Waraysi Gaar Ah Ambassador Cawil Cali Du'caale Qaybtii Koobaad

  Рет қаралды 164,557

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

8 жыл бұрын

KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
www.horncable.tv/

Пікірлер: 109
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 3 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto aadan Cade iyo Cabdirashiid Cali sharmaarke waayo waqtiyadaas soomaali wey is jeclaayeen wadankuna mustaq bal buu lahaa laakiin maxaa ka dambeeyey aawey shantii soomaaliweyn
@xalimosead757
@xalimosead757 4 жыл бұрын
Cawil cali ducaale ilaa tii aadan cade ilaa muse biixi long life masha alla
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Жыл бұрын
General Daud Abdulle Hirsi is a Somali military hero and former Minister of Defence. Gen. Hirsi was born in 1919 in the town of Mareeg situated in central Somalia. He later joined the military, and eventually rose to the rank of Commander-in-Chief of the Somali National Army. Several primary and secondary schools in addition to a main street in Mogadishu, are named after him. The Cup of General Daud, an annual football competition in Somalia, is also titled in his honor. His great contribution to the development of the Somali military is widely acknowledged.
@zalazala2195
@zalazala2195 2 жыл бұрын
Markad cawil wareysaneyso naga jooji kelmada ah (adigo soo koobayo) maxa yeelay cawil waa nin wayo arag ah hadalkasna uma qalmo in lagu yirahdo
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 8 жыл бұрын
allah yacisak ambassador awil taariikh aad u muhiima ayaad soo martay manshalah' horn cable tv aadbaad u mahadsantiin sidaad dadka taariikh dhaadhigaa ugu dhabbo galaysaan
@kunkaroon530
@kunkaroon530 8 жыл бұрын
ninka rerr somaliland aan ugu jeclahay Masha Allah cimri dherer iyo cafimad insha Allah
@DrJamaalAbdirashedOsman
@DrJamaalAbdirashedOsman 8 жыл бұрын
HALYEY QARAN AWIL ALI DUCALE runtii waa dhab in ummadani aanay u cuntamin haldoorkoodu sharaftiisa ee ay amaanaan cid kale oo ah dal kale ama dhimatay...runtii waxa ina wada haya salfudeyd iyo ma hubsasho.......dhaqaaqa ayaan joojiyey intuu barnaamijku socdey.........waa taariikh cajiiba haldoorkeenana waa in la qiimeeyo inta ay nooolyihiin eee wax qabanayaaan.......HCTV waad mahadsantiin
@faaraxladane946
@faaraxladane946 6 жыл бұрын
Jamaal Abdirashed Osman markuu udub wasiirka maaliyada ahaa waa kii lahaa siilanyo wuxuu ahaa danbilaha kaliya ee umadu leedahay mantana wuu amaanayaa ala muunafaqsanaa ninku
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Жыл бұрын
General Daud Abdulle Hirsi || Father of the Somali Military and a nationalist icon who worked tirelessly to further the Somali cause (1924-1965)
@AhmedBashirMohamed
@AhmedBashirMohamed 8 жыл бұрын
Amb awil arintaan oo dhan waa ii sheegay sheekada part one arinta cigaal inyar uu ka xishooday ayaa jirta sababta diidanaa in uu ula shaqeeyo awil masha allah waa oday weyn waxbadan xeerinaya xushmad leh marka arintii isaga uu ka xishooday ma doonayo aniga in uu ku daro balse waxaan leeyahay dadka qabyaalada aan baarbaareyno waliba media waxaad ogtahay ma kuu sheegaa ayaa xun mirka ah baqaarka aan furanno saraakiisha cigaal hadalo ayuu israacsaday hadaldaaa ma sheegayo marlabaad in aan ku celiyo marabo waxaan leeyahay mediaha cawil haddii uu tuug yahay somali nin nadiif ah majirto isaaq ayaa waxaay ka siman yihiin in ay geesiyaashooda caayaan doqomadanna soo dhaweystaan.
