Ma Caajistay? Samee 5 Taan Wax Xiliga aad Firaaqada Tahay

  Рет қаралды 4,236

HOYLAMP

HOYLAMP

Жыл бұрын

Dadka badanaa waxay maalayacni iyo waxyaabo aan mustaqbalka anfaceynin ku lumiyaan waqtigooda.
Waqtiga waa waxa ugu qaalisan ee aan haysano xitaa ka qiimo badan lacagta. Hadaba si uu waqtiga kaaga khasaarin oo aad bilaa macni ugu lumin, samee waxyaabahaan aan kula wadaagayo.
Haddii aad noloshaada ku dabaqdo 5 taan shay xiliga aad firaaqada tahay, aad ayaad ugu farxi doontaa in aad sameysay mustaqbalka.
haddaad nagu cusubtahay waxaad noogu soo biiri kartaa adigoo SUBSCRIBE dhaha channelka HOYLAMP / @hoylamp
sidoo kale haddii aad dooneyso inaad barnaamijyadeena kale ee muhiimka ah aad la socoto,
waxaad nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Facebook: / hoylamp
Instagram: / hoylamp
Twitter: / hoylamp
Tiktok: www.tiktok.com/Hoylamp

Пікірлер: 14
@liilanahmed423
@liilanahmed423 Жыл бұрын
Intuba wey icajabiyeen thank you brother 🥰🤗
@ahmeddaacad155
@ahmeddaacad155 Жыл бұрын
1 xiliga aad firaaqada ledahay wax akhri 2 qoryaashal iyo yoolal dajiso 3 exercise same 4 nadiifi qolka aad ku jirto
@RAMADAANMaxamed-mo2vd
@RAMADAANMaxamed-mo2vd 6 ай бұрын
Thank you keep going
@HodanIbrahim-fo3pd
@HodanIbrahim-fo3pd Жыл бұрын
Mahadsanid ❤❤
@ibrahimgeedi1301
@ibrahimgeedi1301 Жыл бұрын
Super legend
@fuadahmed52
@fuadahmed52 Жыл бұрын
Mnsha Allah keep it up abti 💥🥰
@queenmaryam7653
@queenmaryam7653 Жыл бұрын
Ayy tanks pro🥰
@Abdifitah-Official1
@Abdifitah-Official1 Жыл бұрын
legend ayaad thy zxp horey usoco
@asmamohamed4564
@asmamohamed4564 Жыл бұрын
Wlhi wandaley
@tasniimmohamed7
@tasniimmohamed7 Жыл бұрын
Qofobaada dhaan makala dhacan Thanks wll hore u soco💛🥰🥰🥰
@khadijamohamed908
@khadijamohamed908 Жыл бұрын
Keep going bro🥰💪❤️💖🌹
@ibrahimgeedi1301
@ibrahimgeedi1301 Жыл бұрын
Thank you for sharing your valuable advice with us😌😊
@HOYLAMP
@HOYLAMP Жыл бұрын
My pleasure 😊
@ibrahimgeedi1301
@ibrahimgeedi1301 Жыл бұрын
And add somemore please
Haddii aad intaan Sameyso Kalsooni Rajo Haka sii Qabin
6:48
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 10 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 75 МЛН
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН
#xakamee__naftaada  sidee laakisa???
7:15
Ahmed koffi 009
Рет қаралды 1,6 М.
Sirtan  ma rabaan Naaguhu inaad ogaato !
17:45
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 64 М.
Hal Mid Samee Hadaad Rabtid Is Badal Dhab ah Noloshaada!
5:42
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 154 М.
oraahyo iyo maahmaahyo qiimo badan@ABDIHAKIMPRO
5:31
ABDIHAKIM PRO
Рет қаралды 93 М.
Hasameyn 10 -kan Arin marka ugu horeysa eed qof kulantaan
8:51
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 10 МЛН