The War of Art I Fikrad & Buug #44 I - ‪

  Рет қаралды 22,323

Mubarak Hadi

Mubarak Hadi

Ай бұрын

The War of Art I Fikrad & Buug #42 I - ‪‪@MubarakHadi‬

Пікірлер: 132
@ayubmohamed3252
@ayubmohamed3252 Ай бұрын
I’m the first one to listen 🎧 this video
@noumantraders5748
@noumantraders5748 Ай бұрын
Haddii aan awoodi lahaa in channel millions garsiiyo Wan gadhsiin lahaa waa channelada bulshooyin horumarsan balse somali dhexdeeda waa Kuwa igu liita wanu dheerigelin kuweena ugu Liita waxana ku dheerigelina wax lafooda iyo nafeehana ku liita Ustaad sanado ayaaan kugu xidhaa sanado badan oo kelina wan kugu xidhaa doona haddi rabi qadaro guulayso labada daaroodba sharafina korkaada ha Haato waxbadan badsoo gudbiso oonu ka faaidnay
@Hiigsiganolosha9090
@Hiigsiganolosha9090 Ай бұрын
Ustaad Waxaan Kugula Taliyaa Buugaan in Aad Bulshadeena ugu Turjumto Afka Soomaaliga Hadii aanu jirin Cid horay u turjuntay ..... Aniga waan Akhrisa Karaa Balsa waxaan La jecelahay walaalehayga Soomaaliyeed aan akhri karin in ay Helaan asigoo turjuman❤❤❤❤❤
@abdirahmaansagaale5937
@abdirahmaansagaale5937 Ай бұрын
Aad baad umahadsan tahay ustaad runtii waxaad jabisay quful eysan badi macalimiinteenii naga Aysan jabin Allah'a nookaa xifdiyo❤❤❤❤
@mukhtarabdi4443
@mukhtarabdi4443 Ай бұрын
Buug cajiiba wye. Aad bad u mahadsantay ustaad mubarik Hadi 🙏
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Ай бұрын
I love Figrad iyo buug ❤❤❤ waana dheegtay intooda badan. Yaa kale? Gacanta taag
@sahraonline
@sahraonline Ай бұрын
Mubarak hadi walaal waad naga raagtey team fikrad iyo buug waanu ku sugaynay.
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 Ай бұрын
Calaamadaha uu leeyahay Iska caabinaha gudeed ee kaa hor istaagaya hawlahaaga: 1: Ta ugu horeysaa waa ta ka imanaysa gudahaaga 2: aad ayuu u caqli badanyahay oo dhan kasta waa kaaga hor imanayaa 3: waa caalami oo waa laga simanyahay mushkiladan resistance/iska caabinta ahi 5: Waa mid heegan oo aan seexan mar walba 6: Muuqaal iyo qaab aad ugu soo hagaagto malaha ta ugu fudud ee caanka ahna waxa ka mid ah dib u dhigashada
@AbdirahmanMohamedHusein-nt6pw
@AbdirahmanMohamedHusein-nt6pw 24 күн бұрын
Thanks 😊 🫂
@ApdizalanSaleepan
@ApdizalanSaleepan Ай бұрын
Waxan Ka la socon jiray kaliya page kaga f.b lkn isman lahayn aqoonyahanku waxu leeyahay KZfaq Ad ban ugu farxay wlhi Wana kuso biiray❤🎉
@Garaadbadan
@Garaadbadan Ай бұрын
Ustaad KZfaqkaada 2023 ayaa ku soo biiray wax badan ayaa ka faaiday wlhi noo soo badi barnaamijyada heer waxaan maraa intaan wada daawaday dib ugu sii ceshto guuleyso wll😊
@aishafr3197
@aishafr3197 Ай бұрын
Shukran ustadiii❤
@user-ex3lc8bj1q
@user-ex3lc8bj1q Ай бұрын
Ustad muparik Haadi❤
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo Ай бұрын
Jazakallah ustaadi waan jecalahay marka ad shaqsiyadada ku dhex darto adigu sida aad thy waxyaalo faro badan ayaan kaa fahma aan adi kaa arkay lkn aan fahmi waayay sababta aad usamayso. Samayn ayaad ku leedahahay NOLOSHAYDA BARAKA LLAH