@MohamedAhmedm
@MohamedAhmedm 7 жыл бұрын
ninka uu magaciisa sheegi waayey waxa la odhan jirey xasan fidhato imikana wuu nool yahay wuxuu markaa joogay sheekh
@cabdiwali6738
@cabdiwali6738 7 жыл бұрын
wareysigani waaba serious in hada inqilaab dhigayaan mooday hhhhhhhhhhhhhhh mida kale Amb : Cawil waa cajalad socota Noolaw abti wanku dhagaystaaye
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 3 жыл бұрын
Ilaahow balaayo ciil qabta oo cuqdadi ka buuxdo oo aan aakhiro aqoon wax hanoogu dhiibin dib dambe wey baabi yeen magacii soomaaliweyn
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 3 жыл бұрын
Rush iyo gaaladii sidaas keentey alle ha baabiyo iyo munaafiqiintii raacsanaa gaalada wax qaybineysey
@talosametilmaame6550
@talosametilmaame6550 7 жыл бұрын
wareysigaka sida cawil oo kale waxa ilig kaga fican weriye ducaale oo wax badan og
@mahameddeeq6016
@mahameddeeq6016 7 жыл бұрын
talosame tilmaame afkaaga caano lagu qabay walee ninkaas baan la rabay.
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 7 жыл бұрын
talosame tilmaame allay lehe waa runtaa ninkaasi (Ducaale) taariikh badan buu hayaa oo uu wax ka weydiin lahaa
@ahmedqorane8418
@ahmedqorane8418 5 ай бұрын
Odey somaliyed weye
@halganhalgan2112
@halganhalgan2112 Жыл бұрын
maxamad siyaad bare allow kuunaxarriiso dowlad kama hoarayn kamana danbayn
@abdirashidcatalonia8708
@abdirashidcatalonia8708 Жыл бұрын
alla waayo aragnimadu cajiibsana
@ismailmohamed7789
@ismailmohamed7789 5 жыл бұрын
abasator cawiil wa ragaa faroku tiriskaa ee rer somaliland usohalgamay ayuu kamidyahay anigoo ahaa halgamayashii SNM hanaa rer hargaysaa wan tageraa wayoo wa madaxdii qarankaa somaliland mudada badaan usohalgamayay allowuu nodaaa cafimad iyo cimridheredh naa sii amiin amiin somaliland guuul iyo gobanimoooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooo
@Dabayl
@Dabayl 8 жыл бұрын
Amin Abdo,! xukun gaar ah!? yaa la waydiinayaa xukun gaar ah oo na haystaa maanta. Waan haynaa dalka iyo dadkii naga maqanaa. Waa runtaa qofku ma soo noolaado, laakiin dawladuhu way dhintaan waanay soo noqdaan. Taariikhda akhri, inta dawladood ee hawada ka baxday ee soo noqatay..
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 3 жыл бұрын
Aawey diintii iyo dalkii dadkii meeye maanta wallee qofkii raaca kaafir wadadii wuu ba aye la soco taas waligayo waan nooleyn man aanaan kal qeybsaneyne la soco
@EngElmi
@EngElmi 8 жыл бұрын
HCTV , it was very interested interview .Lkn hore waxaa loo yidhi nin reer u wayn iyo umulisaba siday wax ujiraan uuma sheego. waxan ka wadaa ,magaca ninkaa fashilay inqilaabka ,ambassador-ku uu ka gows adaygay inuu sheego.
