Hazal Miyay Dhimantahay Mise Waa Qof Caadiya

  Рет қаралды 29,545

Kafi Abdi

Kafi Abdi

5 ай бұрын

Пікірлер: 119
@JamAa26
@JamAa26 5 ай бұрын
Asc eddo kaafi iyo hasaalba waan idin salaamay bacda salaan kaafiyow horta dadkii kuu soi qoray gabadha cayda ka daa hana bahdilin balsr ruufiyanima igama ahayn ee waxaan ka midahay dadka jiin illa jecel in aad midowdaanboo noqotaan lamaane usku faraxsan marka ereygaas hadaad ka xanaaqdey raali noqo guul iyo farxad ayaan idiin rajaynayaa iyo nolol ayatiin leh❤
@salmaabukar273
@salmaabukar273 5 ай бұрын
Walal gabadhan waa gabar qalbi wanaagsan guuro ee yeysan ka fakan waayo same people are busy collecting stones while they losing diamonds 💍
@MaryanBashiir-bn7ir
@MaryanBashiir-bn7ir 5 ай бұрын
Video dada oo dhan doqonyahay. Kuledahay inta kadah waxas wa cebe dumashi❤
@zahrafaisal9544
@zahrafaisal9544 5 ай бұрын
Sifican kufahana wa lehjadeni❤❤❤
@Isse-Farah
@Isse-Farah 5 ай бұрын
Ninyahow Mideeda kale iska dhaafa xiriirka furan oo dadka dhan arkayaan cidna lama raalligalin karo wixiina sir ha idiin ahaadaan.
@FaraxSiyaad
@FaraxSiyaad 5 ай бұрын
Anigu ree hargaysa ahay ereyadana waan isticmaalaa waa ka caadi xagayaga
@ruqiaali7490
@ruqiaali7490 5 ай бұрын
Waxan kugula talin laha haysku dayin inaad NA qanciso hadii kale waad nagu daalaysa runtii😂
@FaraxMaxamud-dt5gn
@FaraxMaxamud-dt5gn 5 ай бұрын
Sida weye
@AmaalNaaleeye
@AmaalNaaleeye 5 ай бұрын
cidna ha ujoojin inader mcn lahjadaadana qofna ha ubedelin iyaguba lahjadooday isticmaalaane , Dadkuna wax aanay waxba kagalin ayay ku daalaan Hore usoco bro
@fatushxuseen2132
@fatushxuseen2132 5 ай бұрын
Kafi dadku dhaliil madeynayaa lamana qancin karo wn ku aaminsanhy hore u soco ❤❤hzalna idinkaa dadka iska xiga❤❤
@Nimcaan120
@Nimcaan120 5 ай бұрын
MASHAA allah
@user-pc5jn1mt6w
@user-pc5jn1mt6w 5 ай бұрын
Walaal waxaas marmarsiiyo maahan . Gabadha horteena baad ugu gacan qaaday kuna maagtey waxaadna uga faa’iideysataa yaraanta iyo jileeca ay kuu jilcan tahay . Ee sida isu dhaan Hargeisa anaba waanu ka nimid sidaana maahan xaalkayagu ee irzaaqad baad ka dhex aragtaa tan yar .
