WUU AAMINI WAAYAY INAAN SOMALI AHAY | SAFARKII BAYSKIILKA NAIROBI ILAA DJIBOUTI 🇰🇪-🇪🇹-🇸🇴-🇩🇯 | Ep 19

  Рет қаралды 55,680

Faysal Shaik

Faysal Shaik

7 ай бұрын

#kenya #travel #somali #somaliland #somalia #djibouti #ethiopia #adventure #africa #automobile

Пікірлер: 192
@fadumaugas8146
@fadumaugas8146 7 ай бұрын
Gaal iyo muslim Hooyo iyo Aabe Allah kaaga dhigo ilaahey haku xifdiyo , Geesi Somaliyed ❤
@mmm-ww8jp
@mmm-ww8jp 6 ай бұрын
Ilahay ma aaminsani
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 ай бұрын
Sxb quraan akhriso rabi ha k7 xifdiyee Aamiin
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 7 ай бұрын
Waa markii ugu horreeysay oo aan arko Soomaali qardajeex (adventure) ah oo haddana taariikh kasamaynaya safarkiisa. Waa tillaabo fcn qofkii lacag haysta caagimaadna qaba. Tanoo kale waxaa maalgeliya shirkado waaweyn sida National Geography iyo Animal Planet. Aawayhee Soomasliya iyadiibaaba labaadigoobayaa.
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 4 ай бұрын
Dhulqurux badan weye. Xoolaha uu wanagsan Adhiga iyo Loada. Amazing.
@barashotubeofficial8919
@barashotubeofficial8919 7 ай бұрын
Very happy to see your channel growing rapidly mashaallah keep it up sky is the limit
@user-zr1kg8sq8s
@user-zr1kg8sq8s 7 ай бұрын
Keep it up young man. Karanleh Hawiya from Holland.👍🇸🇴🌍🧑‍🎓 Keep on teaching.✍️
@aliahmedyacin721
@aliahmedyacin721 7 ай бұрын
Beautiful landscape. This is the first time I hear that Boran tribes believe they are of Somali origin.
@11naa44
@11naa44 7 ай бұрын
Alot of Dir became oromo over the centuries like Akishe Ajuuran Harla maybe boran was once Dir
@somibomi3326
@somibomi3326 7 ай бұрын
@@11naa44 harla are not somali.
@waadanijigjigawi4623
@waadanijigjigawi4623 7 ай бұрын
​@@somibomi3326harla are Harari the got somalinized
@abdirashidelmi9693
@abdirashidelmi9693 5 ай бұрын
Boranta u sheg ha furaan wabiga ay xirten e wasow river ingiriski aya biyo xiren u sarey ilaa manta barlamanka kenya somalidu way uga dodaan waxan ku arkey wabigas habas weyn isago qalalan marku biyo keeno aya laga qota wishaqoyin nimankas cawanta ah aya xirtey 🔥🔥
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 4 ай бұрын
Webi wa la weecin kara lakin lama xidho karo ban filaya. Meeshu ma doox iyo tog yar oo biyo yar ba sxb?
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 7 ай бұрын
Walaahi Safarka Nuucaan oo Kaale Ah Waxaa laga Siyaadsadaa Qibrad iyo Dad Barasho Iyo Dhaqamada Kalla Duwan Ee Umadaha Kulla Nooll Deegaamada Kalla Gadisan Ee Aad Mareysi Guulleyso Legend Fayzal
@kofimask9420
@kofimask9420 7 ай бұрын
sxb baskiilkaga calanka somalia qeyb ugu dar thanks
@barashotubeofficial8919
@barashotubeofficial8919 7 ай бұрын
Dont force issues waa somali dalad ah but kenyan by registration
@adamo1262
@adamo1262 6 ай бұрын
Exactly😂@@barashotubeofficial8919
@KalelaChannel
@KalelaChannel 5 ай бұрын
Askarta Kenyattiga ayaa nafta u keeni laheed. Calanka Kenya wuu caawinayaa waayo ma dhibayaan markay arkaan calankaas.
