ka waran 2 caruur ah oo aad dhashay 20 sano ka badan hadii lagaa qariyo adigoo og in ay joogaan..see

  Рет қаралды 11,192

Illintir

Illintir

27 күн бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 43
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 25 күн бұрын
Alaha u sahlo caruurtiisa sheeqaan allahuma aamiin
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 26 күн бұрын
Illaahay ha kuu soo dhaweeyo caruurtaada amiiin amiiin yaarabi
@ashawooo
@ashawooo 26 күн бұрын
Allaha ha uu sahala caruurtisa rabi ha uu soo ifatimaya Abdiaz iyo timiskis illahay qeera ha idan siya
@axmadeyhilowle4186
@axmadeyhilowle4186 26 күн бұрын
Allaha u sahlo Aabahaan Caruurteesa Bi Falli Allaah
@khadramuse1218
@khadramuse1218 17 күн бұрын
Yaa rabi
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 21 күн бұрын
Walaalayaaloow muxuu aadanuhu markuu duqoobo u raadiya caruurta yaa waa yaabe intey siqiirka yihiin muu raadiyo 😮inaa lillaahu waa inaa ileyhi raajijicuun 😢😢😢
@mohamedmuuddeey239
@mohamedmuuddeey239 25 күн бұрын
من كلِّ قلبي..❤جزاك الله. Ogaaw C/A zoow Shaqo weey’n ayaad hay’saa 🇸🇴
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 25 күн бұрын
Ilaahay hakuu soo sahlo caruurtaada adeer waxaan rajeyn inay soo hadlaan
@user-xq5zy1dw5u
@user-xq5zy1dw5u 24 күн бұрын
Allaha u sahlo
@sacdiya120saxdiysanka2
@sacdiya120saxdiysanka2 21 күн бұрын
Allaha kusoo sahlo adeer
@Hamdi432-qe3xg
@Hamdi432-qe3xg 25 күн бұрын
Alle hakusahlo
@Daqare666
@Daqare666 25 күн бұрын
Real Odeygaan wiilkiusoo hal sano jiro uu leeyahay magac uma bixin maxaa qaldanaaa Reerku ma weydiisay iney dhibaato ka jirtey dhaxdooda
@rahoroble3224
@rahoroble3224 25 күн бұрын
Ilahey hausahlo ilmahisa amin yarabi
@sahroabdullahi496
@sahroabdullahi496 26 күн бұрын
Allah ha ku sahlo
@mahadasaidyusuf4169
@mahadasaidyusuf4169 26 күн бұрын
Ilaahey ha u soo sahlo.
@caasha93
@caasha93 26 күн бұрын
Wil halsano jira oo magac lobixin wamaxay 😢
@user-zw7dl3ym8n
@user-zw7dl3ym8n 26 күн бұрын
Illhey ha u sahalo
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 26 күн бұрын
Allaha u sahlo reerkiisii
@lailaomar9267
@lailaomar9267 26 күн бұрын
Allaha u sahlo magaci waa hilmamay u maleyna ilahey ha u so sahlo koley magaceda wuu shegay iyo qabiilkeda wax yaqan lama weynayo
@user-px8uz8mr5k
@user-px8uz8mr5k 26 күн бұрын
Rapporten 🌜
@user-vs6gh7mc9r
@user-vs6gh7mc9r 26 күн бұрын
Allaha u sahlo aamiin.
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 25 күн бұрын
Alla maxay soomaali dhib ka dharagtay ilaahey ha siiyo sharci dadka kala hago oo dhibkaan looga baxo soomaali waa is jeceshahay ilaahey haka baxsho shaydaanka dhexdooda ilaahey haku kulmiye towxiidkiisa allahuma aamiin
@xaliimoxasan3302
@xaliimoxasan3302 26 күн бұрын
Allaha usahlo waaxaqqiisee❤
@ahlamhasansiyad3333
@ahlamhasansiyad3333 25 күн бұрын
