"Madaxweynuhu ha is difaaco" Xildhibaan Maxamed Abiib.

  Рет қаралды 124,192

MM Somali TV

MM Somali TV

2 жыл бұрын

Пікірлер: 166
@fartundhabarey4345
@fartundhabarey4345 Жыл бұрын
Waa runtiis xildhibaan abiibii waa nin caafimad qaba islamarkaana indheerera garada ah
@cabdirahinhassan8645
@cabdirahinhassan8645 2 жыл бұрын
Xoriyatul qawl haddu mesha yimado xoriyatul ficilna wuu iman waa muhimm💯
@user-nn7gt7on6x
@user-nn7gt7on6x 6 ай бұрын
Runta kudhimo ina abib ❤❤❤❤❤😢
@hinda1515
@hinda1515 2 жыл бұрын
Mansha allaah ❤❤❤❤👏👏👏👏
@shadiyaibrahim9105
@shadiyaibrahim9105 2 жыл бұрын
Mm tv isbadal bay wada an hore logu arag saxaffda wan hampalyaynya🤗😍💚
@faatiyasoomaliland8291
@faatiyasoomaliland8291 2 жыл бұрын
xildhibaankà qarniga, somaliland guul guul madaxweyne biixi guul
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 2 жыл бұрын
SAX SAX SAX KKKKKK
@rashidahmed8794
@rashidahmed8794 2 жыл бұрын
Xildhibaan hadalkiisii waad leedahay.. well said mudane.
@munayusuf4949
@munayusuf4949 2 жыл бұрын
Manshallah waa si wanaagsan , aad buu u faahfaahiyey si wanaagsan… waa in dowladu xaq darada ee xad gudubka ah ay sheegaan …
@xasanclaahi1564
@xasanclaahi1564 2 жыл бұрын
Madaxwaynaha,j,sland,p,Muuse,biixi,cabdi,guul,Noo,hay,hogaanka,
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 2 жыл бұрын
I love Somaliland people, organic democracy.📈 👏👏👏
@cumarcali5512
@cumarcali5512 2 жыл бұрын
Digtayter macnahiisu maaha sida aad u macnayseen waa nin qori ku qabsaday qori laga qaado mooyee wax kalena aanu ku tagin muuse laakiin cod buu ku yimi codna waa ku tegayaa xoriyaduna ma aha in waxaad doonto ku hadasho
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Cumar, kalmada dictator dib ugu noqo, madaxweyne kasta oo umada cadaadiya ciidanka dalkana u adeegsada siyaasiyiinta ama shicibka inuu ugu cago jugleeyo waa "DICTATORSHIP"
@musecabdi1036
@musecabdi1036 2 жыл бұрын
Weeeeyne.weeeeyne.weeeeyne. Ooo.yaaaaaaaaye.
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 2 жыл бұрын
Passport waa la wada haystaa Ciro iyo faysalba way hastaan maxaa ka macna ah
@maxamedsaciid7821
@maxamedsaciid7821 2 жыл бұрын
Ilik waxaan leenahay dhexdhexaad noqo oo labada dhinacba warayso
@tfarahan27
@tfarahan27 2 жыл бұрын
💯💯💯💯💯✅. Well said
@gelehildid4797
@gelehildid4797 Жыл бұрын
ADIGA XABAD AYAA SI DEG DEG AH LAGUGU BAKHTIIN DOONA. SHABAAB AYAD KA MID TAHAY IYO QAAR KALE OO BADAN. U TAG A.RAZAQ KHALIF.
@ubaxiidalkeygow2381
@ubaxiidalkeygow2381 2 жыл бұрын
Madaxweynuhu waa geesi aan gabasho lahayn,ooyaaye ma adiga iyo noocaaga oo kale u soo fadhiisan maayo mediaha talada uu qaranka u hayaa ka weyn tuugta u jawaabidooda.
