KHADAR KEEYOW | ALLOW IIDAA | AROOSKA QARNIGA

  Рет қаралды 501,260

Y3A FILMS

Y3A FILMS

4 жыл бұрын

Copyright Protected By Y3A Films!
Support Y3A to bring you the most epic music videos & entertainment in television network!
Follow us on social media:
/ y3a_films
vm.tiktok.com/ZM8778exp/
/ moade2020
Need a ride to the Doctor's appointment?
www.usacaretrans.com
Fly Cheap
www.isavetravels.com
Download App:
play.google.com/store/apps/de...

Пікірлер: 288
@abdullahiyuusuf7488
@abdullahiyuusuf7488 4 жыл бұрын
Khadar Keeyow inuu Fanaan Qaran YahaY Hada Amin San TahaY Fadlan like isaar 👍
@ayaanadanjama1850
@ayaanadanjama1850 4 жыл бұрын
Wilka xaaskiisa wuu uhagar baxay aroos lagu maqsuudana wuu udhigay allaha isku barakeeyo reerka cusub ,barakooba abid
@kiindhaladabdulla444
@kiindhaladabdulla444 4 жыл бұрын
Masha alaah ha wlhi isku ragada ayan lanahy❤️❤️❤️😍💔🙏🏽
@maxamedmuuse4407
@maxamedmuuse4407 4 жыл бұрын
_arooskan waan jogaye like dhac igu siiya_ hamblyo adno io sayid ali
@nihaljoseph2609
@nihaljoseph2609 4 жыл бұрын
🤭hollka aroska mgcii wll
@maxamedmuuse4407
@maxamedmuuse4407 4 жыл бұрын
​@@nihaljoseph2609africa wll lmbr 4 ku agyala wadada airporka
@ayanlecilmi5571
@ayanlecilmi5571 4 жыл бұрын
Er
@farxiyoluulofficiall697
@farxiyoluulofficiall697 3 жыл бұрын
Maxamed Muuse wll wiilka reer cadaado miyaa
@maxamedmuuse4407
@maxamedmuuse4407 3 жыл бұрын
@@farxiyoluulofficiall697 haa wll from cadaado wayeh
@mohaanmashqare8613
@mohaanmashqare8613 4 жыл бұрын
waligiiN imaydan saarin like cadaw nimo inii hayaa
@lyaanahmed324
@lyaanahmed324 4 жыл бұрын
Dayax dalnuurshe wa laga wataa qaabka jirka wlhi masha allah khadar tageero ku ahay✊🇸🇴
@perfume4889
@perfume4889 4 жыл бұрын
Ish calaa hees💋👏👏👏 Inuu khadar maalmhn shidan yahay inta qabta like ta☝️👍
@uptullxerkeymchannel1953
@uptullxerkeymchannel1953 4 жыл бұрын
Qadar keyow inuu fanaanka sanadka yihay hadaad igu raacsantahay like saar
@caanobooro1446
@caanobooro1446 4 жыл бұрын
12 July 2020 inta jiifka ku dawaneeyso like ta dhac igu sii wll mcn mhdsanid 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤👇👇👇🙏🙏🙏💯💯💯🤣🤣🤣😂😂😂inaba caadi ma aha heesta
@kingrashka4749
@kingrashka4749 4 жыл бұрын
Rer muqdisho anshaxaa aroosyadaa waay hayaan dadkaa siday u fadhiyaan cadi mahaan
@theclassicman6730
@theclassicman6730 4 жыл бұрын
😭😭 allow midoo aan iscalfano iisahal
@fbidreamofficial1046
@fbidreamofficial1046 4 жыл бұрын
wow the best vedio intan aros dawanaye kii ugu dubista quruxda badna somalida 😘🙏Big resoect full Y3 prodoction Haddan no lahay qof kale aros keyga ma dubeso Y3 jira oo joga
@mohamedkarama1741
@mohamedkarama1741 2 жыл бұрын
Some women deserve to be praised like this .they have earned it
@qaaluushmuxydiin1899
