II WAD SHEEKADA -"Caqabadaha daahsoon ee hablaha ka haysta goobaha shaqadda. S2-E3

  Рет қаралды 57,173

Ardaa Media

Ardaa Media

4 ай бұрын

‪@FlowPodcast‬ ‪@thmanyahPodcasts‬ #somalipodcast

Пікірлер: 146
@HAAJIMOKTAR
@HAAJIMOKTAR 4 ай бұрын
Gabadhan Yari waa Gabadh aad u qiimo Badan Ilahay Ha dhawro Waa Fariid Dhaanta Dumar iyo Rag badan Khaasatan Dumarka Tiktok Ku qiimo ridey shakhsiyadoodi Iyo jidhkoodiba Aad kuuma aqaan Lkn wan kuu duceenaya ilahay Haku dhawro wll
@qadribashi3790
@qadribashi3790 4 ай бұрын
I don’t think people get how hard is to work two consecutive years Without paying! This young girl is impressive human being🙌
@____Cumar____
@____Cumar____ 4 ай бұрын
Gob weyaan coach maryam gabdhuhu caqabado bdn ayey la kulmaan insha allah inay hore u sii socoto ayaan u rajaynayaa, marka la leeyahay gabar wax baratay waa bulsho wax baratay waa sidan oo kale 12 jirkeedii ayey wax dhigaysay cajiib.
@nimonimco3063
@nimonimco3063 4 ай бұрын
Mashaa Allah, waa gabadh yar oo Fariida, wax dhigatay, aqli badan, Dadaal badan. Noloshu kuma xumayso🙏
@samawade479
@samawade479 4 ай бұрын
Gabadhaasi Waa runteed Markay bilow Teachingka wllhie waan dhiganaayey Halkaa ay sheegayso Waa Iqra college. Aadbaan uga xumahay in ay sidaa u galaan inantaa yar. Lkn Allah waxaan uga baryayaa in uu Ka saraysiiyo iyaga inshaa allah❤😢
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 4 ай бұрын
: : quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso 😮😢🎉 😮
@AliaFarah-qg4ci
@AliaFarah-qg4ci 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@zachariecaano
@zachariecaano 4 ай бұрын
Fariid yaroo wax qabsatay weeyi, Maryam - halgan dheer soo gashay, wax badanna laga baran karo. Guuleyso walaal.👏
@abaawn_caqlisame
@abaawn_caqlisame 4 ай бұрын
Wlhi taarikh ba ku laban maryan masha allah wlhi waa wayo arag intani Mansha allah mansha allah
@BisharMI
@BisharMI 4 ай бұрын
M.a coach Maryam waxey tusaale wangsn utahy gabdhaha iyo wiilsha Somaliyeed. Kheyr badn ayn urajeynynaa❤🎉
@Xaali95
@Xaali95 4 ай бұрын
I love how you speak about your story with your eyes lit up, Allahuma barik. May that light be the inspiration that hepls people torch their new journeys with. I am very proud of you sister. Allahuma barik. May Allah accept your work as a good deed anx reward you with something much more better. Love from a sister❤❤
@munamohamed470
@munamohamed470 4 ай бұрын
Maanta ayey ugu fiicantahay intii aan arkayey. Waayo waa maclinmad waataasina waxay faaiido utahay bulshadeenada waciyigeeda tan oo kale soo badiya wlloyaal❤❤❤
@nadiiracali0123
@nadiiracali0123 4 ай бұрын
Manshlla fariid yar baga iskaga tagty wakhtigi aad maqnyd waan dareemy in waxa ka si noqdeen keep going kumad khasarin oo waa meesha kugu barany
@zamzamabdilahi7887
@zamzamabdilahi7887 4 ай бұрын
Masha allh hooyo fcn oo fikir leh baa dhashy❤
@fardusmaxamed282
@fardusmaxamed282 4 ай бұрын
Mansha allaaa Maryan Hooyo fiican baa dhashay oo aan aqoon u leehahay
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 ай бұрын
Baraka Allah Tabaaraka Allah, wa xafidaka Allah. You're one in a million. Allaha ha kaa abaal mariyo.