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 Ай бұрын
Aad baad u mahadsantahay ustaad waa barnaamijka aan ugu jecelahay ee aan ku raaxaysto dhagaysigiisa waliba shukran ustaad
@MohanizShow
@MohanizShow Ай бұрын
Fikrad iyo Buug 👌
@abdirahimmohamedahmed3399
@abdirahimmohamedahmed3399 Ай бұрын
Bubaarik haadi waa ninka naga badalay maskaxda oo akhriska nagu jiheeyey book taa aad soo bandhigto maxaan ka faaiidaystay ilaahay janadii hakaa waraabiyo masuul waan ku liibaanay wax akhriska
@MuscabmuchRamos
@MuscabmuchRamos Ай бұрын
Ustaad buuga xamar malagahelayaa
@AliHarestoOlow
@AliHarestoOlow Ай бұрын
Baarakallahu feek akhi
@flastinguled2815
@flastinguled2815 Ай бұрын
ustadii mahadsanid baraha iyo kobciyaha gaardka aadmiga atahay Allah kusharfo aduun iyo Aakhiro abaal badan baan kahayaa inan kaa barte habnoleed togan iyo mustaqbal ifiinleh mu waa jahaadka malin laha mahadsanid 🙏🙏
@MohamedadanAbdi-h6k
@MohamedadanAbdi-h6k Ай бұрын
Ustaad mubaarak firkada buuga no soo badhi Allaha ku barakeeyo wllhi KZfaq u soo jeeso ustaad❤🎉
@Hiigsiganolosha9090
@Hiigsiganolosha9090 Ай бұрын
Dagaalka ka dhanka Ah Hal Abuurka ❤❤❤❤❤
@XuseenDaahir-zr7oe
@XuseenDaahir-zr7oe Ай бұрын
Thanks 👍
@seidismail8938
@seidismail8938 Ай бұрын
Thanks ustaad mubaarig
@burjimire931
@burjimire931 Ай бұрын
Garaadso intaadan guursan buugaas ana akhriyey masha allh ustaad aad bd u mahadsanthy
@mohmeddaud4424
@mohmeddaud4424 Ай бұрын
Ustaad Waxan Jeclahan lahaa In Aad so celiso Challenge akhrinta bookta
@NajaxFaarax-w3x
@NajaxFaarax-w3x Ай бұрын
Ustaad wax badan laga faaido Masha alla الله يبارك فيك
@Ismail-tn5wt
@Ismail-tn5wt Ай бұрын
Waa muxaadaro aan aad uga Helay runtii. Aniga iney iga hadlee ayaadba mooddaa. Guuleyso Ustaad Mubaarak.
@NajaxFaarax-w3x
@NajaxFaarax-w3x Ай бұрын
الله يبارك فيك
@bashiirmumin875
@bashiirmumin875 Ай бұрын
Masha allah ustaadi aad ayaan ugu xiisay barnaamijkan
@daahqaad1624
@daahqaad1624 Ай бұрын
we love so much this videos thanks ustd💙💙❤❤
@abdibilledaud9611
@abdibilledaud9611 Ай бұрын
Long time ustaad JazakaAllah in badan🥰
@ZakaryeDhagacade
@ZakaryeDhagacade Ай бұрын
Thanks ustaad wax badan baan ku sugaayaye ❤
@rahmaruun8272
@rahmaruun8272 Ай бұрын
Waxbadan kafaidey jazakallah qeyr ❤
@rahmaabdi6431
@rahmaabdi6431 Ай бұрын
Mahadsanid ustaad mubaarak
@cadde908
@cadde908 Ай бұрын
Thanks ustaad
@caarif1695
@caarif1695 Ай бұрын
Ustaad mahadsanid
@NadaXabiib
@NadaXabiib Ай бұрын
Maasha alaah wll walahi waxyaabo badan ayaa iskaga kaybadalay alle haku sharfee wll noosoo kordhi bugaagtaa
@user-uq1ev8px5p
@user-uq1ev8px5p Ай бұрын
Uustaad ilhay gaku baarakeyo waan kaafaidnay❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohmeddaud4424
@mohmeddaud4424 Ай бұрын
27 min Continue
@BrotherofMuslims
@BrotherofMuslims Ай бұрын
Mahadsanid ustaad wax badan ayaan ka faa,iiday waa balan insha Allah inaan nafteyda kala dagaalamo nooc walbo resistance ah.
