No video

Heeso Maraq Ahaan Loo Cabay oo Faaf-reebka Fanku Dawaynaayo

  Рет қаралды 21,918

Horyaal24 Tv

Horyaal24 Tv

Жыл бұрын

#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
▶️ Horyaal24 TV KZfaq Channel = bit.ly/3vdhg9s
▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Пікірлер: 80
@OmarHaji-rn3tz
@OmarHaji-rn3tz Ай бұрын
Walalo ilahay cimriga iyo cafimad ka ha siyadiyo
@mohamedmukhtar8609
@mohamedmukhtar8609 Жыл бұрын
Waa barmaamij aad iyo aad u fiican waxaan leeyahay afka iyo sugaanta
@deeqawaeys2376
@deeqawaeys2376 Жыл бұрын
Respect bro from i 🇩🇯
@abdiaden4697
@abdiaden4697 Жыл бұрын
Aadigaa aayaa afsomaligaa kaa dhiimaan yaheey baalaaguu waa maaroo dumerkuu xiidhaan jiireen waanaa baalaag baa laa ii luulaay maaraa laa ii luulaay ABDI.DJIBOUTI MERCI BEAUCOUP
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 Жыл бұрын
Wad ku mahad santahay inad u saxday waa si fiican
@salahismailaden6576
@salahismailaden6576 Жыл бұрын
Qaryaan hadalo rageedi 👍
@siciidali4034
@siciidali4034 Жыл бұрын
Hadba haad balag u lulayaa caadi ayay u leedahay Ina cumar dhuule waryaa ha wanjalin inanta waa dhal fanaan codna way haysaaye!!!!
@adamosmanlikesgregs6660
@adamosmanlikesgregs6660 Жыл бұрын
Aww markale. Meesha jidhi, waa meet ay ah oo dhir badan. Jeerin kuna waa geed dhulka si xun ugubalaadha. Oo balawaadha
@abdallaahmed5627
@abdallaahmed5627 Жыл бұрын
Heesta saaado cali magaceeda iso sheeega ee muqnigiyo irshaadkiyo
@sayidka6911
@sayidka6911 Жыл бұрын
Marti weeye iisoor, waa magace ii dhowr, Eryadii, abwaankii abwaanada maxamed cali kaariye
@user-ke9xn9gq1w
@user-ke9xn9gq1w Жыл бұрын
kuma dhererto ciidee way cidhibsataa waa caynkaa❤
@xaylexoosh4928
@xaylexoosh4928 Жыл бұрын
Fadumo ismaciil ibraahim Noken sxb barnamijka ayadaa shidee qof waxbadan og ah medeeda kale barnamijku wuxuu ku f8can yahay talantaali
@adamosmanlikesgregs6660
@adamosmanlikesgregs6660 Жыл бұрын
Aww illahay haku dhawro macalin. A.qani .. Libaax waxaan tebatay ayaad u kacday. Loool.
@salmaanmoomin
@salmaanmoomin Жыл бұрын
Fartun lama dhahe hodan baa ladhahaa
@abdirahmanwarsame5199
@abdirahmanwarsame5199 Жыл бұрын
Subxaanala ha toobad keento inantuw
@massmass8300
@massmass8300 Жыл бұрын
caanyo waa naag marka hore jilicsan marka 2 baana nacasa😂😂😂😂😂😂
@abdishaafi6229
@abdishaafi6229 Жыл бұрын
Siilka i balag balag leh hadanay odhan ayay leyihin nasiib kuwani 😂
@crahmanabdisalan2141
@crahmanabdisalan2141 Жыл бұрын
Waar islaantii aaway adiga anaaba ku dhaana malahee xiisiihii baa ka dhiman sxb thanks
@YassinYassin-mv1fl
@YassinYassin-mv1fl Жыл бұрын
Ma ha saxiib kuma dheregto ciidee.. Waxaa weeye cagta socodka kuma dhererisee ciidee way cidhibsataa
@daadirilyaas1826
@daadirilyaas1826 Жыл бұрын
Dhererto waaye
@ahmedalhaberi2408
@ahmedalhaberi2408 Жыл бұрын
Yaa garanaya heesta sahra Ahmed Allaha unaxariista Erayga ay leedahay waa kubaga bageeyaa Macaha bagabageey
@hawaali5209
@hawaali5209 Жыл бұрын
Habo fadumo away manta
@axmedjamac1481
@axmedjamac1481 Жыл бұрын
Cagta socodka kuma dhererto ciidee
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 Жыл бұрын
Sxb wadku mahadsantahay dadkaan fanaan isku sheegaa halala xisaabtamo
@ayanwarsame7218
@ayanwarsame7218 Жыл бұрын
Cagta socod kuma dhererto ciide
@Gamboole
@Gamboole Жыл бұрын
kkkkl kuma ragtoo ciidee way cidhibsataaaa
@bashiiringiriis1961