@user-pz9uw8fc8u
@user-pz9uw8fc8u 4 ай бұрын
Dumarku waxy la kulmaan caqabadaha ugu badan
@user-mh4bd5ep1k
@user-mh4bd5ep1k 4 ай бұрын
Masha Allah 😇 its an inspiration
@zenazargon1904
@zenazargon1904 4 ай бұрын
MnzhAllah walal hore u soco inzhAllah
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 ай бұрын
Masha Allah baraka Allah, habo macaan, you're very talented and genuine ❤️ 💖 ♥️
@muumn6895
@muumn6895 4 ай бұрын
Masha allH walalo Horumar balaadhan kurajenaya ❤
@foozia426
@foozia426 4 ай бұрын
Maasha allaah eesh calaa barmaamij❤
@abaawn_caqlisame
@abaawn_caqlisame 4 ай бұрын
Cooch mryn best teacher
@user-ub8xg6rk8u
@user-ub8xg6rk8u 4 ай бұрын
Maaaasha allah walal allah hamigaaga hakuu rumeeyo ❤
@abdullahiabdinasir6943
@abdullahiabdinasir6943 4 ай бұрын
Masha allah,Marti culus oo karaamo iyo sharaf leh.
@Ahlaami2
@Ahlaami2 4 ай бұрын
masha allah ilaahay ha ku barakeeeyo
@abdulqadirmohamed2379
@abdulqadirmohamed2379 4 ай бұрын
Gabadhan waa gabar karti badan, guul baan kuu rajaynayaa wll
@najaxmohomedabdi5567
@najaxmohomedabdi5567 4 ай бұрын
Mashallah ❤❤❤❤❤ wale gabar wax bartay waa bulsho wax bartay 😊😊
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 4 ай бұрын
Masha Allah Coch maryam wa fariid yar qof walba hadu dadalo wu gadhi kara hadafkisa isheega maxey ku so gasha mediaha❤
@zagalcabdizagal1011
@zagalcabdizagal1011 4 ай бұрын
Guulayso mclin maryan waad kasarayn insh allh
@amindahir141
@amindahir141 4 ай бұрын
Msha Allah ilaahay haku dhawro wll
@mohamednaaji3357
@mohamednaaji3357 4 ай бұрын
mncha allah coach maryama
@abdiazizsaleh7468
@abdiazizsaleh7468 4 ай бұрын
Masha Allah ❤
@hafzahupi3824
@hafzahupi3824 4 ай бұрын
Mnsha allh fariid allh hooyo kuudaayo
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 ай бұрын
Thanks for sharing with us ❤❤❤❤
@muxiyadiinabdullah296
@muxiyadiinabdullah296 4 ай бұрын
Maasha allah fariid
@ahmedaden7685
@ahmedaden7685 4 ай бұрын
Wow that's amazing hardworking girl.
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 ай бұрын
Marian you're a legend 🙌 👏 ❤️
@siciidali4034
@siciidali4034 4 ай бұрын
Beautiful ❤❤❤
@user-cv1gs5fk7q
@user-cv1gs5fk7q 4 ай бұрын
Keep going coach
@raxmakiin6877
@raxmakiin6877 4 ай бұрын
I support you
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 ай бұрын
❤❤❤ Mom from Columbus, Ohio USA 🇺🇸 ❤️ ♥️ 😍
@xklihore3613
@xklihore3613 4 ай бұрын
Mashaa guuleyso qurux
@dabaho18
@dabaho18 4 ай бұрын
Maryan waxan aqanay in yar oon waliba ku barty baydka alle wlhi wan dhacay dhaqankeed io diinteda❤
@mahdiqoobey8424
@mahdiqoobey8424 4 ай бұрын
Masha allh waa inan yaroo hard worker ah allha daayee guuleyso apyo
@FadumoAhmedMohamed
@FadumoAhmedMohamed 4 ай бұрын
Msha allah ❤
