Qof xirxiran (Introvert) ayaa kaa helay - 8 daan calaamad ku ogoow

  Рет қаралды 8,938

HOYLAMP

HOYLAMP

2 жыл бұрын

dadka xirxiran in la ogaado aad ayay u adagtahay. muuqaalkaan waxaan kugula wadaagayaa sida aad ku ogaan kartid.
haddaad nagu cusubtahay waxaad noogu soo biiri kartaa adigoo SUBSCRIBE dhaha channelka HOYLAMP / @hoylamp
sidoo kale haddii aad dooneyso inaad barnaamijyadeena kale ee muhiimka ah aad la socoto,
waxaad nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Facebook: / hoylamp
Instagram: / hoylamp
Twitter: / hoylamp
Tiktok: www.tiktok.com/Hoylamp
dadka xirxiran
dadka xishoodka badan
sidee lagu ogaadaa qofka ku jecel
introvert

Пікірлер: 14
@KAMAALSHAH-sc9ms
@KAMAALSHAH-sc9ms 8 ай бұрын
Kulahaa waayaha ama sirta naftooda ayay ku shegayaa waar wlhi walee iyo bile ayay ka tahay inay qof ka qadaagan wax noloshoda ku saabsan Dadka aniga kamida oo dabecadaa leh xataa hoyaday wla abahay ma oga sirtayda nololed qorshayashayda iyo dhaqdhaqaagayga toona
@khadiijasaciid5783
@khadiijasaciid5783 2 жыл бұрын
Haa waan arkey 💯💯lkn i don't care ijeclow haduusan isheegan karin si cad ah byyy ayan leyahy
@maxamedhussein9589
@maxamedhussein9589 2 жыл бұрын
Maha dasanad wll waxaad kasoo hadashaa isda lagu noqda qof go aan adag wll fadlan kasoo hada mash ruucaah
@xaamjilibey6233
@xaamjilibey6233 2 жыл бұрын
Nooga Soo Samee Parnaamish Kale😘
@Gambol963
@Gambol963 Жыл бұрын
Waxaa ugu fiican dadka xirxiran hadana cibaado ku darsaday 😮❤
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 2 жыл бұрын
Masha allah ustaad keep going mahdsnid
@HOYLAMP
@HOYLAMP 2 жыл бұрын
Welcome wll Ali
@mowjaddo2002
@mowjaddo2002 2 жыл бұрын
Muuqaalka xiga waan sugaynaa ustaad
@IsmaciilfaaraxcaarsheGar-xp2uy
@IsmaciilfaaraxcaarsheGar-xp2uy Жыл бұрын
Waxan ahay qof xidh xiidhan malinba malinta ka damceysa waxan ka sii durka yaa dadkii an
@IsmaciilfaaraxcaarsheGar-xp2uy
@IsmaciilfaaraxcaarsheGar-xp2uy Жыл бұрын
Latalin fiicanne Wan ku siin karaa
@zakariye2037
@zakariye2037 2 жыл бұрын
Mhdsnid
@cabdulaahicabdulaahi4604
@cabdulaahicabdulaahi4604 Жыл бұрын
Zaxibi gabar iskuulkuladgigata xiriimalasameekaraa boroo
@KAMAALSHAH-sc9ms
@KAMAALSHAH-sc9ms 8 ай бұрын
😂👌👌👌😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣 waar nin buu ilaahay kaa dhigee is midaami oo la hadal inanta
@amaalabdikadiramaalabdikad7034
@amaalabdikadiramaalabdikad7034 7 ай бұрын
May🤣🤣
Haddii aad intaan Sameyso Kalsooni Rajo Haka sii Qabin
6:48
shaqsiyada introvert maxay ku xun tahay maxeyse kuwanaagsantahay????
14:14
Caaliya Shuceyb Channel
Рет қаралды 2,5 М.
أسرار تجعل الرجل يدمن عليكي ( لا تعرفها كل النساء )
11:38
Ehab Qaysieh / إيهاب القيسية
Рет қаралды 656 М.
Introvert Dadka Dagan
29:44
Somali Psychology
Рет қаралды 335
Ma tahay qof xidhxidhan | are you an introvert
14:47
Zack yusuf
Рет қаралды 24 М.
8 Dhaqamo sababa in ay dadka ku nacaan
5:48
HOYLAMP
Рет қаралды 13 М.
Dadka Aamusan Iska Ilaali | Dabeecada Dadka Aan Bulshada Dhex Galin
13:18