@user-jg6ou5bu8s
@user-jg6ou5bu8s 5 ай бұрын
Mahadsanid
@user-sy1xu5kw9l
@user-sy1xu5kw9l 5 ай бұрын
kafi.waxatahay.wiil.ixtiram.badan.qabi.fican.dadkan.hadalkoda.iska.dhaf.kafi.quruxow.xasida.iska.jiro.jacelkaga.ilaasho.❤❤❤
@rnuura334
@rnuura334 5 ай бұрын
Allaah Is One☝️♥️❣️
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 5 ай бұрын
Lahjada ha ii danbeesee gacan marnaba qof dumar ah inaa u qaado marnaba lagaa aqbali maayo waraa
@roodoramaas9256
@roodoramaas9256 5 ай бұрын
Si kastoy ahaato uma gacan qaday kartit xanaqaa control oo gabadha ixtiraam wan idin taageero hory usocdo
@marishbeauty5682
@marishbeauty5682 5 ай бұрын
Waa runtii ereyada waanu isticmaalan waa wax iska caadi ah waa hadalkayaga hadanu nahay reer waqooye ee wiilka iska dhaafa
@ikranabib7919
@ikranabib7919 5 ай бұрын
Waa sax hadalkaagu walal Lkn ka taxa dir oo xulo erayadaad u isticmaalaso qoftaad iyo gabadhahaba Hadaynu nahay reer Somaliland waynu leenahay ciladaa walal kaafi aniguba markaan xanaaqo waxaan adeegsan jiray laba kal madood Lkn waxaan isku khasbay in aan iska dhaafo Adiguna ku dadaal walal qaali You seems a good man Farxad ku noolaada ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-zu5eh6kd4b
@user-zu5eh6kd4b 5 ай бұрын
Reer wooqoyi waa hadaloodadaba kulama yaabayo wll😂😂
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 5 ай бұрын
Kafi waxan u arkaa walahi inadtahay qof dulqad badan oo waliba naxariisbadan lakiin wa sida aad sheegtay lahjadaa kaladuwan lakiin sualban qabaa? Anaguba wanu baranay lahjadoda maxay tayada u baran layihiin Kafi Come back to hargaysa ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 5 ай бұрын
Kasfiyoo reer Somaliland Baan ahay dheh reer waqooyi wax la yidhaa ma jiraan
@user-hx2fw4lq7i
@user-hx2fw4lq7i 5 ай бұрын
Mashalalh kafi wa reer Hargaysa so dhawow
@sadosaeed2369
@sadosaeed2369 4 ай бұрын
Maad I waxan ahay eyeeyo waligayna comment maan bixin waxa caawa igu kallifay in aan soo diro waxan kugu habalyey nayaa lahjaddaada waxad tahay qofka kaliya een daawaday een so fiican u fahamay, khaasatan maalintay hazal kugu lahaaye I xambaar, eed adiguna ahayd naa soo soco yacnii aadbaan uga helay waxan qoslaayey in badan lahjadda ilaali insha allah
@farhiyaomar1769
@farhiyaomar1769 4 ай бұрын
Marshall Allha kafi wa Hagaysa so dhswo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Msskavya9139
@Msskavya9139 5 ай бұрын
Warun aniga qof xanaqy un bad iila muqatty wll sababto ah isku lahjadada ayn nahy
@user-fi1vf9sj1v
@user-fi1vf9sj1v 5 ай бұрын
Haa waa run lahjada rer waqooyi was iska adayg Anna ku og kafi howbixin mad dhimanty xaga rer waqoyi was LA isdicmala😊
@baismail7521
@baismail7521 5 ай бұрын
Anaa reer waqooyi ah oo dhib uma arko hadalkaaga kkkk maalin baan yara yaabay uun markaad hazal dhirbaaxday prankii ay kugu sameeyeen inkastoo ay prank xun kugu sameyeen hazal iyo dareen lakin ha u joojin hore u soco hazalna waxan leeyahay marka prank lagugu sameeyo gacanqaadka jooji adna kafiyow inanta gacan ha u qaadin hore u socda hazal iyo kafi
@shukriyashukriya3867
@shukriyashukriya3867 5 ай бұрын
Re woqoyi bad tahy kelmeduhu waa iska OK se gabadhu waa miskiin waana daacad wllo dhawr please ❤
@aragsanahmed3169
@aragsanahmed3169 5 ай бұрын
Qofkii reer waqooyi keliya fahmi kara legendow ha u joojin
@user-zc3rf5jf4y
@user-zc3rf5jf4y 5 ай бұрын
kaafi wax xun ma odhan waa wax iska caadiya from hargaysa😂😂😂
@muparikahmed5484
@muparikahmed5484 5 ай бұрын
Asc kaafi laakiin waqooyga wali waa d siiwdtaa afkooda omiyaadn koonfurk afkoo 9:36
@user-cm6yz7xo6m
@user-cm6yz7xo6m 5 ай бұрын
Wlhy aniga cadi baya ilahayda waxasiye lkn inaya arasato wan rabay😂
@nasroadan2221
@nasroadan2221 5 ай бұрын
War daaya labadaan lamaane❤ oo. Is jecel waana sax reer waqooyi yaa saas u hadlo dee maxmaa kuu dhiman iyo maxaa qofka kasi ah
@shamsoahmed7022
@shamsoahmed7022 5 ай бұрын
Okay
@Ubax923
@Ubax923 5 ай бұрын
walee waa dhimanthy qofkasi😂
@yasmin933
@yasmin933 5 ай бұрын
😅😅😅😅😅😅 lahjada waqoyiga iska barta wanan istcimlna wa Cadi
@rumaanmacalin
@rumaanmacalin 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 hadal waad dhameysay masha alah masha alah
@FaraxMaxamud-dt5gn
@FaraxMaxamud-dt5gn 5 ай бұрын
😅😅😅😅😅ninkaaan doqon mafahmi karo intu dhulka kasareyo in leeg ayu asanyahay
@Isse-Farah
@Isse-Farah 5 ай бұрын
Waxba maaha marka aad u isticmaasho qof caadi ka ah agtaada. Si kastaba iska ilaali afkaaga marka qof uu agtaada Qaali ka yahay waayo waxyar ayaa dhibaya.