@queenzare
@queenzare 4 ай бұрын
Maryan zxp keep going 🎉❤❤
@RilwanAbdi
@RilwanAbdi 4 ай бұрын
Coach Maryama gayankaga macalinimo halka kasi wad horo usoco ❤❤❤❤Ha niya jabin cashir haku ahaato 🎉🎉🎉❤❤❤
@FaadumoMaxamed-hf7nd
@FaadumoMaxamed-hf7nd 4 ай бұрын
Manshaalah
@rahmajaamacibraahim1069
@rahmajaamacibraahim1069 4 ай бұрын
Keep goin my sister ❤
@cabdalle_bille
@cabdalle_bille 4 ай бұрын
Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😢😢😂
@RIDWANAbdullami
@RIDWANAbdullami 4 ай бұрын
Qayrka wa kuwa adna sariirba ka shekenays farax qasare
@fuadsallam2397
@fuadsallam2397 2 ай бұрын
@@RIDWANAbdullamihayeelin Waa la garanaya walidkib dawanaya😂😂😂
@SHADOWGAMING-tm9hg
@SHADOWGAMING-tm9hg 4 ай бұрын
Qeys qaysar keen iiwad sheekada
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 4 ай бұрын
Macalimada ani me wax i barto iida qufan ahen ma dhagesten❤😂
@WardimadoobeXirsi
@WardimadoobeXirsi 4 ай бұрын
Gabadhàan wax aan dumarka wax ka aqoon baa helay . Horey usoco abyo maantay adaa ka hormarsan kuwaan , insha allah channel kaaga yutube ayaa ka caansan iqra college oo aan garan qiimahaaga .
@RilwanAbdi
@RilwanAbdi 4 ай бұрын
Wlh xalada wadanka aya sidas iska ah Subxnallah
@maxdar11
@maxdar11 4 ай бұрын
M.a maryam waxaan ku jecelay siday runta u sheegto qofba waxbaa ku adag
@HappyCircuitBoard-hv3dv
@HappyCircuitBoard-hv3dv 4 ай бұрын
Dumarka allow dhawr🎉❤
@khaalidvx9274
@khaalidvx9274 4 ай бұрын
Mansha allaH Waa gabadh yar oo fariida ❤
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 4 ай бұрын
Waxaad furatay School Online ah markaa waxaad ku jirtaa Competition inaad caydo maaha College aad wax kusoo baray.
@user-cu5lk4sq9p
@user-cu5lk4sq9p 4 ай бұрын
First comnta❤
@hayatmohamed5153
@hayatmohamed5153 4 ай бұрын
wan hubaa maryanay inaas suuq fcn u smaysay meshaas ia lkn guul ba ku dambayn xaquuqdadana waligaa haka tagin
@user-hc9xr9yo9v
@user-hc9xr9yo9v 4 ай бұрын
Wow couch maryan m.a
@fadumohosman6119
@fadumohosman6119 4 ай бұрын
Couch maryam
@hirzidalmar4430
@hirzidalmar4430 4 ай бұрын
Wllo hakusiiyo badal kawangsn
@jokarofficial5103
@jokarofficial5103 4 ай бұрын
Cabdikariinow sxp aniga bal hal waraysi iga qaad
@ICC17
@ICC17 4 ай бұрын
M.a macalin nimo waa hamigayga 1aad ee aan ka leeyahy aduunka alle ha ii rumeeyo
@yusufwarsame4219
@yusufwarsame4219 4 ай бұрын
Aptio waa sgaqo. Arakeysan
@yusufwarsame4219
@yusufwarsame4219 4 ай бұрын
Waa shaqo barakeysan io sgaraf aad ku helayso
@fariixaguleid2793
@fariixaguleid2793 4 ай бұрын
Chocolate Maryam wankusalm❤
@user-jy1qn6bq8r
@user-jy1qn6bq8r 4 ай бұрын
Strong women
@ameeraabdirahman4619
@ameeraabdirahman4619 3 ай бұрын
Wlhi waan ka murugooday😢 alleh risiq balaadhan manager kunoqoto kuwaydiyay ama business women
