KAFTAN IYO COD CAJIIB AH

  Рет қаралды 304,031

Abdala Jamaal Vlogs

Abdala Jamaal Vlogs

4 жыл бұрын

Asxaabta nagu xidhan soo dhawaynta iyo tixgalinta codsigaaagu waa ujeedadayada adna ha naga ilaawin subscribe like and share thanks

Пікірлер: 1 600
@dhaladkiiburco1438
@dhaladkiiburco1438 4 жыл бұрын
Hadaad Aabahaa u aragto Halyeey Halkan dhig sii 👍❤
@maxamedqays1631
@maxamedqays1631 4 жыл бұрын
Digriga ugu fadliga badan 10 kaan Maalmood ee barakaysan inaad ku celceliso mudan waa لا اله الا الله سبحان الله والحمد لله
@kimjonh3455
@kimjonh3455 4 жыл бұрын
nabigu wuxuu yidhi scw kiina ayad yaqaanow kiina kale IGA gaadhsi fadlan wall nagu soon biir
@xamsefuaad5999
@xamsefuaad5999 4 жыл бұрын
Waad cod macaantay lkn Hadana Waxa ka fiicnaa adoo quraanka saas u akhriya wll Ilaahay hakuu siyaadiyee
@fadxiapdilahi524
@fadxiapdilahi524 4 жыл бұрын
A/risaaq siciid in tii donasay in La kenoo Hlkn Like dhac igu sii ❤🤚
@mohamedmusa8822
@mohamedmusa8822 4 жыл бұрын
MANCHA ALLAH 💯❤️
@abdirahmansaid2366
@abdirahmansaid2366 4 жыл бұрын
Abdala jamaal mar labaad soo celi wiilkaa inzha allah inta Ramadanta lagu jiro iga codsi mahadsanid.
@clraxmanaxmed3370
@clraxmanaxmed3370 4 жыл бұрын
Abdale cayto wuuu nagu Indha Batee ee Naga kici
@AYsar.official
@AYsar.official 4 жыл бұрын
Anaa KuLa qaba In lsoceliYo
@Shamsudin01
@Shamsudin01 4 жыл бұрын
@@clraxmanaxmed3370 Cayto youtube-ka ayuu share ku Leeyahay adeero
@sagalcadaani559
@sagalcadaani559 4 жыл бұрын
Waa runtii wllo nooso celi plz
@dayrasad1108
@dayrasad1108 4 жыл бұрын
Soo celi waaa codsi tagerahag
@sagaladan7666
@sagaladan7666 4 жыл бұрын
NABI MUHAMMAD SCW SCW ❤❤❤
@abdihakiimomar4958
@abdihakiimomar4958 4 жыл бұрын
Scw
@hamdaromaofficials333
@hamdaromaofficials333 4 жыл бұрын
ZCw
@rahmaighe9982
@rahmaighe9982 3 жыл бұрын
Scw scw
@Zack-lz2tv
@Zack-lz2tv 3 жыл бұрын
Scw
@abdullahiibraahim1941
@abdullahiibraahim1941 3 жыл бұрын
Scw🥰
@abdikanikayse2453
@abdikanikayse2453 4 жыл бұрын
Codkaas mcn dartiiis bn ku saary subcribe 💯
@ayanleali3692
@ayanleali3692 4 жыл бұрын
Anigu wan idn wataa ciyal hargeysa xamar ban idnka so salama like dhac dhac dhac igu siiye hee ✌✌💕💕💕💕
@tayasiirabdi9473
@tayasiirabdi9473 4 жыл бұрын
Like
@hoodoeid5272
@hoodoeid5272 3 жыл бұрын
Masha Allah
@nimcoismailali6435
@nimcoismailali6435 4 жыл бұрын
I can't wait wallhi boweyaal soo dhakhsada biliis lkin jiciir baa igu dhagtaty sababtooo ah inaa soo galiseen mooday maantoo fhan sogaayey😭😭😭😭😭😭😭😭
@hanaansulieman1845
@hanaansulieman1845 4 жыл бұрын
Waa ku farxa marka casmida dhalinyaro noocana joogan mnsha Allah 🥰 illahow Somaliland iyo dhalintideyda,wayeelkeda cudurka gees mari
@AaranMediaGroup
@AaranMediaGroup 4 жыл бұрын
Hanan Salieman subscribe isaar walashey
@hij3728
@hij3728 4 жыл бұрын
Hargeisa hooyga fanka somaliyeed
@aarka8204
@aarka8204 4 жыл бұрын
Scw ❤ Taagero buux from muqdisho ah❤🙏
@farduusmohamed2179
@farduusmohamed2179 4 жыл бұрын
mnzh allah wad shiidantihiin salan sare dhamantiinba
@hothanyonis4325
