Kadib Xiriir Xun iyo Caado xun | Soo kabsashada | Fandhaal Podcast 116 |

  Рет қаралды 38,295

Omar Inshar

Omar Inshar

2 ай бұрын

Пікірлер: 111
@abdi85237
@abdi85237 Ай бұрын
Maanta waa 01/06/2024, 150 maalmood kadib ayaa kusoo laaban doonaa insha allaah anoo isbadal leh❤❤❤❤❤
@IslaaxMedia
@IslaaxMedia 8 күн бұрын
Hal bil kadib intee wax kuu maraayan
@XudayfiCabdiwaxid
@XudayfiCabdiwaxid 6 күн бұрын
Zxp. Adi dhibaato maku hayzo soomah ​@@IslaaxMedia Ani caadoyinkii xumaa isbuuc ayaan hadda ka maqnaha
@XudayfiCabdiwaxid
@XudayfiCabdiwaxid 6 күн бұрын
Hal bil kadib ka waran yoolkaaagii❤❤🎉
@abdirashed6669
@abdirashed6669 Ай бұрын
HadaL AfkaaGa Kaso Baxa Waxa Ugu Wngsn SaLiga RasuulkeNa Muxamed ‎ﷺ 💖📿
@MaxamuudCabdinaasir-lm2kt
@MaxamuudCabdinaasir-lm2kt Ай бұрын
اللهم إني أعوذ بك من شر سمعي و من شر بصري و من شر لساني و من شر قلبي و من شر مني 😔🥺😢
@maxamedcabdi3999
@maxamedcabdi3999 Ай бұрын
Igula sali xabiibkena muhamed scw❤
@MahmoudMohamed-rw6ue
@MahmoudMohamed-rw6ue Ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
@Bullale6
@Bullale6 Ай бұрын
Alxamdulilah Alle keligii ayaa mahad oo dhan u sugnaatay. Illaahay swt wuxuu koonkan u abuuray sidii ugu wanaagsaneyd ugana cajiibsaneyd. waxaa xusid mudan in haddii alle nafta inoo daayo ay wax walba iyo xaalad waliba is beddeli doonaan. illaahay dhamaanteen ha ina waafajiyo tawfiiqda wanaagsan.
@MahmoudMohamed-rw6ue
@MahmoudMohamed-rw6ue Ай бұрын
AAmiin AAmiin yaa ALLAH 🤲
@maxamedcabdixasan3154
@maxamedcabdixasan3154 Ай бұрын
Aamiin sxb❤
@user-iw3dj9nw8c
@user-iw3dj9nw8c Ай бұрын
شكرا جزير لك ياصديقي عمر إينشاه
@Abdalemuuse33
@Abdalemuuse33 Ай бұрын
Team omar waa dad sharafle wlhi ❤ ustaad waxaan ku Rajeynaa sidad noo Toosinayso mar walba na waani😢
@mohacabdijaamac3287
@mohacabdijaamac3287 Ай бұрын
وتعيها أذن واعيه
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 Ай бұрын
Shukran omar inshar ❤👏🤝
@MohamedCabdi-tx5ed
@MohamedCabdi-tx5ed Ай бұрын
Cawa waa habeen axada xuman asoradiyey alle iga madobeyey isoduceya wllal
@mustafjd.calakar7263
@mustafjd.calakar7263 Ай бұрын
Cumar wad mahadsantahay. Haka caajisin wanaaga aad bulshada u heyso. Team Ogaansho wan idin salamay.
@aliibrahim9192
@aliibrahim9192 Ай бұрын
Allah ku barakeyo ustaad
@UstaadAbdifitah
@UstaadAbdifitah Ай бұрын
Mansha Allah ustaad Allah ku xifdiyo
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 Ай бұрын
mahadsanid ustad
@Hoorri-Tailor
@Hoorri-Tailor Ай бұрын
Wcs ustaad ku mahadsanid macluumaadkaga qiimaha badan eed noo so hibaysey.