@abdiadan4837
@abdiadan4837 Жыл бұрын
The oldman has played his part in the making Somalia a great nation, and managed in building a strong Somali government, he was a military cadet, ambassador, a District commissioner, he made history and was part of that history and the kacaan, these should be documented and taught in schools for the young generation, the oldman is a great legend to the entire Somalia, Mzee asante Sana for your services, have a healthy long live,
@nisarbilly4927
@nisarbilly4927 8 жыл бұрын
shaah shah shaah kob shaha
@yaasiinibraahin5890
@yaasiinibraahin5890 6 жыл бұрын
Hadii cali samatar aan waxba gacanta ugu jirin maxaa isaaqu u zag xaganayey
@ahmedabdilahi8529
@ahmedabdilahi8529 8 жыл бұрын
Cawil Cali Ducale waa nin taariikh dheer in badan soo shaqeeyay kana soo shaqaynayay dowladihii kala duwanaa oo soo maray arliga somalida haday tahay midowgii hortii, dhexdiisi iyo dibadii ba
@yare6033
@yare6033 7 жыл бұрын
waa nin daacadnimo uhadlaya
@abdelkadirali2734
@abdelkadirali2734 8 жыл бұрын
cawil waa nin weyn, oo siduu wax u ogyahay uma sheegin, wakhti badana waa soo qaatay, caafimaad iyo cimri dherer allah ha siiyo
@mohamedfarah9209
@mohamedfarah9209 3 жыл бұрын
Ambassadore ceel buur gobolka mudug ma ahee wa gobolka gal gaduud mahadsanid waalid
@elmiabdullahi1960
@elmiabdullahi1960 2 ай бұрын
@mohamedfarah9209, waa markii ay Soomaaliya ahayd 8 Gobol, taariikhda bal gadaal u fiiri.
@samatarmumin6655
@samatarmumin6655 7 жыл бұрын
and realy he didnt say all raelety he nows
@AhmedBashirMohamed
@AhmedBashirMohamed 8 жыл бұрын
Qof walba bani aadanka waa yeelan karaa dhaliil iyo ceeb laakin ceebo aadan laheyn dusha lagaa saaro si nin reerkaaga loo weyneeyo iyo rag aan magac iyo geesinimo aan jirin loo sameeyo reer waqooyi ayaan ku arkay adeer cawil taariikhdaa ku xusi doonto arinkaan hadaad duubtay waad ku mahadsantahay wax badan ayaan rabay in aad duubto arimaha horn cable way ku mahadsantahay.
@daahirdhere197
@daahirdhere197 6 жыл бұрын
Ahmed Bashir Mohamed baqbaq runba umadan dhalan mana aqbashan xaqa
@iglancadey9449
@iglancadey9449 7 жыл бұрын
amb cawil iyo jenrl galaal xooga waaba isku egyihin mise anaa mooday
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
haa beena maad sheegin wey is yara shabahaan muuqaal ahaan iyo akhlaaq ahaan sidaan filayo.
@ameerhassanow709
@ameerhassanow709 7 жыл бұрын
Iglan cadey ada mooda
@cheyyene
@cheyyene Жыл бұрын
Odeyaasha Soomaaliyeed een runta sheega oo waqtigii xornimada soo joogey waxey sheegeyn in Koonfurtu ay si fiican u dhisneyd dhinac walba Waqooyigana uusan Ingiirsku dhisin taas daraateyd ay Saami yar ka helaan dowladii Aden Cade, balse Waqtigii Cigaal iyo C/Risaaq Xaaji Xuseyn intaba waxaa la qoray karaaniyaal badan oo Waqooyiga kasoo jeeda, sidoo kale Si fiican ayey ula shaqeeyeen dadka reer Waqooyi 12kii sano ee ugu horeeyay Kacaanka sida uu sheegay Ambasadoorka.
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Жыл бұрын
General Da'ud Abdule Hirsi Aun Aamiin Oo Abgaal General Kii Somalia Ugu Horeeyana Ahaa
@mahamudnur1582
@mahamudnur1582 Ай бұрын
Waa iga su’aal ee yaa isu kay qabadsiiya 1943kii Ilaa 1960-kii, waa 17 sano, muddadaas 17-ka sano ah ma looga bixi karaa 4 sano oo dugsi sare ah, 4 Ilaa 2 sano oo dugsi hoose/dhexe ah, 1 sano oo shaqo macalinimo ah iyo 2 sano oo layli sarkaal ah.
