Hereri Degaanka Soomaalida Qaybtii Labaad

  Рет қаралды 113,422

Universal TV

Universal TV

4 жыл бұрын

Пікірлер: 293
@Adnaan98-ONIIL
@Adnaan98-ONIIL 3 жыл бұрын
I am from mugdisho but Ogaden is our real home where our forfathers lived died. Ogaden is our original land it's where all Somalis originate from.
@AFDiini1722
@AFDiini1722 2 жыл бұрын
Soomaali mase Irish miyaad tahay?😂😂😂 We Somalis need to work towards a common goal and free our people. Ogaden and NDF. especially NDF, no other reason on a personal level I am infinitely offended the Jareer control any part of Somali ancestral homeland. utter shame
@Adnaan98-ONIIL
@Adnaan98-ONIIL 2 жыл бұрын
@@AFDiini1722 it’s my nickname adnaan O’Nill somali ban ahay dhalaad.
@MohamedAli-pk5qv
@MohamedAli-pk5qv Жыл бұрын
So true my brother, it’s our land will always be inshallah one day we will have our land n peace
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 4 жыл бұрын
OGAADEEN WAA BEEL DHAQAN WANAAGSAN DAD QURUX BADAN SALAAN BALIGUBADLE
@mohamedgeelqaad4741
@mohamedgeelqaad4741 4 жыл бұрын
Salaan walaal waad mahadsantahay
@sakariaadan3176
@sakariaadan3176 4 жыл бұрын
Wll wadadii balligubadle iyo dhagaxbuur xagee maraysaa....
@mohamedgeelqaad4741
@mohamedgeelqaad4741 4 жыл бұрын
Sakeriye Adan meelfiican bay maraysaa walaal .srtv ayaan wakhti aan saa ufogayn kadaawaday iyadoo masuliyiinta labada dhinac ay kawada hadlayeen
@xaliimo5422
@xaliimo5422 3 жыл бұрын
Waa aqoon darida kaa keentay tag bal weey fcn yihiine aad xabsi iyo kufsi la kulantid
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 3 жыл бұрын
wiil iyo abtigii weyaan dadka degaankaa wadda dega gumeysigii ayaa kala jaray haddii wadamo lagu kala noolyaha waa walaalo dadku Baligubadle iyo jararba waa walaalo
@ridwanabdirahman6117
@ridwanabdirahman6117 4 жыл бұрын
illaahow anoontagin ha idilin Dhul Ogaadeen waa meelaha Dhulka soomaaliyeed ugu fiican uguna taariikhda dheer waana dhulka halgamayaasha Sayid Maxamed cabdille xassan iyo Imaan Axmed guray
@aliabdule8387
@aliabdule8387 3 жыл бұрын
Kkkkkkkk halgamayasha somaliyeed
@anab9951
@anab9951 3 жыл бұрын
Aamiin walaalo waad og tahay qiimaha ay leeyihiin halgamayaashaa aad soo sheegtay waa Loo qirey inta xaasidka ah ee aan u qireyn geesinimadooda alle xaqa ha tuso
@ridwanabdirahman6117
@ridwanabdirahman6117 3 жыл бұрын
@@anab9951 waa run waa dhulkii halgamayaasha soomaaliyeed allaha daayee
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 3 жыл бұрын
Taariikhda somalida madaxa ha isu gelin ee ogow sayid maxmed c/lle Xasan aun wuxu ku dhashey sacma deeqo oo buuhoodle bariga ka xigta sido kalana imam Axned qas Ali Gurey wuxu ku dhashey seylac wase dad somaliyed oo hogaamiyaal ah xoriyaddii an hel eg & taariikhd asomalidaba xoog ku leh
@ridwanabdirahman6117
@ridwanabdirahman6117 3 жыл бұрын
@@asamadhassan1419 Shaydaanka iskanaar kadibna Taariikhda soo baro walaal Ali Guray wax ladhaho majiraan imaam axmed Saylac kumdhalan ee wuxuu kudhashay jigjiga illaa Harar meel udhaxaysa
