dhulka muuse biixi uu leeyahay waxaa i siiyey ingiriis kuwa kalana ay leeyihii habartaa uu siiyey😂😂 u can't go rite now as a visitor waxay ju weydiinayaan qabiil kee tahay ma basaas baa tahay😂😂
@AhmedMohamed-cn7xn
@AhmedMohamed-cn7xn Жыл бұрын
​@@MohamedAli-nm8oedhulkan ma degaan harti e isaq aya dega layskumana haysto
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 Жыл бұрын
Isii daawaday waad ideeq dee dag dag Soo soco diyaarad Soo raac.daawaday daaye waad ideeqdee aan dalxiisnee daalo Soo arag.hi all Somaliland bepole I am here in Chicago Illinois &I I am from mogdishu somalia my d n a I love you 💕💕💕👍
@abdiwadudmaalim38
@abdiwadudmaalim38 5 ай бұрын
Walaal wada loo mara halagajiya first
@hasanahmed531
@hasanahmed531 Жыл бұрын
We proud of daalo reer sanaag ahaan❤
@daviroza4700
@daviroza4700 11 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 is so beautiful 😻
@mariamomar6462
@mariamomar6462 Жыл бұрын
Mashallah guul iyo gobonimo reer Somaliland daawada quxruda sangaa cariigaabo ❤❤💚
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 Жыл бұрын
Hooyadah, iyo sl was yahkadhigay aafqushash land
@hashihersi
@hashihersi 11 ай бұрын
Ssc Somalia 🇸🇴 not somaliand
@CawilCancel
@CawilCancel 6 күн бұрын
Riyoo​@@hashihersi
@SaalaxDigle
@SaalaxDigle Жыл бұрын
Muuqal cajiib ah weeye saaxiib ❤ markale iyo soo noqosho, insha allah
@ayaan850
@ayaan850 Жыл бұрын
Masha allah dhulku quruxbadana allow dhulkeena noobarakee ❤
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 Жыл бұрын
its soo beautiful manshaa Allah and I love it ❤
@Abdiqanisaleban8154
@Abdiqanisaleban8154 Жыл бұрын
MashaAllah MashaAllah beautiful
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Жыл бұрын
Masha allah nice place I love sanaag 🥰
@farhiyakahib4435
@farhiyakahib4435 Жыл бұрын
Masha Allah Tabarakallah Qurux weeye insha Allah wa inan maar imado
@kurana289
@kurana289 Жыл бұрын
Mashaalah guuleyso wll geedi sahan 👑❤🙏
@nasrigasomaliland7732
@nasrigasomaliland7732 Жыл бұрын
Welcome geedi sahan ❤
@hamcumc4549
@hamcumc4549 Жыл бұрын
Best Somali KZfaqr
@abdisalanimaan6198
@abdisalanimaan6198 Жыл бұрын
Masha allah dhulkeena quruxdiisa ❤
@khadrajamaguled429
@khadrajamaguled429 Жыл бұрын
Mansha Allah noolow siidad usoo teebonaysoo quuruxda gooobalka saanag soomaliland dhuulki uduga daahabk quuruxd Mansha Allah
@abdirisaqabdiraxman6632
@abdirisaqabdiraxman6632 Жыл бұрын
manshaAllah dalka hooya❤
@MumtasMudan
@MumtasMudan Жыл бұрын
Macha Allah keep going wll
@officialabdiramanywarsame2061
@officialabdiramanywarsame2061 Жыл бұрын
Keep going brother geedi sahan
@Koyama548
@Koyama548 Жыл бұрын
Masha Allah buurta daalo hadan nolahay waxan jeclahay ina tago mar un insha Allah 👍
@fahadmukhtaar29
@fahadmukhtaar29 Жыл бұрын
Masha Allah sxb hor mar wacan ayaan ku rajenaa
@hamcumc4549
@hamcumc4549 Жыл бұрын
Reer Sanaag Dallo 🎉🎉
@AliyaAli-ee1lg
@AliyaAli-ee1lg 11 ай бұрын
❤❤❤Beautiful ma sha Allah
@miskimohamed5018
@miskimohamed5018 Жыл бұрын
Maashaa allaah maashaa allaah maashaa allaah
@deeqawarsame9417
@deeqawarsame9417 Жыл бұрын
Haybad waxaad kuleedahay dhulgaaga hoooyo. Sending beautiful 💐 to araweelo
@thekaraamo2
@thekaraamo2 Жыл бұрын
أحلى تحية لحبينا الغالي محمود
@amsamatarstudio
@amsamatarstudio Жыл бұрын
Maasha allaah daalo waa degaankaygii
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow Жыл бұрын
Hore u soco walal.