@hothanyonis4325 4 жыл бұрын
Scw
@nimcoxasanlife8043
@nimcoxasanlife8043 4 жыл бұрын
Maanshaa allaah abtiyaashay fanka reer hargaysaad utihiin❤❤❤❤❤
@zanubclrashid2221
@zanubclrashid2221 4 жыл бұрын
Hayga fanka rer hargeisa wlhi mnch aaleh illahy hayna dhawro 💕🌙
@itsebyan
@itsebyan 4 жыл бұрын
Wiilkaann Hidda dhowr ayaan ku bartay mar aan 2017 Hargeysa tagay meesha kaliya aan kaga xiisay hargeysa ninkaa iyo wiil kale joogay ayaan aad ugu xiisay codkooda ❤❤❤❤
@Mohamet-t5b
@Mohamet-t5b 4 жыл бұрын
Reer hargeisa waad salamantihiin😍😍😍
@zuldaanmaxamad3195
@zuldaanmaxamad3195 4 жыл бұрын
Waanu kaa qaadnay
@abdilahitorrontaawi387
@abdilahitorrontaawi387 4 жыл бұрын
Waanu kaaqaadnay HunOh
@Maahir--moha11
@Maahir--moha11 4 жыл бұрын
Habon muhumed waanu kaa qaadney
@MoMoA_TaaNi
@MoMoA_TaaNi 4 жыл бұрын
.
@nimcohappy2052
@nimcohappy2052 4 жыл бұрын
Wanu ka qadnay walalo qali so dhawow
@puresomalilander3248
@puresomalilander3248 4 жыл бұрын
Waa in La idinka dareema ina HoYgi fanka joogto zida ragaaN💚💭❤
@ihatelove3107
@ihatelove3107 4 жыл бұрын
Nasiip badana naagta cabdale jamaal la sheekaysata qurux meela dhigay Mcha allah
@fardusahmed6366
@fardusahmed6366 4 жыл бұрын
Duriyadii Xalasha Ahayd Allahuma bareek 🤲
@abdishakourmohamoud1315
@abdishakourmohamoud1315 4 жыл бұрын
Wallale maduriyaadiinabigaa scwsm
@roblozchannel8396
@roblozchannel8396 4 жыл бұрын
Keep going cabdalle vlogs
@dhaladkasomaliland5878
@dhaladkasomaliland5878 4 жыл бұрын
happy 18may 🇮🇹🥰dadkaygoow alle hayna gaadhsiiyo
@abdikarimhassan1603
@abdikarimhassan1603 4 жыл бұрын
Well done guys
@raxmaali3516
@raxmaali3516 4 жыл бұрын
Ww maansha Allah axyaa cod wlhy noolada wiilasheni go forward nosoceliya wiilka again ❤🙏
@zaraomarawalle1165
@zaraomarawalle1165 4 жыл бұрын
codka ideeqay wlhi allah ku barkeeyo hno♥️♥️♥️
@aaminacali8478
@aaminacali8478 4 жыл бұрын
Mansha alaaha C/risaqa coda hayaa ilahay codka haku xafido waawa cod igadheha waligaya ma,araga qof ka coda macaan ayto iyo C/risaqa love you runtii♥️♥️♥️♥️👑👍
@mohamedmohamoudhassan7147
@mohamedmohamoudhassan7147 4 жыл бұрын
Alle Haw naxriisto fanaaniinta magaca ku dhex lahaa bulshada Allena Haynaga badbaadiyo xanuunada safmarkaa Aamiin 🤲🤲🤲
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 4 жыл бұрын
Ree hargeysa waa inii salaamay walaalayaal ❤️😍🥰
@feyfeyofficialchannel2495
@feyfeyofficialchannel2495 4 жыл бұрын
Maanta ayaan arkay channelkan anigoo ku qanacsan 100% ku qanacsan cidina aan kala tashan ayaan like tii iyo suulkaba ku dhuftay taageero cusub ayaan ahay isoo dhaweeya ❤️❤️❤️
@queenashnaan5920
@queenashnaan5920 4 жыл бұрын
Mnsha allah wllhay hore usocdaH
@sayidcali6503
@sayidcali6503 3 жыл бұрын
Hhhhm oky
@xalimoaxmed6425
@xalimoaxmed6425 4 жыл бұрын
Waan idiin xiisney wllo walahi idin jeclahy hore usocda brothers
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 4 жыл бұрын
WiiLka codkiisa mnsh Allah 😍
@dahabomohamed79
@dahabomohamed79 4 жыл бұрын
Hoore u socoda dhalinyarada ree Hargieysa wan idiin wadaa gulaaysta From Canada