@bashirmohamed474
@bashirmohamed474 5 ай бұрын
Walee lahjad reer waqooyi waad leedahay lakin dhirbaaxada ka reeb
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 5 ай бұрын
Kafi Abdi markan walalanimo kulahadlo maficin hadaladaxun in aad isbartid wayo hadalka xun qalbika umawanagsana kelmada wanagsani wasadaqo❤️♥️♥️♥️♥️♥️🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@TufaaxMaxamed-ft2vj
@TufaaxMaxamed-ft2vj 5 ай бұрын
sorry kaafi waryaafha asxbta kaafi kaxishooda maaha nin gafbadan
@user-mf8hn2md8l
@user-mf8hn2md8l 5 ай бұрын
Waa somalilandar weeye
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 5 ай бұрын
Kaafi sheekada laga yeeli maayo gacan qaadka iska ilaali prank iga xuna ka daah inanta hazal waa gabar yar oo fiicam jiliinka kula taqaan adna ha ku xadgudbin Please
@haldhaaamahamed9432
@haldhaaamahamed9432 5 ай бұрын
Baw anagu waxà wax ma moodnaba wa noo amaan 😂😂
@daganahmedbolisoficial
@daganahmedbolisoficial 4 ай бұрын
Nayaa nin idhaho ilaahay ima tuso hadalka wanaagsan waa sadaqo
@khadradalal2695
@khadradalal2695 5 ай бұрын
Sidaasuu reer waqooyi ugu hadal deganyey.
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 3 ай бұрын
Waa 206 xiligii maxaKinta
@cosob8117
@cosob8117 5 ай бұрын
Hadaad hazal guursato. Garoowe tag. Si reer woqooyinimadu
@Ubax923
@Ubax923 5 ай бұрын
kafiyow anigu hadaladada wanba jeclhy si nol baa u hadashaa
@raqiasaid2031
@raqiasaid2031 5 ай бұрын
Hadal waa qofdhim waanu ku cayaaraaw ma rabo in uu guursado wuu ogyahay qof dhiman in at tahay
@ummu3116
@ummu3116 4 ай бұрын
gacan qaad iyo cayda iska ilaali nin raga tahay gabadha qalbigeedans ilaali way kujeceshahay
@umubilalaadan8272
@umubilalaadan8272 5 ай бұрын
Waad dhimantahay waacayxun
@maxamedjama4978
@maxamedjama4978 5 ай бұрын
War gabadha video yeyadeda noo delete kuligedba kasar mesha hadii kale copy right ayan kugu qaban
@nuraubdi3080
@nuraubdi3080 5 ай бұрын
Wll way kaxunyihin ale haskugindayo ❤
@Hennagermany
@Hennagermany 5 ай бұрын
War lahjad leyne gabadha hadilin nin naag dilaya waa belaaye
@rnuura334
@rnuura334 5 ай бұрын
Kkkk Anigawaaye Abaayo Igafur Kulahaa🤣 Qadaadweynta Isku Alle Mooyaane Isku’Uun Manihin
@RaxmoXuseen-te7co
@RaxmoXuseen-te7co 5 ай бұрын
maxad horta ula yabtan ianan iaku lahjad.hayan anaguba laba yabne yase idinka.qadado.weyn war xiishooda hadal fican oo dagan ku hadla oo.diinta nabiga alle iyo.maala igta cayda kadaya
@lajecleey
@lajecleey 5 ай бұрын
Ani waba ku haystay prnk kaas
@seinabali4301
@seinabali4301 5 ай бұрын
Asc kaafi adinka qos ayan idin haysta markarka waxas mamnuuc ayey qoska losameynin marka taas idinka kafirsada
@suuzaanareyz3527
@suuzaanareyz3527 5 ай бұрын
Naa horta maad dhimantahay Naa nagatag toqomadyahay iaka ilaali wax fiican maaha
@user-tx9gj6bq1e
@user-tx9gj6bq1e 5 ай бұрын
Hhhhhhh kafi cabdi wlhi waad xanaaqday
@samawadaxusen1793