@bashiiringiriis1961 Жыл бұрын
Fadlan Faadumo noosoo celiya
@mmogiire203
@mmogiire203 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkk😊😊😊😊😊l😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅 ❤❤❤❤❤❤❤❤ libaax libaax dhalay
@ayanwarsame7218
@ayanwarsame7218 Жыл бұрын
Calyo nacasa mooyee
@ahmedalhaberi2408
@ahmedalhaberi2408 Жыл бұрын
Mahadsanid walaalo
@xadiiscabdi-kf2bt
@xadiiscabdi-kf2bt 9 ай бұрын
Cabdi qani hadalo xageen kaahelaa niyaw kuwaaya'e
@HamsaAhmed-hv3ph
@HamsaAhmed-hv3ph 2 ай бұрын
"Wey cidhibsataa" ma koocaa ?
@aminaali6892
@aminaali6892 Жыл бұрын
Meeday fadumo Ibrahim barmaamijka waay macaneneyse
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka Жыл бұрын
Wixii afkeena qaldaya waa inaan iska qabanaa waa waajib diini ah waxaan kuleeyahay karbaash oo waliba ceebeey waxaan iyagoo aan fahmin erayada macnaha la ordaya ee ku heesaya
@mariaahmed9018
@mariaahmed9018 Жыл бұрын
Kuma dhererto weeye niyow
@massmass8300
@massmass8300 Жыл бұрын
dogobka wxaa loogu yeera ama loo yaqaan geedka wayni markuu qalalo maha hal io geeltoona 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@muntazissa6837
@muntazissa6837 Жыл бұрын
heesaha abanada sameeyay noo soo kala sheeg
@xasanxede2985
@xasanxede2985 Жыл бұрын
Kuma dhiri
@Garorrebusiness
@Garorrebusiness Жыл бұрын
Jiri maxaawaaye sxb
@halimahassan657
@halimahassan657 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk 😊
@archialleli6516
@archialleli6516 Жыл бұрын
Quruxdi meeshu meeday maamo fadumo
@aminaali6892
@aminaali6892 Жыл бұрын
Weeka dabe fadumo hatimaado mantaa manaan qosliin waayo xiiso mu lahayn please faduma
@HRU20209
@HRU20209 Жыл бұрын
Ilaalinta Afka iyo suugaantu waa arin haboon..
@shicib-udaneeye-studio
@shicib-udaneeye-studio Жыл бұрын
Habo faadumo meeday adigu kuma wacnide
@bashiiringiriis1961
@bashiiringiriis1961 Жыл бұрын
Faadumo meeday
@abdirahmanwarsame5199
@abdirahmanwarsame5199 Жыл бұрын
Waxay tidhi minanka
@naimoabdullahitarabi5385
@naimoabdullahitarabi5385 Жыл бұрын
War gabadhii fadimo Ibrahim inay kula daadihiso buu ku qurux badnaa barnaajishku kaligaa kuma wanaagsana Waa aragtidayda
@abdit8270
@abdit8270 Жыл бұрын
Edo faadumo meeday?
@AliOmar-te4wu
@AliOmar-te4wu Жыл бұрын
Hawsha wa lo bahna ee arin mihim ah oo bulshada somaliyed sida fankodi lo ciyarayo
@faraxcumar4448
@faraxcumar4448 Жыл бұрын
Fadumo meday wllo 😒😒😒😒😒😒
@inasanyare3998
@inasanyare3998 Жыл бұрын
Wariye adiga laftada sax u bahan
@radwanmed4721
@radwanmed4721 Жыл бұрын
Waxayeyan akta ida koma nararise
@timocadehshow2942
@timocadehshow2942 Жыл бұрын
Barta ka waday
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 Жыл бұрын
“aayad “ Waxaa kaloo la dhahaa calaamad
@hamzaabdiwahabibrahim5143
@hamzaabdiwahabibrahim5143 Жыл бұрын
Weedhaasi sidaa loma dhigin hader baa
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Жыл бұрын
DHIIQADA ILA DHASHI FANAANTA DHEX JIFA. CAWALE OO FANANITI HORE LAYLAHA RADKODI AYU HAYA ASNA WA DHEX FADHUSTAY!!!!
@xasanxede2985
@xasanxede2985 Жыл бұрын
Cagta sucodka kuma dhirirso ciidee wey ciribsataa Wey taak taaksate weeyaan Heesta adeer salad darbi hakofsanina😢
@xasanxede2985
@xasanxede2985 Жыл бұрын
😅
@muntazissa6837
@muntazissa6837 Жыл бұрын
dad music gaajo u gaysay wax aanay garanayn khasba imanka la idinka qad caligooda manau odhanayn ayaad wa tumo oo ayadaha ilahya maha bisinka dadkan ya ka qabta fank
