No video

Guurkeena Shuruudo Adag Ayay Ku Xirtay Hazal

  Рет қаралды 24,433

Kafi Abdi

Kafi Abdi

5 ай бұрын

Пікірлер: 122
@fatumaali1463
@fatumaali1463 5 ай бұрын
Dumaashiday hasoo dhowaato Salliga nabiga صلي الله عليه وسلم Hadey jecshahay ha xishooto gacanta ay kugu dhageyso Rasuulka (scw) Miyaa ogol
@user-ld7hi3sb1b
@user-ld7hi3sb1b 5 ай бұрын
صلى الله عليه و سلم
@fatushxuseen2132
@fatushxuseen2132 5 ай бұрын
Waa sax hazal waa gabar qiimo bdn adna sdaa ugu faantay oo cadowga uga nixisay ku sharfanid kafi abdi dadkuna inta xun inta wngsan ayaa ka badan wxkstna allha idin sakhiro dadan taagero❤❤❤❤❤❤❤
@rnuura334
@rnuura334 5 ай бұрын
ALLAAH IS ONE☝️♥️❣️
@safiyaxuseen97
@safiyaxuseen97 4 ай бұрын
Masha alaah alah hais kukii guuleeyo
@sucdicadood601
@sucdicadood601 2 ай бұрын
Allaah❤❤❤
@asiyaadam7397
@asiyaadam7397 5 ай бұрын
Maanshaa allaah waa sax waxaa ahay qof jecel ❤inaad midowdaan adiga iyo hazaal insha allaah
@IlhaamAdam-hv7yk
@IlhaamAdam-hv7yk 5 ай бұрын
Ilaahey ha isku kiin barakeeyo iscalfada bi idnilaah🤲
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 5 ай бұрын
Horta sida runta ah labadiiba waxan u arka dad xaga diinta iyo dhaqankaba ku wanagsan guurku waa nasiib iyo calaf hadii ilahay isukiin qoray wax idin kala bajinayaa majiro guurku waa masuuliyad wayn runtii halkay soomalidu ka eegto maha kolay ba hambalyo❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@user-cv7ff2tq5t
@user-cv7ff2tq5t 5 ай бұрын
😂😂😂
@ayaandheeman8857
@ayaandheeman8857 5 ай бұрын
Mashaaa alllh wlllo wada jiro barakoba inshaaa alllh guulaysta ❤
@saharuujahersi1322
@saharuujahersi1322 5 ай бұрын
Masha Allah libax horey usoco ❤❤❤🎉🎉🎉🎉 ani labadina wan idin wataaa🎉🎉🎉
@Mohakisumu6036
@Mohakisumu6036 5 ай бұрын
Your are right brother keep going
@mushtaaqaxmed9660
@mushtaaqaxmed9660 5 ай бұрын
Masha allah barakooba walaalayaal soomaali ha raali galin kaafiyow illaahay uunba ka eed beeli kara
@user-gv6yc5hn1q
@user-gv6yc5hn1q 5 ай бұрын
Allaha ikukii Barakeeyo awlaad kharqabana Allaha idnku irsaaqo il iyo illacana idinma aragto
@TufaaxMaxamed-ft2vj
@TufaaxMaxamed-ft2vj 5 ай бұрын
kaafi wllky illaahay wxn idiinka baryayaa inaad si nabad ah isku calfataan adi iyo wllshy hazal allena isukiin barakeeyo inshllh
@xilwafitbeautychannel3667
@xilwafitbeautychannel3667 5 ай бұрын
😮 mansha allah isku waara waan idin jeclahay ❤
@muparikahmed5484
@muparikahmed5484 5 ай бұрын
Walw aad hooray uxumysay hasal kaafiyw insh allh waxaan rajaynayaa in alle isku kiin sakhiro
@ruqiyaabdulle4618
@ruqiyaabdulle4618 5 ай бұрын
Waryaa kaafi meel uu ka xiran yahayba Allah Ka daweeyo. Adiga iyo Hazal dadaala oo guurka fududeeya. Guurka sahlan waa barakeeysan yahay ee ogaada.
