La kullankii Mohamed iyo xeebta Xeedho. Maxaan ka baran karta.

  Рет қаралды 15,206

Turbashaash Family

Turbashaash Family

4 ай бұрын

Walaal Mohamed waxa uu ka soo jeedaa waddanka Yemen. Waxa uu Somaliland dagnaa muddo 8 sanadood ah. Waligii muu shaqo beellin. Wuxuu noo sheegay in ay shaqo buuxdo dhamaan dhulka Somaalida , laakiin ay Somaalidu ay doorbidaan in ay iska fadhiyaan uun. Maxaan ka barran karnaa.
Dhamayso videowga Lana wadaag asxaabtaada.
#xeedho #somaliland #berbera

Пікірлер: 52
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash 4 ай бұрын
Walaal Mohamed waxa uu ka soo jeedaa waddanka Yemen. Waxa uu Somaliland dagnaa muddo 8 sanadood ah. Waligii muu shaqo beellin. Wuxuu noo sheegay in ay shaqo buuxdo dhamaan dhulka Somaalida , laakiin ay Somaalidu ay doorbidaan in ay iska fadhiyaan uun. Maxaan ka barran karnaa. Dhamayso videowga Lana wadaag asxaabtaada.
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 4 ай бұрын
SALAAM Alaykum walhi somaliland garhaan hargisa shaqo La'aan Baahasan baaa ka jirta Aniga i waydii sanadkii hore ilaa imika shaqaan layahay😢😊
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash 4 ай бұрын
​@@hodanibrahin1569 Runtii shaqaa buuxda. Aniga i waydii. Jamen iyo Ethopian shaqa la ma arkaysid. Kibirbaa Somaalida haysata. Maalin walba shaqaa la igu baryayay. Diyaar ma u tahay shaqo. Caawaan ku gaynayaa.
@abdirahmancadaani2222
@abdirahmancadaani2222 4 ай бұрын
waxa jirta skills la'aan ee shaqo la'aani ma jirto "Learn skill to earn."
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 4 ай бұрын
@@MahadAbduleTurbashaash reer hargaysa waxa rabaan inay xafiis mushar badan siiya u wada shaqo tagaan mana helayaan
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 4 ай бұрын
​@@MahadAbduleTurbashaashsalaam Alaykum Ramadan Mubarak's Adeero walhi farsamada gacanta Ayaan bartayo hadana waxab ku waayay ilaa meel badan baan tagay
@faisaj5072
@faisaj5072 3 ай бұрын
ماشاءالله تبارك الله صومالي لاند بلادنا الحبيبه الله يحفظهم يارب واهلا بي الأخ اليمني
@faisaj5072
@faisaj5072 3 ай бұрын
ManshAllha ❤ my country Somaliland ❤
@anissahassan9932
@anissahassan9932 3 ай бұрын
Mahad Abdulley bachir maxamed you really amazing nice time peaceful in somaliland well done 💚🤍❤️👍
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 4 ай бұрын
Somalidu waa dadka kaliyoo raba inay meel kasta oo ay tagaan kunoolaan iyagana aan lala noolaan war dadka soo dhaweeya intii wanaag wada waa hor mar fikirkaa xun iska daaya.oo ah dhulka in laidinka dhacayo
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 4 ай бұрын
11:11 2 dameer nikaax gabadhga qosol badanaa Bashiir.
@rodaahmed198
@rodaahmed198 4 ай бұрын
Masha Allah 🎉🎉🎉
@checkcheck1813
@checkcheck1813 4 ай бұрын
Maashaa allah gays Really good this your mohammed from uk, somalilander
@abdiraahidmohamed417
@abdiraahidmohamed417 4 ай бұрын
Mashallah
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 4 ай бұрын
SALAAM Alaykum masha Allah ilaahayoow NOO siyaadi Allaahuma Aamiin Ramadan Mubarak abti QOFKII 78 EE video gan DAAWADA MILLION THANKS lakiin ma hargisa joogta ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😊😮
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 4 ай бұрын
Republiken of somaliland ❤❤❤
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 4 ай бұрын
Good bless republiken of somaliland is peace and country .good develement
@AbdiIssa-id4sk
@AbdiIssa-id4sk 4 ай бұрын
Abaayo waad qiirootay caadi iska dhig go back to school you will speak good English I hope you will take my consultation
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 4 ай бұрын
@@AbdiIssa-id4sk waa xanusanyah good bless republiken of somaliland
@AbdiIssa-id4sk
@AbdiIssa-id4sk 4 ай бұрын
Maxay dee 😅😅 aabaha iyo adeerkaa anay maxaa biis ii yihiin
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 4 ай бұрын
@@AbdiIssa-id4sk kkkkk
@ayanabdillahiayan5769
@ayanabdillahiayan5769 4 ай бұрын
Republican of somaliland kkkkkkkk
@user-ty1mr9gt4u
@user-ty1mr9gt4u 4 ай бұрын