@samawadaxusen1793 5 ай бұрын
Ayaami hore aan idin tageeri jiray lkn wlhi waa nacas ee is adee oo hadalka jilicsan iska daa ku dheh
@xidigoyusuf7402
@xidigoyusuf7402 5 ай бұрын
Hhhh naya iyo waryaa iyo wad dhimantay iyo maxa ka siya iyo cadi iska dhig iyo ma bari bad madax dhulka ku dhufatay waa hadalad laga is ticmalo Somaliland wlhi xumad kama aha ee waa hadalkooda cadiya waa u la qabsaday ee dadka daya Lkn wll iska guurso gabadha xalasha wax ka fican ma jirte inad is tabtan waa xaaran alle ha idinka dhigo guur khyr qaba oo dhakhsa insha allh
@sahraahmed5890
@sahraahmed5890 5 ай бұрын
Kaafi dadka dhan waxay kuu arkaan in aad use gareeneysid Let her go way kaa yartahy Waa gaber
@amaalaxmed8552
@amaalaxmed8552 5 ай бұрын
Oo miyay dhimantahy waaxay markaa
@user-jn3yb3of1n
@user-jn3yb3of1n 5 ай бұрын
Aduu gabadhan hadad si dhaba ujeceshahy maad guursato .
@user-bg4ql1ck6v
@user-bg4ql1ck6v 5 ай бұрын
Laandhere war ma inaad suuroto ayay raban😂😂
@halimomohamed290
@halimomohamed290 5 ай бұрын
Dad karewaqoyiga kufamikara 😂😂😂😂
@ayanlejibril57
@ayanlejibril57 5 ай бұрын
100/100
@FaraxMaxamud-dt5gn
@FaraxMaxamud-dt5gn 5 ай бұрын
Waxaa hazal luuqa uga akhri iyo inta laxanka loqaracikaro anaga dad waxkasta famaya Ayan nahay wax hagaagsan Nola imow
@HoneyIssa-eq6nd
@HoneyIssa-eq6nd 5 ай бұрын
Weyba dimantaxay hazal walal anigo sidhan u arko kafi
@ahmedyare6798
@ahmedyare6798 5 ай бұрын
Sidee qof dumar gacan ugu qaday nio lahjad haku dhuman dumarka aad ugacan qadayso jooji si walba u xanaqdo marba dumar haday yihin ha ulaban
@Mohakisumu6036
@Mohakisumu6036 5 ай бұрын
Sorry bro
@cosob8117
@cosob8117 5 ай бұрын
Waxaa baratay waa baaskaa
@fatumaali1463
@fatumaali1463 5 ай бұрын
Somalida lagama war guro Qaar kood waa sickness Wiilkani waa reer waqooyi Qowdhanimadu ceeb malahan iska dhaafa
@khadraabdrahman3127
@khadraabdrahman3127 5 ай бұрын
Always u abuse her
@niciimaaxmed6360
@niciimaaxmed6360 5 ай бұрын
Oma nin isaqatahy WA waxy nagaha majertenka e shuboyinka isugu dhedhejiyane ilen ragoda waykamacanyihine😂
@samiyamahamed3930
@samiyamahamed3930 5 ай бұрын
Waa ogaden lkn isaaq wey dhaleen
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 3 ай бұрын
Somali khaldaan baatahy
@muparikahmed5484
@muparikahmed5484 5 ай бұрын
Asc kaafi salaan kadib man sh allh sifiic ayaad uga jaahil saarty in dbeeciyn tahy afka reewqooyigu
@Gamboole
@Gamboole 5 ай бұрын
Anigu wxn u maleenayaa dhadhamad kkkk
@user-re4os2fx1t
@user-re4os2fx1t 5 ай бұрын
Miyey dhiman tahay 🤣🤣🤣🙆‍♂️😊
@SaynabAhmed-bn5lu
@SaynabAhmed-bn5lu 5 ай бұрын
Waa runti lajan
@user-yk3jo5bk9l
@user-yk3jo5bk9l 5 ай бұрын
Kafi hada ma is qabtaan hasaal😂
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 5 ай бұрын
Kafi dadka kusoqoraya wa lahjadad horeykumawadan madaba soshalmidiyaha aadkujidhan dadku wabina aadan waxa laisdhihikara gabadha markasta masasuu ucaya ee kelmad fican isbar❤️❤️♥️♥️🙏🙏🙏🙏🙏🙏♥️♥️♥️♥️