@khaaliddayax6028
@khaaliddayax6028 2 жыл бұрын
Nin adag abiib go ahead abti
@Aqoonsi_2024_Allah_keenay
@Aqoonsi_2024_Allah_keenay 2 жыл бұрын
Xildhibaanada Boorama ayaa ugu qaylo badan
@legacyofafricakooshinducaa146
@legacyofafricakooshinducaa146 2 жыл бұрын
Hersi waax baa lawaydiyey ee laama xidhin
@waaniye4164
@waaniye4164 2 жыл бұрын
UMADU JAAHIL SANAA SHARCIGA GARAN MAAYO WAA LAGUU YEEDHI KARA HANTIDADU QARANKU QADAN KARAA DAWLADU DALKAY MAA MUSHAA
@maxamedxukun4939
@maxamedxukun4939 2 жыл бұрын
Oky,,,xildhibaan,,,coldoonba,,hadalbuu,,,uxidhanyey,,
@ahmedsheik2307
@ahmedsheik2307 2 жыл бұрын
Hirsi doqoon wana cadowga muse bixi
@abdiaxmed9522
@abdiaxmed9522 2 жыл бұрын
Hooyada iyo Muuse bixi ba anaa wasa
@adenfarah1437
@adenfarah1437 2 жыл бұрын
Anaguna adiga iyo faqashta ku riixdaba anagaa ku DUBAYNA NACALAA WAALIDA CAS EE KU HAYSABA KU TAAL YAA JAAHIL . MAXAAD LA CAYTAMAYSAA WARAYAA?😎
@ahmedsheik2307
@ahmedsheik2307 2 жыл бұрын
@@abdiaxmed9522 jahiil
@abdiaxmed9522
@abdiaxmed9522 2 жыл бұрын
@@ahmedsheik2307 Hooyo ma da yartahay
@axmedaden1655
@axmedaden1655 2 жыл бұрын
af mucaarid ayuunbaad ku hadashay xildhibaane, xoriyada hadalka yeynaan qalad fahmine hanjabaadu danbi xirsina hadalkiisu kicin iyo hanjabaad iyo aflagaado ayey ubadan yihiin
@historynerd7549
@historynerd7549 2 жыл бұрын
He is very smart
@InaVar123
@InaVar123 2 жыл бұрын
Kani mxa Ka galay bal passport kisa
@khalidmohamed3154
@khalidmohamed3154 2 жыл бұрын
Waar ninku Nin jilecnimu Kambeynka ku Gaale Waa Nin Adeyg😂😂
@axmedgure2933
@axmedgure2933 2 жыл бұрын
Xersi waxa logu yeeree Xarmajo maxa u taggertee.
@najmaladan2565
@najmaladan2565 2 жыл бұрын
Waar duli baatahee farmaajo waxba haka sheegin
@najmaladan2565
@najmaladan2565 2 жыл бұрын
Dee xirsi haduu taageero farmaajo xor buu yahay yaa wax ka qaadi kara
@najmaladan2565
@najmaladan2565 2 жыл бұрын
Afkaaga qudhmuun ka jeedi xirsi waa nin rageed isku kalsoon oo geesi ah
@homeh3455
@homeh3455 2 жыл бұрын
Farmajo waa geesi garab waayay
@abdulraven9994
@abdulraven9994 2 жыл бұрын
Madaxweynahu waa inuu Cadeeyaa in uu yahay jabuutiyaan oo uu ku dhashay xarshin iyo in kale.
@gurayfarax946
@gurayfarax946 2 жыл бұрын
Madaxweynaha ugu danbeeya somaliland mudane muuse biixi cabdi xildiid
@happyahmad9689
@happyahmad9689 2 жыл бұрын
Uguma danbeeyo waxa sharaxnayna muuse biixi cabdi kadib ina kaahin walee hadaa reer kulmiye nahay
@RashidAli-ff2nf
@RashidAli-ff2nf 2 жыл бұрын
Oyaaye neeca melha latag
@MRRR-kn1hb
@MRRR-kn1hb 2 жыл бұрын
xirsi waa uu afdheeryey
@maxamedcabdirashiid5278
@maxamedcabdirashiid5278 2 жыл бұрын
Xildhibaan maxamed Abiib Waa nin markuu hadalyo Kafiirsada wuxuu ku hadlayo oon Markiiba silaab lakaca iskaga hadal. Waana nin aqli fiican.