@sharifgeyre330
@sharifgeyre330 3 жыл бұрын
Masha Allah OGADENIA waa deegaan Nabad ah oo Taariikh dheer kuleh deegaanada Somalidu degto Allaha barakeeyo From Muqdisho Somalia🇸🇴🙏🙏🙏
@abdirashiidibrahimmuse5771
@abdirashiidibrahimmuse5771 4 жыл бұрын
dad gob ah baad tihiin hadaad tihiin ogaadeen alle haydin sharfo from hargaysa
@MohamedOmar-bd4pv
@MohamedOmar-bd4pv 3 жыл бұрын
Way ku neceb yihiin wee kugu caayaan idoor
@caamirceynte4096
@caamirceynte4096 3 жыл бұрын
@@MohamedOmar-bd4pv hadey ku xumeeyan adiga wanaaji wall
@ahmedbadal3795
@ahmedbadal3795 3 жыл бұрын
Wad mahadsantey abti isaaq hanoolodo
@taariikhogaden1029
@taariikhogaden1029 2 жыл бұрын
@@MohamedOmar-bd4pv Ogaden kuma necbee cuqdada iska daa wll
@MohamedAli-pk5qv
@MohamedAli-pk5qv Жыл бұрын
@@MohamedOmar-bd4pv you are not isaaq or Ogadeen because ur laying, isaaq and Ogadeen has respect and love, we marry from each other and live together so please go away with ur hate
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 4 жыл бұрын
Dhul taarikh dheer weeyan. Saying hi from Hargeisa..
@jamalhusen9600
@jamalhusen9600 4 жыл бұрын
Ogadeen Somali waa dadka Uugu Gobsan mansha allah
@axmedyare2404
@axmedyare2404 3 жыл бұрын
Manch Allah
@zayidzubeir7346
@zayidzubeir7346 3 жыл бұрын
Wllee Tolkay Og waaaa Cajiib From Hargaisa Somaliland
@cadnaantashaad8204
@cadnaantashaad8204 4 жыл бұрын
Waxa sharaf ii ah inan bulale geel ka warabiyay
@FarahAbdul
@FarahAbdul 3 жыл бұрын
Ninka ka yimaada Dhagaxbuur sinaba lahjadiisa loogama soo saari karo Hargeisa.😂😂😂
@munadeg-aware1022
@munadeg-aware1022 4 жыл бұрын
Mansha Allah waa every interesting story wax badan ayaan maqley Ceelkii Bulaale iyo HaroDigeed
@mohamedgeelqaad4741
@mohamedgeelqaad4741 4 жыл бұрын
Haaa muna .garowo ninkii xabaalay adeerkay buu ahaaa kkkkk
@xaliimo5422
@xaliimo5422 3 жыл бұрын
Muna
@abdiiidaani1040
@abdiiidaani1040 3 жыл бұрын
muuna ma awaare ayad joogta love from USA caano geel iyo hawd allow dhawr
@mascuudozil8636
@mascuudozil8636 3 жыл бұрын
OG, Reer Isaaq ❤️❤️❤️
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 3 жыл бұрын
Man sha allah wlaahiga waan jclahay Somali oo dhan gaar ahan somali galbeed love from Switzerland
@khadarhassan74
@khadarhassan74 4 жыл бұрын
😂😂 OG Naga cilmi badan 😂 nimanka hal geela ah oo dhimatey Aasey 😂 OG cajiib ah 😂😂 somali state . jarar dhagaxbuur👍
@hassanmataan1665
@hassanmataan1665 4 жыл бұрын
Inadeero hashaasi reero dhan ayayba deeqi jirtay hadana ogaaden geela anaga nalooga danbeeyaa 😀 cida gale iyo dhulbahante soo raaci 😀😀
@ahmedibrahim7595
@ahmedibrahim7595 3 жыл бұрын
Salan sara sharf gobtii salnaman from hargaysa waan tagay sand kahor
@lionheart6678
@lionheart6678 3 жыл бұрын
Geelu waa waxa aynu dhulka intaa leeg ku hantinay hadii aan soomaali nahay. Ogaadeen waa dad gob ah oo soomaalinimadu ku weyn tahay. Salaan sare oo ka timid Doollo Bari.