@qaaluushmuxydiin1899 4 жыл бұрын
M.a hamplyo wlashey and wllkey isku wra wligiin❤❤Mi city muqdisho cdey tagtayo talpsaty pilahi❤ Best wedding ee kadhaca somalia dhihi kraa Alfnan keywna wuutumaya💯❤❤❤
@siegenmediabro7474
@siegenmediabro7474 4 жыл бұрын
inta rasulka jecel csw like sara
@zainshine9462
@zainshine9462 4 жыл бұрын
Muqdisho iyo Hoteladeda casriga Wax lagu mashquul istaahil Allow iidaa xamar nabad iyo qurux dhismo wacan nolol wanaagsan iigu daa 💕😘
@najmamaxamed5429
@najmamaxamed5429 4 жыл бұрын
Misbaah Shine amiin aamin wll mcn
@adnoyuusuf5567
@adnoyuusuf5567 6 ай бұрын
After 3yrs baan dib usoo raadshay hesteydii "ADNA"❤
@nuurkaskey2437
@nuurkaskey2437 4 жыл бұрын
Khadar keeyow iyo Y3A mali mahan iney kacsinyin inta ila aragtey laki sara Y3A keeyow
@macquulofficial9534
@macquulofficial9534 4 жыл бұрын
Nin weni kaskey
@abdifatahgedow5802
@abdifatahgedow5802 4 жыл бұрын
Gabadhii aroskeeda ka hor ilal Sato sharafdeeda gabar nimo si wacan aya aros weyn farxad ku dhehan thy lo dhigi dona
@shaadiaofficial7006
@shaadiaofficial7006 4 жыл бұрын
Beenmaaha taasi
@kiindhaladabdulla444
@kiindhaladabdulla444 4 жыл бұрын
😝😝😝😝😝😝😁😃tiikle
@emrajama3118
@emrajama3118 4 жыл бұрын
See cml
@BariiraPodcast
@BariiraPodcast 3 жыл бұрын
Wah waa hadba sida ay isku jecelyihin dadka maaha waxkale kuwa waxan aragnay is aroosa iyagon is arag ama gabarta gabr tahay oo sidi qoryaha utagan arooskoda 🤣🤣
@perfume4889
@perfume4889 4 жыл бұрын
Qadar keeyow style kiis waa wataa☝️ Y3A studio kawato sanadkan waa waye🤔👏👏👏👏👏
@bilalabass2260
@bilalabass2260 4 жыл бұрын
Y3A the best producer 💯
@ashkarcade7008
@ashkarcade7008 4 жыл бұрын
Best song
@Shaxshaxlow5194
@Shaxshaxlow5194 4 жыл бұрын
Legend qadar keyow cod iyo style emazing♥️♥️
@siyat690
@siyat690 4 жыл бұрын
Y3A the best producer's
@Amir-Muse
@Amir-Muse 4 жыл бұрын
Legend khadar keeyow iyo hees kala kacsan aan inaba caadi aheen shaqo wacan horay usoc khadar keeyow iyo y3a waa idin wataa 👏👏💯❤️❤️❤️❤️🔥🔥🔥🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😍✊💪
@iskufilan9151
@iskufilan9151 4 жыл бұрын
Muuqaladan cml markaan arko guur iyo raaliyonima igu so dhacdo waxna gacan kuma haaye jah anyways hamblayo lamanahan quruxda badwnow owlaad baariya alle ha idinku arsaqo wiil iyo caano gabar iyo buskud💋💓❤
@haruuncade7655
@haruuncade7655 4 жыл бұрын
Anoo kuujoog ha.iicishoon
@user-lb7cl4yc2j
@user-lb7cl4yc2j 3 жыл бұрын
Geezi paa tahy ninka ragaan waka jab soo mar kadip raaxayzta
@ayubmohamed9465
@ayubmohamed9465 3 жыл бұрын
Keep up
@mohamedress7873
@mohamedress7873 4 жыл бұрын
Abdiwahaab Y3A production u are the always the best...keep going prother. Keeyow maalmahan Calankiisa waa babanayaa keep on keeping prother.