@fadumoashkir2111
@fadumoashkir2111 5 ай бұрын
Allah ha idin fududeeyo
@user-kw3ld9kk6r
@user-kw3ld9kk6r 4 ай бұрын
Walkey wa idantageera wll guulaysta ❤❤❤
@sahraabdi4321
@sahraabdi4321 5 ай бұрын
Gabadhu inay ujilicsantahay ninkeda wa waxwanagsan qurankaba lagu shegay gabdhaha rag isjeclaysinta badan lakiin wa bacdal zawaaj wllkey guurkina waku faraxsanahay lakiin iska jira waxan diintu banahn kamawado xuman basamaysan e intayaro iskudhejinta ah xaraam wllkey Allah guurkiina haydin fududeyo hada khayr isutihiin.
@sahray6772
@sahray6772 5 ай бұрын
Mashllah walhi isku qabiil ma nihin lakiin Hasal ha xumaynin horena waan kuu idhi noolaada
@ifrahhussein1204
@ifrahhussein1204 5 ай бұрын
Maasha Allah tabaraka ilahay ha idin xafido
@deeqodahab9737
@deeqodahab9737 5 ай бұрын
Mansha allha allaha iskukiin calfo lakiin malmahaan sheekada socota umabogin ballag madoow iyo waxyabo an wacnan ayaan arkaa waana xanaaqay ina adeero way malmahaan logu ciyaaraya hasan
@user-nl5sf9ep4p
@user-nl5sf9ep4p 5 ай бұрын
Kkk alleh ha iskukiin asturo wad Iga qoslisayi wll
@user-kw3ld9kk6r
@user-kw3ld9kk6r 4 ай бұрын
Waytala yees yees yees roomadi hasal ❤❤❤❤❤
@user-sy1xu5kw9l
@user-sy1xu5kw9l 5 ай бұрын
inaad.jeceshahay.ogaday.kaciyow.adeyku.talaa.quruxow.adiga.camal.maheleyse.kafi.sabar.badan❤❤❤❤
@user-gv6yc5hn1q
@user-gv6yc5hn1q 5 ай бұрын
Allaha kuu barakeeyo
@user-fq2sh6en8c
@user-fq2sh6en8c 5 ай бұрын
Maaaash alaaaa gulayst❤
@muizaahmed3363
@muizaahmed3363 5 ай бұрын
Maashaallaah hazaal waa gabar lagufaani karo illaahey hayskukiin calfo 🥰
@rnuura334
@rnuura334 5 ай бұрын
Maansha Allaah Alloow Iskukiin Barakee Hadaad KhayR Iskutihiin oo Iscalfada Insha Allaah Bidmilaahi Kariim Allaahu AkbaR ☝️ Scw Scw Scw❣️❣️❣️
@raxmogulied4930
@raxmogulied4930 5 ай бұрын
Mashaallah wan jeclay inad isgursatan 2
@raxmogulied4930
@raxmogulied4930 5 ай бұрын
Adunyada wa Merto
@rnuura334
@rnuura334 5 ай бұрын
Isha Qumayooyinka Aloow KadhawR
@hibaaqfaysal1780
@hibaaqfaysal1780 5 ай бұрын
Maansha Allah❤❤❤❤❤
@qadanhoodo4520
@qadanhoodo4520 5 ай бұрын
Kafiyow hazal walhi waa gabadh qalbi nadiifa ee ilaali please 🙏 walhi waan jecelay hazal
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 5 ай бұрын
Maansha Alaah👑👑💕💕💕👑❤️❤️❤️👑💕💕💕💕💕👑👑hazal kafi jecelkiinu hawaato labaqof oo iskuquruxbadan baatihin🇸🇴🇸🇴💞💞💞💞🇸🇴
@umofaduma7708
@umofaduma7708 5 ай бұрын
masha allah🎉
@user-ld7hi3sb1b
@user-ld7hi3sb1b 5 ай бұрын
Walahi said ban idin jeclahaye malin hure marki abdifatax iyo miss unsi arusanayen waxan dahay inshllh waxa ku xigo hazal iyo kafi illahi cadow imaso dax galiyo i.n farxad iyo nulado i.n dar alle ban idin jeclahay walahi😊
@fatumaali1463
@fatumaali1463 5 ай бұрын
dumarka waxba ma dheeree ragu naagta jilicsan waxay dhahaan hana xabad la’aato hana xoog furnaato بارك الله فيكم
@saaraali9688
@saaraali9688 5 ай бұрын
micnee maahmaadaas fadlan
@abdallajama1823