@aliwayeel8523
@aliwayeel8523 Күн бұрын
7 sano ayaaba ilkulka lagu dhamayn jiray waaga ingiriisku wadanka haystay
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 3 жыл бұрын
Walle soomaalaay Itaad daba ordeysaan jaajuus iyo qaybiye fariisanmaysaan dalku waa Halis ee ogaada
@abdirahmandirye5543
@abdirahmandirye5543 8 жыл бұрын
farah abdul waa runtaa hahaha
@maxbolabdi6387
@maxbolabdi6387 3 жыл бұрын
Cawilow, calanka ad doo neysen inaad saraakishiina muqdisha kasocelisaan wa calankee? 60kii calankii 26ki juun Hargeysa laga suray calanka buluuga ahaa taa ma diidantahay?
@daalnuurshe4046
@daalnuurshe4046 8 жыл бұрын
Only Allah knows if this guy is telling the truth some are blinded by tribal affiliation but one thing for sure I am firm believer of Unity.
@saaddaud3882
@saaddaud3882 7 жыл бұрын
unity ma rabtid ee dulmibad rabtaa sida kuwi hore kkkkkk
@inaxaaji1935
@inaxaaji1935 2 жыл бұрын
you are a son of a itch suggesting this old man is lying this man Isaaq not darood or hawiye lying is not in our nature plus everyone knows about this nothing is hidden you low life bastard
@hoodohoodo9532
@hoodohoodo9532 Жыл бұрын
@@saaddaud3882 Exactly, jawaab fiican bad siisey qofkan wali beenta iskugu sheekeynaaya ee halkey ka qomaameyn lahayen ilayn dadkii waqooyi ama Somaliland Protectorate uga yimi sii ay Unity uu raadshan iyaago og nimankii reer konfur iney abaalkoodi xaar ka dhigen ayey waliiba halkan so qorayaan qiiro japan iyo iney Unity doonayey Konfur,
@abdirahmandirye5543
@abdirahmandirye5543 8 жыл бұрын
Salute to Ambassador Awil , ur moving wikipedia for Somaliland History, it begins with u and ends with u.
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 3 жыл бұрын
Dee taalooyin u dhisa qaniisiintii kufaarta si ilaahay isugu cadaabo gaalka buuryada weyn iyo jawaasiistii xambaari jirtey
@AbdifatahShire-to2wz
@AbdifatahShire-to2wz 3 ай бұрын
Dalku waxa uu xoriyad buxda helay July 1, 1960. Ragan nah mudo halsano wax ka yar xoriyadi waxa durbadiba u cuntami wayday xoriyadi iyo midnimadii dag dag badan ba jiray ayan I Siri samir iyo isku tunazul iyo midnimo waxa kala qiima badnatay kuraas iyo xukun jacel. Somalia 🇸🇴 shalay waxad u so racden hunguri maantay nah wxxaad uga go aysan wa hunguri iyo kursi aniga tolkega lama siinin iyo waxan lo jogin. Marekan ku waxay dhaqan we are the government xita somalida shalay timi waxa la yirahda adinka doladi ah ee dolad nimda dhankina racda qabil wax laguma siinin isaaq wuxuraba in qabil wax lagu siiyo si somalinimo ah in ad wax ku heshaan marabtan. Hadi cidkasto taladi dalka ugu sareysay uu rabo in asaga lo daba fadhisto yaa la xukumaya. Ilahay ba quranka inogu tusaleyay hadi boqol ilhay jiri lahed midkasto waxa uu asaga rabo ayu seamen laha mid waxa u dhihi laha maantay wax toon ah maso daynayo mid waxa uu dhihi laha maantay umda ayan nafta ja wada qadaya mid ba wax un bu shegay laha laakinse Alx lilah ilhay