@maaidomuqtaar7117
@maaidomuqtaar7117 4 жыл бұрын
Y3A iyo khadar keyowba wlhi wan wataa ❤
@kingmaherndez5613
@kingmaherndez5613 4 жыл бұрын
Y3A PRODUCTION IYO MOHAMED KHADAR IBRAHIM SHAGO WACAN🇸🇴💙
@hamzaproduction1448
@hamzaproduction1448 4 жыл бұрын
Y3A is best Produkte Song Somalia🇸🇴 of Somalia 🇸🇴🥰 My Fanan Khadar keyow My Brother Khadar Mohamed Ibrahim keyow Hore uu soco Allah ku xifitiyo Brother 😍
@mankerdibojo6073
@mankerdibojo6073 4 жыл бұрын
Inta nabiga scw jecel like iisara
@dollaofficial435
@dollaofficial435 4 жыл бұрын
Doqon feera weyn hees bad magaca nabiga sharafta leh baa like kuradsani damir lawe
@cumar155
@cumar155 4 жыл бұрын
Hanbly lenahy sido kl wlzhy iyo wllky sido llky keyow wusalmn yhy iga gaarsi wll y3a❤🌹💟🇸🇴🙏
@dheymanluul8853
@dheymanluul8853 4 жыл бұрын
aroos qurux bdn 😍😍😍 mugoo aroos hadaa arko maseer ayaa daremaa😁😁 blse isku wara lee yhy masha allah❤
@dheymanluul8853
@dheymanluul8853 4 жыл бұрын
Hayad abaayo mcn ninka ma aqaano wlhi bis waxaa i cajabisay howlka iyo nidamka dadka u fadhiyaan blse nin naago ku dheel haduu yahay alle ka weyn mcnto mhd sanid hadal wanagsan ad isoo qortay🙏🙏🙏
@dheymanluul8853
@dheymanluul8853 4 жыл бұрын
Hayad maskiin wlhi ilahey ha sacido walasheeyn abayo nimanka qaar damiir ma leh wlhi
@zandamohamoudmohamed1217
@zandamohamoudmohamed1217 4 жыл бұрын
Hayad waa qalad qof aad taqanid inaad xamato kan waa nolasheyda waana adeer inanta labada carur u heyso calafka ku kala tagin mana ku farax sani lkn aderkeyga inaad cebeyso waa laga fican yhy nolashida alle ha u qurxiyo balse ha ceyn ceybna ma lahan
@aaminaosman7189
@aaminaosman7189 4 жыл бұрын
m.a marka hore waxan salaama wll abduwali y3a hadan qaldaneyn sida faraha fudud oo udubay una edhitin gareyay keep going bro keeyow sxp sare wuukabaxsaday runtii hormar wcn banleyahay abayo adna iyo seygedana waxan leyahay hambalyo hambalyo iskuwaara ebid guurkina guur kheyr❤👏🙏
@sayyesmarkocadeey3673
@sayyesmarkocadeey3673 4 жыл бұрын
The only man in the africa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 khadar keeyoooo
@abdinassir2996
@abdinassir2996 4 жыл бұрын
Fanaanka la qaban la’yahay one week 3 songs yaa wax ka qaban karo keep going amiirka codka am from CANADA fanaan somaliyeed oo lagu faano tahay
@faafintadiinta812
@faafintadiinta812 4 жыл бұрын
Khadar keeyow waa fanaan qaran hadaa aamin san tahy like iisar
@elkhadarothmaan7806
@elkhadarothmaan7806 4 жыл бұрын
Absolutly producer Y3A legend wan ku wataaa 🔥✌
@bashkaxasanfarweyneofficia6869
@bashkaxasanfarweyneofficia6869 4 жыл бұрын
Y3A dj hamar lighted up i congratulate you very much