@Ebrahim0990
@Ebrahim0990 Жыл бұрын
Geedi Mahad sanid wax iga qarsona oo aanan umalayn jirin in somalia ay ledahay aya maanta itustay Tysm from waaberi
@odayroy3099
@odayroy3099 Жыл бұрын
KEEP GOING BRO
@mohamedhimilo6064
@mohamedhimilo6064 Жыл бұрын
Mansha alha lengend Mahdi ali salute iyo mohmud sharaf iyo cisi.......
@AbdiqaderDuale
@AbdiqaderDuale 6 күн бұрын
Masha Allah tabarakallah
@tooshkanews3039
@tooshkanews3039 Ай бұрын
Mnsha allah Adeero mahdi cali dhabar Noolow
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Жыл бұрын
Waa soosocda Daalloy
@user-oc2kl5sv8w
@user-oc2kl5sv8w Жыл бұрын
It's fantastic place ❤
@travelcaalamka6144
@travelcaalamka6144 Жыл бұрын
Geedi to the World
@Shakir-ali581
@Shakir-ali581 Жыл бұрын
Amazing pro🎉
@HeueDujejdi
@HeueDujejdi 3 ай бұрын
Sang way iga haysaa inaan booqdo alle ha ii rumeeyee barito oo ciidaa booqo isleeyay i.a🥰🥰🥰
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Жыл бұрын
May Allah blesses Our beautiful Land Aamiin
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 Жыл бұрын
Viva gedi sahan ❤🎉😊
@socdaal3428
@socdaal3428 Жыл бұрын
Masha Allah
@isxaaqahmed9590
@isxaaqahmed9590 Жыл бұрын
Vedio slow motion usamee music qurux badan ku qabo Vedio xaalad kale uu noqon lahaa geedi sahanoow inaadeer❤
@salahsahal9259
@salahsahal9259 Жыл бұрын
Masha Allah daallo
@nahaadmaxamuudnahaadmaxamu3407
@nahaadmaxamuudnahaadmaxamu3407 Жыл бұрын
Masha allah
@daviroza4700
@daviroza4700 11 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 is so beautiful 😻
@CawilCancel
@CawilCancel 6 күн бұрын
Riyoo
@Aamiin.qurpawi
@Aamiin.qurpawi Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤MASHA ALLAH ❤❤❤❤❤❤
@milgosare3448
@milgosare3448 10 ай бұрын
Masha allaah
@khadrafarah5488
@khadrafarah5488 Жыл бұрын
Vmash Allaah❤💖💖💖💖💯💯💯
@fowzia1abdullahihaji156
@fowzia1abdullahihaji156 Жыл бұрын
Mansha Allah
@___ozlo__4791
@___ozlo__4791 Жыл бұрын
BEST SOMALI TARRVELER LOVE
@Dhuux-xn7cr
@Dhuux-xn7cr Жыл бұрын
Muqaal cajiiba burco maydh iyo xaji salaxna waanu kaa sugaynaa insha allah
@hassanwarso3764
@hassanwarso3764 Жыл бұрын
Mash Allah
@hassanmohamed8937
@hassanmohamed8937 Жыл бұрын
Celaasha kala dirdir si wanagsan ban uu xasusta waa meshi lodu noga cabi jirtay Wansalamaya geedi sahan somali youtuber and vlogs
@ducowaalid7775
@ducowaalid7775 Жыл бұрын
Geedi sahanow degaanka Soomaalida gaar ahaan buuraha ceelkari imow❤
@Gory-ali
@Gory-ali 11 ай бұрын
Maasha. Allaah
@khadigiamohamud9938
@khadigiamohamud9938 9 ай бұрын
Wa soo socda
@yaasir5920
@yaasir5920 Жыл бұрын
Wllhi so funny waa iga qosliseen zxp
@beencadjr4477
@beencadjr4477 5 ай бұрын
Inever thought there is beauty ful place like this is in somalia mashalah
@socdaal3428
@socdaal3428 Жыл бұрын
You are the best
@ahmedali-ij7xd
@ahmedali-ij7xd Жыл бұрын
Masha,alaah
@golahanabaddachannel6386
@golahanabaddachannel6386 Жыл бұрын
Maasha allaah
@omarhussien8958
@omarhussien8958 Жыл бұрын
Waddan Barwaaqo ah,kana baahanahay! Bad,Buuro&Beero.
