Ma Leedahay Shakhsiyada Dadka Xirxiran

  Рет қаралды 12,897

HOYLAMP

HOYLAMP

2 жыл бұрын

noocyada dadka xirxiran ama introvert-ka loo yaqaan.
haddaad nagu cusubtahay waxaad noogu soo biiri kartaa adigoo SUBSCRIBE dhaha channelka HOYLAMP / @hoylamp
sidoo kale haddii aad dooneyso inaad barnaamijyadeena kale ee muhiimka ah aad la socoto,
waxaad nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Facebook: / hoylamp
Instagram: / hoylamp
Twitter: / hoylamp
Tiktok: www.tiktok.com/Hoylamp

Пікірлер: 36
@aminabdi4320
@aminabdi4320 2 жыл бұрын
Thanks allot brother Waxan kamid ahaay dadka kaligod in ay Mel jogan oo aysaan daxgalin bulshada halsaxib oo kaliya ayan leyahay Majecli hadalada faraha badan lk waxan jeclahay in qofka hadalkisa kobanya hay
@aminabdi4320
@aminabdi4320 2 жыл бұрын
Waxaan jeclan lahaa in ad baar namish kasameyso noca diga A+ Wayo aniga ah Mana arag qof an isku dignahay oo an kalafikir nahay intabadan Kalinimadan inad jeceshahay iyo diga A+ maxa keenayo Fadlan Hadi ad helikarit waxbadan inan ka ogado ayan jeclahay
@frau6191
@frau6191 Жыл бұрын
Aniga ah groupkas
@macaanichannel6740
@macaanichannel6740 2 жыл бұрын
M.a keep going bro
@AxmedMaxamuud-fd8yn
@AxmedMaxamuud-fd8yn Ай бұрын
Afartaba waan leeyahay
@abdifatahahmed9337
@abdifatahahmed9337 Жыл бұрын
masha allah
@samiamuse7457
@samiamuse7457 2 жыл бұрын
Haa wllo jasakallhu khyr akhi
@asmosihaam1216
@asmosihaam1216 Жыл бұрын
Anuu
@maancali362
@maancali362 2 жыл бұрын
Wall guuleyso
@princesspalqisa2423
@princesspalqisa2423 2 жыл бұрын
Thanks walal wan ka mid ahay dadka dib ufanqeeya wixii bulshada dhaxdeda ka dhacy wana ku warwara😥 Sidee leskaga daynkaraa jawaab ustadii shukran
@Phoenix6Arizona
@Phoenix6Arizona 2 жыл бұрын
Ila soo xariir aniga sister waan kaa caawin karaa arintaas
@xamdaahmed6179
@xamdaahmed6179 2 жыл бұрын
Anba kuwas kamid ahy😇
@princesspalqisa2423
@princesspalqisa2423 2 жыл бұрын
india xagee walal fb miyaa kala so hadlaa🤔
@HOYLAMP
@HOYLAMP 2 жыл бұрын
InshaAllah wll Miski, muuqaal ayaan ka soo sameyn doonaa.
@princesspalqisa2423
@princesspalqisa2423 2 жыл бұрын
@@HOYLAMP yahe walaal jazaka Allah khayr
@NadarBashiir
@NadarBashiir Ай бұрын
Noosoo badi aboowe
@ramlacabduqadir3621
@ramlacabduqadir3621 Жыл бұрын
Wll sual ayan qaba 😢keeba fcn mrka xirxirnan iyo mid furfuran 🙂 wxan rajeyna ind iga so falceliso 😊❤
@maancali362
@maancali362 2 жыл бұрын
Daweecdaha Intervadka qeewaha kale kaso hadal wall
@sumayo9
@sumayo9 10 ай бұрын
4 taba waan ahay wallhi
@faiziali6335
@faiziali6335 Жыл бұрын
Waan ahay lakin waan ku qanacsanahay sideeda inaa ahay
@sumayasaylar2055
@sumayasaylar2055 2 жыл бұрын
3aaad baaaan ahay
@Itssnura753
@Itssnura753 2 жыл бұрын
Same like you
@barakaat728
@barakaat728 2 жыл бұрын
3aad ayaan ahay 😬😐
@xaamjilibey6233
@xaamjilibey6233 2 жыл бұрын
4
@SalmoMaxamed-uy4zu
@SalmoMaxamed-uy4zu Жыл бұрын
1iyo 3 Ayan lhy
@mustafeshaakir8758
@mustafeshaakir8758 Жыл бұрын
3 Baan Ahay 😂
@macaanichannel6740
@macaanichannel6740 2 жыл бұрын
Aniga ayaa sidaa ah sorry 😞
@qaalidcabdi8863
@qaalidcabdi8863 2 жыл бұрын
1 iyo 3 baan ahay sida Aan iskaga dyo ma aqan🥺
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 10 ай бұрын
Iskadil intaalagudilin laguheesto afkiisa
@abdihassan3200
@abdihassan3200 Жыл бұрын
Sidee Uga baxaa haladahaa U kale
@cumaraxmed7552
@cumaraxmed7552 2 жыл бұрын
Waxan ahay Dadka ka walwala hadaladi an iri Wan la dhipanahy xaladaz
@wll____rafael9508
@wll____rafael9508 Жыл бұрын
Sami 🥺 lpx
@frau6191
@frau6191 Жыл бұрын
Sido kale🥺
@aliimanallvideos6857
@aliimanallvideos6857 Жыл бұрын
Wll ani xitaa
@AxmedMaxamuud-fd8yn
@AxmedMaxamuud-fd8yn Ай бұрын
Afartaba waan leeyahay
Haddii aad intaan Sameyso Kalsooni Rajo Haka sii Qabin
6:48
7 Dadka dhex gal
10:10
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 62 М.
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 3,7 МЛН
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 16 МЛН
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 65 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
Maxay Qasab u Tahay in aad aamusnaanta Barato
13:49
OGAANSHO
Рет қаралды 325 М.
Buug |Guulayso Dagaal La'aan | Buugaan Adiguu Kugu Socdaa .
9:53
Isku Kalsoonidda. Sidee loo Noqdaa Qof isku Kalsoon?
8:02
HOYLAMP
Рет қаралды 15 М.
QAABABKAAN HA SAMEYN MARKAAD HADLEYSO l Qaab-hadalka
6:12
Hosow Pro
Рет қаралды 47 М.
Ma Tahay Qof Xishood Badan oo aan Dadka Dhexgeli karin?
8:03
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 3,7 МЛН