@abdallajama1823 5 ай бұрын
Subxaan Allaah oo .maba isqabtaan miyaa cajiin
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 5 ай бұрын
Naagtu markey ku jeceshahay wa easy inad hesho lakin hada qayskoda ayaa ku jiro hadeyse ku rabto iyada waxan oo dhan fududen karto. Lakin baa jirto kalsoni horey u dhamatey hada wa in lagu karbasho oo lagu shiilo mj Ciyar mood .anaga inad gursto oo carur quruxbadan dhsho wan rabnaa midna ogow wa calaf hana degdegina oo waqti isla qata.
@JamAa26
@JamAa26 5 ай бұрын
Illhay haydin fududeeyo guyrkiina waan iska kiin jecelahay qadarkana Illhay ayaa og
@aaminasaalax5087
@aaminasaalax5087 5 ай бұрын
Ina adeer kaafiyo wn Ku salaamay dumaashida wn sugayna xiligu Alle idmo from duriyad ❤
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo 5 ай бұрын
Waa nin raga warkiis mahadsanid
@maryancabdi5667
@maryancabdi5667 5 ай бұрын
WaX walba waa calaf balse kaafi gabdhaha caawa waad qiimodirtay gabaridheeldheel ma aha guurkeeda wax sax
@LaylaJamac-tk2lh
@LaylaJamac-tk2lh 5 ай бұрын
❤❤❤🎉🎉🎉🎉 isku waara intay dunidu jirto❤
@degayassin
@degayassin 5 ай бұрын
Maashalaha
@ifrahibrahim2542
@ifrahibrahim2542 5 ай бұрын
Good
@HadiyahaajiHadiyahaaji-jj3kk
@HadiyahaajiHadiyahaaji-jj3kk 5 ай бұрын
😂😂😂😂 jacayl baa I baabiiyay
@qadrohalane9133
@qadrohalane9133 5 ай бұрын
Kkkkk wlhi kaafi wa wiil qalbi fican mab ah in aad u jwb to jawawist aan edab da lahen o idiin ku maser san maxey k raban dad k is ku farah san o dan dodah iyagu garanayo wa dad edab daran run dii ha u bixina walalyaal horay u socdah jecyl ku hawaro ha nah gulesto dagero baitinahay wanah gulesanesan❤
@Hanaan-Wacan
@Hanaan-Wacan 5 ай бұрын
👌💯👌👍👍😂😂😂😂💯👍👌👌manshallah that is true! Waa inta kaliya ina raged u radinayo 🤣🤣✋🙌saas baa laga raba
@SowdaJeele
@SowdaJeele 4 ай бұрын
❤❤❤
@user-tp4fp2ul7x
@user-tp4fp2ul7x 5 ай бұрын
Sww waryaa kaafi dumarka caqli ma laha ha dhihin. Labadiina dad wanaagsan baad u eg tihiin dhinaca dhaqanka iyo diinta. Laakin guurka ha adkaynina oo ku dhakhsada
@user-oz9sx1jz9b
@user-oz9sx1jz9b 5 ай бұрын
❤❤❤❤
@khadiijohussein8688
@khadiijohussein8688 5 ай бұрын
Gabdhaha soomaaliyeed waxaay leyihiin diin iyo aqlaaq waxaad isku jeclaateen diin yarida waxaad ku jirtaa macsiya itaqilaahumaa
@fatumaali1463
@fatumaali1463 5 ай бұрын
jacqylka iyo shaqada waan garanay lkn adiga walaasha inay nin sidaa ugu duuduub naato miyaad jeceshahay ina adeer bal dib isugu noqo xisaabta iska sax please
@rnuura334
@rnuura334 5 ай бұрын
KAAFI ♥️ 🫶🏽 ♥️ HAZAAL Isha Qumayooyinku IdinkadeyRan
@user-uo6ts6hx8z
@user-uo6ts6hx8z 5 ай бұрын
Allow isku kiin daa yarabi❤❤❤
@khadiijohussein8688
@khadiijohussein8688 5 ай бұрын
Labadiinu waa iska waayo miidiyaha waxaad lasoo istaagteen baby bbbbbbb😅
@user-fn2ff7ul7n
@user-fn2ff7ul7n 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@ubaxsalad4891
@ubaxsalad4891 5 ай бұрын
Maxaad kawadaa mid hada soo kala kicisay?