@cabdiqaadirsaalax7100
@cabdiqaadirsaalax7100 3 жыл бұрын
ogadeen waa somali dhab ah wlle
@mukhtarfarah969
@mukhtarfarah969 4 жыл бұрын
Odayga warkiisa waxbadan ayaa ka jira,, Aniga nin aan wada shaqayn jirnay waxaa la dhihi jiray William waxaanu ahaa burundian wuxuu igu yiri awoowgay Somali ayuu ahaa
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 3 жыл бұрын
Ogaadeen geel jacayl darteed ayay hashaa u aaseen taariikhdu waa sidaa
@mohamudabdi5567
@mohamudabdi5567 3 жыл бұрын
Reer dhagax buur ilaahay wuxuu ugu deeqey dhaqan xadaarad Soo dhawayn,marti door.waa dad aad qalbi wacan,from balligubadle salaan sare ,meeshaas waan idinla Soo dagayaa dhawaan hooya ogaada
@kadarkhalifabdi9664
@kadarkhalifabdi9664 3 жыл бұрын
Dhaqanka Somalida waa ceeb in ceel laga qaado lacag Somali dad wanaagsan tihiin 🥰
@gamadiid1989
@gamadiid1989 3 жыл бұрын
Ceelka bulaale wuxuu jiraa 600 oo sano caasimadaha soomaaliyeed waa ka facweeynyahay marka dhawr magaalo laga reebo
@bvzykl7577
@bvzykl7577 4 жыл бұрын
Manshallah ogaadeen guul💚💙❤️
@isismadeinisrael.6929
@isismadeinisrael.6929 4 жыл бұрын
AGA WAA LANDHERE BANAN DEGEY
@jablibaax
@jablibaax 4 жыл бұрын
Anigiyo #faysal #cali #waraabe waanu jecelnahay poqortooyada #ogaden aniga se waxa ii dheer waa reer #ayeyday aabo waana reer #abtiyaashay
@onkodhilaac3516
@onkodhilaac3516 3 жыл бұрын
hhhhhhh aniga hada oday faysal wa I awoow hadana mararka qaar waa nagu talax tagaa laakiin wa oday qalbi wanaagsan some time haba iska tuurtee
@ahmeddeek672
@ahmeddeek672 3 жыл бұрын
27:30 eega Somali original , watching and greeting from Kampala Rabi dhulka ha inoo barwaaqo , herari nin qiimo badan oo dhulka hooyo na nakala baray , Nin u qalma in uu wareri u ahaato somalida bilad dahabi ah mudan in la siiyo .
@mohamedomardhkr105
@mohamedomardhkr105 3 жыл бұрын
Dhaqankii somalinimo Ogaadeen & Ogaadeeniya ayuu ku hadhey. ".Hargeysa, Aarjoog, Shabeele, Labisagaala."
@guuusha3699
@guuusha3699 3 жыл бұрын
Bahdelo miya.
@mohamedomardhkr105
@mohamedomardhkr105 3 жыл бұрын
C/Salaan Hereri waxaan xusuustaa 2003, waxaa Baar xaraf ku macsuumey AHN. Ax.yaasiin Gabayxadi. Su'aal uu waydiiyey sidii farshaxanka aheyd ee uu uga jawaabey!!!.
@mohamedomardhkr105
@mohamedomardhkr105 3 жыл бұрын
Waa suxufi cajiiba oo shaqo badan. Goorahanba sxpkii ayaa wareysiga wadaye macaanihii baa cilad ku kiciyey? Intaasina waa qaybta kaftanka & Dalxiiska Garawo..
@mohamedomardhkr105
@mohamedomardhkr105 3 жыл бұрын
Wasiirka Arimaha Dibadda ee Ururka Qaramadda midoobey haduu jiro wuu u qalmaa. Ka socod badan xoghaya arimaha dibada USA.
