Woow maansha Allah axyaa hees cod aad u macaan laxan iyo gacantii barakeysan ee Al ustaad Mukhtaar murjin wll qaali ilahay ha ku barakeeyo labada daaroodba insha Allah wllky qali ❤️❤️💯🌹👑🤌
Kalsooni baa kugh jirta ee halkaa kaga hay kuwo badan badan oo fanaaniin sheegtaa kuma gaadhayaan playback bay dadka u shidaan balse taadu waadu waa live music
@OudMidiaProduction2580 Жыл бұрын
Mahadsanid walalo alaaya cisak
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Alle haw naxariisto AHUN mooge
@OudMidiaProduction2580 Жыл бұрын
Mahadsanid walalo alaaya cisak
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
@@OudMidiaProduction2580 Adaa mudan sxb qaali
@abdikarimfeytin312 Жыл бұрын
Waar murjin maxaad sameysay. Very good talent. Waan ku wataa Sxb