@ahmedgureyismail9440
@ahmedgureyismail9440 2 жыл бұрын
Deeee ma madaxweynaha u yeedhay xirsi!!!!!!!! Afhayeenka kulmiye iyo xirsi ba is hayeeee muse bixi ma isagaba hadlay war DADKAN maxa ka qaldan afhayeenka dadka afka isku geliayay
@slanddifac5460
@slanddifac5460 2 жыл бұрын
Wariye aqoontu ku yar tahay Weeyi ilig waxa isaga khaldan Aflagaado iyo gafka loogeysanayo madaxda qaranka Iyo xoriyatul qolka xirsi wuxu yiri muuse waa ajanabi marka yaa muwaadina ileen faysal iyo ciro Iyo xirsi waxay sitaan passaport Ajanabiyee intaa buu garan waayey ilig inuu weyydiiyo MR ooyaaye ilig soobaro saxaafada Waxaagu waa laaluush qaate
@deviboy
@deviboy 2 жыл бұрын
Iliig aflagaado waada wayo madaxwayne muse ajnabi maha ajanibtu wa faysal iyo cirro iyo xirsi Musee dalka marna kamo daqaqin So baro saxafado wixi tahey iligow nacalad ba tahey
@xasanbarre5657
@xasanbarre5657 Жыл бұрын
Xil,cidi kumaxidheysee lateetalbaadtey madaxwaynaha laakiin wadanka illaashada
@mustafemustafemaxamed4561
@mustafemustafemaxamed4561 2 жыл бұрын
This is an intelligent man
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 2 жыл бұрын
ASC wallahi Waa Nin caqli Badan oo xildhan asala anigu ma aqaano Ninka Laakiin WAA NIN CAQLI NADAN OO FIICN 😄
@abwansuldanmuuseali
@abwansuldanmuuseali 2 жыл бұрын
Ha ĺa ruqseeyo
@myway3801
@myway3801 2 жыл бұрын
Kani oyaye maha madaxwaynaha ayay ka washen muciradki
@najahjirde8270
@najahjirde8270 2 жыл бұрын
Oo shacabka iyo madaxdu maxay is dheryina
@rodabest4798
@rodabest4798 2 жыл бұрын
Xildhimaanimoy xaal qaado
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
XILDHIBAAN KU SHEEG MAXAAD KA DOONYEY MEESHA XIRSI WAX LAGU SUAALYO XIBIGA WADANI BAAD U DHAARYRY
@hodanmohamed6749
@hodanmohamed6749 2 жыл бұрын
Well said xildhiban
@legendfuadherro3912
@legendfuadherro3912 2 жыл бұрын
oyaaye 😭😭😭
@kathirakhath4075
@kathirakhath4075 2 жыл бұрын
Markuu idinku foororiyo baa tidhaadan oyaaye naa xishiida runtu fanto maaha
@najmaladan2565
@najmaladan2565 2 жыл бұрын
Runtaad diidaan in lasheego saw maaha yaahuu wuu sheegi runta mar walba xildhibaanku
@najmaladan2565
@najmaladan2565 2 жыл бұрын
Nooloow xildhibaan waligaa jir oo joog
@najaxmucaad9612
@najaxmucaad9612 2 жыл бұрын
Hhhhhhh ooyaaye caaac muuse waa sunta dadka ka ilmaysiisa
@abdimahad5977
@abdimahad5977 2 жыл бұрын
Madane x abiib👍👍👍
@abdullahsomali7992
@abdullahsomali7992 2 жыл бұрын
Somalidu waxay ku maahmaahda wax iswaydiini ma xume wax iswaydaarisba daran
@hussinahmad3074
@hussinahmad3074 2 жыл бұрын
Ma is maqlleysaaaaaan yaa soomliland sheegte ama isku ciyaara ama is hagaajiya one of the twe yaa good yaa bad
@ismailabdilahi1502
@ismailabdilahi1502 2 жыл бұрын
Xisbiyada walafuraya wakhtigodina wujoga madaxwaynahan dibudhigikarin wayo dad badsnba kuxisabtmayay okalduwan waxkale halagumurmo
@jamaaden042
@jamaaden042 Жыл бұрын
Ninka systemka dawladad nimo wu fahansayahay kawaran ragga xukumadda shegtaa we jamacadaha dhagaha ka qariba ka wasakheya
@hodanmohamed6749
@hodanmohamed6749 2 жыл бұрын
Sharcigu ha sareyo oo muse samiri halagu qaado
@shukriabdirahmaan6066
@shukriabdirahmaan6066 Жыл бұрын
Kitaabka rabi unoqda markaas baad saxmaysaane
@sakariyecaser9591
@sakariyecaser9591 2 жыл бұрын
Midaa mar hore ayaa lobahnaa Ina laga hadlo runtii
@maryanmohamed6688
@maryanmohamed6688 2 жыл бұрын
Muuse Biixi Baasaboor Jabuutiyaanu Leeyahay Ayuu Dadka Loogu Yeedhayaa. Wuu Leeyahay Isagaaba Cadeeyey. Meel Kale Ma Tagi Karo e Kiiniya Iyo Jabuuti Ayuunbuu Ku Tagaa.