@monabts3143
@monabts3143 5 ай бұрын
Nah he’d be a target 😂😂
@saladohasan1715
@saladohasan1715 7 ай бұрын
Rageeda! Afsoomaliga an ku wata. I love how you carry yourself, keeping your diin & culture ❤
@Allahiswiththeoppressed
@Allahiswiththeoppressed 7 ай бұрын
Wa boranta dulka somali weyn ayey katirsanyahiin.
@user-zr1kg8sq8s
@user-zr1kg8sq8s 7 ай бұрын
Boran , Rendille etc .. Waa Sooomaaali loo baahanyahay in la soodhaweeyo .
@AmranMaxamed-yd8xy
@AmranMaxamed-yd8xy 7 ай бұрын
Masha allh wiilkaan gaari yar haloo gado soomaaliyey
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 7 ай бұрын
😂😂😂 +254726313481 number kayga waaye. Halagu dhaqsado. 🙌
@frankdejong6665
@frankdejong6665 7 ай бұрын
zxp mahdsand dalxiiskaaga anaga cahshar buu nooyahay wax badan kaa faa'iidne Ethopia markaad tageeso gobolka harar barnamij nooga Soo samee waa meesha axmad gurey reerkiis kunoolyihiin
@user-pz8xq9de9u
@user-pz8xq9de9u 7 ай бұрын
Garabkaga alle hagali is ilali xayawaan ayaajoga kenya
@cheefulmohamed9471
@cheefulmohamed9471 7 ай бұрын
Walaal heesta waa danbi adoo hees dhagey sanaa shil ha kudhimanin ee allah kacabso
@ramasridho5261
@ramasridho5261 7 ай бұрын
Abowe keep it up speak Somali and English also Swahili you can gain more subscribers wish you luck
@Hmmmm501
@Hmmmm501 5 ай бұрын
Waa dhul somaliyeed oo la dhacay🥲
@Ahmeddahir-kh1zo
@Ahmeddahir-kh1zo 7 ай бұрын
Guulayso zxp qaali insha allh you'll be one of the best KZfaqrs ❤❤🎉🎉🎉
@abdhakim_deer
@abdhakim_deer 6 ай бұрын
What a wonderful vlog keep up pro.❤
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 7 ай бұрын
0:21 Cilmiga Gadaap u Aqri. Beentana Weey kaa muuqataa. Mooyaale. WAA Gaarissa Oo kale. Mardhabit na Waa Estrn kenya. Dhul Somali. Yaan Ku Tuurin Waryaa. Na qabo.
@saidaali412
@saidaali412 7 ай бұрын
Masha Allaha iyagaaba Somali u eg
@user-bu6du4wg6i
@user-bu6du4wg6i 7 ай бұрын
Asc walale iska si ogoow melaha balaha jogan be careful ohin marabno
@wllsaacid0461.
@wllsaacid0461. 7 ай бұрын
Barnaamij xiiso Badan Ayaa sogudbiday zxp🫡🙏✊
@user-kg9tb9fx9e
@user-kg9tb9fx9e 7 ай бұрын
Ala meshan bahalo majogan miyaa waba cabsiye ilhey haku xifdiyo
@Raysar_578
@Raysar_578 7 ай бұрын
Great adventure walaahi I enjoyed your video Rabi haku daayo Mr Faysal safar khayr qaba safari njema
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 7 ай бұрын
Yarw bahalah iska ilali dulka badiyah ah dugag badan aya jogto guleso abowe❤❤❤❤ nolaw safarka nucan ah wan jeclahay❤
@Fang722
@Fang722 7 ай бұрын
Amazing content sxb. The landscape of Kenya is uncannily beautiful…been like the farmsteads and the mountainside greenery. And the kaban classics.