Soomaali Cunsurinimo badanaa, meel walba way daadsanyihiin aduunka, in lala noolaado na ma ogola. War nin ka iskaga taga dhulkaas aad saqaafaysaan ba rag baa leh na dhaafa na cidi idin ma tidhaahdee.
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 4 ай бұрын
Wlahi waa runtaa Mozambique 🇲🇿 baa tagay mise somali baa buuxda iyagoo meel kasta kunool bay rabaan in aan lala noolaan.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 ай бұрын
ILBAXNIMADU WAA TAA WUU MAGAALEEYEY XEEBTII
@acacius9903
@acacius9903 4 ай бұрын
Amazing dude with a vision. Mad respect. Anyone can come and work and live in the country Somaliland (except the haters from failed state Somalia that literally deny Somaliland's existence)
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 4 ай бұрын
Dhulkoodii baa laga shaqaysanayaan iyaguna waa daawadayaal
@buraale134
@buraale134 4 ай бұрын
Wll wa xaqiiq sababto ah somaligu wa cawaan inu wax baryo ayuunbu donaya dadki qurbaha kunola nafta nalookenay soodir joogtaa
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 4 ай бұрын
@@buraale134 waxaad arkaysaa reer dhan oo rag iyo dumarba leh oo aan qof ka shaqaysan oo wada hurda oo lagu leeyahay nin ama gabadh qurbaha ku maqan ayey biil ka sugayaan cajiib!!!!!!!!!
@Seeykulatahy
@Seeykulatahy 4 ай бұрын
Soomaliyeey waa ceeb inaan sidaas u shaqaysan Karin
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 ай бұрын
KA WARAN WAA TUSAALE FIICAN
@ahmedusman6652
@ahmedusman6652 4 ай бұрын
Soomaalidu waa dad wanaagsan ninkaasi ma farxeen hadaan dhaqan wanaagsan oo walaalnimo ah la tusin Soomaaliyeey Ilaaliya dad ka idinla nool
@user-hv7vt9rl5o
@user-hv7vt9rl5o 4 ай бұрын
soomaalida ku nool yaman fursaad yaarnaa looma ogoolo. yamaniga dhuulkeena joogana haablihii soomaaliyeed baa larabaa iin sii fuuduud oo riqiisa loo siiyo yamani. waa yaab
@khadarjunior8502
@khadarjunior8502 4 ай бұрын
Don't take everything seriously, it was a joke
@ahmedegal8708
@ahmedegal8708 4 ай бұрын
Somaliland waxay u dhaqmaan sidii boqoradii in looshaqeyo unbay doonayan,wayna ka gaajaysan yihiin qayradka dhulkooda😂
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 ай бұрын
Yamaniinti waa ibax sidaasay hadhow ku degayasn sidii ay jaziirada suqara ku qaateen
@user-hv7vt9rl5o
@user-hv7vt9rl5o 4 ай бұрын
waa ruuntaa
@Ishwaaq123
@Ishwaaq123 4 ай бұрын
Waxbaa laqadanayaa ayay idinka dhagtay Somali adyunka odhan ayay jogta halki qof r idin yimadana wuu qadan ayad odhan
@casiocurious8744
@casiocurious8744 4 ай бұрын
@@Ishwaaq123 soomalida waa dhulkaaga aa ku noolado keeyga laakin ha iman 😂
@safamarwa3597
@safamarwa3597 3 ай бұрын
Hadhow adhiga ayuu wadankiisa usoo dhoofinayaa
@lunibark9978
@lunibark9978 4 ай бұрын
xeedho ma bad ba waxan u aqaanay deegaan galbedka hargaysa ku yaale
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash 4 ай бұрын
Meel kalaad aragtay.
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 4 ай бұрын
Dummarka reer sheikh issaq is not easy to give woman hw
@bashhass3896
@bashhass3896 4 ай бұрын
PH level
@mymmym8283
@mymmym8283 4 ай бұрын
Information dadkeena siin lahayden waxad ku dhamaysen sheeko balse mashruuca meesha ka socda iyo biyaha bada ee la macaaneyey ayaad dadkiina uga fa'iidayn lahaydeen. Sorry and ramadaan mubarak❤
@safamarwa3597
@safamarwa3597 3 ай бұрын
Ajaanib ayaa ka shaqaysanaya dalkeenii inaguna waynu sii qaxaynaa
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 125 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 18 МЛН
Baro Dalkaaga. 6 qaybood. Dooxa Dacar Buruq. Share. like
8:05
Turbashaash Family
Рет қаралды 6 М.
Socdaalkayagii Geed Deeble Botanical Garden. Mucjisadii Dooxa.
11:08
Turbashaash Family
Рет қаралды 6 М.
Shaahii Dooxa Dacar Buruq.  Biyihii dhanaanaa iyo shaah shaadali ah.
10:32
Turbashaash Family
Рет қаралды 2,8 М.
Camp Zamzam iyo maallintii ciida. Ka soo dhaqaaq magaalada.
10:54
Turbashaash Family
Рет қаралды 34 М.
Moxogg sambuus.  Magaceed u bixin lahayd. #cassaca
4:18
Turbashaash Family
Рет қаралды 4,1 М.
Waligaa Bajiye Moxog lagaaga sameeyay ma cuntay
3:16
Turbashaash Family
Рет қаралды 4,1 М.
天使妈妈拍到了什么大家吓一跳?#火影忍者 #佐助 #家庭
0:23
火影忍者一家
Рет қаралды 3,5 МЛН