@karimhasan8967
@karimhasan8967 2 жыл бұрын
Ciro iyo faysal na Filand bay haystaan Xirsina kaa Somalia ayu haystaa maxa ku jaban pasaporada waxasi mucaridnimo ma noqon karto shacabka lagu wareriyo
@maryanmohamed6688
@maryanmohamed6688 2 жыл бұрын
@@karimhasan8967 Waar Distoorka Ayaa Sheegaya In Madaxweynaha Dalku Aanu Haysan Karin Baasaboor Ajaanib ah. Cirro Wuu Haystaa Iyo Faysal Maalinta Ay Madaxweynaha Loo Dhaariyo, Ayaa Ah Baasaboorkaas Ajaanibka Ah In Uu Celiyo. Muuse Waa Khiyaamay Somaaliland Oo Muu Celinin. Waxaana Loo Dhaariyey In Uu Dalka Daacad U Noqonayo Una Hogaansamayo Distoorka Somaaliland
@karimhasan8967
@karimhasan8967 2 жыл бұрын
@@maryanmohamed6688 ciro ninka 18may iyo malmaha kale qaranku leyahay baxsada miyad iledahay pasaport ayu celin karaa horta qabylad yar oo caantayna ayaa waxksta kala wayne bal ninka ciro eed inta u xiiqayso wax manta qarankisa uu ugashaday sida raga kale ee rer Somaliland sheg hadad hal iyo laba sheegto xaqiq ah wlhi runbad inta kale na shegaysabay noqonysa Muuse wuxu madxwynaha aha ilaa 2017kii maxa keenay shekadan manta marku xirsi iibsaday xisbiga inu shacabka ku wareriyo oo muaridnimo toosin ah ukeeni wayay oo qarankisa wax u tari karta intuu sheko gaabantan la so taganyahy isaguba kaa konfur ayu wataye ma isaga kan somalilnd wata
@maryanmohamed6688
@maryanmohamed6688 2 жыл бұрын
@@karimhasan8967 Waaryaa Qarankan Cirro Ayaa Wax Gashaday, Muuse Jabhad Ahaa Baad Caruurta Ku Harowsataane Bal Car Ii Sheeg Muuse Biixi Dagaaladii Dalka Jiiduu Ka Galay.Ta Labaad 18 May Halkii Calanka Laga Taagey Waa Burco, Ee Muuse Biixi Ma Yaqaanaa Oo Taalo Uu Ka Dhiso Daaye Way Dunsantahay. Maaha In La Calaacalo Oo 30 Sanadood La Taagnaado Faqash Baa Na Xasuuqday oo Naagahayga Kufsatey. Hadaba Faqash Kuwii Laga Xareeyey Reerkiina Ayey Ahayd Kuwiu Sigaarka Lagu Bakhtiinayey iyo Kuwii Naagahioda Iyagoo Soo Taagan Lagu Hor Fuulayey.