@naemaa.6210
@naemaa.6210 4 жыл бұрын
Caawa igu horeysa from muqdishu 🙌😍
@abdisalaanali291
@abdisalaanali291 4 жыл бұрын
Hi neema nice name
@maayamaxed9952
@maayamaxed9952 4 жыл бұрын
Inamadiiii duriyada noolada 💚💭❤
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 4 жыл бұрын
Viva durriyada💚💬❤
@asma2631
@asma2631 4 жыл бұрын
Kadiina Dambiine 🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕cowri waa faca oo nabad hayste kula meerayso xaarka
@abdirahmanabdi5084
@abdirahmanabdi5084 4 жыл бұрын
‏‎اللهم صل وسلم علي سيدنا محمد
@abdulahiabdiqalaf4043
@abdulahiabdiqalaf4043 4 жыл бұрын
Scw
@imranabdillahi162
@imranabdillahi162 4 жыл бұрын
Keeping going guys BIG RESPECT 🇩🇯
@hilaalhassan4807
@hilaalhassan4807 4 жыл бұрын
Wooooooow! Aadbu u cod macnyey cabdirisaq alle ha u barakeye anunba ka cod macne iso qabtah Abdalow😂🙏
@Zainomar12
@Zainomar12 4 жыл бұрын
Ayy!! Score Fanan iyo badh horay usocda jaallayaal❤👏
@abdeek_.othman
@abdeek_.othman 4 жыл бұрын
Horusocod, horumar, iyO himilo wnagsaN ban idin rajeynyaH prothers wxad tiHin ragan ku dayanyO hadaad tiHiin awlaDi casimada io wllalhyaGi an ku deyan laheyn beritO❤🙏.
@somstaroy8238
@somstaroy8238 4 жыл бұрын
Barnaamijkii u wacnaa weeye ilmaaderayal ninkaas alban heeso ah oo kuwii hore ah oo bilaa music ah noo duub dhaha walhi Cod ayaa ku dhan mashallah Qaab Masraxeedna wuu leeyahay 👏🏽👏🏽
@aragsanyasir4738
@aragsanyasir4738 4 жыл бұрын
Manshaallah waalalao codkaga alle haku barakeyooo♥️🥀
@abdillaahi1248
@abdillaahi1248 4 жыл бұрын
Weey waxan filayaa inaad muuqaal kale oo cajiib ah soo wadaan. Go forward.
@sahraaxmed7577
@sahraaxmed7577 4 жыл бұрын
Mnsha allah mnsha Allah hadal male ala igeeya abdirisaaq Siciid halaygeyo wiilka raxmanku haydin xifdiyo walalhay qli 😘😍♥️
@axlaamali7560
@axlaamali7560 4 жыл бұрын
oyo'yooo he is another level wllhi plz make us more videos like this with this guy funskiina ayada waydhaaftay😃 aidurus abdala d this guy😍😍😍😍😍😍😍♥️♥️♥️♥️♥️ gormad sidan iguheesaysan live 😪😪😪 from🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@barbiegirl8410
@barbiegirl8410 4 жыл бұрын
Halkana maigaso horaysaa ila meereyso😅❤
@axlaamali7560
@axlaamali7560 4 жыл бұрын
raaliyo haween😂😂😂😂😂meshan aniga ayaa ka aadama
@apdifatahmohamed9175
@apdifatahmohamed9175 4 жыл бұрын
Amazing Voise another Vlog apdalla jamaLow ✋🏿
@ayaanducaale5138
@ayaanducaale5138 4 жыл бұрын
Wxn idinka codsanayaa inaad hore wax noogu so galisaan week baad naga maqnaatane love you dhamantin
@ayaanjanomahamed4499
@ayaanjanomahamed4499 4 жыл бұрын
Inamadan wn jeclahay wllhi dar Alle walalhy illahaydin hydin xafidoh dhmntin wn idin salamaya Abdalle jamal io caydaruus io c/risaq sicid hore i socda dagaal marna hna firinina hore un ega mr ksta ❤
@AaranMediaGroup
@AaranMediaGroup 4 жыл бұрын
Ayaan Mohamed official subscribe isaar walashey
@dhaayabila5888
@dhaayabila5888 4 жыл бұрын
C/risaaq wllky codba kugu dhan lakin wll fanan ha noqon wa iga talo cabdale iyo caydarus wan idin salamay dhamantin hore u socda