@simsimadan7621
@simsimadan7621 5 ай бұрын
Guur wacaan Walalayaal ❤
@sharafhanduleh8116
@sharafhanduleh8116 5 ай бұрын
Subxanalalah diintu markaa miyey kuu banaysey inaad isku dhag dhagteen.bal taasna nooga jawaab idinkoon xalaal isu ahayn.waar ilaahay hadaa ka xishoon weydey umadiisana kama xishoonaysid uuuuf dhaqan iyo diinba waa ka dheertahay
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 5 ай бұрын
Kkkkkkkkkm Gabadhu wa mj suuro wa ku dhanyahay. Lakin ma ogtahay hasal wapli isma baran nolosha dhabta ah wa bacdal guur .markas baad ogaan kartaa.hada wa soo dhaweyn ee sir nagged lama salgaaro qalbigaaga cesho yuu San dhawac ku soo garine carabka jilicsani wa dabin ee dacad ha moodin. Marnabo qalbigaaga qof ha wada siin .
@user-np7bs9eu4g
@user-np7bs9eu4g 5 ай бұрын
Hhhhhhhhh wllhy waad iga qoslisy gabar waa naxariiz geed yaa wax ku falaya
@MaryanBashiir-bn7ir
@MaryanBashiir-bn7ir 5 ай бұрын
8:51
@zahrafaisal9544
@zahrafaisal9544 5 ай бұрын
Kafi runta luguyimada❤❤❤❤❤❤❤
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 5 ай бұрын
Gabadha meheri guurka iyo isdiyaarinta ha idoin danbeeyee
@user-ks6yu7fx7l
@user-ks6yu7fx7l 5 ай бұрын
Alaha idin saqiro caawo waa naqancisay
@user-cy2eh2xd2q
@user-cy2eh2xd2q 5 ай бұрын
haaye lkn wll anshaxa iyo diinta ilaaliya oo idinko ajaanib kala ah ha isku dhag dhagina, xumaan ha iifahmin waa iga talo.