@mohamedomardhkr105
@mohamedomardhkr105 3 жыл бұрын
🤲🤝🌽🤝🤲
@shakirismail9984
@shakirismail9984 4 жыл бұрын
Mansha allah dhul somaliyeed oo taariikh leh meelahaa badanaa aad loo maqlo ceelka bulaale, walwaal iyo buundada sasababe Insha allah mar uun waa booqan From hargeisa
@khalidmohamed1844
@khalidmohamed1844 3 жыл бұрын
Mansha allah alle somalida dhaqan wanagsana siiba ogadenka
@jetli2086
@jetli2086 3 жыл бұрын
Dhulkii Reer adeeraday Habar yoonis soomar insha Allah iyo rer awoowgay Makaahiil
@caderrayale7744
@caderrayale7744 4 жыл бұрын
mashaa allah C/salaam hereri wariye qaaliya taarikh kasta isagaaa soo bandhiga😍 oo na bara guulayso
@ayaanidil9254
@ayaanidil9254 3 жыл бұрын
Walle dadkeena iyagoo jooga meelo miyi ah ayay hadana nadaafada ka muuqata cadi mahaan mnshalhh
@axmedyare2404
@axmedyare2404 3 жыл бұрын
Ma ila Aragtey bcz. Waa diinta barakeysan Ee islam iyo Salaada
@abdifatahabdulldayib3748
@abdifatahabdulldayib3748 4 жыл бұрын
Mnsha Allah Harodigeed Wa haradaan kudhashay Aad baan ujeclahay
@omerabdirahman3130
@omerabdirahman3130 3 жыл бұрын
inan ogaadeen ah oo reer isaaq ah ha la ii doono.
@aishanasir7216
@aishanasir7216 3 жыл бұрын
Waa ikan😂🤣
@jetli2086
@jetli2086 3 жыл бұрын
@@aishanasir7216 😂
@bossman1024
@bossman1024 3 жыл бұрын
Hargeysa loga so Arora waydiin reer waqoyi wuxuu yahey iyo xalkiisa
@bulxandahir734
@bulxandahir734 3 жыл бұрын
Sayid Maxamed wakii laha cir habqamay Xareed laga hirqado haro digeed baa leh gabay u laha bay kujiratay
@libanhussein5340
@libanhussein5340 3 жыл бұрын
allah yaa mahad leh soomaali inaga dhigay . salaan idiinka timi carro gobeed hoygii fanka ee hargiesa
@nasirhaji6054
@nasirhaji6054 3 жыл бұрын
Ilmadeerayal Ogaden Baa garawo aasay unbaa na leedihiine Maxaad uu qariseen tolkeena kasoo qaybgalay tacsidana noo keenay Waxaa ka mid ahaa isaaq, Abgaal, habargidir, majeerten, ciise 😂😂😂😂 intuba tacsiday joogen
@cawalemahamud2944
@cawalemahamud2944 3 жыл бұрын
Ciisahaad sheegayso samaroonkaa uga dhow
@aishanasir7216
@aishanasir7216 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 3 жыл бұрын
Hasha garawe makes history In bulaale we have similar one called hasha Qandala
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 3 жыл бұрын
Hasha Garawe iyo in la aasay taariikhdaas guud ahaan Soomaali oo dhan baa taqaan , anigoo Garoowe jooga yaraanteydii baan maqlay hashaas iyo qisadeeda.