@mariyosalad2076
@mariyosalad2076 4 жыл бұрын
Two nights ayaan daawanayaa clip kaan 20 goor ka badan bn ku celceshtay OMG waan ka helay xaqiiqdii horey usocda walalyaal eid Mubarak 💐🌷😍
@manchesterunitedfan5252
@manchesterunitedfan5252 4 жыл бұрын
Amazing macha ALLAH keep going 🙏🙏🙏❤❤❤
@nanitaguure9379
@nanitaguure9379 4 жыл бұрын
Wiilkan so celiya oyoyooooy🤣🤣🤣hdii kle aankala aanka dee 🤣🤣
@AhmedMohamed-ci9mo
@AhmedMohamed-ci9mo 4 жыл бұрын
Masha allah qurux cod mcn alle haku zaaidiyo wllo Abdalla jamaal keep going ❤
@zackomar3822
@zackomar3822 4 жыл бұрын
bro mar kle in Ramadan ku casuum pls and pls I was very impressed with his magic voice wlhy😍😍
@fahimaomer7173
@fahimaomer7173 4 жыл бұрын
Mashallah kalay iska arag wlhi wn Ku haysta mrkn labadan inamood iska arkaba wn iska qoslaa wlalayaal mrkaste qoslad tidhahdane hdad qosol kayaga danaynaysaan mr kaste soo fadhistaan wlhi xita hdn xanaq sanay wn iska qoslaa
@AaranMediaGroup
@AaranMediaGroup 4 жыл бұрын
Fahima Omer subscribe isaar walashey
@mo_maax2118
@mo_maax2118 4 жыл бұрын
raggan ayaa youtuberka loopa sameyEy waLaLhY Apdall3 / caYdarus Hore usocda 👑❤🖐
@raihanaibrahim5922
@raihanaibrahim5922 4 жыл бұрын
Abdalla saaxiibyaasha waa wada rag cod macaan waad so xulatay ragii magaalada
@inajamaccaabi5582
@inajamaccaabi5582 4 жыл бұрын
😂😂One love duriyadii xalasha ahyd reer hargeyse💚💭♥️
@apdirizak6524
@apdirizak6524 4 жыл бұрын
Azonto in the building keep g0ing
@nofazal3381
@nofazal3381 4 жыл бұрын
Keep rocking wllahy 🥰🥰🥳🥳👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼
@user-tk3el1bw7x
@user-tk3el1bw7x 4 жыл бұрын
Manaha Allah ale codka haa kuu siyadiyo
@amiinlii
@amiinlii 4 жыл бұрын
Mach alah WlloH 🌸 Halka Aa JoogNo kaga Sara kacnay xayakalah Codkaga Wow Ninka mar kaleH Noo soo celi waliye bilee Waa Uqalma So dhawayn Iyo Fadhiga Looga Sara KaceeH 👏👏🙌🙌🙌🌸👑💎🔥✋😍🎉
@Hassesurvival
@Hassesurvival 4 жыл бұрын
Guys update ayan ubaan nahay sida laydiin sugayey wa la daale noso badiya videos ka hadii kale (AANKALA AANKA)
@asonto6006
@asonto6006 4 жыл бұрын
Rf king
@chafeyare
@chafeyare 4 жыл бұрын
Mr Oyayoo legend 🥰🙏 Wa idintageera brothers keep ❤❤❤💕
@lababaarmedia7681
@lababaarmedia7681 4 жыл бұрын
Yow Caydaruus’s voice is so deeper even when he is talking normaly lol Mashalah Abti wan ku sitaa ayayoow😍😁
@mustafeabdi5049
@mustafeabdi5049 4 жыл бұрын
what a dhuun what a voice wlahi another level .... Rag culus halka kaga haya abdalle jamal and aidarus wanan salamaya abdirisaq said Go forward Guys ✔✔
@iqraabdisalam141
@iqraabdisalam141 4 жыл бұрын
m.a wllhi codka iyo labiska on point love u gyz tlhi 😍😍😍❤❤❤
@awomohamed8864
@awomohamed8864 4 жыл бұрын
Markake sonoqo cabdirsaq waaaw his voice cadi naaha🤦‍♀️❤😍
@israshankaron6692
@israshankaron6692 4 жыл бұрын
Walaalayaa codsibaan wataaa intabadan raga ayaad ku soo martiqaada lkn habluhu way ku yaryiniin ee walaalayaa hablo ku soo martiqaada marka xigta 😍
@Elrafac
@Elrafac 4 жыл бұрын
Mashaallah he got de voice really need more videos like dis 💕