@khayriyamahamud563
@khayriyamahamud563 2 жыл бұрын
𝗪𝗮𝗿 𝗺𝗮𝗱𝗮𝘅 𝘄𝗮𝘆𝗻𝗮𝗵𝗮 𝗔𝗳𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗸𝗮 𝗷𝗲𝗲𝗱𝗶 𝗪𝗮𝗮 𝗪𝗮𝗱𝗮𝗻𝗶 𝗱𝗵𝗮𝗯𝗲𝗲 𝗪𝗮𝘅𝗻 𝗺𝘂𝗰𝗮𝗮𝗿𝗶𝗱𝗸𝗮 𝗸𝗮 𝗴𝘂𝗱𝗼𝗼𝗺𝗶𝘆𝗲 𝗮𝗵 𝗱𝗮𝗹𝗸𝗮𝘆 𝗾𝗮𝘀𝗮𝘆𝗮𝗮𝗻 𝗪𝗮𝗮 𝗔𝗻𝗼 𝗸𝘂 𝗵𝗮𝗱𝗹𝗮𝘆𝗮 𝗔𝗳𝗸𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻 𝘆𝗮𝗿𝗮𝗱𝗮 𝗕𝗼𝗿𝗮𝗺𝗮 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝗹𝗮𝗻𝗱🔴⚪🟢
@munadeg-aware1022
@munadeg-aware1022 2 жыл бұрын
Waar Allah swt ha ka baqa afkaad aad halayso sida aad xor igu tahay iyo xor ugu yhy e
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 2 жыл бұрын
Haha MW waa kee ma Ninkan daydayga ah ee umadda boobaye iyo lacag Urursiga ku jira wallahi uma qalmo MW waa Lagu khadaaray kan 😄
@fatimamohamedali9067
@fatimamohamedali9067 2 жыл бұрын
Mr.Ooyaaye ma xirsibaad usoo noolaatay kkk
@abiib531
@abiib531 2 жыл бұрын
Xadhiga iyo wadani maxa kala haysta waar
@abokorxasan25
@abokorxasan25 2 жыл бұрын
Caydarus cali muuse cusbo ayuu u baahan yahay
@khayriyamahamud563
@khayriyamahamud563 2 жыл бұрын
𝗫𝗶𝘀𝗯𝗶𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗪𝗮𝗮𝗹𝗮 𝗳𝘂𝗿𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗱𝗶𝗶𝗱𝗮 𝗔𝗺𝗮 𝘆𝗲𝗲𝗹𝗮 𝗺𝗮𝗱𝗮𝘅𝘄𝗮𝘆𝗻𝗲 𝗠𝘂𝘂𝘀𝗲𝗻𝗮 𝗪𝗮𝗮 𝗴𝗲𝗲𝘀𝗶 𝗸𝘂 𝗱𝗵𝗶𝗶𝗿𝗮𝗱𝗮𝘆 𝗶𝗻𝘂𝘂 𝗳𝘂𝗿𝗼
@sameratime7149
@sameratime7149 2 жыл бұрын
Geesigee 😂😂😂
@mascuudmaxamed7944
@mascuudmaxamed7944 2 жыл бұрын
Fariid ilma xalaala
@roodacabdi6136
@roodacabdi6136 2 жыл бұрын
Mabay ahayn in la barto xafiifka sirdoonka iyo xubnahooda
@khadramohamed45
@khadramohamed45 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkk abiiboow adiga aqoonbarashan ku gu celinlahaa
@karimhasan8967
@karimhasan8967 2 жыл бұрын
Illigow saxafada ciyaarta ka daa nin walba shaqadisa la weydiya ninkan wa xildhibaan qaranka kitaabka usaaray maha shaqadisu inuu xirsi difaaco
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 2 жыл бұрын
Balaayaanu ridaynaa madaxwaynuhu fadhiyi maayo iyo hanjabaad qaranka loo hanjaba baa loogu yeedhay. Waxa loogu yeedhay xirsi abiib oo ilig raacsiiyoow waa maxaad muuse farmaajo uga hadlaysaa buu yidhi xirsi. Sideeda farmaajo wax uga sheegtaa la mid maad tahahaye waar yaadha get lost both of you. awalba kurtin basaas meelkale ku xidhan buu ahaa
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Reer wadani qiiqbay isku qarinayaan waayo xisboyada la furayo ayey diidan yihiin markaa qasbay wadaan cirraba dhalsho 🇫🇮 ayuu haystaa
@golisrealestate3908
@golisrealestate3908 2 жыл бұрын
Ninka wuxuu doonayaa in la furo ururada
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
@@golisrealestate3908 xildhibaankan iyo kuwo badan oo kale in la furayrbaan
@gemstar416
@gemstar416 2 жыл бұрын
Oooo Xafiiska baasaborka Somaliland ha’layska xidho mar haduu madaxweynuhu yaakhii yahay
@anabhusseun6502
@anabhusseun6502 Жыл бұрын
Subhanah this people they have no respect for their president
@clwaaxidfantastic2379
@clwaaxidfantastic2379 Жыл бұрын
Afkuun ayuu ka hadlaaya Markay murugto waxna ma soo biiriyo xataa ninkani horta muxuu ka shaqeeyaa
@bigie2264
@bigie2264 2 жыл бұрын
Mr hilibleh 40ki milyan ee uu umada ka xaday in la weydiyey ahayd
@maxamedcali7432
@maxamedcali7432 2 жыл бұрын
Xirsi baa usita isga iyo ciro iyo faysal cali warab iyo maca silaanayo baa usita
@ahmedjanagalle744
@ahmedjanagalle744 2 жыл бұрын
Tuug ooyaaye
@gaasiraguuled8771
@gaasiraguuled8771 2 жыл бұрын
Ninkan ilig la leeyahay baryahandanbe isagaa ka daran siyaasiyiinta oo had iyo jeer su,aalahiisu waa hal dhinac sidaasna saxafi nadiifa laguma noqdo dib isugu noqo oo shaqsi nacayb yaanu shaqadaada kaa xumayn.
