Mucjisadii xeebta xeedho 2. 5 cisho oon camping aan ku maqnayn. Dalxiis iyo baro dalkaaga.

  Рет қаралды 18,952

Turbashaash Family

Turbashaash Family

5 ай бұрын

Wadaage ka faaiidayso habka ugu fudud eed dalkaaga ku dhex dalxiisi karto . Nabad galyadu waa qaali. Mucjisadi8 xeebta xeedho.

Пікірлер: 87
@Last_King2023
@Last_King2023 4 ай бұрын
Mashallah it shows how Somaliland is very peacefully country ..... love from MOGADISHU 🇸🇴❤️
@leylaa3666
@leylaa3666 4 ай бұрын
Maanash Aallahu ilahay noo siyada nabada aad na siiyay inata aan hayasan sii anagana Ilahay hana keeno dhulkii hooyo ee Somalinad
@aminaomar6271
@aminaomar6271 4 ай бұрын
Mashallah, dhulka wa qurux lakiin wa bilaa suuli meelah lagu dalxiiso.
@faisaj5072
@faisaj5072 4 ай бұрын
ماشاءالله أرض الصومال الحبيبه ❤
@prof.mohameda.farahjaafaa2137
@prof.mohameda.farahjaafaa2137 4 ай бұрын
turbo shaash aad baan kuu salaamayaa waa JAAFAA Norwey lomg time.....ku raaxeyso dalkaaga
@rodahussien1993
@rodahussien1993 4 ай бұрын
Maansha Allah mahadoow waxaasaanu ubaahanahay inaanu daawano qalbiga iyo aragtidaba uwanaagsan waad mahadsantihiin Allah ha idinxafido.
@anisamohamed-2764
@anisamohamed-2764 4 ай бұрын
Maashaa Allah tabaaraka Allah waxaad ka dharagteen hawk macaan qorax cunto Orgaanic ah,illaahay corigiina ha’idin dheereeyo cibaado camal saalaxa Oo illaahay Raali ka yahay ku waara Ramadaankana illaahay ha’ina gaarsiiyo inshaa Allah Tacaalaa 🤲🤲🤲❤️
@Dacaladadunida
@Dacaladadunida 4 ай бұрын
Woow amazing wlhy qurbe ayaa ina daashaday waa inaan ka tabaabulshaysanaa meeshan wada stress ka ah somaliland my country bal daawo quruxdiisa ❤
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 4 ай бұрын
Adeerayaal wax fiican yaad sameynaysaan hore u socoda hargaisa ayaan idinka Soo salaameya ❤ ✋
@DhagaxKure
@DhagaxKure 4 ай бұрын
Mansha Allaah somaliland, thank you Mahad, I wish I was there
@abobasement346
@abobasement346 4 ай бұрын
Odaygan wuu yaqan sidah lo noladoh Masha Allah Good job 👍🏾
@user-ls9vs6yu3v
@user-ls9vs6yu3v 4 ай бұрын
Mashallah Tabarikalla jamuuriyad barakeysa ee soomaaliland ❤️ waxanu idinka soo salameyna Norge
@Gujis6868
@Gujis6868 4 ай бұрын
Barmamijka waa top xeebaha soo badi
@faaysalluq7413
@faaysalluq7413 4 ай бұрын
Mashallah imagine to sleep there at night hearing the ocean breeze and socialisera with a good freind and pray qiyamul leyl at night. Enjoy. Barnamij aad iyo aad u fican mahadsanid🇸🇴
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 ай бұрын
Bashir ragii hore ilbax
@mohamednur1696
@mohamednur1696 4 ай бұрын
GEELAA SEEXDA MAAHE WAA GEELA AYAA FADHIISTA AMA XERA KU LEH❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@OHH2004
@OHH2004 4 ай бұрын
masha Allah good job guys
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 4 ай бұрын
SALAAM ALAYKUMA MASHA ALLAHA QOFKII 173 Ee VIDEO GAN DAAWADA MILLION THANKS 🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊❤
@faisaj5072
@faisaj5072 4 ай бұрын
ManshAllha ❤ ManshAllha beautiful our country Somaliland ❤
@bootaanahmed2792
@bootaanahmed2792 4 ай бұрын
Mashalaa waa ninkaa bashir waa ciyaalkii hore waa rageedii company dalxiiis muu u furo qorbo joogta waa talented.