@XanafiAxmed-tp7et
@XanafiAxmed-tp7et Ай бұрын
Tanks WLL markan KUGU sibiiray iyo hada wlaahi In Eysan is lahen good job 👍🎉
@valleyrain9137
@valleyrain9137 Ай бұрын
إنا نحن نزلنا الذكر وإنا له لحافظون
@XasanLaki-rf7mo
@XasanLaki-rf7mo Ай бұрын
Masha allaah tabarak Cumar wad mahadsantahay
@MohamedAli-vb8ct
@MohamedAli-vb8ct Ай бұрын
Rabi haku wanaajiyo wll mcn ❤❤❤
@Mohafit122
@Mohafit122 Ай бұрын
1 million coming soon am very happy pro wlhi you are good man
@Malapo___
@Malapo___ Ай бұрын
Podcast waan ubahnaa aad wali wad mahadsantahay walal cumar
@Abdirahmankhadar-kn8kz
@Abdirahmankhadar-kn8kz Ай бұрын
2/may/2024 goonkatgii ugu fiicnaa noloshayda i.a inuu suuroobaa rajaynayaa OO Alle karajeen🎉
@XudayfiCabdiwaxid
@XudayfiCabdiwaxid 6 күн бұрын
Hal bil kadib ka waran. Go aaankaahgii❤😢
@nikhwa5433
@nikhwa5433 Ай бұрын
Mahadsanid bro hore usoco
@MunaCabdillhi
@MunaCabdillhi Ай бұрын
Ma Is dhaheyn waligey caadadii xumeyd inaad joojiso ''cumar inshar '' ayaad sabb U noqonaya 😊
@NUURIYE.
@NUURIYE. Ай бұрын
Ma siigaysan jirtey😂😂😂
@abbaskhan5405
@abbaskhan5405 Ай бұрын
Caadada noo sharax🙏
@CrashiidmohamoudOmar
@CrashiidmohamoudOmar Ай бұрын
Subxanallah 😮
@abcd-md6lp
@abcd-md6lp Ай бұрын
@@NUURIYE.wax lala yaabo ma’ahan waa ibni adam adhookale Chill!
@NUURIYE.
@NUURIYE. Ай бұрын
@@abcd-md6lp hyeh zxb
@Al-banuuni
@Al-banuuni Ай бұрын
yaaa mabruuuk ❤
@user-lo3sv8ol9b
@user-lo3sv8ol9b Ай бұрын
Ustaad omar inshaar first one❤❤
@mahadmaxamed-qf2rd
@mahadmaxamed-qf2rd Ай бұрын
Cumaroow ilaahey janada ha ku geeyo
@user-so3de9hp1v
@user-so3de9hp1v Ай бұрын
M.a الله kasoko mr omar inshar isbadalka nolosheyda bos wyen uu kaqate ❤❤
@farahhassanelmi3205
@farahhassanelmi3205 Ай бұрын
Wcs Cumar inshar
@zubeyr_abdi
@zubeyr_abdi Ай бұрын
احبك في الله اخي❤
@SuhaybKhadar-zy8gt
@SuhaybKhadar-zy8gt Ай бұрын
Alla HakuparakeeYo ustaad
@abdirahmaanali24
@abdirahmaanali24 Ай бұрын
Waxaan ahaay wiil dhalinyaro ah oo da,diisu tahay 21jir waxaaan daremayaa kacabsasho mustaqbal ka ah jamacadaydii dhaxaaaan uga tagay computer 🖥 waa haystaa lkn xirfad waalbo waxaa iga hortaagan caaaaajiz isoo duceya ina ilahaay iga dulqaado caajizka waxaan hadaa isku dayaya inaan iibsado koorsada vedo editing premiere pro in ilahay ii fududeeyo mudada sanadka kadhiman expert kunoqdo isoo duceeya saxibayaal 😢😢😢😢😢 19 may 2024 AALLOW II RUMEY
@AbdullaahiAhmedMustaf
@AbdullaahiAhmedMustaf Ай бұрын
Mhdsnd wllkey ustaad Omar inshar l😍 ❤. My role model.