@SomaliTv.
@SomaliTv. 2 жыл бұрын
Ninkani Waa Hogaamiye Dalku u baahan yahay
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 2 жыл бұрын
Dadka hadlaaya iyo kuwa wax qorayaaba waxay illaaween in malaa'iig la raaciyey aan waxba ka tegin oo maxkamada rabi la soo taagayo weligoodna waxan ay qorqorteen ku heshiin maayaan mid waliba kii oo xiiqsan ayaa ilaahay qabanayaa illaahay halaga cabsado
@hodanibrahim6033
@hodanibrahim6033 2 жыл бұрын
Madax waynaha qaranku isagaa xukuma dalkan nacas iska nadhaacinayana looma baahna
@suldaan9468
@suldaan9468 2 жыл бұрын
Walee ninkan waa fariid
@Smoha539
@Smoha539 2 жыл бұрын
🤣
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
SIRDOONKA ARGAXISADA WAAY XIDHI KARAAN BADOW
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Baadow dheh
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 2 жыл бұрын
Waa dictator ninkan meesha haystaaye si degdega haloo dhaafiyo meesha awoodii haayadaha madaxbanaanabu ku takrifalayaa
@cumarcali5512
@cumarcali5512 2 жыл бұрын
Kaaga maaha waaku kale
@ugaskaguud3645
@ugaskaguud3645 2 жыл бұрын
War Misha xirsii maxad ka qabanisaa kayiin Wayan
@muadmahamed3757
@muadmahamed3757 2 жыл бұрын
ciro iyo faysalba pasport filand ah ayay haystaan
@caydaruuscalimuuse4984
@caydaruuscalimuuse4984 2 жыл бұрын
xirsi in la buus buusay ahayd ba
@alwahamart7384
@alwahamart7384 2 жыл бұрын
Xildhibaan ooyaaye maxa haya tolow xirsi two bu noqdayba waawareey
@abdiaxmed9522
@abdiaxmed9522 2 жыл бұрын
Oo yaa buus buusi kara ma hooyada
@najmaladan2565
@najmaladan2565 2 жыл бұрын
Waar afkaaga qadhmuunka badan ka jeedi xildhibanka nacalad yahy uf
@najmaladan2565
@najmaladan2565 2 жыл бұрын
Aabahaa baa ooyi jiray malaha nasakh yahow
@abdiaxmed9522
@abdiaxmed9522 2 жыл бұрын
@@najmaladan2565 adigu siilbaad thye maxaad ka hadli dee nin Ku wasa raad so huuno
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
xirsi waa iska hadle muuse yaan lagu waalan ee nin walooba hashaada maamulo
@waaniye4164
@waaniye4164 2 жыл бұрын
AMAAN KA DAØKA
@husseinabdille
@husseinabdille 2 жыл бұрын
Oo maxa ku jaban passport jabuti hadu haysto somaliland wa mamul gablaleed ma qaran sharci lagu safro leh baa
@rabitaloudaa32
@rabitaloudaa32 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkk beenaale maxaad u hadasheen kiis baa lagu hayaa waana lagu daba jiraa
@geeddibaabow9370
@geeddibaabow9370 2 жыл бұрын
Isagu ma Maxakamad baa ! Aar ninkan yaa dawgaaaga garo yidhaahda....... Cidiba isulama ay imane yuu u gar qaadayaaa
@zafaciisezafaciise3635
@zafaciisezafaciise3635 2 жыл бұрын
Abiib waa nin adag
@khadraabdiraxman9790
@khadraabdiraxman9790 2 жыл бұрын
Waxan yaa mesha keneey wa duuni rokmatay
@husseinsaid8142
@husseinsaid8142 2 жыл бұрын
Waar iska aamusa xildhibaano ma tihidiine xirsi kii madaxtooyada ka soo dhexhanjebayey maaha maantay ku leeyihiin waa sharci daro,xirsi waa tuug
@fosiyaahmed1018
@fosiyaahmed1018 Жыл бұрын
Saqajamin. Wayan. Kuwani. Adabeta. Kaxumati.