@user-su6in3yu5m
@user-su6in3yu5m Ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@BilanYousuf
@BilanYousuf 15 күн бұрын
Maclin Mubarak haadi guulayso waad noo hagar baxdaaye
@bashiirhussein2495
@bashiirhussein2495 Ай бұрын
masha allah jazakhallah
@AbdirazakJiindhe
@AbdirazakJiindhe Ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@GuleidMohamed-sc4zm
@GuleidMohamed-sc4zm Ай бұрын
the best
@user-br2mk5xe3u
@user-br2mk5xe3u Ай бұрын
JazakAllah
@axmednaaji2405
@axmednaaji2405 Ай бұрын
ustaad Alle haku barakeeyo wa la soconay barnaamijkan insha allaH waa tabnay markaad waqti uhesho Noo soo gali Buugaagta
@diyeshe-yare
@diyeshe-yare Ай бұрын
Mahadsanid ustad
@MaidaAbdi-sp4tr
@MaidaAbdi-sp4tr Ай бұрын
Malmahaan waad naga gaabsta ustadoow❤
@cabdixakiincabdiqadir6663
@cabdixakiincabdiqadir6663 Ай бұрын
Thanks bro❤
@ismaaciiljilcane4603
@ismaaciiljilcane4603 Ай бұрын
Mahadsanit ustaadii waxbadan aan kaa faa iidnay oo sanado nagu qaadan lahaa haa baari laheen Ilaah hakaa ajir siiyo ustaad🙏
@osamabinhassan3877
@osamabinhassan3877 Ай бұрын
Thanks ustaad🙏
@Abdikarim3191
@Abdikarim3191 Ай бұрын
Mahadsanid Ustaad.
@HaajaraCabdikariim
@HaajaraCabdikariim Ай бұрын
بارك الله فيك و أحسن إليك و بيض الله وجهك و حياك الله و بياك يا حبيبي ربنا يخليك ويبارك فيك صلو على الحبيب المصطفى صلى الله عليه وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه ومن والاه 😊
@dr.khyriabasheir5064
@dr.khyriabasheir5064 Ай бұрын
2020 baan akhriyaya buugaas snadkan is one of my tbr insha alah Thx ustaad ❤
@sawdayussuf1737
@sawdayussuf1737 Ай бұрын
Allaha barakeeyo Ustaad mubark Hadi👏
@mustafupdyhasen4587
@mustafupdyhasen4587 Ай бұрын
Jasaakumulaah Ustaad ❤
@farhan_taffo
@farhan_taffo Ай бұрын
Ustaad so labasho wnagaasan
@hassanabdirahman5380
@hassanabdirahman5380 Ай бұрын
barakallah ustaadi
@yusufabsiye7526
@yusufabsiye7526 Ай бұрын
Ma shaa allah brother ❤
@kabashomedia
@kabashomedia Ай бұрын
Mahadsanid ustaad mubaarak hadi 🎉
@user-uq1ev8px5p
@user-uq1ev8px5p Ай бұрын
waa qof taawaduc miidhaan❤
@user-jd3lv5un2f
@user-jd3lv5un2f 26 күн бұрын
Mahadsanid wllo wax kastoon qabanayo waxaan aad ujeclahay inaan uqabto sida ufiican, waana caqabad in badan waxaan qaban karayay iga dib Rida..........
@user-nk4ie3dy4j
@user-nk4ie3dy4j Ай бұрын
Thanks
@ilyaazzola.8189
@ilyaazzola.8189 Ай бұрын
Wad mahadsan tahay wll
@AbdifatahAhmed-e4r
@AbdifatahAhmed-e4r Ай бұрын
Mahadsanid inbadan
@Abdishakur_Hassan
@Abdishakur_Hassan Ай бұрын
Ustad mubarak wxn umalena in adan jaanis uheenin si aad muqaalada jogto inoga dhigto hadi ad ubahnthy Editor muqal sameye U welcome diyar bn u ahy inan kula shaqeyo❤🙏
@CabdiGalbeedi24
@CabdiGalbeedi24 Ай бұрын
Great, thanks, usd
@user-ct2ur1ru3r
@user-ct2ur1ru3r Ай бұрын
Mahadsanid saaxiib
@abdijamaelmi6475
@abdijamaelmi6475 Ай бұрын
Thanks brother keep going
@baasidadam3299
@baasidadam3299 Ай бұрын
Buuga happiness project waxa information maa ka haysaa
@ahmedyuusuf-6227
@ahmedyuusuf-6227 Ай бұрын
Allah keep you 🙏 ustaad
@Naakhuude
@Naakhuude Ай бұрын
Ustaad malaga helayaa dalka Somalia
@MohamedMohamedbootaan
@MohamedMohamedbootaan Ай бұрын
Halkee laga helayaaa buugaan
@XamseibnuKhalif-pb4vk
@XamseibnuKhalif-pb4vk Ай бұрын
Mahadsanid sayidii, laakiin waa ay fiicnaan lahayd erayada Ingiriiska adoo Soomaali u baddala.