@axmedyare2404
@axmedyare2404 3 жыл бұрын
Ana xataa waa hore maqley
@makohassan8283
@makohassan8283 3 жыл бұрын
Mashallah somalia waa dhulka kalita ugu dhaqanka wanagsan
@erfg2538
@erfg2538 3 жыл бұрын
Maashaa allaah herari allaah cimragaaga hadheereeyo dhulkii hooyo ayaatnoosoo duubtay
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 жыл бұрын
Hereri Wan Ku wataaa🥰 Somalidu wa Dad Geelah ad iyo ad U Dhaqda una Daryelah mansha allah
@nimcofaraxifiiye9226
@nimcofaraxifiiye9226 3 жыл бұрын
masha allha geyan ayaa kamid ah oo ka imada goblka dollow ♥♥🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪
@sali1269
@sali1269 4 жыл бұрын
Mansha allah cabdisam herari iyo burgabo wad mahadantihin
@khalidabdihaadi5585
@khalidabdihaadi5585 4 жыл бұрын
Thanks Mr cabdi salaan harari & buurgaabo
@abdirashiiddirie4635
@abdirashiiddirie4635 3 жыл бұрын
Bulaale waa imaan maalin uun, haddii alle idmo😍
@abdiismaciil3910
@abdiismaciil3910 3 жыл бұрын
Soomaali asal ah weeye nasiib darro soomaali aawey sawtaasi sida dugaaga is cunaysa allahow isku soo hadee mar labaad iyo midnimo soomaali weyn awdal midnimo
@mohamedomardhkr105
@mohamedomardhkr105 3 жыл бұрын
🤲Aamiin🤲
@mos1954
@mos1954 3 жыл бұрын
Hareriyoow Adiga iyo Saaxiibkaa Allaha idindhoowro
@mahadkhalifabdi5322
@mahadkhalifabdi5322 3 жыл бұрын
Thank you abdisalan hereri and buurgaabo and hawl wadeenada Tvga❤️👍👍
@Za07Editz
@Za07Editz 3 жыл бұрын
15 km ayey u jirtaa magalada dhagax buur Xabaasha garawo markii ay dhimatay garawo ninkii lahaa wuxuu yidhi tolkay hayla aasaan haddii kale is sheegan mayno hawshuna 12 halaad ayey la caano ahayd Markii dambe nin ay isku reer yihiin ayaa isaguna balanku qaaday inuu awr ku qalaayo Sida dadka axanka loogu qalo oo kale. Waa taariikh qoran oo lagu dhigto dugsiyada Itoobiya
@mrsomali8690
@mrsomali8690 3 жыл бұрын
IAlxamdullilaah. Illaahey dhul barwaaqo na siiyey .Aynu ku xamdinaa Allah subaxanaha wa tacaala. Alxamadulillah
@mohamedbixi1885
@mohamedbixi1885 3 жыл бұрын
Barnaamijda hereri wlhi waan u hiloobaa mashalh dhulmareen cabdi salaan hereri iyo baraamijba midka kale kasii xiiso badanyahay mashalh cajiib hal lakafanay oo la aasay
@ugaasabdirahman614
@ugaasabdirahman614 3 жыл бұрын
Hara digeed inbadan waan ku maqlay suugaanta mid hore iyo dambeba waana kii lahaa ninkii gabayga xiddigga ku ahaa ( Cir habqami,xareed laga hirqado,hara digeedbaa leh)
@sadiqmohamudali934
@sadiqmohamudali934 3 жыл бұрын
Mashaa allah waa runtaa
@ugaasabdirahman614
@ugaasabdirahman614 3 жыл бұрын
Hore ugu socda insha allah
@abdimalikali9993
@abdimalikali9993 3 жыл бұрын
Haradigeed iyo bulaale ba xoolo waan ka waraabiyay anigoo weliba toban iyo dhawr jir ah
@abdiazizdahirloxos4553
@abdiazizdahirloxos4553 3 жыл бұрын
Waa run Geela is cunay,ingiriis lacanad baa ku taallo,nijaasta.
@jammane3880
@jammane3880 4 жыл бұрын
Suldaan Dheeg hore uma arag, umana maqal, lakin waxaa halkaa ka cad inuu ka mid yahay, inta yar ee huggaamiyeyaashii sharafta lahaa ee bulshadooda iyo Deegaankooda wanaagga iyo caddaalada ku dhiqijiray. Intii badneyd waxay isu beddeleen Koofiyad bacleyaal tuugo ah.