@yuusufcali9624
@yuusufcali9624 2 жыл бұрын
Waar niyaw tan dimoqoraadiyadi way ina waashay.
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 2 жыл бұрын
Kkkkk aad iyo aad
@happyahmad9689
@happyahmad9689 2 жыл бұрын
Waar yaadhaheen waad dawakhdeen hadal badan danbaa dhaanta shaqadiina inaydun ku eekatanba ka fiican nimankan mucaardka kawada sharaxan ee golaha kuwada jira waar sharftoibaydun iska qaadeen sharfta laydinka qaadye isku xishooda waxa dubaysan waa cay dhaleecayn cuqdad rufiyaanimo akhirdini aduunkini umaydaan tudhan qalina malihidin xeer idin qabtaba malihidin wajigiina alleh gubye madaxwaynaha passport kiisa jabuutiyaanka maxaa ka galay maxaad uga hadli wayday labada nin ee xisbi mucaardka haystaba laba passport Finland bay haystaan waar waad gar darantay gidigina waad wada qaldantiin qof sax ama xaq ku hadlay ma lihidin qashinbaad tihiin 5years buuqa lasoo gasheen dawlda inta shaqayn laydeen buuq hadal makarafon baydun ku dhex waalteen
@abdullahduale8922
@abdullahduale8922 2 жыл бұрын
Distoorku muqafalka ma daafaco adigu marna barooro marna baaq dir
@AhmedHassan-xw1wl
@AhmedHassan-xw1wl 2 жыл бұрын
Mouse biixi khalkhal siyaasadeedbaa ku dhacay wuxuu u dhaqmayaa sidii ruux indhala oo geedaha iyo gidaarada jiidhaya
@waxgaradmediachannel1298
@waxgaradmediachannel1298 2 жыл бұрын
Maha aha mdxwaynahu kaaz khalkhalkazi farmjo ku jirra , waana loo yeedhi karra wxna waa la waydiin karraa sbbtoo waa muwaadin.
@axmedmaxamed628
@axmedmaxamed628 2 жыл бұрын
ISKU FILAN VS OYAAYE
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Xildhibaankani maalin dhawayd ayuu yidhi 🇺🇬 uganda waa dumuqraati kkkkkkkk
@munayusuf4949
@munayusuf4949 2 жыл бұрын
Kibirka waa lagu kufaa Muusow ader ee hala ilaaliye sharciga
@maxamedmuxumed5856
@maxamedmuxumed5856 2 жыл бұрын
Waar wax aaad taqaanid ka sheeke
@fardusaw9688
@fardusaw9688 2 жыл бұрын
Kan qanjidhada waynle wuxuu ku washay madaxwaynaha waryadha reer wadaniyow waxaad la qaylinaysan waa xisbiyadaa la furayaa ee waxba madaxwaynaha ha xagxaganina.
@freakyslime1279
@freakyslime1279 2 жыл бұрын
Muxuu is difaacaa madaxweynuhu sharcigiiba gacantuu ku qaatey oo wuxuu ku wareegaysanayaa cidamada awoodooda shacabku arintan waa iney ka mudaharaadaa
@sahraabdi1152
@sahraabdi1152 2 жыл бұрын
Oyaaye 😂😂😂😫
President Ruto's  Full Speech today at State House
12:21
KBC Channel 1
Рет қаралды 1,7 М.
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1,7 МЛН
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
МАМА И STANDOFF 2 😳 !FAKE GUN! #shorts
00:34
INNA SERG
Рет қаралды 4,9 МЛН
"Aabahay ayaa ii iibiyay guri ku yaala Ruqi" Xildhibaan Maxamed Abiib.
1:04:57
President William Ruto dissolves Cabinet
11:40
Citizen TV Kenya
Рет қаралды 200 М.
The Chinese Brands Dominating U.S. Rivals Like McDonald’s and Apple | WSJ
6:21
The Wall Street Journal
Рет қаралды 483 М.