@fuadabdulkadir9847
@fuadabdulkadir9847 4 жыл бұрын
Y3a the best producer and khadar keeyow keep going brothers
@osmanosfilms
@osmanosfilms 4 жыл бұрын
Y3A YOU IS THE BEST STUDIO ALL DAY ALL TIME 👍👍👍👍
@mohasaid8358
@mohasaid8358 4 жыл бұрын
keeyow wlhi wa fanan tagay xadan laysxaqirayn🙏❤❤
@nanatochannelofficial7883
@nanatochannelofficial7883 4 жыл бұрын
Amaan waxaa mudan Y3A best edetor and Cameron man ❣
@suleiman6408
@suleiman6408 4 жыл бұрын
I never listen to Somali music but come to say HI to my brothers wedding🤜🤛
@abshirabdi7608
@abshirabdi7608 4 жыл бұрын
Best fanan of somalia keyow🔥🙏
@najmayuusuf2975
@najmayuusuf2975 4 жыл бұрын
Arooskan Yaa duubay Mashallah
@shadra9705
@shadra9705 4 жыл бұрын
Khadar keyow keep going brother salan sare from garissa
@goldenboy8627
@goldenboy8627 4 жыл бұрын
Legends khadar keyow & Y3A ❤🙏🔥✌
@zuhuursimran2278
@zuhuursimran2278 4 жыл бұрын
Kly iska arg wye❤️❤️💯💋
@ibraahimopdikariimallasow5356
@ibraahimopdikariimallasow5356 4 жыл бұрын
Waxa uso kalay ina Like usaaro WALALKA💟💯
@minnicute2544
@minnicute2544 4 жыл бұрын
MashaAllah that's so sweet😅
@libbinali9173
@libbinali9173 4 жыл бұрын
Hall magaciis walalyal
@iqradiino3172
@iqradiino3172 4 жыл бұрын
Hambalyo Hambalyl Y3A the best producer Taagero number one Y3A waan ku tashanaa hadaa nahnay reer mogdissho ❤❤❤
@mamanaseem7276
@mamanaseem7276 4 жыл бұрын
Hambalyo sayid ali iyo dumashi adna 💯👏👏👏❤ arooska qarniga 2020
@nimoawed2032
@nimoawed2032 4 жыл бұрын
Qadar keeyow fannaanka fanka uga horee keep going qadar keeyow
@samirupdyearly5463
@samirupdyearly5463 4 жыл бұрын
KHAdar KeeYow wan ku wataa keep going MI pro
@hodanadan1372
@hodanadan1372 4 жыл бұрын
Habeen Qurux Badan Ayeey Ahayd Wil Iyo Caano Gabar Iyo Caano Hbo Adna Waxaa Nasiib U Yeshay Inaan Habeen Kaga Kula Joogay Hbo
@Lilmuhsin20
@Lilmuhsin20 4 жыл бұрын
Inuu ilaahaye riydayda ii rumeeyo igu soo duce wlala 👍💗
@updyrahmankalif9701
@updyrahmankalif9701 4 жыл бұрын
Khadar keeyow wd kala kicisay Arooska LEGEND
@omaariabdalla5478
@omaariabdalla5478 4 жыл бұрын
Y3a always best bro fara malab🔥👌🏽🙈✔
@sucaadcabdullaahi1049
@sucaadcabdullaahi1049 4 жыл бұрын
Wwww masha allah mabruuuk adna waaaka helay lamanaha allow isku barakee walshey and wllkey hamplyo 😍
@salaaniofficial5654
@salaaniofficial5654 4 жыл бұрын
Hadey somalinimadu kugu wentahy walasha somaliyeda ahay haiga xaasdin subscribeta
@mxmed5179
@mxmed5179 4 жыл бұрын
Ok from Garowe
@user-di9jm4cw1n
@user-di9jm4cw1n 4 жыл бұрын
gabadhan waa gaabdhii ugu aroos shidned intan usojogay masha alah reer rago alaha kadhigo
@armaankhadar7091
@armaankhadar7091 Жыл бұрын