@guledarchitects
@guledarchitects 4 жыл бұрын
ABDISELAM HERERI wariye rug cadaa ah
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 3 жыл бұрын
DhaQanka Somaliyed sharaf buu leeyahay wlaahiga❤❤❤❤❤❤❤
@moderninformation7931
@moderninformation7931 4 жыл бұрын
Anaga geelayo foosto ayuu biyaha ku cabaa. Niyaw weelka geelani ku cabayo magacii ? Mida kale Geedka laga sameeyay waynaa
@libaaxbanaandagay7687
@libaaxbanaandagay7687 3 жыл бұрын
Waa qabaal waxana Laga qoraa Labiga
@nuramiinabdullahi1315
@nuramiinabdullahi1315 3 жыл бұрын
Aad bad u mahadsantihiin universal tv Tariikh badan ayan ka bartey
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 3 жыл бұрын
Masha Allah dhulka Somali galbeed Allah haka dul qaado gumsysiga xabashida
@axmedyare2404
@axmedyare2404 3 жыл бұрын
Ameen
@asiyacadeey6989
@asiyacadeey6989 3 жыл бұрын
Wooow waan.jecalahaay yaraar janoo
@kaderabdi4336
@kaderabdi4336 Жыл бұрын
Dhagaxbuur, harodiged, bulaale dhulkii reer isahaaq 🇬🇲🙏♥️
@awalederia9601
@awalederia9601 3 жыл бұрын
Woooow gaashaamo barri iyo Daroor bulaale wa laysku arkay
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Garawo iyo xabaasheedi waa sheeko yaaab keeda leh... Aggah awawgiin la gub ma dhaha geel jecela ragu....🤣 Cabdisalaan hareeri cafimad iyo cimri dheer From Laaasacanood.....
@isismadeinisrael.6929
@isismadeinisrael.6929 4 жыл бұрын
WAADEEGAAN QURUX BADAN.
@taariikhdaabgaal8194
@taariikhdaabgaal8194 3 жыл бұрын
Maasha Allah, waa dhaqan wanaagsan
@abdulgafar8036
@abdulgafar8036 3 жыл бұрын
Ceelkaan in biyaha laga soo saaro wan arkayaa dhib weyn bay kuqabaan dadka becoz wuu dheeryahay. Maxaa mortor ama water pump loogu rakibi waayay? Aduunkii hadda waa hor maray in dhalin yarada hawsha loo fududeeyo baa fiicnaan lahayd.
@FarahAbdul
@FarahAbdul 3 жыл бұрын
22:40 qabaal aad uwayn ayaa looga dhigay dar geel. waar geedka intaa leeg xaguu ka yimid
@cabdiraxmaancabdibarre2874
@cabdiraxmaancabdibarre2874 3 жыл бұрын
0gadaan kuuul
@moderninformation7931
@moderninformation7931 4 жыл бұрын
Sayidku meel kasta ma saldhig buu kulahaa
@Hurusocod
@Hurusocod 3 жыл бұрын
Haa walaal
@Hurusocod
@Hurusocod 3 жыл бұрын
Ileen dhulkaa iyo sool Waa ay isasa saaran yihiin
@sheekhabdillahi7318
@sheekhabdillahi7318 4 жыл бұрын
Ilaa xalay ilaa saaka waan baadhayay banaamijka qaybta 2 bahalka markiiba ku soo tuura
@Mohamed-kv8to
@Mohamed-kv8to 3 жыл бұрын
Mansha allah waa barnaamij fiican
@yasinaliyasinali8469
@yasinaliyasinali8469 4 жыл бұрын
Cabdisalaan hereri waa ciyaalkii hore
@daauudcabdulaahi395
@daauudcabdulaahi395 4 жыл бұрын
Masha allah
@saidojama1170
@saidojama1170 3 жыл бұрын
Somali waa nassab gaar ahaan Somali galbeed
@engabdirashidhassan
@engabdirashidhassan 4 жыл бұрын
Qaybta waa laygu xaday imay dhaafi jirin barmaamijyada hereriye
@gaasiranagye6178
@gaasiranagye6178 3 жыл бұрын
Waa taariikh wanaagsan
@cabqari07
@cabqari07 4 жыл бұрын
mashallh
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 4 жыл бұрын
WAA BIYO NADIIF AH
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 3 жыл бұрын
Dhulkaan ku dhashay DDS Gobanimadad 1 ka tihiin alle haydin barakeeyo
@moha5318
@moha5318 3 жыл бұрын
Mashallah runtii waa video qiimo badan
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy Жыл бұрын
Ogaden waa dadka ogu dhaqanka adag somalida wana dadka ogu gobanimada badan somalida aniga waxaan ka soo jeeda gobolka shabeele waa dad wanaagsan ogadenka. marti soorka soo dhawayta.
@ismaacilhaybe7394
@ismaacilhaybe7394 3 жыл бұрын
Waa dalxiis fiican hereri
@bisharqoje7910
@bisharqoje7910 3 жыл бұрын
Maashallah
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 3 жыл бұрын
Maan.sha.allah.wa.dhul.quruxon.