@cushitic173
@cushitic173 7 ай бұрын
they look more somali than faysal lol
@muhidinabdulahi3553
@muhidinabdulahi3553 7 ай бұрын
😂😂😂 true
@mohamedcabdimuxumed9978
@mohamedcabdimuxumed9978 7 ай бұрын
😊​@@muhidinabdulahi3553
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 7 ай бұрын
True 🤣🤣🙌
@cushitic173
@cushitic173 7 ай бұрын
nice videos bro i like the kenya travels sxb@@FaysalShaik1
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 6 ай бұрын
Wow this guy is explorer and adventurer, using a bike to travel across Africa
@Filfilofariid
@Filfilofariid 5 ай бұрын
Wll moto iibso motada kawanagsane wlahi aadban uga helay videoyadad manta ilaa 7 ayan dawaday good job bro ❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 5 ай бұрын
🙏
@asiliborle6342
@asiliborle6342 7 ай бұрын
Mash allaah sifiican baada ugu skeeksay odashii
@JeyMFarah
@JeyMFarah 7 ай бұрын
Masha Allah , Allah ku xafido geesi ayaad waan kugu dhiirigelinaynaa in hadafkaaga gaadho waanad gaadhi insha Allah.
@waayahaonlineacademy
@waayahaonlineacademy 7 ай бұрын
walaal aad baad ugu haboontahay ee dadyowga iyo asaladooda iyo taariikhahooda noosoo badi
@user-yj6zm6jq5u
@user-yj6zm6jq5u 7 ай бұрын
waa barnaamij fiican dhulkeeygi africa waan uxiisay lkn music heesta kadaa kadaa Baaraka Allaahu fiika.
@Jama742
@Jama742 7 ай бұрын
Meshaan 2017 iigu danbaysy moyale mar an usocda addis ababa iyo mar an usocday karondinle iyo buna
@rbd2329
@rbd2329 7 ай бұрын
horey usoco bro
@ahmeyjowhar1551
@ahmeyjowhar1551 7 ай бұрын
Safari njema brother.....your are doing a great job may it be safe InshaAllah
@everlinenyabuto2118
@everlinenyabuto2118 7 ай бұрын
Enjoyed the vlog so much and subscribed to your channel. Have learned a lot in northern part pastoralist love fighting and it's nice you are making peace talk and everyone you have interacted with want peace that's an amazing thing to hear. Have safest journey and we your views will continue enjoying your travels wherever you go
@ahmato2696
@ahmato2696 7 ай бұрын
Bro feysl hormar wacan it's really inspiring what you are doing ❤
@saabirmohamedjeylaani9084
@saabirmohamedjeylaani9084 7 ай бұрын
Aadbaan uladhacay qaabka vloga isoo gudbineeso caawa igu kaa horeysay ilaa 5 video cml waan dawaday horay usoco bro shaqo fcn heysaa from Mogadishu.
@beautiful1423
@beautiful1423 7 ай бұрын
The great north Road looks amazing 😊
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 5 ай бұрын
Bubisa waa af. somali
@mohaabdije2410
@mohaabdije2410 7 ай бұрын
Ungeee achia waaze kitu kidogo bro
@TravelerDestination-bz1li
@TravelerDestination-bz1li 7 ай бұрын
Amazing place and best tourism 😮❤🎉
@abdirahmankoronto2815
@abdirahmankoronto2815 7 ай бұрын
Keep going tolkey
@connoisseurification
@connoisseurification 7 ай бұрын
Keep Going briother...I am proud as Somali you doing this. I have travelled through that road before and want to ride from Algeria to Ethiopia using my motorcycle inshaallah...Hori usoco....
@jimlessjeey9088
@jimlessjeey9088 7 ай бұрын
U deserve more subscribe proh keep going
@sharmakeabdewhb5298
@sharmakeabdewhb5298 7 ай бұрын
Masha Allah prother Enjoy you trip
@kaafikaafi
@kaafikaafi 7 ай бұрын
MASHAA ALLAAH KHAYR AYAANU LEENAHAY WAA DHUL QURUXBADAN.
@cabdikarincusman2401
@cabdikarincusman2401 7 ай бұрын
Safarka Allah haku fududeeyo brother
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 7 ай бұрын
Masha Allah wllkey program fiican ayaad wadaa Ilaahey garaabkaada ha galo , I wished to join with you riding cyclist trip with you to see this amazing adventure .