@Dr.HusseinEid
@Dr.HusseinEid 4 ай бұрын
Masha allah mahadsanid markaste waxaad soo gudbisaa muuqaalo tayi leh ❤❤
@aminahassan4566
@aminahassan4566 4 ай бұрын
Guys you have best life back home Man Shaa Allah Noo soo Duceeya in anaga ilaahay nagu soo Nabaad Celiyo Dhulka Hooyo ❤🥰
@fadumoibrahim6044
@fadumoibrahim6044 4 ай бұрын
Asc wiilasheena aad iyoaad ayn idiin slamyaa waxad thn niman tagey oo tilabsadey nolosha mcnkeda fahmey aad ayn u xiiseeyaa dalxiiskiina wll haweenkna mad u samaysn. Dalxiiskan ookale.😅
@aminahassan4566
@aminahassan4566 4 ай бұрын
Bashir Waa FARIID 👍🏻👍🏻🥳🥳
@JamaTarabi
@JamaTarabi 4 ай бұрын
Maasha Allaah, tani waa Qormo (Programme) fiican 🙏✌
@hajjigalleydhofficial3290
@hajjigalleydhofficial3290 4 ай бұрын
Allaha idin xafido saaxiibayaal❤.
@nurhawa646
@nurhawa646 4 ай бұрын
Maanshallah waad iga nasiib badan tahiin hadaad heysataan baddii,geelii,iyo qoraxdii.caafimaad ku waara
@ameenhoussaine2695
@ameenhoussaine2695 4 ай бұрын
"Soo-koob baahidaada" famous qoute of EHEL family
@sirtanoloshaonline2050
@sirtanoloshaonline2050 4 ай бұрын
❤❤❤ Mashallaaaah ...Wax Qiimo Badan Noloshii Runta ahayd..❤❤❤
@abucabdleiriir7271
@abucabdleiriir7271 4 ай бұрын
Good job مااحسن بلدنا
@cmxdc1436
@cmxdc1436 4 ай бұрын
Meesha anaa ja maqan. Howshaan waa howsheeydii wax badan baan camping sameeyay. Bashiir waa expert. Well done bros..
@hamdajama3809
@hamdajama3809 4 ай бұрын
Masha allh gulasta❤
@user-lx3tf4kl8w
@user-lx3tf4kl8w 4 ай бұрын
mansha allah alleh haydin xafido dad qiimo badan
@Maaxduran7009
@Maaxduran7009 4 ай бұрын
Wow amizing
@Burcawi24
@Burcawi24 4 ай бұрын
That is beautiful comping 2 friends 😂😂😂
@deeqoali7949
@deeqoali7949 4 ай бұрын
Masha Allah amazing hafidutallah guys
@rugsanofficialchannel9369
@rugsanofficialchannel9369 4 ай бұрын
Maansha Allaah Alleh hanoo siyaadiyo nabada
@sophiakiin4762
@sophiakiin4762 4 ай бұрын
Masha alaah wllo ❤❤❤❤❤
@NasserHassan-xd2fc
@NasserHassan-xd2fc 4 ай бұрын
Masha allaah deegaankaa waxaan marey 2016 2017 kii wakhti aan shaqo u mari jirey xeebaha gobolka saaxil deegaanka xeedho si fiican baan u xasuustaa iyo deegaanadaaa xeebahaa Gobolka saaxil❤❤❤
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 4 ай бұрын
Masha allah
@nimonimco3063
@nimonimco3063 4 ай бұрын
Mashaa Alaah 🤲 Nimcada Allah siiyey Allah ha u kordhiyo inta aan haysana Allah ha siiyo 🤲
@user-xb3uz3pz2f
@user-xb3uz3pz2f 4 ай бұрын
Waa reer magaal caadiya kuwani
@mohamedhassan6556
@mohamedhassan6556 4 ай бұрын
mash alaah ragg wax badan fahmey mash alaah
@user-ms2hu5jp7i
@user-ms2hu5jp7i 4 ай бұрын
Marsha Allah
@nimoahmed6707
@nimoahmed6707 2 ай бұрын
Mashallah
@rodaahmed198
@rodaahmed198 4 ай бұрын
Masha Allah 🎉🎉🎉
@nasircumar5311
@nasircumar5311 4 ай бұрын
MaanshaALLAAH ❤❤❤
@munna9537
@munna9537 4 ай бұрын
Maansha Allah haybad waxaad ku leedahay dhulkaaga hooyo thanks sidaa noola wadaagteen ❤❤❤❤
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 4 ай бұрын
Labadeena ha odhane Labadayada dhe
@engcabdifatahdacad580
@engcabdifatahdacad580 4 ай бұрын
Bashiiir szb walhi hadaanan dhiman maruun ayaan ku raaci dalxiis 3 cisho ah hadii alle yidhaahdo oon noolaano
@HassanAli-qg4tg
@HassanAli-qg4tg 4 ай бұрын
Rag akhyaara waad salamantihiin.