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 3 жыл бұрын
GARAWO : 🐪❤
@abdimuuse9541
@abdimuuse9541 3 жыл бұрын
Manshalaa inshaa waan tagi bulale
@mustafeabdi8600
@mustafeabdi8600 3 жыл бұрын
Qaybaha kale noo soo dadajiya wAa barnaamij xiiso leh.
@abdiazizdahirloxos4553
@abdiazizdahirloxos4553 3 жыл бұрын
Ascwrb waxaas baa lexjecla layiraahdaa,waxa kale waa iska sheeg sheeg.ceel caabud ayuu ahaa.
@gaasiranagye6178
@gaasiranagye6178 3 жыл бұрын
Waa ceel wanàgsan
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 3 жыл бұрын
War Talaal lahayne haka sumaynina Dadka Soomaaliyeed dhaqan wanaagsan bay lahaayeen balse waa sii dabayaryahay dhaqankii wanaagsanaa
@Mosman47
@Mosman47 3 жыл бұрын
af soomaali fusxa ah ragan ayaa ku hadlaya 😜😜😜
@axmedyare2404
@axmedyare2404 3 жыл бұрын
Saxiix
@fadxicali3660
@fadxicali3660 3 жыл бұрын
19:00 waa nasab....
@mohamed88466
@mohamed88466 3 жыл бұрын
Tartarada bulaaloo doogu toos usoo baxay ubax kaaga taagee ~m tubeec markuu halkaa marinayo heesta waan bedelmaa dareen ahaan 😔
@mohamed88466
@mohamed88466 3 жыл бұрын
@Dawud Aweis qurux loogu taliyaay Baa la yidhaa
@samirshow22
@samirshow22 6 ай бұрын
Glad to see our beautiful culture 🇸🇴🇸🇴❤🫡
@nuuriyecali7274
@nuuriyecali7274 3 жыл бұрын
Hhh ogaadeen walee waa dad riwaayad ah waaba nimanka hasha aasay 😂
@abdulrahmansiad5648
@abdulrahmansiad5648 3 жыл бұрын
Kkkkk de maxaanu sameynaa ninku waa taloobi gaaray 🤣
@jakohussein2458
@jakohussein2458 4 жыл бұрын
Ruugcadaa wariye ah
@farahhassan1418
@farahhassan1418 3 жыл бұрын
Maasha alaah odayaashu waaya aragnimadooda dadka hawga faa'ideeyeen intey nool yihiin
@user-vq9jm5uq3u
@user-vq9jm5uq3u 3 жыл бұрын
Manzha Allah
@naruurab1114
@naruurab1114 3 жыл бұрын
Taariikh macno badan leh❤️
@sali1269
@sali1269 4 жыл бұрын
Burgabo inader illahay aya cadawgi ina ilay kaga sogargaray
Booqashadii Bulaxaar Qaybtii Labaad HD
40:40
Universal Somali TV
Рет қаралды 195 М.
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 12 МЛН
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 32 МЛН
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 38 МЛН
Hereri Iyo Goobaha Dalxiiska Qaybtii Sadexaad
39:17
Universal Somali TV
Рет қаралды 50 М.
Hereri & Degaanka Soomaalida Qaybtii 4aad
38:02
Universal TV
Рет қаралды 74 М.
Farax Badel  Gabadha Geela Hodanka Ku Ah
19:59
Hereri Media
Рет қаралды 546 М.
Hereri Miyi iyo Magaalo qaybtii koowaad
46:00
Universal Somali TV
Рет қаралды 531 М.
Tababarahii caalamiga ahaa ee Jaamac Karaaciin oo geeljire noqday.
40:26
Booqashadii Bulaxaar Qaybtii Afraad
39:33
Universal Somali TV
Рет қаралды 122 М.
Waraysi Lala Yeeshay Cabdisalaam Hereri Qaybtii Labaad (Part2)
24:41
Abdisalaan Hereeri oo ka sheekeeyey noloshiisa iyo saaxiibadiisa
31:41
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 12 МЛН