@khadrayussuf4388
@khadrayussuf4388 Жыл бұрын
Masha alh dhulkena
@bobena84
@bobena84 Жыл бұрын
Daallo caadi mahaa
@janagale6469
@janagale6469 Жыл бұрын
Gariga ha marsiiye xaa ugu celisay 😁
@aminaabukar2638
@aminaabukar2638 4 ай бұрын
Maasha alaah alahayaw nabad waarta
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 11 ай бұрын
I can imagine how my country is beautiful ❤❤❤❤
@daviroza4700
@daviroza4700 11 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 is so beautiful 😻
@abdillahicilmi4538
@abdillahicilmi4538 Жыл бұрын
Waa maxay dadaabta
@maxdar11
@maxdar11 Жыл бұрын
Daalo waan imanayaa insha allh
@Apdulaahi14
@Apdulaahi14 Жыл бұрын
Horay usoco Geedi
@amalismail7772
@amalismail7772 Жыл бұрын
Araweelo maxay niman ciishay 😂😂anyways daalo incredible mountain ⛰ ❤
@filsanmohamuud3911
@filsanmohamuud3911 8 ай бұрын
Qosolke iga dhameye wax dhagax saran😂
@ayaanismail5516
@ayaanismail5516 Жыл бұрын
Waxan oo dhulka ayaa la haystaaye maxaa lasku laayaa noloshuna waa wax YARE Somaliland waa Qurux🌹
@bardheerehaaji8795
@bardheerehaaji8795 Жыл бұрын
Dhulkii hooyo mcn
@maryamacabdulqaadirmaxamuu3199
@maryamacabdulqaadirmaxamuu3199 Жыл бұрын
Woow❤
@sadaamhusseen2244
@sadaamhusseen2244 Жыл бұрын
Wllkey guuleyso wan rajeynaya inan mar un tago daalo
@bongasasa3895
@bongasasa3895 11 ай бұрын
Great place for rock climbing tourist will come from all over market this place
@bongasasa3895
@bongasasa3895 11 ай бұрын
Ala wadankeena quruxbadnaa shame our young generation never get to enjoy it! Wangabobnay waiting longing and praying InshaAllah soon!
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 11 ай бұрын
Amazing, funny ❤❤❤❤
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 11 ай бұрын
Maansha ❤
@ismailakofficial2552
@ismailakofficial2552 Жыл бұрын
Mansha alh
@Oneofakind49
@Oneofakind49 Жыл бұрын
Somaliland beauty mashallah
@user-et9ex7co5w
@user-et9ex7co5w 7 ай бұрын
Welcome 😊❤
@Abdull-121
@Abdull-121 4 ай бұрын
Masha Allah Dalkeena Qurux badanaa Waxay aheed zamankaan in xuquuqda ragga loo doodo madaama horey xanuinyaha looga siibey😂
@dhaqanemedianews1570
@dhaqanemedianews1570 Жыл бұрын
Mmsha allh
@user-lt4ny6ci1r
@user-lt4ny6ci1r 6 ай бұрын
Ceeergabo dhulkeyg❤🎉
@sharafxaaji1047
@sharafxaaji1047 Жыл бұрын
Manshalh
@husseencagta7448
@husseencagta7448 Жыл бұрын
sxb muuqalka so socda na gee wabiga iyo yaxaasyada iyo jeerta .thanks
@warsameahmed585
@warsameahmed585 Жыл бұрын
SomaliA 🇸🇴 waxa dalo cimco Alxamdullaah
@apdilaahirajuu3611
@apdilaahirajuu3611 Жыл бұрын
Geedi sahan safarka labaad borama iyo buurta sow ayaan kugu sugayna noo imo zxp
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Жыл бұрын
Balmaxaa Inoodiidey Inaynu Kulka Barwaaqoda Ah Ee Allaha Macbuudkii Inagumanaystay🙂
@a123xamse
@a123xamse 11 ай бұрын
Qurux badanaa
@kormeerak8431
@kormeerak8431 Жыл бұрын
Hore usoco
@ayaan850
@ayaan850 Жыл бұрын