@siradm
@siradm Жыл бұрын
War Cawaale ii Geel beele hhhhh
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 Жыл бұрын
waar dadkan yaa kaa qabta fanka inaay hees anay nahayn ayaay u washen
@saxarcali5198
@saxarcali5198 Жыл бұрын
adiguna iska sax ::::الله يعلم waa :::: الله اعلم
@Som_coding
@Som_coding Жыл бұрын
Waxaad soo fasirtaaa heestii cumar dhuule heesti bodhaari......
@abdiyusuf9419
@abdiyusuf9419 Жыл бұрын
Aayad reer Djibouti gu waxay u yaqaanaan jaariyada iska hubsada dadku waa kala lahjad ee
@CarabShiikh
@CarabShiikh Жыл бұрын
sxb francis weeye waxaa afkeena maaha adiga hubso laftigaaga
@abdiyusuf9419
@abdiyusuf9419 Жыл бұрын
@@CarabShiikh maxaan iska hubsadaa adigu iska hubso waxaad ka hadlayso
@CarabShiikh
@CarabShiikh Жыл бұрын
@@abdiyusuf9419 hee wll
@leylaa3666
@leylaa3666 Жыл бұрын
baramajinkani adiga kuma fooraree farata hasku fiiqan waayo waxa uu saxayayaa heesaha khaladaka loo qaado
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Жыл бұрын
Haygu odhan markay faadumo barnaamijka soo shaac saartaan ku qabsanayaa oo naqshada ka xadayaa waar adigaba iyadaa ku bilaysaye doon faadumo hadii kale ka bul dheh
@hawaali5209
@hawaali5209 Жыл бұрын
Af somaliga ina la iska barta lo bahan yahay
@mohamedawale3696
@mohamedawale3696 Жыл бұрын
Iidle wuxu kaloo khalday heesta digfeer qado ee hibo. Baydka ... odhanaya "halbawluu wadnaa ma habo. Hagaag uma shaqeyee Wu hin'raagayaa. Bal is ina ila eega Iidle wuxu odhanaya Halbawluu wadnaa Ma habo Hagaag uma shaqeyee wuu raagayaa!! Kkkk Raagayaa××××× Maha ee wa Waxa sax ah Wu hin'raagayaa,
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Жыл бұрын
Waar faadumo meeday????
@ammmmgmail
@ammmmgmail Жыл бұрын
Waar wariye adiga laftaada ayaa qaldaye maaha Cagta Socodka kuma 'DHERERTO" Ciidee ee waa Cagta Socodka kuma "DHERERISO" Ciidee.
@muntazissa6837
@muntazissa6837 Жыл бұрын
dadkan koonfurta heesaha noo daya yaa yidhahda way wada kharibene
@hamzaabdiwahabibrahim5143
@hamzaabdiwahabibrahim5143 Жыл бұрын
Waa wadaa xush inadeer
@cabdishiineadan4061
@cabdishiineadan4061 Жыл бұрын
Waar aayad maaha quraankii waa hablaha u shaqeeya guryaha
Deg Deg:Deg Deg:- Fanka yaa ka Cunay Suugada
14:31
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 15 М.
jacayl Naasaha Galay?
33:18
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 9 М.
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 13 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 61 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 9 МЛН
17 Fanaan Oo Saaran Miiska FAAR-REEBKA FANKA
21:37
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 14 М.
MA JIRAAN WAX DOORASHO AH OO KA DHACAYA DEEGAANADA HABARJECLO.....
18:04
Faadumo iyo Hadalo oo 8 Fanaan Saaray Miiska Faaf-reebka Fanka
38:37
Laxanka laga Soo Xaday Xayawaan ka
18:07
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 5 М.
Yaa axdiga jabiya gabdhaha mise wiilasha?
1:53:26
Universal TV
Рет қаралды 303 М.
Fanaanad Soomaaliyeed oo Dadka Siinaysa Sun iyo Waabay
21:29
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 121 М.
Yaa iibsanaya Dhibaato iyo Balaayo oo Diyaar ah ?
33:38
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 61 М.
Heeso Af-Soomaali ahaa oo La Arkay iyaga oo Luuqado Loo Bedelay
34:37
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 13 МЛН