No video

Yurub Geenyo | Ka Joog Waar Hooy Ka Joog | Qaaci Show | Ciida | Astaan

  Рет қаралды 839,403

Astaan

Astaan

4 жыл бұрын

Heesta: Ka joog Waar Hooy Ka Joog
Codka: Yurub Geenyo
Xasuusta : Khadra Daahir Cige
Cuudka: C/naasir macalin Caydiid
Boongaha: Abuukar Buulo-xuubey
Bishaar Faamoos
Piano: Maxamed Bulshaawi
Violen: Mustafe Macalin Caydiid
Camera: Mubaarak Jama
Mubaarik Gabyaaye
Sound: Shabcaan Isko
Editing: Ahmed Abdirahman
Soo Saaristii: Astaan Tv HD 2020

Пікірлер: 371
@xayiratogdher3666
@xayiratogdher3666 4 жыл бұрын
Yurub geenyo inay tahay boqoradz codka hablaha qarnigan heesa ayaa igu racsan wxii amisan sowtu raxma. Boqorada codka tahay like isar
@diimakhali451
@diimakhali451 4 жыл бұрын
fiska boqorad ah iyadu wa sawtu rahma
@mahadomuhubo7617
@mahadomuhubo7617 4 жыл бұрын
@@diimakhali451 boqorada codka waa geenyo zawtu rahma
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Boqorada Codka Qarnigan wa Farxiya Fiska. Yurub Geenyo wa Amiirada Codka Soowtu Raxma . inta Fanka qiimaysa ba sida udhigay
@xayiratogdher3666
@xayiratogdher3666 4 жыл бұрын
@@kingmogadishu3703 Hhhhhhhhhhhhhh bro wxagu waa ujeedo kale ilahay cafimad haku siiyo
@mocade_1
@mocade_1 4 жыл бұрын
Fiska ku leh
@queennajal6747
@queennajal6747 3 жыл бұрын
Indhahaa soo jiidayo jidhkaa iduubaaxiyee ileen kama jiifsan karo jacaylku waa ba.anyahee😔💔🥵
@DHEEREEYE13
@DHEEREEYE13 4 жыл бұрын
Fananiintu may iska Ahadan Yurub maxamed Abdi Yurub Geenyo Oo kale Ax Yaa sawtu raxma Yurub Yurub Yurub 💚 💚 💚
@ismaythanuuraane4132
@ismaythanuuraane4132 4 жыл бұрын
yurub iyo nimcaan ayaan isla jeclaaa hees kaban iney wada qadaan
@farhanHedickofficial4846
@farhanHedickofficial4846 4 жыл бұрын
Geeyo dareteed like iigu saara nacalaa shaydaan ku yaale
@somali126
@somali126 4 жыл бұрын
She is still 🤫 queen 👸 yurub Geenyo if you agree gib mi like o❤️♥️
@khaalidgufure5431
@khaalidgufure5431 4 жыл бұрын
Qofka aan play again ka wax kuqDin waks sida uqadaya heesta macha alah yurub genyo
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 4 жыл бұрын
Yurub geenyo marka horeba waa Khadra Daahirta wakhtigan. Boqortooyo
@genmustafeburcaawi6972
@genmustafeburcaawi6972 4 жыл бұрын
Ax oo ax yaa maama khadra daahir cige 😍 sawtu raxma
@aksayid2688
@aksayid2688 4 жыл бұрын
Heesta musigedi lama keenin runti yurub lakin wa kentay musiga khalad weye lakin hawl wacan bad haysan astan tv 😍👌
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 9 ай бұрын
Music muhin mahan e codka muhim ah e sawtu raxma ❤
@cigesoma5549
@cigesoma5549 4 жыл бұрын
Woof caleek yaa yurub Maxamed cabdi yurub geenyo sawtul raxma 😍❤️
@ia5159
@ia5159 4 жыл бұрын
She done justice for khadra daahir song 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽
@binazirismail1597
@binazirismail1597 3 жыл бұрын
Beauty and great voice. You are gifted yurub.