Wiil hal sanno jir ah oo aan magac loo bixin see cml ? ALLAHA U SOO DHAWEEYO ILMAHIISA OO NABAD QABO AAAAMIIIIIN.
@user-px8uz8mr5k
@user-px8uz8mr5k 26 күн бұрын
Saken
@sahraigal1493
@sahraigal1493 26 күн бұрын
alah u so sahlo.aabahan carurtisu kamaqan tahay
@generallygaza7235
@generallygaza7235 26 күн бұрын
Màsha allah😂
@user-ny6zh2dz1g
@user-ny6zh2dz1g 26 күн бұрын
Wiil sanad jir ah oo magac loo bixinin uur labaadna laheyd
@mushtaaqabdii
@mushtaaqabdii 26 күн бұрын
Walayab
@saadabogoreh8219
@saadabogoreh8219 24 күн бұрын
28 sano carourta ka makhaan iyo imika dondonaya hadana waa walide illahay aa uu soo dhaweyo
@aminahassan1173
@aminahassan1173 26 күн бұрын
Illaahay how sahlo caruurtii oo haysu sakhiro waalidka iyo caruurahaba
@HodaMohamed-mc3cp
@HodaMohamed-mc3cp 24 күн бұрын
Hal sano qof jira oo magac laheen xaytahay
@dontgiveup1472
@dontgiveup1472 26 күн бұрын
Magac umabixin wiil halsano jir ah see waxyihin
@umumascuud3307
@umumascuud3307 26 күн бұрын
waaayeel waye
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 26 күн бұрын
Abaha halayabina waqti dheer aya kasowaregay midakale reer kale ayu lahaa sanadkaasna inuu lawada joogay lama weydiimagacana wana la ilawi karaa
@sacdiyodhoof2477
@sacdiyodhoof2477 26 күн бұрын
Asc Cabdi Casiis waxan raba meel aan kaa soco
@foozia426
@foozia426 26 күн бұрын
Ilahay how fududeeyo caruurtiisa insha allaah
@illintir
@illintir 26 күн бұрын
Fadlan share dhaha mahsanidiin
@owliyo1218
@owliyo1218 26 күн бұрын
Mudo 2022 ilaa 2024 hada waan kuraa dineynaa whatsapp naga qaban maysid abdicasiis plz isoo jawaab baafi baan rabaa
@owliyo1218
@owliyo1218 26 күн бұрын
@illinter gabar walaasheen naga maqan gabar aad baafisay baan uga shikayn waana baafinta 117 ilaa maalintas ilaa maanta waan diin wacaynaa nagana qaban maysaan 2yaer weye wll isoo jwb
@marianabokar7809
@marianabokar7809 26 күн бұрын
Soomaalida waxba isma weydiisa,miyaa hal,sano cunug jiro see magac loogu bixin waxbaa jiro see waaye adeer
@generallygaza7235
@generallygaza7235 26 күн бұрын
Allah akuĥelo😢
@hamdihasan4743
@hamdihasan4743 26 күн бұрын
Allah ha usahlo caruurtiisa
DEG DEG SHUUTE OO SOO XIRAY NINKII XAASKISA GUBAY  AABIHIIS & ADEERKIIS HADA
10:01
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 3,2 М.
Did you find it?! 🤔✨✍️ #funnyart
00:11
Artistomg
Рет қаралды 114 МЛН
О, сосисочки! (Или корейская уличная еда?)
00:32
Кушать Хочу
Рет қаралды 6 МЛН
когда одна дома // EVA mash
00:51
EVA mash
Рет қаралды 13 МЛН
OMG 😨 Era o tênis dela 🤬
00:19
Polar em português
Рет қаралды 3,3 МЛН
Hooyo wiilkeeda ma lumin laakiin waa la waayay ax ax ax
9:21
Nin Soomaali ah ayaa 27 sano ku sugan dalka Gambia 🇬🇲 nolosha Soomaalida dalka Gambia
17:11
Video 753 Muntlig norskprøve A2-B1 nivå
21:23
Norsklærer Karense
Рет қаралды 245 М.
Did you find it?! 🤔✨✍️ #funnyart
00:11
Artistomg
Рет қаралды 114 МЛН