@user-wv9gw7co6y
@user-wv9gw7co6y 5 ай бұрын
Kk ala kafiya
@abdillahimukhtar9070
@abdillahimukhtar9070 5 ай бұрын
Kafi candiyow wll adiga iyo hazal gacmahaha ayad iskusalantan wad lakali noqota marka sxb iskarurso shekadan way dabadheraatey
@user-oo7jp6zd1s
@user-oo7jp6zd1s 5 ай бұрын
Gabadh soo dhawee
@Ayaanosman-mk5rc
@Ayaanosman-mk5rc 5 ай бұрын
Oo ma caqli yaran ba in lagu yidha war ilahay ka cabsada laba qof oo kala ajaniba tihie inad is qabtan iyo in kale maxa lagu laka ranaya waa inad xadyelatan is tabashada xaranta iska deysan alle ha idin barakeye
@daganahmedbolisoficial
@daganahmedbolisoficial 5 ай бұрын
Aniga waa ubaqanaya hasal ilahay nolosheeda hauwanaajiyo
@umu2600
@umu2600 5 ай бұрын
Kafi iyo hazal wad nag qarisen gurki iyo farxdi
@ummabdullah9637
@ummabdullah9637 5 ай бұрын
walal dumarku caqli way leyihin oo hooyada baka mid ah lkn waxa habon inad iska xarootan ayaa xaga diinta wanagsan Fatima zahra bintu muxamed RasuuluAllahi SCW waxay tiri waxa haboonan lahayd in aysan is arkin rag & dumar kala ajanib ah marka adinkon dumarka kula taliyey dhaliilin oo xuman ka sheegin qof walal ah oo wanag kula jecel sikale hadalka u dhigin mahadsanid
@farxiyocabdulaahi7079
@farxiyocabdulaahi7079 5 ай бұрын
Adeer wanka caaqli badanahay
@maryancabdi5667
@maryancabdi5667 5 ай бұрын
Kaafi qof walba aaqiradiisa asagaa ilaalin karoo balse gabadhu waa gabardine qurxan ee fududeey alaha kuu fududeeyo wax raga way is badelaan
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 5 ай бұрын
Aniga sidey ilatahy abtiyow mcane rer abtigey wan jeclahy hazalna iga ma fogo. Abtiyow waxan filayaa cicada ku heysato inay sidantahy 1.kalsonidaro hazal iyo qoyskeda ka heysato wayo xasle carur iyo xasle bad aheyd sidan maqley inad dayacdey caruurti mase cadeynkaro been iyo run inkastoo carur aad iyo ad uquruxbadan ankugu arkey mansha Allah allaha noo dhowro. 2.in xaga dhaqalaha aden awoodin aroos iyo guti 3.inaadan masuliyada gabadha adan ku filnen .casi badan baa jirto ubahan in laga fiirsado .
@KaltumaMuktar
@KaltumaMuktar 5 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
@Bella-33
@Bella-33 4 ай бұрын
😂😂😂hubka darandooriga halkaa iyo Puntland baa kaafi looga soo garacaya. Mashaallah Allaha iskukiin calfo dumaashi
@user-oo7jp6zd1s
@user-oo7jp6zd1s 5 ай бұрын
Warka soo daa
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 5 ай бұрын
Kaafi hadad intaas noo sheegtay ay idinka dhacayso danbina waa ku dhici kartaan is xalaashada guurkana naga soo dadajiya si idinkana danbiga aad iga badbaadaan waayo sheydaan baa jira
@FaraxMaxamud-dt5gn
@FaraxMaxamud-dt5gn 5 ай бұрын
Waxba Ben hakumeraysan reer coment karbash dayn Mayan adunkana anaga idinku xisabinayna akhirona illaahay aya idinka danbeya anagu Naga dha dhicinaya nag ajnabi Iga ah nasaha ha isarto raga ifahmaya dumarku waxba mafahman fahan ayad khalad kafahantay waaahi uf
@nadiifoahmed6535
@nadiifoahmed6535 5 ай бұрын
Haaa waa beech musmaar ookale
@user-kw3ld9kk6r
@user-kw3ld9kk6r 4 ай бұрын
Sorry wll sasi wagadhnimo
@leylaabdirashid4392
@leylaabdirashid4392 5 ай бұрын
Salahu caleyhi wasalim
@saynababdi6226
@saynababdi6226 5 ай бұрын
Ninragana wuu garanayaa nacasna looshegimaayo
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 5 ай бұрын
Comments baa laydinku Aflagadeyay miyaa?