wa mid kaliya talada nah cid lama wadagto. Waxan diyar ula nah nah walaaladen Somaliland in an calnka buluga ha dhulka u dhigno koda towxidka ku qoran nah Somalia lagu badalo casimad iyo madaxtinmda dalka ugu saresa in an gacanta idin galino laakinse in ad so celisaan hebadi Somaliyed si umda u midoban wa hadi ad tihin dhal somaliyed oo nadif ah hadi dhiig oromo ama mid Ethiopia yaan ah idin kujiro waxad xasan ino gu samesan magaca somaliland badala Hargaisaland ku badala aniga si fudud xoriyad idin siineyno. Somalia 🇸🇴 maantay wax ay idin kaga bahan tahay majirto bad iyo wabiyal Alx lilah ilahay wauu nasiiyaya adinka somali u bahan hiilkoda iyo garab istagoda siyad bare waxa uu aha shaqsi mujrim ah oo ilahay diintisa ku xadgudbay ma ahan in ad xaqiina uga tagtaan qalad uu gestay qof shaqsi ah somali oo idil idin ma gafin taa ogaada
@MohamedHassan-em9bk
@MohamedHassan-em9bk 6 жыл бұрын
Salan sare ambassador awil ali
@zalazala2195
@zalazala2195 2 жыл бұрын
Ambassador Awil I never ever forget you my life my nationality I am from kismayo but Awil and adna love you for ever
@samatarmumin6655
@samatarmumin6655 7 жыл бұрын
cawil he was nating
@awilsuleiman4250
@awilsuleiman4250 4 жыл бұрын
somaliland lander inta ah sidayda
@yusufdaahir9862
@yusufdaahir9862 8 жыл бұрын
waar niyaw ninkani warye umaba qalmo wax wayn baad ka khaldan waayo warka waa laga sugaa qofka isagoo burqanayo ayuu kolba ku jarayaa hadalka
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Жыл бұрын
First President Somalia Aden Ade Then Abdirashiid Then Siyaad Bare Then Ali Mahdi The Abdi Qasim Then A/lahi Yusuf Then Sheekh Sherif Then Hassan Sheikh Then Farmaajo Then Hassan Sheikh Again
@abdirashidhussein3029
@abdirashidhussein3029 21 күн бұрын
INTA SAFIR EE U TIDHIYEY INTODABA WA WADA WAQOY MARKA BU LEYAHAY WAXBA NALAMA SIIN. ISAGA SAFIR NIMADA WA UU KU QANACSANA. TALA XUMIDIINI MUSE JACJUN BAY 50 SANO KADIB.
@oneworld3034
@oneworld3034 7 жыл бұрын
Wariyuhu ma bisla su'aalana muu soo diyaarin suaal qurux badana kama dhex helin hadalka cawil
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 6 жыл бұрын
wuu ka aamusay, oo isaga u ogaaldaaday inuu hadlo. wey fiicantahay
@sayidmohammed7629
@sayidmohammed7629 3 жыл бұрын
Fotballpresident noqo
@AbuSuldaan-qx7ut
@AbuSuldaan-qx7ut 3 ай бұрын
HOOYADA BEENTA KA WASAN CALI SAMATAR KABAHIISA AYAAD DHUNKANJIRTEY CAWILOW BEESHAADU BELO TAHAY JAGADA CALI SAMITAR MAXAY KUU GEYN WAAYEEN BEEN BAAD SHEEGTAY CALI SAMATAR WIU KAA BEEL FIIVNAA WUUNA KAA RAGANIMO BADNAA ADNA FAAN IYO BEEN BUU DHAQANKAAGU YAHAY IYO DIINTAADUBA
@engabdihakim2782
@engabdihakim2782 2 жыл бұрын
Malinta uu cawil sheegay way tagan tahay
@talosametilmaame6550
@talosametilmaame6550 7 жыл бұрын
ilig waa laga ficanyahay wareysiga weriye ka weyn bay ku ficantahay waayo wareysiku wuxu ku ficanyahay adoo wax badan og
@FarahAbdul
@FarahAbdul 8 жыл бұрын
Sheekadan shaahii ayaa ka maqan.