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 ай бұрын
NABADBAA NAASLANUUGOLEH ILAAHAYOOW NOOSIYAADI NIMCADAADA NAGUDHOWR AAMIIN AAMIIN AAMIIN ❤️❤️❤️🤍🤍🤍💚💚💚
@ibn.dahir.
@ibn.dahir. 4 ай бұрын
Laba xero geel maaha laba geel
@user-zh2qe2uk6f
@user-zh2qe2uk6f 4 ай бұрын
Geela bada agteeda fadhiya waxaa la yidhaahdaa xudhuunle
@bareomar4050
@bareomar4050 4 ай бұрын
Rag soo shaqeystay oo raxeysanaya Dhalinyaro hala shaqeysto sida ragan aan ka bashaalne
@user-zk4gy2cx2w
@user-zk4gy2cx2w 4 ай бұрын
Habaad waxad ku laadahay dhul kaaga hooyo❤
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 4 ай бұрын
Geelaa seexda kkkkkkk Geelaa degan dheh
@abdifatahahmed7753
@abdifatahahmed7753 4 ай бұрын
geelaa laagu xareyaa dheh waa xeero geel wax geelu seexdan dhaqanla kuma jiraan
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 4 ай бұрын
Abti mahd sidee KZfaq loo sameeya se miyaad Adigo mahadsn Ii samayn kartaa 🙏
@user-lx3tf4kl8w
@user-lx3tf4kl8w 4 ай бұрын
nabadu aadbay u qiimo badantay
@abdrisakali3826
@abdrisakali3826 4 ай бұрын
Dalka barwaaqadiisa alle hanoo siyaadiyo
@Abokorhazzan100
@Abokorhazzan100 4 ай бұрын
Xiliga roobka ayaa kasii fican
@user-iu5sx9iy7i
@user-iu5sx9iy7i 4 ай бұрын
Bahalaha hoose iska ilaaliya
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash 4 ай бұрын
Ma joogaan. Haba yaraatee
@FatoumaMohamedMahdi
@FatoumaMohamedMahdi 4 ай бұрын
WAxan IDINWAYDIYAY IN MAGALOOYIKA DIDA HARGEYSA IYO BURCO CEERIGAABO..... MIYAYDAAN XEEBAHA DEEGI ADOON
@LiveTikTokSomalipeople
@LiveTikTokSomalipeople 4 ай бұрын
Nio si fcn wax uma duubtid camera man baad u baahantay
@nurhawa646
@nurhawa646 4 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ dhulkii hooyo
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 4 ай бұрын
Oo geelu muxuu daaqaa wax xoolo Cunaan uma jeednee
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 4 ай бұрын
Bashiir waa farsamo yaqaan cajiiba oo hawl kar ah kkkkkkk
@amranaden3059
@amranaden3059 4 ай бұрын
It ee ayey u jirtaa Berbera?