@foosmohammed9519
@foosmohammed9519 4 жыл бұрын
War yurubeey heesihi hore noo so cusboonee🎤❤👌
@munamaxamed3262
@munamaxamed3262 4 жыл бұрын
Jid gooyada looma dhigo halkuu Qalbigaagu jiro Xusuustii maamo Khadra Dahir Cige, Yurub sawtu raxma masha allah eesh quyaasak
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 4 жыл бұрын
Abayo muna subscribe iso dheh
@munamaxamed3262
@munamaxamed3262 4 жыл бұрын
@@ayaninabeautycooking1687 ok wll
@fadxiaxmed3996
@fadxiaxmed3996 4 жыл бұрын
Ma gaafhayso koley khadra haday waxkasta samayso zxbyaal
@somaliland1885
@somaliland1885 4 жыл бұрын
Halkeediiby dhigtay heesta yurub geenyo 👌🌹
@ahmedhusen5598
@ahmedhusen5598 4 жыл бұрын
Sowtu raxma yurub geenyo cod loo daa booski khadra daahir bay noo buuxisay
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 4 жыл бұрын
Yurub geenyo cod cajiib ah allow ku daa samiday💕💕💕👌
@umulmumtih787
@umulmumtih787 4 жыл бұрын
💯💯💯💯💯yurubay waad la haysata hore u soco wllshy 🔥🔥🔥💯💯❤❤
@amiiraamran867
@amiiraamran867 4 жыл бұрын
Yurub geenyo Boqorada jacaylka Sowtu raxma ❤❤🙏
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 4 жыл бұрын
Qali subscribe iso dheh
@xayiratogdher3666
@xayiratogdher3666 4 жыл бұрын
Yurub geenyo hablaha qarniga heesa inay ugu cod macaan tahay ayaaa igu racay horta somalay
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 4 жыл бұрын
Samiyey subscribe iso dheh
@z012y
@z012y 4 жыл бұрын
Boqoradda codka 👏👏👏👏
@saedahmed2610
@saedahmed2610 4 жыл бұрын
Halkeeda ayay dhiigtaay 🔥💚💖❤
@khadarbidixo2030
@khadarbidixo2030 4 жыл бұрын
Sawtu raxma Bila caleek igu salama yurub geenyo Reer Somaliland now
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 3 жыл бұрын
My Queen inaadeertay qaali boqorada codka YURUB GEENYO NOOLOOW
@aartubaneking4922
@aartubaneking4922 4 жыл бұрын
Eschalaa, Yurub Geenyo, Boqorada Badalka Khadra Daahir
@Axmeddaahir_
@Axmeddaahir_ 4 жыл бұрын
Xusuustii khadra daahir cige yaa salaam cod macaanaa yurub maxamed cabdi
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 4 жыл бұрын
Axmed wll subscribe iso dheh
@DeeqSownax
@DeeqSownax 4 жыл бұрын
Cajiib laba jaceyl dheyaal sinaba uma kala go’aan inta ila aragtay like Saara rag iyo damarba
@majorsalah7647
@majorsalah7647 4 жыл бұрын
Yurub Geenyo wax Dhaama La waa, Bulshaaawi sxb Heesta Practice ku soo sameee please Fortembo Ayaad ku jirtaaye,
@kamiila3941
@kamiila3941 4 жыл бұрын
yurub geeyo boqorada codka wooow 👍👍👍🙏🏽🙏🏽🙏🏽
@saraapdulsalamvolgz
@saraapdulsalamvolgz 4 жыл бұрын
Hadad jeestada adigu tahay Dad baa jarnimada jecel❤️🎤
@aydarusfaysal9817
@aydarusfaysal9817 4 жыл бұрын
Barwaaqo🤣
@fadxiaxmed3996
@fadxiaxmed3996 4 жыл бұрын
Heesta khadra daahir waa fiican tahay yurub lkn ma dhigi karaysayso halkii khadra
@cabaastusmeye438
@cabaastusmeye438 Жыл бұрын
Aanku yara saxee jeestada maaha waxa weeyi hadaad jees adag adigu tahay Micnaha jees waa xafad meel kaliya dagan Lkn hesta waxa loo isticmalaya qaab eekeye ah waxa loo jeeda qof kaligiiya inay dhaanto laba qof Hadaad jees adag adigu tahay Dad baa jaarnimada jecel✋
@aminakulil7696
@aminakulil7696 4 жыл бұрын
Hadana Labo Jacel dhax yaal sinaba uma kala jarman😢💍🌎💋🥀
@abdirahmanrashid4526
@abdirahmanrashid4526 3 жыл бұрын
There she is the amazing talent voice sawtu raxma yurub heestan iyado bila music ayan jecla barted dhigtay
@haakimphaisal4516
@haakimphaisal4516 4 жыл бұрын
yurub maxamed cabdi geenyo gob gobi dhashay waan kaa hayaa sheekhadaydii falta geela badha
@yousufabdirashiid9899
@yousufabdirashiid9899 4 жыл бұрын
Yurub Mohamed Abdi (Yurub Geenyo) Beutifull Voice Singer
@nimcocumar1619
@nimcocumar1619 3 жыл бұрын
Amaan kaa dhex bxaa geenyo m.Allh waad ku xaragooty heesta❣🙏👌💋
@hamsesudeysi
@hamsesudeysi Жыл бұрын
Yurub geenyo qof qiimo badan oo fanka wax badan gashatay.
