dagaalo halis bey somaliland qarxi doonaan naceebka kujirto qarsan kari maayan qaranka ujoojin maayo

  Рет қаралды 10,941

IIDAADI WARKA

IIDAADI WARKA

7 күн бұрын

#IIDAADI_WARKA,
FADLAN SUBSCRIBE & LIKE & SHARE & COMMENT
♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥MAHADSANID♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥
#Shere #Like #Subscrub

Пікірлер: 18
@MacalinCukaase-tp5rn
@MacalinCukaase-tp5rn 5 күн бұрын
Soomaalidu iyadaa is eeday....iko..
@foodcade9740
@foodcade9740 5 күн бұрын
walaalyaal 2024 ayaa reer woqooyiga dadkooda political Elite, Business Class, religious leaders and youth dhamaan xamar ayey ku xiran yihiin, dadkii naceybka abuuri jiray 30kii sano shaqadooda way socon la,dahay ee Faysal Cali waraabe, Adna Aadan, Sahra Halgan, Buunis, dhamaan shaqadoodu waa ay fashilan tay by jeceylkii iyo walaaltinimadii waa ay soo noqtay
@abdulhajiahmed8735
@abdulhajiahmed8735 5 күн бұрын
War beenta qarmuun joojiya iyo hadalka aan salka laheyn ILAAHAY ka baqa
@yuusufbaxaar109
@yuusufbaxaar109 4 күн бұрын
😊war kani wa daacun isaqa ku dhex fideysa ee iska qabta.
@samuuladsicid8821
@samuuladsicid8821 5 күн бұрын
OO YAA IDNKA AKHLAAQ XUN HEEGO WAALANEEY IDINKAA MASKAXDO IDIN MADOOBAATEY. CUQDAD DARTEED SOOMAALIYA. SOOMAALI BAALE AMA ADIGUNA WAAD KU QASBANTAHAY SOOMAALIYA WAAYO WAXAAD DEGANTAHAY. 2 GOBOL OO KA MIDA SOOMAALIYA HEEGO WAALANEEY.
@SiciidGees-ui2re
@SiciidGees-ui2re 5 күн бұрын
Dee maraykan waxdhaamaba mahaynee ama buur ahaw amabuurkutiirsanowbaa layidhaa isaguun aankutiirsanee yurubtan waxbatarimaayaane
@moussawahibmagnus4680
@moussawahibmagnus4680 4 күн бұрын
IL Y a yne difference entre Portland et hàrgeisa.
@Adamhagler
@Adamhagler 5 күн бұрын
Kuwani waa xoilo lasoo kiraystay 😂
@mohamedfarah3030
@mohamedfarah3030 5 күн бұрын
Correction: your positive and negative comments are partially incorrect . 1) the border between British Somaliland and Ethiopia are internationally recognised-agreed between UK and Ethiopia 1958. 2) the border between Ethiopia and former Italian Somaliland were never agreed and marked as "provisional".
@CabdiFaarax-b3e
@CabdiFaarax-b3e 5 күн бұрын
War benta kadaya dadka somali nimada noga baxa mar kasa ayan kalabaxenaye af ka nodaya
@ahmedabdulli
@ahmedabdulli 5 күн бұрын
doodan soo Isaaq keliya uma dhexayso, maxaad Markaa Somaliland u oran. Isaaq baa dawlad gaar ah rabta maad toos u tiraahdid.
@AbdiWarsame-gw7oq
@AbdiWarsame-gw7oq 5 күн бұрын
Somaland belo kama jirto saaka waxa lo dareeray imtixaanki shahaadiga ahaa marka laga imaado tuulada laascanood o 2school oo xidhmay la goaday 😂😂tuuladaasina ama puntalnd bay Hab ku raaci ama Hj ayaa ku darsan 28magaalo ee ay ka hayeen dhulmanate Bariga sool mooye meel aan saaka laga dabaal degayn ma jirto ceerigaabo ilaa lowyacdo Somaland ha noolato Waxa ku qoslaa ceelki fiqi fuliye ee dameeruhu ka cabi jireen miyA darood ceerigaabo moodey 😂😂😂😂😂 Ceerigaabo jeedal aya lala dhacaya martidu haday edeb yeelan waayaan
@noormohamed8427
@noormohamed8427 5 күн бұрын
Laftinagaa yohow beenaalaha ahi belada ka weyn sadexdii habrood oo mindiyaha isu haysta kkk riyo maalmeedkii 34ka sano soo socdey oo ay Qalasyadii Dhulbahante soo afjareen kkk maanta 500 maxaabiis ihi caasimada Khaatumo state of Somalia ee Laascaanood eed ku sheegayso tuulada idin kaga xidhan yihiin kkk Shiikh isixaaqaad sheegan jirteena maanta isugu biyo shubtay inaad Oromo sheegayaan belada ka weyni maxay tahay? Kkk Damiir laawe yohow 2000 arday ayaa maanta imtixaankii foom foorada ee qaranka Somalia u fadhiistay Laascaanood iyo Buuhodle. Ceeigaabo waa la ogyahay maajooratigu inu Harti yahay Gadh weyn haday diido nabadana waxa hurani waa buurihii inay dib ugu noqdaan. Dhinaca kalena shaki kuma jiro in Burco iyo Hargeysa qaxii 80dii mid ka daran ay la kulmi.
@Calidhoof-rg2kp
@Calidhoof-rg2kp 4 күн бұрын
Beenta iskadaya Somaliland wa nabad doonayaal ❤❤
@deeqacabdiraxmaan8851
@deeqacabdiraxmaan8851 4 күн бұрын
Wax somaliland la dhaho iska iloow sababtoo ah hadda waxaa maamul loo dhisayaa sool, sanaag togdheer state & awdal state ee bal aan aragno gobolka waqooyi galbeed haddii wadan loo aqoonsanaayo 😂😂😂
@SiciidGees-ui2re
@SiciidGees-ui2re 5 күн бұрын
Waar raggiinan doodayow debedaadjoogtaane meeshan soomaali waxba faraha ugumajiraane nimankaa cad ayaa maamulee meeshay noogu taliyaan baanuraacaynaaye hadaalina
@samuuladsicid8821
@samuuladsicid8821 5 күн бұрын
SSC KHAATUMO IYO MAAKIR STET IYO AWDAL STET WAA DAD SOOMAALIYEED WAANA SOOMAALI WEYN HEEGO IDINKAA CIDLA KU DAALAYA
@samuuladsicid8821
@samuuladsicid8821 5 күн бұрын
OO YAA IDNKA AKHLAAQ XUN HEEGO WAALANEEY IDINKAA MASKAXDU IDIN MADOOBAATEY. CUQDAD DARTEED SOOMAALIYA. SOOMAALI BAALE AMA ADIGUNA WAAD KU QASBANTAHAY SOOMAALIYA WAAYO WAXAAD DEGANTAHAY. 2 GOBOL OO KA MIDA SOOMAALIYA HEEGO WAALANEEY.
Democracy at Work: Curing Capitalism | Richard Wolff | Talks at Google
1:25:34
Talks at Google
Рет қаралды 3,2 МЛН
Always be more smart #shorts
00:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 33 МЛН
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 33 МЛН
Please be kind🙏
00:34
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 172 МЛН
Final muy inesperado 🥹
00:48
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 18 МЛН
QASA+  GURIGII NETANTAHU OO DAB LA QABADSIIYAY + UKRAINE/RUSSIA +XUUTI
19:32
HARGEYSA ARIN CUSUB O LAGU ARKAY REER HARGEYSA NAGA CILMI BADAN😱
13:24
Always be more smart #shorts
00:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 33 МЛН