@bilkhyarmustafe3958
@bilkhyarmustafe3958 Ай бұрын
Fikrad iyo buug nooguso dar buuga carabiya ma run😊
@sakariyeabdirahman7609
@sakariyeabdirahman7609 Ай бұрын
Mahadsanid marar badan Ustaad Casharo badan noo soo gudbi Ustaad❤
@MrMoha23
@MrMoha23 Ай бұрын
Like ta saara si dad intaan ka badan ey uga fa’idaan buugaagta ustad Mubarak
@ibnuhassan5008
@ibnuhassan5008 Ай бұрын
Sxbooow wan ku wataaa marka hore hadana wacyi galintada waad wad kumahadsanthy
@user-zz4mg1yz5i
@user-zz4mg1yz5i Ай бұрын
From mar waan❤❤
@azuz3197
@azuz3197 Ай бұрын
Guulayso ustad mubarak❤
@user-ft1ci9li8d
@user-ft1ci9li8d 13 күн бұрын
Wllky🥰
@hindamohammed1090
@hindamohammed1090 Ай бұрын
جزاك الله خيرا Usdaad . Waa book cajiiba
@user-dg7zz9ke5u
@user-dg7zz9ke5u Ай бұрын
Ustaad carabi malagu heli karaa sido kale maxaa ladhehaa
@Maxamedbarre11
@Maxamedbarre11 Ай бұрын
Buuga game theory ustaad soo koob ama soo turjum
@diidihassan5716
@diidihassan5716 Ай бұрын
Alle Ana allaah a jannahakadhigo macalin
@fardawsasiciid5883
@fardawsasiciid5883 Ай бұрын
Allah ha kugu dhowro ustaad runtii cilimi baad ii faa'ideysay
@abdifatahahmed7753
@abdifatahahmed7753 Ай бұрын
Thankhs teacher
@idirisxasan988
@idirisxasan988 Ай бұрын
Ustaad codka ka hoos ka baxaya ka yara jar si'aan caadi kuu maqalno
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 Ай бұрын
Wax kasta oo qofku qabanayo waxa ka hor imanaya iska caabin gudeed markaa waa inaad ugu horeyn ka gudubtaa caqabadaas koowaad si aad hawshaas ugu guulaysato waxaana ay timaada mar kasta oo aad qabanayso hawl qiimo leh amba aad fakarkeeda aad hayso oo malaayiin dollar noqon lahaydmarkaa waa in resistance kaas amba iska caabinahaas gudeed aad ka baxdo ayuu ka waramayaa buugani
@user-ux9pu3pe5x
@user-ux9pu3pe5x Ай бұрын
Hocam mhd snid Hal mid Ina skill leyahay mise Ina rabo how do you understand
@Azma169
@Azma169 Ай бұрын
@5hanl3
@5hanl3 Ай бұрын
Mahadsnid ustad❤
@alquran772
@alquran772 Ай бұрын
m.a macalin aan kuxirnahey 5 years❤
@hawoadow2324
@hawoadow2324 Ай бұрын
Ustata waxan umaleye book inow anika igahatlayo wacajib
@adammohamede
@adammohamede Ай бұрын
𝗺𝗮𝗵𝗮𝗱𝘀𝗮𝗻𝗶𝗱
@abdirisaakali1324
@abdirisaakali1324 Ай бұрын
Videoga waxaan arkay xili ey course iitaashay laptop ku iagyaalay hadana aan ka caajiznaa😢
@fatimaabdirazak3943
@fatimaabdirazak3943 Ай бұрын
🎉
@abdirisaqyusuf6839
@abdirisaqyusuf6839 Ай бұрын
Caaisha majoogtaa
@aishafr3197
@aishafr3197 Ай бұрын
😂😂ha wll
@user-vn5vp6rt8k
@user-vn5vp6rt8k Ай бұрын
MAHADSANID USTAAD
Albaabada Is-baddelka I - Mubarak Hadi
18:28
Mubarak Hadi
Рет қаралды 58 М.
8 Ways to Manage Stress
19:32
Mubarak Hadi
Рет қаралды 27 М.
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 21 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
Buug |Guulayso Dagaal La'aan | Buugaan Adiguu Kugu Socdaa .
9:53
USTAD MUXIYADIIN CASHAR CUSUB JIGJIGA BOOK FAIRE 2024.
19:00
Cabdixamiid Khadka
Рет қаралды 67 М.
Building a Second Brain 🧠 I Fikrad & Buug #43 I - @MubarakHadi
13:09
SE01 EP 6 Maanta Kor u qaad Noloshaada.
36:31
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 65 М.
Mohamed Omar & Mubarak Hadi on Personal Development and Life Skills.
2:33:25
The Psychology of Money I Fikrad & Buug #42
11:52
Mubarak Hadi
Рет қаралды 33 М.
Невероятный челлендж
0:51
TanobobaShorts
Рет қаралды 2,8 МЛН
رعبتني من خباثتها
0:33
طارق الحلبي tarik alhalapi
Рет қаралды 11 МЛН
Стюардесса спасла пассажирку😳
1:00
Kinooff
Рет қаралды 1,8 МЛН