@nasirnour6300
@nasirnour6300 4 жыл бұрын
Indha soo jeedayoo illeen kama jiifsan karo jacaylku wuu ba'an yahee
@cawaalexirsi8993
@cawaalexirsi8993 4 жыл бұрын
Sawtu raxma ilaahy Codbuu hibo ku siiyaay Aad qayrka ku dhaafty
@Mohamed.shoox.9
@Mohamed.shoox.9 4 жыл бұрын
Sowtu raxma. Yurub geenyo boqortooyo
@wardahashi6274
@wardahashi6274 4 жыл бұрын
Waaw yurub geenyo nolow 💯 intynolojitb 💯♥️👌😇
@apdyrahmandimariya1871
@apdyrahmandimariya1871 4 жыл бұрын
Yurub geenyo gacan kuu tagay 👏👏
@umulmumtih787
@umulmumtih787 4 жыл бұрын
Woooow kajoog waar hoy ka joog 🥰🥰🥰🔥🔥💯💯💯💯
@ahmedanshaxchnl9558
@ahmedanshaxchnl9558 4 жыл бұрын
Codaka mcn yurub geeyo
@mohammed-jama
@mohammed-jama 4 жыл бұрын
*HADII AANAN NASIIB U HELIN KHADRA DAAHIR OO HEESAYSA WAXAAN NASIIB U HELAY INAAN DAAWADO KHADRA DAAHIRTA QARNIGAN YURUB MAXAMED CABDI **#SAWTU**_RAXMA* ❤
@abdiabdaleofficialchannel5131
@abdiabdaleofficialchannel5131 4 жыл бұрын
waa sidaaba wllkyow sawtu raxma
@abdulahiaadan9893
@abdulahiaadan9893 4 жыл бұрын
Wale runtada qdro qrnigan wa yurub m xmd cbdi geeenyo boqorada codka alah barakeeyo ill xun kuma aragto bilayadA ka xijaban horey uso soco
@sagalduraan3489
@sagalduraan3489 3 жыл бұрын
Heestanu jaceyl maaha dadow, heestu waa siyaasas, waxeyna ku socotaa Somalia iyo somaliland.
@ismailhusein5740
@ismailhusein5740 4 жыл бұрын
Yurub heesaha qaraamiga bay Ku fican tahay
@saciidipraahim7276
@saciidipraahim7276 4 жыл бұрын
Sowtu raxma fananada qarnigan 28/5/20 inta iga Danbeysa like ta ha Ila dhaafina Somali waa mid 💯
@saciidipraahim7276
@saciidipraahim7276 4 жыл бұрын
Ku so noqod wcn 12/06/20
@beyou8661
@beyou8661 4 жыл бұрын
Wwwww Hees iyo Apehed yurupey
@bestcomedysomalianman3551
@bestcomedysomalianman3551 4 жыл бұрын
Ina illa aragtey in Qamar suugaani Heesta Eadiii Khadra Daahir ugu Haystto Fanku Cidgalle Ahaa Wakhtigii Hore
@nimanabdi7032
@nimanabdi7032 4 жыл бұрын
Abwaanka heesta sameeyay waa sooraan AUN Xaaskiisa ayu dhalay
@eng-fahadabdirisaq8143
@eng-fahadabdirisaq8143 4 жыл бұрын
Ka sameeyay kwrn abdilahi diiriye sooran o nin araba ku darso tan ku luqaynaysana adeerked ba sameyay heesta ee kada bahalka qabyalada.