@aminahssin1758
@aminahssin1758 5 жыл бұрын
dad haraadan ayeey afka ugaa galeen
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 3 жыл бұрын
Waar aawey ilaahii idin sameeyey oo idin abuurey inaas waxay leeyihiin ingiriis baa saa yiri waa wax laga yaq yaqsado in habeen iyo maalin taariikh madow fawaaxish gaal sameeyey laga sheekeeyo
@muntazissa6837
@muntazissa6837 3 жыл бұрын
sacdiyo gaalada idin dhaanta idinkana wanagsan idinku waaxad tihiin umadan gurigooda dabka ku qabta waxaad umadan abahood iyo hooyad daarta ku duminaya wax aad ogaata munafiqinta aya ka xun gaalka aad sheegayso hort ingriis ma gumaysan somaliland oo ciil uma qabno idinka malaha ciil u qaba marku idin yimi lakiin anagu uma cadhaysin ingriis somaliland baa laba nin ka dishay oo mag siisay ingriiis hadba waxaad gaalo dhan gurigiina u keenteen amison ha noqto kuwa kale sababta ma noo sheegi kartaan gaalo odhan gurigiina keenteen anaga maxa loo soo hadal qaaday baad nagu haystan idinkana gurigiina idin ilaalinayan way idin kala celinayan yaab iyo fajac cali daro daraadeena inaad munafaq tahayna ay u eeg tahay mee ilahay maxaad ku keentay ilahay carshigisa ayuu ku sugan yahay idinka marka is rogaysan dhulkiina ololinaysan aakhiro isu diraysan ma is waydiisan ilahay baa idin arkaya
@mcmego7753
@mcmego7753 7 жыл бұрын
barnamij qiimo leh.
@haruunfareh8428
@haruunfareh8428 7 жыл бұрын
wereye ilig wuu soo gabaniyaa aa interviewga
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 3 жыл бұрын
Israac Cidi ma keenin ee xasuuq ayaa yimi
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Жыл бұрын
Odayga Wuu Hurdaa Cabdulahi Ciise Aa General Ka Dhigay Aa lool Google Waxaa Ku Qortaa Madaxweyna Yaalka Somalia Soo Maray, Bal Kasoo Raadi Nin Cabdulahi Ciise La Dhaho Hadii Uu Jiro ?
@ameerhassanow709
@ameerhassanow709 7 жыл бұрын
Cawile ducaaale wa nin culus oo siyasasa Somaliland sifacn uga war oog. nolow
@saidali7233
@saidali7233 2 жыл бұрын
Surtagal ma tahay Somali weyn qabiil walba in uu dowlad noqdo waa maya
@yaasiinabdi2468
@yaasiinabdi2468 8 жыл бұрын
mansha allh waxbaa llaga faiidayaa aamasdor lakin dadka somaliyed isku soo jiid manta wad gabowdaye sii an cadawga iskaga celino
@ducaalecabdi5559
@ducaalecabdi5559 6 жыл бұрын
yaasiin abdi .. first I would like to greet the old man .ambassador awil ali duale.. and the press mr mohamed abdi illig. After greeting i think that the ammbasador has more history about Somalia.and the political serial of Somalia and the horn of Africa ..it is true that awil is a very intellegioul and polotion man who served in long time priod in the policy of horn of Africa ..it is absulatly a luck for the nation of Somaliland to have him as poloticall expert who is deeply protecting Somaliland as free nation and independent country . Dispite he is age ..the quation is why he is hatefull to ether somalian people...
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
@@ducaalecabdi5559 we just dislike them/Darood, they same way they dislike us/Isaac
@bom7065
@bom7065 8 жыл бұрын
reerkoonfur inaanay dawolahayn madaxdoodii waawaynayd wiilal yaryar oo xidiglayaal ah ayaa sida adhiga utaxaabay markaasay dad ismoodayaan weliba kuwaasi ragii hore ayay ahaayeene kuwamaanta waa haaway
@azmedcabdilaahi4529
@azmedcabdilaahi4529 2 жыл бұрын
Hawshaa dhamaan waxa fashiliyey labo nin oo ciise muuse ah oo kala ah xasan oo sheekh haystay iyo lugooyo oo cadaadlay haystay alle idin kama tago waxa somaliland gaadhay iyo somaliba ayagaa masuul ka ah
@axmedislaw7444
@axmedislaw7444 5 жыл бұрын
haddaba aan is weeydiinee miyaa la joogaa xilliggii LAGAROOWSADEY in laga GARDARANAA Maxamed Siyaad Barre ?