Samigey khadar arooskan wuu u hagar baxay wlhi heeso hit ahna wuu u qaaday by the way sami khadar guuleyso sxb
@abdullahiahmedisse
@abdullahiahmedisse 4 жыл бұрын
Sxbkey khadar keep going bro❤️❤️
@akaafikc5047
@akaafikc5047 4 жыл бұрын
Hmplyo Hmplyo Hmplyo Aroos wacan ❤🙏isku waara Abid ❤
@faqirajimale7435
@faqirajimale7435 4 жыл бұрын
Waaw manta wil xabaryar uaxi aya laarosixaya hambalyo inta aroskodab manta yaxi ❤️💯❤️❤️❤️❤️❤️
@Real_OG143
@Real_OG143 4 жыл бұрын
Team Keeyow new Song 2020 the best Camera man Y3A
@kingawaleh2675
@kingawaleh2675 4 жыл бұрын
Y3a the best chennel
@safwanpro
@safwanpro 4 жыл бұрын
Qofkii kowad like ha ila dhafin😂
@queenq5755
@queenq5755 4 жыл бұрын
Y3A Inaba cadi maha mshallh
@elkhadarothmaan7806
@elkhadarothmaan7806 4 жыл бұрын
Keyow fanaka faninta sanadka 2020 wan ki wata legend 🔥✌
@xasanxuseen8859
@xasanxuseen8859 4 жыл бұрын
Keyow legend waaye
@shukrijama5399
@shukrijama5399 4 жыл бұрын
Manshallah beautiful ❤❤🇸🇴💞
@Tooooox
@Tooooox 4 жыл бұрын
Keeyow Wee Love You Walaal🧡
@mascuudtahliil2972
@mascuudtahliil2972 4 жыл бұрын
Legend of khadar
@maxamedxuseen2291
@maxamedxuseen2291 4 жыл бұрын
qadar fanankena kufano rer muqdisho hda nahay 👏👏👏👏
@adnoaadan60
@adnoaadan60 4 жыл бұрын
Hamblyp inanka iyo inantaba Iskuwara ❤🌹 Khadar codkisa malab 😚
@fatxibotan9606
@fatxibotan9606 4 жыл бұрын
M.a hoyadeedbaa malxiis u ah kalay iska arg 😘😘😘🥰🥰🥰
@calidahir6940
@calidahir6940 4 жыл бұрын
Ish cala hees iyo fanaankeen khadar keeyow king of kings
@bashkayoung7330
@bashkayoung7330 4 жыл бұрын
Masha Allah hambalyo aroos lagu nastexo allaha kadhigo ex suqbacaad from Germany 🇩🇪😅lakin ha gudbin subscribe dheh
@cadarali4704
@cadarali4704 3 жыл бұрын
Waa meshi labad kugu arkaye sxbow wxn ma naga deysid
@kiindhaladabdulla444
@kiindhaladabdulla444 4 жыл бұрын
Masha alaah aroska aana cadi ahana alaha iskudasta ninka gaab gabdha masha alaah qurxlaya😍❤️❤️❤️gabdha masha alaah wad uqalata intan in kabadan❤️❤️hamplaya hamply❤️👌
@ALiMohamed-nq1zm
@ALiMohamed-nq1zm 4 жыл бұрын
Mashallh wll qali ah hormar wcn 🙏🏆🇸🇴
@zaek_adde1276
@zaek_adde1276 2 жыл бұрын
Adno gabar kastooo ladhaho waaaa riyadeyda 🍁❤🌎
@QABYAALADDIIDTV
@QABYAALADDIIDTV 4 жыл бұрын
Halkan, kala soco reaction heestan. Mahadsanidiin bahda Y3A Production
@nihaljoseph2609
@nihaljoseph2609 4 жыл бұрын
Wlhi ani hallka io qrxda daDka iga gadan❤❤
@shiilka14
@shiilka14 4 жыл бұрын
Y3A PRODUCTION KEEP GOING
@abdullahiakoffical4445
@abdullahiakoffical4445 4 жыл бұрын
Keep going Kadar keyow fanan Qaran
@Khadarabdiabdi
@Khadarabdiabdi 3 жыл бұрын
Wax kale waye hestan ❤️❤️❤️
@randarabi6771