@xadaaritube6415
@xadaaritube6415 4 жыл бұрын
Aaryaa team abdalla Jamal codkiisa maansha alaah dhaaha waan idiin salaamay dhamaantiin keep going
@libaaxoinahlibaaxsuldan715
@libaaxoinahlibaaxsuldan715 4 жыл бұрын
Mnch allah walalday cabdale caydaruus and c fatax waa shidntahiin lkin se wxn yabanhy cabdale and caydaruus gacan utagay wxy so qabanyan dadki codka looga yacay iyo farxda loo desty aleh ha idin sharfe wlalalyal
@chueriarere1728
@chueriarere1728 4 жыл бұрын
Wow so cute coda ika dheehe je t'aime video
@umalkhayrmahammud8746
@umalkhayrmahammud8746 4 жыл бұрын
Woow it’s ma first time that I saw this channel abdirizak Siciid keep going wllo u have pest ever voice 💯💯💯💯💯💯 jeceyl horad i xaauusise 💔
@nimcoshiine7727
@nimcoshiine7727 4 жыл бұрын
Inankan mad iska so celcelisan Codkisu caadi mahe ❤ cabdale jamal iyo caydarus angal angal From burao 🌹❤🎈
@AaranMediaGroup
@AaranMediaGroup 4 жыл бұрын
Nimco Shiine subscribe isaar walashey
@Allamagane
@Allamagane 4 жыл бұрын
Hadii aanaad ragan subs u saarin Anigu ma garanayo waxaad la qabanayso wallahi 😕
@abdirahmankabaro8642
@abdirahmankabaro8642 3 жыл бұрын
waaw
@abdirahmankabaro8642
@abdirahmankabaro8642 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhh ab iyo ab waba abwaan niin kani
@munaahmed2061
@munaahmed2061 4 жыл бұрын
Mancha allah ilahy cimrigaa iyo cafimadkaa haku dheereyo abdirisaq siciid Abdalle jamaal and caydaruus cadawgiin uu noladaa
@ilwaadabdikareim9106
@ilwaadabdikareim9106 4 жыл бұрын
Another One Ina JamaLOw A/rizk Zeat Keep Going hno💥
@ciidboyofficial439
@ciidboyofficial439 4 жыл бұрын
Keep doing bro abdallah Jamaal like Is Sara🔥💪
@nunebiyami5069
@nunebiyami5069 4 жыл бұрын
3❤️👑 libaxayo baad tihin ciyalkaygi hargysa we fighting for ever.....
@calijeenyo8539
@calijeenyo8539 4 жыл бұрын
AYY WuXu Cod McNa MaSha aLLaH❤️👏👏👏
@AarkaBihidareys
@AarkaBihidareys 4 жыл бұрын
My fav youtuber Abdalla jamaal Vlog👑😍🥰
@DrsAhlaamhariir
@DrsAhlaamhariir 4 жыл бұрын
Mnshallah wllhi taageero buuxan idin hayaa Alle haydin xafide❤❤❤
@munamyma8048
@munamyma8048 4 жыл бұрын
Masha allah wooow💖💪🔥esh cala cood so ceelia c risaaq alleh haydin dayo inamdydi💖😍
@fatimaessa2841
@fatimaessa2841 4 жыл бұрын
Manzha alah manta nin qaliya soo casuunten #Abdirizak alle codka haku barakeeyo dadkan o kle soo casum #Abdle iyo #azonta 👍👍👍
@radwanethiopie6003
@radwanethiopie6003 4 жыл бұрын
Waan nii jeclahay saxibayal Idinka iyo umdaa nii taagertaba daar ilahay ayan nii jeclahay War nooladaa oo farxaaa sxbayal 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
@hoodidji
@hoodidji 4 жыл бұрын
Machallah cod macana wilkan 💙 Faanka uda reer hargeisa xoygi fanka Qasaid na uda reer jabuuti Salan sare 🙏🏽
@somalitiktok32
@somalitiktok32 4 жыл бұрын
Hadad tageerto misna kuxidhan tahay Abdala Jamaal Vlogs ❤ fadlan #LIKE ta iyo #SUBSCRIBE iga sharfa
@abdisalanyasin
@abdisalanyasin 4 жыл бұрын
Adi meel joog keep going sis 😂😂
@abshirabdilaahi8245
@abshirabdilaahi8245 4 жыл бұрын