@saleebancumar3628
@saleebancumar3628 4 ай бұрын
M.wll
@abdicasiisbaashe4714
@abdicasiisbaashe4714 4 ай бұрын
Waa gabadh aan sugayy inad so qabato
@Memoo-farah
@Memoo-farah 4 ай бұрын
Coch maryum❤
@maxdar11
@maxdar11 4 ай бұрын
Anagaa sheegayna iqra college way ku dulmiyeen ee maxkamadee
@prinmolo6105
@prinmolo6105 4 ай бұрын
MXaa lamaxkamday waa yadaa been sheegayse yado iqra lajaaray leedahy basbaan uraacijiry subcnlaa aduunkna kam jiro dad 2 sano bila mushahra
@mohtayib
@mohtayib 4 ай бұрын
​@@prinmolo6105hhh wuu jiraa wll
@user-nw3bu8jh6p
@user-nw3bu8jh6p 4 ай бұрын
Waa salaama inta sariirta kaligod saaran maka baxnaa wll 😢😊
@user-nw3bu8jh6p
@user-nw3bu8jh6p 4 ай бұрын
Haye 😢
@moctarkhadar4608
@moctarkhadar4608 4 ай бұрын
Codka waxba ka Qaldan cawa Arda But not bad
@dhaloabdale7523
@dhaloabdale7523 4 ай бұрын
Xagan hadan ku tilmaamo raga inantaa sida xun ula dhaqmijirey 1.Abdishakuur iskalaaji 2.Abdihakiin juhdi Ninka saddexaad magaciisi ba iga maqan😢
@user-tr1mf5yu2m
@user-tr1mf5yu2m 4 ай бұрын
Ar baL isoo qabo qudhyda wxba iga gu xayee❤😂
@user-dc1gg7mq9b
@user-dc1gg7mq9b 4 ай бұрын
3
@zagalcabdizagal1011
@zagalcabdizagal1011 4 ай бұрын
Ragu waa xaasidiin dumarka waxba uma ogalo 😂
@user-fb7tn6bq3z
@user-fb7tn6bq3z 4 ай бұрын
🎉
@user-qd5cg8rg1m
@user-qd5cg8rg1m 4 ай бұрын
College Hargaysa miyaa meshii saaas la guugu xumeyay wll
@eibr0himinaahmeth883
@eibr0himinaahmeth883 4 ай бұрын
Ustaad Cabdishakuur miyaaa sidaas kuula dhaqmay adoo Cooch maryam ah😢
@user-kb6tc1mc2
@user-kb6tc1mc2 4 ай бұрын
WlhI pagekan wakU haYstaa e dad wanGsaN O wX ka faIdnO no keeN I kasTO weLI qoF xuN nOo kenIn❤😊
@SaedHassan-bn9xm
@SaedHassan-bn9xm 4 ай бұрын
Iqra college iyadaan ku bartayba sorry sis😢
@liina3528
@liina3528 4 ай бұрын
Iqra college weyaan malaha 😂
@nuuriyaahmed5290
@nuuriyaahmed5290 4 ай бұрын
Hooyo sahra waa qof qiimo leh midhehedi baynu guranayna
@rahmaruun8133
@rahmaruun8133 4 ай бұрын
Of course wey dhacdaa inaa mel is laheysiiso si hagar la aan ugu shaqeyso se ay ayaga ku niyad jabiyaan
@hodanahmed4747
@hodanahmed4747 4 ай бұрын
Waa xaqiiq
@cabdiciid143
@cabdiciid143 3 ай бұрын
Masha Allah coach Maryan hore usoco❤
@Dahapoyyyy
@Dahapoyyyy 4 ай бұрын
Waxa rajeena inan maaalin uun podcast gan ka so muuqdo I.a
@abdirisaqqobcade167
@abdirisaqqobcade167 4 ай бұрын
Waan ka xumahy iqra college oo aad magaciisaba na bartay inay saa kuula dhaqmeen balse dhiirigalin bay kuu noqotay waxanan ahay dadka ku xidhan chanel kaaga couch maryan
@ZupeirWahan
@ZupeirWahan 4 ай бұрын
Waa fariid tanyari runtuu waxayna muujisay hal adayg
@Mukhtaarcazka
@Mukhtaarcazka 4 ай бұрын
iyada ayaa i bartay college ka
@maxamedcumar2808
@maxamedcumar2808 4 ай бұрын