@randarabi6771 4 жыл бұрын
يا سلام انا حبيت هده أغنية
@BariiraPodcast
@BariiraPodcast 4 жыл бұрын
Masha allah wlhy wuu u hagar baxay wiilkani inantan isku barakooba aamin
@salmajay4431
@salmajay4431 2 жыл бұрын
The best❤️❤️❤️
@abdirahman2569
@abdirahman2569 4 жыл бұрын
Abwan MAHAD DUUDEY 😍😍🔥🔥
@abdirahman2569
@abdirahman2569 4 жыл бұрын
Manzha allH illahy inima kala kaxeeyo dadkeygii
@Drbadri024
@Drbadri024 4 жыл бұрын
Waan kawataa walee lajan keep going
@mohabofficial6489
@mohabofficial6489 4 жыл бұрын
The best nice video
@halima-iz7om
@halima-iz7om 2 жыл бұрын
Talent young man
@cabdishakuur7421
@cabdishakuur7421 4 жыл бұрын
Y3A keep going
@munierqader4171
@munierqader4171 4 жыл бұрын
Khadar keeyow simba of somalia
@aishadhunkal2778
@aishadhunkal2778 4 жыл бұрын
Commentigii iguhoreye anqoro yotoube ka wakabaxsateen Maasha alah tabarak ilxun idin ma arakto adeerkey iyo edadey iskuwaara ubad qeyr qaba kalahela kuwii iskubarakoowa alaha idinkadhigo amiin🤲🤲🙌❤❤
@Yusuf-oska-77
@Yusuf-oska-77 4 жыл бұрын
Legend keyow iyo Y3A Hday is helan Sidan iyo sikawacanba kaFilo wxba laydinkama qaban karo ZhpYal
@somali.boy-002
@somali.boy-002 Жыл бұрын
Hees iyo badh🎉❤
@cabdifarjar9425
@cabdifarjar9425 4 жыл бұрын
Khadrkeyow iyo y3 way jiiteen hadda
@aishabarca9497
@aishabarca9497 4 жыл бұрын
Y3A u yeedha ama iska daaya aroos la duubayo dadka casimad ku nool what a producer💥💥👏👏👏
KHADAR KEEYOW | AHAAW MARWO II AHAAW | OFFICIAL MUSIC VIDEO
6:10
Y3A FILMS
Рет қаралды 4,3 МЛН
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 19 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 90 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
KHADAR KEEYOW | TASHO MAANTABA | OFFICIAL MUSIC VIDEO
7:35
Y3A FILMS
Рет қаралды 7 МЛН
KHADAR KEEYOW | MASHUP | NEW SOMALI MUSIC 2022
8:25
Kaafi Studío
Рет қаралды 4,7 МЛН
KHADAR KEEYOW  HEESTA SANADKA 2022 | CADALEE KU DHALATEE | BEST HIT |
5:10
Goodax Media Production
Рет қаралды 21 М.
KHADAR KEEYOW | HEES CUSUB | SAAXIB | OFFICIAL MUSIC VIDEO
5:27
Ismail Biibaaye
Рет қаралды 17 М.
Khadar keyow 2021
5:45
Khadar Keyow Official🎵
Рет қаралды 231 М.
KHADAR KEEYOW | RAJO | OFFICIAL MUSIC VIDEO
5:22
Y3A FILMS
Рет қаралды 4,6 МЛН
KHadar keeyoow New Song  Deeqsan 2021 ...............?
4:51
Xudeyfa Tube
Рет қаралды 165 М.
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 280 М.
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1,2 МЛН
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 231 М.
R-ONE - SENSIZ / СЕНСІЗ (Official Audio)
2:51
R-ONE MUSIC
Рет қаралды 80 М.
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 1,3 МЛН