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 4 жыл бұрын
Yurub geenyo 💕💕cod macaan
@tusmogaas2889
@tusmogaas2889 4 жыл бұрын
Sawta raxma yurub geenyo ⚘🌹🥰
@asmaabdirashiid1265
@asmaabdirashiid1265 4 жыл бұрын
Mnsh Aallah fanaad an tageero yuurub geenyo uumcn xppti
@zaynabriiraash6742
@zaynabriiraash6742 Жыл бұрын
Jiriyo hada joguhuba aad migu huu is jiidhaya hadana labo jacely dhexyaal sinaba uma kala jarmaadan 👏👏❤️❤️
@maanyuproductions903
@maanyuproductions903 2 жыл бұрын
Sowtu Raxma🥰🔥🔥
@fatimokhadarcalibar4019
@fatimokhadarcalibar4019 4 жыл бұрын
Mnsh allh geenyo gob
@monam7931
@monam7931 4 жыл бұрын
Caleek caleek boqoradii codka geenyo ciid burki boqoradii jacaylka dhayi jirtay 💋
@samirahsamir6930
@samirahsamir6930 4 жыл бұрын
SubhanAllah Odayadaas waawayne hada waba gaboobeene ilahaybana so gaadhsiyay cimrigaase May iska cibaadaystaan 😟
@nimcocabdilahi3554
@nimcocabdilahi3554 4 жыл бұрын
Yurub geenyo 👍❤❤🙏
@samiiradhubad3376
@samiiradhubad3376 4 жыл бұрын
Yurub geenyo sowtu raxma ❤💋
@sihaamaxmed6490
@sihaamaxmed6490 2 жыл бұрын
Nabiyulaahi muxamed SCW scw scw scw raboow noodanbidhaaaf
@somalitiktok32
@somalitiktok32 4 жыл бұрын
FADLIGA CIIDA DARTED #LIKE ta IGU SHARFA
@jamaaldheerretube8283
@jamaaldheerretube8283 4 жыл бұрын
Anigu waan kuusaarey subscribe iyo like adna iisaar kzfaq.info/get/bejne/n96hhrWTy7jLgY0.html
@sarahussein5872
@sarahussein5872 4 жыл бұрын
Walashay yurub i love u qurux dumar 😘😘 faraxad ku war.
@ruwaydiinainasugule73
@ruwaydiinainasugule73 4 жыл бұрын
Waryaa qamar taako taako ayuu usocone 😁😁😀😃legend dheh
@asiye717
@asiye717 4 жыл бұрын
Sawtu raxma 👸💫
@abdulaahiahmad4822
@abdulaahiahmad4822 4 жыл бұрын
Boqorao codka ee qarnigaan 1st 🙏💘⚘
@ayoubmohamed9059
@ayoubmohamed9059 4 жыл бұрын
Vive yurub geenyo
@xogsadeabdi5422
@xogsadeabdi5422 4 жыл бұрын
Heestan aad baan uuga helay marar badan baa ku soo ceshaday kamaba dhargayo waan a yabanahay 😂😂✌️from Austria🇦🇹🇩🇯🇸🇴💪🏽😁✌️
@sulekholove1646
@sulekholove1646 4 жыл бұрын
Qadaro daahir cige isk leh oo bariy samaadkiiy qaaday
@xogsadeabdi5422
@xogsadeabdi5422 4 жыл бұрын
@@sulekholove1646 waan ogahay lipax waad mahadsantahay sida aad iigu sheegtay 🙏💪🏽✌️
@suho7712
@suho7712 4 жыл бұрын
Nuurow waa lagu hayaaaye dhqtr gaadh😂😂😂
@xogsadeabdi5422
@xogsadeabdi5422 3 жыл бұрын
@@suho7712 ayaad ahid lipax 😂😂
@mohamedhandule9742
@mohamedhandule9742 4 жыл бұрын
Yurub geenyo...waa khadra Daahirta waqtigan ✌️❤️
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 4 жыл бұрын
Walle Hargaisa hadhac wanaag iyo fan makala maar maan. Mar walba jayl cusub baa soo baxaya
@almaxasan8almaxasan849
@almaxasan8almaxasan849 4 жыл бұрын
waaw beautiful voice
@ananmohamuud9018
@ananmohamuud9018 4 жыл бұрын
sootul raxma❣
@mubarigcilmi7761
@mubarigcilmi7761 4 жыл бұрын
Yurub geenyo boqorda codka
@mariahonest2642
@mariahonest2642 4 жыл бұрын
Heesta sidaytahay ayay ukeentay yurub
@dholeamiin2175
@dholeamiin2175 4 жыл бұрын
Boqroda vodka Yurup geenyo ❤🗯💚👏👏👏😘
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Yurub Geenyo ❤️ Sowtu Raxma 😍
@mustafesuleiman1662
@mustafesuleiman1662 4 жыл бұрын
ka joog wr hooy ka joog sawTu raxMa yurup geenyo
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 4 жыл бұрын
*_#SAWTU_**_ _**_#RAXMA_**_ _**_#YURUB_* *_#MOHAMED_**_ _**_#ABDI_**_ _**_#GEENYO_* *_INTA JECEL _**_#LIKE_**_ I SAARA_* ♐🙌📢🔊🔈🙏👍👆👋👈
@sharmarkemustaf7683
@sharmarkemustaf7683 4 жыл бұрын
Wow wow iga dheh cod
@suleiman1537
@suleiman1537 4 жыл бұрын
Halkeedi bey dhigtay 💯💯 Yurub Geenyo
@fadxiaxmed3996
@fadxiaxmed3996 4 жыл бұрын
Ma gaadhsiin karto khadra hal keedii
@cismaancabdi2818
@cismaancabdi2818 4 жыл бұрын
@@fadxiaxmed3996 yurub geenyo Baa maada kaga Cod Macaan
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 9 ай бұрын
​@@fadxiaxmed3996yurub baba ka cod macan 😅hadi run laga hadlo
@shinejamac4294
@shinejamac4294 4 жыл бұрын
10jeer baan Ku ceshtay sowtu raxma yurub geenyo adeer ama yurub geenyo sideeda uhees ama inaka daaya qaabka faladagaan
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 4 жыл бұрын
Shine wll subscribe iso dheh
@shinejamac4294
@shinejamac4294 4 жыл бұрын
@@ayaninabeautycooking1687 waa laguu saaraya sharafey
@adamyounis4449
@adamyounis4449 4 жыл бұрын
Sawtu raxma heer sare
@faysaljaaliyada3551
@faysaljaaliyada3551 4 жыл бұрын
Aga markay lahaayeen sowtu raxma been may sheegin.