@abuo_9
@abuo_9 Ай бұрын
My teacher
@abdirahmaanilkocasse8313
@abdirahmaanilkocasse8313 Ай бұрын
Macalin Omar inshar
@Sooyalka
@Sooyalka Ай бұрын
KU SOO BIIR BOGA SOOYALKA🎉 Soyaalka dunida
@salahdekow-nl7qr
@salahdekow-nl7qr Ай бұрын
Omar salaan sare brother
@user-su2kc1vz3v
@user-su2kc1vz3v Ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ❤
@maxamednuuraadan6217
@maxamednuuraadan6217 Ай бұрын
الحمدلله
@abdirahmanabdinur2892
@abdirahmanabdinur2892 Ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@axmedkeeyow
@axmedkeeyow Ай бұрын
teacher so samey 117 please 🙏🏻wan ka heley fandhaal podcast
@IsmaelAhmed-mt1le
@IsmaelAhmed-mt1le Ай бұрын
Waala noloshad duu waan laayaa banaha😢😢😢
@Amiinze7
@Amiinze7 Ай бұрын
Wlhi manta cumarow hadaladaadii ayaa igu soo dhacay ilintana wan iscelin wayay kadib markii abtigey oo askari ah iiga sheekeeyay arin aad inbadan ka digtay oo shisheeyaha quseeya wuxuu igu yiri abti AS waxaa tababaro Saraakiil mareekan ah oo annaga xitaa na tababaray wuxuu yiri waa mashruuc dhagar ah 😢 manta ayaan ku baraarugay xaqiiqda iyo dhagarta shisheeyaha uu ugu horeeyo mareekan
@Jaalesomali
@Jaalesomali Ай бұрын
Wxaas wax jira maha zxp wxaa isla jira siyaasiyin iyo mareekan wxayna raban in ladagalaman AS
@user-jy9ns1bp7e
@user-jy9ns1bp7e Ай бұрын
Kkkkk
@Naisa641
@Naisa641 Ай бұрын
​@@Jaalesomali okay AS haday maraykan wadan hubka yaa siiya? Maraykanka asiga hubka siya oo tababar markaso dhaha war iska celiya soomalay AS askar dowlada iyo kuwa As iska baba,a lafo maroodi isku jabi mamaqashay waliga inta askariga iyo As isku maqanyihiin khayraadka dhul lagorta waxaan film lkn aniga ka dhalanyarahaan goorma bararugaynaa?
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 Ай бұрын
Cumar Labadaada channel subscriptii waa kala noqday markaan kaa arkay quusta aad dumarka iyo wadanka ka sheegayso iyo liidida aad liidayso , lkn mowduucaan iyo kuwa lamidkaa hadaa soo badiso wanaag ayaad ka shaqaysay ❤
@UmuSacuud
@UmuSacuud Ай бұрын
Hanqararac lug ka go'day uma jiiso la noqo de inta kala ka badan adi io kuwa kula midka ah bo 😏😏
@WalalSancho-fj7rw
@WalalSancho-fj7rw Ай бұрын
Runta maku dhibeyso ninkan runtu shegay
@Laaska-bl9te
@Laaska-bl9te Ай бұрын
Sida aan wada ognahay omar inshaar wuxu so maray guur hore Hadeerna wàa haragle Muxu udabiqi waayey nasiixadaa uu lawadagayo bulshada somaliyèd Mahadsanid
@ahmedyusufmohamud3932
@ahmedyusufmohamud3932 Ай бұрын
Xikmad baa Waxay leedahay : خذ علمي ولا تأ خذ عملي
@sharmarkeibrahim2822
@sharmarkeibrahim2822 Ай бұрын
commentiga kusoo qora fadlan wax nawada anfacayo iyo omar wuxuu kashekeyay hadalka kusoo jiitay aniga waxaa isoo jiitay ( hadan ilobi lahayn waxa nasoo maray oo xanun ah nolashena waxay noqon lahayd dhuxul iyo Dab holcayo 🔥) thanks God 🙏🏾