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash 4 ай бұрын
20 km
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 ай бұрын
Xeedho 3 anaa iska leh yaan la igu qabsan ku qabso ku qadimayside
@habeeye21
@habeeye21 4 ай бұрын
AllAA MAXAAD DAHAB KA DHARAGTEN IYO 2:00 MACDAN KKKKK
@ibn.dahir.
@ibn.dahir. 4 ай бұрын
Waxwanaagsan baad wadaan laakiin saraawiishagaagaaban iska daaya rag waaweyn baad tihiine
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash 4 ай бұрын
Badda maxaa loo xirtaa. Cajiib.
@xaqudirir244
@xaqudirir244 4 ай бұрын
How long ayay idinku qadatay driving ku
@mohammed-jama
@mohammed-jama 4 ай бұрын
*Ilaa 3saacadood ama ka yar*
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash 4 ай бұрын
30 minute from Berbera
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 4 ай бұрын
Xeebta iska ilaaliya abeeeso ayay ku caan tahaye laakin hawd suuli ma leh ee maxa ku falaysan suuuiga waa ka laga soo baxaybee
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 4 ай бұрын
War ninkaa waxaasoo wanaaga soo gudbinaya cid dawan mayso kawaran 😊
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 ай бұрын
Haduu qabyaalad iyo siyaasad soo gudbin lahaa waa loo camiri lahaa somalidu waa dad xanuusanaya
@peraha
@peraha 4 ай бұрын
Ti est fronce touriste frere fete la prier ok
@talokeen259
@talokeen259 4 ай бұрын
isaaqaw hooy ka jooga nimcadaa oromo mahaysato yaan badiina la idinka qaadin
@karimhasan8967
@karimhasan8967 4 ай бұрын
Adeer isaaq wa ka jecelyhy hantidisa waligi ajanabi taako dhulkisa ah lugo ma so dhigin Amisom iska kaxee adu ragan markasad wax usheegi doontaye
@talokeen259
@talokeen259 4 ай бұрын
@@karimhasan8967amisom waxaa dalka ku haya waa idinkoo shaardiimeed wata oo dadka qarxinaya, balse badiina inuu qaato ayuu ku dhaarta abiya axmad isagoo u turaya qawmiyadiisa oromada inay bad helaan aniguna anigoo HUWAN ah ayaan u turayaa qowmiyadeyda somaliyeed in badooda laga qaato
@GurayMowlid
@GurayMowlid 4 ай бұрын
Mahadsanid wll walaahy dhibaa nahaysata madaxdii baa naga xumatay noo soo ducee wll . Muuse saamiri baa na haysta
@GurayMowlid
@GurayMowlid 4 ай бұрын
​@@karimhasan8967adigu futo awali uraysa tahay ninka maxaa ku cayday waa runti oromo waa cadaw . Mise sacad muuse waa oromo
Socdaalkayagii Geed Deeble Botanical Garden. Mucjisadii Dooxa.
11:08
Turbashaash Family
Рет қаралды 6 М.
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 13 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 77 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 65 МЛН
SOMALIA : A Journey to Peace | Cinematic Film
6:28
Vincent MITSINDO
Рет қаралды 19 М.
Baro Dalkaaga. 6 qaybood. Dooxa Dacar Buruq. Share. like
8:05
Turbashaash Family
Рет қаралды 6 М.
Waligaa Bajiye Moxog lagaaga sameeyay ma cuntay
3:16
Turbashaash Family
Рет қаралды 4,1 М.
047 | 07 | Sida dadka loogu danaysto | saykoolojiga madow.
15:06
Sahan Podcast
Рет қаралды 40 М.
Shaahii Dooxa Dacar Buruq.  Biyihii dhanaanaa iyo shaah shaadali ah.
10:32
Turbashaash Family
Рет қаралды 2,8 М.
Это ежегодное настроение 😉 #tiktok #юмор #жиза #funny
0:10
Ангелина и Тая
Рет қаралды 2,5 МЛН
Nico’s new friend!#nico #smartnico #funny #dog #cute
0:24
Nico_thepomeranian
Рет қаралды 23 МЛН
Собака не хотела чтобы так вышло...❤️
0:24
え、、、!
0:11
美好秋人
Рет қаралды 17 МЛН