@lakisaed6784
@lakisaed6784 5 ай бұрын
Ma khaldanid bowe iyada ad kaga carayziinaysa
@user-pr2wq6xc6o
@user-pr2wq6xc6o 5 ай бұрын
Wax makushegna khaladka aad gabadhaa kagasho illaahay hadi lagabaqo mid latirinkaro maaha KZfaq iyo tig togba illaahay uga baq danba ku ag dhigtay koley bini aadmina waxa ufican qofka runta kushega Ben adun iyo akhiro midna kuma anfacdo
@cosob8117
@cosob8117 5 ай бұрын
Anga ceebaan unaqaanaa dhaqankeena
@Ayaanosman-mk5rc
@Ayaanosman-mk5rc 5 ай бұрын
Xata waxy ku odhanyan mad xanunsanysa horta oo kaftan laga dhigayo
@umalkhyr1507
@umalkhyr1507 5 ай бұрын
War xayawanyow waxas qiil haka dhigan ee gabadha ka xishood neefyow
@seynabfarah3212
@seynabfarah3212 5 ай бұрын
Gabadhan miskintaa kadaa ceyda
@aaminasaalax5087
@aaminasaalax5087 5 ай бұрын
Waryaa rer waqooyi sidan maahe sidan wax Ka bedel ina adeer hada rer waqooyi tahay weliba hargaysa meeday hoono hadalka adag iga cun hno
@user-kh2cm1cb9e
@user-kh2cm1cb9e 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤mj forom ❤❤❤❤
@ayaancabdilaahi4965
@ayaancabdilaahi4965 5 ай бұрын
Horey u socda
@cosob8117
@cosob8117 5 ай бұрын
Halhaysku waa dhibaato
@nuraubdi3080
@nuraubdi3080 5 ай бұрын
Anba rer wa qoyiba ahay wan kuwada
@hassanmahamud4809
@hassanmahamud4809 5 ай бұрын
Waryaa kaafi
@fariixaaxmed6414
@fariixaaxmed6414 5 ай бұрын
Ciwaanka sidana muxu yahay markaa bisinkee
@user-jh4vk3vw6f
@user-jh4vk3vw6f 5 ай бұрын
Horta walaala yaalow wuxu prnki yaruunbu ahaa ladoo naayey in inanka lagaga xanaajiyo maadaama uuhore hablha uuka xanaajiyey mrkaa hablihii islhaa soo aargosta ayaa prnkigii hal kaas lamry aL muhiim prnki yaruun buu ahaa mrkaa dadkni iyaguunbaa iskaga keen dhow hakudaalina reer comments waxaan leeyhy hubka dhigaa
@nimco952
@nimco952 5 ай бұрын
One like 😢😢
@user-tx7xe7cq2f
@user-tx7xe7cq2f 5 ай бұрын
Haa. Waarun
@hamdaqani6493
@hamdaqani6493 5 ай бұрын
Sax eraygaasi❤
@user-fq2sh6en8c
@user-fq2sh6en8c 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@user-xf8ix6cr8g
@user-xf8ix6cr8g 5 ай бұрын
Prank hazal
Soo Qabo Xariif Sidan Wax U Shukaansada 😂😂😂
5:07
Kafi Abdi
Рет қаралды 4,2 М.
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 12 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 57 МЛН
Guurkeena Shuruudo Adag Ayay Ku Xirtay Hazal
9:32
Kafi Abdi
Рет қаралды 24 М.
Kaafi Cabdi oo Weeraray Xaaskiisa Hore Ayuu Garaacay
18:28
HAMAR ADE TV
Рет қаралды 11 М.
Valentine's Day Kafi Abdi Iyo Hazal Ahmed Oo I Habaartay
43:55
Kafi Abdi
Рет қаралды 24 М.
HAZAAL MARKII AY GABAR WEYDIISO LAMBARKA KAFI ABDI MAXEY KU....
12:43
YouTube запретили
0:38
Макс Рэйн
Рет қаралды 1,5 МЛН
Папа гений
0:23
Вельзевул
Рет қаралды 3,8 МЛН
За девочкой гонится бандит😳
1:00
Trailer Film
Рет қаралды 4,5 МЛН
как пройти скулбоя за 36 секунд?
0:22
Holy Baam
Рет қаралды 1,6 МЛН