@GbGbb-ph1lz
@GbGbb-ph1lz 5 ай бұрын
90 guur ku haysa mana guursan maxa jira dumashi
@user-kv3qy8jv8b
@user-kv3qy8jv8b 5 ай бұрын
Allaha iskukiin calfo wll❤❤❤
@Well1455
@Well1455 5 ай бұрын
Kaaf cabdi weligeey wax kuuma soo qorin waa iga qoslisey toley toley wer igama heysiin baa tiri waa runtaa war kaama hayaan runtii waa iga qoslisey ninyahow adigaaba soo jilcey ma istiri ee is atkeey naagaha nin jilecsan ma jecla sidaa ula soco adigoo raaliya
@user-he5ho1hm9y
@user-he5ho1hm9y 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉😂😂😂
@sicidowarsame3552
@sicidowarsame3552 5 ай бұрын
Kkkkk kaaaaaafiii
@user-hb3id2qr6z
@user-hb3id2qr6z 5 ай бұрын
Rabigiin kacabsada kala fogaada mrba hdi iidin is qabin
@user-ho7ln5su3y
@user-ho7ln5su3y 5 ай бұрын
guurso ama ha guursan adey kuu taal
@fatumaali1463
@fatumaali1463 5 ай бұрын
Malaha xishoodka isku nooc uma naqaano ina adeer gabadh xishoota ninka guursanaya agtiisa laguma arki jirin midda kale fikirkayga raga kula xaajoon doona hada hakula xaajoodeen nin iyo naag isku maran away dadkii dhalay naa halagu soo doonee gadaal naga mar maxay udhihi waayeen ???
@hibaaqxuseen3426
@hibaaqxuseen3426 5 ай бұрын
Kaafi cabdi aftahan soomaalibaa horay wexey utiri nin kaa hadal badani dhaxalka aabahaa ayuu kula qeybsadaa dhul baa la, idhigtay baad noogu sheekeyneysaa kaamase muuqato waxanse dareemayaa iney familkeedu kula gorgortameen waanay ku mahadsan yihiin maxaa yeelay iyada oo kaliya hadey sheekadu ahaan lahayd xiligaanba leyslama soo gaareen ee waa hore ayaad madaxeeda minjo u rogi lahayd hazal laftigeedana waxaan ku bogaadinayaa iney reerka la wadaagtay oo aanad cidla ku cunin ok soo xamaaro waa sida loo baahan yahaye soomaalidaa tiraahda geedkii orod lagu fuulo orod baa looga degaa waan kusalaamay kaafiyow hadaan boog kaa kaadamqiyana ka raali noqo fikirkeyga unbaan kahadlay iyo sidaan wax u arko wsc
@Amiish-12
@Amiish-12 5 ай бұрын
😂😂😂😂kaafi dhab badnidaa😂hubka laii adeegsade kaafida weeye kulahaa😂😅
@drszuzuumohamed1857
@drszuzuumohamed1857 5 ай бұрын
warjiraaba cakaaruu iman ee hablaha ninkii xumeeyah ama dhalaal jabaan ugawaramah walle meel kaluu kahelin ....hablahow waanno iyo tusaale diide ee hadhow ha calaacalina efeef hore yeelan weyde ee adkaysi danbe yeesha waan idinku daalnaye 😂😂
@user-fu8bp1oo5x
@user-fu8bp1oo5x 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅
@user-pm8zz9kw9o
@user-pm8zz9kw9o 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@khadraadam4153
@khadraadam4153 5 ай бұрын
Kala yara durka oo dhirbaxada na jooji dheh inta aad mehernaysis
@FaraxSiyaad
@FaraxSiyaad 5 ай бұрын
Ala waan idin sugaynee kaafiyoow hargasaan kasoosalaamayaa
@umubilalaadan8272
@umubilalaadan8272 5 ай бұрын
Yaa ila arkay wiilkaan iyo gabadhaan waabaisku egyihiin labo qurux low
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,8 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
MAXAA NAGA DHAXEEYA ANIGA IYO HAZZAL
8:48
Kafi Abdi
Рет қаралды 41 М.
UGU DANBEN WAN GULEYSANAY
17:07
Kafi Abdi
Рет қаралды 106 М.
HAAZAL KAAFI MARKEEY GUURSATAY WAXAY TIRI WAXAAN GALAY RAAXADA ADUUNKA
6:22
PRANK HAZAAL O AY KA MASERTAY GABAR KAFI ABDI U LA,,,,,,,
12:27
Kafi Abdi
Рет қаралды 121 М.
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,8 МЛН