@mohavlogs855
@mohavlogs855 Ай бұрын
Barnamijb ka soo diyaari .social anxiety
@ActorAbdirahmanLoomatali-fi4nt
@ActorAbdirahmanLoomatali-fi4nt 7 күн бұрын
M.a
@ismalure-25
@ismalure-25 Ай бұрын
Taarikhda 30-5-2024 Waan soo laaban doonaa anigoo sidii hore ka xoog badan🔥
@UstaadAbdifitah
@UstaadAbdifitah Ай бұрын
@Canab-Cabdirashiid
@Canab-Cabdirashiid Ай бұрын
لا حول ولاقوة الابالله
@user-oh9pc7cl5k
@user-oh9pc7cl5k Ай бұрын
Mudo kabacdi markaan siigada joojiye mudo ayey hurdadi iga tagtay lkn mudo kayar kabacdi hurdo raaxo leh iyo nolol farxad leh ayan helay resuilt dhlinyro is adkeeya
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
Mahadsanid walal Nin Rageed ayaad Tahay.. Hamballyo
@ShamsaDahir-cc7kx
@ShamsaDahir-cc7kx 3 күн бұрын
😢😢😢
@Sabariincabdi17
@Sabariincabdi17 Ай бұрын
Wcs walalkey omar runtii Malinta chanelkan kuso biray wax badan aanan ogeyn ayan ka bartay wad mahadsanthy walal guleso 💙👍
@axmadmaxamuudbarre1235
@axmadmaxamuudbarre1235 Ай бұрын
Sxp nolashayda qayb ku ledahay❤😢
@6mooro
@6mooro Ай бұрын
Qofkii ku riiqmay caadoyinkas xunxun rabana inuu iska daayo Waxkale kuma dhahaayo Mobelka fariintan ka aqrineysid Suuqa geeey oo gad Ama bartiisa ku jajabi
@abcd-md6lp
@abcd-md6lp Ай бұрын
Sax💯%
@cabdidhudi8494
@cabdidhudi8494 Ай бұрын
Taas baan bee ahayn
@janaaleciiisedaud
@janaaleciiisedaud Ай бұрын
6/6/20 24 ⬇️ 1/7/ 20 24
@user-nu6pm5cl5z
@user-nu6pm5cl5z Ай бұрын
Asc. Wll wllhi sida aad ii farxad gilisay madareemi kartıd runtii. Waxaaan dareemyaa sida buur culuys ah in aad iga dajisay ookale maxaan kuugu abaal gudaa garan maayo so waxaan ku leeyhay kazaakallaahu khayr…😊
@MohammedHassan-jt5mb
@MohammedHassan-jt5mb Ай бұрын
Qofkii raba group waan uhaaya❤
@mahamedyarechannel5559
@mahamedyarechannel5559 Ай бұрын
Legend igu soodar
@MohamedCabdi-tx5ed
@MohamedCabdi-tx5ed Ай бұрын
Magusowada dar sxp
@Amn09888
@Amn09888 Ай бұрын
Group aan samysano unbaan dhahnaa markaste lkn ma samayno
@WalalSancho-fj7rw
@WalalSancho-fj7rw Ай бұрын
Masamaysay group kii
@Amn09888
@Amn09888 Ай бұрын
@@WalalSancho-fj7rw wuu iska lahaa un ma uu samyn ayaan umalyn
@abdullahibulla
@abdullahibulla Ай бұрын
22:00 ahmiyada soo kabsiga ama soo kabsashada waa muhiim niyada in lagu haayo✍
@ZakiMire-oo9uc
@ZakiMire-oo9uc Ай бұрын
Inaa caado xun iska joojiso waa wx fcn lkn halmar mabadali kartid hab nololeydkaga xuman dhamanted illaah hanagakoriyo
@user-manchesterbluefc
@user-manchesterbluefc Ай бұрын
Omar inshar Qof dadka caawiya inoo yahay ma isku raacnay
@rakbah.c
@rakbah.c Ай бұрын
Waxaaga soo qodobee omroow
@user-jv6ip6fe8m
@user-jv6ip6fe8m Ай бұрын
7:03😂😂😂😂 Somaliya fara galin waa dhaaftay waxeedu.!!!