@Fircoon-yare
@Fircoon-yare 6 ай бұрын
Sxb calanka somali soo saar Baaskiilkaada fadlan waad mahadsantahay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mariaali7281
@mariaali7281 7 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤mashaa Allah walalkey jizaaka Allah kuxafido
@user-gn5si8lx8c
@user-gn5si8lx8c 7 ай бұрын
Keep going brother ❤
@s3p0A
@s3p0A 7 ай бұрын
Keep going pro 🌹✌️
@yumna4675
@yumna4675 7 ай бұрын
You are going far brother keep going
@almiss.hamout
@almiss.hamout 7 ай бұрын
Keep giong brother 🎉
@Sumaya-el2fx
@Sumaya-el2fx 4 ай бұрын
ManshaAllah 😊
@hagarman6522
@hagarman6522 7 ай бұрын
Kani maaha saxaare ee waa banaan beeralay ah
@ahmedmuqdishaawi2038
@ahmedmuqdishaawi2038 7 ай бұрын
Save trip brother enjoy your journey ❤
@our10picks18
@our10picks18 7 ай бұрын
Those Kenyan roads are amazing 👌
@bisharoyusuf9838
@bisharoyusuf9838 7 ай бұрын
Keep going ❤
@mohaabdije2410
@mohaabdije2410 7 ай бұрын
Keep going lagend
@AhmedAkOfficial1
@AhmedAkOfficial1 7 ай бұрын
Faysalow KZfaq waa kasoo Daahday baa ku dhihi karaa wlhi Muuqaaladaadu Waa Waxkle Horumar wacan baa ku rajaynayaa Waalal👏
@smile-db6bv
@smile-db6bv 7 ай бұрын
Wll music background kaasar soo xalal video unoqdo
@mohamoudabdi6210
@mohamoudabdi6210 7 ай бұрын
Odayga oo leh Soomaali baan kugula hadli lahaa, oo aad Sawaaxiliga ku boobtay, ilama wanaagsanayn, waxa la mid ah odayadii Rendille iyo hablihii oo adigoo isku deyi kara inaad Somali ku deydid, haddana aad markiiba Sawaaxili ku hadashay. Qofka Soomaaliga caadi u garanaya, fahankiisana adeegsanayaa hadalkooda 80% ayuu fahmayaa.
@faizG254
@faizG254 7 ай бұрын
MashaAllah. FEYSAL AM so proud of you bro.
@tamerat.
@tamerat. 7 ай бұрын
Nio berbera ayan kaso salamaya horta waxd taht qofkii somali ah ee ugu cajibsana nin nolosha fahsan
@BOOMBASE
@BOOMBASE 7 ай бұрын
MashaAllah MAN ❤❤❤
@guulwade989
@guulwade989 7 ай бұрын
As cyclists on open flat country roads it’s better to ride on the incoming traffic it’s safer bro
@mohamedsancho968
@mohamedsancho968 7 ай бұрын
Hore usoco waxad u qalantaa 1m prother❤
@user-in4rq6ri8h
@user-in4rq6ri8h 7 ай бұрын
i really loved this
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 5 ай бұрын
Habari rafiki una enda wapi safari yako wapi
@QOOQ8808
@QOOQ8808 7 ай бұрын
Sijui kisomali 😂 but i'm enjoying the journey ! Shaqo weyn walaal
@SaalaxDigle
@SaalaxDigle 7 ай бұрын
Fantastic work
@hagarman6522
@hagarman6522 7 ай бұрын
Maalmahan video mead soo dhiginee
@laylaabdullahi9911
@laylaabdullahi9911 7 ай бұрын
Mnsha allah runtii waxaan ka helay sidaa u dadaaleysid xalay baan kusoo birey channel❤
@almasuurocab7361
@almasuurocab7361 7 ай бұрын
Bubisa anjoga aniga
@Bogasho1
@Bogasho1 7 ай бұрын
Keapgoing sxb
@sahrasheikh4373
@sahrasheikh4373 7 ай бұрын
masha allah ❤
@user-ev4do7wr3t
@user-ev4do7wr3t 7 ай бұрын
SALAADDA HABARYAR PLEASE
@neymarjr8516
@neymarjr8516 7 ай бұрын