Scw mansha Allah guys we ❤🙋‍♂️ mar walba waa kahilaa barnaamijyada aad soo galisaan guys KEEP going
@rittwannour804
@rittwannour804 4 жыл бұрын
Mnsha allah ilahy codka hakuu barekeyo A/rizaq siciid
@hipakkhadar5845
@hipakkhadar5845 4 жыл бұрын
mzha allh hrgysa qof cod xunba kama soo bxo❤️👌🏻
@kalgacal123
@kalgacal123 4 жыл бұрын
Inamadii hargaysa laha 🔥👏😍
@hamzahassan6153
@hamzahassan6153 4 жыл бұрын
macha alaha wiilka abdirisaaq sicid waxa aan idin leeyhay caydaruus iyo abdalle jamaal keeeg goning
@salwa8962
@salwa8962 4 жыл бұрын
Waah waah sowokaa xaga iyo xaga isu leexiyey sowd bilaa turxaan burco ban idinka sacab tumay😍😍
@samiiralih6764
@samiiralih6764 4 жыл бұрын
Keep going my brother's_____😊😍
@mohamedmohamoudhassan7147
@mohamedmohamoudhassan7147 4 жыл бұрын
ilaadeerayaal wlhi waxaa tihiin dad bulshadooda raali galiya . Maal kasta waxaa keentaan nin balaayo ka dhacdy 😄🥰
@hoodoali4116
@hoodoali4116 4 жыл бұрын
Mashallah Wlhi Cod aan Caadi ahayn ayuu ilaahay siiyay Waan ka helay Codkiisa♥️😊
@sakariyeabdi2680
@sakariyeabdi2680 4 жыл бұрын
Mnsha allh abdirisaq ilahay aakhiro iyo aduunba wax ku dhiba kuma tuso🎈🎈
@hennaubah9684
@hennaubah9684 4 жыл бұрын
Cabdirisaq siciid xaaji ❤
@mohamedofficial4280
@mohamedofficial4280 4 жыл бұрын
Abdala jamaalow liibaan muxhadiin good isna inoo soo qabo wlhy top weeye
@asmaahmed6748
@asmaahmed6748 4 жыл бұрын
Mnchala alle haku siyadiyo codka macaan wllo cabdirisaaq siciid hore u soco
@anashaji1148
@anashaji1148 4 жыл бұрын
AmazinG VoicE wllhy😱👑
ABDIRISAQ SICIID - NAWAL OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
3:54
Waqal WStudío
Рет қаралды 432 М.
SAY WLHI IYO AYTO MAXAA KALA QABSADAY
10:15
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 272 М.
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,8 МЛН
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
Pleased the disabled person! #shorts
00:43
Dimon Markov
Рет қаралды 31 МЛН
Qaaci Show | Khadar Keeyow | Astaan Tv | 2020
20:40
Astaan
Рет қаралды 1,1 МЛН
XEEBAHA LIIDO IYO JASIIRO VLOG
11:24
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 173 М.
Nimcaan Hilaac - Ka Reystay Bukaanadii - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
8:14
Hillaac Music
Рет қаралды 24 МЛН
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun kasoo saartay kiiska gabdho caan ka ah barta TikTok.
19:58
NALA DALXIIS | VLOG WAJAALE & PS4 | HAMBALYO AROOS |
7:45
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 110 М.
BACK TO HARGEISA IYO BEERTA XAYAWANKA
13:05
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 140 М.
AFKAAGA ISKU DIL ASMA MALABO VS MAWLIID QAWDHAN
10:08
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 70 М.
Они так быстро убрались!
1:00
Аришнев
Рет қаралды 2,3 МЛН
УДИВИЛА ПАРНЯ🤯👏
0:20
Бутылочка
Рет қаралды 5 МЛН
Я НЕ ОЖИДАЛ ЭТОГО!!! #Shorts #Глент
0:19
ГЛЕНТ
Рет қаралды 1,4 МЛН
😇 or 🔥 ? #shorts
0:43
A4
Рет қаралды 5 МЛН
Гаджеты вредно!!! ☎️😳😡 #funny #comedy
0:26
Fast Family LIFE
Рет қаралды 2,3 МЛН