Music & Madadaalo | Fuaad Cali Xamari iyo Hirut Teklehaimanot| Astaan Tv | 2020

  Рет қаралды 126,204

Astaan

Astaan

4 жыл бұрын

Barnaamijka Music Iyo Madadaalo
Martida :Fuaad Cali Xamari Iyo Hirut T/haymanot
Music: C/naasir Macalin Caydiid
Mustafe Macalin Caydiid
Nagiib Ahmed Xaashi
Maxamed Bulshaawi
Abuukar Buulo-xuubey
Bishaar Faamoos
Daaadihinta: Faadumo Riyaad
Camera : Mubaarik Jama
Mubaarik Gabyaaye
Mukhtaar Dhuux
Editing: Yahye Garrbo
Soung: Shabcaan Isko
Astaan Tv
2020.

Пікірлер: 165
@Who_are_you900
@Who_are_you900 4 жыл бұрын
Hirut waa fariid ku faanta shanta soomaaliyeed I'm proud of her inaan abti u nahay oo gbdh somaliyad ahi dhashay!...
@abdiibrahim7370
@abdiibrahim7370 4 жыл бұрын
Hargeysi WA meel CA jaaib ah wlh alla Maxay dad haysa WA casimada umada afka somalida ku hadasaha
@warerkaxaajiqiilmawaaye
@warerkaxaajiqiilmawaaye 4 жыл бұрын
⭐⭐⭐⭐ finally a working microphone this time but Its disrespecting to have him do and go through an entire song while another person is still sitting there waiting to be introduced dadku waa leysla introduce gereeyaa sey usinaadaan mida kale the musicians should have been introduced one by one with their instruments sida caadada ahaayd before a performance iyo waxaa meesha ka maqan audience hadey sababtu tahay dhanka pandemic corona viruska waa understandable waa barnaamij aad fiican oon ubaahneen oo lawada sugaayey oo aan aad ugu xiranahay waana wada daawadaa and hirut was amazing and great performance by both of them
@abzismail2132
@abzismail2132 4 жыл бұрын
Beautifully sang she very talented indeed. Nooloow 🙌🙌
@mustafaaden736
@mustafaaden736 4 жыл бұрын
Waa markii iigu horraysay ee aan codkeeda maqlo, waa fannaanad buuxda oo cod wanaagsan. Hirut ku soo dhowow fanka Somalida, waanu ku jecelnahay.
@fartunomar5783
@fartunomar5783 4 жыл бұрын
Adban ugu mahad celina shanta somali ayey tiri inanta geysiyad iga dheh 💙💭✅❤❤💪
@ahmeddayibabdillahi9561
@ahmeddayibabdillahi9561 4 жыл бұрын
Hayruut wuu ka muuqdaa dhiiga somalidu, wayna ku faantaa inay somaliyadi dhashay, somali oo dhan baa abti ah gaar ahaana cidii ay kasii tahay hooyadeed, markaa wax wayn ka dhigina waxaas, lkn iyadu jinsayadeedu waa Ethiopian waayo aabahay ku xidhantay jinsadeedu, heestana si macaan bay u qaaday, reer Somaliland hore u socda horumar baad gaadheen e.
@MuHir
@MuHir 4 жыл бұрын
Codka iyo quruxda alleh kugu manaystay wa mid aad dumar o dhan kaga duwantahay. hore u soco boqorada.
@aminibrahim8360
@aminibrahim8360 4 жыл бұрын
HARGEYSA Soomaaliya way ka Raysan doonta Isha allaah
@abdiibrahim7370
@abdiibrahim7370 4 жыл бұрын
Mansha Allah qaar u dhashay Aya afkooda an aqoon Wan so dhawaynaya
@mustiehrlich3814
@mustiehrlich3814 4 жыл бұрын
Waaaw hayruut caadi maaha
@yusufmohamedahmed2977
@yusufmohamedahmed2977 4 жыл бұрын
ሰላም ሰላም ወድ ያገሬልጆች ሰላምአመሻችሁ🇪🇹👍 my from sommalia🇸🇴✅👈
@ubahabdi8070
@ubahabdi8070 4 жыл бұрын
🙏❤️🇸🇴❤️ horukac wngsn Nuur Abukar keep going wllo ❤️❤️❤️❤️🌹
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 4 жыл бұрын
Wow very good orchestra run ahaantii waxay i xasuusisay orchestradii Bob Marley and the wailers
@Mamar6310
@Mamar6310 2 жыл бұрын
Fuaad IYO najee IYO buulaxuubay IYO cabdiNaasir waan salamayaa rag aan wax soo wad tunay weeye xilligii somalia
@mariamaria-zh7qo
@mariamaria-zh7qo 4 жыл бұрын
Nice song beautyfull ❤❤❤❤❤❤💯💯
@hanafariitoh1641
@hanafariitoh1641 4 жыл бұрын
Masha allh wllshy Faduma Riyaaad like dhac iisii Xppti
@barwaqojamac334
@barwaqojamac334 4 жыл бұрын
Faadumo riyad gabadh aan jeclahay allah haku sharfo
@feisalabdullahi8928
@feisalabdullahi8928 4 жыл бұрын
Viva somali wayn abti jooga mandera NFD kenya ethiosom lady
@nafisasiman4207
@nafisasiman4207 4 жыл бұрын
Reee haragysa reer abti kuu aha bay dhahday riyaad
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 97 МЛН
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 19 МЛН
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 109 МЛН
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 14 МЛН
Xaawo Dagan - Heesta - Is Afgarad - Astaan Music 2022
11:23
Astaan Music
Рет қаралды 110 М.
QAADIRO JACAYL IYO HIRUT VALENTENE DAY HABEENKA JACAYLKA HARGEISA 2024
10:06
Waar dag dag Ah
25:25
Habar media
Рет қаралды 131
QAACI SHOW SESSION 6
38:13
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 65 М.
Djibouti: Fouad Ali
9:02
Assajog Studio
Рет қаралды 6 М.
C/qani Kaarshe iyo Khadra Aaden | Qaaci Show | Astaan | 2020
29:23
RIWAAYADDI FASAHAAD IYO FIDNO GUUR
55:25
Ina Iftiinka Banaadir
Рет қаралды 28 М.
Hirut Teklehaimanot | Heesta Kalgacayl | Xasuustii Hibo Nuura
9:03
Astaan Music
Рет қаралды 288 М.
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 97 МЛН