Рет қаралды 1,919
Waa hambalyada meherka Hanad Abdi iyo Juweriya Mohamud, oo ay u soo diyaarisay Barwaaqo Maxamed Aw-Yuusuf. Waxaan leeyahay guurkiinnu guri negi, iyo barwaaqo iyo bashbash iyo ubad khayr qaba INSHA ALLAAH. Labadii ifka ku saaxiib ah, ee cimri caafimaad qaba ku waara EEbbe ha idin ka dhigo - AAMMIIN.