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Laga ma gardarneyn ee tuug buu ahaa
@zalazala2195
@zalazala2195 2 жыл бұрын
Cawil amaan iyo mudnan ayu ku leeyahay somaali oo dhan
@axmedislaw7444
@axmedislaw7444 5 жыл бұрын
waddooyinka Hargeeysa iyo Burco ee uu dhisay 30 sanno ka hor MAXAMED SIYAAD BARRE, ayaa ila haatan JAJABAN
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Fuutadu dhisey canshuurti hargeisa iyo burco keen
@yaasiinibraahin5890
@yaasiinibraahin5890 6 жыл бұрын
Cali samatar maxaad ka rabtaan
@kaafaayali6293
@kaafaayali6293 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkk beenaale waa ninkii qoray buugii (from barre to Aideed) ee ku yiri maxamed siyaad il buu la'aa oo ookiyaale madow buu ku qarin jiray
@aminahooyo4973
@aminahooyo4973 5 жыл бұрын
Somalida wax ma aqriyaan, maanta inamada iyo habaha Somali wax aqrisaa waaa 0%….Taariikhdana runteeda ma hayaan, hebel baa yidhi & sidas baaa la lahaa…….Iminkase halkan waxaanu ka nidhaah oon ku daabacnaa maxay soo celin? Ma aakhireey diiwaan gelin (MAYA, Allah buugiisii wuu heeystaa) Ma Somali Maxamaded by war gelin oo gadhuun iyo gar u doooonan waxiii dhacay iyo ninkan (Ina Xaaji Cali Ducaale, waxuuu ku lug lahaaa? Waaa MAYA……..Somali nadiiiif ah baanan jirin, oo Aaayaheeda iyo Aakhira aaminsan Haddaa, maxaaa iminka ila gudbooon inaan ka idhaah waxaan Cawil ka garanahayo? Illah keliyaaaa la xisaabtamayo, Rabigaaa QALQIGAAA Dunida maamulay……Iminka reerkiisa, qabaa'ilkiisiii ayyuuu ku dhex jiraaa…………………HADDUUU JIRO AXAD KU JIZAARAY DALKIISA, OO CADOWGII SOMALIDA (KENYA IY ETHIOPIA LA SHAQEEYAY SIRTIII WADANKIISA U DHIIBAY JIRO WAA ISAGA)………………Marna ilma abtaanu nahay, marna habaryar baan u ahay;;;;;;;Laakiin xabaasha dhagaxeeda iga dhicin maaayo…………. ninkani waa ninkiiii SOMALI SIRTEEDII ADDOONTA IYO AMXAARADA KA IIBSHAY………………AMBASADOR HASSAN KAYD MIYUUU GAADHI…………….ILAYN SOMAL TIDHAAH CEEB LOO MA DHINTO……………………………….CEEB HADDUU QOF U DHIMAN LAHAA IMINKUU NA HOR FADHIYAA;;;;;;;;;;;CAWIL XAAJI CALI DUCAALE……………………QIYAAMAHA HALKAAD ALLAH KA GELI?