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
waynu ka bixi ilaa Somaliwayna waynu Noolaan si Xoriyad ah inshalah
@user-jv6ip6fe8m
@user-jv6ip6fe8m Ай бұрын
@@Jaalejaale12 inshallah
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 Ай бұрын
Mid walbo lug wasaqa utala😅😅 dalkena
@Xariif_1
@Xariif_1 Ай бұрын
I.a 12/5/2024 igu dambesa😢
@AbdiqaniCago
@AbdiqaniCago Ай бұрын
H
@user-us2qy2nj2b
@user-us2qy2nj2b Ай бұрын
Mahad sanid wallal
@Mohamed.Fuaad.9593
@Mohamed.Fuaad.9593 Ай бұрын
,,,,,,.......1
@maxamedfarax4280
@maxamedfarax4280 Ай бұрын
Munafaq al shabaaba ina tahay waa la ogyahay waxba mawduucyo beena hanogu dhex gaban barnamijka dhabta ah e ad wadato waa lafahan sanyahay 😂
@user-manchesterbluefc
@user-manchesterbluefc Ай бұрын
Hadalkaas cadeen ama war lahu kalsoon yahay maka heesa intaan dadka caayin
@CrashiidmohamoudOmar
@CrashiidmohamoudOmar Ай бұрын
Sxb laku mafahmin ee Afsoomali ku hadal
@user-manchesterbluefc
@user-manchesterbluefc Ай бұрын
@@CrashiidmohamoudOmar Kan ma jeeneesba sxb keyboard ka baa saas iga qaldamay sorry
@hanimaxmuud5885
@hanimaxmuud5885 Ай бұрын
Alshabab wx la,isku cabsiyo mey noqty
@user-manchesterbluefc
@user-manchesterbluefc Ай бұрын
@@hanimaxmuud5885 Saas buu taagan yahay yarkaan ninkaan buu iskaga dhagan yahay
@ZakiMire-oo9uc
@ZakiMire-oo9uc Ай бұрын
M.a
HOW DID HE WIN? 😱
00:33
Topper Guild
Рет қаралды 38 МЛН
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 11 МЛН
NERF WAR HEAVY: Drone Battle!
00:30
MacDannyGun
Рет қаралды 51 МЛН
Qawaaniinta Karaamada | Fandhaal Podcast 54 |
25:36
Omar Inshar
Рет қаралды 71 М.
90 Oraah Oo Noloshaada Wax Kabadali Doono | Qaybta 1aad |
15:13
Naftaada Hadaad Jeclaato | Fandhaal Podcast 117 |
32:30
Omar Inshar
Рет қаралды 50 М.
Xanuunka Ragga Wanaagsan.#EP41 (Nice Guy Syndrome )
1:57:11
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 28 М.
Macquul ! | Fandhaal Podcast 99 |
32:13
Omar Inshar
Рет қаралды 20 М.
DOOD-WADAAG | HABLAHA MOROCCO IYO HABLAHA SOMALIDA?
24:34
Dhambaal Digital
Рет қаралды 45 М.
Dareen Cajiib ah | Fandhaal Podcast | 109 |
36:09
Omar Inshar
Рет қаралды 28 М.