Inantaa waa ruug cadaa iqara college way dulmiday runtii wakhtigeeda oo dhan bay ku bixisay
@HiboJamalabdi-mw1br
@HiboJamalabdi-mw1br 4 ай бұрын
Inanta Yutuub keeda magcii wll
@user-wn1cs8lm5d
@user-wn1cs8lm5d 4 ай бұрын
Couch maryam
@Asli256
@Asli256 4 ай бұрын
Aniga ma i waraysanaysan rer ardaa
@Mohametapthi
@Mohametapthi 4 ай бұрын
ni hoo maa😛
@user-ne1vl3pc5y
@user-ne1vl3pc5y 4 ай бұрын
𝗜𝘀 𝗮 𝗖𝗵𝗶𝗻𝗲𝘀𝗲 𝗟𝗮𝗻𝗴𝘂𝗮𝗴𝗲😂😂
@FatimaMohamett-zo7uj
@FatimaMohamett-zo7uj 4 ай бұрын
Oromo miyaana 😂😂😂
@Mohametabdi4
@Mohametabdi4 4 ай бұрын
Xei xei😂
@nasteexomustafe9994
@nasteexomustafe9994 4 ай бұрын
Iqra College ayaan ku bartay inantan o meel yaroo waxay ahayd kharabada collegeku lkn waydulmiyeen miskinta imikana ciyaal aan lagaranaynba kabuxa😮
@user-ry7kj8kw6d
@user-ry7kj8kw6d 4 ай бұрын
aad iyo aad ayada na bartay meeshaas anigu ayadaan ku bartay hada markay kasheegaynaysay baan soo xasuustay
@muniiraadam6098
@muniiraadam6098 4 ай бұрын
Meesha ay shagaysaba wa meeshas 😢
@Dawlo164
@Dawlo164 4 ай бұрын
Iyada ayaan ku baranay runtii waxaan moodi jirnay in ay leedahay Lkn she’s goid person
@user-gw7qr7jq5g
@user-gw7qr7jq5g 4 ай бұрын
Sorry 😢
@user-ts9cs8qf2d
@user-ts9cs8qf2d 4 ай бұрын
Maryan xage kadawada 😢
@user-lm6er1mp9d
@user-lm6er1mp9d 4 ай бұрын
Couch maryam
@fadumohosman6119
@fadumohosman6119 4 ай бұрын
KZfaq keda couch maryam
@user-xk8yt3ms3h
@user-xk8yt3ms3h 4 ай бұрын
Talo ku saabsan dadka donaya inay Englishka bartan waxyabaha cawinaya maad weydiisid imika waxba maanu ka faaidin
@maakinahmed135
@maakinahmed135 4 ай бұрын
Toban jeer ka badan ayadoo ka hadlaysa page keeda kasoo daawo
@axmedcumar8907
@axmedcumar8907 4 ай бұрын
Maya podcastiga waa un halgankeda wixii talooyin ah bogeeda ugu laabo
@sawdaali9132
@sawdaali9132 4 ай бұрын
Page jeeda maxaa ku qoray
@sawdaali9132
@sawdaali9132 4 ай бұрын
Kuqoran
@user-dz2fg1gd8m
@user-dz2fg1gd8m 4 ай бұрын
​@@sawdaali9132 coach maryan ugu qoran
@zaaraali1660
@zaaraali1660 4 ай бұрын
sumaya adan so qabo nio
II WAD SHEEKADA “ Qeybtii labaad ee ilmada qarsoon “
39:01
Ardaa Media
Рет қаралды 28 М.
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 25 МЛН
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,9 МЛН
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 20 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 18 МЛН
IIWAD SHEEKADA, HADANE IIWAD
51:09
awaalehanuuniye
Рет қаралды 266 М.
Raali galinta dadka - Meehaal Podcast
17:01
Meehaal
Рет қаралды 6 М.
SOOLARKA IYO QIIMAHA LASIIYO TURKIGA - Invest in Solar Power
10:08
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 60 М.
II WAD SHEEKADA -“Waan kugu faana” …S1- E5 macalin maryama
42:04
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 25 МЛН