@intifaacchannel6596
@intifaacchannel6596 3 жыл бұрын
War niman yahow ninkani waxuu sheegayo ma waxbaa ka khaldan
@kayseduale1771
@kayseduale1771 4 жыл бұрын
Wariyahan waa jaahil aan xitaa waxaabaha qofkasta yaqaan ee taariikhda somalida aqoon
@user-om4nx5qm4z
@user-om4nx5qm4z Жыл бұрын
waxbadan aa iska burinayo hadalkiisa, gaar ahaan qeybata ugu danbeesa😑 beeni raad maleh Kenya & Ethopia laaluush ay idin siiyeen hadaa u burburiseen rajadi umamada soomaliyeed oo aad khiyanteen shacabkiini,aduun ku waarimeysaan, xaqna waa soo daahiri waqtii uu noqdaba😵‍💫
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 3 жыл бұрын
Waar heedhe awal xagaad ku nooleeydeen ila xaawo iyo aadan inaalilaahi waa inaa ileyhi raajicuun bal nin islaam ah oo gaal ku soo Dudley oo habeeno la joogey laga kari la yahay
@realsom36
@realsom36 7 жыл бұрын
ninkaan somali miyaa mise waa africankii la qalabeeyey
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Afrikanka la qaleebeyay waayo
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 3 жыл бұрын
Allow soomaaliya shor qoolkii loo dhigey soomaali weyn magrigii ay maleegeen munaafiqiintii iyo ceelkii ay ku rideen sharaftii iyo diintii midnimadii noo soo noolee
@mukhtarcabdirahman1369
@mukhtarcabdirahman1369 4 жыл бұрын
issaq in laga baqan jirey cali samatar ayaa marqaati ka ahaaa
@saidali7233
@saidali7233 2 жыл бұрын
Odaygan taariikhda uu ka sheekaynayo it's not true saaxiibkiis ayaa waxyaalo qaarkood beeniyey
@bujamohamed5276
@bujamohamed5276 6 жыл бұрын
nimankii faqash noo geeyey baa nala hadlay waar badhaafa khayrlaawayaalbaa tihiine 👎👎👎👎👎👎
@waikanwakan2907
@waikanwakan2907 4 жыл бұрын
Waxkasta been ayuu kasheegayaa nasiib xumo wuxuu ku been abuuranayaa general Daud .
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Idinka beenalayaala
@abdirahmaanaligrandbk7757
@abdirahmaanaligrandbk7757 8 жыл бұрын
anigu ma dhihi Karo mana laga yaabo in dhaho Halyeey am a qof wannaagsan. sababto ah wuxuu ka qayb qaatay buurbuurkii dowladihi Somalia. marka xigta. ilaa iyo maanta wuxuu ku jiraa wax burburin والله العظيم. هذا فتان مفسد شرب الدم
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 8 жыл бұрын
Sheeko xume ka bul dheh adeer annagu haldoor noo yahee
Waraysi Gaar Ah Ambassador Cawil Cali Du'caale Qaybtii Labaad
1:00:47
Horn Cable Tv
Рет қаралды 88 М.
Waraysi  Gaar Ah : Cabdilaahi Congo By Ilig HCTV Hargaysa
2:08:43
Horn Cable Tv
Рет қаралды 317 М.
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 92 МЛН
бесит старшая сестра!? #роблокс #анимация #мем
00:58
КРУТОЙ ПАПА на
Рет қаралды 3,5 МЛН
Heartwarming: Stranger Saves Puppy from Hot Car #shorts
00:22
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 18 МЛН
Василиса наняла личного массажиста 😂 #shorts
00:22
Денис Кукояка
Рет қаралды 10 МЛН
XUSUUS REEB AMBASADOR CAWIL PART 6
52:50
Horn Cable Tv
Рет қаралды 244 М.
#TOOS | Yaa Fashiliyay Inqilaabkii 1961?  Qaybtii 2-aad
58:45
MM Somali TV
Рет қаралды 121 М.
Barnaamajka Xusuus Reeb Cabdilaahi Darawal Qaybtii 1aad
33:26
Horn Cable Tv
Рет қаралды 152 М.
Say Mo - LIL BIT & 1 shot 2 (Waysberg Music Remix)
2:43
Waysberg Music🇰🇿
Рет қаралды 232 М.
Sardor Tairov - Sen meni yeding (Official Music Video)
5:02
Sardor Tairov Official
Рет қаралды 2,7 МЛН
Serik Ibragimov - Сен келдің (mood video) 2024
3:19
Serik Ibragimov
Рет қаралды 1,2 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 59 М.
V $ X V PRiNCE - Не интересно
2:48
V S X V PRiNCE
Рет қаралды 1,3 МЛН
Ozoda - JAVOHIR ( Official Music Video )
6:37
Ozoda
Рет қаралды 9 МЛН