Aweey part 2 zxb
@hassangurey8919
@hassangurey8919 6 ай бұрын
abti barnaamijkaaga waan ka helay lkni motorcycle ku bedel bike ga
@maslahabdi7220
@maslahabdi7220 6 ай бұрын
Calankii kenya aabad wadataaye afka somaliga maad nooga leexatid😂
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 7 ай бұрын
(RABBI) Haku badbaadiyo(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲🌹🌹safe journey 👍👋💗💖safe trip 💗❣️💕💕🙏💗💗💕💕
@XusenMaxamad-je6uq
@XusenMaxamad-je6uq 7 ай бұрын
Waa halkee meeshu
@MahamedSuldan-pd4ug
@MahamedSuldan-pd4ug 7 ай бұрын
Masha Allah ❤
@ahmedabdi281
@ahmedabdi281 7 ай бұрын
Adeer. Waxba iisheegi mayso Gafuur culus dhulkeeda inaad Iisoo duubto. Anigoo heli kara Dhul soomaaliyeed oon ku dalxiiso. Oo amni ah Sida. Gobalkii ugu quruxda badnaa 5 soomaaleyeed oodhan. ee sanaag Sidoo kale aawey doolo iyo qoraxay. Markaasaad gafuur culus noosoo duibaysaa
@khadralulmohamed5254
@khadralulmohamed5254 7 ай бұрын
Asc Hereri2 waan ku salaamaypro❤
@wizdalmar7559
@wizdalmar7559 7 ай бұрын
Rer garissa here go my brother spread peace and love ❤️
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 7 ай бұрын
Peace and love ✌️
@Ozziany
@Ozziany 7 ай бұрын
More miles bro
@DiiniShDiini
@DiiniShDiini 7 ай бұрын
Welcome to moyale zxp
@letsknow2587
@letsknow2587 7 ай бұрын
You are opening a new route for the dormant
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 7 ай бұрын
0:27 Dadkeena Soo kacaya, Ama Ismooda ineey Garaad leeyihiin.. Hadana eey yihiin. Reero Social media. Hadana eey Saan u Hadlayaan. Waa Sharaf dhac. 0:26 🤔.
@Puntland_official
@Puntland_official 7 ай бұрын
Oya salama mzee am very happy what you are doing i hope people they will give you subscribe who watch your videos but please the old men he was speaking samali and you were speaking swahili please when samone please your language speak make it will make him feel better better and happy walahi sxb thats my advice brothere i hope you arrive your journey safe isha allaah ❤
@Bigman-dv1iz
@Bigman-dv1iz 6 ай бұрын
Yey boorantu ku Dilin somalida Wey neceb yihiin
@chineabdi6324
@chineabdi6324 7 ай бұрын
Mxaaaad saniid wll
@chineabdi6324
@chineabdi6324 7 ай бұрын
From bulamazuri
@Abdillahi2hr
@Abdillahi2hr 7 ай бұрын
Legend 🚴🚵‍♀️
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 104 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 16 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 61 МЛН
Beeraha Qaadka ( Jaadka ) ugu wayn - I visited one of the largest khat farms in the country
6:29
SAFAR KAYGII ETHIOPIA | XARSHIN | MOOQORAY | TAAGAN DUUR
11:06
Beerta xayawanaadka ugu wayn Africa | Masai mara 🇰🇪
17:40
Dhakhtarrr
Рет қаралды 428 М.
Jasiirada ugu qurux badan Djibouti 🇩🇯
12:46
Qays Qeyser
Рет қаралды 183 М.
天使霸气打小丑女。#天使 #小丑 #超人不会飞
0:20
超人不会飞
Рет қаралды 4,2 МЛН
Отомстили ведьме😱
0:53
Следы времени
Рет қаралды 1,1 МЛН
Где твоё гостеприимство? 😂
0:54
Иви
Рет қаралды 1,5 МЛН