Habka Casriga ee Luqadda Carabiga Loo Barto || Koorsada Dr. Cumar Warsame

  Рет қаралды 9,519

Abdiwali Khalif

Abdiwali Khalif

11 ай бұрын

Akhyaarta Sharafta badan, Bishi lasoo dhaafay waxaan kala shaqeynayey Dr. Cumar Warsame (‪@dr.omarwarsame1084‬ ) diyaarinta Koorsadan hoose oo ah Koorsada 1aad ee Koorsooyinka Luqadda Carabiga ay sheerxirfad idiin soo gudbineyso.
Digtoor Cumar waxa uu ku takhasusay barista luqadda Carabiga dadka aanan ku hadal oo uu PhD ku diyaariyey, isagoo dal iyo dibadba jaamacado kala duwan ka dhigay ilaa hadana ka dhigo.
Linkiga koorsada oo dhameystiran waa kan hoose ee dalbo:
sheerxirfad.com/courses/arabi...

Пікірлер: 23
@cabdiwali
@cabdiwali 11 ай бұрын
Linkiga koorsada oo dhameystiran waa kan hoose ee dalbo: sheerxirfad.com/courses/arabic-for-non-native-speakers/?nocatch=1 Si'aad u heesho qiimo dhimis 20% ah Adeegso Kooboonka: abdiwali20
@daadir3042
@daadir3042 10 ай бұрын
Waxaan Rabaa habka lesku diiwaan gelinayo adigoo mahadsan
@daadir3042
@daadir3042 10 ай бұрын
Waxaan ku waydiinaa coursadu mawada dhameystirantahay mise waa un hal dowro
@kheyrjecel58
@kheyrjecel58 10 ай бұрын
Asc walaal see isu qoraa waa u baahanahay carabiga
@hindaosman2464
@hindaosman2464 4 ай бұрын
Asalaamucaleykum walal sideen uheli karaa sheerxirfad luuqada carabiga ayaan ubaahnaa inan kabarto
@abdihakimali9789
@abdihakimali9789 11 ай бұрын
Ustaad Abdiweli Iyo Dr omar runtii waad mahadsan tihiin Insha allah abaalkiina Janno Allah haka dhigo wax shilimaad gooyo waxad umada la wadaagtan Umada wax badan ayaad tarteen noo soo badiya
@naagnool8113
@naagnool8113 11 ай бұрын
Ayyyh sheer xirfad markaan ka maqnaasho malahan haduuba dr omar warsame bare ka mid ah barayaasheda yahay dr omar warsame bare caalami ah waaye fahamsiintisana aad ayey u sareysaa😍😍
@abdulkadirmohamed5332
@abdulkadirmohamed5332 11 ай бұрын
Maashaa Allaah, mahadsanidiin walaalayaal
@mustafesiyaad2741
@mustafesiyaad2741 11 ай бұрын
Masha allah uztaad allaha ku barakeeyo Insha allah Lanbarka Inoo Reeb
@rodaabdi890
@rodaabdi890 10 ай бұрын
Mashallah jasakallah
@yahyebaarakallah7244
@yahyebaarakallah7244 11 ай бұрын
Masha alh
@maryamamohamed3126
@maryamamohamed3126 11 ай бұрын
Masha'Allah ust warsame🥰
@user-vs1sy6sd3n
@user-vs1sy6sd3n 11 ай бұрын
Maasha allh
@abdullahiabdirahiin1374
@abdullahiabdirahiin1374 11 ай бұрын
Mahadsnd ustaad
@mohamedolad7707
@mohamedolad7707 10 ай бұрын
Maanshalaah
@user-vs1sy6sd3n
@user-vs1sy6sd3n 11 ай бұрын
Nic
@mohamedzadik3263
@mohamedzadik3263 11 ай бұрын
Labar lagala xidhiidho sooqor ustaad
@shafeeadenabdi1342
@shafeeadenabdi1342 11 ай бұрын
Luqada carabiga heer fcn waan kagaaray alxamdulillah, ila madraso thanawi waan dameyay , hada, aqoon karorsiga wa arin aad uweyn qiimo badana leh, ee malaheli karo qeyb diploma ah
@mohamedabdikhalifkhalfo2276
@mohamedabdikhalifkhalfo2276 11 ай бұрын
Ustaad kuliyada public administration ka sohadal
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 11 ай бұрын
Macalinkan miyaa baraye?
@cabdiwali
@cabdiwali 11 ай бұрын
Haa wll
@saciidsuleiman1355
@saciidsuleiman1355 11 ай бұрын
Wax walba wan baran lahaa balse lacag uma haysto dhaqaala la,aan uun baa jirta
@abdullahiabdirahiin1374
@abdullahiabdirahiin1374 11 ай бұрын
Mahadsnd ustaad
Koorso Aasaasiyaadka AutoCAD || @sheerxirfad
3:31
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 4,1 М.
Shan-ta oogu Muhiimsan! || Caadooyin aan ku Caana Maalay!
15:45
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 63 М.
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 17 МЛН
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 24 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 6 МЛН
Wiilkii Garaash-Laha ee Gawaarida Sameeyey! -- QISADA HONDA!
13:32
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 13 М.
Sameynta naqshadaha guriyasha
0:51
BT Construction and Interior Design
Рет қаралды 437
Maskaxdaada Dib u Prograami || Dopamine Detox!
21:05
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 88 М.
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 17 МЛН