@saraapdulsalamvolgz
@saraapdulsalamvolgz 4 жыл бұрын
Geenyo💎❤️👸✌️🎤🎤🎤
@cldwaywaywooo6481
@cldwaywaywooo6481 4 жыл бұрын
M.a astaan tv well done hambalyo hambalyo Ciid Mubarak
@nasiimyusuf31
@nasiimyusuf31 4 жыл бұрын
Ololaaaalay Hoyga fanka 💋🤗
@faytaanyusuf4264
@faytaanyusuf4264 4 жыл бұрын
Sowtu raxma❤️
@naasiriscoibraahim9215
@naasiriscoibraahim9215 4 жыл бұрын
Sawu tuu Raxma Yurup mohmed genyo
@mofaliye9193
@mofaliye9193 3 жыл бұрын
Yurub genyo 🙏🙏🙏🙏🙏 qamar🙏🙏🙏🙏🙏
@zakaataabdi9131
@zakaataabdi9131 4 жыл бұрын
Sowtu raxma❣
@Za07Editz
@Za07Editz 4 жыл бұрын
Yurub geenyo top
@hilaac075
@hilaac075 4 жыл бұрын
Mahadsanid ,Mamulka Astantv.
@muqtaarmohamedali1622
@muqtaarmohamedali1622 4 жыл бұрын
Sowtu raxma waan kuu xiisnay wllo
@nasaatmohamedkahiye4765
@nasaatmohamedkahiye4765 4 жыл бұрын
Inta Yurub ila tageerto like❤
@ayanlenuur6469
@ayanlenuur6469 4 жыл бұрын
Yurub geeyo boqorada codka
@boqorbile4175
@boqorbile4175 4 жыл бұрын
Sawtu raxma alayaa cisak
@maxamuudsiciid7289
@maxamuudsiciid7289 3 жыл бұрын
Kajoog waar hoy kajog waxbajire kajog anay iga hadalysaa
@libanahmedlibanahmed9147
@libanahmedlibanahmed9147 4 жыл бұрын
Yurub geenyo wa fananad halkega uu buxda oo an codkega xiseeyo runti nolow
@QURXINTAGURYAHA
@QURXINTAGURYAHA 4 жыл бұрын
Edaday sawtul cajiib fil geenyo masha allah
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 4 жыл бұрын
Wll iso boqo
@QURXINTAGURYAHA
@QURXINTAGURYAHA 4 жыл бұрын
@@ayaninabeautycooking1687 haye walaal qaali
@teamarimaheena9981
@teamarimaheena9981 2 жыл бұрын
AMAZING VOICE💞💕
Pleased the disabled person! #shorts
00:43
Dimon Markov
Рет қаралды 32 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 39 МЛН
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 20 МЛН
YURUB GEENYO / CUDURKA KAAGALA FARDAHA 2021
7:44
AHMED UBAH MUSIC
Рет қаралды 1,4 МЛН
FARXAAN QABOOJIYE WAXAAN UURKA KAA JIRIN QAACI DAYAX BAND 2020
8:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
Yurub Geenyo | Wayrax | Xusuustii Sahra Axmed AHU
8:10
Hoyga Fanka
Рет қаралды 973 М.
Pleased the disabled person! #shorts
00:43
Dimon Markov
Рет қаралды 32 МЛН