Waar nio buurta daalo wan jecelahay runtii lkn inaan kusoodalxiiso ayey mudan tahay buurtas iyo ta sheekhba waalay balan qaday inlaykeeni doono waa markaan guursado insha allah 😂😂😂 salansare from borama wll
@mohamedahmedqasaali3243
@mohamedahmedqasaali3243 6 ай бұрын
Hye maku yacday arooskii 😂😂😂
@QeybdiidCartan-st2em
@QeybdiidCartan-st2em Жыл бұрын
Wllhi buuraha waaweyn ee 70km soconaya ee xiriira eee ku yaala Howdal bey u egthy meeshaan😳 Dhulkanu Howdal u ekaaaa
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Ай бұрын
VIVA SSC❤ Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 💯💙🤲🏾🤲🏾🤲🏾👍👍🙏🏼🙏🏼
@abdiwahabadan6584
@abdiwahabadan6584 Жыл бұрын
Manshallh sanaag so beautiful ssc khatumo land❤️
@inshamediaisha6321
@inshamediaisha6321 5 ай бұрын
Awr bogys iyo fiqi foliye sxb ban isku ognahay 😅😅😅
@AnsaarCarbeed
@AnsaarCarbeed 5 ай бұрын
Bad iyo buur midna reerku ma laha ee adeer saxarahaa banka ah ayaan idiin rajeynayaa. Dhulkan barwaaqadda ah waa great somaliland. Adeer dalxiiska buurta daalo iyo bada maydh ayar adigaa somaliland oo uu faratoon wakiil kaa yahay nala daaq khaatumo seek inaga ilaali 😂😂😂😂
@upsidesalam2870
@upsidesalam2870 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂 riyo maalmeed
@motivatingandrelaxingchann4044
@motivatingandrelaxingchann4044 Жыл бұрын
❤❤❤ Beauty of the nature... MASHAA ALLAH 💚👌
@daviroza4700
@daviroza4700 11 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 is so beautiful 😻
@mawiidcali6786
@mawiidcali6786 7 ай бұрын
Meel walba niicda ka hay halkani waa somaliland​@@daviroza4700
@hadillaium
@hadillaium Жыл бұрын
Magac channelka io shaqda way is leeyihiin😊
@socdaal3428
@socdaal3428 Жыл бұрын
Magacaga iyo Channel kaga waa isku maacne
@sharafxaaji1047
@sharafxaaji1047 Жыл бұрын
video markuu marayao5,40 heesta wadaniga eey qaadayaan walhi waan ku qiirooday maanshalh alow dhulkeenii nabad nooga dhig ina goo dhulkaas quruxda iyo imcada leh heesano baan saxafaha ku dhimanaynaa
Goobta aysan Soomaalidu booqan -Afgooye
15:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 206 М.
Safarkaygii Syria 🇸🇾 Sidee tahay Suuriya dagaalka ka dib?
23:45
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 255 М.
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 40 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 31 МЛН
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН
Suuqa ugu weyn Somalia - Bakaara Market | Mogadishu
11:34
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 139 М.
Safarkaygii Baydhabo Janaay | My journey to Baidoa Somalia 🇸🇴
14:43
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 132 М.
FINALLY Exploring BURTA DAALLO Mountain/Forest National Park in SANAAG SOMALILAND 2023
34:19
The Somaliland Tourists - Samiya Hashi
Рет қаралды 18 М.
Cuntoyinka wadada Hargeisa || STREET FOOD IN HARGEISA
16:00
Zizu Channel
Рет қаралды 104 М.
Xaafad casri ah oo laga dhisaayo Muqdisho.
18:15
Jimcaale Deals
Рет қаралды 69 М.
Sanaag | Gurigii SAYID Mohamed abdalle hassan iyo Dowga Tabca
21:26
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 40 МЛН